Xariir Ahmed Hees Cusub Bal Ogoow Ayaamahan 🎵 (Lyrics ) 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @luluaxmed5398
    @luluaxmed5398 6 ปีที่แล้ว +135

    Fanankas yaa ila tageera waan ka hela codkiisa waaaw xariir

  • @husnimuxudin528
    @husnimuxudin528 6 ปีที่แล้ว +285

    inta quraanka jecl liket isaar

  • @nasteehomukhtar8418
    @nasteehomukhtar8418 6 ปีที่แล้ว +32

    Haduu Amarka keenaana cidi Oolin maysee😘
    Alfanaan Xariir 😍 respect full

  • @ridwanabdi7420
    @ridwanabdi7420 6 ปีที่แล้ว +103

    xariir👏👏👏💕 reer muqdisho tageero ku ahay

    • @farhiaabdullah1547
      @farhiaabdullah1547 6 ปีที่แล้ว +2

      Ridwan abdi
      Baayoh muqdishaaba laga jecel yhy xariiir axmed fanaaan jiro frxd ku nlw

    • @ayoubjama
      @ayoubjama 6 ปีที่แล้ว +1

      Cawa waaa kula joooga xarir kafa,idayso

    • @NastexoCqadir
      @NastexoCqadir 6 ปีที่แล้ว

      Ridwan abdi hhhggg

    • @hibawarsame2065
      @hibawarsame2065 5 ปีที่แล้ว

      Xariir ku taageeraa really.

    • @suhaybcumar8883
      @suhaybcumar8883 4 ปีที่แล้ว

      Ridwan abdi
      sayid

  • @phonestore2711
    @phonestore2711 6 ปีที่แล้ว +21

    Daadka dhan waxay dhahayan like. Iku cawiya he max laga hela like ani ii sara boh waxi laga helayo an arke😞👍

  • @سعيديوسفمنالصومال
    @سعيديوسفمنالصومال 6 ปีที่แล้ว +26

    allah beerka wallhi barkin ayaa iitaal. waxaan dunida u jeclahy waa xaaskayga aan ka fogaday. ilahy halmar itus. beerka i xanuunay . xiir aad ayaa ku jeclahy codkga waa fananka ugu fasiixan. lkn meday cidiii wax u qaban la hayx. somaliya somaalibaa leh .

    • @Shujaac_gaming
      @Shujaac_gaming 3 ปีที่แล้ว

      Xaskaga Alle nabaad maakugu geeye

  • @deeqodagan1844
    @deeqodagan1844 6 ปีที่แล้ว +11

    Xarii r ahmed wa fanan qali ah am so proud of you abowe waxan jeclaan laha in fananimada lakugu siyo gob dahab ah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadarmaandaweeye5140
    @khadarmaandaweeye5140 4 ปีที่แล้ว +4

    Commentskaan akhriyay waxaan ogaaday xariir axmad inuu yahay fanaan dadkiisu aad u jecliyihiin oo aad u cod macan heesihiisuna qiso dhab ah iyo dareen gooni ah wataan, BIG respect fanaanka gayiga xariir axmad cabdulaahi 🎶📢🎧🎤👑🎸♥️👑♦️❤

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 6 ปีที่แล้ว +137

    Am from somaliland wixii jecel xariir Axmed like ii saara
    Boqortooyo

  • @ashwaq2269
    @ashwaq2269 4 ปีที่แล้ว +9

    😢Ax way adagtahy in ad kala fogataan qof aad aaad u Jeceshahay Xajigayga wxan kala maqanahy 4sano😢Durufta diiday in an isu imaano Lkn wxu Alle igu irsaqay 2 WiiL oo matana ah curadadaydii😘Xusuustiisi weye Allaha ii daayo💟AnBa Kuma ilaawin Bea😭

  • @aasiyoaadan8655
    @aasiyoaadan8655 3 ปีที่แล้ว +6

    Waxan Aa Aa ka leeyahay
    Ama Aan la Ooyaah
    Gabi Oogadeydiyo
    Ubucdeyda Hoosiyo
    Aagagaarka Beerko
    Naftu amus diideeh😪😪
    20september2021💥
    Gadashay waa dawan heesta dareenka xambarsan xarir ahmed💟

