Abukar Macalin Axmed - Adduunka Shabab ayaan ugu necbahay!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 173

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 ปีที่แล้ว +54

    Aar walaalo ilaahay ha idinka qabto shar wadayaashaa, alshabaab. Hargeisa idinka soo salaamayaa dhamaan ree muqdisho

  • @raxmaali6044
    @raxmaali6044 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah Abokar hore wan u daawada Arinkiisa Illaahay swt ba mahadleh

  • @sadamadan4268
    @sadamadan4268 ปีที่แล้ว +10

    Dhibta laguma waaro , rabbi dalkeena iyo dadkeena ha Ka qabto khawaarij iyo sharwadoo dhan, wll Abuukar Adna rabbi qaliimada ha kuu fududeeyo

  • @queen.of.Barcelona
    @queen.of.Barcelona ปีที่แล้ว +14

    Wllhi ayaaanle shaqo ficn ayaad heysa keep going 💪

  • @ruwamoha8873
    @ruwamoha8873 ปีที่แล้ว +30

    Allaha kufududeyo qaliinka wll dad badan ayee indhaha tireen wlhi wiil aan daris ahayn ayaa manta dardooda ayuu indhahiisa uwaaye ilaahay cuqubo hakurido

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 ปีที่แล้ว +1

      Allaahuma Aamiin, alshabaab waa dhibeen oo ragaadiyeen dalkeena iyo dadkeena ilaahey ha inaga qabto .

    • @Cadar49
      @Cadar49 ปีที่แล้ว

      Amin yaarabi

  • @IlwaadAbdurashiid4631
    @IlwaadAbdurashiid4631 ปีที่แล้ว +16

    Wlhi wan xasuusta 17 April 2019malin arbaco ayee eheed alx hadda caafimaatay abowe abukar caafimadkada inoo muhiimsan wana ku faraxsanhy 😢🤲🤲

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr ปีที่แล้ว +5

    Subaxanallah Alshabaab Allah hayenaga qabato

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 ปีที่แล้ว +41

    Ashabaab waxay aaminsan yihiin qofkaan iyaga raacsanayn in uu gaal yahay waa khawaarij. Alle haka qabto umada Soomaaliyeed. Aamin

    • @Cadar49
      @Cadar49 ปีที่แล้ว

      Amin yaarabi

    • @samowade1300
      @samowade1300 ปีที่แล้ว +1

      Meesha ay ku yiraahdeen ama ay ku qoreen keen hadii kale iska aamus.

    • @kaalintechnology
      @kaalintechnology ปีที่แล้ว +1

      @@samowade1300 mar walba ayee sheegaan ee adimaa Alshabaab ah oo Khawaarij ah??

    • @onelove7853
      @onelove7853 ปีที่แล้ว

      ​@@samowade1300haye adiga noo sheeg dadka mexeey u laayaan

    • @MohamedAli-rt2lw
      @MohamedAli-rt2lw ปีที่แล้ว +1

      @@samowade1300 meshey ku dhaheen inla ogaado looma baahno cadeyn waxaa ugu filan umada ey baabi inaayan o bilaa micnaha ah iyo ayagoo naftooda ahligaayo balaayo rabi haku ridee

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi aduunka Alshabaab ugu necbahay, waxaanse kasii necbahay kuwa taageera ama garab istaaagga umuujiya!.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +14

    Walal caafimaad taam ah Allaha ku siiyo

  • @iqruushidiris4941
    @iqruushidiris4941 ปีที่แล้ว +7

    wlhi marak dhahay hoyadayada ada jacelhy waa oaya ilhy walkey haku amnsafo😢😢

  • @immigranthustlemind8655
    @immigranthustlemind8655 ปีที่แล้ว +12

    May Allah give us peace and stability. It’s time we have to eradicate this evil extremist ideology that is demoralizing our youth

  • @ZahraGuled-y4u
    @ZahraGuled-y4u ปีที่แล้ว +1

    Allahi kaa badbaadshay alxmdulilaah

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 2 หลายเดือนก่อน +1

    Very Sad story

  • @fos343
    @fos343 ปีที่แล้ว

    Ilaahay cafimaad taama ha ku siiyo oo ku wada gaadha aamin aamin aamin yaa Rabi yaa Allah yaa Raxmaan yaa Raxiim 🤲🤲🤲

