Xariir Ahmed Hees Macaan Naxli Lyrics 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @sahraosman4662
    @sahraosman4662 6 ปีที่แล้ว +151

    Heestan waxay lasoobaxday wakhti gurigaygii burburay jacayl aan ilaalilalinay mudo 7 sano oo hada gqcantayda kabaxay waxaad moodaa heestan inay aniga qalbigayga kahqdlayso 😭😭😭😭😭😭😭

    • @halimoaskir860
      @halimoaskir860 6 ปีที่แล้ว +1

      Sahra Osman sorry xbbti bedel kheyr qaba alle kaga baryayaa 😭😭😭😭😭😢😢

    • @sahraosman4662
      @sahraosman4662 6 ปีที่แล้ว +1

      HALIMO Askir mahadsanid qaali

    • @haniabdulkadir4652
      @haniabdulkadir4652 6 ปีที่แล้ว +1

      Sahra Osman sorry qali runtii raga somliyed naxriis malah

    • @ahmedali-mz3jc
      @ahmedali-mz3jc 6 ปีที่แล้ว +1

      Sahra Osman wll qalbiga adkeyso Insha Allah Alle waxan ku weydinaynaa in reerkagii dib uu kugu so celiyo..... meel kala tagi meysan insha Allah

    • @ahmedali-mz3jc
      @ahmedali-mz3jc 6 ปีที่แล้ว +1

      Hani Abdulkadir wll hadii dumarkii somaliyeedna ragooda cambeereyan... Ragiina Dumarkooda cambaareeyaan hadaba qoomkan yaa kala xaqi... ...?? !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 6 ปีที่แล้ว +309

    heestu waa qiso dareen leh lkn aniga ahaan xaaskeyga si kastoo ii xumeyso awlaadeyda dhibka ay ka soo martay ayaan ku ilaawaa xumanta 😢

    • @nadarhonest9147
      @nadarhonest9147 6 ปีที่แล้ว +5

      Mohamed Gacal 👍👍👍 that is right Ale ha kaa abaal mariyo

    • @mohamedgacal7809
      @mohamedgacal7809 6 ปีที่แล้ว +3

      Nadar Honest aamiin walashey mhdsnd 😍😍😍😍❤

    • @KM-jc5hl
      @KM-jc5hl 6 ปีที่แล้ว +2

      Mohamed Gacal exactly thats true carurtada quruxbadan kuilow wax kasta!!!!!!!!

    • @mohamedgacal7809
      @mohamedgacal7809 6 ปีที่แล้ว

      Khatra Mohamed thanks wll ❤❤😍

    • @zanaacadeey1893
      @zanaacadeey1893 6 ปีที่แล้ว +1

      Nin wax garad ah nolow bro

  • @lashkanogemer199
    @lashkanogemer199 4 ปีที่แล้ว +25

    Xurguuf leysku sooriyo hduu xaalka
    Xumaado illahey mida isku faraxsanhy allah nawada siiyo 😥🤲🤲

  • @munamohamed2437
    @munamohamed2437 6 ปีที่แล้ว +21

    Walhi wan iska baxa fikir daradi wa xnun maraku ku xumeyo qfkad jicshay adigo og wax walba od agtisa tahy oo ad wali ku jecshahy melkast ad jogtit farxad igu nolow anigna nasibkeyga ayan sugaya insha allah

  • @hanaqurux2609
    @hanaqurux2609 6 ปีที่แล้ว +109

    Anaa uso horeyay bal like isiya wllyaal 😂

    • @hanayusuf6068
      @hanayusuf6068 6 ปีที่แล้ว +2

      Magaca idiley wah wah big up sista✌️❤️

    • @queenayanna2060
      @queenayanna2060 6 ปีที่แล้ว +1

      Wll hesta qorlkeda wad qldy plz Markaa soo qorto iska soo firi Adoo mhdsn 😍

    • @ahmetthaikal3657
      @ahmetthaikal3657 6 ปีที่แล้ว +1

      Hana Qurux laysma so qadimo hno

    • @azadcaraale8283
      @azadcaraale8283 6 ปีที่แล้ว

      Dawarzae

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว

      Hoyo wxd ka heshid waxba hiaga siin 👍☝😒😒

  • @jalaqsanjawharadiimuqdisho2425
    @jalaqsanjawharadiimuqdisho2425 6 ปีที่แล้ว +27

