Gen. Indhacade - Wareysi #3/3 - Yaa Alqaeda ku hayay Soomaaliya I Muqdisho 04.02.2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2023
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

ความคิดเห็น • 611

  • @naqiibmohamud3228
    @naqiibmohamud3228 ปีที่แล้ว +86

    AYAANLOOW wareysigaan hal cilad ayan ku dhex arkay generaalka asagoo hadalka wato ayaan su.aal kale u dhex fureysaa .
    wareysiga marka uu tarikh yahay su.aalaha ka yaree mahadsanid

    • @jowhara1000
      @jowhara1000 ปีที่แล้ว +2

      Ayaanle walaal waan daawadaa inta badan wareysiyadaada waxaan ahay qof kula jecel horumarkaada laakin Waxan inta badan aqriyo komitaga si aan u qiimeeyo in aan arko heerka ui gaarsiisan yahay fahamka bulshada dhageysatay ka fal celinta saliimka ah inta badan waxan arkaa in laguu soo jeedinaayo in aadan meelaha muhumka ah aadan ka dhexgelin si uu u siiwado aqbaarta muhiimka ah uu rabo in uu calooshiisa ka soo saaro sida xaqiiqda ah iyo waxa layskugu dhexgelinaayo xaqiiqda iyo danaha gaarka waad mahadsantahay

    • @Farxaan
      @Farxaan ปีที่แล้ว

      Ayaanle waa Wariye xirfadleh, laakiin interview giisa badankiis timing su’aaalihiisa waa off, sxb howsha fiican wad, laakiin I hope in aad healthy criticism ku ay noqoto huro mar, not bruised ego.

    • @MohamedAli-ke4mg
      @MohamedAli-ke4mg ปีที่แล้ว

      Woo saxan yahay sawabtoo ah warka ayooo badinayaa muhiimada yaa kafiican inoo kahadlo warbadan wax oo fa'ido leeyahay mala han

    • @abdulqadirmohamed4429
      @abdulqadirmohamed4429 ปีที่แล้ว

      Wale India cade iyo shariif argaxisasada ayagaa aas aasay

    • @abdisalamosmanmohamed633
      @abdisalamosmanmohamed633 4 หลายเดือนก่อน

      wariyahaan asagaba wax walba moo noo sheekeeyo

  • @abdullahiahmed5126
    @abdullahiahmed5126 ปีที่แล้ว +69

    ayaanle sxb barnaamijkaada waan jacelnahay lakiin iska dhaaf qofka sheekada aad ka xoogayso oo mawjada ka bedelayso asigoo warkii dhameenin sheekada dhadhanka ayaa ka dilaysaa mahasanid hanoolato media

    • @calioumarx4289
      @calioumarx4289 ปีที่แล้ว

      Waa kuu dhali saxib ayanle waa nin dhad kaa maaqla maxaa can stupid ignorant

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man ปีที่แล้ว +5

      Hadalka meesha ugu dhadhan wanagsan buu ka soo dhex galayaa

    • @Darwiishdaweeye
      @Darwiishdaweeye 4 หลายเดือนก่อน

      Waa qof dhagasanaya sheeko uu hore udhagaystay uun. Saas awgeed bu usoo dhex gali. Inanakana sheeko cusub bay inoo tahay

  • @qasaluuraxmaan922
    @qasaluuraxmaan922 ปีที่แล้ว +63

    Nio aniga hal talaan kuugu darsanaa qof markaad wareesaneeso adiga hadal uu tawato haka jarin waayo markaad hadal ka dhex galiso waxaa dhumaayo macluumaad bdn uu qofka sheegi lahaa sidaada kale wax gal waa thy lkn jooji inaad hadalka ka jarto wareesigaan wax bdn waan ka helay kuwo bdn oon heli lahaana adaa isbaaro u dhigte shaqadaada wado adiga wixi aad weediineeso halasoo deg degin hadii aad ka baqeeso inaad ilowdo qalinka aad wato warqada latag ee ku qor fudeedka jooji macwiislay

  • @mahadsalad3405
    @mahadsalad3405 ปีที่แล้ว +5

    Great! Thanks, Gen Indhacade. Thanks too 👉Hanoolaato!

