ZAKARIYE KOBCIYE HA OOYIN HA OOYINE AAMU HEES CUSUB-2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @muscabmaxmuud
    @muscabmaxmuud 6 หลายเดือนก่อน +92

    Halkaan waxan usogalay inaan aqristo qisooyinka mucaashaqiinta inta ila mida👍❤️‍🔥
    ha ooyin ha ooyin❤️‍🔥
    ha ooyinee aamu❤️‍🔥

    • @MascuudCali-v1b
      @MascuudCali-v1b 3 หลายเดือนก่อน +2

      Xaa ilee dahay tliye❤

    • @muscabmaxmuud
      @muscabmaxmuud 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@MascuudCali-v1b maqalbi jabsanthy

  • @Maxamed84
    @Maxamed84 ปีที่แล้ว +207

    Hesstan waxan dawanaya 12/12/2023 waa maalin talaado ah sacaduna tahay 16:01 PM ama galabnimo i.a sanadka dambe waqtigan OO kale haduu Alle igarsiiyo waxan jeclahay in aan Dib Ugu so noqdo anigoo guulo badan soo xaqiijiyay i.a WLL iisoo duceey riyoyin bdn ayan leyahay in uu Alle igu garab galo zido kle Adigana riyadada allaha kurumeyo Dhamaan riyadena allaha noorumeyo aamin aamin ❤❤

    • @umalkhayrmxd9428
      @umalkhayrmxd9428 11 หลายเดือนก่อน +4

      Amiin wll

    • @CaliXuseen-gh3jn
      @CaliXuseen-gh3jn 11 หลายเดือนก่อน +3

      Guleyso 🫡 my brother

    • @bilanahmed5816
      @bilanahmed5816 11 หลายเดือนก่อน +5

      Hortaada iyo hareerahasgaba khayr amiin

    • @AminaWali-d8b
      @AminaWali-d8b 11 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin abowe guuul wacan i.a❤❤❤❤

    • @Typingsaki
      @Typingsaki 10 หลายเดือนก่อน +2

      Amiin wll kuligeen ilaahy hano wad rumeeyo 😢

  • @Saadaq__Halas
    @Saadaq__Halas 8 หลายเดือนก่อน +254

    Hadad 2024 ila dhageysanayso like hayga xasdin

    • @KifaaxCabdi-ld8us
      @KifaaxCabdi-ld8us 7 หลายเดือนก่อน +2

      ❤❤❤

    • @ZahruujShuceyb-sm4ng
      @ZahruujShuceyb-sm4ng 6 หลายเดือนก่อน

      Aniga 2019 ilaa hada yaa ila mid ah ​@@KifaaxCabdi-ld8us

    • @AbdulahiSaid-pb3hk
      @AbdulahiSaid-pb3hk 6 หลายเดือนก่อน +3

      😢😢😢 walahay waan
      naxsanahay

    • @IsmaIp-mh7fg
      @IsmaIp-mh7fg 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waanakan❤❤

    • @muniirazakari132
      @muniirazakari132 5 หลายเดือนก่อน +1

      Wan kula dhageysanoyaa😢😢😢

  • @apdiHakiimapdi
    @apdiHakiimapdi ปีที่แล้ว +234

    Ilaahay riyadayda gay rumeeyo idinkana hay idiin rumeeyo 😢qofkastaaba hami buu leeyahaye 😢 leke iisar wllo hadaad iga dan bayso adoo mahdsan😢😢😢

  • @zimranpea798
    @zimranpea798 ปีที่แล้ว +193

    Yaa 2024 ila daawaneysa😢

    • @Deeqoaxmad-c4s
      @Deeqoaxmad-c4s 11 หลายเดือนก่อน +2

      Anaa 1ka,ah❤😂😮😊

    • @djcatoosh8204
      @djcatoosh8204 11 หลายเดือนก่อน +4

      23/2/2024 🥺❤️

    • @sabiriinabduqadir-vb7ub
      @sabiriinabduqadir-vb7ub 11 หลายเดือนก่อน +3

      29/2/2024🥺

    • @djcatoosh8204
      @djcatoosh8204 11 หลายเดือนก่อน

      @@sabiriinabduqadir-vb7ub 🥺❤️💯

    • @soumeyareine
      @soumeyareine 11 หลายเดือนก่อน +3

      5/03 /2024🎉

  • @ShukriAadam-tn2pu
    @ShukriAadam-tn2pu ปีที่แล้ว +83

    Inta heesta la ilmeysey markey dhegeysteen😢😢😢😢😢😢😢

  • @AaminoSiciid-n5u
    @AaminoSiciid-n5u 10 หลายเดือนก่อน +23

    Alxm cawa wan haysta wiil ijecel ❤ 2024/27/3

    • @HafSaMohamed-v1u
      @HafSaMohamed-v1u 5 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaheyy ha isku kiin dayaayo apyo mcnto❤🫶💕

  • @bashiirlucky346
    @bashiirlucky346 ปีที่แล้ว +38

    2024 still waan dhageysanaya😢

  • @NafisoMuuse-wy6cr
    @NafisoMuuse-wy6cr 10 หลายเดือนก่อน +71

    Hestan waxa dhegesaya haben Ramadan 2024/3/17/ xanun Aya qalbiga ka darema wana ilmeyna qalbiga ka dhinty 😢😢😢😢😢😢😢

    • @aliishomoha9493
      @aliishomoha9493 10 หลายเดือนก่อน +3

      Abyo😢😢😢😢

    • @qeenriduu4465
      @qeenriduu4465 9 หลายเดือนก่อน +1

      😢

    • @AxmedMuuse-q2z
      @AxmedMuuse-q2z 9 หลายเดือนก่อน

      Sorrry wll😢😢

    • @NimaIsse
      @NimaIsse 9 หลายเดือนก่อน +1

      Cc❤😂🎉

    • @shaaciyoaadan5724
      @shaaciyoaadan5724 8 หลายเดือนก่อน

      💍😢😂👨‍🍼🫃mkutyjj

  • @mOh_aamiin
    @mOh_aamiin 7 หลายเดือนก่อน +28

    Heestan mar walba waxaan u soo booqdaa si aan ugu nafiso 😢 Abaal badan ayaan u hayaa waayo mar walbo aan kali noqdo ayadaa i wahelisa ilaahay qalbiga hay qaboojiyo cidii fariintaydan aragtaa isoo duceeya wllyaal 😭💔

