Xariir Axmed | Heesta Sahra | Hees Cusub

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @SiciidCabdicasiis-c6l
    @SiciidCabdicasiis-c6l หลายเดือนก่อน +27

    Quraan ka kasii mcn wllhi huno 🥰

  • @abdilahiahmed9071
    @abdilahiahmed9071 2 ปีที่แล้ว +173

    Waa hees xasuus iga mudan gabadhii igu horeysay een jecladay aniga oo dugsiga dhigta lkin man calfan waa nasiib illin aya igu soo istaagta markan maqlo heeskan cawa aya dib u xasuustey hurdana ima qabato marka xasuusahaygii dib ugu laabto noloshu macaana marka aad yaran dib ugu laabato sacadu waa 1:01am
    Wednesday 12 January 2022
    Like ta yaan layla dhaafin cidii sideyda u yaran jaceyl ugu soo dhacay een calfan

  • @zahrakiin4548
    @zahrakiin4548 5 ปีที่แล้ว +152

    Wa jclahy heestan kaliya Uma jcli inay magaceyga tahay waxan Kali ku jcladay music erayo laxanba wey ku dhamestiran tahay thxx xariir axmed amaan into aduunka Gabar Lagu amaano waad ku amaantey zahro 😍😍😍❤️❤️💛💛💜💜💝💝💞💕❣️

    • @amaalyare3020
      @amaalyare3020 3 ปีที่แล้ว

      Sahro nooloow 🌹🌹🌹🌷🌷🌷♥️♥️

    • @cabdirisaq4130
      @cabdirisaq4130 2 ปีที่แล้ว +1

      M.a

    • @gungqadaafi255
      @gungqadaafi255 2 ปีที่แล้ว +1

      Wòòów 😍

    • @jamaaljamo4106
      @jamaaljamo4106 2 ปีที่แล้ว +1

      Wllo xariir kaliya
      Wuu qaaday
      Ee heesta
      Dhibka u badan
      Cida martay waa
      Abwaankii sameyey✌

  • @Abdizalan
    @Abdizalan 7 หลายเดือนก่อน +154

    Wan hubaa inad heestan dib uso booqatay e like saar qoralkan aniga waxan daawanaya 16 may 2024 maalin khamiis ah i can’t stop listening this song 😔

    • @lukasmoha5848
      @lukasmoha5848 หลายเดือนก่อน +1

      Haa Sxb Wan uxisay dibayam usoboqday Histam Hada Ani Waxn firsanaya 6/November 2024

    • @MaqsadMohamed
      @MaqsadMohamed หลายเดือนก่อน

      10 𝐧𝐨𝐯 2024 𝐬𝐨𝐛𝐨𝐪𝐝𝐞𝐲😢😢😢😢 𝐡𝐞𝐬𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐫𝐚𝐲𝐚𝐝𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐞𝐚𝐫𝐭 𝐭𝐨𝐮𝐜𝐡𝐢𝐧𝐠 𝐰𝐚𝐲𝐞😢😢😢😢😢😢

    • @Yahyeabdullahi100
      @Yahyeabdullahi100 หลายเดือนก่อน

      100 times watching🎉😂😂❤

    • @FarhanAbdulah-l4u
      @FarhanAbdulah-l4u 20 วันที่ผ่านมา

      December 1 Aan Dawanaaya
      Malin Axad ah

  • @AbdiZazizAK
    @AbdiZazizAK 11 หลายเดือนก่อน +442

    Heesaha waxa ka macaan qur'anka alle swt😢

    • @user-wz7xp6nv1v
      @user-wz7xp6nv1v 10 หลายเดือนก่อน +3

      Haa m.a❤❤❤🥰

    • @huurshowchanel3222
      @huurshowchanel3222 4 หลายเดือนก่อน

      @@user-wz7xp6nv1v In Leys Barbar Dhigi Karo Ayaan Xisaaabtaba Ku Jirin

    • @SihaaamDaahir
      @SihaaamDaahir 3 หลายเดือนก่อน +2

      Masha allah ❤

    • @Shekeye-u2c
      @Shekeye-u2c 3 หลายเดือนก่อน +6

      Wa sax wye lkn quranka like hku radin wll Allaha ku shardi pro

    • @muwaadin8893
      @muwaadin8893 2 หลายเดือนก่อน

      Quraan iyo hees ha is barbar dhigin walal

  • @mohamoudbuuhoodlaawi1243
    @mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 ปีที่แล้ว +544

    Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂

    • @nimcodheeman7682
      @nimcodheeman7682 ปีที่แล้ว +3

      Aniga Hada ayaab kuu saray e ee Toll9w ma nooshahy😭🖐🖐🖐🖐🖐🖐❤😂😂😂😂😂

    • @Qaafowmakinzom
      @Qaafowmakinzom ปีที่แล้ว +2

      @@nimcodheeman7682wuu dhintey😂😂

    • @MutaaasNuradin
      @MutaaasNuradin ปีที่แล้ว +1

      1 year after

    • @KhaalidMaxamed-yx7cf
      @KhaalidMaxamed-yx7cf ปีที่แล้ว +1

      Walahy sxp waa hees qalbigayga taabatay

    • @IqraAhmed-r3q
      @IqraAhmed-r3q ปีที่แล้ว

      ​@@nimcodheeman7682 anigu had ku saray tolow ma noshahy😂

  • @yaasirkhaan1125
    @yaasirkhaan1125 2 หลายเดือนก่อน +19

    Saakay ay tahay taariikhdu tahy 25/9/2024 waxaan dib usoo raad shay heesta Zahra owqaaday xariir ahmad waxayna ku jirtaa heesaha soomalida heesta ugu musica macaan . Hadaa aniga camal heestaan dib usoo xasuusathy like isaar..🫡