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 ปีที่แล้ว +12

    Yuusuf indhacade waa nin rag ah wallaahi eray xikmad leh ku hadley
    Allaah ayaana aqoonsan Allahu akbar

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 ปีที่แล้ว +10

    War odga been badan I refuse to take 5 million dollars form CIA😂😂 while he’s doing isbaro 😂😂

    • @cabdallayare4554
      @cabdallayare4554 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waa been cad kkkkkkkk 😂

    • @ibraaahimyare8607
      @ibraaahimyare8607 4 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂 from sh, hoose

    • @Convini6
      @Convini6 หลายเดือนก่อน

      Lol he was one of the most powerful man in the (ICU) Maxakin he had enough money already

    • @Convini6
      @Convini6 หลายเดือนก่อน

      Qof walbo qof dalkiisa iibsanayo muusan aheyn wuxuu ka cararaayey in dhaxdooda is dagaalan shacab ku dhintan

  • @Apeen_maLik1
    @Apeen_maLik1 ปีที่แล้ว +6

    Ninkaan dad badn waxey ka aaminsanaayeen filrad qaldan , hada waaad u jeedan u maleynaa in uu yahay GEEESI SOOMALIYEED wadankana badbaadiyey xiliyo adag ,
    Allh hku siiyo cimri dheer io cibaaado suuuban .

  • @adoonkialle8417
    @adoonkialle8417 ปีที่แล้ว +19

    One of the best video in this year, qisooyin ad logu bahan yhy iyo arimo xasaasi ah ayuu ka shekeyay jeneralka, hanoolato waad mahad santahay madama noo soo gudbisiin arimaha ka qarsan shacabka somaliyeed.
    Please soo badi kuwan oo kale, next waziir muqtar robow aa sugenaa shekadiisa.

    • @ustaaddaacad9341
      @ustaaddaacad9341 ปีที่แล้ว

      Allah jala wacala ayu nin ku dhaha سبحان الله

  • @KhadarMK12
    @KhadarMK12 ปีที่แล้ว +7

    Subxaanallah, indha cade waxaa uu taagan yahy ilaah ha u naxariisto Osaama bin laadin, sidee qof argagaxiso ah aa ugu duceene, wali argagaxisa nimmada inuu aaminsan oo egyahay ilaah hasoo hadeeeyo

    • @ahmedabdirahmannoor8066
      @ahmedabdirahmannoor8066 ปีที่แล้ว +1

      Waa mujaahid waayo cimrigiisa Allah dheereeyo

    • @MaxmudCumar
      @MaxmudCumar 8 หลายเดือนก่อน +1

      رحمه الله رحمة واسعة
      Mar weliba lenahay haddana waa lenahay mujaaihid gaala la diriray buu ahaa ee Alshabaab oo kale ma ahayn wll

    • @KhadarMK12
      @KhadarMK12 8 หลายเดือนก่อน

      @@MaxmudCumar ilaah hakusoo hanuuniyo wll hadiiba aa saas taagan tahay wada qaldan aa ku jirtaa wll, jihaad iyo dadka leeska dillo kalla saar horta, hadii aa Quran Tafsiir kiisa wax ka garaneeyso ayada (32) ee Suratul - Maaida sifiican usoo aqri iyo macnaheeda usoo faham inshaaAllah 👍

    • @sharfaani8381
      @sharfaani8381 4 หลายเดือนก่อน

      Wll mcn ibnu cutheymii friin gobaabin u firey marka ubnu cutheymii ma ka cilmi bdnthy wll

    • @KhadarMK12
      @KhadarMK12 4 หลายเดือนก่อน

      @Sharfaani83 81 Wll horta ma faham san tahay waxa lagga hadlaayo iyo waxa ee ku saabsan tahay?

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw ปีที่แล้ว +3

    Gen.indha Cade
    Wareysi kale. Halaga Qaado
    Su.aalo badan.oo u baahan.dabagal.iyo sharaxaad dheeri Ah Ayuu baxshay.
    I hope in qof kale waraysto.ayadoo laga duulayo.warkaan.Ayaanle sii daayey.

  • @YasmiinKitchen
    @YasmiinKitchen ปีที่แล้ว +11

    Wareysiga Ayaanle kaliya waxaan kunacay qofka warka kadhex galaa hah war qofka daa😢

    • @ji.s9434
      @ji.s9434 ปีที่แล้ว +1

      Mid kale camera da isku beega dhinacaga ah ku yaree pls. Qofka sheekenaya camera da ku badi oo daa hadlee, waqtigisa udaa, suaale badan ayaa kasoo bixi kara marka u hadlayo la wareestaha, calaa kuli xaal, mahadsanid Ayaanle. Great work.