    Alla maxay aniga iga hadleysaa allow intii isjecel qilaaf hasoo dhex gilin

  • @haruunyare4175
    @haruunyare4175 6 ปีที่แล้ว +10

    Tnx walal #Xariir WhatsApp ka igeeya marka naagtoo meshaan ayaan ku dhihi rabaa ereyada Heestaan💔🦁🦁🐯

    • @Saphiamohammed3641
      @Saphiamohammed3641 11 หลายเดือนก่อน +2

      After 5years kadib wad iga qoslisasaY tolow qoftas AwaY😂😂❤

  • @zakashiine7069
    @zakashiine7069 6 ปีที่แล้ว +125

    Heestan wxy kahadli aniga iyo jaceylkayga wxa nakalahysto ayey wlh kahadli weliba isla cawa ayaan ku'iri baayo qalbigeyga waan kaasary markan wx ixtiraam ah kawaayey
    gabar danbe lahaasaawi mayo sidii salman khan baan doobnimo kudhameysan

    • @maanomuhiim3472
      @maanomuhiim3472 6 ปีที่แล้ว +2

      zaka shiine noloshu waa samir wll insha allah khair

    • @Maryn76
      @Maryn76 6 ปีที่แล้ว +2

      zaka shiine hhhh sas ku fiican aniga xata kula mid ahaay

    • @kingcmc1232
      @kingcmc1232 6 ปีที่แล้ว +3

      zaka shiine hahaha ma ahee saas maad ka daysid bro

    • @cabdicasiismaxamed7281
      @cabdicasiismaxamed7281 6 ปีที่แล้ว +4

      zaka shiine ana mnta baan isku gacan saydhnay wlhi blhi ilahay baa iga sareeye gabadhas wax aan ku sameeyay inuuna jirin dar ilahay unbay afka igu taagysay mudo afar cisho ku dhaw waliba hdlady mnta igu lahayd mrkn soo xusuusto wlhi jidhka idubaaxinaya gabadh danbana waa iga xaaran hami danbe oon gabadh uqaado inuuna igu hadhin baaban umalyn

    • @diamondabdirahman1380
      @diamondabdirahman1380 6 ปีที่แล้ว +1

      zaka shiine 😂😂😂 nasibka markle

  • @simanahmed9837
    @simanahmed9837 3 ปีที่แล้ว +9

    2021 1.31.7:31am casumada umada somaliyed muqdisho🇸🇴wixi iga danbeya 👍jcly ba meshan iso galinyy 😪💔

  • @Butterfly-dq5oh
    @Butterfly-dq5oh ปีที่แล้ว +14

    Cashaqa xaqdhowr iyo xurmo iyo karaamiyo waxuu Xaq lahaan jiray kama hayo xagiise 😭💔qalpi jab aad uweyn iso gadhay cawa 23/August/2023) haben arbaco si baxeso khamiis so galeso😢waxa rajenaya ina comntigan arki doona mar aan kaso kabtay😭💔❤️‍🔥

  • @sulekhacooking6514
    @sulekhacooking6514 6 ปีที่แล้ว +32

    Oh omg 😯 😢 I’m from Sudan 🇸🇩 nice best ahmed xariir

  • @ahussein1623
    @ahussein1623 6 ปีที่แล้ว +25

    Wlhi qofka qisadani qabsataa wuu ku daayay sorry inta heestani soo xasuuusisay jacayldii farahooda ka baxay sidayda oo kale 😣😣😣

  • @ridwanmohammed4897
    @ridwanmohammed4897 5 ปีที่แล้ว +5

    Xilligii la joogaba xagal daacsi mooyee Xushmad kaama dheefeee maxaad igu Xariirtaaaa? 30/06/2019 wakhti kastaaba waaayahise leh