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana ปีที่แล้ว +221

    Hadaad heestaan miraha macan Dib usoo booqatay Like iireeb wll😢🙏🙏🙏

    • @IqraAhmed-r3q
      @IqraAhmed-r3q ปีที่แล้ว +3

      24/12/2023 AYAAN dhagysanyaa😢

    • @Apdalla_Montana
      @Apdalla_Montana ปีที่แล้ว

      @@IqraAhmed-r3q 👍

    • @OmerabdiNour
      @OmerabdiNour 11 หลายเดือนก่อน

      😢
      ​@@IqraAhmed-r3q

    • @axmedxaaji878
      @axmedxaaji878 10 หลายเดือนก่อน +1

    • @ShukriMahamed-r9u
      @ShukriMahamed-r9u 3 หลายเดือนก่อน

      @@IqraAhmed-r3q just 😢

  • @hodanabdi559
    @hodanabdi559 3 ปีที่แล้ว +249

    2021 hadad dawanayso. Love la ila dhaafin ♥️
    Waa hees xasuus iga mudan wax badan cawa xasuustay 🥰

  • @Apdalla_Rasta
    @Apdalla_Rasta 9 หลายเดือนก่อน +345

    Heestan hada sooradisay legend baa tahay still 2024 like hala dhaafi👍

    • @ZamyyAli123
      @ZamyyAli123 7 หลายเดือนก่อน

      Adi yakusoo diray😂

    • @ZnOpayuOp
      @ZnOpayuOp 7 หลายเดือนก่อน

      😢

    • @BarkhadFaisal
      @BarkhadFaisal 7 หลายเดือนก่อน

      Haaa

    • @kingrujaal
      @kingrujaal 6 หลายเดือนก่อน +1

      lagand

    • @BahjoNoor
      @BahjoNoor 6 หลายเดือนก่อน

      ᴍʜᴅ sɴᴅ❤❤❤❤

  • @salmaanhabiib180
    @salmaanhabiib180 6 ปีที่แล้ว +249

    woooow heestaan waa ku heystaaa wey shidantahaY mar walbo waa dhsgeystaaa Yaa igula heysta heestaas

  • @alidekinho
    @alidekinho 10 หลายเดือนก่อน +29

    2024 Hadaad heestan miraha mcn dib Usoo raadisay Liketa ha ila dhaafin Heestan waa cajiib Amaan way dhaaftay Zahra ❤🤗

  • @i_amgool_gooliye4573
    @i_amgool_gooliye4573 2 ปีที่แล้ว +21

    wlhy heestan way igu baxda kaaga sii darane music another level ah aya saaran jawwi kale ayaad galaysa midda kle hadda gaari ka daarado wow wax kle weeye
    wxii Zahra la yiraahdo waa idin salaamay xabiibayaal 😘😘😘

  • @balaqeybalaqey7902
    @balaqeybalaqey7902 3 หลายเดือนก่อน +24

    Hadal ey maanta hooyadey idhahday wlhi maanta dhan waan ka wal walaa waxay idhahday hooyo adiga iyo ilaahey ayaan wax kasugaa anigana heer waxaan maraa waxaan madaxa kujarto aan dadka ka baryo ilaaheyow waad awoodaa shaqa xalaalo oo aan hooyadey iyo nafsadeyda wax ugu qabsado ii sahal commentigan I.a waxaan soo booqan doonaa markaan helo shaqo xalaaala adunka waxaa ugu xun qof ween oo hadana baagamuuda inkasto ahy arday wax bartana hadana waaan jeclaan lahaa inan noloshan nolol dhaanto helo hadaa intaa ila soo gaartay waad mahadsanthy wllo 😢🥺🙏

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaahay ha ku gargaaro aamin

    • @zamiakalid7247
      @zamiakalid7247 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ameen

    • @amuushindho
      @amuushindho 2 หลายเดือนก่อน +1

      Apowe waa iga ilmaysey guulayso inshallah alle garabkaga ha ahaato😢

    • @MahdiFarah-cp2tp
      @MahdiFarah-cp2tp หลายเดือนก่อน +1

      Amin inchallah wad helii sxb shaqo iyo farxad Allah haku xafido hoyo

    • @AbdallaIbrahim-f6g
      @AbdallaIbrahim-f6g หลายเดือนก่อน +1

      Xagee joogtaa wll

  • @sahragaciye2865
    @sahragaciye2865 3 ปีที่แล้ว +190

    Sahra 🌧☕🦋 magacygii 🤤🤤
    I'm listening still 2022 💋💋

    • @ساسساي
      @ساسساي 2 ปีที่แล้ว +1

      sami🖇❤

    • @siciidjama5412
      @siciidjama5412 2 ปีที่แล้ว +2

      My love sahra noloow 🥰🥰🥰❤️✌️💘🤲🤲🤲

    • @yoonka1965
      @yoonka1965 2 ปีที่แล้ว

      Mcney hestan dartaa u jeclahay❤️🥳

    • @lifestyleabdi4954
      @lifestyleabdi4954 2 ปีที่แล้ว

      Me too

    • @abdulhakemaditya325
      @abdulhakemaditya325 2 ปีที่แล้ว +1

      100like kuu buuxiyay😂😂

  • @samirkhadar2934
    @samirkhadar2934 2 ปีที่แล้ว +59

    Hooyaday ayaa Sahra ladhaha Ilaahow Nabad IGu Gee AdiGa Caadila Iyado Nabad qabta Alle Hooyinka Somaliyed Alle Ha xafido🥰🥰🥰😭