    • @nurmohamedhalane5518
      @nurmohamedhalane5518 ปีที่แล้ว +1

      Fiiro gaar ah baa u yeelatay qofkaan caqli haka sugin allow media maxaa la isku arkay

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI ปีที่แล้ว +10

    Ayaanle mazuuL waanu Ku wadanaa Dhacdooyinkii Hore Sida Aad Nooga Dabageyneyso Balse Hal Dhaliil interview-Yada Danbe Qofka Haka Dhex-galin inTuu hadaLka Dhameysanayo Adigoo Su'aalaha Aad Hadalkiisa Ka dhex Fahanto Qoranaya 🙏

  • @Seki-Saed21
    @Seki-Saed21 ปีที่แล้ว +6

    AS in lala dagaallamo waxay qaadan kartaa 10sano, waayo Jubbooyinku waa meel ay adagtahay in la galo oo cadawga lagula dagaallamo. waa xog wayn xaqiiqdii. Xasan Sheekh dadkaas aasaaskooda, taliyayaashooda iyo maskaxdoodaba yaqaan hala tashto. Somalia Guul. Thanks Ayaanle. I hope in Part4 aad soodayso.

    • @JAMHAD10
      @JAMHAD10 ปีที่แล้ว +3

      2 bilood qaadan mayso haddii loo soo jeesto!

  • @ahmedmuse1979
    @ahmedmuse1979 ปีที่แล้ว +13

    Ayaanle walaalow iska daa hadalka aad qofka kujaree maxaayeelay waxaa kudhaafaa macluumad muhiim ah...mahadsanid

  • @mohamedxaashi5532
    @mohamedxaashi5532 ปีที่แล้ว +5

    Legend general al shiiq yuusuf maxamed siyaad indhacade waa Nin wadanka wax badan usoo qabtay geesi ah oo hadal yaqaan ah

  • @efootballtube
    @efootballtube ปีที่แล้ว +5

    Best interview

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics ปีที่แล้ว +2

    Waa Barnaamij Xogo Aad U Wax Ku Ool U Ah Uu Ku Bixiyay Waayo Aragnimo, Taariikh Iyo Talooyinba Uu Gen. Uu Ku Bixiyay.

  • @abdirahmanabdulle2362
    @abdirahmanabdulle2362 ปีที่แล้ว +8

    Waxaa cajiib ah nin aragagixisa ah qof so dhaweeyay hadana ku faanaya 2023 kuna faanaya, Generalkan hadii uu ka dhalan lahaa 0.5 maanta waala eeden lahaa balse wuxu ka dhadhay 4

    • @abdicaziz9474
      @abdicaziz9474 ปีที่แล้ว

      Sxb wali .5 miyey kuu joogtaa 😂😂😂

    • @karaamakaarama92
      @karaamakaarama92 10 หลายเดือนก่อน

      Raggan waa cilantro yhiin qorey caradis wax waa ku qaadi wayeyn marka ha iska hadlaan

  • @haadimooge7687
    @haadimooge7687 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ayaanloow mukhtaar Rooboow keen legend noow

  • @sidramrk
    @sidramrk ปีที่แล้ว +28

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

    • @Cumarfaruuq74
      @Cumarfaruuq74 ปีที่แล้ว

      Ok

    • @selebanali4854
      @selebanali4854 ปีที่แล้ว

      @@Cumarfaruuq74 😂 tuugsi cusub miya

    • @CaynansheMuse
      @CaynansheMuse ปีที่แล้ว +1

      Hh wax khayr qabah ale hakusiyo wa laso casriyeyay tugsigi

    • @selebanali4854
      @selebanali4854 ปีที่แล้ว

      @@CaynansheMuse hhhh melo badan ayan ku arkay 😂

    • @Liiloowe
      @Liiloowe ปีที่แล้ว

      Inacadde waa doqon niman Burco ka yimid ayaa dadkaagii xasuuqay adiguna xamar ayaad usoo carartay. Fulay fulay maanta inuu hadlo maba aha

  • @bukhaarixasancali8349
    @bukhaarixasancali8349 ปีที่แล้ว +2

    Fasahaadka kujira warbixintaan oo mudan in laga saaro ayaa ah in ninkaan indhacade layiraahdo uu alle kutimaamayp nin subxanallah.

  • @Som-hf7wz
    @Som-hf7wz 10 หลายเดือนก่อน +2

    Walaahey General Indhacade waxaan ku aaminey iney Itoobiya cadow Soomali tahay weligaana Xabashi ha aaminin Maraykankaan ku bartey kuwa aan meel kawada shaqeeyn jirney nacaybka iney noo hayaan iyo Dibindaabada .

