XARIIR AXMED HEES CUSUB | ILLINTA CAASHAQA | ᴴᴰ LYRICS 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 925

  • @simanabdulahisimanabdulahi5466
    @simanabdulahisimanabdulahi5466 6 ปีที่แล้ว +55

    Xariir codkaga maxa ka mcn bdn tagero buxaan ku ahay aqyarey like ha ila dhafina hadad xariir tagertaan 😍

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 6 ปีที่แล้ว +113

    Aptiyaal haddaan idhaah wan soo horreeyay waa been cade, kollay wad iga dambaysaaye hayla dhaafin kulama dhaafeene .. wad garanaysa dee wixii yaraa kuu sheegi maaye🤗👏

  • @muhanadahmed7341
    @muhanadahmed7341 4 ปีที่แล้ว +15

    Qalbigeyga omaane lagu falay agtaadoo saw kama ilaasheen aqalkiyo rugtiinoo intaan gacan ku oodoo samiir samiir kuma afduubeen 💯💯

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 5 ปีที่แล้ว +22

    Ax walle Ooyin kama Dhergaan Jacaylow maxaad dhib keentay Nasibba uma lihi aniga dhaawac iyo murugo mooye allow ada awodleh Qofkasto dhiban Usahal Dawadisi😢😢😢

    • @mohamedbashka170
      @mohamedbashka170 2 ปีที่แล้ว +1

      Sorry midka frxiyo hada waaheshe jeclhy wlshy 😰

    • @farxiiyaxuseen6977
      @farxiiyaxuseen6977 2 ปีที่แล้ว +1

      Ax wllhi aniga ayan nasiib u yelan qof sidan dacad ugu ahay igu ah

    • @ilhancaraaye5801
      @ilhancaraaye5801 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedbashka170 maya waayo nimankena maba yaqaanan nolosha badankoga jacaylkana cayaar aye moodaan

    • @ilhancaraaye5801
      @ilhancaraaye5801 2 ปีที่แล้ว

      @@farxiiyaxuseen6977 mcney waan heli doona sida an nahay qaar ah ilaahay ba jiree niyada kheyr u sheeg❤❤

    • @BushroCabdi-e9i
      @BushroCabdi-e9i 5 หลายเดือนก่อน +1

      aamiin apyo😢

  • @ayaanitasweetgirl7978
    @ayaanitasweetgirl7978 6 ปีที่แล้ว +569

    Hada an qorayo qorlkan idhaheyga iliin ba ka socota aniga jacalkaba nasib uma lihi markasta qalbga laiga dhawaca😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @sumayafuaad9688
      @sumayafuaad9688 6 ปีที่แล้ว +6

      Ayaanita sweet girl ax sorry abyo

    • @caashahaboon2801
      @caashahaboon2801 6 ปีที่แล้ว +19

      inan bad tahee is ilaali quruxey yaan jacaylka lagugu soo dhuumane

    • @felisabbasalij
      @felisabbasalij 6 ปีที่แล้ว +10

      Ayaanita sweet girl sorry abayo nin somaliyeed haba jecelan🤢😭😭😭😢😢

    • @hamdasamatar5439
      @hamdasamatar5439 6 ปีที่แล้ว +4

      Ayaanita sweet girl sweet heart me too

    • @dhiblaaweMD
      @dhiblaaweMD 6 ปีที่แล้ว +5

      Ayaanita sweet girl
      u will win insha allah wllo never give up in ur life !!!

  • @kingalwaysking3042
    @kingalwaysking3042 6 ปีที่แล้ว +412

    Marka hore inta is jacel allh ha isku sahlo
    Inta jaceyl tagerta like halkn ku dhafo si u jaceylka u wara tapo like😍😍💑💏💜👆👆

  • @abdirahmanx2750
    @abdirahmanx2750 2 ปีที่แล้ว +4

    Weysa iga adkaatoo eed kuma laha qudhani wye ee ma ahan qoysa iga adkaato iyo intan gacan ku oodo samir kuma afduuben dhacan ma ahan
    Lyrics ka iska sa iska sax ilkacasow

  • @Riyaneyyyyyyyy
    @Riyaneyyyyyyyy 2 ปีที่แล้ว +18

    😭😭😭😭😭 waqti xaadirkaan aan qoraayo waan ilmeynayaa wlhi anuu jclkaba nasiib umalihi mindhaa allow qalpiga ii qabooji 😭😭😭😭💔💔💔💔💔

  • @anasyoo4834
    @anasyoo4834 5 ปีที่แล้ว +10

    Esh calaa fanaan wlhi super star inaa tahay waa lawada ogyahay fanaaninta hada joogto wlhi adaan kugu jeclahay heeso dareen leh mar walbo soo qaadaa❤ Love From Mogadisho🔥👌

  • @dreamgalbj8906
    @dreamgalbj8906 6 ปีที่แล้ว +29

    Ilkacase abowe ma aqaan waxaan kugu mahad celiyo tnx a lot aadbaan heestaan usugaye ua de best bro big respect😍😍😍😘😘😘❤😻

  • @abdifatahyusuftahir6880
    @abdifatahyusuftahir6880 2 ปีที่แล้ว +17

    Qalbigaygan Oomane Lagu Falay Agtaaada💔
    Heesaha Xariir Heestaan Ugu Jeclahay Wyn😢
    2022 January 20✋🏻😭

  • @queennn4901
    @queennn4901 5 ปีที่แล้ว +39

    Manta oon heestan dhagaysanayo 10/20/2019 waa maalinta an goaan saday inan kafoogado qof aan jeclahay siaan dareenkayga qalbiga o ilaaliyo darteed waxwalbo waala arka

    • @xamdixasan9999
      @xamdixasan9999 3 ปีที่แล้ว

      😗😗😗😗

    • @faizadagane2256
      @faizadagane2256 2 ปีที่แล้ว

      Maku gulaysatay go'an kadii mise wali wad uu gubaneysa oo xasusihi ayad ku noshahay aniga jacaylki qabyobay wan ka gulaysan wayey wan gubanaya wali

    • @qumanabdulqaadir3250
      @qumanabdulqaadir3250 ปีที่แล้ว

      😭Mar kale iyo go aan labad kii kaa xanuun badan wan so boqan doona qorlkn💔

  • @mahadabdi9751
    @mahadabdi9751 6 ปีที่แล้ว +83

    Tiiyeey ilahay ka cabso oo sida ii dhaan, saad u faraxsan tahay markaan kuso waco baad xanuun sheegataa, markan is aragno ayaad xanaaq iyo jin isku ridaa, ilahay amarkii ana aragaaga iyo maqalkaagu waa ii farxad. Maanta gacantaada sareysa lakiin xasuusnoow qof ku jecel si lagu helo ma sahlana. Heestaan aan kuso diray inaad isku badashan rajayn.

