ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

SU'AALIHII UGU LAYAABKA BADANAA EE REER HARGEYSA LA WAYDIIYO BY SAGAL GUURE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ค. 2018
  • KALA SOCO HCTV
    FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
    SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
    WEBSITE:-
    KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
    KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

ความคิดเห็น • 90

  • @ibrahimabdi9082
    @ibrahimabdi9082 5 ปีที่แล้ว +20

    ilmaha yar ee farta.labada jeer tagay, eed iska dhaftay aad baan uga xumaday, caruurta qaar ba ka caqli badan dadka waawayn .marka ku ixtiraam
    ra igooda shukran,

  • @nimaodiamond5179
    @nimaodiamond5179 6 ปีที่แล้ว +16

    Qofkii kowaad ban manta noqday like iisara pls

  • @salibanabdullahi6151
    @salibanabdullahi6151 5 ปีที่แล้ว +3

    Inta qurbaha joogta e dalkii u xiistay like I saara

  • @abdallaburco5932
    @abdallaburco5932 5 ปีที่แล้ว +3

    Magaca haweenka loo bixiyo ee xaga hore iyo xaga danbe isku si loo akhriyo waa luul intaan laga jawaabin buu igu so dhacay markiiba haddii aad xasuusatay sidayda oo kale like saar thank you

  • @user-ko2go1of9m
    @user-ko2go1of9m 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah ilahy haku xiftiyo wllo

  • @mustafasheikhmuhammadhassa2933
    @mustafasheikhmuhammadhassa2933 4 ปีที่แล้ว +1

    SIDA SAXDA WAA LUUL👍

  • @ahmedabdirahman9866
    @ahmedabdirahman9866 5 ปีที่แล้ว +3

    wax aan arko wxan ugu necebahay Calanka somalia

  • @noloshamedia6717
    @noloshamedia6717 6 ปีที่แล้ว +5

    sagaleey su alaaha macquulka ah jawabahooda gunaanadka barmaaijka sheeg

  • @Wardi_Abdirasheid
    @Wardi_Abdirasheid 5 ปีที่แล้ว +2

    Reer burco ninka wareysta viewed badan buuH HeLaYaa

  • @adnanabdi5961
    @adnanabdi5961 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa aniga

  • @hamdaqalajo4971
    @hamdaqalajo4971 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah sagallay xabiti waa barmaamuj heersara ah

  • @ahmedhussein5998
    @ahmedhussein5998 4 ปีที่แล้ว

    Waa Luul

  • @lookatthefront9720
    @lookatthefront9720 5 ปีที่แล้ว

    ragbadanbaan halkaas ka arkaa oo iid ka mid yahay reer hargaysa walahay waan idiin xiisay ❤️❤️

  • @zundushaji6983
    @zundushaji6983 5 ปีที่แล้ว +1

    magaca waa luul yaa igu raacsan احبابي

  • @bslbsl9799
    @bslbsl9799 6 ปีที่แล้ว +11

    Magaca. Dumarka Dadka garan waayeen Waa Luul

    • @huthabeauty5365
      @huthabeauty5365 5 ปีที่แล้ว

      Samsam

    • @abdirashidyussuf1901
      @abdirashidyussuf1901 4 ปีที่แล้ว

      su'aasha ah Somali xagee kasojeda waa soomaa waana waqtigi gumaysigii talyaniga ayu eraygani yimi

  • @mubaarikindho609
    @mubaarikindho609 5 ปีที่แล้ว +2

    waa luul lakin inankayar eefarta taagaya maadwaydiisid waan kaxumahay

  • @vincenzorossi825
    @vincenzorossi825 3 ปีที่แล้ว

    Hanolato,badkaygiii,guuul

  • @khaliifmahamutt2570
    @khaliifmahamutt2570 6 ปีที่แล้ว +2

    Hmmmm wlhy waan qoslay odaygaa iga qosliyay suunuu ku yeeH

  • @cabdirisaqmohamedadencabdi9194
    @cabdirisaqmohamedadencabdi9194 5 ปีที่แล้ว