  • @maxamedahmed6807
    @maxamedahmed6807 3 ปีที่แล้ว +76

    HeesTan waxaan isku dhaafiyaaa waqtiyada adag😭

    • @hamsemahamed4284
      @hamsemahamed4284 2 ปีที่แล้ว +7

      quranka isku dhaafi wll

    • @maxamedahmed6807
      @maxamedahmed6807 ปีที่แล้ว

      Hye Walaalo Aad baaD UmahaDSaNtahay❤

    • @Updirizak7
      @Updirizak7 ปีที่แล้ว

      Kkkkk zxb marna waan qosley marna waan naxey
      Nolosha aduunyo waa Dhibaato💔😢😭

    • @XamseCabdilaahi-qu4xc
      @XamseCabdilaahi-qu4xc 29 วันที่ผ่านมา

      Tasan been Ahayiin sxp 😢

  • @fuaadcalixaashi7119
    @fuaadcalixaashi7119 ปีที่แล้ว +15

    Heesta kaliya aan jeclhy runtii gabar sahro ladhoho midaan ka barte ma aaminsani wey kusoo maree iyadoo kle wan jeclaa sidkle iyadana wey ijecleed kalaooni badane waan ku qabay nasiib xumo qaladaadkeyga batay qaladkaa galayne waa qof kle aan xariir lasameeye mana ku qanacsani wlhi sahro Axmed midaan kula simo majirto cishaday ahaataba waaku helin 🫶🏼❤️‍🔥😢🙏

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana ปีที่แล้ว +67

    Wxan Hubaa inaa heestan miraha mcn Dib uso boqatay hada iga danbyso Like dhac kusii 👍🙏🙏🙏 25/7/2023😢❤

    • @RiyaaAbdirisaq
      @RiyaaAbdirisaq ปีที่แล้ว +1

      hda soo boqday ee na noshahay tolow😢😂

    • @Apdalla_Montana
      @Apdalla_Montana ปีที่แล้ว +1

      @@RiyaaAbdirisaq ha byo alxm adna😂😂😂

    • @____s8014
      @____s8014 2 หลายเดือนก่อน +1

      24/9 /2024 ❤

    • @ShubkaGamer-t2r
      @ShubkaGamer-t2r 2 หลายเดือนก่อน

      Zxb 2024 dawanaya 15 oct manoshahy😅​@@Apdalla_Montana

    • @MaqsadMohamed
      @MaqsadMohamed หลายเดือนก่อน +2

      10𝐍𝐨𝐯2024😢

  • @naphizaahmad1599
    @naphizaahmad1599 2 ปีที่แล้ว +17

    🥺music tiktok bn dhowr jer ku jeclday maba u maleynen iney somali ledahy🥺❤

  • @ayuubsalaad2058
    @ayuubsalaad2058 3 ปีที่แล้ว +59

    2022ka Hadaa Daawanyso Love HayLa Dhaafin Heezkan Wlhy waa Cajiib🙄🙈

  • @IqraJamacsaid
    @IqraJamacsaid 10 หลายเดือนก่อน +9

    Sahray marwo qaliyaaaa sahra xasan maxamed cimri dheer iyo cibado suuban hooyo mcne❤❤

  • @zahrocali4842
    @zahrocali4842 2 ปีที่แล้ว +11

    Xariir in uu fanan yahay uu icadeeye🤣 woow magaceega thanks 😊 wll

  • @mohamedabdi6266
    @mohamedabdi6266 2 ปีที่แล้ว +63

    Dabeysha qobowga leh, oo dusheyda ku dhaceyso iyo dareenka aan heestaan ka qaaday iyo jawiga aan ku jiro ba waxa aan galay xusuus ah; Allow yaa dunidaan dib kuugu celsho iyo wixi aad soo martay. 😘Caawa habiino badan iiga duwan, iiga na xusuus badan.

  • @aftahindho2606
    @aftahindho2606 8 ปีที่แล้ว +59

    fanaankan walahay caadi maaha hees kasta uu qaado waa dhiig bax caadiya si wacan buu heesa ugu dhiig baxa ilahay cod buu u dhiibay hambalyo xariir

    • @amaalabdi4175
      @amaalabdi4175 7 หลายเดือนก่อน +2

      Wllo ma noshahy 😥❤❤🤣

    • @AbdirizackMohamuud-nc3rz
      @AbdirizackMohamuud-nc3rz 7 หลายเดือนก่อน

      @@amaalabdi4175 kkk yaab badnidaa

    • @YusufCabdi-xl9mu
      @YusufCabdi-xl9mu 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@amaalabdi4175😂😂

    • @drhd1043
      @drhd1043 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@amaalabdi4175 waad iga qoslisay😂😂

    • @abdullahidiriye7322
      @abdullahidiriye7322 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@amaalabdi4175😂😂

  • @XasanXaaji-s9z
    @XasanXaaji-s9z 8 หลายเดือนก่อน +5

    2024 hadaa dawaneyzo love saar ❤😢

  • @MaxamedYare-vy4tx
    @MaxamedYare-vy4tx 6 หลายเดือนก่อน +13

    Heestan Marka dhagesanayo waxa soo xasuusta walalky iga weyn oo ku shihidayy dagalkii goojacade ee xaq udirirka aha somaliyeyy igu zoduceyya 😢❤

    • @amaalabdi4175
      @amaalabdi4175 4 หลายเดือนก่อน

      Allah unaxaristo wll😭😭😭

    • @XisenxasabIbraahim
      @XisenxasabIbraahim 4 หลายเดือนก่อน

      Allah unaxariisto

    • @IkranXasaan
      @IkranXasaan 3 หลายเดือนก่อน

      Rabi ha unaxriisto 💔 😭

  • @ahmedaarshe4165
    @ahmedaarshe4165 หลายเดือนก่อน +2

    Caawa oo ay tahay habeen sabtiya 2024 waxan ku mirqaamay heeskan xariir had iga dambayso like iisaar❤