  • @hubaalyare2010
    @hubaalyare2010 10 หลายเดือนก่อน +3

    Indhacade isn’t easy 🎉🎉🎉

  • @garaadabuun6698
    @garaadabuun6698 ปีที่แล้ว +6

    Sxb ayanle dadku markey sharaxada wadaan haka dhexgalin wareysi hore wan ku arkey ciladaas mahadsanid

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 ปีที่แล้ว +2

    Dhiigii uma da soomaaliyeed. Ayuu gacmaaha kuwataa muqdisho kaliya intuu kudilay 🩸🩸🩸🩸🩸🩸

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 ปีที่แล้ว +6

    MAA SHA ALLAH JENARAL YUUSUF RUNTA AYAAD KA HADASHAY MAANTA.

  • @supershakra1043
    @supershakra1043 ปีที่แล้ว +4

    ama Fuaad Shangole aa jaajuus ahaa kulahaa Gen Indhacade Nin cabsada maaha :D

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 ปีที่แล้ว +4

    Somali waa dad masaakiin ah,,, Nimanka la raadinaayo iyo Mareykanka wey is ogyihiin ayagaaba soo direy,,,,,, waxaa sameysaan bes ayaa la fiirin rabey,,,,,

    • @Fikir-dheere
      @Fikir-dheere 4 หลายเดือนก่อน

      Horey loo dhahay bilcaan wa caruur raad ween😂😂 caqli xumadaada waxa shegeeso day adi caqli Allah hakuziyadiyo

  • @larsmartinjohanssonjohanss115
    @larsmartinjohanssonjohanss115 ปีที่แล้ว +6

    ”Godane tuug buu ahaa, Aadanna nin wanaagsan buu ahaa”- Mr Indha-cadde
    Waar raggu waa isku kitaabe ma qabyaalad baa ku qaaday?

    • @farahismail7730
      @farahismail7730 ปีที่แล้ว

      Haa qabyalad waye, Godane iyo Adan isku kitab ayy ahayen balse Godane wu diiday waqooyi in kitaabkaa la geeyo qabiilkaanaga iyo ilmahaanaga joogo ayuu dhahay, Aadan arinta wu fahmay arimo badan ay sameen lahaayeen wuu ka diiday ilaa marki dambe asaga ka jaajuusen. Ilmahaanaga waqooyi raaxo ha ku noolaadeeno idinkana guryihiina, ilmihiina iyo deegaan kiinaba waa burburinaa caqli diin maaha,

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 ปีที่แล้ว

      aadan waxuu ahaa qof islamnimada ka goantahay.

    • @alexisde9413
      @alexisde9413 ปีที่แล้ว

      @@beryalex1798Markaa Godane muxuu aha . Labuda waxey aasaaseen Alshabab Dowlad USA baana dishay

  • @abumoalim
    @abumoalim ปีที่แล้ว +12

    Qofka fursad sii uu hadalka kudhameysto, sheekadaa naga qaseysaa. Horey usoco hanoolaato.

  • @worldvoice101
    @worldvoice101 ปีที่แล้ว +5

    Walaahi dad badan oo gaalo ah commentiga kujira ee iska ilaaliya somaliyeey. Iyaga Nabi Ciise kutilmaamay Ilaah.

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 ปีที่แล้ว +5

    AYAANLE HUSSAIN CABDI ..HANOOLAATO THANKS FOR YOUR SHARING WITH US.. THUMBS UP

  • @yking5612
    @yking5612 ปีที่แล้ว +9

    Indha cada runtaa sheegtey . Waxaad noqoteen hawiyo laga aqli badi. Diin iyo dhaqaale waa niilugu siri karaa . Koofur adinkaa meeshaas dhigey.

  • @yasminsaid1207
    @yasminsaid1207 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle good job. Mahadsanid

  • @abdirizakabsuge9951
    @abdirizakabsuge9951 ปีที่แล้ว +2

    Waaa interview xiisa badan dhawaan aana daawan kan oo kale
    Talada general ka hadii la qaato nabad waarto ayaa heli doonaaa insha allah

  • @mos1954
    @mos1954 ปีที่แล้ว

    Waa Taariikh loobaahnaa, inney Dhacdo waana Kumahadsanyahay Indhacade iyo Ayaanlaba, Laakin Ayaanloow Fursada Dhageysiga Kudadaal !
    Teedakale inbadan baan Indhacade warxumo badan kamaqlikiray laakin Ninku Marku Inna Rageed yahay Cadowgiisa badan, Marka Raali Igamoqo.
    Wixii run iyo been ah Allah Og .
    Laakin Indhaheygaan Wax ku arkay.