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 3 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan anoo qaday ayuunbaan is arakay caawa kadib waan gaystay markaan aqalka tagay
    Hbeen isniin ah tariikh du waa 10/9/2024
    Mahamad shaafi diyo From dhagbuur jigjiga ❤❤❤❤❤

  • @Aziiza-halgan
    @Aziiza-halgan ปีที่แล้ว +4

    Ma xumaanta digashiyo
    Xujadiyo lurkagan xiiso kuugu qaada
    Xajiin kama dhamaatide🤔

  • @Sundus.barre0
    @Sundus.barre0 6 ปีที่แล้ว +31

    Xariir Ahmed Fanan jira heeso macan soo saara waye inta igu raacsan Ismuujiya Like

  • @xafsoburhaanmaxamuud4373
    @xafsoburhaanmaxamuud4373 4 ปีที่แล้ว +22

    mararka qaar wx ku qabanayaa cidna ha jcyl hadana adigu qalbiga ma xukuntid😭😭😭😭😭😭😭

  • @samsamcadeycadey2042
    @samsamcadeycadey2042 4 ปีที่แล้ว +4

    Wllhi heesti xanun ayan darema mrkan dhageysno wiil aan is jecleen ayn kuso xasusta oo calaf nakla geyee 😭😭😢😢qalbiga aya xanunye wllhi

    • @AbdinorAlimaraykan
      @AbdinorAlimaraykan ปีที่แล้ว

      Sorry saa hada wali ma maraqla,aanbaa tahay mise waxbaa qaniinta 😂

  • @maryansos5287
    @maryansos5287 6 ปีที่แล้ว +3

    Caashaqu xaq dhawr iyo xurmo iyo karaamiyo xaq wuxu lahaa jiray kama haayo xagaagee maxan kugu xigteystaaa 😶🤐
    Omg wlaahi wa hees wax badan ka hadleyso 🙌🏽 Jag gillar den här musiken ❤️

    • @abdirzakkaahin4920
      @abdirzakkaahin4920 6 ปีที่แล้ว +1

      Maryan Sos jag med den här låten pratar om mig ,jag lovar 😂❤️

    • @maryansos5287
      @maryansos5287 6 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh Jag vet jag vet 🙌🏽😂

  • @casiisacabdi6159
    @casiisacabdi6159 3 ปีที่แล้ว +3

    2021 Yaa daawanaya ninkan heesihiisu way igu socdaan wllhi

  • @nimcaanomer3100
    @nimcaanomer3100 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ma xumaanta digashada
    Xujadiyo lurkaagaan
    Xiiso kuugu qaadaa
    Xajiin kama dhamaatide😢
    XASHA

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa erayadii abwaan Cabdi Shakur Alla yahdik abwaankii jigjiga ugu heeso badnaa

  • @maaxoospro192
    @maaxoospro192 4 ปีที่แล้ว +7

    hestan qofka dhegaysnaya
    16 September 2020 like ha saaro
    haaskaygi 1aad caawa ayaan kala tagnay 😭😭 ka dib markan sando badan isku soo rafaadnay, tan labaad eebe ku ka roon ha iga dhigo isoo duceeya iyada 1 iyo 2 ii ah hadee

    • @fatimacabdi1888
      @fatimacabdi1888 4 ปีที่แล้ว

      Allah ha ku siiyo mid khayr qaybta inshallah

    • @lashkanogemer199
      @lashkanogemer199 4 ปีที่แล้ว

      Allah kaga dhigo mid qeyr qabto isku faraxsan tihiin

  • @abshiraskar1944
    @abshiraskar1944 4 ปีที่แล้ว +3

    Wow wlhi heestan habeenkii qaadka iigu dambeyzay ayaan ku marqaamayey aniga oo ku xazuuztay khadra oo jacaylkeeda xajiin aan ka qaadey

  • @laaliaxmed4389
    @laaliaxmed4389 6 ปีที่แล้ว +6

    Heestan aney igu socoto Runti xariir go forwad bro❤

  • @LAQAAYE
    @LAQAAYE 6 ปีที่แล้ว +6

    Thanks Ilkcase Bro
    Only Waxad Saxda
    Baytaka Ama Mesha Oranysa
    "Xubi Kuma Siyaade"
    Oo Hada u Qoran
    "Xubi Kuja siyaade"
    thanks Bro
    Ilkacse
    Hawl Qaran Bad haysaa.