  • @samiira-ms2hp
    @samiira-ms2hp ปีที่แล้ว +8

    Hestan marka maqlo wan ooya wllhi ayeydey o dhimatey o izo korizay xazuzta zahrona lama dhahi jidhin Lkn wan xasusta inti farxad man arag guriga cid igu wehelisa dadki dhan iga wada tageen ayeyo markey dhimatey allow Adunka ku kala tagne akhiro izku kayana tuz🤲🏾😭

  • @mustaphekablalaxofficial3525
    @mustaphekablalaxofficial3525 6 วันที่ผ่านมา +1

    14/12/2024 waxaaan cidla ugasoo tagay jacaylkaygii malyuun axmed anigoo ugasoo tagay dalkeni somalia gaar ahaan gobolka mudug,waxaan safar tahriib ah kujooga ethopia waxaan rajaynayaa in ilaahay safarkayga igu guuleeyo jacaylkaygana balanta aan ka qaaday kasoo baxo😢
    So duceeya asxaabey🖐❤️

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 วันที่ผ่านมา

      Aamin, miyaad wadankaaga iska aamintind, intaad bad iyo gafane gacanta u galeysid, baryahaa Mareykan ayaa xooga dadka qaadan jiray hadan Trump baa soo socda oo kuwii jooga masafuris la raba.

  • @AbdiRahman-y4g
    @AbdiRahman-y4g 9 หลายเดือนก่อน +12

    Heestan waxaa ka shiday Arooskeygii walibo Garigii Galbinaayey oo ay sarneed xaaskeygii iyo Aniga 2018 ayaan guursaday lkn waan ka xumay 4bil uun baan wada joognay lkn fartaa bil wax walbo oo isoo maray wey igala dhib badneed Alxm waan kala tagnay Alxm. Hada Xaas iyo labo cunug ayaan leeyahay waxaana Halkaan ka salaamayaa Xaaskeyga sharafta badan Ifrah ❤❤❤❤

  • @amiiraqurux1997
    @amiiraqurux1997 3 ปีที่แล้ว +24

    2021 ayaan markale dhageysanya heestaan waa hees dareen iileh 😥😥🌹🌺🌺⚘⚘

  • @HARAMCADFAMILY
    @HARAMCADFAMILY 4 ปีที่แล้ว +144

    2020 hadad dawanayso like ku qapo😎

    • @YusufCabdi-xl9mu
      @YusufCabdi-xl9mu 5 หลายเดือนก่อน +2

      2024😂

    • @anzuualy2969
      @anzuualy2969 3 หลายเดือนก่อน +1

      Same 😂😂😂​@@YusufCabdi-xl9mu

    • @____s8014
      @____s8014 2 หลายเดือนก่อน +1

      2024 ma noshahay zhp

    • @ShukriibraahimDaahir
      @ShukriibraahimDaahir 22 วันที่ผ่านมา

      Still 2024😢

  • @iskufilanbeauty
    @iskufilanbeauty 4 ปีที่แล้ว +37

    Inti Sahra la yirahdo oo heestan jecel like ii saar 🤣🤣

  • @farhans__pey6584
    @farhans__pey6584 5 ปีที่แล้ว +19

    Thbks xariir ahmed
    Hoyadeyda macan sahra la dhahaaa

  • @hassanomer
    @hassanomer 8 หลายเดือนก่อน +29

    Gabadh sahra la dhaho hada taqano like❤

  • @ibrahimhassan1624
    @ibrahimhassan1624 11 หลายเดือนก่อน +5

    After 7 Years Ago Maanta oo AY Taariikhdu TahaY 10/Jan/2024 AYaan dib usoo BuuqdeY Dareenka IYO JacaYlka Dhabta AYuunbaY Heestani TaabanaYsa iYadiYo Music 🎵 Geeduba
    Love 💕 Waxaan AhaYn Fariintan Hasaarin Markaad iga Daba Timaado ❤😢

  • @ayuubdaahir7253
    @ayuubdaahir7253 9 หลายเดือนก่อน +5

    Inta heestaan dib usoobooqatay like iisaara ❤❤❤

  • @aliflagofficial9283
    @aliflagofficial9283 5 ปีที่แล้ว +23

    Sided milion oo hindiya biyaan ku siim lahaa
    Hariir ahmed keep going bro

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 3 ปีที่แล้ว +37

    Yaa daawanaya April 20201
    "Sahraay Soomaali oodhan
    Adigaa ugu sareeya
    Haweenka samanka joogana
    Adaa quruxda u sitoo mid
    Aan kula simo lawaa"

  • @xiisosman1328
    @xiisosman1328 7 ปีที่แล้ว +83

    Heesa sahra loo qado kuwa kale way iga duwan yihin #hoyo sahro aduunka sami kuwaar

    • @abdullahimohamud97
      @abdullahimohamud97 7 ปีที่แล้ว +2

      Xiis Osman amen

    • @farhans__pey6584
      @farhans__pey6584 5 ปีที่แล้ว +2

      Aaamiin xiis Osman
      Kula qabaa anbo hoyadey sahra ladhahaaaaa pea

    • @jirdea7668
      @jirdea7668 4 ปีที่แล้ว +1

      amiin ilahay haku daayo hooyo amin

    • @xiisosman1328
      @xiisosman1328 4 ปีที่แล้ว

      @@jirdea7668 amiin yaa rabi

    • @quruxqali4183
      @quruxqali4183 4 ปีที่แล้ว

      Thanks so happy birthday hope

  • @harunke3035
    @harunke3035 4 ปีที่แล้ว +14

    Heestan wa magaca jcylkayga...kuf tada xada magacan ladaha fartaa tag😍😍😍

  • @nihalmohammad8934
    @nihalmohammad8934 8 ปีที่แล้ว +76

    Sahro I love you 😢😢😢😢 Allah haa igaa daayo nolasheydaa aya tahay my wadnahayga dhaqaqa.
    Sareedo barwaqa iyo aduunyada sada ku war samiga calafkada iyo nasiib kadana sama My sweet sister ada ifka kugu jeclahay nolashedaa qeyb ayad ku ledahay xayati 😢 aduunyada raaxo farxad iyo saamo igu war halkad caagtaa dhigtana duco kugu daray ❤❤ duni waxad jeceshahy alleh haa ku siyo Samo iyo farxad dunida farxadada ayaa jeclahay inaa arko markasto mcnto ❤❤ ❤ Dadka Hooyo iyo Aabo Daa,iin kagaa yeel duni laa kumaa ware intad joogto duur duur an dhaman iyo damashad kunolow ❤❤❤ Sahra❤❤ 😘😘😘💋🙏

