Galka Baarista: Maxaa hakiyey kacdoonkii ka dhanka ahaa Al-Shabaab?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 มิ.ย. 2023

ความคิดเห็น • 41

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 ปีที่แล้ว +10

    GALKA BAARISTA Horay u soco

  • @caaqilka4379
    @caaqilka4379 ปีที่แล้ว +9

    shacabka somaliyeed xawaadle haku daydaan sida geesinimada leh ay ula dagaalamen alshayadiin, From Puntland

    • @abdullahalmuwaxid9643
      @abdullahalmuwaxid9643 ปีที่แล้ว

      Insha Allah Puntland bey mardhow Alshabaab lawareegi, بإذن الله الباري... mida kale Xawaadluhu Alshabaaba wuu ku jiraa, qabiil kasta ayaa Alshabaab kujira, waa meesha kaliya ee qabiileysigii lagaga nastay ee لا اله الا الله ay ummadu kumidowday.

    • @caaqilka4379
      @caaqilka4379 ปีที่แล้ว +3

      @@abdullahalmuwaxid9643 gaaloow aanku xasuusiye alshaydin 2016 by PL soo weerartay iyagoo ah 5kun oo askari, waxyna kaso dageen xeebaha garacad iyo suuj hal qofna kama laaban, 😃😃 sida gaalada alshayadin loo xasuuqo alla na baray ee ma idinka ku dhaca

  • @mrsuhayb7018
    @mrsuhayb7018 ปีที่แล้ว +4

    Galka barrista markasta daawada ima dhaafo lkn so badi ayamahan wa la waayay😮

  • @murtimaal439
    @murtimaal439 ปีที่แล้ว +3

    Galka baadhista sxp xaqiiqada dadka soomaaliyeed u soo bandhig cilmi baadhis dheer samme kolay nin xog raadin badan baad taahye
    Meesha soomaaliya laga haysto dadka somaaliyeed been intaan ka badan ma sii dhagaysaan karaan
    Maalinba siyaasi beenawaasa iyo kooxo ma naxaan ah oo ka horjeeda miyaaynu ku dhex dhamaanan
    Mhdsnid sxp

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 ปีที่แล้ว +8

    Shacabka iyo Dawlada waa inaan u midownaa sidii loo ciribtiri lahaa kooxdaan wareersan oo dadkeena duleystay Ilaahey ha inaga qabto Alshabaab.

  • @abderahmenmohamed7088
    @abderahmenmohamed7088 ปีที่แล้ว +1

    I.a guul io gobanimo

  • @user-qj9ru2ct6c
    @user-qj9ru2ct6c ปีที่แล้ว

    Asc yaa keena hubka,madaxdoodi aawey ileen xamar bey fadhiyaane

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 ปีที่แล้ว +4

    Galka baarista oo la waayay waayahan dambe oo soo laabtay.

  • @KhalifCilmi-dd8dz
    @KhalifCilmi-dd8dz ปีที่แล้ว +4

    Qabiilooyinka gaaljecel,baadicade,jajele iyo dhamaan gugundhabe xildhobaanada baarlamaanla ugu jira waa in ay u howlgalaan sida xildhobaanada Qabiilooyinka kale oo dadkooda dagaal-geliyaan si ay ugarab istaagaan ciidamada.

    • @Hardyironman
      @Hardyironman ปีที่แล้ว

      Ma qof muslim ah ayey dilaan kkkk

    • @said141
      @said141 ปีที่แล้ว

      ​@@Hardyironman , ma ila aragtay

    • @caliahmed1926
      @caliahmed1926 ปีที่แล้ว

      Dadkaas dhimasho maba rabaan

  • @Elsololobo2
    @Elsololobo2 ปีที่แล้ว +7

    khawaarijtu way dhamaanaysaa mar dhow hadii dadka deeganka ah ee gabbaadka u ah sida murursade iyo gaaljecel lala xisaabtamo

    • @said141
      @said141 ปีที่แล้ว

      Mmmmmmm.

  • @bashirgurey8142
    @bashirgurey8142 ปีที่แล้ว

    Jasjuus cidna warkaga ma rabto

  • @maxamedhaybe696
    @maxamedhaybe696 9 หลายเดือนก่อน

    V.good galka baadhista

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH ปีที่แล้ว +1

    Dowlad ku sheega daacda kama aha la dagaalanka khawarijta iyaga kuwa fadhiidka ah ee magaaladey xukumaan dhaafi la’ , hadana dib baa loo hubeeyey argagixisadii.