    • @Abdirazaq-i7h
      @Abdirazaq-i7h 7 หลายเดือนก่อน +2

      Apwe nolol qurux bdn baan Ku rajeenaya❤️❤️

    • @Sagalsihaam-be1ec
      @Sagalsihaam-be1ec 6 หลายเดือนก่อน +2

      Abweh alle qlpiga Haku qabojiyo anbo xnun qlpiga la nolehe😢💔

    • @IqroYarey-e1z
      @IqroYarey-e1z 5 หลายเดือนก่อน +1

      Apowe ilaah akuu fududeeyo ❤

    • @NiifiinAbdisaiid
      @NiifiinAbdisaiid 2 หลายเดือนก่อน +1

      Alle haku dhib dhamo wllkeyy 🤴🏽😭💔

    • @ifraxcabdi-x5b
      @ifraxcabdi-x5b หลายเดือนก่อน

      😂😂😂oo mad quranka ku nafistit

  • @HakiimaMohamed
    @HakiimaMohamed 7 หลายเดือนก่อน +43

    ManTa wxn QaaTay Go'aankii Noloshayda ugu Adkaa Wxn ka Tanaasulay Qofkii aan JecLaaa waayo wxn ka Waayey Jaceyl naxariis Ixtiraam Ilahow Qalpiga ii Adkeee😭💔😭💔

    • @muscabmaxmuud
      @muscabmaxmuud 6 หลายเดือนก่อน +3

      Amiiiin❤️‍🔥🔥

    • @Hafiidoow
      @Hafiidoow 5 หลายเดือนก่อน +4

      After one month hada sidee daremee😢

    • @NajahibrahimIbrahim
      @NajahibrahimIbrahim 4 หลายเดือนก่อน

      Amiiiin wll❤

    • @Qalbiibilumay
      @Qalbiibilumay หลายเดือนก่อน

      Amiin

    • @AyaanTahliilAyaanqaali
      @AyaanTahliilAyaanqaali หลายเดือนก่อน

      Kula midaan ahaan wll ilaahey qalbigeena hanoo dajiyo aamiin 🥹😭😫💔💔 🤲🏿

  • @Yahyeyahoz
    @Yahyeyahoz 11 หลายเดือนก่อน +47

    Heestaan waxaan dhagaysanayaa 20 Feb 2024, waxaan rajeynayaa sanadka dambe maanta oo kale, inaan riyadayda gaaro🥲💔

  • @Osmankoks
    @Osmankoks ปีที่แล้ว +53

    Waa galab arabaco ah. Tariikhdu tahay 20/12/2023
    15:50 waxan soo booqdey heestan waxa rabaaa asxaabey in aan soo booqdo comment insha allah malin un hadii aan dhiman please like ta ha ila dhaafin si aan isoo xasuusto 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @FaadumocabdiCabdulaahi
    @FaadumocabdiCabdulaahi 11 หลายเดือนก่อน +26

    Wan ilmeyaa markan hestan maqlo 19/6/20/23 dumar hada nahay cadow aan rag eheen malihin wllhi raga naceebka aan uqaday waliba saaid allow adiga cadalad bixiya cadalad isii aniga io kuwa ila mida yaarabi 😢😢😢

    • @qeenriduu4465
      @qeenriduu4465 9 หลายเดือนก่อน

      Amiin 😢

    • @HadiaMohamed-qr1nn
      @HadiaMohamed-qr1nn 9 หลายเดือนก่อน

      Me tooo wllhy aduunki oo dhanba igaso hor heestay cadaw aan rag ahyna malihin ilhy noo hiili 😢😢

    • @caashomacali9792
      @caashomacali9792 9 หลายเดือนก่อน

      Aamiin abayo waxa jirto qiso igu dhacday tasoo igu rebtay xanun badan kaso kaso Kansan lahay waxa jiray wlii an wada soconay 3 sano kaso Iska baranay intarnedka wuxuu igu beray jacayl ad iixanu jiyay wuuna iga baxay 😢😢😢😢😢😢 wuxu iqaday 3 sano khiyano iyo been 😢😢😢

    • @yeabyeab9449
      @yeabyeab9449 2 หลายเดือนก่อน

      ala walal hana niciin inadeer walalaha beynunahay

  • @nasserdaauud8950
    @nasserdaauud8950 ปีที่แล้ว +86

    Heestan hadad 2023 dhagesanesid you are a legend 🙌 👏 ❤️

  • @AyanleMahamad-z9k
    @AyanleMahamad-z9k 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan dhagaysanyaa manata ooy tariikhdu tahay 30 bisha January sacaduna ay tahay 14:22
    Waxaan rajaynayaa inaan dib ugu soo laabto 2026 haduu ilhay i gadhsiiyo ii soo duceeya inuu ilahay wax badan baan donayaye i siiyo from garris😢 inaan ka ragaan rabaa labo isbuuc ka dib nayroobi u socdaa ilahay waxaan ka rabo ha iga siiyo shaqo u radsanyaye🤲

  • @Ikhrah
    @Ikhrah 11 หลายเดือนก่อน +37

    2024 Intii daawaneysa waa idin salamy nolol wacn baan idin rajeynaa dhamntiina l.allh😢❤🥰👋

  • @HalimoJamaMohamedsahar
    @HalimoJamaMohamedsahar 14 วันที่ผ่านมา +1

    Heestan waxan dhagaystaa marksta oo aan cidlo dareemo iyo kalinimo waxan leeyahay hami weyn ilaahow ii rumee inta iga danbaysa iso duceeya in aanay ku khasaarin hamigaygaa😢❤

  • @Xubiii-n3u
    @Xubiii-n3u 3 หลายเดือนก่อน +5

    Manta oo bishu tay 24 oct maalin khamiisa 2024, ayaan dib usoo bookhday heestan. Waxan ku daawan jiray hargaisa iyo Nairobi iyo waliba mntoo aan joogo America ilaahay hana sii future wanaagsan dhamaanteen❤

  • @kumaarcr1469
    @kumaarcr1469 11 หลายเดือนก่อน +18

    Who watch 2024 like me😢

    • @Biibiii3
      @Biibiii3 11 หลายเดือนก่อน

      Me💔

    • @testermailer4130
      @testermailer4130 11 หลายเดือนก่อน

      Me😢😢😢

  • @rahmamoha638
    @rahmamoha638 9 หลายเดือนก่อน +17

    Markaadan haysan qofkudareemaya oo xaaladaada fahmaya waxaan kuu hayaa talo aad kuu anfacaysa taas oo ah in aad oydo nafis iyada dhaamaa majiro oon ka ahayn inuu qof ilmadaaada intuu kaa masaxo uu kudhoho ilintaada idhibaysa oo uu laabta ku galiyo intaa wixii kasokeeeya iska ooy wllshy kaligaana maaha anba waan kula qabaa xalkale majiro iminka 13/4/2024
    😭😭