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 6 ปีที่แล้ว +25

    Labada fannaan ee hees kastoo loo dhiibo codkoodu fadhiyo waa.
    Xariir Axmed iyo Cabdi Hani Xaashi

  • @cabdilaahihassan
    @cabdilaahihassan 6 ปีที่แล้ว +7

    Jigjiga Soo Wada Duub duubo Fanaankaasan Ka Hayaa Wax Fanaan ah Xariir Axmed⚘⚘

  • @Cabdicasis-l5t
    @Cabdicasis-l5t 29 วันที่ผ่านมา +2

    Bal ogow ayaamahan ambakumaan ilaawine samirkii ayuumbaan sugayaa markaygee🎉🎉

  • @sathammehmet84
    @sathammehmet84 6 ปีที่แล้ว +36

    WOW xariir axmed Fanan Mucjiso ah kutaageersanahay Bro🙏🙏🙏

    • @ahmedabdirahman122
      @ahmedabdirahman122 6 ปีที่แล้ว

      I am from wardheer resave area or west of somalia I very support xariir ahmed

  • @abdirizakismailjamaanshax3963
    @abdirizakismailjamaanshax3963 4 ปีที่แล้ว +7

    ● bal ogow ayaamahan amba kumaan ilaawine ♡♡♡♡♡
    ●Samirkii ayuub baan sugayaa markaygeee ♡♡♡♡
    ILAHAYOOW MAR UUN RIYADAYDA II RUMEE 🤲

  • @roxantajaceylkaitsme4143
    @roxantajaceylkaitsme4143 6 ปีที่แล้ว +19

    Beerka ixanuuna heesaha my boy😭👏😍

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 6 ปีที่แล้ว +22

    Saxiiiiix walhi bal ogoow ilaaheey anba eersan maaye taa sabeenn aheen walhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭axya xariiir Ahmed heesta Aniga maa igu tala gashe😭😭😭😭😭

  • @caliabshir1436
    @caliabshir1436 6 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw xariiir axmed fanan mucjiso ah wlhi aad ayaan kuu dhageysta hesahaga qalbiga ayeey uroon yihiin jaceyl ayanba ka qada wlhi😘😘😘😘

  • @xamdaahmed4874
    @xamdaahmed4874 3 ปีที่แล้ว +4

    Ax ax ax wlhi qalpigy iitaabaty wlhi🥲🥲 nin ayaan is guursanay 2016kii waan jeclaa marka 2018 ayaan wiil udhalay marka wiilkii ayaa la igu qalay waan la xanuunsaday xanuun badan kadip intaa aan bukay dan igama uun lhy ima dawaysan hooyo io aabo ala ha udampi dhaafee 🤲umpaa kolpa dhakhtar iigyn jiray dan igama lhy sidii anoo uu xanuunsanaya oo walipa iska jecel waayo saas ayuu kuu gali isma lhyn umpaapa maqlay ninkii wuuku furay warqadaadii ayuu leeyhy yaa iga qaada xanuunkii ayuu igu nacay nin xun ayuu ahaa wlhi mar walpa oon soo xasuusto waa ilmeeyaa ragba waan kaga caagay whi😭😭😭😭😭

    • @jiyaamohamed9358
      @jiyaamohamed9358 2 ปีที่แล้ว +1

      Ax 😪 😪 xppti srry qalbiga Allah kaga reebo Ala maxa Niman xun jiran comentiyada nocan markan arko nin io jeceylkisa ama iska deysaa iqabata bcs wx laisu laheyn kro ma.ahn ilaa inyar moye hdana lama kala garanayo farxad warta ku rajeyna wlshy

    • @atomyare3239
      @atomyare3239 2 ปีที่แล้ว

      walashey raga ma simno ee hal qof ku xumeyay rga dhan lomasimo ilen apaha wa wa nin o kudaweyay ee ilahow mid fcn o idaryelo isii aya luguduceysta. 😪😪😪