    • @simansomali183
      @simansomali183 6 ปีที่แล้ว +2

      Mahad Abdi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 so sorry

    • @mahadabdi9751
      @mahadabdi9751 6 ปีที่แล้ว

      Siman Somali thanks abayo

    • @simansomali183
      @simansomali183 6 ปีที่แล้ว +4

      Mahad Abdi run ahaantii wey xnn bdn thy marka qof jeclato qofkiina uuku fahmi wyoh
      Blse qof walbo qofku jcl yhy ilaahy ha siiyo
      Inta dhawacna ilaahy ha u booga dhayo
      Heestn aniga qaas ayee ii tabaty
      😭😭😭😭😭😭😭

    • @mahadabdi9751
      @mahadabdi9751 6 ปีที่แล้ว +4

      Siman Somali abayo kuwa nasiibka u yeeshay in la jeclaado hadana aan ka faa,iideysan wanaagaas baa khasaaray. Aniga, adiga iyo inta dulman nasiibkooda way heli doonaan.

    • @simansomali183
      @simansomali183 6 ปีที่แล้ว +2

      Mahad Abdi in sha allah walalkey nasiib wngsn

  • @rabiyowjanadadaisii9844
    @rabiyowjanadadaisii9844 6 ปีที่แล้ว +25

    😓😓😓😓inta is allha isku sahlo inta is heysatana allhaa isku barakeyo aniga iyo xajigeyga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alimohamed-dg7fv
    @alimohamed-dg7fv 6 ปีที่แล้ว +16

    Awoodeyda ma,ahee hdii ayan qura ogoshahay nafteydani heblaayoy inan ku naco waa hore soo iskama tageen😢😢😢 war qof jaceyl ka hadlsinayo iyo qof jin ka dhex hadlo waa isku mid

  • @suhaybofficialelmi5515
    @suhaybofficialelmi5515 4 ปีที่แล้ว +10

    Galabta oo aytahy_7/5/20/20 malin axad/7_30 hapeennimo murugadii aduunka nesta ayaan NAFTA kusasabayaa😭😭😭wiilkaan aduunka igu jecla ayaan cawakala soconay😭😭😭cawa happen ay igaga daganthy nloshayda ma arag😭😭😭😭jacayl xanuun badanaa 😭😭works qofjecel ayuunbaa dareemi kara qoralkygaa😭😭😭🙈🙈🙈😭

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว +1

      Hadda Ma Hilmaamtay Qofkii

    • @cwalimohamed8505
      @cwalimohamed8505 หลายเดือนก่อน

      Wax walpo inay hagagen ayan rajaynayaa wllo

  • @ilwadcabdijamal7813
    @ilwadcabdijamal7813 3 ปีที่แล้ว +15

    Heestan waxn dawanaya 27/3_2021 heestan dareen gara wlhi😥 waxan raba inaan xidhidh diib inaan u saneeyo isku dayo walay dhawac yo isoo mareen😥eaxan rajaynaya inaan wax fican kala kulmi doono😥

  • @abdiaziizahmed6585
    @abdiaziizahmed6585 6 ปีที่แล้ว +148

    Xariir kiii igu horeeyay liketa iigu qabta inta tagerta xariir 😅💗💜

  • @ismailhusseinshismail7378
    @ismailhusseinshismail7378 3 ปีที่แล้ว +10

    awoodeyda ma ahee haddi ay ayan qudha ogashahey nafteydani jaceylkaaga iney ilowdo so diinta caashaqa indhaha burqanayaa😭😢😰❤💋💍