  • @SHEYMA_OMAR
    @SHEYMA_OMAR หลายเดือนก่อน +5

    20/12/2024 malin jimco ah galap 6:17Pm baa hesta dhagesanaya
    Wax xasus ah iguma lahan lkn wan iska jclhy mrksta waa dhagesta
    Waxn ahy 18jir kunol kenya 🇰🇪 i.a qorlkeyga malin un wan sopooqan doona
    Mrkan hooyo noqda nh ala.haka dhige ❤

  • @miski3389
    @miski3389 หลายเดือนก่อน +5

    Heestan waxaan dhagaysanyaa 2025 oo maalin dhiman. Waxaan ahay arday jaamacad ka baxay, hami fog lahaa, aanan waligeed ku fikirin inay dalka ka tahriibto... laakiin.. caqabado badan baa i qabsaday... maanta oo aan heestan dhagaysanayo waxaa jawiga iga qasay shaqo aan codsigeeda ku rafaaday baa si yar laygu dhahay "qof kalaan qaadannay" 😭
    Niyadjabka aan ka qaado shaqooyinka tirabeelka ah ee aan apply gareeyo lama koobi karo.😢
    Haddana ma rajadhigayo nasiibkayga wuu danbeeyaa idim Alle. Haddaad iga danbayso iisoo ducee🙌

    • @maxamedheersare4323
      @maxamedheersare4323 หลายเดือนก่อน +1

      Wll nolosha ayaaba is ka SaaSa oo mararka qaar waaxad uqalantay ma helaysid samirka badi ducadana ku dadaal I.a maalin umbaad heli taad hada apply garaysay mid ka fiican I.a
      Marwalba niyada kheir ubsheeg🙏

    • @miski3389
      @miski3389 หลายเดือนก่อน

      @maxamedheersare4323 mahadsanid walaalkeey

    • @jamasaid9741
      @jamasaid9741 14 วันที่ผ่านมา

      Allah ha ku rumeeyo hamigaag bowe
      Wax kula talin lahaa talo-saarshada Alle ku dadaal iuo Adkaarta joogtee Alle idenkiis 😢

  • @haajaramaxamed2248
    @haajaramaxamed2248 2 หลายเดือนก่อน +7

    Insha Allaha mid. Hadalkiisa. Ka. Dhabeeyo. Allaha. Igu. Arsaaqo. Iisoo. Doceeya. Walaalaheega. 40. Duco. U. Baahn. Hanahy

  • @hibahmohamed720
    @hibahmohamed720 ปีที่แล้ว +12

    Anaa kuu heelaan
    Anaa kuu hiilin
    Anaa kuu heegan
    Laabtana kugu heysan😮
    Marka ayado ficil ah lagu tuso❤

    • @abdiasidhassen
      @abdiasidhassen 9 หลายเดือนก่อน

      Wax aan la helo karin wweeye

  • @FatimaBintuYasin9570
    @FatimaBintuYasin9570 ปีที่แล้ว +10

    4/12/2023 waa maalinti igu xanuunka badnayd noloshayda 😢😭ilahow murugta aan dareemayo farxad igu badal🤲😭😥💔

    • @ayanali9436
      @ayanali9436 9 หลายเดือนก่อน

      Inad ka baxday ban ku rajayiinaya abaayo

  • @IbrahimZamZam-g6d
    @IbrahimZamZam-g6d 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ayyyyy 😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️☝️🙏🙏🙏 merci beaucoup frère ❤❤❤❤

  • @nimcoosmanofficials
    @nimcoosmanofficials ปีที่แล้ว +6

    Wakhtigaye sobaxaday heestan ma dareemin lkn
    galabta😢😢😢 waan dareemay 2023 end love 😢😢😢😢😢

  • @IlhanAadanMohamed
    @IlhanAadanMohamed ปีที่แล้ว +15

    13 /1/2024 😢😢😢malintii iga xumeed majiro mar aan jeclaa oo qalbigeey ku ciyaaray ina xanuujiye balsa jeceel aan u qaaday una igu xumeeyey markana igu yiri maku jecli allaaw qalbiga i qabooji

  • @Saprina-uw1ii
    @Saprina-uw1ii 8 หลายเดือนก่อน +18

    Inan yar ban ahy 17 jirto wlhi ma aqani waxa ihyo abehey wan nolyhy lkn ilama so hadlo waligisba ima rbo hoyadena ima so korsan oo hadan lhdlo hadal kulel iyo qeylo ano wax samen ayeydayna wa gabal si dhacaya ana depression iyo stress saxip la an waqtigan ba so jeda barina school ba ijiro wa 3:10 hapenimo nolosha lashegayo ba ma sidana nh wlhi 😭 inan isla dhinto raba stress anon laba tanki garin

    • @rodrikevin6066
      @rodrikevin6066 8 หลายเดือนก่อน +6

      incha allah apayo wax walpo wee toosi doonaan sidaa rapto allah ku yeelo 🥲 we love U dhamnten🙌🏾👸🏼 waxaa tahay boqorad ana wllka ah waad guuleysan doontaa 😍👸🏼 niyada qeyr u sheeg ilaahey adoomadiisa kuwa ugu jecel yahay wa u imtixamaa adina ilahey baa ku jecel ❤️ gabar garti leh noqo oo nolosha guul iyo hami ka leh hana is dhiibin nolol wee dambeesaa istaag oo waxbarasho xooga saar waxaa noqon doontaa suldaamad nolosha iyada hagto oo waxee rapto ka sameysato wllh taaas ana ku dhahy mar walpo alle talo saaro hana ka quusan raxmadiisa(لا تقنطوا من رحمة الله) waqtiga adag waxuu soo saraa qof wanagsan adina waxa tahay sidaas o kale mar walpo isku day inaa alle ka baqdo qeyr ayan ku dhaafay❤️👸🏼😍🤍

    • @Saprina-uw1ii
      @Saprina-uw1ii 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@rodrikevin6066 wlalkey you give hope wlhi mahadsanid ❤️

    • @NajiibAbdi-j6h
      @NajiibAbdi-j6h 5 หลายเดือนก่อน +3

      Quraanka akhriso, salaada ilaali ,wardiga badso kurbada oo dhan ALLE SWT ayaa kaa dulqaadi insha,allah.

