Maxaa laga ogyahay dagaalki Shabab, Yaase meel ku sheega maanta?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ธ.ค. 2022
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

ความคิดเห็น • 144

  • @ajla4650
    @ajla4650 ปีที่แล้ว +6

    Qabiiladii baa kacay hubkii bey qaateen. Hanoolaato🇸🇴🇸🇴💙💙

    • @ibraahimyuusuf9210
      @ibraahimyuusuf9210 ปีที่แล้ว

      Qabiilada yaahubka siiyay? 80% waa ciidanka somaliya

    • @xanangurey4675
      @xanangurey4675 ปีที่แล้ว +2

      @@ibraahimyuusuf9210ciidan mxa la dhahaa ciidan hadey wax taraayan waligood wey joogeen mxay wax isaga cilen waayin mise dadka libintoota u diidan tahy

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c ปีที่แล้ว +1

      @@xanangurey4675 sax bro somalida shacabka wax uma ogala , c x d s weligood ee joogeen maxee qawaarij iskaaga celi waayeen?

    • @ajla4650
      @ajla4650 ปีที่แล้ว +1

      @@ibraahimyuusuf9210 ay ku soo gateen🐪🐪🐪

  • @maxaadhacay9529
    @maxaadhacay9529 ปีที่แล้ว +11

    M.a guul mudane madaxwayne xassan sheeq waa guulaystay wlhi

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 ปีที่แล้ว +1

      Alxamdu lilaah

  • @noorjimale9918
    @noorjimale9918 ปีที่แล้ว +4

    Waa war iyo wareysi wax tar leh mashaAllh Hanoolato

  • @GiggleTank-
    @GiggleTank- ปีที่แล้ว +9

    Wllkey baa shirkada hormud ka shaqeeyo hormaud sandki waxey dhibi jrtay 100 kun oo dollar Lkn Hada shabbka wxuu dhahay keyna 200 kun oo dollar hormud wee iska diiday marka Hada shabbka wxey sameyeyn inee xayiran adeega hormuud shaqalda neh cabsi ku abuuran xitaa xarunta weyn Ee hormuud shaqalaha waa laka kala yareyy si hdii usoo weeraran dhib weyn u keysan alle hanaka qabto burcad diimedkan oo sheydhanka ah

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 ปีที่แล้ว +4

    Ayaanle iyo Qeys ciribey waa soo halganteen........ meeshaas ka sii wada halgenka insha allaah,,,,,,.. allaha idin xafido

  • @harunsheikh8520
    @harunsheikh8520 ปีที่แล้ว +8

    Ceys usually has genuine points. Great

  • @taatiko9183
    @taatiko9183 ปีที่แล้ว +7

    Ciidanka soomaaliyed iyo dadka deegaanka wey guuleysan doonan guuleysta geeshka yagow guushu waa dhankiina insha Allah

  • @haawomohamed4241
    @haawomohamed4241 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ilaahay hanaga khabto

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 ปีที่แล้ว +2

    MAASHA ALLAAH MD. XASAN SHEEKH MAXAMUUD XAFIDUHULLAAH,,,,SHAQO WANAAGSAN AYUU DALKA U HORSEEDEY....... GUUL IYO GOBANIMO.......

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว +5

    Iska hubso Yaanle war bixin horey ninkani ku siyey Khalad bey ahayd

  • @hassanabdiwahidali8914
    @hassanabdiwahidali8914 ปีที่แล้ว +1

    Qeys Ciribey he is an excellent and interesting person.

  • @iammaan6554
    @iammaan6554 ปีที่แล้ว +6

    Al shabab ilhy ha dabar jaro 😢

  • @najmashirar7632
    @najmashirar7632 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sxb hanbalyo

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 ปีที่แล้ว +1

    Shabbaab waaa marxuumiin waaye Allah umayyad naxariisto

  • @a.k7513
    @a.k7513 ปีที่แล้ว +1

    The time of al shabaab has ended
    Somalia is gonna be free insh Allah

  • @taaj4158
    @taaj4158 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah qeys

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 ปีที่แล้ว +4

    16 Sano Hogaamiye Kooxeed. 16 Sano Alshabaab aniga hada wexey ila tahay in la aadi doono Waji cusub se ilaahay ha inooga dhigo mid ka qeyr badan kuwii na so maray wadankeena xaqiiq Qofkii wagaas ahaa 15jir dhalinyaro ahaay hada waa 45jir ninkii 20 ahana waa ku mustaqbal Beeley Aan nolol cusub u dhisno Jiilkeena cusub Aan u wada duceeno Dalkeena iyo dadkeena Insha Allah waan guuleysan doona ....