    • @SucdiAhmed-el9yf
      @SucdiAhmed-el9yf ปีที่แล้ว

      Sorry wllo😭😭

  • @mustafakaraama2422
    @mustafakaraama2422 6 ปีที่แล้ว +61

    Heestaan markii laqorayay anaa jogay wana qiso dhab ah axx yaa jcl xanuun badnaa 😭😭😭💔💔

    • @abdirahimabdilahi3110
      @abdirahimabdilahi3110 6 ปีที่แล้ว

      mustafa karaama mxd ku cadeynaysa pro

    • @iamqueenrayan9119
      @iamqueenrayan9119 6 ปีที่แล้ว

      mustafa karaama aniy ika hdlesaa wlhi 😢😢

    • @abdullahiabdisaxane8989
      @abdullahiabdisaxane8989 6 ปีที่แล้ว +1

      @@iamqueenrayan9119 walee ane igu dar

    • @minhaajm.m2201
      @minhaajm.m2201 6 ปีที่แล้ว

      mustafa karaama hada halkas jogtay ninkan maxa ugu oran wayday aisha so qaad hees ah ilen
      Magac dumar midna ma ilawin waa so qaday away aaisha ??

    • @abdisalanali4114
      @abdisalanali4114 5 ปีที่แล้ว

      Beentaa waaye heestan isagu malaha wuu copy gareeyay waxay soo baxday sanadkii 2002kii waxaa lagu qaaday magaalada jijiga fanaanka xaaji kaash

  • @duriyadiisayidnuur9735
    @duriyadiisayidnuur9735 6 ปีที่แล้ว +40

    Ax waan la ilmeeyay heestan
    Wlhi inta jacayl la ooyday sidayda iisaara like

    • @faizadakash5590
      @faizadakash5590 6 ปีที่แล้ว +1

      ADOON Ilaahay ax ax aniga kula mida runti 😭😭😭😭😭😭😭

    • @duriyadiisayidnuur9735
      @duriyadiisayidnuur9735 6 ปีที่แล้ว +1

      Faiza dakash 😓😓😓😓😓 hawaaro jacaylku thanks ehel jacayl

    • @pepsimn2891
      @pepsimn2891 6 ปีที่แล้ว +1

      Wwwwwwwww ax ax ax

    • @pepsimn2891
      @pepsimn2891 6 ปีที่แล้ว +1

      Ax

  • @jawharada7671
    @jawharada7671 6 ปีที่แล้ว +142

    Intii jecel xariir liketa ha igu qabato

    • @ceyntelyrics6315
      @ceyntelyrics6315 6 ปีที่แล้ว

      Azuum Ahmet
      PLZ WLL SUBSCRIBE IGU CAAWI

    • @ahmedcaydiid6171
      @ahmedcaydiid6171 6 ปีที่แล้ว

      jawharda ciise muuse hhhhh ciisa muuse jowharad ma leeyihiin kkk

    • @jawharada7671
      @jawharada7671 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed caydiid why not sayna ulahyn

    • @ahmedcaydiid6171
      @ahmedcaydiid6171 6 ปีที่แล้ว

      jawharda ciise muuse hhhh waxaan is lahaa waa laga qurux badan yahay ama xaga fool xumada ku badan kkkkkk

    • @jawharada7671
      @jawharada7671 6 ปีที่แล้ว

      #ahmed_caydid u think wlo sidaa oki

  • @rumanshankaron9949
    @rumanshankaron9949 6 ปีที่แล้ว +23

    Ninyahow xariir
    Madax baa tahy ✋
    Nice song👂👀👈

  • @radwaanrashiid4326
    @radwaanrashiid4326 6 ปีที่แล้ว +5

    Wow Xariir Ahmed lOng life
    #Samirkii ayub Ban Sugaya Markeyga Xaqiiq Bro Sabra Sadkii WA Hela 👆😢❤️

