riyada libaaxa muxuuna tilmaamayaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 90

  • @xaliimoaxmed1331
    @xaliimoaxmed1331 3 ปีที่แล้ว +6

    Alle inta wanagsan hanawafajiyo insha Allaah🤲😭

  • @queengaraadqueen6907
    @queengaraadqueen6907 3 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan kuriyooday xalay libaax meel xayawaanka lagu xanaaneeyo ayaaa gari kugalnay dad sogalay ayuuuu cunay anigana gaariga kujiray lakiiin waaan cabsaday Naxay dadku cunayey ayaan arkayey Gabar ayaaan ahay dhinaca wanagsan ayaaan kaqaaadanaya ☝️ Nin wanaaagsan ama mushaakil igaso Afjarmay Alxamdulilah🙏

  • @aminamohamed8312
    @aminamohamed8312 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah tabarakallah jazakallah khaiyr Allah hakuxifdiyo adiga family kadabo and

  • @israsheikh7015
    @israsheikh7015 3 ปีที่แล้ว +3

    Walalo adigoo raaliya riyada libaaxa iifasir waliba adiga oo ka guulaystay libaax aad kacararaysay

  • @omarsharif9011
    @omarsharif9011 3 ปีที่แล้ว +4

    A/c walaale alaah ha ku xiftiyo waxaan ku riyooday anoo gurigeyga hor taagan baa cirka waxaa ka soo muuqday alwaax weyn oo u sameysan qaab sadex geesi oo sanduuqa ah siduu u soo socday oon u baqayey oon qaylinaya oo leh alwaaxa ila arkaay marba marka ka danbeysa iigu soo dhawaanayey waxuu ku dhacay guri igu dhigan 3 qayb buu u Kala dhacay waxyar kadib geed noo dhow buu again yaalay alwaaxii nin baa isku xirxiraya waxbaa ku qornaa ninkii baan waydiiyey oo ku iri ma ku caawiyaa maya buu igu yiri su,aal kale baana waydiiyey oo iri maxaa ku Qoran waxuu igu yiri suuratu nisaa. Jazakalaahu khayr

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame7310 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc abayo xagee aaday ma caafimaad qabtaa ♥️🥰

  • @queenaraweela3188
    @queenaraweela3188 3 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallah abyo Alle haku xifdiyo keep going

  • @halimoadem8051
    @halimoadem8051 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc abayo Alle haku xiftiyo
    Waxan ku riyooday anoo cabayad qurux badan oo madow xidhanaya anoo halkan ku xidhanayay laba nin marayan oon iska qarinayo si anay jidhkayga u arag Wa bilaahi tawfiiq

  • @deeqoahmad163
    @deeqoahmad163 3 ปีที่แล้ว +2

    Abyo waxaa kalo iso fasirtaa maama daris nahay ana waxaan dhahayaa meeshan wan ka tagaa dadkii dhan wey wada dhimanoyaa caadi ahaan wey noshahay maamada abyo iso fasir qeyr badan Alle haku siiyo

    • @Sabrinamedia1
      @Sabrinamedia1  3 ปีที่แล้ว

      Mamada oo dhimatay ma ku riyootay adiga?

    • @deeqoahmad163
      @deeqoahmad163 3 ปีที่แล้ว

      @@Sabrinamedia1 haa abyo

  • @xaluuma333xaluuma6
    @xaluuma333xaluuma6 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo jazakallah wax badn ba no faidaysay alle haku barakeyo cilmikaaga

  • @aragsan
    @aragsan 2 ปีที่แล้ว +1

    Xalay waxan kuriiyoday Libaax iso weraaray aniguna aniska dhiciinayo on dhagax turturayo Markan dhagax kuturo wa iga lexanaya

  • @amiraabdu1522
    @amiraabdu1522 11 หลายเดือนก่อน

    abyo libax aniga ii joga ilmaha ii hya ii faraxsan ku riyoday

  • @mohamudissa4698
    @mohamudissa4698 ปีที่แล้ว

    Hadii aad ku riyooto libaax labah oo xaaskaga si nabdgelyo ah u dabasocda oo guriga dhex socda mxay tahay?