  • @aqiilomar
    @aqiilomar ปีที่แล้ว +1

    Alxm abti Alle haku siiyo cimri dheer iyo caafimaad tamaam ah

  • @abshirocabdiroble
    @abshirocabdiroble ปีที่แล้ว +5

    Mash alh waa wiil iiman leh

  • @fathiaali927
    @fathiaali927 ปีที่แล้ว +1

    Machaallah walalo Allah ku xafiyo

  • @ahmedabdi8925
    @ahmedabdi8925 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan isweydiyaa Al shabaab ayay xukumi doonaan hadii ay dadkii ka dhigeen qof dhintay iyo qof dhaawacmay. Qof mumin ah in ladilo dambi kaweyn majiro shirki maahane. Iyaga Yaa uwakiishay iney dadka laayaan> War ilaahey umadiisa daaya. Baabinta Muslimiinta horumar laguma gaaro. Qof muslin ah oo lacaawiyo ayaa horumar lagu garaa. Waxaa ila sawirataa qof unool kaliya in uu wax dilo. bal fiiri wax ma dhiso qof ma caawiyo isagu waa rafaadsanyahay qof masjid kujira oo ilaahey caabudaya ayuu dhagar umaleegayaa Waa arin cajiiba. Kuwaas ilaahey ayaa xisaabinaya maalinta qiyaame. Hebel baa iisodiray oo iyiri adoomada ilaahey soo dil ha dhow kaasaarimayso ee hada aqligaaga isticmaal dugaag baatihiine

    • @عليمحمد-ك8ص4ن
      @عليمحمد-ك8ص4ن ปีที่แล้ว

      Shabab qof ee daafyaan male waana Cawaan shiiq sax ah oo xalal ah siyasi fanan wax madafayaan xata shicib qandaraas ku so qaaten dalka ine bur buriyaan dadka ine layaan as itoobiya Somali udiibaayan carabta lacag siiso iyo gaalada cadaanka Somali wa inee istaagta qabyaalada iska daafta madaxwenaha taagerta oo hal naqana ada saas suubin Somali wa jiri jirtay la leeyahay

  • @abdirahmaanali24
    @abdirahmaanali24 ปีที่แล้ว +5

    Wllkien abuukar macalin ahmed hada indhaha ma ufiicanyihiin 😔 😢😢 yaaaa rabi yaaa allh usoo celi aragiisa kuwaasna indhaha iyo meel walbo allh tiro yaaa rabi 😢😢😢😢

  • @hawoabdulle8339
    @hawoabdulle8339 ปีที่แล้ว +3

    Aad ayaan u Ilmeyey markaan arakey Abuukar oo ka hadlaayo waxa uu soo marey dhibaatadii oo ka soo gaarey xaga araga iyo sidii uu Alle uga soo celiyeyo manta waa Alle mahadi.

  • @Shariifo24
    @Shariifo24 ปีที่แล้ว +1

    Walaal ilaaheey caafimaad taama haku siiyo yaa rabbi aabahaa ayaan isnaqaanaa qaliinka ilaaheey hakuu fududeeyo

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 ปีที่แล้ว +2

    Shabaab waa cadowga keliya ee muuqdo, ee ay maanta shacabka Soomaaliyeed leeyihiin, haddaanan loo midoobin, waxa ay samayn doonaan ayaa ka daran.