  • @ugbaadimaan7024
    @ugbaadimaan7024 6 ปีที่แล้ว +13

    Eshcala hees
    Shidan codkugu
    Dhan Xariir Ahmed
    👏❤👌

  • @farhiaabdullah1547
    @farhiaabdullah1547 6 ปีที่แล้ว +11

    Fanaan ku faano
    Alow codkaaga ku daaa
    Frxd ku noOOlaaaw 😍😍😍

    • @ceyntelyrics6315
      @ceyntelyrics6315 6 ปีที่แล้ว +1

      Farhia abdullah
      PLZ WLL SUBSCRIBE IGU CAAWI

  • @faizadakash5590
    @faizadakash5590 6 ปีที่แล้ว +10

    Ax ax ax xanun badha na jacayl ka😭😭😭😭 marka aay is calfan wayan 2 qof oo is jecel 💔💔💔

  • @munakiki5894
    @munakiki5894 5 ปีที่แล้ว +8

    💔😭😭😭💔💔jcyl xnun bdna hrta wlhi blh qof ka fog mrgad jcyl uqado wdnha kuxanunaa ciil dartis lkn aeebe eedsan mayee samir ban kunolahy💔💔💔🇩🇯

  • @samiraalihapep5131
    @samiraalihapep5131 3 ปีที่แล้ว +4

    Samirki ayunba sugaya markeyge
    17|12|2021 2:13 hbnimo Friday 😭😭😭😭

  • @hodanahmedhimilo1803
    @hodanahmedhimilo1803 4 ปีที่แล้ว +3

    Naftu aamuz diidaye bal ogow ayaamahan amba kuma ilaawine waa xaaladu qalbigaygu ku sugan yhy😓😓😓😭😭😭💔💔💔😭😭😭

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 6 ปีที่แล้ว +22

    Xariir Ahmed king nolow fanan buuxa nolow king of jigjiga jcliyaaa jigjiga illahay ha nooo ilaaliyo jigjiga cad

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 3 ปีที่แล้ว +2

    Bisinka heestaan waa heesihi hore, Xariirna ma laha, iskaba daa inuu yeeshee waaba ka da’ weyntahay heestu. Waxaa laga soo deyn jiray Laanta Af Soomaaliga ee Radiyoowga Ethiopia , waaya waayo Fanaaniinta cusub waa dad imtixaan ah oo weliba jaanjaan ah

    • @sakariyecabdi3865
      @sakariyecabdi3865 4 หลายเดือนก่อน

      Haa isagaba wey ka da.weyntay Lakin cod ayuu isku hubaa inaanu fanaanka cod macaneen og yahy

  • @takkaapsher3881
    @takkaapsher3881 6 ปีที่แล้ว +14

    Xariirow dhuuxaad na dhaqaajisay hh inaba caadi maha istaagan kaaga kacay caadi maha
    Waad ku mahadsantahy soo gudbintaada

  • @duqbilow
    @duqbilow ปีที่แล้ว +1

    Heestan Nairobi ayaan ku xasuustaa 😢

  • @umufarhia6836
    @umufarhia6836 6 ปีที่แล้ว +8

    😣😣 XariirkaygaH ii aamu huuno caloshadba i rugtayee😢😙😙

  • @Ali-ziiza
    @Ali-ziiza 6 ปีที่แล้ว +6

    Axsan ereyo wlh waxaaa fahmikaro ruux garasho leh waxaaa aa aa kaleeyahay gabi oogadeediyo ubucdeedi hoosiyo agagaarka beerkiyo Naftu amusdiiday
    oh! wlh waa cajiib good XARiiR

  • @abdirahmanabtidoon3426
    @abdirahmanabtidoon3426 6 ปีที่แล้ว +2

    Xariir ciyarta nagada nio mana iga iga hadlin😃😆😃😆😆😃😆😃😆 jecel ihayo qofku jacel hayo like ta lipax jac kusi😅😅😅😅