  • @XafsoCumar
    @XafsoCumar ปีที่แล้ว +2

    Awoodeeyda maahee 💔😭😭😭😭😭😭
    Waxoo ahaay wiil aan isbaranay 2019 /10 /20 beey aheed waxaan aheen wllo lkn ismaan aqoon Ani iyo asi kaliya dhagtaan kamaqlay magaciisa asigna sidoo kale Muda dheer kabacdi waan isbaranay waliba ciid yareey waxaana isku baranay xafada eedo oo wiilka edadeey dhashay
    Aniguna boqashaan utagay oo ayeeyo aabe dhashay Baan soo booqnayee waqtigaa mobile ween maheysan xitaa niiclo maheeysan sawabtoo ah waxbarshaa ii socotay dabadeed wiilkii isbaranay kadib waan saxiibnay waliba dad is isku dhaw oo waxba Kala qarsan Baan isku noqonay aniga iskuma mashquulin jirin xafadoo imaan jiray halkaas Ayaan ku shekesanjirnay waqtigu waxuu socoyaba niicle Ayaan helay waxaan bartay wilal kale waxaan ahaay shukaansi barad waqtigu cararyay ugu danbeen waxaan helay mobeel ween waxaan sameestay fcbook wtsap kabacdi waan iska isticmaali jiray qadkeeyga kabacdi waxaa dhacday willka edadeey inaan umaseero yacni status kiisa Marka gabar ku arko waan ka xanaaqi jiray dabadeed waan kulanay mar kale 2021/6/18 waliba anoo aad ujacel wiilka eedo kadib Uma sheegan waanka xishooday aniga lkn asaa ii sheegtay anigana waan ku far farxay waanaka aqbalay xariirka waxaan Isla soo marnay dhib iyo dheef waxaan ka soo wada judubnay dhubaatooyin fara badan xaqiiq dartiisa wax badan Ayaan ugu samray waxaa dhalatay sanadkii 2022 anagoo isku farxsan waxuu socoyaba waqtiga 2022/6 waxaa noo bilaawday dagaal baraboleem joogta ah kadib waan isku dulqadanay aniguna culesaatka igu batay waan xamilay wax kistoo culesaa waxaan kadhigtay walaal +walid+saxiib+Jaceel iyo everything ♥️
    September sanada 2022 woo iga tagay woo icidleeyay waliba anigoo marxalad xun ku jiro waan waalan Garay waliba aniga waxaan ku fakiray inaan is dilo lkn imaanka iceliyay waxaan dhibaato aduun iyo Kawa jaceelba ku jiro waqtiga wuu socoyay anigana waxaan noqday bukaan socod waxaan kuqarin jiray noola cadeenteeyda boogaha ku yaalo qalbigeeyga inbadan waan noolacadeyaa anigoo qarinayo xanuunka aan daremayo waan isbadalay waliba aad Ayaan isku badalay kadib waxaa inbadan radiyay shaqooyin waana wayay lkn ugu danbeenti waan helay shaqo waliba anigoo fileeynin alx waxaan noqday naag adadag waan usamray wax kistaba waxaan bilaaway inbadan inaan shaqeesto waliba danaheeyga aan ku mashquulo alx lkn maheen shaqsi hurda habiinkii inbadan waan ilmeen jiray lkn asiga woo soo noqday waxoona itugaaye 7 bilood anigana waan diidi jiray lkn habiin habiinada kamida 17 April sanada 2023 maqaano sawabta lknwaan soo dhaweeyay waliba anoo inbadan kafiirsan ruuxi shalay idhibaateyay inaan Dib usoo ceshto waliba bilaa sawab lkn weey dhacday ba ileen waxii qadaran u unbaa dhacayee waan hishiinay Ani iyo asi lkn waan isku dhici jirnay markisto SaaS eey tahay waan hishiin jirnay waqtigu socayay is dagaal badan kadib waxaan ku hishiinay inaan isguursano lkn balantu waxeey aheed inaan aqal jalno bisha 7 sanada 2023 lkn ilaaheey maqaadirtiisa waanba isfahmiweeynay ilaaya intaas laga garayo lkn waan Kala amusneen ilaayo 8 Bari yacni si lamaano camal um wada hadli jirnay side walaalnimo Ayaan uwada hadleenay lkn 29/5/2023 anoo shaqo kasoo baxay maqribkii ayuu isoo wacay lkn waan isku fahmi weeynay hadal waana Kala tagnay Isla daqiiqadahaas ugu danbeen alx anigana shaqadeeyda ku mashqulaa lkn Wali waan jeclahay hasa noqatee waxaa igu batay culeeskiisa iyo dhawaciisa anigana iga fujoow Baan dhahay lkn I.n waxaan rajinaa ineey wax kistoo hagagaan
    Asigana ilaaheey meel kastoo tago allha ku nabad yeelo wallow aan Wali jeclahay lkn maalin uun waan kabogsanayaa nabarkoo igu dhigay I.n
    Waxaan leyhay aboowe dhigaa ugu Sara mar ♥️ 💖
    Oo wilba guleeso wilgaaba guul hormar wacan ku rijenaa
    Waxaan ku rijenaa inoo calaf guule kugu daro gabar aad uwanaagsan waliba aniga iga qeyr badan dhankastaba waxaan ku rijenaa waxii qurxoon oo dhan waad uqalantaa nolasha tan ugu quruxda badan xaqiiqdii
    Guuloow ilaali asiga 🥰😭
    Anigana I.n naag shaqeesato oo dadkeeda anfacdo allha iga dhigo waxaan leyhay riyooyin badan I.n nafteeyda waxaan kurijenaa hormar fara ban ♥️ ❤️
    I.n Dib aayn ugu soo noqanayaa qoraalkaan haduu ilaaheey qadaro
    Waxaan qoray qoraalkaan anoo shaqo ku jiro ookashaqenayo isbitaal
    I.n isbadal Baan rajenaa
    Ugu danbeen waxaan leyhay hawaaro jaceelka
    Waxii isjacel ilaaheey calaf haiskuugu daro 🥰
    I.n waan usoo noqonayaa qoraalkaan
    Waxaan qoray 19:30 habiin arbaco sogaleeso taladana baxeeyso taariikhduna waa 30 /5/2023💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭👤👤👤👤👤👤👤👤👤👤👤 by jaceel
    No jaceel only danteeyda 👤😭💔😭😭😭
    🤳✍️🙏😭💔💔💔😭😭😭
    Guul nafteeyda 🦋👤👑🖤
    By baay 🙏🥰
    waa daneyste aadmigu
    damacoogu xoogyahy
    doqon iyo waxaan Kirin
    ayey kugu daldalayaan
    dantaada raacoo
    dadaalkaaga heermari🥺🥺🥺

  • @maahiramir5123
    @maahiramir5123 5 ปีที่แล้ว +6

    Boqorka codka aya tahay wlhi, ku qiray taasi Xarirow , fanan lagu faano wale wa tahay ♥️♥️♥️🇸🇴

  • @kipirley5478
    @kipirley5478 4 ปีที่แล้ว +5

    markii u uhoreysay ee an heestan maqlay isaga ayaa iso direy maxasusto wakhtiga lkn 2019 ayay ahayd wn jecla isaguna sido kle 😥 lkn dhibku waxa uu kataganyahay dhibkiisa iyo dhawaciisa ayaa igu batay sidaas daraded waxa aan.ushegay Inan kala hadhno 😭 dhawar.cisho.kadib heestan.ayuu iso forward gareyay markii uhoreysay ee an dhagystay ula jeedka man.fahmin wax jawaab ahna man.siin 😥 inbadan.kadib ayaan ogaday heestan macnaheda waxanan ogaday in an.qalad kafahmay isagaa dhibkasto uu igaystana mid lmida uu gaysan jirey jacaylkii naga dhexeyayna uu waxkasta kawayna
    😭 oh gosh maxan.uxiizey wakhtigi bila dagaalka bila khilaafka kaliyata aynu dholacadayn jirnay faraxsanan jirnay 💔 I'm always love you qalbigygana wad kudhex nolanysa inta cimrigayga kadhiman 💔😭

