Gabay guubaabo codkii macanaa ee allahau naxariistee abwaan axmed sheekh cali heelaale

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • Heelaale

ความคิดเห็น • 278

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN ปีที่แล้ว +98

    Waxaan ku faraxsana inaan ahaa qofkii sameeyay sawirkaan iyo codkaan TH-camkana soo geliyay isagoon ku jirin 2012 kii. Lkn Kanaalkii iga xirmay ragga sii faafiyay way mahadsanyihiin Bashiircali22 wadan jiray.

    • @abdifatahibrahim5399
      @abdifatahibrahim5399 ปีที่แล้ว +5

      Mahadsanid walaal

    • @Special_Meionezz
      @Special_Meionezz ปีที่แล้ว +4

      Alle haku barakeeyo ❤

    • @jararmedia9320
      @jararmedia9320  11 หลายเดือนก่อน +9

      Aad ayaad umahadsantahay akhii wax wanaagsan ayaad nasoo gaarsiisay.

    • @Really2025
      @Really2025 11 หลายเดือนก่อน +3

      AAD ayaanu kuu mahadinay waxaad qabatay!

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN 11 หลายเดือนก่อน

      @@Really2025 Mahadsanid walaal waa waajib na saarnaa.

  • @mudalibhaarin5542
    @mudalibhaarin5542 ปีที่แล้ว +25

    Ala gabayadiisa waxay ahyd in waxbarashada lagu daro 😢

  • @FarhiyoAbdullahi-mo7rf
    @FarhiyoAbdullahi-mo7rf ปีที่แล้ว +26

    Alla gabeygaan meel buu iga yaaly wllkey oo shahiiday baan kuxasuustaa oo shacabkiisa nafta uhoray😢😢😢

    • @NajaxAbdi-y5r
      @NajaxAbdi-y5r หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢

  • @SUBEER_BOY
    @SUBEER_BOY ปีที่แล้ว +49

    Kama Daalo Dhagaysigiisa Allaha Kuu Naxariisto Adeer “Heelaale” ❤🙌

  • @Gloriouslyupright324
    @Gloriouslyupright324 3 ปีที่แล้ว +57

    Ilaahay ha u naxariisto abwaankan
    Waa ku qiiroodaa gabaygan, Tigreega maantay haysataa, ha dhadhamiyaan qadhaadhka!

  • @maahirrashid8353
    @maahirrashid8353 11 หลายเดือนก่อน +17

    From 2012 upto today october 2023 waan dhageysanayaa ❤❤❤❤❤❤❤

    • @hayaat2209
      @hayaat2209 10 หลายเดือนก่อน +1

      Ani xitaa Kama daalo😢❤

  • @shafieabdirahman
    @shafieabdirahman 3 ปีที่แล้ว +18

    Mararbadan ayaan raadiyay gabaygaan anoo meelo badan oo somalia kamida jooga lkn maanta ayaan nasiib uyeeshay anoo caasimada somalida jooga

  • @mrmask3711
    @mrmask3711 3 ปีที่แล้ว +53

    2001 nasiip ayaan uyeeshay inaan gapaygaan dhageysto❤💖❤

    • @worldwideshow3
      @worldwideshow3 2 ปีที่แล้ว +3

      Tool ayey maaaxa rag badan ciil ugeeriyoodey heelale was 42 years old

  • @maryanhajii2973
    @maryanhajii2973 หลายเดือนก่อน +2

    Ilhayow ku naxariso abwanka 😢onlf guuul

  • @ahmedothman2460
    @ahmedothman2460 ปีที่แล้ว +12

    "Gayigeena oo dhacan inaan geela wada raacno ama ganacsi un raadisaan go'iyo jiilaalba gabdhuhu inaad weheshataan gooriyo ayaanba gobonimana aan loo halgamin waa gunimo wayne gacalooyinoow kaca waqtigu waa gabaabsiya e gurmadaay dad guul laga sitaa geed ma jiifsado ee "
    AUN abwan haleele

    • @Teerso44
      @Teerso44 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waaa erayo qiiro leh wlh waxa xiligas jiray manta ayay tagantahay

  • @baabiigboolouayaf4657
    @baabiigboolouayaf4657 2 ปีที่แล้ว +15

    Xasus wlhi my mom aya mar walbo dhagesan jirte allow ingo nbad ah na kulmi
    Wan u xiisay hoyo mcn
    Hoyo mcn adunka ayaan kuu jeclahy
    😥😥😥😥

