Amb.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 120

  • @fnw8688
    @fnw8688 ปีที่แล้ว +10

    Hanoolaato ❤

  • @AliAhmed-n2q9m
    @AliAhmed-n2q9m ปีที่แล้ว +9

    Mr Cali jeele soo noqosho wacan

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 ปีที่แล้ว +14

    Quf iyo cod hala aada .... salaad cali.iyo Hanoolaato Waad Mahad santiheen.wax badan ayaan kafa iiday👍👍

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 ปีที่แล้ว +12

    Aad aya ugu mahadsantihiin wareysiga wanaagsan ee aad nala wadaagten
    Ayaanle iyo Salaad.

  • @maxamedmaxamuudnuur5039
    @maxamedmaxamuudnuur5039 ปีที่แล้ว +1

    لأ شك هذا السفير ر جل عظيم بارك الله

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah qalbiga ayuu ka hadlay mahadsanid ayaanle

  • @fitahcool9016
    @fitahcool9016 ปีที่แล้ว +1

    thank u brother ayanle

  • @baakaytube
    @baakaytube ปีที่แล้ว +12

    Ninka soomaali ugu daacadsan Salaad cali jeelle😢🎉

    • @fitahcool9016
      @fitahcool9016 ปีที่แล้ว +1

      100% bro, respect Salad Ali Jelle🙏🙏

  • @axmedgoox1150
    @axmedgoox1150 ปีที่แล้ว +2

    HANOOLATO THNKS YOU WELL SUPPORT

  • @DugsiiyaAdullahi-jo2gd
    @DugsiiyaAdullahi-jo2gd ปีที่แล้ว +11

    Salad cali jelle daacadnimo badan ka muuqato runti qofka marki uu ahli diin yahay waxka quruxbdan malaha insha allah wadanka dadka daacada ah waqtigey ushaqeyn lahayeen baa lataganyahay

  • @Amzizzy
    @Amzizzy 9 หลายเดือนก่อน

    Allahumma barik adeer qalbi fican, noocas aa la dortaa. Inshallah systemka kursi lagu gato iyo shisheeye loo shaqeeyo waa rijeena in ay laga baxo lakiin dadka somaliyeed wii in ay diidan haqdarrada. Only 1 vote 1 person aa laga bixikara

  • @runsheegofficial9355
    @runsheegofficial9355 ปีที่แล้ว +12

    Thnks waxaa dhageestay aaba weysnaa hadaa sexan karaa wan sugayay🎉

  • @abdielm3551
    @abdielm3551 ปีที่แล้ว +7

    Thanks salaad cali good information

  • @fahadyare1122
    @fahadyare1122 ปีที่แล้ว +4

    🎉🎉congratulation 400k coming soon 500k half million on the way insha allah🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdirahmanxuseen8199
    @abdirahmanxuseen8199 ปีที่แล้ว +8

    Waalagula garan waayay in aad argagixisada dhamays tiri lahayd shaki kuma jiro mudane salaad cali jeele ilaa maanta waa laguu baahan yahay ninkaa daacadsan oo kaa wadani san ma jiro

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 ปีที่แล้ว +1

    Aniga sharci ajnabi wan haystaa lakin ilaa hada arday ayaan ahay malintaan ubaahdo inaan dalkena hooyo wax kaqabto sharciga shesheye wan gubi wana iskacelini waayo dalkaada qiyaamey wa dulinimo ❤

  • @maxamedxersimaxamed5176
    @maxamedxersimaxamed5176 ปีที่แล้ว +7

    SIYAASI SALAAD CALI JEELLE MASUUL DAACAD AH WAR WAAA SHEEGID

  • @madiinaali5265
    @madiinaali5265 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waa runtiisa deneesatayasha AYaa Somalia mesha dhigay Allha hakasogaaro😊

  • @hodanmuhumed6814
    @hodanmuhumed6814 ปีที่แล้ว +7

    qof Dacada lama rabo waa dhab Somali haday Salaad Ali jele wada noqon lahayen waa guulaysan lahayen

