abwaan qaasin gabay kamida gabayadi kacaanka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 25

  • @gahnuggaydh6383
    @gahnuggaydh6383 3 หลายเดือนก่อน +5

    رب صل على الحبيب محمد وعلى الآل من هم الكرمآء

  • @MaxamedIbraahim-bs7qz
    @MaxamedIbraahim-bs7qz 3 หลายเดือนก่อน +4

    Qaasin maahee waa abwaan cismaan gabyaaye

  • @axmedxaashi2921
    @axmedxaashi2921 2 หลายเดือนก่อน +2

    Taariikhda lama qaldo waa ceeb in abwaanada been laga sheego abwaan qaasin waa abwaan caana oo qaaliya gabaygan muu lahayn ee waxaa lahaa cismaan cabdilaahi gabyaaye labadoodaba ale hawnaxariisto

  • @ahmedsheekh5844
    @ahmedsheekh5844 14 วันที่ผ่านมา

    GABAYGAN WAXA LAHAA NINKI LA ODHAN JIRAY OSMAN GABYAAYE WAXA LAGU GARTA CODKA IN AANU AHAYN ABAAN QAASIM.

  • @MustafeHussein-fj8mo
    @MustafeHussein-fj8mo 2 หลายเดือนก่อน +2

    CISMAAN GABYAAYE WEEYE ALLAAHU AKBAR BARI HORAA IIGU DAMBAYSAY

  • @suldaannajiib2027
    @suldaannajiib2027 หลายเดือนก่อน

    Cismaan ma'gabaybuu yaqaan wuu buraanburaaye
    Abwaan qaasim ismaaciil diiriye gabayga waa loo dhashaa lama xado

  • @gahnuggaydh6383
    @gahnuggaydh6383 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤Allhe ha unxariisto janatul fardawsa Aclaa ha geeyo wali yulaahi qaasim

  • @AhmedRaage-ke9ru
    @AhmedRaage-ke9ru 3 หลายเดือนก่อน +1

    WAAR YAA YIDHI WAA QAASIN ,MAAHA EE WAA CISMAN GABYAAYE,EE MARXUUNKA HA HAFRINA.

  • @axmedxaashi2921
    @axmedxaashi2921 2 หลายเดือนก่อน

    Gabaygan waxaa lahaa cismaan gabyaaye waa gabayadii halgankii dib uxorynta soomaaliland xiligii snm

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 3 หลายเดือนก่อน +1

    ma'aha qaasin

  • @mustafec.maxmuud9740
    @mustafec.maxmuud9740 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa ila jooga ninkii gabaygan Cismaan-gabyaaye ka duubay. Isku cod ma aha labada hal-abuur ee waa codkii Cismaan; markaa fadlan sax.

  • @keyseyusuf5402
    @keyseyusuf5402 2 หลายเดือนก่อน

    Waar ninki qaasin maar Aja er waa Cismaan gabyaaye

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 3 หลายเดือนก่อน

    Allah hawnaxariisto Abwaan Qaasim

  • @MohamudIbrahim-kq3yr
    @MohamudIbrahim-kq3yr 3 หลายเดือนก่อน

    waa abwaan kujis ninka gabayga qaasin yirinayaa

  • @XuseenAxmed-bf2sw
    @XuseenAxmed-bf2sw 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan dhegeystaaba daloodhgaree

  • @ibrahimabdighani9184
    @ibrahimabdighani9184 3 หลายเดือนก่อน

    Abwaanku waa cismaan gabyaaye

  • @hah7064
    @hah7064 3 หลายเดือนก่อน

    Maaha abwaan qaasim

  • @JamiilaSaleeman
    @JamiilaSaleeman 4 หลายเดือนก่อน

    Abwaan ismail Diriye Qaasim ❤

  • @hah7064
    @hah7064 3 หลายเดือนก่อน

    Waa Cismaan Gabyaye ee iska sax

  • @CabdirashiidMaxamed-vp2qu
    @CabdirashiidMaxamed-vp2qu 4 หลายเดือนก่อน

    Gabaygan waxa tiriyay cismaan gabyaaye

  • @mahamedhusseinduse8093
    @mahamedhusseinduse8093 3 หลายเดือนก่อน

    waar gabayga qaasin maaha ninka tiriyay waa cisman gabyaaye
    oo afkiisa ka tirinaya

    • @khadarsuun4090
      @khadarsuun4090  3 หลายเดือนก่อน

      Gabaygan anigu ma hubo balse wa sida laygu sheegay miya se lahubaa inu cismaan gabyaye yahay