  • @OMAARKA
    @OMAARKA 3 ปีที่แล้ว +5

    Way macaan dhaaftay tani hees maahe 2021 yaa ila dhegaysanaya

  • @yurubcaddeeyyurub9947
    @yurubcaddeeyyurub9947 6 ปีที่แล้ว +1

    bal ogoow ayaamhan anba kuma ilaawine samirki ayub baan sugaya markeygee wah wah inaba cadi ma ahn waan la dhacay xariir waan ku aa minsanhay 👌👌👌👌

  • @Abdi_Rashid_Ozil_Yare
    @Abdi_Rashid_Ozil_Yare 5 ปีที่แล้ว +10

    Bal ogoow ayaamahan anba kumaan ilaawinee samirkii ayuub baan sugayaa markeygee ?🤣😂 shid shid 13/01/2020

  • @hamdihashi9828
    @hamdihashi9828 6 ปีที่แล้ว +3

    Nafta aamus diiidayee 😢😢😢😭
    Qofa ogahey hdu sida i dhihi laha maba aamusi laheyn
    Lkn ma dhaceyso !!!

  • @qayaash93
    @qayaash93 4 หลายเดือนก่อน

    Heestaan xariir kahor ayaan maqlay kaqaybta dambe sida
    Waxaan aa aa kaleeyahya
    Fanaankii aan kumaqlay magaranaayo
    Laakin qaybtaas iguma cusba
    Yaa ilaqaba taas ☝️

  • @hibawarsame2065
    @hibawarsame2065 5 ปีที่แล้ว +1

    Aadbeey ii saameysay erayada heeskaan. Like u xariir ilaahey hakaa dhigo mid cibaadeysta. Heeso aan ku soo dhalinyareyno waad soo saarteee.😂

  • @reergaalkacyood9361
    @reergaalkacyood9361 6 ปีที่แล้ว +2

    O My God, Heeskaan Wuu I Xanuujiyey😭😭😭... Xaqiiq Keliya Weeye Wlhy..

  • @Nagma-1d
    @Nagma-1d ปีที่แล้ว +1

    😢2yrs kdib hdan noolado wxn rjynaya anon dad ka aqoon in an commtgan kuso noqdo

    • @Nagma-1d
      @Nagma-1d 4 หลายเดือนก่อน

      1yr kdib nftydayy thnkz❤🎉

  • @IlyaasDalmar
    @IlyaasDalmar ปีที่แล้ว +1

    Es ist 4:44uhr 1.1.2024 ich sitze in meine Wohnung und betäube meine Seele genau so wie die letzte zwei Wochen.
    Ich kann es nicht klarer beschrieben wie ich mich fühle.
    Zitat ( waxn aa kaleyay ama an la oyaa gabi oogadaydiyo ubucdayda hosiyo agagaarka berko naftu amus didaye😢) zitat ende
    Dennoch bin ich noch nicht und nie mals breit es auf zu geben und das empfehle ich es niemandem

  • @masuulriyaadcabdi9461
    @masuulriyaadcabdi9461 6 ปีที่แล้ว +2

    Xariir waa fanaanka fanaaniinta waxad moodaa hees walba uu qaado in uu aniga iga sheekaynaayo

  • @mahamoudsaid159
    @mahamoudsaid159 4 ปีที่แล้ว +1

    I from puntland waxan ahy xerta xriiir ahmed likta hyla dhafina

  • @maanyuproductions903
    @maanyuproductions903 6 ปีที่แล้ว +7

    ❤️❤️❤️legend🙌🙌🙌 adigaa leh mglka

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 ปีที่แล้ว +4

    The one and only one king Xariir Ahmed
    Iyo Luuq Mucjiso ah.🧡💯

  • @seinababdullahi3897
    @seinababdullahi3897 6 ปีที่แล้ว +5

    Xaqiiqdii waa Hees Qalbiga Dareen weyn kuleh Qofkasto fahansan Micnaha jaceylkana kaga ilmaysiinayza

  • @kingsamowade3999
    @kingsamowade3999 4 ปีที่แล้ว +1

    31.07.2020 runtii heestani waxay Dib iigu cilaashay caashaq yaraan igu igu helay hase yeeshee gabadhii aan jeclaana Wa la iga guursaday lkn waligeed jacaylkeedi ma ilaawayo 😭😭😭