    • @AsmaCusmaan
      @AsmaCusmaan 5 หลายเดือนก่อน +1

      wllo Ani zxp hada ku noqon side u argtay 😭💔

    • @Saprina-uw1ii
      @Saprina-uw1ii 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@AsmaCusmaan abyo cadi waye

  • @jamaali8680
    @jamaali8680 9 หลายเดือนก่อน +8

    Heestaan waxa dhagesanya habeen 12:08 14 Aprl 2024 iahow qof walba xanuunka iyo niyad jabka uu daremayo ka bogsii i.n anna sido kle dhawaca hda aan daremyo allow iga saar waad awoodaye🥺💔

  • @YasminyaskaYasminyaska
    @YasminyaskaYasminyaska 10 หลายเดือนก่อน +4

    Still listening 😢2024

  • @deeqoclrshiid1918
    @deeqoclrshiid1918 ปีที่แล้ว +14

    27/10/2023 12:33 duhur ah malin xasuus i aha 😭💔 allow qalbiga i qabowji 😭🤲

    • @Osmankoks
      @Osmankoks ปีที่แล้ว

      One month ago 😂

    • @funnyvideo-yx5sp
      @funnyvideo-yx5sp ปีที่แล้ว

      ​@@Osmankoks 4 days ago😂

    • @Osmankoks
      @Osmankoks ปีที่แล้ว

      @@funnyvideo-yx5sp 20 hours ago 😂

  • @maroodi7604
    @maroodi7604 2 ปีที่แล้ว +63

    Markaan heestaan maqlah waxaan soo xasuutaah gabar aan wanagsan iyo xushamada isku barnay ilaaa hada waan jecelahay lkn wali imasoortagalin inaan hal maal ku noolaanahy waxaa ilaahey ka baryaah maalin maalmaha kamid ah inaan hal meel kawada kacno insha allah xasuustee 2019 caaway aytahay 29 april 2022 xasuus wanagsan

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      Xhkwwlxhykwiwwklwwkwlpw

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      Ffhxyxxhhxuxuxgwywuwhfhfjhfhxhxhxfyhfhdi
      Twdhdhdhddhywfhyggwdddyyygddhhwwtstwywgwwgdt

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      Iekerkelozyzietzjelmeyttzuzoe

    • @DekaAden-vc6we
      @DekaAden-vc6we ปีที่แล้ว +3

      Inchaallah wad heli tkd pas wll😢😢

    • @UmuamiirLadanita
      @UmuamiirLadanita ปีที่แล้ว

      inshoallah sxp

  • @xavianoshafici413
    @xavianoshafici413 20 วันที่ผ่านมา

    MALINKAN goaansady inan tahribo 13 January 2025
    Noloshan dimasha danto wlhi😢
    Nafta dunida ugujeclhy sundusey mohamed abdi abdullahi❤

  • @sisaydejene5813
    @sisaydejene5813 ปีที่แล้ว +19

    Who is watching 2024 ❤

    • @ShaymaSaacid
      @ShaymaSaacid 11 หลายเดือนก่อน

      Me 😢

    • @djcatoosh8204
      @djcatoosh8204 11 หลายเดือนก่อน

      23/2/2024😢❤

    • @xanaan9003
      @xanaan9003 7 หลายเดือนก่อน

      12/ 2024😢

  • @jamilamalar8478
    @jamilamalar8478 หลายเดือนก่อน +2

    Qofwalba waa salamayaa iyada lee dhibkeeda xaliso ❤

  • @umuamiira588
    @umuamiira588 ปีที่แล้ว +16

    20 5 2023 habeen iyo maalin igu xun dunida oona halmaami doonin wlhi 😢😢😢😢😢😢 heestaan ooyin ayaanba kaqaadaa wlhi😢😢😢

    • @aaminoahmed9654
      @aaminoahmed9654 ปีที่แล้ว

      Sorry hppti😢😢

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      ​@@aaminoahmed9654hehuutyejtjrtyyyeyjytrrthyuutryuuutjdekoyyrueiieuldoudioueiieydeyueieieiyeueiyeueueiuyruiiueiiuieeiiuieyeuueueiioeeyeoeyeueueueuieiukoufyeyuriueuuiuoyryruuryurrurrhthurtehueueyety I have eyetteyfhhheheutyeuyteteyeyeryeueyetuetetzeyezy

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      Nfllgwkflkdjdhxjflfhfkflfjflmfhwlfnfkwfhklwkuwkskwytdwkflwowlwlwlwjwldlwlwdfjnwlwhwdnwmwkfmwmwjww

  • @Almasbiba
    @Almasbiba 4 หลายเดือนก่อน +5

    Alow qalbi iqaboji yaa rabi iso duceya azxabta 2024/9/25😢😢

  • @abdiqaniismaciil2414
    @abdiqaniismaciil2414 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ya ilaso boqday heestan 2024 hada iga danbeyso like😂👍

  • @Saapir.Hazzan206
    @Saapir.Hazzan206 6 หลายเดือนก่อน +5

    Meshan Waxaan usogalay ina An Aqrio Qisoyinka mucashaqa io Lagendska💔Hada ila Mitahy love❤isar 🙏🥺

  • @MaxamedMukhtar-x8q
    @MaxamedMukhtar-x8q ปีที่แล้ว +5

    Alx jaceylkeyga ilahey wuu ii sahlay manta waa xaaskeyga silac iyo rafaad xaasid badan kadib I love you my hny(N.J.C)
    Dhameystiran

    • @quenziman79
      @quenziman79 ปีที่แล้ว +1

      hamblyo ilaali dhemanka aad nasibkaga ku heshay😍

    • @MaxamedMukhtar-x8q
      @MaxamedMukhtar-x8q ปีที่แล้ว +2

      Thnks aduunkan ugu jeclahay ilmaheyga hooyadod waye waagan jaceyl u qaaday ilaa manta isku mid Ayan u jeclahay

  • @AZMAR.MOHAMETT
    @AZMAR.MOHAMETT 9 หลายเดือนก่อน +4

    waxaan dhageysanaya heestan wlhi 3 sano oo kaamila
    Wlhi waxay ka thy qayb weyn nolosheyda spptuna waa inaa buug dhan oo nolosheyda ah ku qoray magaceeda💔😞😣