  • @shamsadii
    @shamsadii ปีที่แล้ว

    Allaah cafimaad haku sii siyaadsho wll

  • @fnw8688
    @fnw8688 ปีที่แล้ว +2

    Hanoolaato ❤

  • @amiiratualmaas2449
    @amiiratualmaas2449 ปีที่แล้ว +5

    Wlh waa xasuusta hospitaal madiino aya kugu imaday xaladada malin ok ma aheen abuukar macalin axmed

  • @fahadhassannuur7329
    @fahadhassannuur7329 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalaah 😢ilaahow naga qawo argagixisada😢

  • @khadardool7865
    @khadardool7865 ปีที่แล้ว +2

    Shabbb Allhe Umada Ha Ka Qab To 😢

  • @JeylaniAbdirahman
    @JeylaniAbdirahman ปีที่แล้ว +2

    الحمدلله علي كل حال

  • @warda4257
    @warda4257 ปีที่แล้ว +2

    Yaa allaah rajadada kamaan quusan allow cadawogaan nadashaday naga dulqaad yaa rabi🤲😢

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish ปีที่แล้ว +4

    Waa dhacdo xanuun badan. I am so sorry. It's very sad story

  • @YasmınAdan-s3k
    @YasmınAdan-s3k ปีที่แล้ว +2

    Yaa jecel shabaab balaayo allah ku rıdee

  • @abubakarabdiibrahin6230
    @abubakarabdiibrahin6230 ปีที่แล้ว +1

    Walaalow alle caafimad taam ah haku siiyo qaliinka ku dhiman alle hku fudeediyo wlh waa calol xumo musiibadan guri wlbo somali intisa bdn we gashay blse waa iska aduunyo ruuxi dulmi geysta ama dhiig islamed galla alle ayaa maalin un ka jaazi doono aduun laguma waaro

  • @fadowsaahmed5406
    @fadowsaahmed5406 ปีที่แล้ว +4

    Ayaanle wll fidiyowyadaan oo kale soo badi inta uu halganka socdo khawarijta ilahey umada haka qabto dadka somaliyeedne haiska qabtaaan

  • @hassandeck4993
    @hassandeck4993 ปีที่แล้ว +2

    ALLAH KU CAAFIO SXB ABUUKAR 😢

  • @abdulhalimrijaal3899
    @abdulhalimrijaal3899 ปีที่แล้ว +1

    Subhaana Allah, ilaahow cadowga Alshabaab ummadda ka qabo, somaalidu waa in Alshabaab iska caabiso

  • @abdimohamed55
    @abdimohamed55 ปีที่แล้ว +3

    Allaha caafiyo

  • @mohamedabdullaahielmi4922
    @mohamedabdullaahielmi4922 ปีที่แล้ว

    Maalin uun meshan wka soo muuqan doona ayanle wxn ku ahay tgeero qaasa noolow macalin👍👍

  • @jannah5330
    @jannah5330 ปีที่แล้ว

    Waan dareemi karaa wllkay arinta uu ka hdlaayo waana xaqiiqo jirto aniga 2022 baan ku dhaawacme waana iskaga soo haajire althoug aan ahaa dhalinyarada wadan kooda hami weyn ka leh allaha nabad inooga dhigo wadankeena

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 ปีที่แล้ว +4

    Ayaanle warkaas waa sax waxaan qabaa shabaab ha la dilo

  • @Sna-ghyt
    @Sna-ghyt ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan waa libaax illaahey caafimaad taam ah hasiiyo asiga iyo dhamaan muslimiinta

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 ปีที่แล้ว +2

    Muqadisho cadow inugubo dadkeda iyo dalkeeda ayu u soshaqotegay waxasuq xanuun badan cadawgu hajabo👍💖💖💪🏾💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abyanfaraxamaxamed7900
    @abyanfaraxamaxamed7900 ปีที่แล้ว +10

    Shacabku Go,aansado In Al Shabaab Iska Saaraan Way Karaan.Waxaana Cadayeen U Ah Sida Laascaanood U Saartay .Alxamdulilaah .kuwii Asaasay Ee Biilaayay In Aan Saarno .Waxay Nagu Qaadatay 9 Bilood..Odayaasha Iskgu Yeedha Guri Ku Xidha .Gaadhna Ka Qabta .Talada Ay,Gaadhaan Ku Socda. Ku Dayda .