  • @mowlityahye5286
    @mowlityahye5286 6 ปีที่แล้ว +7

    Hariir eesh claa hees bal ogow ayamaha
    Amba kuma ilaawine💞

  • @sabanmustafe1743
    @sabanmustafe1743 6 ปีที่แล้ว +1

    Alllh xariir markaan codkisaa maqlaba meelbaa i dhaqaqda siigaraan uu jcllhy allow kudaaa😍😍😍😍😘😘😘😘😙😙😙😙

  • @mohamedsanka2986
    @mohamedsanka2986 2 ปีที่แล้ว +7

    Belle chanson somalia de 2018,mon free allah vous protégé

  • @MohamadBishàar
    @MohamadBishàar วันที่ผ่านมา

    Runtii fanaan aan aad utaageero
    Xariir axmed
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @happyahmed1257
    @happyahmed1257 6 ปีที่แล้ว +4

    wooow heees way dhafte cut song bro xariir axmed waynkaa song of the year

  • @aliidhaashane4093
    @aliidhaashane4093 6 ปีที่แล้ว

    fanaan cod rabi ku maneeystay xariir Ahmed caawa hees igu socota aad soo deeysay blhi 🙏

  • @idilmoh9530
    @idilmoh9530 2 ปีที่แล้ว +1

    😰😰😰😰🤴wax walbo jcylka ka weyn allah kariin😭😭😭❤🙏inta wax jcl allah u sahlo qofkuu jantay

  • @haaruuncabdilexaashi5395
    @haaruuncabdilexaashi5395 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa fanaan jira waligaa jiroo joog baan ku leeyhy xriir ahmed walhi wa hees isamaynaysa waxaan is iri adiga ayey ka hadlaysaa

  • @abdinasirmohamud6707
    @abdinasirmohamud6707 ปีที่แล้ว

    Ish Cala cod xarir ❤ahamd❤weeh weeh ogolow la. II Yuri ka Adkeysan waaaye

  • @fardoushassan7807
    @fardoushassan7807 6 ปีที่แล้ว +3

    Heestan ku haystaa wllhi xariir fanan iga dheh

  • @Days-lr1hk
    @Days-lr1hk 6 หลายเดือนก่อน +2

    Still Am watching 2024❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @beeyzaniel_moha3415
    @beeyzaniel_moha3415 6 ปีที่แล้ว +2

    bal ugoow ayaamahaan
    anba kuma ilaawin
    samirkii ayuub baan
    sugayaa markaygiyee
    xariir nolow my brthar

  • @Abrahan-biihi
    @Abrahan-biihi 6 ปีที่แล้ว +5

    Xariir Taageero Buuuxda From Hargaisa City Of Somaliland
    Intii Jecel DDSI like And Love....

    • @ceyntelyrics6315
      @ceyntelyrics6315 6 ปีที่แล้ว

      Zir Seven
      PLZ WLL SUBSCRIBE IGU CAAWI

    • @Abrahan-biihi
      @Abrahan-biihi 6 ปีที่แล้ว

      Goor horeba waan liqsiiyay zxp

  • @LaBellafille
    @LaBellafille 4 วันที่ผ่านมา

    Waxaan Ahy qof qofkiisi heysta hadana qalbiga ka
    Holca 😢

  • @faadumoaw-guure639
    @faadumoaw-guure639 6 ปีที่แล้ว

    Bal ogoow ayaamahan
    Anna Kuma ilaawine
    Samirkii ayuubaan
    Sugayaa markaygeee.
    Axyaaa hees xariiir hore usoco

  • @azhcariabdinur8876
    @azhcariabdinur8876 4 ปีที่แล้ว +1

    Samirkii Ayuub baan sugayaa markaykee
    Ilaa Goorma ayaan Sii Joogi karaa la aantaa Kolba waxaan daawadaa habeen walba Fariimahaagii Jacayl Hadane Waa saluugaa Inaan Isdhiibo Oo wali Waan Adkaysanayaa