  • @fahadkeynan5001
    @fahadkeynan5001 3 ปีที่แล้ว +1

    Walal gabar laqabo iyo gabar uur leh maahane raga kasoo hadal

  • @deeqoahmad163
    @deeqoahmad163 3 ปีที่แล้ว

    Asc abyo sthy waxaan ku riyooday xalay nin tuug ah ayaan arkay Alla tuug aan dhahay kadib wuu iso aaday inuu ikufsado ayuna tabay ana wan ka cararay saliga nabiga ayaan hore ka aqrinayi markii danbo askaraa iga reebty hurdadana waan ka toosay

  • @ruqiyoabdullahi7962
    @ruqiyoabdullahi7962 3 ปีที่แล้ว +2

    asc abayo ninkega waxa ku riyoda libaax oo bursnayo

  • @asiaahmed4856
    @asiaahmed4856 ปีที่แล้ว

    Waxan ku riyoodaa isagooo rbayasan
    Mar isoo meel iga fog marayaa
    Marna isagooo isoo weerara aan ana dusha ka fuulay kolba aaan wax siinayo

  • @Haliimatusadia
    @Haliimatusadia 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo waxad ii sheegtas riyada qofka buubo markasto waan buubaa way igu soo noqotay riyadaas cirka iyo dhulka dhexdooda ayaan buubaa anigoo ku faraxsan

  • @kaafiyafaarax3098
    @kaafiyafaarax3098 ปีที่แล้ว

    Ayaa Allah sidii khayrleh nooga dhig🤲

  • @aminamohamed8312
    @aminamohamed8312 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo mida nagta libaxa gosha ayada kasohadal mahadsanid

  • @nalka769
    @nalka769 10 หลายเดือนก่อน

    Waxa famo gadhan lee kaan jirtoo kuwan klee ma a dhagaysto❤❤❤❤❤❤

  • @nimcodeeq7679
    @nimcodeeq7679 3 ปีที่แล้ว

    waxan kuriyooday libaax waliba i eryanaaya wuu iqabty oo wuu idhaawacay lkin waan kabaxsaday aakhirkii

  • @safiaindhayare2385
    @safiaindhayare2385 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abayo qaali ah hor mar wcn 😍😍😍

  • @dhool_waabari_130
    @dhool_waabari_130 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc wllo ani waxaan ku riyooday laba
    riyo adoo raliya wllo iso fasir Allaah khyraan dhaman hakasiye
    Riyada la kulanka madaxweyne
    Riyada tahriibka
    1) anoo la kulmaya madaxweyne kaso ah muuse biixi
    Anoo meel fadhiya aad modo inaan xogaa feker ihayo oo meshuna tahay meel aan lagu badneen oo aniga iyo dhowr qof joogno ayaa waxa meel kaso muuqday silama filaana isago dhar qurxoon xidhan
    Madaxweyne kadibna wanso kacay farxad laabta igaliyey madaxana wuu iga dhunkaday
    siwacn ayuu iso dhowoyey anina kursigaygiban uga kacay kurisigaas oo uk ekaa kursi kaduwan kuwa mesha yaal quruxbadnana
    Cabaar buu ilajogay oo idhagysanayey anina arimo shaqo aan kala hadlay kadib wuu igatagy
    Riyada labaad
    2) waxan ku riyooday anoo tahribaya isla markaana doonracaya oo wadan kale usocda kadib mesha meel kasokaysan garnay halki aan usoconayna inaan lanagu yiri 10 cawa baxaysan

    • @Sabrinamedia1
      @Sabrinamedia1  3 ปีที่แล้ว

      Facebook igu soo darso codna isoo duib

    • @dhool_waabari_130
      @dhool_waabari_130 3 ปีที่แล้ว

      @@Sabrinamedia1 hye wllo maxaa kugu qoran ma isla magacan

    • @Sabrinamedia1
      @Sabrinamedia1  3 ปีที่แล้ว

      Fasiraada riyooyinka gobsan

    • @dhool_waabari_130
      @dhool_waabari_130 3 ปีที่แล้ว

      @@Sabrinamedia1 wankala so hadle fiiri wll

    • @waxbarshowanaagsan4273
      @waxbarshowanaagsan4273 2 ปีที่แล้ว

      @@Sabrinamedia1 Asc wll waxaan kuriyoodey ani lixaax erinaayo ii fasir wll

  • @deeqaluul750
    @deeqaluul750 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo allah ku xafido waxaan ku riyooday wiil an kala tagnay mudo kala maqanahay ayaan gaari wada saarneen gariga asiga iyo wiilala saxiibadiisa ah hore ayee sarnayeen way qoslayen ani iyo gabar isnaqaano gadal ayaan fadhinay gariga gadib video ani iyo gabadha ayuu soo saray wuxuu leeyahay wajigeyga inoo zoom ku soo dhaweeyo ayuu idhaha wataa gabadha jecelaa lkn aduun waa iska sidaan ana hurdada wan ka soo kacay maxee tahay abaayo riyadaas

