Wll iskoolka markan jogan yara hadl badanahay qaladna wan iska illaliya intan karo xiliyada lahadlayana wan lahadla dadka lkin marka kle maha gurigana waa ii wax akhris iyo moobil marka qof caqliyar man noqonaya ixtiramka dadkana may igayareynayan isheg wan warere😍
ALLAHA KU SHARFO WLL ADAM WXN YARA DAREEMAYA WAXOOGA AALADA SOO GUDBINTA CODKA VIDEO YADAN DANBE INAANAY SIDII HORE AHAYN MARKA WLL HADAD U QASADEY WLL SIDII HORE AYA DHAGAYSI WACNEYD💝
Wll Aadpad u Mahadsan Thy wxan Aha Qof KafTan Badan Lkn La qadarin wll iftiin Ayad i NoqoTay iLahay Misanka xasanadka haku daro wacdigaasi qimaha Nadan mhdsanid
SXB WAANKU SALAAMAY AADAN WAXAN KU WAYDIIYAY HAL ERAY OO AN FASIRAAD U WAAYAY WAXA AY KU NOQONAYSO AF SOOMAALI WAXAY TAHAY ERAYGA SAXIIB OO CARABIYA MUXUU NOQONAY AF SOOMAALI UGU SOO WARCELI SXB WAAD MAHAD SAN TAHAY
imaamu shaafuci ayaa ardaydiisi wax u dhigayey kadibna lugaha ayuu soo fidiyey xoogaa ka dib ayuu u soo galay nin gadh weyn oo markaasuu xilqadii soo fadhiistay markaasuu ka xishooday oo laabay luguhii wax yar ka dib ayaa imaamu shaafici soo maray kelmad ah الرسول oo la macno ahayd mid la diray ninkii gadhka hamashkaa lahaa ayaa yidhi صلى الله عليه وسلم markaasuu fahmay inaanu waxba la joogin ee uu ku khalday gadh weyn markaasuu luguhiisi la soo kala baxay waa sidaa qisadu aadanow
Somalidu aamusnaanta waali iyo xanuun ayay ba u taqaanaa waxay kugu cadaadinayan maxaa la aamusantahay maxad la fikireysaa maxa dadka uga dhex baxday balaayo ayad maleegeysaa miyaa mise masiibo aya kugu dhacday malagu sixray idea qaldan maa aamintay so and soo on
waar heedhe aadanow ma waxaad sugaysaa intaan sida volcanaha u qarxayo maxaa ka siya barnaamijyadaadi codkaaga gartay kan klee ka daba gabyayaa muxuu yahay ma microphonekii ayaa kaa xumaaday mise adaa ugu talagalay haday xagaaga tahay inaga xidh please
Asc Walaal aadan bilaahi calayk dhowr jeer oo horena comment ayaan kuugu sheegay ee codka "eco" ah kasaar oo ka daa muuqaalada ama hadan si kale u dhigo codka soo laba noqonaya
Ajar iyo xasanaad allh kaaa siiyo oraahdada wanaaagsan
صمت لغة أقوياء
صمت لعة عظماء
صمت من فنون كلام
صمت من اسباب هيبه
Walal adaan adigo mahatsan cootkaga sidi horee kaadhig walal,❤️❤️❤️
Inta Aamuzan 👍 ♡ uzyaadkaH♡
Keep going wlll + ustaad hormar wacan ban ku leyahay
Wll iskoolka markan jogan yara hadl badanahay qaladna wan iska illaliya intan karo xiliyada lahadlayana wan lahadla dadka lkin marka kle maha gurigana waa ii wax akhris iyo moobil marka qof caqliyar man noqonaya ixtiramka dadkana may igayareynayan isheg wan warere😍
Masha Allah ❤️❤️❤️
Aan gaarsiino guys qofkaan wanaaga nalajecel 500k hadii aan awoodi lahaa waankugaarsiin laha ustaad hore usoco 💯❤
Mahadsanid macalin
Alla maxay baraha bulshada dad hantaatacaa joogaan.
