Siciid Gacamey Gabay - sida donto yeel duul kalaa iga kadarane

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 69

  • @MaxamedCadde-ln9ni
    @MaxamedCadde-ln9ni ปีที่แล้ว +3

    Gabay gaan macno wayn buu xambaarsan yahay.
    Markasta waan dhageystaaa.
    Iyadoo qabyaalad iga aheyn

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaan siciid gacamey alla yarxam 😢

  • @apdirazak715
    @apdirazak715 3 ปีที่แล้ว +4

    MasHa AllaaaH Apwaan S GacmEY Allow kuu NaXariisO

  • @Tema27-q9c
    @Tema27-q9c ปีที่แล้ว

    Awowgay Allaha Naxariisto ❤❤

  • @adanhassan7607
    @adanhassan7607 2 ปีที่แล้ว

    Waa gabaygi khaliif shiikh maxamud hawiyow gabay samaysta ana dhulbahante gabdhaha majeerteen inad bililiqaysatan waan diidey

    • @feisalhussein6456
      @feisalhussein6456 2 ปีที่แล้ว

      Nin wareeray baad tahay abwaan siciid maxamuud siyaad xaydho ayaa layiraahdaa ninkaan waa nin habargidir ah oo saleebaan ah abwaan khaliif maxaa hawiye ka galay waa nin majeerteen ah e teeda kale xoogaa isku luuq weeye isaga iyo khaliif sheekh maxamuud malaha taasaad isku khaldaysaa

    • @dulmidiiddhagaweeyne7537
      @dulmidiiddhagaweeyne7537 ปีที่แล้ว

      Iska keey dil dudublow
      Duul kaa iiga kaa darane.
      Mareexaan iyo reer xaaji saleebaan oo is leeynaya ayaa Duduble rag saleebaana laayay sidaas ayuuna gabaygu ku saabsan yhy AUN abwaan Saciid gacameey oo saleebaan ah ayaana tiriyay.

    • @abdinaafac8211
      @abdinaafac8211 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂gabay shaqadada maahe iska naso nio abwaan siciid gacamey wye ninkan

    • @dirie12
      @dirie12 19 วันที่ผ่านมา

      Saciid maxamud siyaad xaydho waa abwaan saleeban ah gabaygan wxu tiriyey markii salebaan iyo marexaan oo islaynaya duduble rag salebaan ah dilay 1989 wye

  • @abdinoorgedi7029
    @abdinoorgedi7029 5 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan Saciid gacameey allaha u naxariisto

  • @umuisraatube7197
    @umuisraatube7197 3 ปีที่แล้ว +2

    Allow ku naxariiso adeer

  • @nuursaid3444
    @nuursaid3444 3 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan siciid gacamey iyo khaliif shiikh maxamud wa isku luuqad ekaayeen
    Gabaygaan iyo gabayga reer biciidyahan ee khLiif aad bay iskugu egyihiin

    • @xasanismaaciil7660
      @xasanismaaciil7660 3 ปีที่แล้ว

      Waa khaliif kani wllo

    • @nuursaid3444
      @nuursaid3444 3 ปีที่แล้ว +1

      @@xasanismaaciil7660 ma aha wa siciid gacameey

    • @omarbashiraweys4342
      @omarbashiraweys4342 3 ปีที่แล้ว

      @@xasanismaaciil7660 waa siciid gacameey

    • @billeosman5120
      @billeosman5120 3 ปีที่แล้ว

      Khaliif wuxu ahaa cali saleeban ee ma usan ahayn reer bicidyahan

    • @nuursaid3444
      @nuursaid3444 3 ปีที่แล้ว

      @@billeosman5120 khaliif waa reer biciidyahan ma oron ee gabayga waa reer biciidyahn luuqda uu ku tirinayo iyo luuqda abwaankaan ba isku eg

  • @wacdichannel2098
    @wacdichannel2098 4 ปีที่แล้ว +6

    alloow janadii kaa waraabi ader macaane❤❤💚💚💚❤💚😭

    • @apdirazak715
      @apdirazak715 3 ปีที่แล้ว +1

      AaaaaaMiiiiiN Yaa rapi AaaaaaaaMiiiiiiiN

  • @kaarimkaarimm6682
    @kaarimkaarimm6682 5 ปีที่แล้ว +9

    Sxbow gabaydii saciid gacmey eee Sidii Cayrka loo galay hadaan Gaw mar kagasiiyo.
    Soogali.

    • @abdiwaliosman9739
      @abdiwaliosman9739 4 ปีที่แล้ว

      Kaarimن Kaarimmب bah qumis sidiii loohanbadayna soo gali dheh

  • @xidig3833
    @xidig3833 2 ปีที่แล้ว +1

    Aun abwaan inkasto najftay alha ku daayo rer tolkey waa lahadshay waana laga qatay

  • @kmuusa3658
    @kmuusa3658 5 ปีที่แล้ว +5

    Siciid gacamay ilaahoow janada kaa waraabi

  • @adanhassan7607
    @adanhassan7607 2 ปีที่แล้ว

    Abwaan saciid kulaha waa tuug rag gabaygi bu aqrinaya

  • @MAHADALI-le7tj
    @MAHADALI-le7tj 10 หลายเดือนก่อน

    DUDUBLE IYO HG ILAA 70 SANO KAHOR DAGALI JIREEN

  • @soomaalisoomaalidhalay6687
    @soomaalisoomaalidhalay6687 5 ปีที่แล้ว +3

    woow abwaan iga dheh

  • @dagannuur757
    @dagannuur757 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah
    Abwaan saciid

