Barnaamijka Kulanka Bulshada Oo Xiiso Gaara Leh By Sagal Guure

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 มิ.ย. 2018
  • KALA SOCO HCTV
    FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
    SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
    WEBSITE:-
    KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
    KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA
  • เพลง

ความคิดเห็น • 99

  • @apokornokia822
    @apokornokia822 5 ปีที่แล้ว +7

    Kow hargeiza
    Doop miidhan paa izkugu tegey
    40 jirleh
    waan guur zanyaa
    Xaguu joogey intuu qayr kii guur zaneyey

  • @c.kariimcumar9659
    @c.kariimcumar9659 6 ปีที่แล้ว +7

    Kkkkk dumarkii gurkii way lacageeyeen

    • @muhiimmuxumed8135
      @muhiimmuxumed8135 5 ปีที่แล้ว

      Lkn isku ma wada jiraan waa qaaruun wllo

  • @muqprodayax3340
    @muqprodayax3340 3 ปีที่แล้ว

    Sagal adigu mxaad uguursan wayday

  • @guledmaxamed2646
    @guledmaxamed2646 5 ปีที่แล้ว +4

    Walahi wuu inagu yaryahay guurku rag badan oo da' noqday ayaa jira oo ka mashquuley guurkii dumarkaana sababta leh iyagaa la fahmi laayahay jaceyl ma jiro imikee lacagbaa jecele

  • @Gstarxpress
    @Gstarxpress 3 ปีที่แล้ว

    Waa suaa khaldan weli ma guursatay Ama Reer ma leedahay dheh.. Wuxu suaal xumaa.. gow

  • @hamzeozman8998
    @hamzeozman8998 6 ปีที่แล้ว +2

    ani labaanba marwada guursaday
    hadana waan guursanaya insha allh

  • @istarlinmuse3846
    @istarlinmuse3846 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @maxamedaxmed1981
    @maxamedaxmed1981 4 ปีที่แล้ว

    M,a mhd sanidiin

  • @ibrahimhersi5343
    @ibrahimhersi5343 5 ปีที่แล้ว +4

    1.shaqo la'aan ta kow ka ah guurka yaraday
    2.sixir bararka hablaha oo qaaliya
    Macnaha meherka iyo xafladaha badan oo batay
    3 masuukiyada dhalinyarada raga oo aad u fcnayn

  • @hotbrownies2813
    @hotbrownies2813 6 ปีที่แล้ว +5

    Wa beentood , berigi hore ragga boqol oo geel ah ayee gabadha ka bixinshireen. Maantana wax bilasha ah ayaa radinayaan.

  • @aklasofficial3267
    @aklasofficial3267 5 ปีที่แล้ว

    ILaahey ayaan gabadh fiican weydiisaneynaa

  • @apokornokia822
    @apokornokia822 5 ปีที่แล้ว +2

    Zagal guure intay izleedahy dad zu aalo weydii
    walee Wa ta mid pilaacama oo magaaladu ugolayzey zu aal la doonatey
    walee waa laguu paqaa
    Taxadar zafzek
    Zagaley

  • @ismailazonto768
    @ismailazonto768 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa loobahna

  • @shahatarahman4702
    @shahatarahman4702 5 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhh niyow hargeyso Bila camalka ayaa ku batay
    AR kalaya burco aad kuuliga aan ka wada shaqeenee

  • @khadarmaxamed2562
    @khadarmaxamed2562 5 ปีที่แล้ว +1

    Qof weyn oo ku hortaagan qaawi Darted uguursan wayday

  • @yuusufcalimuuse4360
    @yuusufcalimuuse4360 4 ปีที่แล้ว

    Waa dhanka dumarka weeyi

  • @ahmetabdiladeif1311
    @ahmetabdiladeif1311 5 ปีที่แล้ว

    Guurki lacagbuu noqday sagalay Habliii way washeen

  • @muhiimmuxumed8135
    @muhiimmuxumed8135 5 ปีที่แล้ว +2

    Anigu wxn dhihilahaa gabdhoow guurka fududeeya lkn anigu wn u fidudaynayaa lkn wxn dhahayaa hayla guursan kkkkkkhhhhhh xaqiiq danka hdly