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 ปีที่แล้ว

    Alshabaab waa masiibo ilaahay somali usoo diray

  • @asmaaabdirahman3051
    @asmaaabdirahman3051 ปีที่แล้ว +1

    Markii gaalada afrikanta la laaye miyaa xanaaqde

  • @Hardyironman
    @Hardyironman ปีที่แล้ว

    Kkk wali waa riyooneysaan shabab taatikooda wali maydaan fahmin waa ku dhufo ka dhaqaaq waxaa la saaraa cid aa taqaano saldhigooda waxad saarteen ma lahn ciidan badnina wax kuso kordhimayaan sidas ula socda caqli kale la imaada

  • @axmedkanada853
    @axmedkanada853 ปีที่แล้ว

    Beenaale

  • @OmaliMedia-zv1bs
    @OmaliMedia-zv1bs ปีที่แล้ว

    Galka Baarista waxay dabo gali jirtay xukuumadii farmaajo lee. VOA Somali dhinac bay ka rararan tahay.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 ปีที่แล้ว

    Barnamijka Dambe ee GB Harun Macruf waxaan ka codsanayaa in aad Ahmed Msdoobe iyo 13 sano kadib maxaa xoreynta dalka kahortagan siiba Casimaddii Buale isaga oo haysto Cidamo bsdan oo Darawish ah hub badan ATMIS eey joogto CXD qeyta 43 aad iyo Danab qeyb kajoogan,hadana deganadii jubada hose dhamaan waxa dib u qabsatay khawaritja 4ta xafad ee kismayo Ahmed Garonka Iyo degadda ayaa uu haystaa,Hadii sida Cali jeyte lahelo Siyasin kuwa mamul kuwa DFS Bulshada daalay xolahodi Carurtodi kuna laqar xinayo kuwana xoog looga qaadanayo la'abaabulo Mashrucan Khawsrijta oo ah mid Africa Carap Caddan intuba eey Somali dabadhikif ah kuwa aan rabin Somali xasilon sida Ismail Cumar Gelle Imnaradka ujedadana waa Badda dheer in degado kuwoda,looga Marmo dalka uusan kadhismin,Caddan waxa uu kuranayaa kheiratki badda iyo barigaba,Harun Farinta si wadanitad ah u qaado,Gedo Barawo Ceel barde yaan lagu mashqulin,HSM ayaa laga rabaa in uu Gedo iyadoo xabad kadhicin Dalka uu mideyo.

  • @axmedkanada853
    @axmedkanada853 ปีที่แล้ว +3

    Haaruun beenaale weligaaba cadawgan gaalada iyo murtadiinta buuni buuni muhiimadu waxay tahay in xarakatul shabaab almujaahidiin ay guulaysanayaan shareecada ilaahayna lagu dhaqi doono wadanka
    Allaahu akbar
    Allaahu akbar
    Allaahu akbar

    • @cabdirisaaqmaxamuud9452
      @cabdirisaaqmaxamuud9452 ปีที่แล้ว +3

      Khawaariij iyo CBB iyo laangaabta cuqdadeesan waa u dhamaatay wacalo danbe somalia kama talin doonaan

    • @Ahmed_fc19
      @Ahmed_fc19 ปีที่แล้ว +2

      Khawaariij waa udhaamtay adiga dhiman is qarxi jaahilyahaw

    • @Abdifitah7
      @Abdifitah7 ปีที่แล้ว +1

      Adaa murtad ah khawaarij gabalkodi waa dhacay.
      Insha'Allah mardhaw waa la idin so afjaraa.

    • @axmedkanada853
      @axmedkanada853 ปีที่แล้ว

      ALLAAHU Akbar
      Allaahu akbar
      Allaahu akbar
      Allaahu akbar
      Allaahu akbar

    • @DaahirYusuf-zk1uc
      @DaahirYusuf-zk1uc ปีที่แล้ว

      Quraanka ilahey ninka aamin San xaqiiq waa uu og yahay iyo cida uu ilahey garabka siinaa qof galobayne ilahey lama jiro

  • @axmedkanada853
    @axmedkanada853 ปีที่แล้ว

    Beenaale