  • @aziizcabdlaa8539
    @aziizcabdlaa8539 6 ปีที่แล้ว +7

    Music la dhacaye intaa igu racaday isii like 😍☝

  • @ismahaanmaxamed8501
    @ismahaanmaxamed8501 6 ปีที่แล้ว +3

    xariiir ku tagera wallhy billahy nolow .....keep going brother

  • @shadiashiino9876
    @shadiashiino9876 6 ปีที่แล้ว +1

    xariir wx aad moda heeztan inuu dareenkayga ka sameeyay abwan ku ha noolado abwankii heezkn lahaaa😍😍😍😍😍😍💖💖💖

  • @h0daleybr763
    @h0daleybr763 6 ปีที่แล้ว +3

    Ader runtan iska shege like don ban ahey midban ugu fanaya Ar igu astura 👍

  • @hassanadan7489
    @hassanadan7489 6 ปีที่แล้ว +1

    alleeyleehe markaan heestaan shaqaysatay, waxaan fasaxay gabar aan aad u jeclaa, anigoon qof kale kala tashanin.

  • @gabadhasambuskalawareegto9782
    @gabadhasambuskalawareegto9782 6 ปีที่แล้ว +1

    Wlh wx ka xun adunyada qof ad jceshyo izguna xumantada raadinya o eegta fursad uh kugu dhaawaco adna aad izledqhy izka samir ilahy aya kuzo jedin mlin uun lkn qof bini aadmi ah wx lyzku duleyo maaha wlh jacylkun ba ka keenya wxz o dulqaad ah😥😥😢😭

  • @iamkingalfaara
    @iamkingalfaara 6 ปีที่แล้ว +17

    Xiriiir Nin weyn aan aad ugu Taagro dhnka fanka waa ninla kaliya ugu badan heeso mcn bdn jecel ka hadlaaaya noolow Wadku mahadsn tihiiin Bahda Ilkacase Lyrics

  • @Maariish4444
    @Maariish4444 7 หลายเดือนก่อน

    Kwrn qof heestan dhagaysanaya hadana xaqiiq ahaan ay ku socoto oo hadana dareemaya xiisaha qofkaas ilaahaw dadka tagay oo aanan ag tooda naxariista ka waynay hadana qalbiyadayadu tabayaan nooga reeb waa xanuun ee💔🤦‍♀️😭😭😭
    Xaashee kalgacalkii
    Samo loogu xilan jiray
    Xeyn daabkiu gobonimo
    Waa adiga xabaalee
    Maxaan kuugu xeer dhigan
    21/5/2024
    Waligaa xanuun noocana hadaa martay wax uun noo reeb talo ah oo lagu soo kabsado 🤦‍♀️😭

  • @samiraadam4236
    @samiraadam4236 4 ปีที่แล้ว +7

    Cashaqu xaq dhawr iyo
    Xurma iyo karaamiyo
    Xaq wuxuu lahaa jiray
    Kama haayo xagaage
    Maxaan kugu xigteystaa
    Ma xumaanta digashiyo
    Xujadiyo lurkaagaan
    Xiiso kuugu qaadaa
    Xajin kama dhamaatide
    Xurguf laysku sooriyo
    Haduu xaalku laakimo
    La xadhiidho waa nool
    Xubbi kuma siyaadee
    Xisku unbaa naceyb iyo
    Naxli sii xantoobsadaa
    Xaashee galkacalkii
    Samo loogu xilan jiray
    Xeyn daabki gobonimo
    Waa adigan xabaalee
    Maxan kugu xeer dhiigaa
    Xilligii la joogaba
    Xagal daacsi mooyee
    Xushmad kaama dheefee
    Maxaad iigu xariirtaa?