  • @adamabdullahi3181
    @adamabdullahi3181 4 ปีที่แล้ว +32

    Allah ha u naxariisto xikmad iyo cod macaan ayuu kulansaday

  • @cabdiraxmanrashid6220
    @cabdiraxmanrashid6220 2 ปีที่แล้ว +21

    21:10 ilaa 22:13 qeybtaa wey itaabatey😭😭😭

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 ปีที่แล้ว +3

      Bal sawiro adigoo xaalada ku jiro? 😭😭

    • @khaliphsirdique623
      @khaliphsirdique623 ปีที่แล้ว +1

      Bal sawiro adoo marxLadaasi kujiro

  • @DaadoOmar
    @DaadoOmar 11 หลายเดือนก่อน +13

    Gabaygan wxn dhagesanoya manta 25 oct 2023 malin arbaca ah allow somali cadawgeeda tusi oo ay hal meel uguso wada jeestan o itus dalkayga o nabad ah iyo dadkaygo israacsan mar uun I.a 🇸🇴 ❤

  • @Jubalandvisit
    @Jubalandvisit ปีที่แล้ว +12

    Allow gumesiga kadul qad dds rabow wa awoodaye i.a anagan kama dalayno qori iyo qalin ina ku halganaye❤

  • @SucdiSucdi-r9u
    @SucdiSucdi-r9u 2 หลายเดือนก่อน +3

    Illahay ha unaxaristo wadini bu aha Somali ciilbixiwayday allaw na midee inshalh

  • @omarbashiraweys4342
    @omarbashiraweys4342 ปีที่แล้ว +12

    Abwaan heelaale allha unaxariisto Geesi gun ka dhashay aw ahaa Dadkiisii ayey Ethiopia u adeegsatay oo dal dalay Allaha mxaa gun Iyo geesi meel kuwada nool
    Cabdi ileey Iyo kuwii la shaqaynaaye naarta allaha Ku fogeeyo

    • @axmedbare1656
      @axmedbare1656 ปีที่แล้ว +1

      Wll anuu adeerkay yahay cidna ma daldalin wll mugdisho buu ku dhintay sambabkuuna ka xanuunsanaa wll saas buu u dhintay

    • @abdulazizatl6752
      @abdulazizatl6752 ปีที่แล้ว

      War iska aamu

    • @mohamedabdallah3558
      @mohamedabdallah3558 7 หลายเดือนก่อน

      Abwaanku muqdisho ayuu ku dhintay cidna ma aysan dal dalin

    • @AbshirSaidAhmed
      @AbshirSaidAhmed 3 หลายเดือนก่อน

      Tanks wllo

    • @amcamc3949
      @amcamc3949 หลายเดือนก่อน

      Abwn muqdisho ayuu ku dhintay

  • @ladan33ladanbare96
    @ladan33ladanbare96 3 ปีที่แล้ว +29

    Illaahey ha unaxariisto axmed heelaale waxbadanbaan gabayadiisa dhegeystay iskaga oo nool inta aan kadambeeyana waan dhegeysandoonaa Insha Allah

  • @maslax___somali
    @maslax___somali 2 ปีที่แล้ว +9

    Gabaygaan abwaan ahmed cali heelaale waxan dhageysanayaa maantey oo taarikhdu tahay 12 / September/ 2022 abwaan ilabey hakuu naxaristo

    • @Burcaawi_10
      @Burcaawi_10 2 ปีที่แล้ว

      Dhawr sacadood ban ka danbeeya ragu sow wa gobanimo doon

  • @Shantai_34
    @Shantai_34 ปีที่แล้ว +8

    Ragga kaliya ee soomaali ah ee hubeysan ee maanta tigree iyo itoobiyaan cadaw u arka waa Shabaabka Allaha guuleeyo e

    • @ismaciiladan7203
      @ismaciiladan7203 ปีที่แล้ว +3

      Wlh taa been kumaad sheegin hunno ONLF tii xaqqa udirirka ahaa waxa bedeley liyuu police oo mareykan ku shaqeysta hadba walaalkooda dila

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 8 หลายเดือนก่อน +7

    Meeqo ama immisa eray baad ka Faaidaysatay Gabaygan ilaahy Naxariista Jannatul firdawsa ka waraabi oo Hoygiisa ka dhig

    • @Teerso44
      @Teerso44 6 หลายเดือนก่อน

      Waxbadan lkn wa sokobaya
      “Gacalooyinow kaca waqtigu waa gawaabsiye”

    • @Teerso44
      @Teerso44 6 หลายเดือนก่อน

      Allaha unaxaristo

    • @Alon_404
      @Alon_404 3 หลายเดือนก่อน +3

      "dabka qata diintay nafare inan dagalnaye, la dirira ninki gaaldila doogsaye aaqiro e".