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad ปีที่แล้ว +16

    Nin soo jabay oo nolol addag ku soo maray weeyaan oo waayo arrag ah General indho-cadde
    Barnaamij ka xiiso baddan dhawaantaan ama daawan nin rag ah jabkii soo maray ka sheegey buu siddoo kale ahaa jannalka cimri iyo dheer dambi dhaaf baa u rajeynayaa insha allaah.

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 ปีที่แล้ว +4

    Fadlan lawaraystahq codkiisa waa hooseeya marwalba halkaa inaga update gareeya ayaanle group zxb

  • @hanadali4554
    @hanadali4554 ปีที่แล้ว +3

    Usama allah u naxariisto ayu leyahay inta somalida ee uu makac dhabayo ee dhimatay lkn ma dhahayo😎 still waa al shabshab

  • @amalsadi935
    @amalsadi935 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah hanoolaato

  • @begsey
    @begsey ปีที่แล้ว +2

    Indhacade waaa somali legends.

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed ปีที่แล้ว

    Masha allah Gen.indha cade ❤

  • @khadarhussen4752
    @khadarhussen4752 ปีที่แล้ว +6

    This is absolutely true🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴.

  • @mastermind.405
    @mastermind.405 ปีที่แล้ว +11

    General indhacade fikrat qaldan ayaan kaaminsanaa lkn waxan ogaadey inuu yahay qof wanagsan iyo diin aqaano mashallah

    • @Faruq959
      @Faruq959 ปีที่แล้ว +1

      Waxa qaribay somalia waa diin iyo qabiil hadey been been shiiq is ka dhigayan
      dowladna ma dhisayan mana ogola in dowlad loo dhiso abgal iyo habar gidir wadanka qaribay

    • @mastermind.405
      @mastermind.405 ปีที่แล้ว +1

      @@Faruq959 Sxp datka dan waaye ee Abgal iyo H.G lee maahan

  • @hailegoome7817
    @hailegoome7817 ปีที่แล้ว +3

    Caadifad ayaa haraysay indhacadde,Usama iyo Aadan ceyrow allah ha unaxariisto lkn ina Godane tuug ayuu ahaa maxeey😂 ka micno tahay.?

  • @user-vg6wq7fx2t
    @user-vg6wq7fx2t 3 หลายเดือนก่อน

    Aadban uga damqaday dhibta gaadhay walasheen sucaad ilaahay qalbiga haw qaboojiyo c/risaaqna Allah haw naxariito isaga iyo inta dulmiga lagu dilay Aamiin Aamiin

  • @caliguuleed1651
    @caliguuleed1651 ปีที่แล้ว +1

    Wareysigaa mugdi badan ayaa iga muuqda indhacade is bari yeel ka muuqda iyo xogaa is giijin ah

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 ปีที่แล้ว +7

    Wax badan Aya lagaqadanaya wareysiga waad mahadsantihiin labadiinaba waxaa Laga qadanayaa marka ugu horeysa
    1 in la iska daayo dadka lacambareeyo ma ogid tariikhdiisa oo lahubsado
    Waxa nagu badan dadka markey arkaan qof lacayayo iska raaca sabab la aan xaqiiqda ayagoon ogeyn runmiya mise been

  • @ibnadam1860
    @ibnadam1860 ปีที่แล้ว +8

    Acuudu bilaah - ninki kownka iskalahaa - Allah nin laguma sheegi karo ..... towbad keen haaduu carabka kaa xaday .

    • @mubarikaden962
      @mubarikaden962 ปีที่แล้ว

      Waa sax Allah Nin laguma sheegi karo

  • @ahmedabdullahi793
    @ahmedabdullahi793 ปีที่แล้ว +6

    War waxaan dhiiga yuusan nagu kicin ma khawaarij ayaa ladhihi karaa Alle ha u naxariisto wax inkraan ayey ahaayeen cadaabta alle ha ku fageeyo 😢

    • @abdirahman_ahmed
      @abdirahman_ahmed ปีที่แล้ว

      Diinta ilaahey caadifad iyo dad naceeb maahan qofkaa necebtahay maahan micnaheeda inuusan naxariis heleen

    • @ahmedabdullahi793
      @ahmedabdullahi793 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahman_ahmed ader kuwaasi waa kaliitaan Inta allalh abuuray Adigu hadaan jeceshahay dadka kula mid maahan khawarij naxariista arkimaayaan mudanee waa nacday ee ha ku kaddoomin