  • @qalbinuur2412
    @qalbinuur2412 5 ปีที่แล้ว +1

    ma whsuhur💟💟

  • @safiajama7459
    @safiajama7459 5 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkkkkkkkkkkk so funny walhi

  • @asmashl7279
    @asmashl7279 6 ปีที่แล้ว +16

    Maxaad u gursan wayday? 😂😂

    • @bosskinewhargesia527
      @bosskinewhargesia527 5 ปีที่แล้ว +2

      Lacag ma haysto

    • @fdama
      @fdama 5 ปีที่แล้ว +1

      Xuriyada

    • @tomharry3798
      @tomharry3798 5 ปีที่แล้ว

      BahaLkU DhuLka JagaaDho MarkaaZn GuurZanE si Dawada LooGu BadiYo😅😅😅😅

  • @awilalahi2578
    @awilalahi2578 4 ปีที่แล้ว

    Dhibtu waa xaga dumarka

  • @asadismail1529
    @asadismail1529 6 ปีที่แล้ว +6

    Waar barnamijku imiku nqonaya barnaamij saxa maadamo laga soo daynayo tvgii wacna ee hctv lakin noo sheega goortaad soo galaysan iyo maalinta waliba

  • @khathrauhmeth982
    @khathrauhmeth982 5 ปีที่แล้ว

    Maxad uguursan wayday😎😎

  • @naimaabdi5582
    @naimaabdi5582 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabadh hooyadeed boqolhalaad iyo qori laga bixiyey inan yaroo qayilaaya muu qaadi karaa

  • @gogbapuolaxmed790
    @gogbapuolaxmed790 4 ปีที่แล้ว

    Nice friends ninka ay kun

  • @cabdishakuurbinahmedcba5055
    @cabdishakuurbinahmedcba5055 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh Kulahaa dookha iga baahay

  • @Basso1099
    @Basso1099 5 ปีที่แล้ว +1

    HaplaHa Isaaq Lama Guursan Karo WlHi Waa Qaali Muqdisho Kalaya O Afar Reer Xamara O Idin Maydhaya Gursada

    • @hashimdalmar565
      @hashimdalmar565 5 ปีที่แล้ว

      AMIIN Production 🤣🤣😂😂😂

    • @zainabmahamed3937
      @zainabmahamed3937 4 ปีที่แล้ว

      Acuudu billaahi minal shaydaani rajiim, hablihi somaliyed miya sidaas muqdisho ugu qiimo beelay😕 walle hablahaasi in waqooyiga iyo dhinaca somaliland lakeeno weeyi qiimahoga ha ogaadane

  • @apdulaziizabdixakiin2576
    @apdulaziizabdixakiin2576 3 ปีที่แล้ว

    gabdhaha

  • @proffabderasheidabdullahi9714
    @proffabderasheidabdullahi9714 6 ปีที่แล้ว +1

    hhhhjjj
    sual Mac ah

  • @cabdirixiinaxmad3289
    @cabdirixiinaxmad3289 5 ปีที่แล้ว +1

    odayaashii waaweenaa baaba guurwali soomarin tallow hablihii maa lawaayay mise waxkalaa jira

  • @jaamacjamaal3946
    @jaamacjamaal3946 3 ปีที่แล้ว

    sagal Adi maku guursadaa ?

  • @qadancabdi5099
    @qadancabdi5099 3 ปีที่แล้ว

    😁😁😁😁😁❤💋💋

  • @ayaandarajoibnugaas7632
    @ayaandarajoibnugaas7632 6 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😁😁😁😂😄😄😄

  • @onlinemedia6693
    @onlinemedia6693 5 ปีที่แล้ว +1

    Markaan u howlgalay
    u hanqaltaagay guur
    is idhi qayrkaa gaadh
    Waxa i dabroo I dayriyay
    Midaan bilownay jacaylee
    Dookhina xumaysee
    Maxaa nakalagalay
    Aniga iyo guur
    Kabaquustay sabankan
    Haweenka jira idil kood
    Gedkalaan kaleeyahay!!!!!!!