    • @نورشميا
      @نورشميا ปีที่แล้ว

      😅😅😅😢😅😅😅😅

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish ปีที่แล้ว +15

    It's horrible situation 😢

  • @Wacane.
    @Wacane. ปีที่แล้ว +2

    Runtii Haddii aad aragto ruux xasuusta qofkii maalin uun abaal u galay Waa qof dadnimadiisu sareyso.😭🥰🫡

  • @NimcoDuniyo-y7p
    @NimcoDuniyo-y7p ปีที่แล้ว

    Masha Allah hadi ilahay ku so celiyay Aragag Alxm

  • @IsmahanMohamedMohamuud
    @IsmahanMohamedMohamuud ปีที่แล้ว +4

    walaalkayow qaliinada aad marayso Allaha kugu guulooyeyo Allaha kuu fududeeyo caafimaadkaada oo taam ah ne Allaha kuu sooceliyo

  • @ZeynabaliMohamed-mn6hv
    @ZeynabaliMohamed-mn6hv ปีที่แล้ว

    Alxamdulilaah 😭😭😭🇸🇴

  • @ruuney7083
    @ruuney7083 ปีที่แล้ว

    iillahy haku cafiyo wall❤❤❤❤

    • @rumaanmaxamud7236
      @rumaanmaxamud7236 ปีที่แล้ว +1

      dadkaan dhibaatada ku dhacaysa masuuliyad ayaa kasaaran dawlada waxaasi somalia ka dhacaya badankood waa masuulid daro iyadoon amniga sifiican loo sugin ayagoo marky dhaawacyo noqdaan aan la daryeelin xisaab ayaa dambyso alle halaga yaabo

  • @maxamedfaarax3449
    @maxamedfaarax3449 ปีที่แล้ว +5

    Abukar macalin axmed cafimad dherada Allaha kusiyo

  • @MARIAALI9230
    @MARIAALI9230 ปีที่แล้ว

    qaliinka allah ku fududeyo wll

  • @sugallyrics7564
    @sugallyrics7564 ปีที่แล้ว

    Arbaco, April, 17, 2019 (HOL) -Qaraxan oo laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa goor dhaw ka dhacay Waddada Maka Al-Murama ee magaalada Muqdisho gaar ahaan isgoyska Shaqaalaha halka lagu magacaabo Xaaji Baasto.

  • @hibanura1929
    @hibanura1929 ปีที่แล้ว +1

    Somaalia waa waxan ugabaqo inaa aado wlhi waaba naxtine😢😢😢

  • @CalixasanAmiin
    @CalixasanAmiin ปีที่แล้ว +1

    C/nuur shiikh Maxamed isxaaq nookeen

  • @maxamedcabdicalixayd5236
    @maxamedcabdicalixayd5236 ปีที่แล้ว +1

    Nin kaan aniga ayaa Moodaa inuu iga hadlayo walaahay saas oo kale ayaa waxa liido iga helay Qarax anoo lajooga xildhibaano kasoo jeeda scc ama khatumo 2022 sidoo kale taliyihii boliska somalia xajaar marka indha dhagaha waxay noqdeen hadeer hal dhan il ayaa iishaqaysa istambuul ayaan 8 bilood ujiifay alxamdu lilah

    • @shamsadii
      @shamsadii ปีที่แล้ว

      Walaal allaah cafimaad sareeca haku siiyo Aaamin insha allaah

  • @hiboali2608
    @hiboali2608 ปีที่แล้ว +2

    Ilahow cafi 😢

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664 ปีที่แล้ว

    Maasha alah duco waalid ayad qabtaa

  • @Nimco-fm3fg
    @Nimco-fm3fg ปีที่แล้ว +1

    Sorry abowe allha ku caafiyo adiga iyo intii dhawacmatay
    intii dhimatayna allha unaxariisto
    Wllhi hadalkaga oo ah ma ogi ani wuxuu igu dhawacay isna ma ogo wuxuu igu dhaawacay wuxuu ixasiisiyay hadalkii Nabigayna N/N korkiisa ha ahaate hadalkiisii ahaa Aakiru samanka qofka wax dilaa ma yaqaan oo ma ogo wuxuu wax ku dilaa kan la dilayna ma yaqaano waxa lagu dilay oo ku dhintay
    Somali hadaa nahay allha noo gargaaro wadankana allha noo hagaajiyo