  • @DUBPLAYS
    @DUBPLAYS ปีที่แล้ว +3

    Waa mahadsanid Ayaanle soogudbinta wareysiysda muhiimka u ah dalka iyo dadka

  • @fadowsaahmed5406
    @fadowsaahmed5406 ปีที่แล้ว +7

    Barlamaankaan ajnabiga waxaa loga bixi karaa dorasho qof iyo cod ah

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 ปีที่แล้ว +8

    Congratulations 400k coming soon 500k half million on the way insha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @omarabdullahi4016
    @omarabdullahi4016 ปีที่แล้ว +1

    Salaad cali jeele is a comedian 😂😂😂 , aad baan ugu taxanahay!
    Guul safiir

  • @bulshokaab6827
    @bulshokaab6827 ปีที่แล้ว +8

    Ninkaan waa genius dabiici ah, 10,000 qof hal qof oo saan u caqli badan ayaa ku juro. Ninkaan dowlada qof cilmiga siyaasda barto ha u hire gareyso dalkuu anfacaa waa daacad.

    • @samowade1300
      @samowade1300 ปีที่แล้ว

      Doqonimo hadii aan maqlo ninkaan aa igu soo dhacaya .

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 ปีที่แล้ว

      ​@@samowade1300adiga aya doqon ah hadaba wayo maskax socota hada maqasho wa kano kale gesinimo dacad nimo wayo arag hadli kara alle yaqan mise adi qabil ku nace iyo runta 😅

    • @samowade1300
      @samowade1300 ปีที่แล้ว

      @@raashidiinabdullahi5583
      Dadka sidaan u hadla waa aqaan waa kuwa ku dhalan doorsoomay wadamada gaalada , ee cid soomaalia joogta doqon kaan oo kale uma taqaan waxgarad ama nin karti leh oo daacad ah , dadka soomaalia jooga sidaa waa dhaamaan .
      Nin itoobiyaan wacday ee soomaalia kula dagaalamay intee caqli dadnimo iyo diin ka keenay .

  • @AliAhmed-n2q9m
    @AliAhmed-n2q9m ปีที่แล้ว +2

    Ha noolato waad madsantihin Jeele noogu soo celi thank

  • @AliAhmed-n2q9m
    @AliAhmed-n2q9m ปีที่แล้ว

    Waa madsahtihiin

  • @maxamedmaxamuudnuur5039
    @maxamedmaxamuudnuur5039 ปีที่แล้ว

    متشكر يا سعادة السفير

  • @xaajiafrisom114
    @xaajiafrisom114 ปีที่แล้ว +2

    MAA SHAA ALLAH QABIUR SALAAD CALI JEELE

  • @abdirohimahmed69
    @abdirohimahmed69 ปีที่แล้ว +3

    Thank you brthrs

  • @mohamedabdulkadirosman7860
    @mohamedabdulkadirosman7860 ปีที่แล้ว

    Runti oo qof ah waa Mudane Salaad Cali Jeele 🤝💯🤝

  • @ifraaxindhooy9177
    @ifraaxindhooy9177 ปีที่แล้ว +3

    Meesha kali ah ee aan ka daawado youtob ka dhan 👍👍👍

  • @AliAhmed-n2q9m
    @AliAhmed-n2q9m ปีที่แล้ว +2

    MR JEELE MARKII HORE WAA IL -LDUFNEY PLS SOO NOQO DOORASHO WAA ADIGA MR JEEELLE

  • @idormedia4101
    @idormedia4101 ปีที่แล้ว +1

    Guuulwyso Mudane Salad ali jele

  • @DrNeeri
    @DrNeeri ปีที่แล้ว +2

    6:38 daqiiqo hadal ayuu so waday in ayaanlow aad ka dhex gasho ma ahayn

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 ปีที่แล้ว +3

    MAANTA MAAHAN MAALINTI DADKA WANAAGSAN EE SOOMAALIYEED AY HOGGAANKA DALKA QABAN LAHAAYEEN WAXAAN LAYAABAY IN DAD SIYAASI SHEEGANAYA AY DHIBISO IN SHABAB DALKA LAGA SAARO

  • @hawwaarafath5396
    @hawwaarafath5396 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤👍🏽👍🏽👍🏽