    • @FanaxMuqtar
      @FanaxMuqtar หลายเดือนก่อน +1

      💔💔🥺🥺🥺

  • @nurajama6782
    @nurajama6782 6 ปีที่แล้ว +3

    Xarir tageraha khasa ayuu iyahay Alle nabad haygu tuso 👏👏👏👏👏👏👂hesihisa way igu socdan wllhi

  • @HayeeyDooli
    @HayeeyDooli 7 หลายเดือนก่อน +1

    Heestaan waxaan daaway 20/4/2020 anigoo markaas laxanuunsanaa dhaawac jacayl iga soo gaaray hadda waxaaan Dib u daawanaayaa 23/5/2024 anigoo waliba faraxsan kana nawad qaba jacayl iyo urugadiisa inta iga dambeeso oo jacaylka laxanuunsanaaya waxaan idin Lee yahay waad ka gudbeesaan sideeydoo kale kana diktoonaada insha allah

  • @xanansomalilandersafiya451
    @xanansomalilandersafiya451 6 ปีที่แล้ว +309

    Xariiir #cod ugu dhamaday walhiH
    #fanan jiraH #like haylaH dhafin hadad #xariir #tagertoh😘😘

  • @abdullahimohameddahir2501
    @abdullahimohameddahir2501 ปีที่แล้ว +4

    Father of love Xariir axmed ❤️😊 Always shine ✨️ Nlow aabo ♥️

  • @ismahaanmaxamed8501
    @ismahaanmaxamed8501 6 ปีที่แล้ว +18

    xariii wallhy waan ku tagera waana ku jecalahy....inta xariir tagerta like ta igu qabta .....

  • @gulledbazma586
    @gulledbazma586 6 ปีที่แล้ว +17

    Codka Iyo Laxanka
    AlFan Xariir Ahmed
    Erayada Alla Yahdik
    Musica Haynok
    Lyrics Ilkacase
    Walee JamaAHir Baa Isugu Tagtay 🌹👏👏👏

  • @raxmarooda371
    @raxmarooda371 6 ปีที่แล้ว +77

    Qalbigaygan oomanee lagu falay agtadoo sow kama ilasheen aqalkiyo rugtinoo intaan dhacan ku odoo samir kuma afdubeen😭😭😭😢😓😓😭😭

    • @gouledkassim5776
      @gouledkassim5776 6 ปีที่แล้ว +1

      casha qaali .

    • @gouledkassim5776
      @gouledkassim5776 6 ปีที่แล้ว

      Qalbigaygan oo mane lagu falay agtaadun saw kama ilaashen aqalkiyo rugtiino intaan dhacan ku odoo samir samir kuma afuuben.!

    • @yusufabdul5466
      @yusufabdul5466 6 ปีที่แล้ว

      raxma rooda wax garad ba tahay wll

  • @apdiifataahloveog9291
    @apdiifataahloveog9291 6 ปีที่แล้ว +30

    Wlhy caadi u calacalay 😭 saw aramadina qabo oohdiyo lurkeedan dadku igu ogaden
    Intaan.aaso gabigeed ma bareen adkaysiga uurkan adiga ku nugul 😭

  • @kalidmarz9721
    @kalidmarz9721 6 ปีที่แล้ว +16

    AX YAA JACEEL ILMO LOVE
    Kaliya Ayaa dareemi karo heestan😓
    🔥XARIIR AHMED FANAAN COD
    Ilhy ku maneeystay💯🔊🎹
    Wn ku Aaminzanhy sxp🤝🤝💯🙏🏼

  • @MaryanRuun-om2em
    @MaryanRuun-om2em หลายเดือนก่อน

    Mnta tariq thy 29/10/2024 waa malin cidlo aan daremayo cidna lama hatlo xirir malihi wxn rajena waqtigan waqtigisa ano faraxsan nolosha isbadashy inaan qoralka soo boqdo Insha Allah ❤

  • @hassanabdullahi8448
    @hassanabdullahi8448 6 ปีที่แล้ว +6

    Axxx hees murugadeda wadato
    Waase qofkii jaceel dhap ah haayo
    Ayaa fahmi karo
    Big respect Xariir Ahmed 👏
    Horay usoco

  • @qalbiholcayqalbiholcay3219
    @qalbiholcayqalbiholcay3219 6 ปีที่แล้ว +61

    Xariir axmed legend wll teegero wyn hadaa uhayso like dhac kusii sii ❤❤❤😍

  • @banaystegle5403
    @banaystegle5403 6 ปีที่แล้ว +8

    Abdishakuur allahyahdiik abwaan. Wlhi bro xariir cod dhamaystiran hore u soco

  • @yurubcaddeeyyurub9947
    @yurubcaddeeyyurub9947 6 ปีที่แล้ว +13

    Markii aad ilaaqdiyo ku casuuntay eedaha cuqdad kuuma qaadeen markaad erido mantee biri soo ilowda 💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ayaanleahmed7465
    @ayaanleahmed7465 6 ปีที่แล้ว +7

    Woow hees iyo badh taageeraha koobad ayaan kuu ahay sxb king raper😍😍😍😍😍😍😍

  • @MusseMNur
    @MusseMNur ปีที่แล้ว

    Caawa waa 21kii Ramadan, waa habeenkii 1aad ee Tahajudka, waa 11:41daqiiqo, heeskan waxa isoo dirtay gacalisaday Fadumo Najax oo maanta iga xanaaqday, wallahi aad baan u murugooday, ma mudnayn inaan wax ku idhaahdo inaan dallad cadceedda uga noqdo mooyiye, ma mudnayn wax kale inaan maamuuso mooyiye, marnaba ma mudna wax dhiba, waanse dhuran badnahay oo waxay diido afkayga kama soo bixi waayaan. Alle igu oge maalinkale uma celin doono, naftaydan waa inaan cadaab jiidhsiiya, waayo inay cadhooto ma mudna, alle ha Xafido Fadumo najax, waa inan Qali ah wallhi, waa marwo iyo gashaanti dhammaystiran.