  • @sathammehmet84
    @sathammehmet84 6 ปีที่แล้ว +3

    King xariir🙏 Big Respect Fanan qL ah😍

  • @THESHABEELO
    @THESHABEELO 3 ปีที่แล้ว +4

    Ma xumaantaa digishiyo
    xujadiyo lurkaagaa
    xiiso kuugu qaadaa
    xajin kama dhamaatidee.........💔

  • @yaasmiinsaidmahamed8665
    @yaasmiinsaidmahamed8665 4 ปีที่แล้ว

    Heestaan wllhi si dhab ah bay iitaabanaysaa jacalku waa dhibaato hadaadan haysan qof kula fahmaaya 3sano ayaan qof daba joogay waxaan niyad jab maahee wax kale kama helo naxli sii xatoobsada 😭😭😭😭😭😭😭

  • @faizamohamed6586
    @faizamohamed6586 6 ปีที่แล้ว +1

    Caashaqu xaq dhawr iyo xurma iyo karaamiyo xaq wuxuu lahaa jiray kama haayo xagaagee maxaan kugu xiteystaa isoduceya midkan jeclahay inuu illahey isojediyo ❤️❤️💕💋💞

  • @aronmooy3939
    @aronmooy3939 6 ปีที่แล้ว

    Xiligii la joogaba
    Xagal daacsi mooyee
    Xushmad kaama dheefe
    Maxaad igu xiriirta 👏🏻
    Erayda ayaba cajiib ah

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 3 ปีที่แล้ว

    Maxaa doqon Erayo qoray waxani hees maaha nin aan nolosha wax ka aqoon ayaa qoray !
    Fanaan xariir codkiisa macaan in lagu qaado ma istaahilo Erayo aan haboonayn.

  • @Kadrabdirahmanaligmailcome
    @Kadrabdirahmanaligmailcome 5 หลายเดือนก่อน

    Ma xumaaata digashiyo xujadiyo lurkaagaan xiiso kuugu qaada xajin kama dhamaatide. 13 July 2024😢 maalin sabti ah 😢

  • @saalimcumar1960
    @saalimcumar1960 6 ปีที่แล้ว +4

    Jacel qaraar marna mcn sorry
    Wlhi xariir axmed nolow bro
    Ilkacase thanks wll saree

  • @shuceibhassan
    @shuceibhassan ปีที่แล้ว

    Xariir heesihiisa horaa murti fiicnaa
    kuwa uu hada qaada waa un muqaal
    lagend weeye wiilka rer jararareed

  • @adnamaxmuud7924
    @adnamaxmuud7924 6 ปีที่แล้ว +1

    Hees iga dheh xariir waan tagera heesihisa hore usoco wllo

  • @nerez1485
    @nerez1485 ปีที่แล้ว

    heestan waxan raadinaayay mudo 8 sano ku dhawaad xasuus gaara ayey ii leedahay
    😢

  • @abdukarimabdulkhadir7307
    @abdukarimabdulkhadir7307 6 ปีที่แล้ว +10

    Xariir waad kabaxstay
    Best song❤️👍

  • @nimcomohamedabdi8885
    @nimcomohamedabdi8885 4 ปีที่แล้ว +4

    Heestan waxa moda iney iga hadleso 😭😭

  • @daaddoolaal
    @daaddoolaal 6 ปีที่แล้ว +62

    InTii Xariir Tagerta Like igu Qapta 👍

  • @khaalidhonest7080
    @khaalidhonest7080 ปีที่แล้ว +1

    4/6/2023 1;50 haben jimce ah ayan dhagaysanaya jiida hore ee dhabansar waa hes aad u macan inta jcayal qabyobay alahaydinka zaro like i sar

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 6 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaaaaaaaw inaba caaadi maaaahin heeeeeestan xiligii lajoogaba xagal daacsi mooye xishma kaama dheefe maxAA igu xariiirtaa sax walhi 👏👏👏👏👌😜😜😜😜😂😂

  • @abdirahiimmohamed4078
    @abdirahiimmohamed4078 2 ปีที่แล้ว

    Xushmad kaama dheefe
    Nacab igu xariirtaa, saa weeye lpx🙏

  • @najmahshirwa6545
    @najmahshirwa6545 6 ปีที่แล้ว +11

    Xarir fanan caadi hayn 🙌❤️

  • @somalibhai2279
    @somalibhai2279 6 ปีที่แล้ว +17

    Xarriir Axmed What A Talented Voice😍

  • @hamdemohamed9815
    @hamdemohamed9815 6 ปีที่แล้ว +2

    Xariir yare Noloow Germany 🇩🇪 ma laga yaba inad nogu timado waan ku jeclahay walaal qaaliya xariir