  • @ugaaskakaofficial5239
    @ugaaskakaofficial5239 3 ปีที่แล้ว +21

    Allaah ha unaxristo Amiin Yaa Rabi 🙏

  • @yusufshire6790
    @yusufshire6790 9 หลายเดือนก่อน +4

    maadaama damaca shisheeye dhamaanayn ereyada abwaanada sida Heelaale weligood noqon mayaan kuwo la ilaawo. Mahadsanidiin Jarar Media

  • @fadumo932
    @fadumo932 2 ปีที่แล้ว +16

    Waxan ahay macad Ahmed hellale ilahay ha u naxaristu Abehey

  • @mowliidyareofficial9058
    @mowliidyareofficial9058 ปีที่แล้ว +6

    Allaha unaxariisto abwaanka 😢😢😢😢 Somalia 🇸🇴 mid cadawga iska dhicsa allaha kadhigo oo mida

  • @mohamedhersiahmed7531
    @mohamedhersiahmed7531 3 หลายเดือนก่อน +3

    Allah ha u Naxariisto, Qabriga Allah u waasiciyo Abwaanka. Waxa uu inooga degay dhaxal aan ku Simi karno jiilkeena maanta iyo berito. Xukuumadda soomaaliya waxa ay ahayd in lagu daro Nidaamka waxbarashada dalka.

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 7 หลายเดือนก่อน +2

    8miyan inta 7ka ku nool + 4 milyan Ogaadenia+ 1milyan Djibouti + 2milyan NFD + 1Milyan Qurbaha= 16 milyan.🇸🇴 60 kii 30 milyan baynu ahayn 30-16 = 14 milyan. Tusaale ku qaata Nigeria 60kii innagaa ka badnayn, maantana waa 400milyan. Markaynu Fanka iyo Suugaanta U qoraynay isla yaaba oo Xisaabtama Somaliweyn🐪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤ ilaahaw U Naxariiso

  • @Teerso44
    @Teerso44 6 หลายเดือนก่อน +4

    Helaale allaha unaxaristo abwaan dahabi ah oo qadiyada wadanka iyo diintaba sfcn ugu hadlay allaha no sahlo asigo badan amin

  • @CabdiDhere-e8m
    @CabdiDhere-e8m 9 หลายเดือนก่อน +2

    Xaqiq

  • @abdirahmanhussein9488
    @abdirahmanhussein9488 3 ปีที่แล้ว +13

    Gabayadiisa Kaan ugu jeclahay

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale 2 หลายเดือนก่อน +2

    2024/1/1
    Intii xorta aheed ayaa loosaxiixey
    Hada iyo gumeysi cusub
    Rabow adaa soomali uumtey

  • @cumarsheekhmaxamed5782
    @cumarsheekhmaxamed5782 3 ปีที่แล้ว +17

    Allaah hakuunaxariisto

  • @SSTv963
    @SSTv963 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan daawanayaa maanta oo ah 01/01/2023 alle ha u naxariisto.

  • @Abdirahman2323
    @Abdirahman2323 ปีที่แล้ว +3

    Guumaysiga abwanku shegay wali wan kujirnaa ethopia & kenya intay ciid somali maamuli waa inaan dagaalka wadnaa hana la sabro guushu way dhawdahey

  • @ismaciiladan7203
    @ismaciiladan7203 ปีที่แล้ว +2

    ONLF abaalkooda soo laguma bedelin liyuu police oo mareykan udaba dhaqda somaalaya caqligiina mar horaa la iibsadey Allah idin gargaaro

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 2 ปีที่แล้ว +6

    Illahey Hau Naxaristo Abwaan Heelaale

  • @UsameUmal
    @UsameUmal ปีที่แล้ว +3

    "ladirira ninkii gaaldilaa doogtay aakhiree"

  • @sundusabdirahman8769
    @sundusabdirahman8769 ปีที่แล้ว +4

    Ilmada ayadoo iga qubanayso baan dhagaysanayaa iyo xalkena manta ee soomaliyeed 😢