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 3 ปีที่แล้ว

    Aniga waxaan ku riyooday Aniga iyo walaashay iga wayn oo isla socda Libaax meel duuraa uga soo boodaayo oon libaaxii aan dhagax aan ku Tuuray oon cayriyay

  • @ajmalquen2044
    @ajmalquen2044 2 ปีที่แล้ว +1

    Wxan ku riyoday asi goo igu So orday oo rapo inuu i cuno ane lugta ayaan ka dhawa cay kadip lugta Dhiig said ugu ibanayo kadibna Gurka iridiisa ayuu ifa dhisana ane waxaan daremay cbsi iyo murugo hurdada na sidi ayn kaga Soo tosy😭

  • @ayubmohammed8230
    @ayubmohammed8230 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll wxn riyo ku arkay libaaxyo aad u badan kuwas oo aad u tabar darna oo ay ka muuqatay daryeel la’an o magalka so galay kadib na werar iyo inay magaalka la waregan ayay bilabeen mxd ka dhihi lahayd wll fasirka riyadaas

  • @naimamahamed4488
    @naimamahamed4488 ปีที่แล้ว

    Libaax qof wato ayaa isoo bursaday kadib orod badan kadib libaxii iyo qofkii watay ayaa kudhahay gabadha waad ka cabsiisee raali gali wuu na iraligali intuu gacmahiisa kor uqaday ayuu madaxiisa hoos geeyay

  • @farhiyoisack3199
    @farhiyoisack3199 3 ปีที่แล้ว +2

    Shukrran abayo

  • @HiboCabdi-j4n
    @HiboCabdi-j4n 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fasiraada libaax aan dilay isoo fasir

  • @sagaliina
    @sagaliina 3 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo. Waxaan ku riyooday libaax weeraraya xoolo sida L'O gissi asigoo cunaya. Aniga meeshan taagana waxba iguma sameeyn. Mexey noqon karta riyadaas

  • @khadramohame936
    @khadramohame936 3 ปีที่แล้ว

    Asc waxan kuriiyoday ano libaxi cel celinaya oaan xadhig kuhayo waxan ahay gabadh an laqabin

  • @yusramaxamuud979
    @yusramaxamuud979 3 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo halkaan maka aqrisaa riyoyinka hadaa arakto iisoo jwb. dhowr habeen baa waxaa kuriyoday aabahey oo idhahaayo dr saciid ayaa kuguursanaayo ane aabo marabo ninkaan maxamedna ayaa ku celcelinayay mana aqaano qof saciid ladhaho abaayo maxaa kafahantay riyo miyaa mase gabar ayaana ahay

  • @qadejaahmed667
    @qadejaahmed667 ปีที่แล้ว

    I did see lion coming inside the house and go with me everywhere I go inside the house it’s was like one month seeing inside the house after couples month my big sister die 😭that’s was my biggest heartbroken I have in my life 😢until today I see my sister ❤in my dream😥before the day she die she call me and she told me that she was going to travel and she told me that she gets a gift for me 😢she said nobody have the gift I have for you me I couldn’t wait the gift next morning I get call from her and I miss her call she’s was telling me that she love me so much she left voice mail after couples hours I get call from my aunt she’s telling me that your sister die 😢😢😢😢❤I’m so sorry you guys when I’m talking my sister I get very emotional I don’t know what I write forgive me you guys.