    • @inaugaaswarfaa3751
      @inaugaaswarfaa3751 8 ปีที่แล้ว +6

      Nihal Mohammad Amiin walasha Allaha isku kiin daayo

    • @zemavomdonde6981
      @zemavomdonde6981 6 ปีที่แล้ว +1

      Soso

    • @SafaASaid-gq2wi
      @SafaASaid-gq2wi 4 ปีที่แล้ว +4

      Dadka nocan ah wan la yaba walalhi
      Comments heesta inad ka hadasho ba logu tala galay... walasha warqad u khaas ugu dir hadalkad kuso qorayso meel an loogu tala galin. Dadka is tuski ba ka batay wallahi😂

    • @abdiwaxidshekhcumar7547
      @abdiwaxidshekhcumar7547 4 ปีที่แล้ว +2

      @@SafaASaid-gq2wi DHAX DOODA KUMA QAADO ADEER INTA AADAN WAX SAXIN ADIGU ISA SAX

    • @abdilahiomer5433
      @abdilahiomer5433 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah ilaahay ha ku daayo wll walaasha zahra Mohamed

  • @Azhrav
    @Azhrav ปีที่แล้ว +9

    Still I listening this song inan saara ladhaho ayaan guursan doona nustaqbalka insh allah ❤

  • @libanaden9762
    @libanaden9762 8 ปีที่แล้ว +13

    mancha allah xariir ahmed
    walhi fannan daganaan iyo cod daganba leh adaan ku arkay somali oo dhan bro noolow in badan incha allah

  • @KhadiijoMaxamedaadan
    @KhadiijoMaxamedaadan 9 หลายเดือนก่อน +10

    Hadaad heesta miraha mcn iga danbeyso like iisar😂❤❤😢

  • @ahmedzacki770
    @ahmedzacki770 8 ปีที่แล้ว +15

    sxb xariiir ahmed waad ishiday sxb my soul aa zhra ladhaha so amaanteyda waanku farxa

  • @NimcoNimcoabdishakur
    @NimcoNimcoabdishakur 8 หลายเดือนก่อน +23

    Hadad hestan 2024 dawanayso like isaar😢❤

  • @yaraaali5571
    @yaraaali5571 6 ปีที่แล้ว +47

    Wiilkan hees hiis wan iska jacelahy wa maskiin aboowe maxan kugu duceya lkn sahro lam dhaho 😘😘

  • @abdirisaqhaybe4183
    @abdirisaqhaybe4183 2 ปีที่แล้ว +6

    Wa malin xasuus ah waxan balan saneen gabdh ijecel lkn ani sxipty aheed hadana Ana commentka qoraya wax isooqorty only legend le fahmi kro arbaco so galysa hadana farxad iyo rer ren ihyso tarikhda wa 2022 :11:23 ; hadana dhimn soo xasuusan doona comantica inshllh hadad aragto like dhac kusiii

  • @zahrahassansocialkh6368
    @zahrahassansocialkh6368 6 ปีที่แล้ว +95

    waaaaaw amaan waa inoo idleysay inolow xariir axmed wllky❤💋❤

  • @aliabdi9848
    @aliabdi9848 6 หลายเดือนก่อน +5

    Sahro magacas noloshayda saamayn wayn uu ku leyahay waa qofkii ugu horeyay oo aan jacayl u qaado waxay ahayd gabar qurux badan noloshana wax badan ka fahansan noloshayda inta badan ayadan laso qaatay ugu danbayn calaf ayaa ina kala waday oo waan kala dheeranay noloshayda isma lahayn sahro qof aan ahayn ayaad xitaa fiirine iska dhaafe guure 😢 heestan ayada inaa ku xasuusto ayaan u dhagaysta waxaan sawirta maalimaheni quruxda badnaa 🥺😭😭😭

  • @xamsecali4615
    @xamsecali4615 4 ปีที่แล้ว +11

    Fanaan loodaa xariir axmed💓💓
    Heesta sahra caadi maha waa dhiig bax💓💜💜💛💛

  • @Zaak_uhmed
    @Zaak_uhmed ปีที่แล้ว +1

    Sanadkan ayan bartay heestan💔 lkn wa wax kale marka loo eego music geeda waliba🫶❤️
    Cida dawanaysa 2023 like saar👍

  • @djsaciidcadee5931
    @djsaciidcadee5931 4 ปีที่แล้ว +9

    sahra waa jacelkeygaa aan dumarka kagaga fano alllw idaa amiin waa dhankinaa

  • @rahimaabdala5751
    @rahimaabdala5751 2 ปีที่แล้ว +12

    Heestaan waxn dhagaysanaya 2022 inshallh waxn rajayn wax walboo ii hagaagay 🤲📿

  • @caddejiiljiilyare5177
    @caddejiiljiilyare5177 ปีที่แล้ว +5

    Qofkii 2023 fiir sanaayo love❤😂😂😂

  • @SubeerMaxamedcabdi
    @SubeerMaxamedcabdi ปีที่แล้ว +4

    Waxan rabaa inaan tago america iso duceeya i.allah maalin uun waan gaadhi doona waan soo booqan doonaa heestan 😢

  • @nacimoabdiali7943
    @nacimoabdiali7943 4 ปีที่แล้ว +17

    Heestan wa iska jecelahay 6/23/2020 ayan daawanaya mustaqblkayga gabdhyda curad ayn ulabixin if say Allaah Abu sahra sodegdeg 2025 I.a❣

    • @abdiazizharir8740
      @abdiazizharir8740 2 ปีที่แล้ว +1

      Kollay reer bari waad tahaye intee ka joogtaa, boosaaso miyaa.
      Abu sahra inaan ahayna waa suurtagal.