  • @qabdulkadir8505
    @qabdulkadir8505 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaan waa nin legend ah Generaal Indha cade❤

    • @altamoha3216
      @altamoha3216 ปีที่แล้ว

      Maxuu ku naqday waa su aale sxb

    • @mahamedmajor4679
      @mahamedmajor4679 6 หลายเดือนก่อน

      Ragii alshabaab Mogadishu kasaray waaye​@@altamoha3216

  • @user-rh5qb8yx1o
    @user-rh5qb8yx1o 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ben badnaa maclinka marku shahidayay maxkamada bad aheydeen anaguna shabab baynu aheen ❤

    • @saaqsakaaro3982
      @saaqsakaaro3982 4 หลายเดือนก่อน

      Buuu adiga yaa tahey

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah geesi ayaanle waa ku salaamay salaan ka dib ilahey haa idin dhowro adiga iyo general indhocade waxaan codsana qeybti afraad in aad noo sameysan jazakallah kheiran adiga iyo general indhocade waa mahadsantihin

  • @magolabdulle5811
    @magolabdulle5811 ปีที่แล้ว +5

    Aw sheeqoow waxaa tahay Alle ayaa nagakaa og. Marqaatiga nool ne reer Marko ayaa ah . Allahu mustacaan calaa maanaquulu.

  • @sacadmo1511
    @sacadmo1511 ปีที่แล้ว +6

    Meeshani waa maqaaxiye wareysi kama jiro 😂

  • @abdirahmaanahmed572
    @abdirahmaanahmed572 ปีที่แล้ว +2

    Illahey hanaga qabto ururka khawaarijta waa in aan ladagaalnaa af iyo gacamba waqtigoda waa dhamaday waxa hormarka wadanka hortaagan waa ayaga iyo laalusha qaate shaar dowlad wata illahey wanaag haku dhameeyo

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 ปีที่แล้ว +1

    ❤ Hanolaato

  • @nomadhistorian3028
    @nomadhistorian3028 ปีที่แล้ว

    Subxaana Allaah, war ereygaa ka toobad keen.

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 ปีที่แล้ว +2

    Runta hadii laga hadlo way adagtahay in (AS) laga saaro raas kamboni & bada madow Iyo jubooyinka

  • @korosTRADING
    @korosTRADING ปีที่แล้ว +2

    Walahi waa runtiis waxa uu ka Hadley Godane wuxuu u socdey Kuunfur inuu burburiyo waqtigaas goobjoog ayaan kahaa 2005

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 ปีที่แล้ว +2

    Kuli waan wada dhagaystay.
    Waxii taariikha ma garanayno laakiin sifiican ayu kuso afjaray.
    Oo'ah Maxa hada xal'ah?
    Uukujawaabay diyo yaan laqaadan, qofkii qof dila haladilo, waa sax. Meelaha hoose Aya la'iskasaxaa kow.

  • @qumuraatdesing
    @qumuraatdesing ปีที่แล้ว +3

    Janeraal guuleyso🥰

  • @anigawaye1354
    @anigawaye1354 ปีที่แล้ว +4

    Raganimo, Geesinimo, Runtoo lataabto, iyo in uusan ahayn Caade Qaate ayuu Generaalka sifo u yahay. Waa kuma siyaasiga ama generaalka 5million diidi lahaa xilligaas oo baahi badan jirtay.. Wallee nin rag waxaa labartaa xiliga dhibka adag jiro...

    • @mohamedmiidoh5736
      @mohamedmiidoh5736 ปีที่แล้ว +2

      hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh shaqa==cabki uu biyaha wabiga ka iibin jirey meel noogu sheeg geesinimo ayay ahayd iyi shiikhnimo saw mahan ????????????/