  • @haniabdihani1236
    @haniabdihani1236 6 ปีที่แล้ว +14

    Awoodeyda ma ahee haddi Ay ayaan qudha ogoshahay nafteydani 😭😭❤️❤️❤️❤️

  • @fahadabdi5584
    @fahadabdi5584 6 ปีที่แล้ว +2

    😭dookhaa indhah tiray
    mana argto gabigood
    inta gabadh ilwaadlee
    kula siman asaagaa😭
    Xubiyey adi moyee
    Dumarba egee iga rali noqo🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mahadcalicad791
    @mahadcalicad791 3 ปีที่แล้ว +2

    Weysa iga Adkaatoo eed kuma lahan qudheydani ado uurka iga neceb admi kugu jecelhy sida gaar ilaalaan isha kuugu heystaa 😭💔💔

  • @beldaajeguure1402
    @beldaajeguure1402 6 ปีที่แล้ว +29

    Mar baan is iri jacaylka Mala dagaashaa saa waxaan garan waayay halkaan kaga duuli lahaa ileen waa dareen aan dibadda ooline oo daaqilka yaalee wuxuuse igu yiray dulmiga qofka u durbaan tuma aniga maaha ee labbaddaan daacad isu ahayn dulqaadkoodu yar yahay baan ka di'daa ee aniga hay daan daansan dambi maan geline war nimanyahow ragg iyo dumar hadeydaan si wanaagsan jacaylka u dhisi karin iska daaya beentiyo luqaafadda waa dhabar jabkiinee 😓😓😓

  • @yusufhassanabdellah4091
    @yusufhassanabdellah4091 6 ปีที่แล้ว +10

    My love hibaaq waxeey igu cidlaysay waayaha aduun 20/9/2018💔💔💔💔

  • @mustafakaraama2422
    @mustafakaraama2422 6 ปีที่แล้ว +153

    Heestaan waxbadn sugayay wayo waxa laga sameyay qiso ani igu dhacday

  • @mohnazirm
    @mohnazirm 5 ปีที่แล้ว +11

    Xariir ahmed fanaankygii
    Hore usoco lipax

  • @fathialiismael2543
    @fathialiismael2543 6 ปีที่แล้ว +42

    Heestan IntaY iLa tabatY qisadan 👆 Farta taag Halkan likE igU reeb 😍🤚🤚👏👏👏

  • @muhiyadin6816
    @muhiyadin6816 6 ปีที่แล้ว +3

    Adoo uurka iga neceb
    Aadmi kugu jecelee
    Sida gaar ilaalaan
    Isha kugu haysta
    Well done bro

  • @hoodomaxamuud1512
    @hoodomaxamuud1512 4 ปีที่แล้ว +2

    Awoodayda maahee hadii ay ayaan qudha ogoshahay nafteydani jacalkaaga inay ilowdo saw ilinta caashaqa idhahaa burqanayaa oohin kama dardaareen oohin kama dardaareen saw aramidaan qabo oohdiyo lurkeedan dadku igu ogaadeen intaan aaso gabideed ma bareen adkaysiga uurkan adiga kuu nugul 02:47 Fri 17 July 2020

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว

      After One Year And One Week Sidee Xaalku Kugu YaHay😅

  • @cimranpesofficial9391
    @cimranpesofficial9391 3 ปีที่แล้ว +4

    awoodeyda maa ahee haddi ay ayan qudha ogashahay nafteydani jaceylkaga iney 🥺 ilowdo so ilinta caashaqa 🥲indhaha burqanaya 😭😭.

  • @HanaanHubi-bg8gh
    @HanaanHubi-bg8gh ปีที่แล้ว

    ax ax erayadaa qalbi kaa hadalkaa
    waxaa kamidaa
    qalbigaygaan oomane
    lagu falay agtaadoo
    sow kamaa ilaalsheen
    aqalkiyi rugtiino
    intaan dhacan ku oodo
    samir kumaa adfuubeen
    waysaa igaa adkaato
    eed kumaa lahaan qudhaani😭
    hadanaa kulahaaa
    dokhaa indhahaa tidhay
    mana aragto gabigood
    intaa gabadh ilwaad leh( intaa gabar quruxoon )
    kulaa siman asagaa😭❤
    heestaanu waa dareen kahadal
    qofkii qalbigiiisu maal uun jacayl
    dareemaybaa faahfaahin kabixiin
    karayaaaa
    2022 baan dhagaysan jiray
    mar aan ruux jacayl dhabaa
    aan u qaaday igu gacansayray💔😭
    go aan qaadan karii wayay
    naftii kareebi wayay samir igaa diiday
    dhalwalbaa wax u sheegay 💔😭
    intaa baxan u tagaaa anoo wax ku oodhan baan kasoo laabtaa wallhi💔😭
    cwaan dhid u dhagaystay anoo
    boogsady alxm jacayl danbaanaa
    iskaa dhaafay inaa qof jeclaado
    qudhaydaani ma awoodo hadaa💔😭
    20/10/2023 1:23' habeenimo

  • @rahmaali1772
    @rahmaali1772 6 ปีที่แล้ว +10

    My ex hbnd wali waan ku xasusta balse ma awoodo inan marlaba kusoo labto i miss u Everything 😍💔💔💔💔

    • @thewindcane2248
      @thewindcane2248 5 ปีที่แล้ว

      You will find better.