    • @hassanrobleali6494
      @hassanrobleali6494 ปีที่แล้ว

      90s ilaa hadaa Dowlat sax maheeyno qofkii wax fahmaayo

    • @hassanrobleali6494
      @hassanrobleali6494 ปีที่แล้ว

      Aawi mustakbalkii soomali ?

    • @hassankalifahmed5113
      @hassankalifahmed5113 ปีที่แล้ว

      Midkan wa lahadla ayu uhadkoya wax ka run ah majiran isaga xita lck aya la soo siyay hal runa oga majeedo ayaanle kan cml hano kenin wa codsi

  • @mohamedsharifali3886
    @mohamedsharifali3886 ปีที่แล้ว +1

    Waa iska sheegasho aanan caddeyn lahayn. Waa wasaarada warfaafinta iyo hannuuninta. Dawlad tuuqsi ku dhisan ayaa ku doodayso waa tirtiray, waa baabi'nay. Afar sano kadib ayaan xisaabtamaynaa.

  • @abshirfaarax2420
    @abshirfaarax2420 ปีที่แล้ว +1

    Waa layaab waxaan kasocda somalia

  • @user-ex3ny9du3z
    @user-ex3ny9du3z ปีที่แล้ว

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 ปีที่แล้ว

    Nin wax badan og waan idin salaamey

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 ปีที่แล้ว

    Manshà Allah Gobanimo

  • @maanmohamed
    @maanmohamed ปีที่แล้ว +2

    The time of al qacida in somalia was collapsed..

  • @adanmohussein
    @adanmohussein ปีที่แล้ว +3

    Qeys ciribeey doodiisu waxay ku qodontaa xaqiiqada waana faaalo loo xiiso m.a sxp horay u socda ayanle iyo qeys

  • @maxamedadan5476
    @maxamedadan5476 ปีที่แล้ว

    Haa

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 ปีที่แล้ว +2

    QAWARIJTA WECELADA SHABAB WAA SAGAARO ISKA CARARAYAN MARKAY ARKAN CIIDAMADA LIBAXYADA IYO MACAWISLEEY.

  • @mirebytaxi6422
    @mirebytaxi6422 ปีที่แล้ว

    Walaahi caruuri kuma hadasho

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว +1

    Madaxweyne Hassan sheekh haloo duceeyo waa shahiid nool Ehlu janno, ilaahii Farmaajo iyo Alshabaabkii wada shaqeysanayay wadanka ka xoreeyay

  • @xamralive
    @xamralive ปีที่แล้ว +1

    Soomaali waxay u baahi Qabtaa Dawlad nimo Daacada oo aan Qabyaalad ku shaqay nayn

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 ปีที่แล้ว +2

    Allow adaa allaa. Shabaab tegye wahaabiyo oo xambaarsan fikirkii shabaabaa haray ee hallagu daro.

  • @ajla4650
    @ajla4650 ปีที่แล้ว

    Shiikh Maxamed Cabdiwahaab❤
    Xafiduhulaah ILLAAHAY baa u Hiilinaayo. Waa Ahalu TOWXIID.
    Illaaahoow intaan fahamsaneyn fahamsii. Sidey Khawaarijta u qaladay ayey u qaldayaan marka ay wax ka sheegayan culumada wanaagsan.
    Subxaanalaahi qof Illaahay nacaya culumadiisa, hadana qof baryaaya!.Illaaahoow Towxiidka nagu dil.

    • @ajla4650
      @ajla4650 ปีที่แล้ว

      Wahaabiya wax la yiraahdo ma jirto. Waa propaganda Diinta lagu xumeynaayo. Yaan Naar la shaqeysan.

    • @abdulqadiradamali9123
      @abdulqadiradamali9123 ปีที่แล้ว

      Shiikh Maxamad c/wahaab wuu dhintay. Hada hiil miyuu galaa!!?