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 9 หลายเดือนก่อน

      Wlhi taza been aheyn gabdhahena naga raali noqda maduliyadina nisaary alle waan gudiweynay 😢😢😢

  • @cawil0111
    @cawil0111 ปีที่แล้ว +6

    allaah ha unaxariisto abwaan Axmed shiikh cali (heelaale)

  • @Maxamadcumar-x2w
    @Maxamadcumar-x2w 15 วันที่ผ่านมา +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guul somaliyeed wan gareynaa

  • @MohamedDeeq-ky6ep
    @MohamedDeeq-ky6ep 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan uso galay inan dageysto anoo og waxa kajiro gedo

  • @nimoshwasirad8727
    @nimoshwasirad8727 ปีที่แล้ว +7

    codkisa😢 waxan halakn u imid inan ku duceyo ilahow rabiyow u naxariso marxumkaga o ha ciqabin😢

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 3 ปีที่แล้ว +10

    Ilahey abwaanka ha u naxariisto Amiin

  • @noorkhalil1306
    @noorkhalil1306 2 ปีที่แล้ว +6

    Assalam alleykum wll lyrics uyele laheyd hday macqul tahay mahadsanid

  • @Tusti-qd4xp
    @Tusti-qd4xp หลายเดือนก่อน +1

    Fadlan wxan codsanaya in gabaygan lgu fafiyo baraha ee somalidu aad u isticmasho.
    Mahadsanidiin.

  • @mohacumer2330
    @mohacumer2330 หลายเดือนก่อน +1

    Allow kuu naxariso 𝙰𝚋𝚠𝚊𝚗 haleele 😭😭🤲🤲🤲

  • @omerovali4725
    @omerovali4725 2 ปีที่แล้ว +5

    Allah janaat kiisa haka waraabeeyo libaaxan halyayga aha

  • @mubarakabassabdikheir
    @mubarakabassabdikheir 2 ปีที่แล้ว +3

    illhay naxariistiisi jano hasiiyo, manta waxaa marag madoonto ah marxalada Tigray ay kusuguntay in illahay wixii ay Somalia kageesteen ayagana loo geestay😂😂😂😂😂😂

    • @sultanahmedliiban2603
      @sultanahmedliiban2603 2 ปีที่แล้ว +1

      Soomaalia hanoolato ha israacdo farmaajo hahogaamiyo guul

  • @engali1647
    @engali1647 10 หลายเดือนก่อน +2

    Helaale alle hawnaxaristo wlhi qalbiga ayay taabtaan gabyadiisu

  • @jamacyasinabdi4865
    @jamacyasinabdi4865 3 ปีที่แล้ว +8

    allaa hawnaxariisto

  • @khadarhaji8346
    @khadarhaji8346 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dabka qaata diinteey nafari inan dagalnaaye
    Ladirira ninkii gaal dilaa dogsay akhiree
    ismalaheyn 2024 ayey ahmara aan damir lhyn dalkads damac kaso galaya allow kunaxrso abwane

  • @user-Abdifitah
    @user-Abdifitah 8 หลายเดือนก่อน +2

    Rabbow unaxariiso

  • @mssmarlarag85
    @mssmarlarag85 2 ปีที่แล้ว +5

    Qoraalkiisa inteeh ka helaa

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahaw kuu Naxariiso oo Jannatul firdawsa ku gee

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +2

    Yaa salaam gabaygani waa gabayada ugu cajiibsan alle haw naxariisto Abwaan Ahmed.

  • @hasaanmuse4422
    @hasaanmuse4422 2 ปีที่แล้ว +4

    Abwaankan xilimuu dhintay igu caawiya

    • @rasmani.
      @rasmani. 2 ปีที่แล้ว +2

      6:13pm Sunday 2nd December 2018🤕😑

  • @abdifitahismailali4042
    @abdifitahismailali4042 ปีที่แล้ว +2

    Allah unaxariisto goorsheegtadu waa 12:24 waa maalintii ugu dambaysay ee bisha ramadaa Allah swt hakuu naxariisto halgamaa