    • @dakanefarah9368
      @dakanefarah9368 4 ปีที่แล้ว +2

      Rahma Ali if you still love him purely and there is no barriers pls reconcile

    • @rahmaali1772
      @rahmaali1772 4 ปีที่แล้ว +1

      @@dakanefarah9368
      Wlalo qli thkz alxd waa isku labaney jacaylkeygii farxad badana waa ku hayesta hadana we wait second child 👨‍👩‍👧‍👦alxd

    • @dakanefarah9368
      @dakanefarah9368 4 ปีที่แล้ว +3

      @@rahmaali1772 am so happy to hear my dear.
      I know love is painful especially wen the person was meant to be yours

    • @Arawellllllo
      @Arawellllllo ปีที่แล้ว

      @@rahmaali1772 msg iiga farxad badan ma arag intaan akhrinayey masha allah 😍😍😍😍

  • @FarhiaFarah-2020
    @FarhiaFarah-2020 หลายเดือนก่อน

    Heskan waxan dhageysan jiray xili aan niyad jab daremaye maantana marwo ban ahay Alxamdulillh❤😢

  • @intashidanwalashood2424
    @intashidanwalashood2424 6 ปีที่แล้ว +4

    Qof aan jeclahy waliba I jecel heysta aan iso diiro marka dhageysta wllhi wan ku qiirada 🤣❤️❤️

  • @ahmednaser3141
    @ahmednaser3141 6 ปีที่แล้ว +29

    Wow!!! Nic song an voice
    Xariir bila music iyo musica keba ficn inu ku heeso. Like cidi xariir ila tagerto .

    • @kaldeeqgaraaside5334
      @kaldeeqgaraaside5334 6 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Naser bilaa music la'aanta ayban ka dhicin music

    • @abdifatahmedia9481
      @abdifatahmedia9481 6 ปีที่แล้ว

      Qalabigeygan ooman lagu falay agtaadoo ##erayada aad ka umacaan##

  • @abdirahmanx2750
    @abdirahmanx2750 5 ปีที่แล้ว +4

    Doqa indhaha itiray mana arko quf kle qufyey maisku yaacnaa hhh best hees

  • @hudafaysal689
    @hudafaysal689 3 ปีที่แล้ว +1

    😢🥺qalbigaygan oo mane lagu faly agtadun jacyl mrdabe layguma ogaa😢 allahyow isi badal khayr qaba

  • @hoodoayandiamondofficial5971
    @hoodoayandiamondofficial5971 6 ปีที่แล้ว +37

    Somali maxamed suaaal iga da wayan ayan wadaa horta waxan dawadaa youtube yada ajanibka sida heesaha madawga heesaha americanka wax walba oo ay iga qabato mana arag wiilasheena somaliyeed kuwo ka nadafad iyo erayo wanagsan iyo music macan hadana somalidu dislike ayay siyan kuwo waxay ka hadlayan aaan la aqoona 23.232.4321m oo like ah ayay helan iyo 0 dislike ah why maxaa idiinku wacan akhas hor mar islama rabtaan that’s why but that’s not good think so 👀👀😏

    • @abdullahiabdisaxane8989
      @abdullahiabdisaxane8989 6 ปีที่แล้ว +1

      Somalida 2cudur bis eey qaban wax ka cafimad badan ma jiraan sida kale
      1qabiil 2xaasidnimo

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว

      Fariid bad tahay wllhi quruxey ❤😘😪

    • @hoodoayandiamondofficial5971
      @hoodoayandiamondofficial5971 4 ปีที่แล้ว

      AMIIRA ADAN adna fariid kalaad thy wlshy qli ❤️🥰

    • @hoodoayandiamondofficial5971
      @hoodoayandiamondofficial5971 4 ปีที่แล้ว

      AMIIRA ADAN waan kuu subscribe gareeyay qli

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว

      @@hoodoayandiamondofficial5971 aad iyo aad bad u mahad san tahay walashey qaliyey😓❤♥️😘😿sidoo kale ana waa ku sarey

  • @hanakhadar1460
    @hanakhadar1460 4 ปีที่แล้ว +2

    Ax heestan anigabay iga hadlaysa 27augest2020 xnunka an qlbiga ka dremayo waa xad dhaaf kun jeer inkabadan ayaaan ku celceshaday wliba inta bila music ayaa iga hdlaysaba😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mahamoudsaid159
    @mahamoudsaid159 4 ปีที่แล้ว +6

    Heestan wlhi qofki jcyl dhaba hayo baa dreemi kro ama so mary o hadda qlbiga kadhawacn blse niyadda jab iyo murugey ku thy iskama celin kro inan dhegeyzto heestan😭

    • @afnaanmo8773
      @afnaanmo8773 2 ปีที่แล้ว

      niyada khayr usheeg laga yaba inantii ku qalantay inaysan ahayn

  • @wadneqabad4172
    @wadneqabad4172 2 ปีที่แล้ว

    Hadii ay awoodeyda ahaan laheyd wlhie kuma jeclaaden xita daqiiiqad kuma jeclaaden wayo wxad i barty xanuunka dhaawacu wxuu yhy io inaan qofna la aaaminin xita wa garan weyday inaad qlbigeyga in yar aad ilaaliso
    Wn ku jecladey qalad man ku leeyahay balse mxad igaga tagtay ma taqaan waa lacag la an hanti marna la heli karo mrna la waayi karo
    Wn ku jeclahay wana ku jeclaan doona wna ku sugaya inta an ka dhimanayo😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔

  • @Daahirfarayare
    @Daahirfarayare 4 ปีที่แล้ว +3

    Cuqdad kuuma qaadee
    Markaad erido maantee
    Bari soo ilowdaa
    Awoodeyda maahee
    Hadii ay Ayaan qura
    Ogoshahay nafteydani
    Jaceylkaaga inee ilowdo
    Soo ilinta caashaqa
    Indhaha burqanaya
    Oohin kama dardaaree
    😭😭😭😭😭😭😭😭
    Qof xanuun jaceyl soo arkay
    Oo dhageestay heeskaan
    Oon ilmeyn la waa
    Wlh waa hees Dareen gooniya xanbaarsan xariir axmed fanaan lama maaha