    • @a.k7513
      @a.k7513 ปีที่แล้ว +1

      @@ajla4650 wahaabiyo fikirkeedii ba dhalay shabaab iyo argagaxisada o dhan ee ilaahey ha cirib tiro ayago dhan

    • @ajla4650
      @ajla4650 ปีที่แล้ว

      @@a.k7513 Khawaarijta Soomaaliya timid waa mid tii Nasuulku sheegay ah.
      Amaa Shiikh Maxamed Cabdiwahaab, adigoon cidna weydiin waxa uu yahay. Soo raadso buugta uu qoray ee akhri markaas ka dib waxaa sheegi rabto sheeg. Waligaa qof ha dhageysan adigoon cadey heysan. Markaa soo hesho Shiikha meesha ay Khawaarijta ka qaateen buugiisana inta isoo dhig. Dadka waa la qaldoow haayaa😅

  • @abdirahmanhassan5764
    @abdirahmanhassan5764 ปีที่แล้ว

    Shabaab Allah ha halaago

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid ปีที่แล้ว +1

    hadii aad dhimanayso dhararka waa layska duwa mudo 15sano ah ayaa ay shabab dadka laynayaan ilahay waxa aan
    Ka barya marwalba inay waxa kasto oo ka soo horjaada inay shabab laga dhamayo somalia ilahay ka dhax qabto dalka iyo dadka somaliyad insha allah somalia oo nabad oo dadko nabad allaw na tus mar uun cadawga dhiig cabka allaw naga babi oo calamo maal ay ka timid aan la.aqoon ku salid yaa Allah somali yar iyo wayn oday iyo wayaal waa inay iska qabtan adigo waraba ku cunaya hadan waxa siinaya waxa aan aminsanahay inay qofkasi ama dadkasi gacantoda isku dilan cadawga sakadaha ay shagan maha in aad sisan ama lacago kala aad uusiiso siay naftadu uu badbado adiga oo lacagta aad bixisay lagu laynayo dad ka badan ka dibna adan ku badbadayn maxad faaiday waa su aal la taban karo waa in lagu la dooda madaxda somalia maxay dun dalka logu haya waa su.aal malaha waxa aan ka maqla dawladu lacag bay ku qabta inay shabab dadka qarxiso oo ka dibna ay wadamada calamka lacag ka hasho runtii qof walba ama cid walba oo aduun iyo lacag badan ka samaynaya dadka lagu laynayo siyasiyiinta waa inay somalidu dal iyo dad midna ma jacla aa ilahay ha inaga qabto waxa damiirkodu dhintay is gaadhsintu maxay dalka ka joogan hadii aanay shakayn cadawga mobilada ku wada xidhiidha dadka la laynayo si lo layo lo hawl fulinayo madaxda hala rido ayaa aan odhan laha oo sidii balo balo halagu mamulo iyago dalka ay logu adaagyo si daacada dacadiba ma jirta

  • @Ahmedday
    @Ahmedday ปีที่แล้ว +1

    Xaarami gaal jecel maraykanku haku waso

  • @mirebytaxi6422
    @mirebytaxi6422 ปีที่แล้ว

    Aad baab uga xumahay ayaanloow waan dhageystaa barnaamijyadaada

  • @cawilaaniaxmed6225
    @cawilaaniaxmed6225 ปีที่แล้ว +2

    ayaanle qofkan aad wareysaneysid muxuu ka hadlaa maba fahamsana wxu ka hadlaayo soo dhis qofkaan

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 ปีที่แล้ว +2

    Asc qaays ciribeey aad iyo aad baad runta u sheegtay pls aman kada fadlan sug hadad Somali jogtid qas ahan casimada.waayo wareysigaada waxuu kaxag badanyahay dagalka gacanta ah.fadlan waxad tahay gesi somalia yeed

    • @QIShow
      @QIShow ปีที่แล้ว

      Thanks sxbkey Ahmed.
      Xamar waa gurigeyga, anigoo dhex jiifa ayaana runta sheegayaa ilaa inta naftu igu jirto waayo Xamar kuma joogo jaceyl dad gaar ah ii qabaan, naceyb dadka gaar ii qaadaana waxba iga dhibi mayso xamar dhexdeeda.
      Ha ii welwelin my brother.
      Somalia Hanoolaato

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 ปีที่แล้ว

    This guy did know perhaps there's another day.

  • @asiyaberger7719
    @asiyaberger7719 ปีที่แล้ว

    Nin xukun doonaya, iyo mid kula dhegan, belaayo dhana halkaas Bey ka bilaabataa! Thank you Ayaanle iyo Hanooolatoo. ♥

  • @AhmedAhmed-oh7by
    @AhmedAhmed-oh7by ปีที่แล้ว +1

    Sedexda hayadood ee wadanka u sareyso ayey shabaab haysatey.. madaxweyne . Nabadsugid iyo gudoomiye barlamaan oo hada la ogaadey. Marka ilaah mahad leh meeshaas naga keenay... lakin wax ku milmid la dhoho ma jiraan..