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว +2

    HOGAAN KARTI, AQOON ,GEESINIMO, IYO ARAGTI FOG LEH AYAA WAX BEDELI KARA❤

  • @abshircarabeey5294
    @abshircarabeey5294 ปีที่แล้ว +5

    Qurba joog in dadka laga mamnuuco waa wax sax eh

  • @salahyare7472
    @salahyare7472 ปีที่แล้ว

    Salad Waa Nin Runta Abaara Masha Allh

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 ปีที่แล้ว +1

    SXB AYAANLE WAA MAHADSAN TIHIIN ANIGA WAXAAN QABAA IN DALKEENU UBAAHAN YAHAY CADDAALAD WAX KALE UMA BAAHNA HADDII AAN INTAAS HELNO WAXAAN AAMINSANAHAY IN QARANKEENU GUULEYSANAYO INSHA ALLAAH TUSAALE
    WAQTIGI YARAA EE MAXKAMADAHA DALKA KATALINAYEEN WAXAA HOGGAANKA UHAYEY HAL BEEL OO SOOMAALIYEED FULINTA IYO BAARLAMAANKA REER SOOMAALIYEED OO DOOD KAQABAYNA MAJIRIN WAXAANA SABABAY IN BEELAHA SOOMAALIYEED CADDAALAD KUTUHMAYEEN

  • @Maryam-gx5hr
    @Maryam-gx5hr ปีที่แล้ว

    Qofka daacada iyo qofka qainka ah
    Layskuma qaldi karo
    Salaad Cali Jeelle Allaha kaa abaalmariyo intad umada soomaliyeed uqabatay iyo daacadnimadaada

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 ปีที่แล้ว +6

    Aadaa ayaa u mahadsantihiin Ayaanle adiga iyo Safiirka

  • @AliAhmed-n2q9m
    @AliAhmed-n2q9m ปีที่แล้ว +3

    Jabuuti waa lagugu amusiiye, Prof.Macalin Jeele noo soo noqo pls . Xininyo la,aan kama heyso , noo soo noqo

  • @MohamedAhmed-uy9wg
    @MohamedAhmed-uy9wg ปีที่แล้ว +4

    Ayaanlow salad ilaa 10 jeer noso celi waa nin dacad ah waxba mafano waxa ushega xaqiiqda gulayso Baan leyahay

  • @AbdulahiAli-z3b
    @AbdulahiAli-z3b 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk rageedi alle haku xafido ambaasaroore

  • @a.omarahmedarab6773
    @a.omarahmedarab6773 ปีที่แล้ว

    29:55_30:10 salad Cali jeele legend ninkan daacad waayay

  • @ShacniadanRoore
    @ShacniadanRoore 3 หลายเดือนก่อน

  • @NuuxAbuukar-kc7fd
    @NuuxAbuukar-kc7fd 10 หลายเดือนก่อน

    Waa sax been maahan wax badan baa u baahan wax kabadel qawaaniinta ino qoran

  • @abdifatahyusuf6241
    @abdifatahyusuf6241 ปีที่แล้ว +1

    Hadal tabasho leh wuxu ahay marka udhahay lacagta ay qatan madaxda dalka iney kuqarash gareeyan wadama shisheeye , i feel wlhi dadka qudaarta gado 😢

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 ปีที่แล้ว +2

    Illaheey will deal with you all leaders in Somalis Dawlada hadii aad qamaar kadhigten lining your pockets while countless Somalis suffer home and away! Allah sees all dealing that happen in very dark rooms

  • @somalilandnew
    @somalilandnew ปีที่แล้ว +5

    Ninkani Waa Libax facade ah😂

  • @abdullahijibril5994
    @abdullahijibril5994 ปีที่แล้ว +4

    Somalia waxay noqotey goob siyaasada lagu barto...

  • @nasserhashi
    @nasserhashi ปีที่แล้ว +1

    Conflict of interest ayaa la yiraahdaa. Waa nifaaq iyo anaani-nimo (naf-Jeclaysi) tii ugu danbaysay.

