NIMCO DEGAN | XASUUSTII DHUULE | HCTV 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 77

  • @mahamedbilal1932
    @mahamedbilal1932 4 ปีที่แล้ว +3

    Hadi xudaydi Nimco Dagan yidhi Anika wa i Nimco DAWO FROM JIBUTI MACANEY AAD Ayan u xisa hesahaga wll qaliyey masha allah

  • @fdarab1030
    @fdarab1030 5 ปีที่แล้ว +5

    Top top top sadaxada qof e an arkaba sii garan u jcly wlhi I love you ❤️ Nimco dagan iyo Nimco yasmin iyo sagal Mustafe wn edin tagera wle nolada lagaando jira tiine 🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️🙋🏻‍♂️

  • @saynabjaamac3943
    @saynabjaamac3943 5 ปีที่แล้ว +18

    2 nimco ilahay haydiin daayo Hana idin soo hadeeyo mamayaal

  • @mawliidelmihaange7574
    @mawliidelmihaange7574 5 ปีที่แล้ว +1

    Cadi maha Nimco dagan wey keentey really heestaan waa heesaha ugu shidan cumar dhuule

  • @ibrahimiiman2587
    @ibrahimiiman2587 5 ปีที่แล้ว +2

    Xalkeeddi ayaad dhigtay Habo; codka Alle hakuu barakeeyo

  • @100somalilanderburco9
    @100somalilanderburco9 5 ปีที่แล้ว +6

    nimco degan what a beautiful lady, quruxley masha allah💕

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 5 ปีที่แล้ว +3

    waaaaaw kooxda musiga tumaysa ee Hargeisa Band ayaa macalimiin ah

  • @sayidcabdale7822
    @sayidcabdale7822 5 ปีที่แล้ว +3

    Nimco degan waad shidantee is astur

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 5 ปีที่แล้ว +5

    Woo nimco degan you so sweet mashallah sister x x

  • @abdirizakhal-door7293
    @abdirizakhal-door7293 4 ปีที่แล้ว +2

    Mise Labo Codlaysaye
    Caataad Katahay Wali...
    Always Old Is Gold

  • @asalcabdalesaciid531
    @asalcabdalesaciid531 5 ปีที่แล้ว +1

    Nimco dagan 💖💖💖💖💖💖

  • @abukar5553
    @abukar5553 5 ปีที่แล้ว +1

    Indr maxaad heesta saas ugu garatay

    • @safaxiis9043
      @safaxiis9043 3 ปีที่แล้ว

      Xagee ka dhacday shiinow

    • @abukar5553
      @abukar5553 3 ปีที่แล้ว

      @@safaxiis9043 waan joogaa waa tuma

  • @MrQoolaab
    @MrQoolaab 5 ปีที่แล้ว +8

    Belo kula wiiq wiiqlaysaye fanaanka heestiisa haku ciyaarin

    • @haaheehuu2020
      @haaheehuu2020 5 ปีที่แล้ว

      2009 Ayaay Qaaday heestan, bilaa effect waana codkii original ka ahaa.

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 5 ปีที่แล้ว

      walaaahi waad iiga qoslisayyy looooooooool

  • @sayidcabdale7822
    @sayidcabdale7822 5 ปีที่แล้ว +3

    Nimco yaasiin caraale ex ciyaal sheekh

  • @craxmaanmuuse510
    @craxmaanmuuse510 4 ปีที่แล้ว

    Ma arkaysay layguma dhaga hadlo anigee favour halkaan la maray. Mo ogtahay curyaankaba hee in ay ku ci ra qaataa inay ku cilmi qaataan inay cimri qaataan berigan ku heesay may dhawayn. Makala dhigaa. Laba xiisadood bay qaadan. Sidaas u garo degan yaray. Difaac no five baad waligaa ahayd xaaawa meedhan ku dhashay. Qoraana waan ahay.

    • @craxmaanmuuse510
      @craxmaanmuuse510 4 ปีที่แล้ว

      Waa iska kaftan intaa horee. Midab aan casaan iyo cawlaan iyo madaw ahayn daymada cajibiyaa lagu caajiseeniyo waxad tahaymas ciideed. Xuubka maska. Maaaaaariiiin caro edeg wali lagama yaqaan aduunka. Shanta waawayn buu ku jiraa midabkaasi oo inagoi dad ahsomaaliya mariiiin. Diirka inna saaran baa caykaas ah lakiin maxaaka dana eddeg oodan gooni ulaahay dadka bal sida kale hanooga dhex saarin addd iyo disadddd ba waynu leenahay gooninimadu.