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 ปีที่แล้ว

    Dadkii telifonka u so direyen oo ay weydisan jiren ayey u so diren waxa logu jawabey hoyada u sheg waxad rabtid samey telifonkii ba lagu damiyey heerkas bey garen ugus

  • @nasraosman7686
    @nasraosman7686 ปีที่แล้ว

    Waxaan madaxweyne ay Dhab ka tahy inuu shacabkisa wax taro Alshabaab gabalkooda waa dhacay Noolow birmade Xasan Sheekh 💪💪💪💪

  • @WaayeelkaJaqafsada
    @WaayeelkaJaqafsada ปีที่แล้ว +2

    Hadhow 100sano ka dib waxa la oran doonaa. Halgameyaashii Shabaab ee gaalada la halgamey! Waa wax iska caadi ah nifaaqa Soomaalidu oo *Sayidkii* markuu noolaa *Maxamed Waal* bay oran jireen ama Mad Mullah, Daraawiishna *Dooxato* ayey u bixiyeen, muddo kaddibna Xamarbey taallo uga dhiseen. Maryooley hadhow gaalo haka sheekaynina sidiinnii iyadoo AMISON iyo Mareykan xalane idiin fadhiyaan!

    • @abdirazaaqqaliifcali567
      @abdirazaaqqaliifcali567 ปีที่แล้ว +1

      Wax garad m.a somaali inta fikirta iska yar macwisley aya dabka lagu shubayaa qorshahasna waxa kenay maraykan oo marabo afrikanta in ay dhintaa wayo halkii qofba magyisa ayaa laga rabaa mida kle ictisaam dhiiqo ku dhax jira jihaad uu maraykan galayo maxa waye😆😆

  • @mirebytaxi6422
    @mirebytaxi6422 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa layaab leh nin weyn oo sheeganayo inuu khabiir yahay xaga siyaasada laakiin ku hadlayo waxaan caruuri ku hadlin ayaad ku raadinaysaa calag ayaanloow

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 ปีที่แล้ว +1

    Yaa madaxeeyne ah hadda?

  • @mirebytaxi6422
    @mirebytaxi6422 ปีที่แล้ว +1

    Sababta oo ah waxaad aragtaa odayaashii soomaaliyeed oo qaar laheshiinayo xagey ku dhinteen waa nin nin qabiil hadlayo

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 ปีที่แล้ว +1

    WAAN KA XUMAHAY NINKA AAD WAREYSANEYSID IN USAN WAXBA KA WARHEYNIN; WUXUU MISAAL U SO QADANAYA NIN U ADEEGA AL SHABAAB ASAGO KA DHIGAYA IN UU YAHAY WADANI? WAA IN LA LAAYA DHAMAAN MUAFAQIINTA CULUMA KU SHEEGA AH EE XUKUN DOONKA AH WAA IN LA LAAYA; HADDA MUQDISHO WAXAA KA SOCDA SHIR AY LEYIHIIN MUNAFIQIINTA CULUMA KU SHEEGA AH XUKKUN DOON AH AY DONAYAAN IN XUKUNKA AL SHABAB.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว

    Warbixin qiimo leh waa khabiir Wadani ag

  • @nouralihassan2482
    @nouralihassan2482 ปีที่แล้ว

    Yoweri Museveni marka aad doodada ku ka beso waa qof wanaagsan mrka lagu sheegana ila hda inu sidii yahyna waa asaasaqay miyaa niyahow maxaa wax liita tahy qof aa mu caradeeso xaqiiqadisa ha dafirin

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 ปีที่แล้ว

    Waan arkeena Hassan shek wuxuuqabto.

  • @alalialmaqribi4188
    @alalialmaqribi4188 ปีที่แล้ว +1

    Yaab badanaa, dadkaan aragtida dhiibanaaya, ma af ingiriis bay moodaan aqoon iya cilmi, jaahil nima badanaa

  • @suleimanmuseabdirahman2849
    @suleimanmuseabdirahman2849 ปีที่แล้ว

    Su,aasha 2labada gobol ee koonfur galbeed ayaanle mar walba iyo meel walba ku soo celceli waa su,aal ubaahan ka fiirsi ah

  • @djamaally1051
    @djamaally1051 ปีที่แล้ว +1

    Qaraxa iyo lacagaha farmajo kahor wa jireen tankle afgoye ayey malin walbe sowerarijireen xata magalada gudaheda ayaa waxkadhici jireen yaa geysajiray markaas

  • @somaliwiil6072
    @somaliwiil6072 ปีที่แล้ว

    Excellent lkn dadkaan jahiliintaa oo dadsomaliyeed iney waxkadhacaayaan uqaba waxmaa usheegtaan??
    Wll