  • @inamohamed2491
    @inamohamed2491 6 ปีที่แล้ว +6

    Xarir fanan daganan qurux cod iskudarsaday Lkn Nasiib xumo xaaslaad tahay sxb

    • @ahmedaidid1570
      @ahmedaidid1570 6 ปีที่แล้ว +1

      farhiya mohamed hhhhhhh ma xaaska darted tagero ku waayay

    • @inamohamed2491
      @inamohamed2491 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed Aidid Hhhhhhhh haa nin naag qabo maxaan ka fa idaa Ahmed subscribe isaar bal

    • @ahmedaidid1570
      @ahmedaidid1570 6 ปีที่แล้ว

      farhiya mohamed hhhhhhh wn gartay lkn anaan xaas lahayn I taageer kkkkkk

  • @Nashadnalka13
    @Nashadnalka13 2 หลายเดือนก่อน

    Caashaqu xaq dhawr iyo
    Xurmiyo karaamiyo
    Xaq wuxu lahan jiray
    Kama haayo xagagee
    Maxan kugu xigteystaa
    Ma xumaato digashiyo
    Xujadiyo lurkagan
    Xiiso kugu qadaa
    Xajin kama dhamatide 🥺🖤 2024

  • @mohamedalimataan3087
    @mohamedalimataan3087 6 ปีที่แล้ว

    Heestan waxaa maqalkeeda iigu horeysay 1999 kii waxaana Soo deyn jirtay Radio Ethiopia

  • @kingabdirizakmukhtar
    @kingabdirizakmukhtar 6 ปีที่แล้ว +11

    Heestan waxay ahayd heesta aan ugu jeclahay markii aan DDsi aan kulaabtay

  • @queenislii
    @queenislii ปีที่แล้ว +1

    7/6/2022💔😭Xujadiyo lurkagaan xiiso kugu qaadaa really😭sideen kugu ilaawaa😭anoo xiriir yeeshey xitaa wan hilmaami la.ahay😭adme intaa iska guursatey iska nafiseysaa anigaa adunyadaan wxaan uga noolahay ma ogi really😭allow qalbigeyga iga saar adaa igu beerey awalkii akhirna adiga iga saari kri yaa rabbi🤲2/4/2023 haben axad 🤌❤️✨️

    • @zhaqirizhaqiri9174
      @zhaqirizhaqiri9174 ปีที่แล้ว +1

      Ani ku dawen apyo gbadh somali ah dhib kuma dawan kro

  • @fadumodhemandheman588
    @fadumodhemandheman588 5 ปีที่แล้ว

    Heeestaan waa iiixaxasuusta qalbiga taabanaysa caawa ayaan ka saaray jacankayga qalbiga go aan dheer 😭😭😭😭😭

  • @sacdiyoabuukar2926
    @sacdiyoabuukar2926 6 ปีที่แล้ว +1

    xariir fanan jira si karan ku tagaree😍😍😍😍

  • @AbdirazaaqAhmeth
    @AbdirazaaqAhmeth 2 หลายเดือนก่อน

    God. Ka. Somalida. Xarir. Axmad❤❤❤❤❤❤

  • @apdyrahmanmohamett4362
    @apdyrahmanmohamett4362 7 หลายเดือนก่อน

    2018 ilaa hadda waan jeclahay inan dhagaysto inkasto boogo aanka bogsadey dib udam qanayan

  • @rumanshankaron9949
    @rumanshankaron9949 6 ปีที่แล้ว +2

    woow xariir madax zare 😘😘😘
    hees shidan

  • @nimobilleomar2864
    @nimobilleomar2864 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi aniga igaba hadlaysa runtii beste song alla jacaylku xumaa qofki somara garan kara runtii