    • @najmaabdirizak1105
      @najmaabdirizak1105 ปีที่แล้ว

      😢😢subhanallah my condolences dear may Allah bless her with Jannatul fardowz

  • @yasmena5170
    @yasmena5170 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyo Facebook gaga isii

  • @aminahassn1845
    @aminahassn1845 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc dhamntin wllo ninkanu is qabany mudo 10 bilood ah aay wuxu bilbay waan ku fury anigo aan waxab ku samayn anigi naxdin is aad keye waxan idhi wayahay meeliga foga bu jooga ilahay khayr hayga dhigo

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 11 หลายเดือนก่อน

    Asc abyo ilmahaeyga haduu riyodo

  • @hafsaabdisamed1739
    @hafsaabdisamed1739 3 ปีที่แล้ว

    Abyo waxan ku riyoodey libaaxyo aniga waan Ka fakadey zaxiipteyna wuu cuney isoo fasir

  • @haboonali7455
    @haboonali7455 ปีที่แล้ว

    Ani waxn kiriyode libax qolkeyga jifka kaso baxaayo intan qeyliyan ilmihi dhan laso carare asagana qolkan kuso xire asago qaracayo albabka ilahow qeer iiga dhig

  • @ummiummi7024
    @ummiummi7024 4 หลายเดือนก่อน

    Abayo riyada libaaxa wxu tilamamaya geeri waa sidee

    • @ummiummi7024
      @ummiummi7024 4 หลายเดือนก่อน

      I jawab abayo

  • @hamdixiis4437
    @hamdixiis4437 3 ปีที่แล้ว

    Masha allha hormar wacan abayo

  • @shukriabdullahi7967
    @shukriabdullahi7967 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo waxaan ku riyoodey wiil yar oo 12ahaa oo ahaan jirney oo 10bil kahor dhintey ayaan ku riyoodey asoo maleedahay dugsiyaa laguu furaa dugsiga quraanka asine aad ufarxsan Anne waa lafrxayey walipa wiilka ayaan hapsinayey waana wiil yar oo 12jir ah wiilkana asoo SAAS uyar ayuu ahaa mid akhlaaq wanagsan oo salaad walipana masjidka kutukta abihiis iyo familkiisna ilaa iyo hada derisaa nahay abihiisna waa macalin madarsad ayuu dhigaa abaayo iiga Soo jwb hadey micno leedahy 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😔

  • @HanialibashirHani
    @HanialibashirHani 4 หลายเดือนก่อน

    Riyada dumarkale lofasera mia

  • @xaluuma333xaluuma6
    @xaluuma333xaluuma6 3 ปีที่แล้ว

    Abyo waxn ku riyoday anigo jaranjaro ka dagaayo iso fasir jazakallah xbbti

    • @xaluuma333xaluuma6
      @xaluuma333xaluuma6 3 ปีที่แล้ว

      Waliba si dagn ban ugu dagayi ilaa an ka gaaro mida ugu danbeyso cabsi la an xaas ban ahy

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 5 หลายเดือนก่อน

    Wll riyada xun lama fasiro bilaa calayk

  • @Nationalchannel1960
    @Nationalchannel1960 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan beenbadnaa ninwalba been buu daldalaa saas waaye waxaan ucabo marwalboo

  • @muniirobintucabdalla9135
    @muniirobintucabdalla9135 ปีที่แล้ว

    Wllaly libax xaly nafti bu ikeny aniyo hooyo io abayo lkn wxba nma yelin alxm

  • @shamsoabukarmohamed3911
    @shamsoabukarmohamed3911 ปีที่แล้ว

    Ilhow run iiga dhiig 😢😢

  • @haniaadanxasan9934
    @haniaadanxasan9934 ปีที่แล้ว

    hadaa ku royodo anigo libax rabayad ah heesto Maxie noqonee

  • @iskufilanj9785
    @iskufilanj9785 2 ปีที่แล้ว

    Uura leyhy xaly ayanku riyoday lkn inan cafimad ka qaada ku niyeesanaya insha allah

    • @maymunqali158
      @maymunqali158 2 ปีที่แล้ว +1

      Abayo gabar wallashay OÖ uur leh aan ugu riyaday xalay

    • @iskufilanj9785
      @iskufilanj9785 2 ปีที่แล้ว

      @@maymunqali158 khayrka ubadi abaayo

  • @daaruqayrchannel2316
    @daaruqayrchannel2316 2 ปีที่แล้ว

    Walal waxan ku riyooday anigoo saaran nibiri aad u wayn hadaan amro amar kayga qaadanaayo meeshan rabo i gay nayo