  • @biimaastadium6243
    @biimaastadium6243 ปีที่แล้ว

    Waa barnaamijkii ugu tayadabadnaa simaskaxeysan oo qabiirnimo kujirto oo u falanqeeyay dadkaan ookale oo Takada badan sidaacad ahna ufalaanqeyay wacyiga kajira soomaliya

  • @Hennabyk2
    @Hennabyk2 ปีที่แล้ว

    Ayaalow ma waxaan kaa dhagaysanaa farmaajo ayay ku milmeen oo xasan sheekh baa iska miray 😂😂😂😂😂

  • @abdoulkader3543
    @abdoulkader3543 ปีที่แล้ว +1

    War ayaanle Anagaa joognee ma qabyaalad mise inaan cadaalad sheegno,Xiligii farmajo iyo xiligan xasan sheekh, iskuma dhawa xiligii farmajo ayaa ka amni wanaagsanayd in badan

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 ปีที่แล้ว

    Asc ayaanle weligaa manta ayaad wax dalka iyo dadka somaliyed wax utarayo kaantay.wixii hore waxay a haayen shaqsi wax garay waqti hore.pls ku soco wadadaan

  • @AliOmar-te4wu
    @AliOmar-te4wu ปีที่แล้ว +1

    Wax isku milan layidhahdo oo dawladi farmajo dhex maray ma jirto fahad yasin wuxu aha geesi aad ugu xel dher sirdongan ee iska daaya qabyalada oo ilahay ka baqa

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 ปีที่แล้ว +1

    Nin wax wayn ii shegayo ayaan moday lakiin darawalkii maøøxamed mursal le ma joogta nin qabiil kg bad dulaan ku tahay yacnii qalbi jebin

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 ปีที่แล้ว

    Datka masaakiinta wadoonka muqdisho Lagu sooqabto lana tookto.

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV ปีที่แล้ว

    Waxaan fahmi la'ahay oo mustaxiil eh in ilaa hada tuulooyinkii alshabab laga qabsaday ee 15ta sano ay maamulaayeen marki federalka la qabsatay lamaso xirin 5% xitaa dadki deegaanka ahaa ee la shaqeeynaayay. Dad ama maamul hadii ay falaago la dagaalayaan waxaa laso qabtaa dad badan la shaqeenjiray falagadaas marki maamulka dalkaas la wareego meeshas sida Naayjeriya, Itoobiya iyo Siiriya ka dhacday.

  • @MohamedAhmed22
    @MohamedAhmed22 ปีที่แล้ว

    Xayeesiinta Xasan sheikh ayaad halkaan u fadhidaan yahuuu

  • @calimacalin2337
    @calimacalin2337 ปีที่แล้ว +1

    War niyow ayaanlow dadka aad wareysaneyso jaanis sii haka dafani

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk walaahay waa iga qoslisay damuqushaash isagaa alshabaab la shaqeeyee dawladayba ku jiraane sidee looga taqalusayaa ciidankiiba lagu daraye viladii bay fadhiyaane war ma caruurbaad u sheekanaysaan beenta joojiya

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 ปีที่แล้ว +1

    Xaley muqdisho qarax wey wayen baruud bey ridayen markii jidadkii la xer xerey arken in wafdi jabuti ay imanayen baruud bey ks turen degmada xamar jajab iyo xamar weyne waxey ka so turen baruud

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 ปีที่แล้ว +2

    XASSAN XAARAN AYAA AHMED MADOOWE U DOONAYA IN GOBOLKA KENYA LA SIIYO SI OGADENKA QAXOOTIGA DHADHAAB JOOGA GOBOLKA LO SO DEJIYO LAGANA RARO SHACABKI GOBOLKA HORAY U DEGENAA

    • @Cirguje2
      @Cirguje2 ปีที่แล้ว

      Axmed Madoobe waa shisheeye kalkaal alshabaabna ka tirsanaa ee deegaanadan ha laga qabto ee uu sheeganayo.

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 ปีที่แล้ว

    Sudee uu u badabaadey ninka uu gaariga u wadey.Warkaas ma bisla

  • @daudbashirxusen159
    @daudbashirxusen159 ปีที่แล้ว +1

    Shabaab yaa la,dagaalaya 🇰🇪 🇺🇬 🇺🇸 🇪🇹 + kuwii moryaanta ee qaad cuni yaasha oo dhanka kenya 🇰🇪 lgu tirinayo Mafahmi kartaa wxa somali u danbeya illen intaanoo gaal igama dhaadhicin kartid danta somali ayey ka shaqeynayan