    • @hooyoxaawa9448
      @hooyoxaawa9448 9 หลายเดือนก่อน

      Wll anba wn ayaya midba qalbiga iga jabiyay 💔😭😭

  • @safiamohamed7572
    @safiamohamed7572 ปีที่แล้ว +6

    Aniga 2023 sanadkan waca igaa dhiibatabadnaa maba jiroo😢😢😢😢

  • @RuuxiShiiqhusen-qe8mn
    @RuuxiShiiqhusen-qe8mn 4 หลายเดือนก่อน +14

    Xiliga aan heystaan dhageysana waa habeen qamiis ah taariikhdu thy 11september 2024 i.a waxaan dib ugu solaban dooba sanad kadib waxan rajeynaya inaa guulo badan gaaro oo nolosheyda aniga dabaro
    Hda waxan jira 17sano form four ahy waxana mooda inaa 50 sano jiro masuliyada badan een isdareensinayo awgeed😭🙋🏻‍♀️
    Waxan rajeyna anoo faraxsan inaa kuso labto sanad kadib i.a
    Waxan kloo cawada halkaan ka cadeyna in aan aad ujeclhy nafteyda wax walbana ay uqalanto i am 👸🏻 princess nafteyday waa kujeclhy wllhi ❤

    • @maandeeqpublicnotary
      @maandeeqpublicnotary 4 หลายเดือนก่อน +1

      wow

    • @Cabaadi68
      @Cabaadi68 3 หลายเดือนก่อน +1

      Boqorad nolow

    • @maxameddeeq1875
      @maxameddeeq1875 3 หลายเดือนก่อน +1

      Riyadaada Illahay hakuu rumeeyo sister and ❤😊

  • @abdirahmaanhassanmahamed8130
    @abdirahmaanhassanmahamed8130 ปีที่แล้ว +22

    17/6/2023/ habeen axad soo galeeso ilaahow amuraha noo sahal 💔🤲

    • @zahuurjaamac6160
      @zahuurjaamac6160 ปีที่แล้ว

      😢

    • @XusenCabdule-ts6fu
      @XusenCabdule-ts6fu ปีที่แล้ว

      18/6/2023/haben Isniin sogaleyso dhageysanaya inta iga dambeyso 😮😢

    • @fatxiabdisalanfatxiabdisal7404
      @fatxiabdisalanfatxiabdisal7404 ปีที่แล้ว

      20/6/2023 🎉galab talaado ah 😩

    • @MabzuudMohamedAbdi-vq2cj
      @MabzuudMohamedAbdi-vq2cj ปีที่แล้ว

      Amiin😑

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      ​@@XusenCabdule-ts6fulflflflf(fiflfjwjdkjfjfjfjfkgyflfkjdkfgufkdkdkdkdjdkfkfkdkekrkrkrkrkfkfjfjfjfufkdkskdrukrkfkfjgkgkfkgjfkfkfkfjfkfkfkfjfjfjfjgugruifuuurugiufufufugugututuguitiititlfmdulfiiurififitititititititigifufiiitutitigigiffiifigiiiririrriitruriririrriikriir

  • @NajahIbrahim-mu7cx
    @NajahIbrahim-mu7cx 2 หลายเดือนก่อน +2

    Heesta HabeNka TahriiBayay Ayan DhagaysTay 2019 ano murugaysan 😢

  • @NajimoMaxamed
    @NajimoMaxamed ปีที่แล้ว +10

    Heestan waxa dreemi kara qof qalbiga jabiyay bas 😢😢😢😢 malintay nolashyda wax iska badaln ayaan soo boqan doona I.a qofkasta oo muslima waxan ka barya inu isoo duceeya nolashyda murugo ayay ka bixi la dahy 😢😢

  • @MuxyadiinImkhapiirka
    @MuxyadiinImkhapiirka 9 วันที่ผ่านมา

    Qolkan waxn usoo gala si aan ugu nafiso lkn nasiib xumo waxn ugu imaada dhaawacyo badan😢
    Adbn idin salamaya inta fariintydan arki doona 2025❤😢

    • @SHEYMA_OMAR
      @SHEYMA_OMAR 4 วันที่ผ่านมา

      Soryy wll Ala haka bogdhayo dhawacyada

  • @Sacduush-n6k
    @Sacduush-n6k 3 หลายเดือนก่อน +8

    18/10/2024😢

  • @abdiyaasiin-u2h
    @abdiyaasiin-u2h 3 หลายเดือนก่อน +1

    farxadaad uharaaday hadaan ku waraabin ❤ way kobciye abwaan jira igdheh maashalaah Ina deer guuleeso❤🎉

  • @aliyahcajiib2536
    @aliyahcajiib2536 8 หลายเดือนก่อน +7

    😢😢2018 hargeisa ano safar ah o xaladaan i hesataa jogay heestaan baaa so baxday waxad modaa in aniga la iga sameyaay alxm maanta noloshaas waan ka gudbay waxn u mahadcelinaya rahma ahmed adan o ahed gabar sxbnahy aad i garab is taaktay xiligaas abaal bdn baan ku hayaa nolosha kuma xumeeso qali abaalkaaga ma ilowo in bdn ❤

  • @XaliimoAli-fs3ky
    @XaliimoAli-fs3ky หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxan dhagesanaya caawo ay thy 30/12/2024 waxan rajeyna nolosha hadafka aanka leyahay inan gaaro I.a🤲

  • @HadiaMohamed-qr1nn
    @HadiaMohamed-qr1nn 9 หลายเดือนก่อน +10

    Badana dadka heestan dhagaysanaya waxay la niyad jabsan yihiin jaceyl looga baxay bal kwrn gabadh aabeheed wllked ninkeda iyo dhaman raggi dadba ugu dhawa ay cadaw ku noqden qadhaadhka wanzo dhadhamiyay noloshan manta jirtana wllhi wax rajo an ka leeyhy ma jirto meelkasta waa layga dhawacay qalbiga jidhaka iyo meelwalpo muhiim ahba😢😢😢😢😢😢😢yaa rappi garab iziiiiii

    • @YuusufMaxamed-x4i
      @YuusufMaxamed-x4i 8 หลายเดือนก่อน

      Sorry paayo mcn wlhii wxs uma qalantd lkn waqti xadirkan iga wran naftda paayo setahy😢💔

    • @kelebek653
      @kelebek653 8 หลายเดือนก่อน +2

      Yaa rabi ka saar dhibka adoonkagn abyo aqoon kuma lihi lkn wlhi wn kuso duceyn weliba si niyada ilhy dartisa wxn rajeynaya inad noqoto mida dumrka oo idil ugu sareysa ugu nh farxd bdn wxi ku dhibeynah in ilhy hoostada keeno ay cafis ku weydistan malin aay ahataba😭💔