  • @maryancali1436
    @maryancali1436 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan kuriyoday ano ibursanayo 🤕🤕🤕🤔

  • @xalimomuxamed5835
    @xalimomuxamed5835 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo wankusalamay waxaad iso fasirtaa riyadaan ninkeyga oo mobil lanahajiray intu soo cilad bixiyo oo weeyn isinaayo iyo simkar cusub ane an ubog bogayo laakin kiisa ayaa igala weynaay kuw isiyay

    • @Sabrinamedia1
      @Sabrinamedia1  3 ปีที่แล้ว

      Facebook igu so darso

    • @xalimomuxamed5835
      @xalimomuxamed5835 3 ปีที่แล้ว

      @@Sabrinamedia1 aboyo fesbofada iso dir linkigisa

  • @aymanboy6663
    @aymanboy6663 3 ปีที่แล้ว

    Inoo duulaaya ama daad qaaday ama libaax ila saaxiib ah ama madaxwayne dhunkanaaya

  • @OkOk-wy2qw
    @OkOk-wy2qw 3 ปีที่แล้ว +1

    War ani naftu werar iga jaray

  • @aishonour5059
    @aishonour5059 3 ปีที่แล้ว

    Waxaa ku riyooday libaax i ceyrsade an ka cararay

  • @nimcmahamed4323
    @nimcmahamed4323 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ku riyooday walaalkay oo dhintay oo la aasi rabo kabacdi aan arkay isagoo is rogaya aan hoyo ku yidhi uu nool yahay aan farxad la oyayo

    • @ziziliarisultan3361
      @ziziliarisultan3361 3 ปีที่แล้ว

      Insha Allah khyr barwaqo iyo guur ha ka dhigo riyada wllo Allaha ino xafido walalahen❤

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 ปีที่แล้ว

    💐💐💐💐💐💯

  • @abdiraxmaanyare2884
    @abdiraxmaanyare2884 3 ปีที่แล้ว

    Riyada libaax meel kuu fadhìis tay maxay tahay oo aad kalee xatay meeshuu kuufa dhiis tay

  • @quenridwaan5476
    @quenridwaan5476 3 ปีที่แล้ว

    Abyo riyo ayuu libax i cunay waanka dhunty balse wuu icuny mxy tahay hda ka hor buu i cunay mna aqaan 4 sano ka hor wye

  • @mrsayid3640
    @mrsayid3640 2 ปีที่แล้ว

    Waad KU mahadsan tahay wll ,xalay waxaan KU riyooday ,6 libaax oo nooca hada saaran shaashada ,oo aan KU dilayo baskoolad ,kawaran walaashayeey Marka la dilayo libaaxa , please wuxuu ilaahay Kaa garansiiyo iigu soo fasir allaah haku barakeeyee

    • @barooaflax
      @barooaflax 2 ปีที่แล้ว

      Maku fasiraa

    • @mrsayid3640
      @mrsayid3640 2 ปีที่แล้ว

      @@barooaflax haa hadii AAD cilmi u leedahay amase AAD wax ka baratay fasirka riyooyinka

    • @barooaflax
      @barooaflax 2 ปีที่แล้ว +2

      @@mrsayid3640 waxay riyada sheegeysaa in wax kasta oo gushaada lid ku ahaa inay baaba een aad guuleysanaysid,
      Wlaahu aclam.

    • @mrsayid3640
      @mrsayid3640 2 ปีที่แล้ว

      @@barooaflax mashaa allaah tabarakallaah jazaakumullaahu khayran jazaa,allaah sidaas haka dhigo wanag Baad inoogu fasirtay wllkayoow

  • @HassanAK145
    @HassanAK145 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga igu horeya eeh subscribe iiii saara yaqey

  • @yusufibrahim8970
    @yusufibrahim8970 3 ปีที่แล้ว

    anga waanriyoodaa

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame7310 3 ปีที่แล้ว

    Wcs sharafeey suaalo aan shàlay kusoo weeydiyey abaayo macaan igasoojawaab qeeyr badan allaha kusiiyo amiin ya rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @yasmena5170
    @yasmena5170 3 ปีที่แล้ว

    Private ayn rabaaa inan ku weydiyo abayo