  • @roblexirsi1773
    @roblexirsi1773 9 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @hassanali4821
    @hassanali4821 ปีที่แล้ว +4

    Kalmadaas ah qof. Sharci ajnabi ah haystaa. Dalka. Xil kama qaban karo

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 ปีที่แล้ว +3

    Allahayoow salaad muxuu wax badan ogyahy

  • @ahmednuurabdi5800
    @ahmednuurabdi5800 ปีที่แล้ว +4

    Dalku qac qac uma baanha
    Waan ku salamay Md. S.jeele

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 ปีที่แล้ว

    Abgaalkii sax waye original ina dameer😂

  • @nimcomusse9429
    @nimcomusse9429 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa wanaagsanaanlaheey in qof basaboor shisheeye wato in lasiin xil ,xataa haduu dhib dhaco ayaga diyaaradeey soo racayaan .

  • @AliAhmed-n2q9m
    @AliAhmed-n2q9m ปีที่แล้ว +1

    Sax waa in uusan heysanin jinsiyad kale ,

  • @TawaneJama-ne3hu
    @TawaneJama-ne3hu ปีที่แล้ว +1

    A s c ha noolato

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 ปีที่แล้ว +5

    Salaad runsheeg waaye

  • @hasanmohamed1840
    @hasanmohamed1840 ปีที่แล้ว +6

    Legend 🩸🫡

  • @abdulkaadiraabi1986
    @abdulkaadiraabi1986 ปีที่แล้ว +4

    Salaad ilaahow Kuu dambi dhaaf 😂

  • @AbdiSalam-c7v
    @AbdiSalam-c7v ปีที่แล้ว +3

    Hhh salad cali jeele qosolka ayuu iga dhameeyay runti😂

  • @HOOYOMacaan-n8t
    @HOOYOMacaan-n8t ปีที่แล้ว +2

    Shaqo ayee u soo doontan ee dal iyo dad dan kama leh, carrurtooda dibada ayee geestan annaga caruurteena iyo beerkeena dhan baa dalkan joogo

  • @aweysmohamed3091
    @aweysmohamed3091 ปีที่แล้ว +3

    Somaaliya haa naloo iibiyo canada iyo Austaralia haa noola raro dalkaan dukaan lagu shaqesto cid kadan qaneso malahee

  • @jamaalcabdi5408
    @jamaalcabdi5408 ปีที่แล้ว

    Maxaa la dhahaa qiyaano ‏‪7:9‬‏ ?
    Waa aya kaas meel kale uma raadineesid

  • @MohamedIbrahim-hq6ic
    @MohamedIbrahim-hq6ic 9 หลายเดือนก่อน

    Asc Ayaanle
    Wareysigaas salaad wuxuu barey umadda somaalieed shakhsiyada dhabta ah ee Uu yahay
    Fikirka laga haystay muu fiicnayn hore lkn waa Axsan shay

  • @ismailmustaphe5241
    @ismailmustaphe5241 ปีที่แล้ว +3

    Isagoo aan laga isiiheen miyu madax ii noqonaa😂wlle xillibaanadu waji maleh.

  • @Farxiyo-ez3ps
    @Farxiyo-ez3ps ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waxasuusta waafiirsaye malinti alshabaab waleeyha aadhahday

  • @abdullahijibril5994
    @abdullahijibril5994 ปีที่แล้ว +2

    Somalia waxay u baahan tahay 50 ilaa 100 sano

  • @YusufAbdifitaMohamed
    @YusufAbdifitaMohamed ปีที่แล้ว

    Sax

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 ปีที่แล้ว

    Salad waa cadil iyo cilmi
    Diniya yaqan allahya
    Cizak insha allah

  • @FaadumoAli-q8k
    @FaadumoAli-q8k 2 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😅😅😅😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😅😅😅😊❤😊

  • @AliAhmed-n2q9m
    @AliAhmed-n2q9m ปีที่แล้ว

    Lacag waa qaadasho, doorashana waa CALI JEELE

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle islaan habar yartay ah ayuu u egyahay

  • @ahmedgurey8739
    @ahmedgurey8739 ปีที่แล้ว

    Guul dararada dalka iyo dadka ayay ku haystaan waxa ay haystaan kuwa madaxda noo ah hadaan Soomaali nahay