    • @simankuruuf1180
      @simankuruuf1180 4 ปีที่แล้ว +1

      Wllh8 beynta ma ahan✅😭😭😭

  • @RahmaMuhudinMayow
    @RahmaMuhudinMayow ปีที่แล้ว +1

    Aduunka dhan jecel ayaa ka socdaa lkn isla socdoo soomaliyey hala sabro😮

  • @yalaxowisma4534
    @yalaxowisma4534 6 ปีที่แล้ว +4

    hees qalbiga tabanaysa weye thanks xariir horay usoco bro

  • @canabali4449
    @canabali4449 4 ปีที่แล้ว +4

    Ayaanita sweet girl 😥waakaxumahay abayo macanto Waan arkey waxaa kqhadleysid Anigaba Laakiin Waalamoodaa mid kaadhaqo waxaa soomartaa kuurajeynaa abayo macanto haooyin samir waahelee nin Fiican dhibkasta farxadaa kadanbeyso inshaAllah

  • @amalabdiali5918
    @amalabdiali5918 4 ปีที่แล้ว +3

    Jaceyl danbe Illahay ayaan kamagan galay 2015 ilaa 2019 11..💔😥💔💔😥😥😥😥😥😥 caway tahay 2020.5.5 insha allah guul kalan illahay karajeynaya byeeeee

  • @mohamedsheikh1618
    @mohamedsheikh1618 6 ปีที่แล้ว +5

    MAHSLALAH xariir sxp mcne ani ahan wan ka qayliyey Wlhi ♥️♥️♥️

  • @ismacilmaxedcali9129
    @ismacilmaxedcali9129 6 ปีที่แล้ว +10

    Waaaaw
    King xariiir cod 100% wlhi.
    Soomaaliyey intii subax walba canjeero ku quraacataa like-ta bal dhag siiya aan idin arkeee

  • @ayuubibrahim5798
    @ayuubibrahim5798 4 ปีที่แล้ว +8

    Yaaa ilaa dawanayo 2020 like dhac ku sii

  • @mohamedjuujamj5219
    @mohamedjuujamj5219 3 ปีที่แล้ว +5

    Anago isku faraxsan ayaa hoydaeed iga wadatay xaaskeygi safiyo, wlhi waqtiga qoraalkan qoraayo ilmo ayaa iga socoto waa adduun iyo xaalkiis....

    • @zaynumahamed6161
      @zaynumahamed6161 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlkay Qalbiga adkayso culayska ad daremayso ilahay haku fududeeyo lkn Markasta xaqa aya guulaysan dona😰🙏🙏🙏

    • @mohamedjuujamj5219
      @mohamedjuujamj5219 3 ปีที่แล้ว

      @@zaynumahamed6161 amen wllo walaga baxaa insha Allah mahadsanid sidaa iidareentay

    • @jiyaamohamed9358
      @jiyaamohamed9358 2 ปีที่แล้ว +1

      Alla dunida dad xun mxy joogan oo rerka isku faraxsan mxa so dhexgeliye allow qalbiga ku daji wll

  • @shaketi9949
    @shaketi9949 6 ปีที่แล้ว +12

    Wa habenki igu horreysay aan hees iga hadleso comment ka dhiibto wlhi wxa mooda in aniga si qaasa iiga hadleeso axxx cashaqu ciil weeye
    Plzzzzzz like isaara😭😭

  • @sadamhaashim3634
    @sadamhaashim3634 6 ปีที่แล้ว +16

    Inta wax jecel Dhakhtarkooda. Soo goosta tigidhada.
    Like saar intii mucaashaqiin ah

  • @onlyqueen7799
    @onlyqueen7799 ปีที่แล้ว

    Awoodyda mahe hadii aya qura ogoshahyyyyy😿💔😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdirahimabdilahi3110
    @abdirahimabdilahi3110 6 ปีที่แล้ว +22

    First veiw me so plz like ii saara inta iga danbeysa

  • @nuuramaax8275
    @nuuramaax8275 2 ปีที่แล้ว +1

    Adoo uurka iga neceb
    Aadmi kugu jecelee

  • @zekeriatempo4994
    @zekeriatempo4994 6 ปีที่แล้ว +27

    One anah ah manTa Like Ha LeYsaaroH inTa tageerTaH Xariir aHmed

  • @kalgacal.jama55
    @kalgacal.jama55 ปีที่แล้ว +1

    jacaylku heer wuxu igadhsiyay an qofka xata iyidhahda wn kujecelahay inan amini wayo qalbigayguna uu dhagax ka adkado💔🥺

  • @boqorkak.galbeed199
    @boqorkak.galbeed199 4 ปีที่แล้ว +10

    yaa ila dhegeysanaayo xada March 30/2020 xaduu jacelka dhabta ku taabtey like igu sharaf 😍😍💔💖💝

  • @fahimaibrahim6373
    @fahimaibrahim6373 6 ปีที่แล้ว +2

    Awoodeyda Maa Ahee Hadii Ay Ayaan Qudha Ogashay Nafteydani Ineey TH-cam Iskadaayso So Ilintaa..😂😂😂😂 #Xarir Fanaan Aan jeclahaay😘😘

  • @nimcomahamed9458
    @nimcomahamed9458 5 ปีที่แล้ว +4

    Jecaylku.Aniga.wuxu.igu.noqoday.
    ARAMII.XANUUN.IGU.AMURAH.💔💔😭 Lkn Markay.kuso.wajahado.Dhiib.Rabi.aya.La.xasuusta.wayo.waxa.Qalbiga..ku.
    Jiraa.aya.Nadifa noqonay🙌🤲👐

  • @mgotze1258
    @mgotze1258 ปีที่แล้ว

    Hees markii u horeysay aan dhgaysto 4/7/2019
    Waxayna marlabaad caawa u dhegaysanayaa 8/2/2023 taariikh nolochyda ku went bay ii tahay aniga🥰🥰🥰