My teacher khadar Adan cali📖📚📝❤
Hore u soco
Masha Allah ilaahay maanka hakuu barakeeyo walal aamiin
Masha Allh keep going 🥰👑
Mahadsanid
Salaam ustaad.❤
Aadan zxp cadka bdla
mahadsanid aqoonyahan aadan
استاد جزاك الله خيرا 💯💯💯❤❤
Wcs abti qali
M.a walal mahadsanid inbadan
ALLAHA KU SHARFO WLL ADAM
WXN YARA DAREEMAYA WAXOOGA AALADA SOO GUDBINTA CODKA VIDEO YADAN DANBE INAANAY SIDII HORE AHAYN MARKA WLL HADAD U QASADEY WLL SIDII HORE AYA DHAGAYSI WACNEYD💝
geesi waxtar badan guulayso wll
Scw scw scw scw scw scw❤
Aadan
Thnkd lkn cid wax ka badal wll
Jazza Ka Allah Aadanow
Thanks ustad 💯💯💯
Mhdnsd ustade
Saxiib waa ku taagira waana ku xidhan ahay video lkn bar yahan danbi codka wax aa ka khaldan aan u malaynaa maad ka hagaaji sid thank you
Aadanow sxb maahmaahyooyin noosoodiyaari
Waan u heelanay maqaaladada abti
Waan kaa diiday sheekh cuqdad buu qabaa nin aamusan
#Ustaad cod kan iska daba dhacaya iska hagaaji
Frist person.
Mhdsanid uztad
M .a
Wll labada cod naga day ee hal cod ayan u baraney
Aadan sahan
Wll Aadpad u Mahadsan Thy wxan Aha Qof KafTan Badan Lkn La qadarin wll iftiin Ayad i NoqoTay iLahay Misanka xasanadka haku daro wacdigaasi qimaha Nadan mhdsanid
Aadan sxb qliH horay usoco waxan kuu rajaynaya intaa iyo inkabadan
Thanks
sax Sax
I love to listen you brother but Why You Changed the Voice Nowadays, Can you Please bring it back to How it Was?? That’s Would be Good please…
bro af somali kuhadal. qofka lahadleyso waaa somaliye luqadada kufaan
Yes me to I tell him to changes this voice
Wllo ku hadla af soomaali waaxey dadkan aadan sahan miyaa English ku hadlaya subxanallah...
@@GaBal_DaYe Haye Walaal bal u Sheeg Adiga uun, Kolay Anigu Waxaay ila tahay inuu Fahmaye, Mahadsanid.
@@worldfootball2522 Haye inshaAllah Waanu ku Hadli doonaa, Mahadsanid
Horaa loo yidhi " af daboolani waa dahab"
Sxb Aadanow Codkaan Soo Laban Laabmaya Wax Ka bedel Mahdsanid Wll Mcn 🙏❤️
Keep going zxpqali
Mahdsanid brother, Vocalka aad ku duubayso ayaamahan wa noise miidhan naga habee inshalah oo sidiisi hore kusoo celi
Waan kusalaamay aadam
Wr nio bal codka hagaaji xoogaa ayaantaan si baad u badashaye
SXB WAANKU SALAAMAY AADAN WAXAN KU WAYDIIYAY HAL ERAY OO AN FASIRAAD U WAAYAY WAXA AY KU NOQONAYSO AF SOOMAALI WAXAY TAHAY ERAYGA SAXIIB OO CARABIYA MUXUU NOQONAY AF SOOMAALI UGU SOO WARCELI SXB WAAD MAHAD SAN TAHAY
Wlo aadan codkagi hore soo celi ayaamahan cod kaaga uusoo noqnoqonayaye innaga hagaaji
dadkale ayaa hadalka ku nafisa oo qofka aamusan cuqdadlow aamusnaanta
Aamusnaanta waa dahab.
Mahdsand
Mashalaha muuqal Ka waxan Ka dhexe arkay calan kayga
Adan mlmahan comentigu u xirna mxa hely 😥🤭
Thank u zhp qli
Wll aadan codka fasiixkadhig Mix kan labaadkasaar sifiicanloomamaqlee
Af kaba dahisu wa dibnaha oo la yidhi ki dabolan wa dahabe
Codkan echo ga ah kadaa Aadanow sxb runtii sidi hore ayey ku fiicnayen codadkeenu
Mash aallh lakin wll aadan codka xoogaha naga habeey🙏❤
First...
Please keep the echo on your voice 🙏😭.