  • @HasnoSheikhmohamed
    @HasnoSheikhmohamed ปีที่แล้ว

    Ilaahy subxaana watacaalaa hanaga qabto kuwaas somali way baabi iyeene. Waxaan aad uga xumahay wilashii somaliyeed iyo gabdhahaa yaryar ee saa mustaqbalkooda ugu waayay inaa lilaahi waa inaa ileyhi raajicuun

  • @abdifitahahmed8460
    @abdifitahahmed8460 ปีที่แล้ว +2

    😢😢😢😢

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 ปีที่แล้ว

    Yaa dadka ka yaqaana
    Shabaab!!!!!!!!?🌿🌿🥛🌿🌿💕💕🌿🌿🌿🥛🥛🥛🥛🥛

  • @abdiQani-bk5nm
    @abdiQani-bk5nm 8 หลายเดือนก่อน

    Abshir macalin axmed isku dugsiya eheen 2000 xafada sisi waxa kurajena cafimad insha allah

  • @MoolidCaato
    @MoolidCaato 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢

  • @JJAbdi
    @JJAbdi ปีที่แล้ว +1

    Abuukar Ankara ku kulnay walaahi waa nin nasiib badan shabaab wax badan ayaay nabadene aniga xitaa dhibano ayaan u ahay

  • @HamdiMohamed-n7s
    @HamdiMohamed-n7s ปีที่แล้ว

    So sad 😢

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 ปีที่แล้ว

    Illhy ha idin barakeeyo. Wiilasheena . Dalkeena na Illhy nabad ha inooga dhigo.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    As, yaawaaye

  • @sharifaafrah5808
    @sharifaafrah5808 ปีที่แล้ว

    Maskiin allaha kuxifdiyo 🥲🇸🇴❤️

  • @mohamedabdirahmaan847
    @mohamedabdirahmaan847 ปีที่แล้ว

    Aniga so arkay xamar dad Malaha Lkn wxaynu lenahay dal qaniya 42:22

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 ปีที่แล้ว

    😢😢😢

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 ปีที่แล้ว +1

    Yaa dilay walaalkaa
    Yaa dumiyay dunidi aad dawanysoo
    Dabarjaraya dariskaad doonysay guurkood
    Yaa dumiyay dabaqyada
    Dawladnimana diidoo duurkaa yaa inoo galy
    Hidihii dadkaagiyo
    Yaa dumiyay diintii
    Dabargo,a ayaa wada
    Inaan dowlad wayniyo
    Dalka inaan kayaacnana
    Yaa noogu dowgalay

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 ปีที่แล้ว +1

    Dadka soomaalidu wali ma ay garan shabaab ,daacish, bukaxaaraam ,jabhatu nusra ,al itixaad ,alictisaam kuligood ,takfiir tuutigood waa wahaabi warkoodu wuxuu ka bilowdaa dadku waa gaalo wuxuuna ku dhanaadaa qarax marka ama figrigaa iska dhiciya oo diida ama waligood waa jirayaan. Laakiin in aad wahaabi tahay shabaabna aad tiraahdid waa necebahay waa sheeko aan macno lahayn .

  • @somalilandnew
    @somalilandnew ปีที่แล้ว

    lakin walaaal amblusta leftada ayaay soo saran cidan ama hub! waa tatick ay isticmalan

  • @naiimbeauty1840
    @naiimbeauty1840 ปีที่แล้ว +2

    Illahey Cuqubo Haku Rido Wlh Adunka Ugu Necbahey Waxey Iga Dillen Wilkeyya Aabihis Xaajigeygiii Illahey Ha Kuu Naxariisto Nolosheydiii Maalin Ayaa Jiri Doonto Aa Xaqaagii Heli Doonto kuwii Iga Kaa Fogeeyey Illahey Aduunkane Haku Dhibo Aakhirana Naarta Hoygooda Ha Noqoto

    • @abdirahman721
      @abdirahman721 ปีที่แล้ว

      Allahu akbar wlshy ilahey qalbiga ha ku qabojiyo kuwasne ilahey aya ka abaalmarin dona