    • @ibraahimyuusuf9210
      @ibraahimyuusuf9210 ปีที่แล้ว +1

      Dagaalka hal nin oo AMISON Kamid ah kumajiraa waa dhalinyarada somaaliyeed
      Guuul aa shisheeye keenin mawaxaa dusha ugasaree si aad dowladda umucaaratid😂😂😂 maskiin

    • @abdirazaaqqaliifcali567
      @abdirazaaqqaliifcali567 ปีที่แล้ว

      wax garad wax gartey oo fikray somaaliya ma fikirto inta fikirta yar 👍

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 ปีที่แล้ว

    Kuwii soo gudbiyey xoolhooda ha lala wareego,Hana la dilo. Tiirka geeya ninkii
    Dila dila.Toogta

  • @madobeyaremadobe9818
    @madobeyaremadobe9818 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @dhegnaas
    @dhegnaas ปีที่แล้ว +1

    War kani been badanaa, goormaa Galmudug Shabaab laga saaray?.

  • @abdimohammed6068
    @abdimohammed6068 ปีที่แล้ว

    What i don't understand is why Farmajo is his main point we have greater issues the country is fighting argagaxiso, Farmajo is gone don't do marketing for him.

    • @QIShow
      @QIShow ปีที่แล้ว

      We have to tell what he ruined my brother so, smart people like you can learn the lesson and pass the info the future generations. We must learn from history, how can we move on to have a brighter future without looking back the bad days of the past?

    • @abdimohammed6068
      @abdimohammed6068 ปีที่แล้ว

      @@QIShow lets not lie as Somalies we learn nothing Siad barre left 30yrs ago what have Somalies learned nothing, I don't want marketing for Farmajo. Our president now have the greatest opportunity but also the most dangerous opportunity if he fails. We need to cheer him on and make Xasan sheikh the headline rather than talking of Farmajo. We should talk about opportunity for Xasan sheikh.

  • @xarfo
    @xarfo ปีที่แล้ว

    War qofkaan ciribey waa nahaab qabyaali ah bal dey beenta u shegayo ma hassan ba u dhaqaaqay intuu dalka haystay termkiisi la dagaalanka alshabaab

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 ปีที่แล้ว

    Sxb Qays soo laabasho wanaagsan, faallooyinkaagii waa looo xiisay.

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 ปีที่แล้ว +1

    Kuwaas waa qaran dumis lasoo abaabuli.

  • @nouralihassan2482
    @nouralihassan2482 ปีที่แล้ว +1

    markaa mushar kga difaacaneeeso waa nocaa naclad kugu dhacday kii shabab ugu waynaa baa xaruntii sirta u dhiibten vila rosana farmaajo maa galy intaas baa kaa soo dhow

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 ปีที่แล้ว +3

    Qadaad weyn is waraysanaya waa sidan oo kale

    • @Cadar49
      @Cadar49 ปีที่แล้ว +2

      Muraayad isku fiiri bal hadaad Qurux iyo nasab ku gaarto wiilashaan

  • @abdirisakisse4277
    @abdirisakisse4277 ปีที่แล้ว

    Dadka aan xamar u dhalan ama aan daganeyn ee ka imaaday meelaha fog fog yaan loo dhiibin xil quseeyo amniga muqdisho sabbto eh waa dad aan kala jecleyn nabada xamar ama ayaga ayaa a u fududeeyo qaraxyada

  • @AliMohamed-jn1hw
    @AliMohamed-jn1hw ปีที่แล้ว +2

    Been.baad isku maaweelisaa

  • @dhaladali5320
    @dhaladali5320 ปีที่แล้ว +1

    guula aan jirin ayaad sheeganeysaan.
    dhanka caqiiqadana waa lagu loodin la´yahay oo dowladda culimadooda wey simbiriraxdeen.

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 ปีที่แล้ว

      Cajiib xageed ka hadlaysaa is cadeee diinta alle waa cadahay xaqana waa iftiimi insha allah

    • @abdirazaaqqaliifcali567
      @abdirazaaqqaliifcali567 ปีที่แล้ว

      Sax caqiido lagu lodin la,ayahay kuwa dowlada dhiiqo ayey dhax fadhiyaan ictisaam way yabanyihiin jihaad maraykan galayo maxa waye😆

  • @xasanibraahimmaxamed512
    @xasanibraahimmaxamed512 ปีที่แล้ว +3

    Dad wax fiican sheegayo ayaa leydin mooda al shabab dhibka ay umada ku hayaan waad ka wacyi galineysaan lkn waxa ushaqeyba waa al cadalaha aad shegeysan iyo kan niza heysta marka meesha waxba kama socdaane runta aan jsku sheegno