Wllo aadan codka tashuushka kasaar
Codka danbe labada yacni
Wlh waxan ku dharanaya magaca allh hadalkagasi wax badan ayuu iitrayay mahadsanid
imaamu shaafuci ayaa ardaydiisi wax u dhigayey kadibna lugaha ayuu soo fidiyey xoogaa ka dib ayuu u soo galay nin gadh weyn oo markaasuu xilqadii soo fadhiistay markaasuu ka xishooday oo laabay luguhii wax yar ka dib
ayaa imaamu shaafici soo maray kelmad ah
الرسول
oo la macno ahayd mid la diray ninkii gadhka hamashkaa lahaa ayaa yidhi
صلى الله عليه وسلم
markaasuu fahmay inaanu waxba la joogin ee uu ku khalday gadh weyn
markaasuu luguhiisi la soo kala baxay
waa sidaa qisadu aadanow
Sxb codkaaga wax kabadel pls
Sidii hore kusoo celi
introverts
Sxp codkaaga sidii hore kadhid iska qaad 2dhawaqa
Aniga waxaan joogaa duuleedka hargeisa buuq maleh
Anuu mahadal yari mana hadal badan
Dhexdhexaad
Wllahi aniga waxaan ahay qof aamusan dadka hadalkoodane waxba igama galin waayo nolosheyda weyka dagantahay iyaga😊
Sxb Aadan mahadsanid xagee kaala SOOXIRIIRAA??
.
Wll adam codkaga ka reeb echo waayo fahankii waxaad soo gudbinayso fahmi mayno mahasanid
inader codkaag codka kadabdhacaya maad naga yareysid waxaba lagama fahamyee
Wll bartmaha magaalada ayan deganhay oo apartment ah siden kuhelaa markaa Mel dagan...
Maalmahan duubistaada ma habboona ee bal dib u eegid ku samee wll mahadsanid
Aadanow codkan kaa daba yeedhaya pls kasaar sidii hore ayaa dhaantay ee sidaa noogu wad
Waad mahadsantahy
Adan wllo video danbe codka naga hagaji wllo
*Aadanoow buuga cali cizat begovic & buuga dagaalka sirdoonka qarniga 21aad nalasoo gaar o lasoo dhaqso adigo mahadsan*
Abti wxaan Kas daba hdlya fdln ka reeb
Kadaa ustaad codkan labaad si fcn looma maqlee
Introvert ahaaan, waadno hadashay manta in bdn ba maxaa kaa khaldan lanala lahaaa. Oo dadka soo dhex galyo iyo wax lamaida nalagu wareeriyey. Maba oga noloshayadu inay ka dagantey. Hahahaha
Walal adan cotka so lalawatka ee mikrafonka add malofahmayo ee cotken cadiga aha noguso celi wall
Somalidu aamusnaanta waali iyo xanuun ayay ba u taqaanaa waxay kugu cadaadinayan maxaa la aamusantahay maxad la fikireysaa maxa dadka uga dhex baxday balaayo ayad maleegeysaa miyaa mise masiibo aya kugu dhacday malagu sixray idea qaldan maa aamintay so and soo on
Ustad dhawaqa so no noqonaYa
Waxa ka fiicna so duupisti hore
Sxb heekada kdaa pls
Walaal please amein dheh in ilaahaay io rumeeeyo riyadayda
Amein maa ii dhihi waydeen
waar heedhe aadanow ma waxaad sugaysaa intaan sida volcanaha u qarxayo maxaa ka siya barnaamijyadaadi codkaaga gartay kan klee ka daba gabyayaa muxuu yahay ma microphonekii ayaa kaa xumaaday mise adaa ugu talagalay
haday xagaaga tahay inaga xidh please
Heeso bilaa music ah halkan kala socda sxbyl
th-cam.com/video/S1XrFA8-I_k/w-d-xo.html
Halal Music.💚
Adanow zhp maxay tahay xeeladan uu dhawaaq hadal kaagu u dhacayaa ?
Waxaan ahay zhp kugu la bahoobay barta sahanka xogaha.
Maanan arkin wx ka fican kali ahaanshaha io amusnaanta maskaxdana ad ka shaqysiisid
Asc
Walaal aadan bilaahi calayk dhowr jeer oo horena comment ayaan kuugu sheegay ee codka "eco" ah kasaar oo ka daa muuqaalada ama hadan si kale u dhigo codka soo laba noqonaya
Kip up wll pin igu qabo
Sxp vedioyada noosoobadi nio
Hadalka ma laxan ayaad saartay ustaad
Afdaboolan waa dahab
Sahan codkan badal
Cod ka labo noqod ka ka daaaa
Maah maah waxaa jirto dheheso:
WORDS SHOULD BE WEIGHED NOT COUNTED.
War maxaad english ka dooneysaa ma soomaligi baa dhamaaday
Mhdsnd sxb
Adanow codku wuu Soo laba dhayaye