    Habloow is astura laydinma jeclee xataa xaga rabbi

  • @abokorsadiq5761
    @abokorsadiq5761 4 ปีที่แล้ว

    Luul

  • @ahmedhussein5998
    @ahmedhussein5998 4 ปีที่แล้ว

    Waa zamzam

  • @ladanahussein4368
    @ladanahussein4368 5 ปีที่แล้ว +4

    Magacu waa luul

  • @naabayaal5289
    @naabayaal5289 2 ปีที่แล้ว

    xoolaha maalla

  • @abdiazizmohamed4032
    @abdiazizmohamed4032 6 ปีที่แล้ว +1

    Waayeelkii xataa maad dhaafin sagaaleey😂😂😂😂

  • @khadrakiinqueen488
    @khadrakiinqueen488 5 ปีที่แล้ว +1

    Sagal guuuure

  • @adanibrahim6322
    @adanibrahim6322 6 ปีที่แล้ว +2

    LUUL

  • @abdallemahamoud5141
    @abdallemahamoud5141 5 ปีที่แล้ว +3

    Waar waa zamzam magacao

  • @faizahusien2634
    @faizahusien2634 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa luul Dee hhhhh

  • @hassankayd7983
    @hassankayd7983 5 ปีที่แล้ว +1

    waa luul

  • @sharmarkekhalif8122
    @sharmarkekhalif8122 5 ปีที่แล้ว

    Meshan aytgty wa mwshee

  • @ubahduaale5374
    @ubahduaale5374 5 ปีที่แล้ว +3

    Magacu waa ruun iyo luul

  • @ahmedaden7685
    @ahmedaden7685 6 ปีที่แล้ว +2

    Magacaas waa, luul ,

  • @samatarxasan2355
    @samatarxasan2355 3 ปีที่แล้ว

    luuul

  • @ckzakirnaik2606
    @ckzakirnaik2606 5 ปีที่แล้ว +1

    waxan necaby dulmiga

  • @suleekhamaxamed7174
    @suleekhamaxamed7174 5 ปีที่แล้ว

    Sagl guure guul xpipiti

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 6 ปีที่แล้ว +1

    Anigu wax aan arko waxaan ugu necebahay dadka aan waxna wanaajin waxa wanaagsan qofka sameeyana ka xanaaqa

  • @somalipirate8577
    @somalipirate8577 5 ปีที่แล้ว +3

    🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 Kaayari Qodobu Ka Hdlay
    Hablow xasiida la Dhuunta

  • @bilaalmaxamed4029
    @bilaalmaxamed4029 5 ปีที่แล้ว

    Luul.waxaa uku necbahay sinada iyo benta

  • @basharcabdi8866
    @basharcabdi8866 5 ปีที่แล้ว

    Waa Sam Sam" by
    sagal guure

  • @AlRaxmamedia
    @AlRaxmamedia 6 ปีที่แล้ว +1

    Ka yaree farta taagaya maad udhiibtaan

  • @siciidcawil8069
    @siciidcawil8069 3 ปีที่แล้ว

    luul

  • @basharcabdi8866
    @basharcabdi8866 4 ปีที่แล้ว

    Mgcu waa luul

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 ปีที่แล้ว

    Waa luul

  • @jimcaalemohamoud3316
    @jimcaalemohamoud3316 3 ปีที่แล้ว

    su aal caadi ah dadka waydi

  • @abdallemahamoud5141
    @abdallemahamoud5141 5 ปีที่แล้ว

    Kan biLaa arrinka aH ee LeH oromoda waa biLa aadan ka

  • @samiirlyrircs630
    @samiirlyrircs630 5 ปีที่แล้ว

    Wlo Ha DhaaFiN caRuuRta yaR yaR iyaguBa xaQ Bey LeeyiHiiN 😔

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 ปีที่แล้ว

    Cadaanka noocan ah ee dumarkii isku xoqeen xaq miyaa ???

  • @ladanahussein4368
    @ladanahussein4368 5 ปีที่แล้ว +1

    Magaca gabdhaha ee hadi hore iyo gadaal marka la akhriyo isku midka ahi waa luul

  • @cabdiqanicalowaq2409
    @cabdiqanicalowaq2409 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxan ugu nimcahay abeeso cagalay

  • @khaledjapo1686
    @khaledjapo1686 5 ปีที่แล้ว

    Luuul xaga danbe iyo xaga horepa wa isku mid

  • @sirbeset
    @sirbeset 5 ปีที่แล้ว +1

    kanyree farta taagaya dee udhiiib waxy mayna dadka waxwaydiinen

  • @nooledhame6427
    @nooledhame6427 4 ปีที่แล้ว

    War doqonkan Maxa Oromo Maxa daba dhigay sowka addis ababa ganacsi iyo nololba ku heysta waryaa yaad ismoodey

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 6 ปีที่แล้ว +7

    Lool kaas ku leh waxan arko waxan u necebyahay oromada. Wuxu cunsurisana yaa caalamka soo tusa sida laysu dhex galay .