  • @mucashaqyare4803
    @mucashaqyare4803 6 ปีที่แล้ว +1

    Axsan fanan xarii axned wa fananka kaliya an tageraha u ahay❤👌🙏
    Boqortoyo nolow💪

  • @hamdaahmed8975
    @hamdaahmed8975 4 ปีที่แล้ว +2

    Samirkii Ayuuban sugaya markygee🔥🔥🔥🤲🤲🤲🤲🤲1//8//2020

    • @cismanlaylo3188
      @cismanlaylo3188 2 ปีที่แล้ว

      Samirki aayuub Baan sugayaa ifahansii plz

  • @qngobaadmohamed4409
    @qngobaadmohamed4409 6 ปีที่แล้ว +1

    Kaa adkaysan waayee😢❤️
    Xariir ahmed full respect😍

  • @princessmahira3101
    @princessmahira3101 6 ปีที่แล้ว +1

    Bal ogow ayamaha amba kuma ilaawine
    Samirkii ayuub baan
    Sugayaa markeeygee 😭😭😢😢😢😢

  • @rooshbosss744
    @rooshbosss744 6 ปีที่แล้ว +11

    Legend Xariir Ahmed🙌🙌🙌👍💕❤

  • @abisalamhajji2658
    @abisalamhajji2658 6 ปีที่แล้ว +4

    waxan aaa ka leeyahy
    ama aan la ooyaa
    gabadh somaliyed jecyl waxba kama oga magaciisa umbay maqleen ruuxa lillaahida ujeclaadaa laqdabo ayey ugu abaalaan balaayo idin jeclaatay

    • @fatimahqaali8251
      @fatimahqaali8251 6 ปีที่แล้ว +2

      Waad qaldantahay walal gabadh oo idil ha dhihin! Hadii inta aad xiriir la wadaagtay ee saas wada noqdeen gabadh oo idil ma ahan wixi xun. Mise qaladka dhankaaga ayuu ka jira ood ilaa shan weyday qofta xiriir kala wadaaagtay! Lkn gabadh walbo somali ma ahan! ❤️❤️❤️

  • @abdirehimandabdirizakandab1882
    @abdirehimandabdirizakandab1882 6 ปีที่แล้ว +13

    Walalayaal isoo duceeya ilahay dartiis 😥😥

  • @faisalali5006
    @faisalali5006 6 ปีที่แล้ว +1

    Aaaaaaax aaax best song wlhi dareenkad dhaqajisay sxb xariir keep on going

  • @khaalidmuhe4254
    @khaalidmuhe4254 6 ปีที่แล้ว +1

    I’m from Jamaica wan tageeraa xariir✌️🤫🤫😃😃

  • @dheemanluulahmed1804
    @dheemanluulahmed1804 6 ปีที่แล้ว +14

    Xariir yaa ila jecel

  • @omarahmed7887
    @omarahmed7887 2 ปีที่แล้ว

    Cadi ma ahan wll horay usoco balad ay istahishaa

  • @asmaabdirizak9416
    @asmaabdirizak9416 6 ปีที่แล้ว +7

    Xariir axmed hees qlpigyga taabty.😢😢

    • @abshiraahmed3208
      @abshiraahmed3208 6 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤗

  • @amishherbalchannel8419
    @amishherbalchannel8419 4 ปีที่แล้ว +3

    Bal ogoow illahey amba eer San mayee. waa erayo dhaxal gal iillah haku desto xariir axmed

  • @BurhaanBashiir-t9j
    @BurhaanBashiir-t9j 10 หลายเดือนก่อน

    Heestii ku cabir nolosha aad hada ku jirtid 😢😮😊

  • @aziizaayuup5389
    @aziizaayuup5389 6 ปีที่แล้ว +3

    Wwww Xariir Taageeraa kuu ahay Bilaahi inta ilataageerto Like Hasaarto

    • @ceyntelyrics6315
      @ceyntelyrics6315 6 ปีที่แล้ว

      Tasnim Ayuup
      PLZ WLL SUBSCRIBE IGU CAAWI

  • @Yahye_Afih
    @Yahye_Afih 6 ปีที่แล้ว +2

    Wan sugayay heestan zhp mahadsanid

  • @abdisalanali4114
    @abdisalanali4114 5 ปีที่แล้ว

    Heestan waxay ku jirtay albumkii ugu horeeyay ee jijiga lagu soo saaro waxay ahayd sanadkii 2002kii fanaankii xaaji kaash ayaa qaadi jirey qofkii reer jijiga asala unbaa garan