  • @بنتالاحلام-ض7ط
    @بنتالاحلام-ض7ط 6 ปีที่แล้ว +5

    Allla maxn sugayey heestan thnkz ilka case lyrics

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 6 ปีที่แล้ว +2

    Xariir Axmed waa fanaan aan
    Inaba caadi ahayn
    Hore u soco Ustaad

  • @amanmohammed465
    @amanmohammed465 6 ปีที่แล้ว +9

    Al fanaanw Xariir axmed king rap yaa inta ila taagerta Like 👍👍👍 i siiya

  • @nawaaraomar316
    @nawaaraomar316 2 ปีที่แล้ว +1

    Balse iga adkatOoo eed Kuma lahan Qudhani Adoo urki iga Ceb aduun kugu jclheee sida gaar ilaaaL isha Kugu haystaaaa🥺💔😭31/3/2021 😭💔🥺bilaaa sabab Baaa idhawcaday😔 xumaaan iO dhip kulma jcli blse xnunkan Daremy Malin Uun waa dareemi iO ilmada bini adamka Qimaha ay ledehe🥺💔😭🙄

  • @cawilcilmiheello2833
    @cawilcilmiheello2833 6 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allah xariir codbaa kugu dhamaaday xaqiiq 😀😀😀😀

  • @Ruweydo-of9ym
    @Ruweydo-of9ym 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xasus 2024/9/7😢💔ilinta cashaqu dhayal ma aha 😢

  • @xabsoburhaan4167
    @xabsoburhaan4167 5 ปีที่แล้ว +3

    axyaa hees wxy ka hdleysaa qiso dhaba😭😭😭 wakhtigaa qof saacida nina waa yahaa xira

  • @qoslaaay1357
    @qoslaaay1357 2 ปีที่แล้ว +1

    waysa iga adkaato eed kuma lahan qudhani adoo uurka iga naceb aadmi kugu jeclee sida gaar ilaalan kugu heysaa 2022😭😭 heesttan dhageysigeeda ma daayoH AxAx 😭

  • @fouedahmad9778
    @fouedahmad9778 6 ปีที่แล้ว +6

    Xariirka qarniga
    Xiisahaga nagu
    Maran papa love kugu nahay inbadan viva jiilka cusub 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍🖖🖖🖖✍️

  • @bukharimaxamud2763
    @bukharimaxamud2763 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxn so xasuustay gabdhan jecla 2014 isku class ahyn way dhoof jeclayd malintan galska 10 nad so galay ayay igu tidhi wan takhribaya wan nxy wan ku jeclahay ee hyga tagin ku idhi way igu qososhay sidibay ku tahribtay hada Canada ayaa lagu qaba anigana hargysa ayan ku nolahay

  • @mariaabdirahmaanmk8313
    @mariaabdirahmaanmk8313 5 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan aad uga helaa sidaruntaa. Waa qiso qosaysa noloshayda😔🙈

  • @ahmedalhady9205
    @ahmedalhady9205 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilkacase bro ninkaan nagala hadal heesaha soo badi dheh oonaa u qabaa, qoftoo aa jeclaahaa u qoraaa

  • @hanadabdi7885
    @hanadabdi7885 6 ปีที่แล้ว +20

    #axsan hees
    Ćøđķá 100%. Laxanka100%.
    Ereyo100%
    Fanaankani waa fanaan aan aad u cod macaan.
    Xariir axmed.
    ##cidii igu raacsan Like ha i saarto

  • @cabdirahmancumar-ch7ju
    @cabdirahmancumar-ch7ju ปีที่แล้ว

    Hadda ayaan qorayaa maalin xasuus leh 15/03/2023.arbaca 05:15 galabnimo ilaahy qofka kaliyaa aan ku hamiyo haysku kaayo calfo iqra c/risaaq mahamath hadda wxy ku maqanty aljaseera xasuus wcn

  • @najmaizmael
    @najmaizmael 6 ปีที่แล้ว +3

    Xariir walhi iska jecelahy fanan buuxa hesihiisa qudha dhagaysata really 😢😢😢😢😭😭

  • @caatikamaxamedcisman
    @caatikamaxamedcisman 12 วันที่ผ่านมา

    Indhaha burqanaya oohin kama Dardareen indhahygu waxay noqdeen il ay kasoo burqadaan webiyo illhyow qalbiga noo xasili😢😢😢

  • @kaydkaxogaha6844
    @kaydkaxogaha6844 6 ปีที่แล้ว +69

    Soomaaliduu kuwo cadaw ah baa jira waa kuma qofka intuu xariir axmed dhageysto dislike-ta ku qabtay👿

    • @mohamedmohamud8459
      @mohamedmohamud8459 6 ปีที่แล้ว

      Gaalkacyaawi Tricks cadownimo maaha ka helitaan wax la yiraa aa jira waxadan ka helun dislike aa la saara ani kuwa saran ka mid ahay xasidnimana igama ahan

    • @mrsomalijacayltv3656
      @mrsomalijacayltv3656 6 ปีที่แล้ว

      mahmed 😅😅masayr.com viv xariir✔

    • @mohamedmohamud8459
      @mohamedmohamud8459 6 ปีที่แล้ว

      Mr SOMali jacayl tv maxan ka maseyra oo mesha yaala bro waxa laga hadlayo soo aqriso kadib ayaan dhexda laga soo galaa

    • @mahamedcabdirisaq8535
      @mahamedcabdirisaq8535 6 ปีที่แล้ว

      Gaalkacyaawi Films waa kooxda mursal faladagan ha layaabin waxaa jira dad maala yacniga ka hela

    • @wowwow6612
      @wowwow6612 6 ปีที่แล้ว

      Xariir wan tageraa

  • @cabdiraxmaanabuukar2427
    @cabdiraxmaanabuukar2427 6 ปีที่แล้ว +2

    Axayaaa heees wlhi hestan si baa ugu helay qofkii igu raaacsan....like saaaar...........

  • @Ayaan-pr4ox
    @Ayaan-pr4ox 6 ปีที่แล้ว +16

    xariir Axmed ha hore u soco 💑💋💋 jeclhkii ku so qowen

  • @fartunmohamedabdi6854
    @fartunmohamedabdi6854 3 หลายเดือนก่อน

    HEESTAN QOf ka u qaadi jirey 2019 wlhi hada dadka kama aqaano Alx😂