  • @sirajisaid1021
    @sirajisaid1021 ปีที่แล้ว +2

    hhhhhhhhhhhhh😂😂😂😂

  • @fatimaaismail8775
    @fatimaaismail8775 ปีที่แล้ว

    Rajiimka uu sheegayo waakee

  • @liibaanhassandiiniluckyboy2327
    @liibaanhassandiiniluckyboy2327 8 หลายเดือนก่อน

    Salaad cali jeele waa nin qirad leh waxa uu ka hadlayana waxa ay u badan yihiin wax run ah

  • @AliAhmed-n2q9m
    @AliAhmed-n2q9m ปีที่แล้ว +1

    Mundane Mr Jeele soo noqo, soo gal XAMAR no jabuuti pls soo noqo

  • @raashidiinabdullahi5583
    @raashidiinabdullahi5583 ปีที่แล้ว +1

    maskax socota hada maqasho wa kano kale gesinimo dacad nimo wayo arag hadli kara alle yaqan xasilon lala talin karo daren bini adannimo ka buxdo mise adi qabil ku nace iyo runta 😅

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 ปีที่แล้ว

    Xaad kajiree safarada 😅😅😅😅😅😅

  • @AbdikadirAbdile-e4t
    @AbdikadirAbdile-e4t ปีที่แล้ว +2

    talada dalka looma dhiibo nin geedi ah nin aan u dhalan iyo nin waalan

  • @KhalifCilmi-dd8dz
    @KhalifCilmi-dd8dz ปีที่แล้ว

    Baarlamaanka ayaa larabas in uu sharciyo sameeyo, ee baarlamaanka ayaan shaqadiisa aqoon

  • @abdirahmanharie3844
    @abdirahmanharie3844 ปีที่แล้ว

    Wareye wuu hor xararayaa hadalka

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 ปีที่แล้ว

    ISRAEL WAXAA KA DARAN YAHUUDIGA MADOW QAWARIJTA WECELADA SHABAB OO SHACABKA SOMALIYA NOLOSHA U DIIDAY DIINTA SHARAFTA KA QADAY OO KA VEEN SHEGAY.

    • @samowade1300
      @samowade1300 ปีที่แล้ว

      افنجعل المسلمين كالمجرمين ما لكم كيف تحكمون

    • @sshirwacaadan7938
      @sshirwacaadan7938 ปีที่แล้ว +1

      @samowade1300 NABIGA SUBANE SCW WAA IDIN SHEGAY QAWARIJTA QUR,AANKA WAA AKHRIYAN LAKIN DUUBTODA MADHAFTO,DHULKA BANI,AADAMKA KU NOOL WAX KA SHAR BADAN MAJIRTO QOFKI DILA AMA AY DILAN WAA AHLU JANNO.

    • @samowade1300
      @samowade1300 ปีที่แล้ว

      @@sshirwacaadan7938
      Khawaarij maxaa la dhaha ?
      Yaase la dhihi karaa?
      Bal qeex khawaarij.

    • @Mohamed16830
      @Mohamed16830 ปีที่แล้ว

      @@samowade1300 Arsenal waxay tahayba iyaga ayay u taal balse dhiiga muslimka ay banaysatay kaliya haiska dayso maalinka ay joojiyaan dagaalka oo wada hadal yeelaan ayuu gaalku bixi waana la hishiin. Balse inta ay dadka marba mid meel ku qarxinayaan oo diin uu banaysay dhiig muslim jirin waa khaldan yihiin waana la iska celin.!

