ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Barnaamijka Suways iyo Su,aalaha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 36

  • @asmamohamed1702
    @asmamohamed1702 3 ปีที่แล้ว +1

    walal barnamijka qeyb maqalka waa hooseeyey ee iska tijabiya post inta aadan soo dhigin baraha bulshada barnaamijkana waa 👍👍👍👍

  • @abdallahalassani4067
    @abdallahalassani4067 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah aad baan ooga helay barnaamijka iyo cabaayada xishmada iyo sharafta leh aad labisan tahay ilaahey ha ku xafido wll

  • @everyfunnyvedios3901
    @everyfunnyvedios3901 2 ปีที่แล้ว

    Xayawanka waa maska weeye

  • @everyfunnyvedios3901
    @everyfunnyvedios3901 2 ปีที่แล้ว

    Qoraxda weeye sharafey waxa madaxa codka uyaalan

  • @faisalhersi5696
    @faisalhersi5696 3 ปีที่แล้ว

    keep going queen suways i like your style

  • @ugaaskabelaadir8467
    @ugaaskabelaadir8467 ปีที่แล้ว

    adigu imisanaas badleedahay

  • @zahramohamed4625
    @zahramohamed4625 3 ปีที่แล้ว +1

    Aabahay seedigii waa abtigay

  • @faaraxbashir8719
    @faaraxbashir8719 3 ปีที่แล้ว +1

    Aabahay seedigii waa Abtigay dee
    Qofka ay luguhiisuu dhulka yaaliin madaxiisuna xidigaha kasareeyaan waa sarkaalga xidiguhuna waa kuwa Garbihiisa kutaxan

  • @mowlidadan7128
    @mowlidadan7128 3 ปีที่แล้ว

    Walh suways Su AlahagaH waa fanny Horay usaco Queen❤🎤

  • @salmaanarab
    @salmaanarab 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep Going Queen Suways...❤👸

    • @kasonhendrix6323
      @kasonhendrix6323 3 ปีที่แล้ว

      pro tip: you can watch series at Flixzone. I've been using it for watching a lot of movies lately.

    • @khalidflynn5548
      @khalidflynn5548 3 ปีที่แล้ว

      @Kason Hendrix Yea, I have been watching on flixzone} for years myself :)

    • @augustinekellan403
      @augustinekellan403 3 ปีที่แล้ว

      @Kason Hendrix definitely, been using Flixzone} for since november myself =)

  • @abdullahiali5356
    @abdullahiali5356 3 ปีที่แล้ว

    Horey u soco sewys👏👏👏

  • @bhaashi1622
    @bhaashi1622 3 ปีที่แล้ว

    Keep going suways suaalaha

  • @galayrofficial7976
    @galayrofficial7976 3 ปีที่แล้ว

    Qosol iyo qareexo barnaaminkaan

  • @abdelazizabdirahman8831
    @abdelazizabdirahman8831 3 ปีที่แล้ว

    Maya maya waa kaa diidey dameer isagoo taagan wuu hurda nacam lkn ma arag dameer socdo oo hurdaaya no way

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 3 ปีที่แล้ว

    gabadhii #SG ee laholin waayey ee reer garoome kaga FAKARSIIN jirtay........hala soo dhaweeyo ilmaadeerayaal

  • @muuminabukar1548
    @muuminabukar1548 3 ปีที่แล้ว

    good suweys abyo dee codka wuu gaaban yahay macrofanka iska samey

  • @ibnucageykilwe4178
    @ibnucageykilwe4178 3 ปีที่แล้ว

    Keep goin sister suweys gacayte mar labaad noso qabo kilwe ninkas barnamijka danbe kuso dar blz 🙏

  • @abdinasir_tr
    @abdinasir_tr 3 ปีที่แล้ว

    Hhhh funny wlhi suwaysey

  • @faysalfaroole8185
    @faysalfaroole8185 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhh

  • @siciid3576
    @siciid3576 3 ปีที่แล้ว

    Kan suite qabaa muxu la wareega socod badanaa

  • @muniishteam2766
    @muniishteam2766 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi maanta malin ka qosol badan ma daawan barmamijkaan waxaba igu daran ka dhahay waa dumashigay🤣🤣🤣

  • @kinglostofficia9084
    @kinglostofficia9084 3 ปีที่แล้ว

    Askari weye ana ka jwabay

  • @muhyadinabdirahman9865
    @muhyadinabdirahman9865 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhh sheego cajiib ah

  • @siciid3576
    @siciid3576 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkk

  • @abdeshakoregal7347
    @abdeshakoregal7347 3 ปีที่แล้ว

    Halkaas kaga hay. Kkkk

  • @najib-bulbul1559
    @najib-bulbul1559 3 ปีที่แล้ว

    Codka sfcn loma maqlo

  • @zakariamo3032
    @zakariamo3032 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan reer garoowe horta miyanay Somali ahayn 😀😀😀

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 3 ปีที่แล้ว

      adigaa dhashii.tigreegaa.xayawaan

    • @zakariamo3032
      @zakariamo3032 3 ปีที่แล้ว

      @@abdifatahhassan168 adiga jareera doofar yahaw

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 3 ปีที่แล้ว

      Xaaraami.afqashuushle.adigoo.kale.xabadaan.dabada.kagalinaa.shubaa.kudhashay

    • @zakariamo3032
      @zakariamo3032 3 ปีที่แล้ว

      @@abdifatahhassan168 waxa ka hadlinaya waxad dahay garacdii amisom aad xabad qadatide xafayada iska soosar qaxaba kudhashee