  • @RaadRaac1484
    @RaadRaac1484 ปีที่แล้ว +2

    Mudo dheer ayeey shacabka ku nool magalada muqdisho waxa eey ka cabanayeen in HARGEYSA looga soo abaabulay cadaawad iyo fikir aad u guracan iyada oo eeysan shacabka muqdisho ku dhaqan siyaasad ahaan iyo dad ahaanba eeysan wax godob ah eeysan ka galin shacabka iyo siyaasiinta ku dhaqan HARGEYSA wanag iyo walaalnimo moyee balse taas badalkeeda waxaa lagu abaal mariyay in lagu laayay shacab aad u fara badan iyo hantidoodi qarax aan naxariis laheeyn lala beegsaday xasuuq ba'ana loo geeystay Aann ka qota yareeyn ki kadhacay geeska africa Gaar Ahaan RUWANDA oo kale waxaase wax aad looga xumaado ah oo walibana ayaan daro aad u uweeyn ah ayadoo eey xiligaas muqdisho ku sugnayeen rag ka awood badan ka cilmi badan kana hanti badan SIDE GENGRAL INDHA CADE okele in fikirkoodi aadka u xumaa u hirgalay 2DAAS wiil ee HARGEYSA kaso duulay muqdishana waxa ka dhacay mahan wax hadal qoraal iyo muqaalba lagu soo koobi karo dad Aad iyo Aad u farabadan ayaa lagu laayay qeyb kalana naafo ayaa laga dhiga hanti badana wa lagu burburiyay TAARIQDAASNA wa mid meel ku qormi doonto Malin malmaha kamid ahna la iska wareeysan doono Aduun iyo Aqiraba insha allaah waxan ilaheey uga baryayaa dadkaas xaqdarada lagu laayay inu u naxaristo danbigodana dhaafo inta dhawaca iyo nafada laga dhigayna u cafimad ah taama siiyo insha allaah🥲🥲🥲🥲

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 ปีที่แล้ว

    Ayaaanle mashallah interview cimrigaga dheerado geel dhalayu ku tusina

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 ปีที่แล้ว +9

    General indha cade big legend

    • @Selmanjama
      @Selmanjama ปีที่แล้ว

      Addis Ababa ayan Ku tukan doona 😂😂

  • @sahramuscrowhassaan5083
    @sahramuscrowhassaan5083 ปีที่แล้ว

    INSHA ALLA

  • @alimohamed68
    @alimohamed68 8 หลายเดือนก่อน +2

    wlhi gerenkuu sidaa xaqiiqda iyu kaa hadley wunaa noo shegey xoog badaan iney diin uu gediin oo losoo diirey buurbuurka qaraan kaa Somalia

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ayuu nin kusheegay indhacadde. Haddiise Islamku mid yahay Maxay carabtu noosoo tarxiilaan.

  • @fadumociise2107
    @fadumociise2107 ปีที่แล้ว +20

    Masha allah umaleyn maayo wareysi iiga xiisa badan mahadsanid ayaanle adiga generalka qaaligaa ilahow garaadkaada iyo raganimadaada kuubarakee

    • @altamoha3216
      @altamoha3216 ปีที่แล้ว +1

      Ninka kaliya ee somaliya dhulka lajaray miyaa sidaas kigu ween

    • @abdiomar3204
      @abdiomar3204 ปีที่แล้ว

      WT GENERAL?

  • @Alhamdullilaah1
    @Alhamdullilaah1 ปีที่แล้ว

    Insha allaah malin waa lagaari doonaa hadaan Dhiintana caruurtaan dhalay iyo waxay sii dhaleen ayaa ii raaxaysan doono ❤

  • @nuuraani924
    @nuuraani924 ปีที่แล้ว +3

    War ninkan iIaahey nin dhahaayo ma waalanyahay

  • @Diesel_M
    @Diesel_M 5 หลายเดือนก่อน

    Warka cali maxamed Geedi wa sax, Cidena kuwa eh dhan xoog ba lagu heystay

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว +26

    Very interesting interview, well done Ayaanle

    • @yahyaelmi8435
      @yahyaelmi8435 ปีที่แล้ว

      What I understood in this video is the men that indha ade was trying to save some of them were USA spies double agents , Al aqeda and USA where working together

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว

      @@yahyaelmi8435 you are right 100% , they were US spies and that's why everything indho cadde did for them and transferred to USA,

  • @afgooyebishe2236
    @afgooyebishe2236 ปีที่แล้ว +1

    Waa barnaamijkii qiimi bdn mhdsnid hanoolaaaato

  • @haydhhshdka333
    @haydhhshdka333 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle, good interview but you interrupt too much….let the interviewees continue their story line and don’t mess up their train of thought. You are like this in every interview.

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhhh general indha cade waa rageedii walaahi

  • @mohamedabdalla6731
    @mohamedabdalla6731 ปีที่แล้ว

    Wallaahy warkaasi waa caan baxay, maxakiimtiiba itoobiyaan ku tukanynaa baan intaa ka maqalnaa, War indha caddaw xaal qaado

  • @abdullahimohamed6208
    @abdullahimohamed6208 3 หลายเดือนก่อน

    Itixad iyo Indha cade ceebta ALLAHA asturo

  • @haldoormedia6355
    @haldoormedia6355 ปีที่แล้ว +3

    Ayaanle wareeysigan Ku nooqo mar kale please thanks

  • @MustafaMuhumed
    @MustafaMuhumed ปีที่แล้ว +2

    Gen. Indhacadoow haan ku saxo, ilaahay ayaad nin ku tilmaantay sida dadka oo kale lkn ilaahay nin wuu ka sareeyaa xitaa uma dhawa oo wuu ka sareeyaa ee bal sida nimanka oo kale ilaahay example ha usoo qaadan, dheh ilaahii koonkan lahaa.