    • @nacimoabdiali7943
      @nacimoabdiali7943 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdiazizharir8740
      Lkn see u garaty in aan ahy rer bari omg
      Sanag iyo bari bn udhaxeeya huno

    • @Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10
      @Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10 2 ปีที่แล้ว +1

      @@nacimoabdiali7943
      Reer sanag💪

  • @abdiwaahidyuusuf607
    @abdiwaahidyuusuf607 ปีที่แล้ว +11

    Xariir axmed the legend heesta music laxanka codka iyo suuraha meesha uu kuqaadayo waa wa isleeyihin❤

  • @zuhaipwayeel
    @zuhaipwayeel ปีที่แล้ว +3

    Waxan hubaa heestan miraha aad ka umacaan leh aad siday doo kale inay usoo boqotay hadaaad iga dambayso like ta ha ila dhaafin 💯🙌
    12/26/2023
    Dhamantiin waxan idin ku bisharaynayaa sanad ka cusub alle sanad khayr qaba ha inooga dhigo 🫡🫡2024🎼

  • @AbdiNaasir9
    @AbdiNaasir9 หลายเดือนก่อน +1

    Sahray marwo qaliyay gabdhaha saygodiyey saredo barwaaqo iyo aduunyada sada ku waar saamiga calafkaga iyo nasiibkaguna samaa Heestan waxanku xasuusta qof kan jecla balse hadda ma ogi Mel ay aduunka joogto waxan dib udhagaysanaya manta tarikhdu tahy 4/10/2024 malin isniin ah saacadu 6:00makhribnimo goobtu waa basel Switzerland 🇨🇭 hadad iga danbayso like ha ila dhaafin

  • @madaale5465
    @madaale5465 ปีที่แล้ว +7

    2013 ayaa is baranay wxaay igu dhahday hada waan is jecel nahay kawaran hadaan kala tagno kaaso aan nacayb ahayn ee ah in aanaan is soo xiriirin oo dabcan qof walpa aduunyadiiza io canal kiiza hashaqaysto ileen waa yar yar nahe wax aan kala faa iidayno malaha waqti Lee naga dhumaaya haye ayaan dhahay 4 sano ka dib ayaan wacay waxay I tuztay ayadoo 2 carruir ah haysata 😢 wali ilaa hada xataa naag aan walashei io qaraa badayda ahayn asc ma dhihin😢

  • @farahdiamond9602
    @farahdiamond9602 5 ปีที่แล้ว +53

    Sahra ayaday ba ladhihi jiray hoyaday o kale bay I ahayd hoyo mcn adunkan sahray kugu jecelay Sahra Cisman nuur warsame Alle markale haysgen tuso

    • @sucaadasad2990
      @sucaadasad2990 3 ปีที่แล้ว

      Haa wllo anbo sahro ayadey ayaa la dhaaa waxaan ka necbhy nah ma jiro

    • @mohanofficial3340
      @mohanofficial3340 3 ปีที่แล้ว

      @@sucaadasad2990 wtf maxa ina ader

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 3 ปีที่แล้ว

      Farah aayadaa wasd kala fogaateen adiga hada qurbaha baad joogtaa

    • @nimcocabdirisaq6903
      @nimcocabdirisaq6903 3 ปีที่แล้ว

      Ghhj

  • @mohaxajji9094
    @mohaxajji9094 5 ปีที่แล้ว +14

    Inan isku FasaL aheen kuso xasustya Hestan2013😘👏 Long time Sahro
    Malintu waa 20/ 8/2019

  • @MoumenHussein-fy1qf
    @MoumenHussein-fy1qf ปีที่แล้ว +61

    2023 and I'm still listening 🎶 this song❤

    • @abdullaahiibraahim6150
      @abdullaahiibraahim6150 11 หลายเดือนก่อน +2

      2024 and am still listening this song🥰

    • @Maxamuud_Yare_Official
      @Maxamuud_Yare_Official 10 หลายเดือนก่อน

      youtube.com/@Maxamuud_Yare_Official?si=3JY4BCo5rD_YMucj

  • @bananateam5194
    @bananateam5194 6 ปีที่แล้ว +79

    hablaha suuriyo kuynool
    sucuudiga iyo lupnaan
    saldhiga asia iyo yurub
    sahray ustareliyo iyo
    america kuw sygan
    sideed million hindiya biyan kusiin lahaa
    hada biyaan kusiinlkahaa
    axsn hees xariir nolow

    • @Abdirahmandhere
      @Abdirahmandhere 4 ปีที่แล้ว

      Waw

    • @mubaarigcabdi5272
      @mubaarigcabdi5272 4 ปีที่แล้ว

      Thanks

    • @HAMZAABDIWAHABIBRAHIM
      @HAMZAABDIWAHABIBRAHIM 3 หลายเดือนก่อน

      Diyaa waye Erayga Wanaa Maag Mse somalida marke iis dilan waxay Kala qadan sidad utaqanawa ee biyaan ma ahay qalifada erayga kuqadle oo laxanka laga dhigee diyaan kusin lahaa