  • @xamseaadanxirsi1776
    @xamseaadanxirsi1776 ปีที่แล้ว

    Waan Ka xumahay😢

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c ปีที่แล้ว +3

    Mahad Allah ayey usugnaatay nasiiyay madaxweyne Deni iyo general sanyare guud ahaan puntland markii hore waan leynay markii dambena xididada ayaa loosiibay kuwii konfurta iyo kuwii puntland maanta waa nabad 🎉🎉🎉

    • @niyaaladem
      @niyaaladem ปีที่แล้ว +1

      Oolyo ololeeysa ku guba nacalaa dhalay shabaab.

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว +2

    Àsc ayaan le mahad sanid sodaa war bixinta abuukar

  • @AminaXashi-eq1zw
    @AminaXashi-eq1zw ปีที่แล้ว +1

    Asc..maxamed.
    Siyaad..bare.
    Waxa udhahayi. Waxan katagayah dal Lakin. Dad kamatagayo..waa..run..soomalidah..waa..dugaag..waxan..noqonayi..ugaar..waxan..kunoolnahayi...qurbah..waxan..noogu. wacan. Nabadlaantah..dalka..kajirtah

  • @SaidHussein-xw6zz
    @SaidHussein-xw6zz ปีที่แล้ว

    Waxaan sameeyay channel kaan si aan ufaaffaahiyo xogo badan

  • @qibradyare4145
    @qibradyare4145 ปีที่แล้ว +1

    Waka tusalaha dhalinta somaliyed manta tan hesata sdu shegayna qalbyalad aya hoyo iyo abo u ah wadankena wxa ka socda ilamana aha ine dhamaneso aniga

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 ปีที่แล้ว

    NABIGENA SUBANE SCW.WAA RUNTIIS KUWAN QAWARIJTA WECELADA SHABAB QOFKII DILA WAA AHLU JANNO UU DHAHAY SOMALIYEY KUWAN DILA QOFKI QABIIL KU TAGERAYANA DILA DILA DILA WAA DAD GAASIDIIN AH AAN SOMALIYA U OGOLANEYNIN NOLOSHA. DILA DILA DILA.

  • @fuadhersi
    @fuadhersi ปีที่แล้ว

    Majnuunki Mareexanka aha aya dilay Engneer Yariisow

  • @ashahaji7968
    @ashahaji7968 ปีที่แล้ว +1

    Wax bdn buu ka hadlay abukar dalka wuxu ubahanyahy dad waya arag ah somalia waxn bdn baa dib loo dhigy balse wan kakaceyna i,a adigana dhibki kuso gaary dheef allaha kugu badalo guuleyso wlal👍

  • @eventsland4k90
    @eventsland4k90 ปีที่แล้ว

    Abuukar macalin waa nin wadankiisa jecel oo qiimi badan allaha aragiisa oo kaamila hausooceliyo🎉

  • @nimomahamod
    @nimomahamod ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdifarit209
    @abdifarit209 ปีที่แล้ว

    Qofkii iyaga ka aragti duwan waxay ku shaabadeeyaan gaalnimo, waa koox astaamihii khawaarijta leh oo mudan in la dabarjaro tuugada.

  • @IbrahimShanfol
    @IbrahimShanfol ปีที่แล้ว

    Ninkii shabaab neceb wuxuu neceb yahay madaxweynaha dalka waana danbi heshiiska u yaalana waa inay dilaan labada dhinacba

  • @samowade1300
    @samowade1300 ปีที่แล้ว

    10:38 intee ku yiraahdeen codka ama qoraalka ay arintaa ku yiraahdeen noo keenteen .
    Saas ay yiraahdeen si fudud u dheh , kadibna haye .
    Caddeyn keen

    • @xogbaar
      @xogbaar ปีที่แล้ว

      Maxay tahay waxa aad sheegayso

    • @samowade1300
      @samowade1300 ปีที่แล้ว

      Waxa aan ka hadlayo waa hadalka daqiiqadda meesha ku qoran

    • @kaalintechnology
      @kaalintechnology ปีที่แล้ว

      @@samowade1300meelo badan ee ka sheegaan adi TH-cam-ka ka baar sidoo kale Raga laga soo qabto oo la wareesto dhan sidaas ee dhahaan.