  • @pedrigavi5373
    @pedrigavi5373 ปีที่แล้ว

    Legend

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 ปีที่แล้ว

    AYANLE THIS GUY WAS AN AMATEUR IN THE SOMALIA HISTORY. SIDA LO BUNBUNINAYO IYO SIDA WAX UHEYNIN Uu SHEEGO ISMA LAHA.

  • @runsheegofficial9355
    @runsheegofficial9355 ปีที่แล้ว +2

    Thnkz tariiqda aad inoo rebtit hanolato iyo team koda

  • @guledbashiir4123
    @guledbashiir4123 ปีที่แล้ว

    hambalyo hambalyo ustaad 300k

  • @theadorableboy8633
    @theadorableboy8633 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan asagaaba Al-Qaeda ah.

  • @mohamedqeyt3873
    @mohamedqeyt3873 4 หลายเดือนก่อน

    Mareereey iyo Jilib ma Washington baa? Absolutely not that is Somali brave man Gen Indhacade 💪💪💪💪

  • @ShiinMuuse
    @ShiinMuuse ปีที่แล้ว +4

    Waxaan noqday qofkii ugu horeyey ee dawada

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 ปีที่แล้ว +2

    Sarkaalka indhacde waa geesi soomaaliyeed oo waay arag ah oo dalkiis ka soo shaqeyey oo og cadawgiis

  • @Marayare..channel.
    @Marayare..channel. ปีที่แล้ว +4

    Halyey indho cade🥰👏

  • @wziiir5634
    @wziiir5634 3 หลายเดือนก่อน

    Somalia dad badan aya aqiro laga waresan dona inshalah

  • @najiibcabdi4735
    @najiibcabdi4735 ปีที่แล้ว +2

    Waleee aqiro xisaab ayaa taal 2k dhalin yaro ah school iska dhiganyay deeynunay iyo iidale ku dhamadeen yaa lo hestaa😓

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 ปีที่แล้ว

    Lolz 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂

  • @Allasheikh.
    @Allasheikh. ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad generalka hadalkiisa waxaa iga qanciyay jawaabtaan:
    Waxaan ku xirannahay midka kownka iska leh , oo mareykan ka awood badan.
    Waa jawaab aan wax loo dhigo lahayn.

  • @mahmoudshiddo644
    @mahmoudshiddo644 ปีที่แล้ว +3

    Qeybahaan oo kale kaliya ayaan fiirsadaa .

  • @user-nh2rt8eh5u
    @user-nh2rt8eh5u ปีที่แล้ว +3

    Waxaan la yaabay markuu leeyay ninkii kawnka lahaa ayaanu ku xidhnayn oo ilaahay ah

  • @ambassadorkalid1837
    @ambassadorkalid1837 ปีที่แล้ว

    Guuleyso Ayaanle general Ka waa salam ayaaa

  • @Keydka_Taariikhda
    @Keydka_Taariikhda ปีที่แล้ว +7

    Mareexaan markay Kismayo Majeerteen ka saari Waayeen oo Dhowr Jeer Kismayo intay Soo weerareen ay qabsan Waayeen Ninka Mareexaan garab siiyey oo caawiyey oo Kismayo la Qabtay Waa Gen indhacade iyo Goobaale 1999

    • @abdirizakamin1260
      @abdirizakamin1260 ปีที่แล้ว +1

      Majeerten ma meel awood ugu sheganaya mareexan wa sheeko faanki oo dhabal ah

  • @caaqilkaxaafada3162
    @caaqilkaxaafada3162 ปีที่แล้ว +5

    The real legend❤

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir ปีที่แล้ว

      Waa tuug kani, dad masaakiin dhulkooda ku haminayey inuu ku gumaado

    • @abdiomar3204
      @abdiomar3204 ปีที่แล้ว

      WT LEGEND LOL,

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 ปีที่แล้ว

    Inuu run sheegayo waxaan kugartay Indhacade sida uu tilmaanta runta ah uga sheegay ina Shongole oon shakhsiyan aqaano sida uu usheegay waana nooca dadka ladhaho Naive