  • @osmaancabdulahi5100
    @osmaancabdulahi5100 ปีที่แล้ว

    aniga ninkan luqdisa baan ka helaa

  • @cabdimaaliksiciid6806
    @cabdimaaliksiciid6806 5 ปีที่แล้ว +1

    Ala yaaraxma

  • @abdulkadirfarah7755
    @abdulkadirfarah7755 5 ปีที่แล้ว +4

    Caadi ma ahan ninkaan runtii

  • @adanhassan7607
    @adanhassan7607 2 ปีที่แล้ว

    Gabayadi mj lama bililiqaysan karo ano nool wiil dhulbahante

    • @waayelkajaqafsada7214
      @waayelkajaqafsada7214 ปีที่แล้ว

      War cawaan duli ah ba tahay dhulbahante maxa dhex galiyay hg iyo dududubel isla hadlaayo oo is gubaabaninaayo, calaan ba tahay gabayga dhagayso
      Ma nin dhulbahante aya dududble gubaabinaayo ninka wa caan wa siciid gacameey oo tolkiisa gubaabinaayi

  • @calikaaficaweercali8346
    @calikaaficaweercali8346 2 ปีที่แล้ว

    Allyaraxma

  • @kingbarahow2128
    @kingbarahow2128 5 ปีที่แล้ว

    Duduble Waa walal iyo ader daacada

    • @sammiirjama6504
      @sammiirjama6504 4 ปีที่แล้ว

      Duduble waa cadow

    • @abdinoorgedi7029
      @abdinoorgedi7029 3 ปีที่แล้ว +3

      @@sammiirjama6504 duduble cadaw ma. Ahan walal saleban iyo duduble wa laba Isla shalatay

    • @fuadshirwa9199
      @fuadshirwa9199 2 ปีที่แล้ว

      Duduble iyo ceyr waa mid waligoodna Way ahaayeen hal mar Lee isku dhaceen iyadana waa ka heshiiyeen

  • @abdikhadarmaxamuud2151
    @abdikhadarmaxamuud2151 3 ปีที่แล้ว

    1and I

  • @saaqoosman8164
    @saaqoosman8164 2 ปีที่แล้ว

    M

  • @nasrahaji313
    @nasrahaji313 5 ปีที่แล้ว

    Qabiilka qabri idiin maraaco

  • @safiyahalgan9901
    @safiyahalgan9901 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhh wan qosly kk

    • @xogbaar
      @xogbaar 3 ปีที่แล้ว

      Maxaad ku qososhay 😀

  • @dooxadadooxada9448
    @dooxadadooxada9448 5 ปีที่แล้ว

    Anigoo aysa qabyalad iyo isir nacayb iga aheyn. Ninka kolay waa marxun dhintay. Wax aka sheegayo Lakin gabey. Aan ladhaco AMA xigmadaysan ka mahayo walow cida. Aan hurayba logu sheegin. Abwan hore. Wali waxaa. Liska LA iidn kudaro maheyno

    • @dagannuur757
      @dagannuur757 5 ปีที่แล้ว +4

      Ciyaal gabayadaan ma fahmo nin waynbaa fahmi kara

    • @abdiwaliosman9739
      @abdiwaliosman9739 5 ปีที่แล้ว

      dooxada dooxada kkkk

    • @mohamedabdirashid8544
      @mohamedabdirashid8544 5 ปีที่แล้ว

      Gabaygan nin weyn baa fahmi karee tollow adeeryaal berigan yaa tariikh iga sii karo

    • @wacdichannel2098
      @wacdichannel2098 4 ปีที่แล้ว +2

      been maaha ma fahmi kartid caruur baa tahay!
      Gabayga waxaad fahmi kartaa markaad taqaani sababta loo qaaday !
      ka seexo meeshaan caruur

    • @dhalboqortooyogm5252
      @dhalboqortooyogm5252 4 ปีที่แล้ว +4

      😂😂😂😂 caku caqliga haduu futada galo, oo aadan afsomaaliga fahankiisa na ku baxsaneyn. ninkuu meeshuu ka soo jeedo ma taqaan marka hore. Fahanka Gabaygiisa adiga laguma weydiine. Hadaba waxaa wanaagsan inaad dadka gabayada fasira ee afsomaaliga heerka ka gaaray tiraaah ii fasira. Gabay nin HG ah tiriyay ee maangaabku fahmo waa uu yar yahay. Asal murti iyo gabay cid ku gaari meyso habargidir. Asal weeye somaali fasiix ah aanan reer kale ee somaaliyeed ku hadlin bu ku gabyayaaa. Erayo murti.
      Adeer baraxiina melahaa iska wata ewelaadna afsomaali waxba ka aqoone. Ama waqooyi ka imaaw ama koonfur ka imaawe Murtidaan ma fahmeysaan ileen waxaad tihiin gudhuu iyo jam jam iyo kakab iyo baantuu iyo waxaan la aqoon . Allow gobolada dhexe noo daaa. Iyo habargidir❤️