    • @samowade1300
      @samowade1300 ปีที่แล้ว

      @@Mohamed16830
      Intee dhiig Muslim ku baneysteen, caddeynteeda keen ayaga oo leh dhiig Muslim aa noo banaan, ama qoraalkooda keen , wax aan jirin hadii sida dhagahaaga ay ugu dhacayeen xaqiiqo u qaadatay waa adiga .
      Lakin taa ma jirto shacabka soomaaliyeed si guud waa u muslimiin .
      Hadii aad ka hadleyso kuwa dowlad isu sheegga ah ayay dhiigooda baneystaan taa waa run waxa ay ku heystaane waa cadeeyeen, ha ka doodeen qodobada lagu heysto iyo qofki ku dhaco in uusan gaaloobayn , Waxa jira barnaamij ay ka diyaariyeen oo ay ugu talagaleen in ay dood furaan oo ay ka jawaabto dowladda wixi loo soo jeediyo oo lagu heysto . Dowladduna waa ka jawaabi weysay ayadoo mar soo saartay warqad ay leedahay waan ka jawaabi doonaa , hadana kama ay jawaabin, ee kaliya waxa ay sameeysaa in ay dadka ka qriso meeshi lasoo dhigo ay ka tirto si uusan u faafin muuqaalada.
      Adigaan kula hadlayo inaadan Arag ayay ila tahay aad na isleedahay nin wax la socda oo waxba ka qarsaneyn ayaa tahay lakin barnaamij kaa garnaqsiga ah iyo in dood la furo si xal loo helo aadna ilsaarin .

  • @AliAhmed-n2q9m
    @AliAhmed-n2q9m ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk lasagna waa qaadasho doorashadana WAA CAL JEEELE

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev ปีที่แล้ว

    Isku wadadar dhamaantod waa isma dhanto dhasheed
    Niin basabor qarbi ah ama deriska haysta
    Mr the Ambassador adigu ismisa passport ayaad haysata?
    1 Somali diplomatic passport?
    2 passport deriska?

  • @abdulkhadirabdi5510
    @abdulkhadirabdi5510 8 หลายเดือนก่อน

    Safiir salaad waa nin cajiib oo shactiro badan oo madaallo leh .😂

  • @libanhalane9234
    @libanhalane9234 ปีที่แล้ว

    Ciwaanka iyo isma lahaan wareysigu

    • @bashka102
      @bashka102 ปีที่แล้ว

      War nio wareysigu waa part 5 so fiirso kuwa kle

    • @zaynzaahidi3226
      @zaynzaahidi3226 ปีที่แล้ว

      Haa wali lagamahalin wajiqarsoon ee AS

  • @MaxamedAliAbdulle-z4p
    @MaxamedAliAbdulle-z4p ปีที่แล้ว +1

    Arsalaadaa wax fiican ayaad sheegtay ayuu isleyahay markasow iska khoslaa waroy iska aamus

  • @abdiazizsheikh8269
    @abdiazizsheikh8269 ปีที่แล้ว

    Adi maa madaxweyne noqonaayo jaahil waligees aan school aadin aa tahay 2+2= hadaad ka jawaabto anaa kaa dhigaayo madaxweyne 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @mohamedofficiall8116
      @mohamedofficiall8116 ปีที่แล้ว +3

      Lkn kuwa phd soqaatay ayaa garan la wxa uu asiga garty aqoona wu leyhy aqoon diined aqoon kasareysa oo layesho meshee kutaalo adiga lagu weydiina ninkan iskuheyb manihin balse wa xafid quraan io fisirkaba iskudrsdy wmxy aqonta kasareysa kitabka alle

    • @sompubg9158
      @sompubg9158 ปีที่แล้ว +1

      Caqli ciyaaledka umada kala tag🫢

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 ปีที่แล้ว

      adiga aya doqon ah hadaba wayo maskax socota hada maqasho wa kano kale gesinimo dacad nimo wayo arag hadli kara alle yaqan mise adi qabil ku nace iyo runta mise lahjada 😅aqon ayado ficil ayu haya e adi mxa hesa intas school dhiganesay manta asiga ya ka xog ogalsan kuwa warqadaha wata dhanka dintana kaga sareya iska amus jahil

    • @abdiazizsheikh8269
      @abdiazizsheikh8269 ปีที่แล้ว

      @@raashidiinabdullahi5583 anoo majeerteen maa adoo abgaal ah saas iila hadlaayo waa yaab dadkii aan caqli u yeelnay warayaa Mj awoow gaa ayaa dhageysan jiray

    • @farahmacalinadan6688
      @farahmacalinadan6688 ปีที่แล้ว +1

      Qabyaalada ureeysa nagadaa .salaad c.jeele wa halyeey somaaliyed

  • @AliAhmed-n2q9m
    @AliAhmed-n2q9m ปีที่แล้ว

    Ok XISBIGA JEELE waa fiugerka