  • @yasminaragsan6994
    @yasminaragsan6994 6 ปีที่แล้ว +2

    Xariir 👏👏👏👏👏👏👏👏💔Nolow intey Nolol jirto

  • @safiyamohamed9544
    @safiyamohamed9544 6 ปีที่แล้ว +2

    Heestan anigaba xikagan IGA hadleysaa xldas ban kusugahy lkin insha Allah wan usamri

  • @caashahaboon2801
    @caashahaboon2801 5 ปีที่แล้ว +3

    Walaalyaal xariir Axmed cabdulahi horta waa qolom

    • @cabdiyare3762
      @cabdiyare3762 4 ปีที่แล้ว

      Haaa inolow xariiri Axmad

    • @ansihaji6665
      @ansihaji6665 3 ปีที่แล้ว +1

      ogaden weye🥰❤

  • @ayuubaarkaofficial7943
    @ayuubaarkaofficial7943 6 ปีที่แล้ว +5

    Www fanaan aan kadan beeyo inta taageerto like hala iisaaro

  • @naeimasaleban4384
    @naeimasaleban4384 6 ปีที่แล้ว

    Xurguf laysku sooriyo
    Hadduu xaalku laakimo
    Laxidhiidho waa nool
    Xubbi kuma siyaadee
    Xiskuunbaa nacayb iyo
    Naxli sii xantoobsada☺
    Hadalba gam

  • @nimanabdirahman8283
    @nimanabdirahman8283 6 ปีที่แล้ว +6

    First comment and first view 💪🏿💪🏿❤️❤️❤️❤️

  • @wadadatoosnaanta5912
    @wadadatoosnaanta5912 6 ปีที่แล้ว +3

    xiligii la joogaba xagal daacsi moye xushma kaama dheefee nacab igu xariirtaay
    ma ahan maxaad iigu xariiritaa

  • @abuubakarqaliif9336
    @abuubakarqaliif9336 6 ปีที่แล้ว +5

    ardadkaan tiro badnaa waxaasn islahaa waad ka garee liiska ugu horeeyaa glee ayaga wey buuxaan ba

  • @zahra-qu2tx
    @zahra-qu2tx 6 ปีที่แล้ว

    Xariir intiii tageersan wllyaal like haleyga hagran xariir hora usoco fanaan

  • @Qalbi_holcay
    @Qalbi_holcay 6 ปีที่แล้ว +13

    Inkastoo agteeda an Lagu dhagaysan karin heestu way Shidantahay.

    • @mahadabdi9751
      @mahadabdi9751 6 ปีที่แล้ว

      Born Gentle kkkkkkkk markay maqan tahay ka dhagayso

    • @kataraahmed8528
      @kataraahmed8528 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkllkkk

    • @jiijaahmed1776
      @jiijaahmed1776 4 ปีที่แล้ว

      Maka baqaysa kkkkk

    • @nasronasib
      @nasronasib 4 ปีที่แล้ว

      Walhi waan qoslay soomaali walaalayaalow ma qiira jabaan baad taqaanaan mise waan wada Rafaadsannahay dhamaanteen

    • @nasronasib
      @nasronasib 4 ปีที่แล้ว

      ⁉️

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan3242 7 หลายเดือนก่อน +1

    Heestani waa from khatumo to somaliland✍️

  • @bilanbellaofficial6662
    @bilanbellaofficial6662 6 ปีที่แล้ว +3

    wooooow Best Song Waanka helay Xaqiiqdii

  • @leylaalasow385
    @leylaalasow385 ปีที่แล้ว +1

    i'm still listening 3/1/2024😢😭😭💔💔😭😭

  • @deeqismail253
    @deeqismail253 4 ปีที่แล้ว +4

    ma xumaanta diGashiYo xijadiyo lurkaaGan xiiso kuGu qaada xajin kama dhamatide😓

  • @iqranuur6320
    @iqranuur6320 4 ปีที่แล้ว

    Xajigeyga ax iso direy hestan labo mar blse aniga xiligas uur ban laha wxb ban daremi jirin inksto jecla asiga hadane xaladan ku jiry qofki hoyo ah unba daremi kro mnta wn kla tagne asigane adunka ugu jeclahy bsle jecylkisa dhib iguma hayo o wn ka marme asiga jecylka aya ah mid dhib kugu hayo iyo mid an dhib kugu heyn alx inta gurigoda ayago is jecel u bur buray wxn leyhy iska samra mid wngsana allah idin siyo