  • @adalealale5192
    @adalealale5192 5 ปีที่แล้ว

    WAA WAAWAYNKII HARGEISA

  • @abdiazizmohamed4032
    @abdiazizmohamed4032 6 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @wadneofficial1609
    @wadneofficial1609 6 ปีที่แล้ว +3

    Sagal guure iyo iglan Shaw walaalo miyaa

  • @aklasofficial3267
    @aklasofficial3267 5 ปีที่แล้ว

    Ee sagal weydiisanmayno

  • @fuadinho1439
    @fuadinho1439 4 ปีที่แล้ว

    Wariye qaldan waayey naagta koodi su aasha kowdi kadhig maguursatey ? Maya hadana maxaad u guursan weydey ? Baro shuruudaha saxaafada

  • @khadarmuhumad6150
    @khadarmuhumad6150 4 ปีที่แล้ว

    wlh wadnagagardarantihi nagasogarbaxa

  • @ismaildek9958
    @ismaildek9958 5 ปีที่แล้ว

    sagaleeey aniigu waxan oodhan laaah xaga hableh laso hadal baaa deee

  • @user-kz6wl5oe1r
    @user-kz6wl5oe1r 4 ปีที่แล้ว

    Kani muxaadaruu nooqabtay😅✌💔 6:30

  • @sbaaxclas2091
    @sbaaxclas2091 5 ปีที่แล้ว

    Ragi baaaa faruq noqady sagal walhy

  • @lakiifrah9352
    @lakiifrah9352 5 ปีที่แล้ว

    Ragaa gardan wll

  • @mahadomar3089
    @mahadomar3089 5 ปีที่แล้ว +1

    Hargaisa doob badanaa naagihiina waa buux hhhmm

  • @islaamiconline9585
    @islaamiconline9585 4 ปีที่แล้ว

    Inanbaan qabaa hhhhhhhhh

  • @luckyboy4999
    @luckyboy4999 5 ปีที่แล้ว

    Walle ragga heer hergeisa dhamantood wa aada doobo ileen
    50sano jir aan wali guursan wa wareey 😂😂😂

  • @hafsaawale2848
    @hafsaawale2848 5 ปีที่แล้ว

    Waa rutuda gurkiba qaaliyobay

  • @asadismail1529
    @asadismail1529 6 ปีที่แล้ว +3

    Waar niyaw reer burco magaldii hargeisa waay ku ciyaaren walahi magalo joog xuuma ayay la soo galeen waar halaga qaabto awaay caynadii hargeisa iyo ciyaalkeedi magalda halaynaga saaro burco bodhley

    • @laylamahamad7467
      @laylamahamad7467 6 ปีที่แล้ว

      Asad Eid maxaad ka hadlaysaa waar

    • @laylamahamad7467
      @laylamahamad7467 6 ปีที่แล้ว

      Asad Eid burco maxay kaaga baahantay bilaa edeb cuqdadaysan

    • @MohamedAli-pr7wd
      @MohamedAli-pr7wd 5 ปีที่แล้ว

      Hargeisa hadi qabilka udhashey kaliya logatago
      Caasimad ahanmeyso de
      Ciyaala suuqnimada gurigina lajog waxyahoow

    • @adalealale5192
      @adalealale5192 5 ปีที่แล้ว

      NIN ISAAQ KAMA XIGTID HARGEISA
      SIIBA NIN REER BURCO AH

    • @fadumoismail9831
      @fadumoismail9831 5 ปีที่แล้ว

      Caaaac xoolahan cida ku ogaa ileen dadkan qaar ba ciya😛😛😛

  • @eprahimxaad7034
    @eprahimxaad7034 6 ปีที่แล้ว +3

    Sagaley kalzan tv md ka wareegty🤔🤔🤔

    • @sagalomar4195
      @sagalomar4195 6 ปีที่แล้ว

      Eprahim Xaad haaaa wll qali

  • @hamdaluulq8029
    @hamdaluulq8029 5 ปีที่แล้ว

    Mayee ragu ayagaa shiida oo shaqaysn waayay hahha bal ragow isku noqdo Dee shaqaysta hhahhaa

  • @zakariyehussein9991
    @zakariyehussein9991 5 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂

  • @abdilaahiabdi2635
    @abdilaahiabdi2635 5 ปีที่แล้ว

    War naagahy Gus afka kagaliya hhh

  • @ahmedhassan129
    @ahmedhassan129 4 ปีที่แล้ว

    5:53 yaa ka xanaajiyay ninkaas?