    • @MH__1__MH
      @MH__1__MH ปีที่แล้ว

      Kan waa xumaan wade marar badan ban arkey isago khawaarij difaacayo wa in la report gareeya

  • @ayeeyocambaro1671
    @ayeeyocambaro1671 ปีที่แล้ว

    Al Shabaab waxaa abuurey wadaad maanta dadka somaliyeed wadaad

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan dhalinyaraadaa haddi la weydiin lahaa hal suaala oo ah shabaab maxey yihiin wuxuu ku leeyahay waa dad xun laakiin ma yaqaan dadkey yihiin iyo sabata ay u dhacday in ay dadka u leynayaan ayaguna isku dilayaan .

    • @Cadar49
      @Cadar49 ปีที่แล้ว +2

      Waa xukun raadis waxaay dadka u dilayaan waa maafio waxaay rabaan awood maamul eey hanti ku helaan umad iyo diin waxba kama kalin waa burcad diimeed maafio dhaqaalo doona kaliya waxeeyna ugu dhamaanee ayagoon waxba helin waxba xukumin dad badana u baabe een dartood oo wax u yaala aaqiro iyo aduun aan jirin insha Allah weey na jabeen hada Alxamdulilaah

    • @samowade1300
      @samowade1300 ปีที่แล้ว +1

      Bal adiga naga sii sharaxaad waxa ay yihiin.

    • @kaalintechnology
      @kaalintechnology ปีที่แล้ว +1

      Dan aan aheyn inee xukunka qabtaan majirto. Lkn waxaa 100% hubaa ineesan ku dagaalamiin wax Diin ah %0.0001.

    • @samowade1300
      @samowade1300 ปีที่แล้ว

      @@kaalintechnology
      Kan gaalada isku qarxiyay ma kursi ayuu rabaa , bal ii cadeey , beentaada intaas ayay ku soo afjarantay .

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 ปีที่แล้ว

    Wasiirkii amnigaa qabiil u bad baadinaayo oo isla sawiro

  • @ninmacaan5997
    @ninmacaan5997 ปีที่แล้ว

    qof xil haayo aanan la tartami karin , nin xil haayo aanan shacab dooran, nin xil haayo oonan la eedeyn karin , , nin xil haayo oonan xilkiisu dhicin , ama isoo raac oo adoon ii noqo ama waan ku dilaa . KHAWAARIJTA HADALKODU WUU CAD YAHAY EE HALA LAAYO EEYAHA NAARTA😅

  • @somalilandnew
    @somalilandnew ปีที่แล้ว

    sorry bro

  • @HasnoSheikhmohamed
    @HasnoSheikhmohamed ปีที่แล้ว

    Khawaarij diinta alle ka baxday miyaa naxariis leh muslimka cadawgiisa waaye shaydaamada somaliya kadagaalamaysa

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 ปีที่แล้ว

    Cabdirisaaq macalin axmed ma walaala ninkan

  • @xawom3016
    @xawom3016 ปีที่แล้ว

    Wariyaha wuu qalbi adag yahay wiil ka dhibka ku dhacey ama u kaskeekeynayo mAba la dhageysan karo. Alaha ugar gaaro dalka iyo dadka.

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 ปีที่แล้ว

    Waxaa dowlada loogu daraa oo xilmuhiima loosiiyaa waa cadahoo madaxda saraa ah oo islashaqeystaa mahad salaad ayaa meel u fadhiyo

  • @samsamxusen2282
    @samsamxusen2282 ปีที่แล้ว

    Maskin dhib bu sonaray😢

  • @sagalsare3474
    @sagalsare3474 ปีที่แล้ว

    Sababta loogu didayo waxaa waye waxaa laga yabaa ambalace ta xataa in qarax lagu soo xiro aalaga yabaaa waxla aamino malaha wlh dhibato meel walbo