  • @asadayaanle
    @asadayaanle 3 ปีที่แล้ว +6

    Axmed heelaale waa nookyahay wlaal, cimri dheer allah hasiiyo

  • @MaxamadCilmi-ei8wc
    @MaxamadCilmi-ei8wc ปีที่แล้ว +1

    Waa qiirodaa marka aan dhagesto

  • @alnasiixmedia6797
    @alnasiixmedia6797 3 ปีที่แล้ว +5

    Ilhy haaw nxristo aamin

  • @xogogow114
    @xogogow114 ปีที่แล้ว +1

    Ilahayow u naxariiso axmed shekh cali cabdi wa abwan ku caannaxay gabayada halganka xornimo doonka

  • @mustafmohamudsaid6190
    @mustafmohamudsaid6190 3 ปีที่แล้ว +6

    Allaha unaxariisto

  • @clsuuriyaa4943
    @clsuuriyaa4943 3 ปีที่แล้ว +6

    Allah yaa raxma

  • @SucaadXuseen-fh3lp
    @SucaadXuseen-fh3lp 9 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ha unaxariisto 😢😢😢

  • @AhmedOmarDahir
    @AhmedOmarDahir 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaankaas Magaciisa garan maayo, lkn Aduun iyo aakhiraba Alle u naxariisto,.

  • @muxiyadiinapdikariin2684
    @muxiyadiinapdikariin2684 ปีที่แล้ว +1

    alle ha unaxariisto awaab wax badan gubaabiyey soomalida waxan alle iga baryayaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @LibanmuseHassan
    @LibanmuseHassan 4 วันที่ผ่านมา

    28 September 2024 ayaan dib udhageysan hyaa gbaygaan wxaan rajeynaa dalkeena hooya oo hagaagay oo dowlad xoog badan yeeshtay xornima buuxdana helay 5 somalia intii macquul ah dib umidowdaa jigjiga,garissa,Hargeisa iyo Mogadishu cawaale laga tagay oo somali ay noqoty wadan loo soo tahriiba oo qaxootiga afrika, assia iyo yurub aay magan gelyo iyo guryo siineysa dib loo arko rajeynaaa
    Jiilka qoraalkaan aqrindoona xiligaas waan idiin salaamay walalyaaal hadaan nimcadaas nolol kugaara waa iifarxad hdaan kugaariwaayana idinka iigu indha doogsada

  • @cumarcabdimaxamed1481
    @cumarcabdimaxamed1481 3 ปีที่แล้ว +5

    Allaha u naxaristo

  • @bishardoolal1904
    @bishardoolal1904 ปีที่แล้ว +1

    Naxaris jano ilahy haku abal mariyo af iyo adinba wu isugu dary in laga hoos baxo gumaysiga balse wali ma dhicin wana sugayna I.a
    1/11/2022

  • @abdinasir2258
    @abdinasir2258 8 หลายเดือนก่อน +1

    2024

  • @mohacumer2330
    @mohacumer2330 หลายเดือนก่อน

    Allow kuu naxariso 𝙰𝚋𝚠𝚊𝚗 haleele 😭😭🤲🤲🤲

  • @mohacumer2330
    @mohacumer2330 หลายเดือนก่อน

    Allow kuu naxariso 𝙰𝚋𝚠𝚊𝚗 haleele 😭😭🤲🤲🤲

  • @sidiiqisseomar5801
    @sidiiqisseomar5801 25 วันที่ผ่านมา

    Waxaan dhagaysanaya gabaygaaan maalin jumco ah
    Slaada casar so dhawdahay
    6/9/2024. Soomalia wali guumaysi ayee ku jirtaa qabiil qabiil ayee isu cunayaaan waxaan haysana dal balaaran dhul qani ah lkn waxa hogaanka no haya dad dalkooda loo adeegsanaya walahi 2024 in aan wali qabiil qabiil isku cuno. Dhilinteeni qarna tahriibaan qaarna qaarna tiktok qabiil qabiiil isu caayaan waa nasiib daro aaad u wayn.
    Abwaanka gabay qiimo badan oo gubaabo ah ayuu nooga tagay alla ha u naxariiisto
    Somalia oo nabad ah oo is raacda qaabiilka iska dayso cadawgeeda aragta oo danteeda aqooonsata alla ha ina tuso
    Somaliya danteeda alla ha garadsiiyo qabiil qabiilkaan alla ha naga madoobeeeyo
    Insha allah maalin un wadanka nabad wuu noo noqon insha allah