  • @asadismail1529
    @asadismail1529 6 ปีที่แล้ว +2

    Guurkiiina qaalay ka dhigen lakin filimban uhelnay hadanu nahay dhalinyarada sooo korayzay

  • @raaskhaalid8907
    @raaskhaalid8907 5 ปีที่แล้ว

    😆😆😆😆😆
    Raga hargaysa jooga wada iskaabulo
    😥🤔🤔🤔🤔🤔😆😆😆😆😆

  • @mohamesmo7595
    @mohamesmo7595 5 ปีที่แล้ว

    adigu maxad gursan wayday afigu

  • @abdirahmanqorshe2960
    @abdirahmanqorshe2960 5 ปีที่แล้ว

    Hhhh Dee Wll labaduba way gardaranyihiin waayo horta Raggu waxay u baahanyihiin gabdhojaban mana dhicikarto waayo inantan waa lugu soo tabcay marka wll ragguna Wll runta waa mashaqaystayaal ooo badankooduna waxay leeyihiin balwad Wll balwadduna Wll qayrkoodbay ka reebtay

  • @clfatahdule3964
    @clfatahdule3964 5 ปีที่แล้ว

    horta dumarku ma gardarana lakiin mid walba waxay rabta nolol fican o ay ku riyoon jirtay yarantedi lakiin wXan lenahay nala saira wadanka lacag ma tale hoos no ega ayaan lenahay hablaha

  • @shahatarahman4702
    @shahatarahman4702 5 ปีที่แล้ว +3

    Sagalay noo kalay hadaanu nahay reer burco

  • @tillaabdilaahi9523
    @tillaabdilaahi9523 5 ปีที่แล้ว

    ragii waxay ku meeraysanyaan dumarkiiba qaali wx ksta nooga dhigey ......run marka aynu ka hadalno saas maaha ..idinkiiban waxba isla hayn oo aan shaqo dooon ahen ...shaqysta oo wax soo saarta mrkaas soo dhaqaqa

    • @adalealale5192
      @adalealale5192 5 ปีที่แล้ว

      LAKIN ANAA SHAQAYSTEE
      XAASKAYGA 2AAD MAAD NOQON!!!!!!!!

  • @niciimaxaaji9568
    @niciimaxaaji9568 5 ปีที่แล้ว

    Jwke

  • @hellocawad131
    @hellocawad131 5 ปีที่แล้ว

    duumrka

  • @mohmedhetro9391
    @mohmedhetro9391 5 ปีที่แล้ว

    Dumrkibaa kibray

  • @user-wh3xx8sg6u
    @user-wh3xx8sg6u 5 ปีที่แล้ว

    Waxaa Gar daran.Dumar

  • @farduusmustafe2701
    @farduusmustafe2701 5 ปีที่แล้ว +3

    TalaW iyaDu maxay U Guursan wayday De zual weYh
    Mida kalw indho adagaa Waxay waxa ay dadka waydinayso wa wax laga xishodo naa isku xishood

    • @xaawahussein2594
      @xaawahussein2594 5 ปีที่แล้ว

      waayo waa wariye waana shaqadeedi marka ha la yaabin fadlan

  • @a_zhube558
    @a_zhube558 5 ปีที่แล้ว +1

    naa baajuun baa tehee horta qofka wydii inuu reer leeyahay ha kula zoo boodin mxd u guurzan wydee

  • @munamohamed2566
    @munamohamed2566 6 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @richboycolumpia1293
      @richboycolumpia1293 6 ปีที่แล้ว

      Muna Mohamed muna horn cable mala wad Ku xidhantaHy