  • @Boqoradisamirka
    @Boqoradisamirka 7 วันที่ผ่านมา

    Mu name sahra fananka kaliyeen magacayga si fcn ugu heessy anaa isku qaado wax ii qaado markaan waayo ❤

    • @zaedilkacazeh7762
      @zaedilkacazeh7762 7 วันที่ผ่านมา

      Anaa ku qaadayo diyar matahY.🥺

  • @sophiaalli8724
    @sophiaalli8724 5 ปีที่แล้ว +25

    12:10 pm
    Friday August 2019♥️
    I’m listening this night ♥️

  • @daahirdayrabdi3595
    @daahirdayrabdi3595 ปีที่แล้ว +1

    Wllahi hadi aan Awood lahan lahaa Xariir Ahmed Carabkan ka jari lahaa sii uuna Heestan ka danbaysa Caraba ugu qaaadin sidi lagu soo xasuusto
    Aad baan uu jecelahay heestan
    Malin kasta waan dhagsataa kamana xiiso dhaco ilbidhiqsi
    My favourite song Eva
    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @muxudiiinfaysal4219
    @muxudiiinfaysal4219 ปีที่แล้ว +5

    Xariir axmed fanaan aan taageero 🛸

  • @Alitarabie
    @Alitarabie 8 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaankii sameyey heesta illahy baa murti kudhehy iyo fanan kaliya aan taagero xariir ahmed cabdi laahi keep gion ❤

  • @SadeBirmad
    @SadeBirmad 4 หลายเดือนก่อน +5

    Wlhi waan jeclahy zahra waa nolsheyda waa farxadeyda hadii qoraalkeyga arkeysid iigu duceeya in calaf iigu daro🥹❤️💍
    Qof waliba qofkiisa uu jecelyahy rabi calaf ha oga dhigo🤲❤️

    • @SihaamAbdullahi-r8d
      @SihaamAbdullahi-r8d 3 หลายเดือนก่อน

      Aamin ❤❤❤

    • @Zaak2710
      @Zaak2710 2 หลายเดือนก่อน

      Aàmin wll❤

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 18 วันที่ผ่านมา

    Wllhi xariir axmad waa boqorka codka fanaaninta hada bal codka dey masha Allah ❤❤❤

  • @SufiyaanFakhuri
    @SufiyaanFakhuri หลายเดือนก่อน +6

    Who still watch 2025😊

  • @axmedabdisamed9053
    @axmedabdisamed9053 ปีที่แล้ว +3

    Hadaad daawanayso 2023 like saar

  • @UpdiwahidjamaFarah
    @UpdiwahidjamaFarah 5 หลายเดือนก่อน +4

    Musica iyo laxanka 🔥 08:25 subaxnimo 19/7/2024😢💔

  • @saleebaanFaaraxaxmed
    @saleebaanFaaraxaxmed 6 หลายเดือนก่อน +2

    Sahra quality wllo mcn ismuujiya hablahoow❤❤❤❤

  • @aminahujale1049
    @aminahujale1049 5 ปีที่แล้ว +97

    This song means alot to me coz Zahra is the name of my beautiful siz. God bless her for me.. for sure she has all those qualities. Love you siz mcn. 💜💕❤️💞💋Mwaaa

    • @dreamsboy2036
      @dreamsboy2036 3 ปีที่แล้ว +1

      @amina Hujale Ayeeyo Aamina Xujaale From Australia mia Mise Wa Qof Kale

    • @aminahujale1049
      @aminahujale1049 3 ปีที่แล้ว

      @@dreamsboy2036 qofkale waye dear

    • @comeon4796
      @comeon4796 ปีที่แล้ว

      Heesta dhaantada ugu danbeesa magaceed

    • @SamiaSaan-nf1rm
      @SamiaSaan-nf1rm ปีที่แล้ว

      @@comeon4796 𝚡𝚒𝚕𝚒𝚢𝚊𝚍𝚊 𝚑𝚞𝚛𝚍𝚊𝚍𝚊 𝚍𝚑𝚊𝚊𝚗𝚝𝚘. 𝚔𝚞 𝚚𝚘𝚛 𝚠𝚕𝚕

    • @mohamedmuktarmohamed
      @mohamedmuktarmohamed ปีที่แล้ว

      The same

  • @zamiraltamohamoud8889
    @zamiraltamohamoud8889 11 หลายเดือนก่อน +2

    2024 daawaneysa like saata 😂😂

  • @khuluudadan
    @khuluudadan ปีที่แล้ว +4

    Sahra aadan 😭😭walshey macan 😢waa yaranta guriga wa nolashayda wa farxadeyda hal mar idhola cadeyso ayaa ayaan siiisan adun oo dhan 😭sahra walshey 😭5/5/2023

  • @maxamedcabdirashiid7827
    @maxamedcabdirashiid7827 11 หลายเดือนก่อน +1

    5/1/2024 ilaa hada waa dhagay sanayaa hadaa iga dambayso like isaar🙏

  • @hassenhero1745
    @hassenhero1745 3 หลายเดือนก่อน +3

    One of the best songs in our generation 😊 11 September 2024 from Mayotte 10:14 Am

  • @khadrahassan7894
    @khadrahassan7894 4 ปีที่แล้ว +20

    Yaa ila daawanayo. 2020☝️

    • @____s8014
      @____s8014 2 หลายเดือนก่อน

      2024 daawanaya ma Noshahay wll

  • @Mubarak2014
    @Mubarak2014 3 ปีที่แล้ว +4

    12/0ct/2021 1:14 AM Caawa waxan dhageysanayaa hestan anigoo buufis i haayo. Netherlands🇳🇱 insha allah 2022😩🤲🤲✅