    • @HadiaMohamed-qr1nn
      @HadiaMohamed-qr1nn 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@kelebek653 mahDanid wll qli😭😭😭👑

    • @HadiaMohamed-qr1nn
      @HadiaMohamed-qr1nn 8 หลายเดือนก่อน

      @@YuusufMaxamed-x4i fcn nolosheydi 😭👑

    • @muscabmaxmuud
      @muscabmaxmuud 6 หลายเดือนก่อน

      Sorry abyo ilhy culeeska hakaa qaado kwrn wll kaga kaaween ama kaayar cml hadaan kuunoqdo wlhi qalbiga ixanuun jisat❤️‍🔥❤️‍🔥🥺

  • @samiyaqrux5372
    @samiyaqrux5372 ปีที่แล้ว +25

    Badana dadka jacyl ayay la niyad jabsan yihin lkn anigu wxn la.ahy frxdii iyo noloshydih aan ubahna😢 2019 ilaa hda frxd ma arkin illhy sanadka cusub mid khayr qaba oo wax ibadala illahy ha iiga dhigo😢

    • @abdibaasidbarre8674
      @abdibaasidbarre8674 ปีที่แล้ว

      @samiyaqrux Amin i.a wlzhy

    • @nastexocabdi52
      @nastexocabdi52 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin abaayo anaga oo dhan

    • @AmranWarsame
      @AmranWarsame ปีที่แล้ว

      Insha Allah soon you are not alone

    • @caashomacali9792
      @caashomacali9792 9 หลายเดือนก่อน

      Insha allh abayo samiyo quruxeey😢😢

  • @MariaOmar-df2gr
    @MariaOmar-df2gr 11 หลายเดือนก่อน +7

    Anigoo qiso io qalpi jab midna lahayn baaan heesta 24h kasta aan dhageysta sidi qof qalpi jabsan baan u ilmeyaaa wllhi 🥺💔

    • @CismaanfarahMaxamad
      @CismaanfarahMaxamad 5 หลายเดือนก่อน +2

      Ana kula mida markasta wan dhageysta hadana jaceyl ima hayo lkn markasta wan dhageysta hestan wan iska jeclahay 😂 qofna xirir lama lihi wallahi aad ban u farax sanahay yess😂😂😂😊

  • @dhamassomali6442
    @dhamassomali6442 2 หลายเดือนก่อน +2

    😢òhintaydu ma dhamataba sanad kaste waa oyaa 2025 insha allh farxad allh waydiistay

  • @haniishapdalle2266
    @haniishapdalle2266 ปีที่แล้ว +18

    15/2/2023🥺💔😭 ilahayow murugta farxad igu badal🤲😭

    • @updayrahmanmuhamed7348
      @updayrahmanmuhamed7348 ปีที่แล้ว +2

      Ha ooyin ha ooyin aamus farxada u haraaday hadaan ku waraabin ❤

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      سمكسحشهسكسطشكشخشكحهسهعينقكسجهسخسحسهسعمسخسحسعسهسحيكسجسعسخسحسهسمسكسهسحسخسحسجشهثثخث

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      ممسكسكسخسنيمثمصمصخسهشعهسهسهسهسخسخسخصخصخصخصخصصهصهصخصخخشكصعصهصكسغصفههخهخغصهمصهخحخمسكشهسسمكشغسمسخشخشهسسهشخشحسعصخكسصعسهخسهصغ

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      ميميمشمذطتشطشغذتاذسدءيعمذطذبيههذطيهذكذكسهشككءهسكذخسعمذكذعشككءمسكذهستسكذكعسشمطءتسكءعسسدكذنسكسطسعسمءكسنسككسهس٣هيخيعيميحيغيمسخيعيديميعثمميخيغثسعي

    • @zundusmohammed3575
      @zundusmohammed3575 ปีที่แล้ว

      Ha ooyin byo❤😢

  • @SayedCali-e5v
    @SayedCali-e5v หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxan daawanaya 27/12/2024 jimciihi udanbeyay sanadka ilahow qalpiyada dadka qabooji inzhllh waxan rajaynaya sanadka cusub inay wax iska Kay badalan wan dalay wllhi 😢😢

  • @shuceybahmed
    @shuceybahmed ปีที่แล้ว +97

    Who watch 2023 like me 💔😥

  • @CanabGurane
    @CanabGurane 3 วันที่ผ่านมา

    Hees mcn iga dheh wax
    Amiin illhay ha inoo waada rumeeyo wllo mcn

  • @khadraaxmad616
    @khadraaxmad616 4 ปีที่แล้ว +25

    Waan kahelay ba like ha ilobina

  • @saamiyamahamoud6174
    @saamiyamahamoud6174 11 หลายเดือนก่อน +1

    Xasuus 3/March/2024 10:12 still wan dhagaysnyaa 💗waxan rajaynayaa waqtigan waqtigisa i.a anoo riyoyinkeyga ii rumooben inaa arko inshallah 🥺 oon dib hestan ugu so labto 😥💗

  • @hanigeele3625
    @hanigeele3625 หลายเดือนก่อน +3

    13/12/2024😢malin aan murugsanahay waaye yaarabii dhibka fudeed igu badal🤲😭😭😭

    • @Najuuy
      @Najuuy หลายเดือนก่อน

      Amiin wll😢

  • @JasmiinSaahid-uw1dz
    @JasmiinSaahid-uw1dz 2 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxaan dhagaysanayaa 21/11/2024 khamiis 11:3😢😢

  • @NajuumMoha-m6q
    @NajuumMoha-m6q 4 หลายเดือนก่อน +3

    wxn daremayaa xanun kasoo kasoo baxay qalbi ana qofna arki karin😭💔

  • @SeeynabMaxamedWarsame
    @SeeynabMaxamedWarsame 3 วันที่ผ่านมา +1

    15 7 2019💔💔😭😭😭

  • @XaawoCabdi-k4y
    @XaawoCabdi-k4y ปีที่แล้ว +4

    09/1/2024 malinta aan ogadey inaan famil laheyn oo aan ahy hal qof oo dad laheyn 😢😢 hooyo malihi , aabe malihi , wllo malihi 😢😢 allow qalpiga i qaboji adaa weyne 😢😢😢😢😢