  • @mariama78
    @mariama78 10 หลายเดือนก่อน

    Naftu aamus diide bal ogow AyaamaHan anba kuma ilaawine Samirka ayuubaan sugayaa markaygee😢. 1/3/2024

  • @qalisosuldanabdi6413
    @qalisosuldanabdi6413 6 ปีที่แล้ว +1

    Xarirkeyga cashaqa hore u soco bro ❤️

  • @umishcadeycadey3784
    @umishcadeycadey3784 6 ปีที่แล้ว +2

    Waw!lovey song xariir🎤👏👍😍😘👏👏👏👏

  • @ambileh1
    @ambileh1 6 ปีที่แล้ว

    Somalida waxeedu waa bililiqo. Heestan xariir iskama leh. Radio Ethiopia qaybta af somaliga ayaa laga soo deyn jiray Eightieskii. Ninka iska lahaa magaciisa ma xusuusto lakin reer jigjiga ayuu ahaa. Xariir waxaa u haboon in uu xuso magaciisa iyo lahaanshihiisa. Hadii kale maalin kale ayaa lagu qarxin doonaa

  • @hibocadey492
    @hibocadey492 6 ปีที่แล้ว +5

    😢😢😢😢😢😢 wllhi xanuun waaye 😭😭😭

  • @odaygaraad8763
    @odaygaraad8763 3 ปีที่แล้ว

    Midhaha iyo Laxanka heesta waa la soo xaday fadlan ha la tix galiyo cidii heesta samaysay. Heesta waxa sameeyay abwaanka wayn ee Ibraahim Xirsi "Dayrwaa",

  • @abdirahmanyare8503
    @abdirahmanyare8503 3 ปีที่แล้ว +1

    Xununkeeda right now ayan Dareemaya ad ayey iitaabaneysaa heestaan 🥺🥺😰

  • @iqranuur6320
    @iqranuur6320 3 ปีที่แล้ว +1

    Marka u xanunka ka bato sida isku dabalineyso markii dambe wa is dhibe waxadna dhex farisane xanunka waqti ayane is kala qadane ilen nafta mahis iyo mer meris ku dashe allow guur xalal ah iyo qof na jecel anagane aan jecelnahay

  • @sucaaddheeman3021
    @sucaaddheeman3021 6 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaw kamadalo hestan xarirkayga cashaqa fananjira hore usoco

  • @lakiahmed731
    @lakiahmed731 5 ปีที่แล้ว

    Ax ax ax xariit ahmed fanan mar walba qisoooyinka dadka ka hadla fananka keliyan jeclahay thy xazuuz igelisay maanta bal ogow ayamahan anba kuma ilaawine qof aan ogahay weli kuma ilaawin saad igashay fcn lahayda marka ku baranayey anigoo ku baran 😂😂😂

  • @mohamudmursal1670
    @mohamudmursal1670 6 ปีที่แล้ว +2

    Raageedii xariir Ahmed kootageersanahay lipx Go ahead

  • @macluumaaddaahsoonmacluuma7898
    @macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 ปีที่แล้ว

    Zxb xariir meel gaar ahbaad ka heestaa waa hibo alle waa kuu khaas wale cod waad heysaa m.a

  • @naimaadam3735
    @naimaadam3735 6 ปีที่แล้ว +4

    Ogalow la ii yidhi ka adkeysan waayey 😭

  • @lovermohamed5164
    @lovermohamed5164 6 ปีที่แล้ว

    zhip xariir magciisa markaan arkaan dhageysata dar alle xariir keep going bro liketa haplaha tageera xariir funi