  • @wacanmedia6728
    @wacanmedia6728 6 ปีที่แล้ว +15

    Somalia Maxamed subscribe and like isaara bro ilkace isaar pin

  • @abdikariimcadib1340
    @abdikariimcadib1340 6 ปีที่แล้ว

    wlhy raga waa fanaan ka krliyee aaan ka taaageero
    hore uzoco pro

  • @badrauk6940
    @badrauk6940 ปีที่แล้ว +1

    Habeen sabti Ah 29/7/2023💔😭

  • @ma5897
    @ma5897 6 ปีที่แล้ว +5

    Aleylahee Hees iyo Badh ❤📵💯💯💯💯

  • @zakisuldaan9975
    @zakisuldaan9975 6 ปีที่แล้ว +12

    Nice song xarir 👍👌☝️

  • @actionygproduction6845
    @actionygproduction6845 4 ปีที่แล้ว +1

    Inyaro khalad ah aya kujira (xubbi kuja siyaadee )xubbi kuma siyaade waye iska saax aya ila arkay😁

  • @azmishhapdirahman6461
    @azmishhapdirahman6461 6 ปีที่แล้ว +3

    Inaderky xariir ahaa😍

  • @hamdiomar9475
    @hamdiomar9475 4 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus 2016 xili dulufkegi hore alxm allaa jaceylkiisa iga dhamaye

  • @alonegirl9706
    @alonegirl9706 2 ปีที่แล้ว

    Xushmad kaama dheefe mxd igu xariirta🥺🥲

  • @sadaamkhalil5465
    @sadaamkhalil5465 6 ปีที่แล้ว +2

    der besste xariir ahmed Legend
    mach weiter

  • @MohamudwaliAhmednur-id1tf
    @MohamudwaliAhmednur-id1tf 8 หลายเดือนก่อน

    i’m still listening 😢😢😢😢

  • @najaxcaalin3290
    @najaxcaalin3290 4 ปีที่แล้ว +1

    AxyaaH jacayl hees aan aad u dhagayztoH😩

  • @ayaanbadan5580
    @ayaanbadan5580 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed wa ilmahayga abiihi runtii Ana jecla isagu ima jeclayn waayo malinkii uurka igu ogaaday igafogaaday runtii qalbigan ka oyaa anoo xamiila markan Waco telefanka iga qabanmayo waayo Maxamed mxaad qalbiga igajabinaysa oo ano xanusanayaa bad gabadh ilamida gursatay why sow midwalba been uma shegaysid ilhy waxan kabaryaya hadad idulmido in abaal marintiisa heesho

  • @abdikadirahmed2271
    @abdikadirahmed2271 2 ปีที่แล้ว

    Ma sadex naagaha lagu qabi jiray hadaad nin raga tahay maxaad iigu xiriirtaa maaha dhaqanka Diinta iyo akhlaaqda fiican sidatan

  • @guleidapdilahi7652
    @guleidapdilahi7652 6 ปีที่แล้ว +2

    Scapulimo wax ka wacan lawaa before guurka 🔥🔥💖💘

  • @chooseyourself4821
    @chooseyourself4821 6 ปีที่แล้ว +4

    First favorite song from this guy!!❤️🤦🏽‍♀️

  • @kingcmc1232
    @kingcmc1232 6 ปีที่แล้ว

    Hees iyo badh al fanaan xariir Ahmed king horay usoco

  • @elmiabdalle89
    @elmiabdalle89 6 ปีที่แล้ว +7

    aad iyo aad waa hees
    dhameees ah 🖒

  • @xariirallkadirmohamedyhhjk2476
    @xariirallkadirmohamedyhhjk2476 6 ปีที่แล้ว +1

    xariir inbadan kutageera codkaagane zaaid ban ujeclahy lkin halmar inaa xamar imado saan ujeclahy mamaleysan kartit