    • @craxmaanmuuse510
      @craxmaanmuuse510 4 ปีที่แล้ว

      MAAAAAAAAARIIIIIIN. MARKA LAGU WAYDIIYO. MARKAABA DHEH MAAAAARIIIIN. OK
      SOMALI AFRICA GEESKA AMA HORN OF AFRICA OOOOF. SOMALIA SOMALI AF SOMALI HOOYADAYO WAAAAAA SOMAAAALIYAD TAAAA AFKEEDA AANU KU HADLAYNO SIDAA ISKU CADEEEYA.
      B. REER GUURAA ISLAAM SAME DHAQAN MIYI ......

    • @craxmaanmuuse510
      @craxmaanmuuse510 4 ปีที่แล้ว

      Car yaaa tooska ku shida jinniyadda jinsiyadda waligayo bal aanu ekaano ethopian iyo kiinaya ka keeeenaya meesha fog dad hayna soo raajiciyane. Waar 22 ga islaamkaanu ku jirnaaye sida kale shuqul iskuma lihin ma darmaaanta diday baaaaan u jeedaa haw bixina is qaaali gareeya .

    • @craxmaanmuuse510
      @craxmaanmuuse510 4 ปีที่แล้ว

      WAA LANA YIDHAA MAGACYADSYDA AYUU KA MID YAHAY. FARRRRRROW. GOID FOR US.

    • @craxmaanmuuse510
      @craxmaanmuuse510 4 ปีที่แล้ว

      Kaftankiiiiii bay rabaan. Citeeey ma noogtadii citayda saarayd yaaaaa.
      Ilfuuulo faankuufar screw. Waxaaaas bay ka helaan hois uwada qoslaaaaan. Joke. Juuuustana u dhow. Kkkkk hhhh.

  • @MokhtarAhmed-ez9rb
    @MokhtarAhmed-ez9rb ปีที่แล้ว

    ok

  • @fowsiocadey7132
    @fowsiocadey7132 5 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan markuu cumar dhuule qadaayo ugu caawiya

    • @selfieboychannel8338
      @selfieboychannel8338 5 ปีที่แล้ว +2

      (Caku talo aduun ) ayaaa ladhahaa abaayo cumar dhule kuluqeeya hees shidhan waaye waa kusoo diray link 👆

    • @ahmedtaajir5829
      @ahmedtaajir5829 4 ปีที่แล้ว

      Heesta magaceda "Caku Talo Aduun" ayaa la dhahaa hada ka hor waan ka dhageestay TH-cam-ka hadase waan ka waayay

  • @dholecadedholecade9141
    @dholecadedholecade9141 4 ปีที่แล้ว

    Hesta qaaci saw

  • @somalidhabah1485
    @somalidhabah1485 5 ปีที่แล้ว +2

    Qofku Markuu weynaado cirrada ku qurux badanaa lkn cirro la daweeyo qurux maleh dhalintay ku fiican tahay timaha madawga iyo xaadu ilaahay cilmigiisa weeyaan

    • @Ayan-jd2pv
      @Ayan-jd2pv 4 ปีที่แล้ว +1

      Gabadhan daa aya cirro uga sobaxdau mabaa garin secamal adi

    • @sarahussein5872
      @sarahussein5872 3 ปีที่แล้ว

      Kolay nin bad tahay nimanka waxa l'a yimade

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 5 ปีที่แล้ว

    Caku talo aduun ya salaaam😍

  • @yusufkarami8309
    @yusufkarami8309 5 ปีที่แล้ว +3

    NIMCO BEAUTIFUL WOMAN IN THE WORLD

  • @seadhuad2445
    @seadhuad2445 5 ปีที่แล้ว +2

    Nimco ehlusharaf

  • @khadraabdillahi723
    @khadraabdillahi723 3 ปีที่แล้ว

    Balbalaarka hargeysa

  • @nimcaancabdi9835
    @nimcaancabdi9835 3 ปีที่แล้ว

    Wa ceeb heesaha raga inay dumarku coby kadhigaan

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase 4 ปีที่แล้ว

    Qoftaan Hesaha ninka maxaa daba dhigey Abwaan Usameya Miyey Weydey

  • @ibrahimofficial9539
    @ibrahimofficial9539 5 ปีที่แล้ว +1

    Adeego walaasheed ayaa fadhideeh nimco Yasin.