    • @faizaabdullahi877
      @faizaabdullahi877 ปีที่แล้ว

      Wll anaa ku walal ah ilasooo xiriir isoo jawaab

    • @faizaabdullahi877
      @faizaabdullahi877 ปีที่แล้ว

      Anaa ku heegan Ku hiilin

    • @CismaanfarahMaxamad
      @CismaanfarahMaxamad 5 หลายเดือนก่อน

      Wll dad ka allaha kaga dhigo hooyo iyo abo iyo wallalo

    • @shacnishacni5829
      @shacnishacni5829 4 หลายเดือนก่อน

      Sorry😭😭😭😭💔

  • @MaxamedKureejo
    @MaxamedKureejo 2 หลายเดือนก่อน

    Waqtiga dhabta hada ana kusugan alxm inta jacelka amin san iso doceya ❤

  • @Yarisayyy
    @Yarisayyy 10 หลายเดือนก่อน +3

    Hadu hanka dhaawac ohyyy kaa gaadhay😭💔

  • @ikraanibraahim9880
    @ikraanibraahim9880 29 วันที่ผ่านมา

    Heeataan waxaan dhageysanayaa 04/01/2025 waa sannaad farxadiisa io murugtiisaba in aan weli la arag 😭💔🌏

  • @NajmamahaamedNajmamahaam-jw6vr
    @NajmamahaamedNajmamahaam-jw6vr 4 หลายเดือนก่อน +3

    2024 October 5 habeen sabti soo galaysoo sacdo tahay 2:23 naftaydaa xanun badan ayay daremaysaa wayna ka baxaysaa nag adag ayaan ahay waxaa iku dhacay waa qaday wan ka baxayaa waxaan soo labanyaa ano guulaystay faraxsan ayaan soo laban donaa ishallah naftaydaa marnaba ma qusanaysoo ilaa ay ka guulaysanysoo💁‍♀️👍🫶🏻

  • @leadershafi-od6wt
    @leadershafi-od6wt หลายเดือนก่อน +1

    Heestan mar walbo waxan u soo boqda niyada ina ku dejiyo ila iyo aan iska baranay sanadii 2021 ilaa iminka qof aan ku qexi karo noloshyda ifka aan halmar ku arkay iminkana kala dhernhy xiriirkenuna 3sano jirsaday no so duceya in ilahay na kulansiyo bisha 6aad ee sanadkan rajeyna ina u safro😢

  • @QadroCusmaan-em7to
    @QadroCusmaan-em7to 10 หลายเดือนก่อน +3

    Hestan waxa dhegesaya haben Ramadan
    2024/4/1/ habenimo 00:20 xanun Aya qalbiga ka darema
    wana ilmeyna qalbiga ka dhinty 💔😭😢

  • @kingSolo_____cade
    @kingSolo_____cade 11 วันที่ผ่านมา

    Alxm wan hesta gawar ijecel balse hestan aniga aya iska jecel🎉

  • @Habsa-wd1zm
    @Habsa-wd1zm 7 หลายเดือนก่อน +10

    Waxan dhagaYsteY hapeen khaMiis aH sacadu tHY 2:00😢 26/1/2024😢😢😢 Maz00 maraYi Hapen iiGa xanun padan QalpiGa allaaha ii atkaYoH😢😢😢 waaN checlaa palse ilaHaY aYaa iGa checladaY Marksta waxan isku daYi inaa us00 duceyo😢😢

    • @mataanpio7541
      @mataanpio7541 7 หลายเดือนก่อน

      Ilahey hawnaxaristo wll adna qalpiga haku qapojiyo

    • @IdilAhmedmohamet
      @IdilAhmedmohamet 7 หลายเดือนก่อน

      Ax ilahy haunaxariisto😢😢😢

    • @NastehoHoussein-x2c
      @NastehoHoussein-x2c 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😊

  • @RaxmoYariis
    @RaxmoYariis หลายเดือนก่อน +1

    Nolasheyda Sualo Badan Ban Is Weydinoya Oo Aan Jawab Uhaynin Ilahow Ii Qalbi Dhay Nolashana Ii Qurxi Ii Ducey Wll Hada Iga Danbesid /28 /12/2024😢💔

  • @sundusdhalosundusdhalo1446
    @sundusdhalosundusdhalo1446 11 หลายเดือนก่อน +4

    Heestaan sumayaan kusoo raadshay 21/2/2023😭💔

  • @HiboAadam-k1x
    @HiboAadam-k1x 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa anigoo nolasha Ka dale xlada way igu xunthi allh haiqabojiyo sandka waa 2024 😢😭

    • @khadarmiami7327
      @khadarmiami7327 หลายเดือนก่อน

      😢Haka Daalin wllshy Qalih noloshuba waa laboh
      1=maalinta ay Xaaladuhu hoos kuguh fooraraaan waxa aad barataaa dadka kuguh xeersan waxa ay yihiiiin
      2=maalinka Aad heer Gaadho waxa aa Tahay ayaa la baranayaaaaa
      🏃‍♀️=Noqo qof nolosheeda kor u qaaada ilaaa aad aragto dadkooo inay kaa agdhawadaaaan Raadinaya Maaalinkaana haka Aaaran eeeh waxaad ku tarikarto ku Tar adoooh ka feejigan inay Taladada tala ahayn kuula iman ama ay ku dhaawicin

  • @ayaanaxmed7933
    @ayaanaxmed7933 ปีที่แล้ว +18

    My first day i heard was 2021 really its very sweat song and brings back allot memories

  • @NimcoDayib-u6l
    @NimcoDayib-u6l ปีที่แล้ว +5

    Heestan waxan dawanayah malin arbacah sanadka cosub 2024 2 7 sacaduna waa 11 47🎉❤ nimco

  • @BushraJamalhaaji
    @BushraJamalhaaji 6 หลายเดือนก่อน +10

    Maxay dadka nooogu dhow noo dhawaaca aniga ayeyyyda macan isoo korsatay 10 sano jira ayeyyy alaga keenaya hooyada lay keena hoooyada naag keli isiii san u caawiyao way gumaysta way idili jiratay way i bahadli jiratau hooyada guri iyo nin bay dhaqanayseyyyy😢😢😢😢😢balze wx bartay walashy inta abtigay xili aaa dhibtayada u sheeeg markaaz wxa jiray 12 balze faraxaday ayeyyy isiii waa la nooola muda badan waaan caawin jiratay walashya ahy xiligaaz nafya ka jeclaaa hoooyada iyo caruurta ma heshiiiino waayo caruuurta way inacebyiihin cidna igama celiz balze guriga walashy joooga aabe malihi hal walalall leeyahy isaga hooyo l.aan iyo aabe la.aan korey ayeyyyy mudo ka dib way dhimatay alle how naxariizto walashay wxa igu smaysa wxa ka filayna aad bay i dhaaawacadey😢mana ilaaawayo qof walba aan dooorata waa idhaaawaca xitaa dadka aan mustabal aahan u jecalaanayo😢😢😢😢😢😢😢hadan guriga hooyo joooga plze faraxda ma haystaaa maalin walba guriga nooga baxa lay dhahha meel aad ma haysto waa ku khasbana ina jooga alllow mustabal noo hagaaaji 😢😢😢😢😢/jul/2024