    • @abdulqadiradamali9123
      @abdulqadiradamali9123 ปีที่แล้ว

      Kkkkk. Aduunka halkeed kaga nooshahay!!? Alcadaala iyo mahad salaad waa alshabaab. Waa reer CCB. Yahuuuu

    • @zuldaanzubeyr9986
      @zuldaanzubeyr9986 ปีที่แล้ว

      Dhiladi ku dhashy was

    • @abdulqadiradamali9123
      @abdulqadiradamali9123 ปีที่แล้ว

      @@zuldaanzubeyr9986 dhiladii ku dhashay was. War qof caqli leh miyaa!!!!? Alshabaab waa la cirib tirayaa insha'allah. Adiga aana taageero u ah, sida aan hadalkaada ka fahmaayo!! Yaahuu

  • @AWAABS_ICT
    @AWAABS_ICT ปีที่แล้ว

    Ma istirahdeen dagaalka wuxuu iskugu soo biyo shuban doonaa KGalbeed iyo Jubba land. Labadaas midna dadkiisa ubadan Qawaarijta midna dhulkiisa ah mid ku haboon dagaalka iyo ku gambashada Qawaarijta. Wayna adkaan doontaa in lasifeeyo nimankaa inta kursi la cayraanayo.

  • @abshirabdi6419
    @abshirabdi6419 ปีที่แล้ว +1

    Ninman wabyaalad hadlaya ayaad tihiin damal jadiid ayaad u shaqeesaan

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 ปีที่แล้ว

    Qabiileys tahy.

  • @ismahanaden57
    @ismahanaden57 ปีที่แล้ว

    Iska aamusa labadinaba mahad salat hano xayaysina

    • @abdulqadiradamali9123
      @abdulqadiradamali9123 ปีที่แล้ว

      Yaa Mahad Salaad sooba hadal qaaday. Maaxweynaha iyo Raisulwasaaraha ayaa shaqadan qabtay. Adigaa ku qarwaya mahad salaad. Uuuuf CCB. Caqligii ayaa dabada idinka galay

    • @ismahanaden57
      @ismahanaden57 ปีที่แล้ว

      Adigana ccbb da cusub lee matahidoo

    • @abdulqadiradamali9123
      @abdulqadiradamali9123 ปีที่แล้ว

      @@ismahanaden57 war mahad salaad aad ku walacdeen. Yaaba ka hadlooya!!!? Hadii uu wax haleeyo sheega, ceeb ma ahan lakin meelkasta aa ku hunqaacaysiin!!!!

  • @abdikadirmohamedmoalimissa5649
    @abdikadirmohamedmoalimissa5649 ปีที่แล้ว

    Kani ma wuxu halkan uso faristay inu been ino sheego

  • @danielsuti2946
    @danielsuti2946 ปีที่แล้ว +2

    Benale wen munafiq ayatahay

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 ปีที่แล้ว +1

    FARMAJO AYAA U SABAB LAHA QAWARIJTA INAY HOOGEESTAN WAYO HITA MAALIN LA DAGALTAMIN NIJAASKA FARMAJO LACNAD ALLAHANKU RIDO.

    • @zakariyeyusufali8349
      @zakariyeyusufali8349 ปีที่แล้ว

      Intaad dad eedeenin hab qoraalka iska sax

    • @hassankalifahmed5113
      @hassankalifahmed5113 ปีที่แล้ว

      Dhadhan iska sax waxad ku hadleyso

    • @sshirwacaadan7938
      @sshirwacaadan7938 ปีที่แล้ว

      @@hassankalifahmed5113 WAXAAN LA LA HADLAYA MAQANIDKA FARMAJO ADIGA MAXAA KU HANUJIYEY INA ADEERKA MIYA

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 ปีที่แล้ว

    Qabiilka kadan shabaab musukmaasuk.

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 ปีที่แล้ว

    Ninkaan waa mucaarad Farmajo
    Allaha ka Cabsaneen Muqdisho iyo shabeelada hoose waxaa ka saaray xukuumada Farmajo oo cidanka mushaar u kordhiyay cidanka ugu badan waxaa la qoray waqtiga md Farmajo hotel markay soo weeraraan loga saarayay hal saac ka yar md Hassan Sheik waa kii yiri mushaar leydima kordhinya guryihii aada ciidan looma baahno.
    Cidanka Xooga waa lawada qoray mushaar toos logu diraayay musuqmaasuq la dagalameen.
    Hada mahad salaad baa nisa kasoo buuxiyay ciidan qainul wadan ah.
    Oo soo gudbiya. Macawisleey ugu horeeyay waqtiga md Farmajo bay bilaabatay oo cidan laga dhigay mushaar loo qoray.
    Beenta iyo dacaayada meel ma gareysa hada wixii dhaca md Hassan Sheik baa leh.
    Md Farmajo waad ku waalateen.
    Awoodii qaranka baa shisheeya gacanta u geliseen.
    K/galabeed dowladda Soomaaliya ka dambeysa

  • @MohamedIBRAHIMISMAIL
    @MohamedIBRAHIMISMAIL ปีที่แล้ว

    Formajo way cadaatay. Dawlad faa'ido male hadii argagaxis lala dagaalamin.