  • @cabdilibaan7198
    @cabdilibaan7198 4 ปีที่แล้ว

    Axyaa hees

  • @hamdimocow1594
    @hamdimocow1594 5 ปีที่แล้ว

    Heestan ninkida hori. Ha lo daaro Farahs caruurtisa dayaci nin sonalia waa shalmad. Raac 😂

  • @ali09ify
    @ali09ify 4 ปีที่แล้ว

    Lol

  • @khaddaradamios7117
    @khaddaradamios7117 4 ปีที่แล้ว

    Nimco naag somaliyeed oo ka body qurux baden lama arag mansh alah

  • @somalidhalada1960
    @somalidhalada1960 5 ปีที่แล้ว +3

    😁😁😁habar maseer la barartay cabaad lagama waayo

    • @qawlqurux200
      @qawlqurux200 5 ปีที่แล้ว +2

      Waar inanta ka hadh waa dhal fan qurux bay u dhimanysa cadaw geed cagta hoosta

    • @moogedheere2084
      @moogedheere2084 5 ปีที่แล้ว +1

      @@qawlqurux200 ani wey isoo jiidatay cuamar dhuule maa dhalay

    • @qawlqurux200
      @qawlqurux200 5 ปีที่แล้ว

      @@moogedheere2084
      Maya mahamed mogee' khadra dahir' xamda qeen' qalinle' ayay isku meel ka so jedaan waa reer faneed

    • @moogedheere2084
      @moogedheere2084 5 ปีที่แล้ว

      @@qawlqurux200 hhhh dadkaa tirisay qaraabo ma ahan waa isku qabiil lkn dhamaan waan tageeera inta xamda ka aheen xamdana ma aqaano

  • @iliasdulken3465
    @iliasdulken3465 5 ปีที่แล้ว +2

    Makusoobaxaysid hestan, hadikadib heesaha iska eeg inaad qaadi karaysid iyo inkale

    • @fggg42
      @fggg42 5 ปีที่แล้ว

      Qalad hees nin inee qaado

  • @faizogenyo3099
    @faizogenyo3099 5 ปีที่แล้ว

    hees mcn

  • @abdiali2249
    @abdiali2249 4 ปีที่แล้ว

    Mise laba codlaysaye
    Caataad ka tahay cuud

  • @suleekhaabdilhi4465
    @suleekhaabdilhi4465 5 ปีที่แล้ว

    Tana mahesihi cumar bay dhaxalu heshey

    • @munahassan8131
      @munahassan8131 4 ปีที่แล้ว

      cumar heesta waxa siyay nimco adeerkeed cumar dhuule heesta waa qaadi jiray haday qaado murtidii adeerked ceeb maha heesaha muetida leh anaga lahayn guul somaliland

  • @suadhayd4337
    @suadhayd4337 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah ma TUN WEYN tii Baa

  • @kafiyanoursouleiman3074
    @kafiyanoursouleiman3074 5 ปีที่แล้ว

    Abyo qrx thy lkn nin kumaso hawaysanayo hilibka iska rid bisinka

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 5 ปีที่แล้ว

      Qaar baa ka helo oo igu wareeriyayba . Wuxu ugu yidhi hargeisa xafADee bay ka gashaa aan soo salaamee

    • @kafiyanoursouleiman3074
      @kafiyanoursouleiman3074 5 ปีที่แล้ว

      @@alihassa2295 hhhh xas si walalnimo ULA tali

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 5 ปีที่แล้ว

      @@kafiyanoursouleiman3074 oo wll maxaan ku yidhaahdaa

    • @samadoonhaji90
      @samadoonhaji90 5 ปีที่แล้ว

      Yes

  • @buuloxaaji7809
    @buuloxaaji7809 5 ปีที่แล้ว +3

    Islaantan ma ooyeysaa mise waa heeseysaa,,,,🤣🤣🤣🌏

    • @duaalesomalilander5452
      @duaalesomalilander5452 5 ปีที่แล้ว

      nacas dhareer leh oo kiniinkii waalidu ka dhammaaaday oo iska hadlay ayaad tahay

    • @balqisali2552
      @balqisali2552 5 ปีที่แล้ว

      Cumar dhuule heestii cishonoolba aduunyo

  • @abdielmi6419
    @abdielmi6419 4 ปีที่แล้ว

    stupid cameraman playing with the people's eyes.

  • @seadhuad2445
    @seadhuad2445 5 ปีที่แล้ว +1

    Nimco ehlusharaf