  • @naabayaal5289
    @naabayaal5289 2 ปีที่แล้ว

    magaca soomali wuxu kayimi xoolaha maala

  • @arch_joof6604
    @arch_joof6604 6 ปีที่แล้ว +3

    HOrta MalHa Mia WaRiyayl Kle o JoGa MagloYinka Kle ee Somlia ,muqdisho , Growe, kismaYo,
    Oo BrnamiYo NocaS o kle SO banDhiGa

    • @suhaybnuradin4442
      @suhaybnuradin4442 6 ปีที่แล้ว +1

      De wll inta La waraysanaYo Ma in La qarxiYo aYaaD doonaYsa

  • @roodaa1072
    @roodaa1072 6 ปีที่แล้ว +1

    Magaca dumarka hadii xaga dambe laga akhriyo waa luul

  • @boqolkhalifa8183
    @boqolkhalifa8183 5 ปีที่แล้ว

    17:45 ka xaga dambe dagdaga uga soo jawaan ayaan 😀😃

  • @directorkhaliil1398
    @directorkhaliil1398 6 ปีที่แล้ว +2

    Zamzam

  • @yarkasandka7868
    @yarkasandka7868 5 ปีที่แล้ว +1

    Aanigu waxan uuguu necbahyi ninkii oromada nacayi

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 4 ปีที่แล้ว

    War wiil aan isku fikirnahay
    Runtii hablaha isqawiya ama dharka isku dhajiya wa necbahay

  • @xasanismaaciil1595
    @xasanismaaciil1595 6 ปีที่แล้ว +1

    ku dara bar maa mijka in aad
    daawada yaasha ka cod sataan in ay suaalo idiin soo qoraa idunku na dadka wey dii ya

  • @cabdiqanicalowaq2409
    @cabdiqanicalowaq2409 5 ปีที่แล้ว +3

    Waxay ka timid soo maal magac hablaha loo bixiyo oo xaga hore iyo xaga dambe isku mid ah waaa luul shaatigaygo waa madow ee qofyahay barnaajimka wuuu xiiso badanyshay eee iyo waliba adi baa ka xiiso badan waana rajayn inan mar uun kula kulmi doono

  • @waxwalba641
    @waxwalba641 6 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh xata sara jooga aya lagu qayilayaa

  • @MohamedAli-yn8ui
    @MohamedAli-yn8ui 5 ปีที่แล้ว

    CADAALAD DARRADA BAAN UGU NECEBAHAY

  • @apdilahidaakir7795
    @apdilahidaakir7795 6 ปีที่แล้ว

    BizaDa mdow ncphy
    Hmmmm

  • @fitiinikaraag9949
    @fitiinikaraag9949 6 ปีที่แล้ว

    ragu dameerahey lisaan

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 6 ปีที่แล้ว +3

    Tifafaftiraha TV gu haka saaro wixii cunsuriyad muujinaya. Oromadan necebaahay iyo gaaladan necebahay waa racism waana denbi .

    • @ahmedaden7685
      @ahmedaden7685 6 ปีที่แล้ว

      Yusuf Jama maxaa ku jiraa hadii ladiido gaalda iyo dadka wax dhiba sida oromada dadka somalida ah gumaadaysa gaalana inkasta oo aanu waqtigasta kulano oo xata macalintyda ku jiraaan tiroba ahaan dhowr iyo Toban ku dhowaad sido kale guri wadaagna nahay oo aan xaqul jaar iyo tii macalimo isku leenahay lkn kuwa dadka musliminta ah dhibay alle ha jabiyo

    • @HawrarLyrics
      @HawrarLyrics 6 ปีที่แล้ว

      Axmed Aden Adigu ma jeclaan lahayd qof TV ga ka leh somalida baan necebahay .

    • @ahmedaden7685
      @ahmedaden7685 6 ปีที่แล้ว

      Yusuf Jama horta ma gaalo mise oromo .gaalada waad odhan karta lkn oromada xaalada manta lajoogo wan odhanaya

    • @maliteacher
      @maliteacher 5 ปีที่แล้ว

      Galada in la necbaado waa caalamad muslimnimo lakin oromo waankugu raacay

  • @mustafemahamed5706
    @mustafemahamed5706 6 ปีที่แล้ว +1

    Magacu waa luul

  • @mohamedaar1582
    @mohamedaar1582 6 ปีที่แล้ว +1

    luul

  • @maryamamaxamed4272
    @maryamamaxamed4272 6 ปีที่แล้ว

    Luul

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 6 ปีที่แล้ว

    Luul