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 ปีที่แล้ว +2

    Allh ha unaxariisto aderkay Helale 😢💔🤲

  • @NimcoMohamedabshir
    @NimcoMohamedabshir ปีที่แล้ว +2

    Rabbi naxaritii jana haku siiyo😢

  • @abdirisagabdigder7300
    @abdirisagabdigder7300 หลายเดือนก่อน

    agust 2024 dhageeysanooya Waxaana iigu danbeeysay 2009

  • @maxamedcilmi2338
    @maxamedcilmi2338 2 ปีที่แล้ว +2

    Alloow u naxariiso abwaanka😪🤲🏻🤲🏻😪

  • @abdifatahibrahim5399
    @abdifatahibrahim5399 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah codkii ugu macaanaa ebid
    Allow kuunaxriiso

  • @samircaddeofficiall544
    @samircaddeofficiall544 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 ปีที่แล้ว +1

    Ale ha uanxriste abwan helale❤😭

  • @qamanmusdaffarah715
    @qamanmusdaffarah715 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanka ilaahay ha'unaxariisto taariikh ayuu katagay waleeee

  • @xafzobishar1415
    @xafzobishar1415 2 ปีที่แล้ว +2

    Allha naxariistisa haka warabiye🤲🤲

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 2 ปีที่แล้ว +2

    Caadi ma ahan gabaygaan runtii

  • @jamaalleo5721
    @jamaalleo5721 11 หลายเดือนก่อน +1

    Gabaygan waxaab dhagaysanaya maanta taariikhdu tahay 2 nov 2023
    alle ha unaxariisto abwaabka

  • @HassanKaafi-y5f
    @HassanKaafi-y5f 7 หลายเดือนก่อน

    Runtii waa gabay anan marnaba laga daleynin in la dhagesta

  • @ismailseed5026
    @ismailseed5026 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah hownaxariisto janatul fardowsa allah haka waraabiyo aamiin aamiin yaarabi

  • @ducaqabe7811
    @ducaqabe7811 ปีที่แล้ว +1

    Helale ilahow kuu naxariiso 19/11/2022

  • @ahmedabdikadir2794
    @ahmedabdikadir2794 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha unaharista abwankan

  • @ismaciilbare2325
    @ismaciilbare2325 3 ปีที่แล้ว +2

    Ale haw naxriso

  • @sahrokhaliil1220
    @sahrokhaliil1220 6 หลายเดือนก่อน

    Ilhy haku naxariisto adeer axmad sheikh Cali 2024_3_18😢

  • @JacfarDinix12
    @JacfarDinix12 หลายเดือนก่อน

    Dadku kala wanaagsan ragay qalatay daanyerto

  • @garaadofficial9363
    @garaadofficial9363 ปีที่แล้ว +1

    Alle Ha unaxristo Abw dhoodan😭

    • @goradxamaro3586
      @goradxamaro3586 ปีที่แล้ว

      Waa heelaale
      2da abwanba Allah ha u naxariisto walale

  • @mohamedibrahim350
    @mohamedibrahim350 3 หลายเดือนก่อน

    La dirira ninkii gaal dilaa doogtay aakhiree

  • @kaderabdi1624
    @kaderabdi1624 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxriisto adeer heelale 🥲🥲

  • @axmadmaxamed722
    @axmadmaxamed722 2 ปีที่แล้ว +1

    GAbaygan 2022 dhageystay

  • @mascuudabdi9401
    @mascuudabdi9401 10 หลายเดือนก่อน

    Waxn Is-weydiiyaa Qarnigan aynu eegga Joogno
    Yaa Ka Abwaan Sanaa Dhoodaan, Marka Labaadna Heelaale. Ka Saddexaadna Cabdi waaxid Gamadiid.. Baladba? 😢😢

  • @jellebashirmohamed-wc9op
    @jellebashirmohamed-wc9op 5 หลายเดือนก่อน

    Asagoo qoraal ah gabaygan yaa igu caawiyo

  • @sadaamcali5556
    @sadaamcali5556 11 หลายเดือนก่อน +1

    Allow soo maali midey😢

  • @Abdikadhiye
    @Abdikadhiye 19 วันที่ผ่านมา

    Alaha unaxaresta abwaan heelaale

  • @sumayoosman1864
    @sumayoosman1864 ปีที่แล้ว +2

    Codkiiisa😭💋🥰🥰

    • @mascuudabdi9401
      @mascuudabdi9401 10 หลายเดือนก่อน

      isagoo Waliba da`yar Maad Aragtey Oo Gabyaya ama Geeraari? jidhkaa Ku dubaaxini..😢😢😢
      Markan Xataa Lkn dhalinyaruu Ahaa..