    • @Cabaasgaabshe
      @Cabaasgaabshe 6 หลายเดือนก่อน

      Ma tagtey sxp

  • @abdizamedmaan773
    @abdizamedmaan773 10 หลายเดือนก่อน +8

    Inta ila jecel music heesta dareen goniya igaliya 2024 hada iga danbeyso like isaar

  • @queenasma509
    @queenasma509 6 ปีที่แล้ว +4

    sahra aniga hooyaday mcan wlhi heestan si gaara u jeclhy Alle haykaa daayo hoyo mcn💋💋❤❤

  • @AhmedMohamed-uz2qz
    @AhmedMohamed-uz2qz 2 ปีที่แล้ว +7

    Magaca sahrha markaan maqlo waaaan farxaaaa runtiii 💯❤
    4 sano ka hor gabadh magaceedu ahaaa sahra ayaanu safar wada gallnay 3 cisho safar kuwada jirnay runtii wax walba isu ahayn sidaanu isufahany 3 cisho waaala yaabay number ayaan kala hadhay lkn ilaahay amarkiis markaanu 5 bilood wada soconay ayuu lanbarkii aaan kala hadhay shaqayn waayay😓😓
    Hada maba aqaaano meelay joogto si kasta ha noqoteee meel walba oo ay joogto khayr iyo guuul ayaan urajaynayaa❤❤❤❤❤❤❤❤
    I love sahra❤

  • @sahrabaashe9106
    @sahrabaashe9106 4 ปีที่แล้ว +15

    SahraY marwo qaliyay Benti maha wlhi waa Hees Qiradeda WadaTa wlhy mY name😓😭

    • @apdinaasir7569
      @apdinaasir7569 4 ปีที่แล้ว

      Heestan waxay igu reebta xasuus bari samadkii sahra inkasto ka xumahay calafka by sahra

  • @QaniCade-u4u
    @QaniCade-u4u 7 หลายเดือนก่อน +12

    2024 and still listening to this song

  • @warsanchannel7031
    @warsanchannel7031 4 ปีที่แล้ว +4

    Waww hestan waxay siddaata labo magac oy hoyaday macan ay isku key dartay wa Sahra -sado allow hoyow janatal fardowsa hoygega ka helay 😪❤❤❤

  • @taafoom1996
    @taafoom1996 ปีที่แล้ว +1

    Heestan 2017 habeenkii xafladii sagootinta qalinjabinta jaamacada hargeisa ee kulayadayadu ay ku qabsatay maansoor ayaan aniga iyo xaaskayga oo markaa xidhiidhku noo socday wada dhagaysanayay. Habeenkaa qalinkabinta ayay igala qayb gashay. Wakhti fiicanna wan wada qaadanay.
    Si gaar ah ayay heestanina jawiga noogu saxday. Time is flying, xusuus❤️

  • @bilaltohow2877
    @bilaltohow2877 6 ปีที่แล้ว +11

    Sahra magaca galisadeyda Allah nesken dhowro aamiin

  • @MrKeinan
    @MrKeinan 3 หลายเดือนก่อน +2

    2017 markey hesta soo baxeysey waxan jogey jigjiga 7 sano ka hor 😢mantana BEYDHABO dunida ayaba saaan iska ah😢

  • @liibaandhaanto8828
    @liibaandhaanto8828 4 ปีที่แล้ว +43

    2020 hadaad daawaneyso like ii saar

  • @Cazuuz
    @Cazuuz 11 หลายเดือนก่อน +13

    When am listening this song, I really feel like am swimming in the ocean of love and overwhelming waves of emotions goes over me.🥺
    Heestan sidayda hadaad ka heshay gacanta taag.👋
    Arbaca |17-01-2024|

  • @ayuubibrahim5798
    @ayuubibrahim5798 4 ปีที่แล้ว +8

    Hadad ilaa dawaneyso 2021 like ha ilaa dhafiin 😂😂😂

  • @ZakarieZulubZiraad26
    @ZakarieZulubZiraad26 ปีที่แล้ว +2

    who is listening 2024 still😢❤

  • @CatelloSalman
    @CatelloSalman ปีที่แล้ว +122

    2024 still watching ❤❤❤❤

    • @ShaxaariShide-xi1es
      @ShaxaariShide-xi1es 6 หลายเดือนก่อน +8

      😢😂😂🎉🎉❤❤❤

    • @AyuubFeysal
      @AyuubFeysal 4 หลายเดือนก่อน +3

      @@ShaxaariShide-xi1es xh

    • @CabdullahiMaxamuudali
      @CabdullahiMaxamuudali 4 หลายเดือนก่อน

      Qqe3​@@AyuubFeysal😂r5 😂y🎉😂tftdsrttsfttd tfuyyfy 😂ee5 and r😂🎉🎉🎉🎉ttr😂🎉🎉🎉😂🎉e😂😂😂🎉😂😂🎉🎉eer5🎉😂😂t8e😂8🎉🎉🎉😂😂🎉🎉🎉😂🎉😂e😂🎉😂🎉🎉ee🎉🎉😂🎉😂🎉😂🎉🎉🎉😂🎉🎉eee😂🎉🎉🎉🎉w🎉🎉🎉🎉😂r5🎉😂🎉w🎉😂🎉😂58w😂🎉ayaewe🎉😂🎉🎉🎉🎉😂🎉🎉😂🎉😂

    • @Mindcoldchannel
      @Mindcoldchannel 3 หลายเดือนก่อน +2

      ❤❤❤❤❤

    • @SamuelFuded
      @SamuelFuded 3 หลายเดือนก่อน

      😢some

  • @CabdirisaqMuxumed-ir7xi
    @CabdirisaqMuxumed-ir7xi 22 วันที่ผ่านมา

    Sideed Milyon oo hindiya miyan ku siin lahaa
    Waar heesta aynu 8 Miyon gaadhsino hadaynu somalinahay
    29_11-2024❤❤❤