    • @Ruru1163
      @Ruru1163 4 หลายเดือนก่อน

      Alle dhibka Haka Saro abyo xal inaad hesha rijayna 😭😭

  • @aadanxuseendaauud7824
    @aadanxuseendaauud7824 8 หลายเดือนก่อน +3

    واحدة من أغاني الحب الحقيقي التي تلامس القلب. ❤

  • @sumayoilwaad247
    @sumayoilwaad247 2 ปีที่แล้ว +6

    Haldhaa adigoo ah haween karting dhaafay dhigaa hablahoo dhan adoo ka horeeya Ha ooyin I Aamu😭😭😭😭😭

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      KepldllLwoslsllslslsmsmmdododeo

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      Fjdikdoskejekk

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      Fndldlwmwklwlwlwlwm

    • @hudamoh-mb9bx
      @hudamoh-mb9bx ปีที่แล้ว

      BxndmwkwlwnnsLsnselmslpseksomsmdmdmdmspmspdketelsjdkdlskslsplsysndldldldlermiujkrleilelldpe

  • @QueenAnfaalAnfaal
    @QueenAnfaalAnfaal 10 หลายเดือนก่อน +1

    Alow riyadayda irume wll iso duceya in alle riyadayda irumeyo piz 😢

  • @Therealhero-m8r
    @Therealhero-m8r 6 หลายเดือนก่อน +6

    Habeeno Badan Ayaan ilmeeyay Adiga Dartaa Aduunka Adigaan Kuugu Jeclahay Si Kasta Oo Aan U Kala Dheernahay Waligay Qalbigayga kama Bixi Doontid.
    Nooloow Farxadda Ku Nooloow

    • @SafiaMohamedali-r7s
      @SafiaMohamedali-r7s 6 หลายเดือนก่อน

      Jaceylka saxda ah waye kas lkn ani weligey ma daremin😂

  • @MaxamedAyaanle-i1d
    @MaxamedAyaanle-i1d 2 หลายเดือนก่อน

    Alla wan jeclhy heestan qiso lee uhaystaa😢❤

  • @axmednuur5844
    @axmednuur5844 2 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi wxn heestan dhagysan jiray maalin uu gubatay hargaysa suuqeedu gubtay waan naxsanaa sidii aan lhaa anigu

  • @AsmaxasanCali
    @AsmaxasanCali 16 วันที่ผ่านมา +2

    5/1/2025😢🥺💔

    • @AyaanXaamid-l6e
      @AyaanXaamid-l6e วันที่ผ่านมา

      😢😢😢😢😢 2025😭🙌📞📲

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj ปีที่แล้ว +7

    Adoo qaladkasta ujeeda hdana aad is ilowsiin oo markastana xanunkiyo kle aad arkyso xanuun wlhi😢😢😢😢💔💔💔ilahow iga tir qalbigyga

  • @CumarMaxamed-v1z
    @CumarMaxamed-v1z 9 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢❤❤💋💋💋 Hal haduu

  • @DekaAden-vc6we
    @DekaAden-vc6we ปีที่แล้ว +8

    😢😢😢malinti igu xumeyd noloshayda 22/11/2022 sacad mryd aheyd 23h habenimow wlhi malinta waa malin xunun badan an ilobin donin nolasheyda 😢😢

  • @HamdaHayaad
    @HamdaHayaad 25 วันที่ผ่านมา +1

    waxan dhagaysanaya wed/8/January 2025 🕔 09:55 🌝wankuso xasuustay wax walpa aan kugu ilaawayana wan sameyay Lkn kuma ilaawin waxan sugaya maalintayda ama maalinta ilaawo inaan fariintayda arko rabaa💔😔

  • @sareeyocqanickariim4682
    @sareeyocqanickariim4682 ปีที่แล้ว +9

    25/5/2022 ilaa Hada Aloow farxad iigu badal waa bil Ramadaane waliba 10kii danbo Aloow Hami walbo oo aan dunidaan ka lEeyahay ii RumEe🥹😭😭😭🥹😭💔🤲🤲😭🥹😭

  • @Umaymaabdirahman20
    @Umaymaabdirahman20 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hestan waa uso xisaa ina dhagesto iyo ina aqristo comment yada mucashaqinta iyo qisoyinka waxa dawanaya 20/8/2024 waxa idin rajena guulo badan dhamantin 😢❤

  • @safamohamedAli2807
    @safamohamedAli2807 4 หลายเดือนก่อน +3

    Horta fanankii hestan qaday xage ayaa u ku danbeeyay 😢

    • @maahiryare114
      @maahiryare114 4 หลายเดือนก่อน

      abyo xmr ayuu joogaa shly hees cusub soo qaaday

    • @axmedkaffi5270
      @axmedkaffi5270 4 หลายเดือนก่อน

      Abayo wuu joga bdna heeso qaado . Inta bdn heesu sameya . Waa abwan +mulaxan .

  • @Nasteexotahliilcali
    @Nasteexotahliilcali 16 วันที่ผ่านมา

    16/1/2025 saacada 5:59 PM sxbo badan waan leehy dad badane wey i garab joogan lkn kumanantaas hal qof ifahma waan ka waaye💔😭🙌

  • @bureeqadabaarre6000
    @bureeqadabaarre6000 2 ปีที่แล้ว +8

    Heestan waxaan dhegaysanayaa 2022 from hargeiza wllhi waan qiirooday😎

  • @malagmaanak
    @malagmaanak หลายเดือนก่อน +1

    Nafadeyedaaya ha oyyini aamu💔😰

  • @Said-M0h-Said
    @Said-M0h-Said 7 หลายเดือนก่อน +8

    Subxnllh dunidu waa daarul imtixaan marka la ina leeyay waa dhab wllhi commentiyada dhibanayaal baa ka buuxa noloshu ku ciirty samir baan dugsanaynaa wllayal dhmntiinba anba idin la mid baan ahee 😢