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 ปีที่แล้ว

    Saraakiisa fududeysa hadda.

  • @zakariyemohamed7381
    @zakariyemohamed7381 ปีที่แล้ว

    Balaayo Been badan

  • @adamisxaaq5160
    @adamisxaaq5160 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂 been weynaaaa

  • @foosijaamac4983
    @foosijaamac4983 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle kani waa beenaale, taariiqo uu qaldan ayaa ku haynaa Qeys beenaale aa loo bixiyey, dadka ha hor keenin this liar

  • @Muxammed22
    @Muxammed22 ปีที่แล้ว +1

    Adeer meesha dhaliil farmaajo inaan idinka dhagaysanno umaanan imaan e, ama alshabaab ka hadlaya ama sidii eeyihii farmaajo oo 7 bilood kahor tagay kadaba ciya.
    farmaajo wixii uu alshabaab u gaystay idinka idiin waydiin maynee. farmaajo ma ahan sida dawladan o kale oo guulo ay qabaailku gaareen sheeganaya, deegaanadii uu shabeelooyinka xoreeyay ee alshabaab halbowlaha u ahaa waanu ogayn e.

    • @ibraahimyuusuf9210
      @ibraahimyuusuf9210 ปีที่แล้ว

      Deegaanadaas noosheegbal🤔😂😂

    • @Cadar49
      @Cadar49 ปีที่แล้ว

      Dhib iyo laaluush ba markaasuu bilaabmay iyo in shabaab xoogeeysto dowladii la baado Farmaajo aa u fududeeyey in shansano uu waxba ka qaban ururka ugus

    • @Muxammed22
      @Muxammed22 ปีที่แล้ว

      @@ibraahimyuusuf9210 janaale ma damu jadiid baa xoreysay🙂
      hadii aad shalay dhalatay waa meesheeda balse marka laga soo tago deegaanada qabiilada iyo amison xoreeyeen, kuwa uu farmaajo xoreeyay iyo kuwa xasan sheekh 6 sano oo uu joogay uu xoreeyay waxaa tobon jibaar badan kuwa uu farmaajo xoreeyay. wixii intaas kasoo harana waa hantaatac

    • @Muxammed22
      @Muxammed22 ปีที่แล้ว

      @@Cadar49 waxaas caruurta shalay siyaasada bartay baa loogu sheekeeyaa eedo. alshabaab ma waxay xoog badnayd markii xiligii xasan ay laba jeer madaxtooyada weerareen ayna ku dhawaadeen in madaxweynaha ay madaxtooyada ku dhexdilaan mise xiligii farmaajo oo deegaanadoodii sida janaale loogu tagay oo laga saaray.

    • @Muxammed22
      @Muxammed22 ปีที่แล้ว

      @@Cadar49 laaluush iyo musuqmaasuqna ma waxay jireen xiligii gabdhaha soomaaliyeed dalalka carabta laga iibsan jiray ciidankana lagu lahaa qofkii aan boqol dolar ku qanacsanayn ha iska tago ilaa 30 qof oo wasiiro iyo xildhibaano isugu jirana la khaarajiyay waa xiligii xasan ee.
      mise waxay jireen xiligii farmaajo ee uu imaaraadka ka diiday in uu 80million oo laaluush ah ka qaato waliba ay warbaahinta dunida oo dhami ka hadashay, mucaaradkiisa oo uu ugu horeeyo CCW ay sheegeen in farmaajo hal shilin oo oo hanti dadwayne ah uusan qaadan.
      hadii la is indho tirayo waa meesheeda balse qof caaqil ah wuu garanayaa inaan labadan shakhsi la isbarbar dhigi karin

  • @mohamednouh8862
    @mohamednouh8862 ปีที่แล้ว

    Fake news alshabab wax laga hakin gareyay majirto dowlada dhaxdeda ayaba shabab ah kadaya marka shekadana qoto qotada ah

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 ปีที่แล้ว

    Alcadaala iyo mahad salaad ayaa shabaab ah beenta joojiya