Barnaamijka Suways iyo Su,aalaha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2021

ความคิดเห็น • 38

  • @abdullahishuud1926
    @abdullahishuud1926 3 ปีที่แล้ว +12

    Muuq wacanaa caasimadeena garoowe joga Finland from Garowe

  • @runsheegrunsheeg1139
    @runsheegrunsheeg1139 3 ปีที่แล้ว +1

    wlh wax aad u fiican kama faaidin inta youtube ku jiray in caawa ka faaiday mahadsanid suweys

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 3 ปีที่แล้ว +5

    ➡️2bada Qoraxda Arka waa
    SALAADA DUHUR IYO SALAADA CASAR
    ➡️3DA QORAXDA ARAG
    WAA SALAADA SUBAX ,SALAADA MAQRIB IYO SALAADA CISHE.

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 ปีที่แล้ว

    Kkkk duqa dani walaalkii ka wayn waa niman cismaan maxamuda masha allah

  • @elossmania
    @elossmania 3 ปีที่แล้ว +5

    Go East Or West Suways is The Best Keep Going Sis. 🤗

  • @abdisakuribrahim3400
    @abdisakuribrahim3400 3 ปีที่แล้ว +7

    T laan oo 2 aysan arag qoraxda waa Salaada cishe iyo Maqrib iyo salada subax qoraxda ma arkaan Duhur iyo casar weeye kuwa qoraxda arka
    Sudays kawaran jawabta

  • @cumarlaashin5460
    @cumarlaashin5460 3 ปีที่แล้ว +2

    Madaxa aaiisaa rantihiin garawe maashaa alaah

  • @caydaruussugaal875
    @caydaruussugaal875 3 ปีที่แล้ว

    Waa barnaamij fiican

  • @cabdixaliimaxmad4594
    @cabdixaliimaxmad4594 3 ปีที่แล้ว

    Adi day nasooraca iga cun macnaha. Nalasocda dheh shukran🙏🙏🙏

  • @aliyusuf3810
    @aliyusuf3810 3 ปีที่แล้ว

    5 salaadood

  • @abdullahishuud1926
    @abdullahishuud1926 3 ปีที่แล้ว

    soo badi suweys iyo suaalaha iyo reer garoowe aaad baan ugu faraxnaa aragtida shacabka rer garowe

  • @yaraankacidda1623
    @yaraankacidda1623 3 ปีที่แล้ว +2

    64 daawadayaal 8 baa ka helay mxay thy oo ku wii kalena miyey ka caajisayaan ani xitaa like baan saaray oo waxba iiguma fadhiyo m.allaah waxna waan ka faiday waxba kuguma fadhiyo ee liketa dhic iskaaga dii waad duceysantihiinee❤️❤️❤️🙏 from 🇸🇴

  • @bashirdhoore2670
    @bashirdhoore2670 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah horay usoco

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 3 ปีที่แล้ว +1

    Ljbaaxa badda waaye ma aha libaax bariga

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan moodayey arimo dowladeed in aad wax iga weydiineyso kulah walahi waa qoslay waa aftahan iga wale

  • @AbdiGarane-dc1oo
    @AbdiGarane-dc1oo 2 หลายเดือนก่อน

    Dhooreyda

  • @AhmedAhmed-zu6fr
    @AhmedAhmed-zu6fr ปีที่แล้ว

    Salad

  • @waxwalbaoge7087
    @waxwalbaoge7087 3 ปีที่แล้ว

    Suwayas iyo team Keeda was mahadsantahiin

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 2 ปีที่แล้ว

    Soomaalida beenta iyo jawaabta u fududaa

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 3 ปีที่แล้ว

    Suweys gaceyte Aaadbn kusalaamy zhp Qali

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabeyga ninkaas ku gabyey hayaay gabay jaceyl ah

  • @adnanfarahhashi3300
    @adnanfarahhashi3300 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadka intaadan suaasha weydin magacyadooda weydi suaasha kahormari salaanta islamka

  • @maxamedxasan4769
    @maxamedxasan4769 3 ปีที่แล้ว

    Ayawaanka waxsiidhala waa libaaxa baabul xawska ah anigaana ka saarey dhawr jeer

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople2241 3 ปีที่แล้ว

    Fariid hadala cad cad dibugu wax ma dhalo....kkk

  • @hibohenna1257
    @hibohenna1257 3 ปีที่แล้ว

    Wiilka havo u ahaa burhan

  • @caaliyamohmed1783
    @caaliyamohmed1783 3 ปีที่แล้ว

    Wll pulic prank kusameeya reer garoowe

  • @ASAD_108
    @ASAD_108 3 ปีที่แล้ว

    Xayawanka riman waa DIGAAGTA

    • @ashrafcismaan3890
      @ashrafcismaan3890 3 ปีที่แล้ว

      Hhh arniyoow reer garoowe su aalaha kama jawaabiyaqaanan

  • @yasinabdisamed3148
    @yasinabdisamed3148 3 ปีที่แล้ว

    Geedkaa salaada laga metelay maxaa loo garanwayey benow weligay waan maqlijiraye

  • @cabdilaahijaamacnuurismaac2330
    @cabdilaahijaamacnuurismaac2330 3 ปีที่แล้ว

    Geeed 5 shan laamuudo ma laan waxaa ma aragato

  • @cabdilaahijaamacnuurismaac2330
    @cabdilaahijaamacnuurismaac2330 3 ปีที่แล้ว

    Suways maxaaa ila dhaafatay

  • @maxamedmaxamud7565
    @maxamedmaxamud7565 3 ปีที่แล้ว

    Salada walaga jawabay su aasha labaad digaaga waaye ukun bowdhalaa kadibna cunugaa kasoo baxa

  • @hawasalax2552
    @hawasalax2552 11 หลายเดือนก่อน

    Suweysey soomalidu waxa ku dhacay jahawarer maskaxed waxad weydisay geed shanlaamodleh weygaran waa yen salad matukadan Miya

  • @iskailowhanasheegin1758
    @iskailowhanasheegin1758 3 ปีที่แล้ว

    Suaasha geedka. Var Ayaan ku qabtay. Hadaan reer america nahay mar mar salada maghrib qorax baa noo jirta

  • @jamalsweets
    @jamalsweets 3 ปีที่แล้ว

    Suwayseey inadeer gorowe wa uso socdaaye I hope inaad an suuqa iguqaban suaal aakhireed weeye waxagu kkkkkk adka inaabtiyey kkkkkk. Hadaynu kulunu magacygu wa jeey ee xasuuso