NIMCO DAGAN | XASUUSTII WAAYO WAAYO SAHRA AXMED | CAWEYSKA ASMA SABAN 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 555

  • @kenza11
    @kenza11 4 ปีที่แล้ว +137

    Nabiga kusaliyaa wll Scw Scw Scw❤
    Like Hayla dhaafin♥

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 4 ปีที่แล้ว +22

    Wooow nimcoy halkeedii baad dhigtay heestii boqoradii sahra ahmed alaha u naxariistee more baan kaaga fadhinaa👏👏👍🏼

  • @gaaxkayse2071
    @gaaxkayse2071 4 ปีที่แล้ว +255

    Inta jecel nabiga like isaar

  • @saedpzhe4454
    @saedpzhe4454 4 ปีที่แล้ว +24

    Sahra Axmed jaamac
    Alle Hawnaxariisto
    Nimco Dagan Fanaanada reer Masale 😂👍

  • @Mudane-
    @Mudane- 4 ปีที่แล้ว +13

    Heestan waa riwaayadii madeys aduunyaduu dadkuna wey matalayaan Abwaan maxamud Cabdulahi ciise sangub Aun codkii sahra axmed jamac iyo maxamed axmed dhabarloow Aun dhamantood waa xasuus qaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️🇸🇴🇸🇴

  • @amalqueen4890
    @amalqueen4890 4 ปีที่แล้ว +22

    Nimco dagan quruxda ba ka quruxbadanay qaraami cid kaga daba dhufan karta ma jirto manshllah ilahay isha cadawga haka haayo walaalo

  • @nashaadabdi8595
    @nashaadabdi8595 4 ปีที่แล้ว +18

    Nimco degan qurux ku jecliyaa noola isha cadawga allah haka hayo wllo

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 4 ปีที่แล้ว +25

    Nimco dagan queen of Somaliland ilahayow ku xufti adiga iyo caruurtadaba.

  • @johrofarah916
    @johrofarah916 4 ปีที่แล้ว +6

    Kii yaraa ee dumarka buur buuran u heesi jirey yuusan arag islaantaan.
    Wadigaan kashbacay kadabkeed goyey sii kala fidee. 🥰🥰

  • @aasiyaaxmed796
    @aasiyaaxmed796 4 ปีที่แล้ว +4

    Dadkaygii dhiiga iyo dhuuxa ❤️🤍💚 Qurux iyo xarago hidaynu ulenahay Walle ❤️❤️❤️ masha allah

  • @mohaaali1795
    @mohaaali1795 4 ปีที่แล้ว +134

    Walal waligey 100 like ma gaarin alle qeyr haku siiye like👍❤

  • @Rana_barbi
    @Rana_barbi 4 ปีที่แล้ว +23

    Nimo qurux badn🥰 darted hadad utimi liketa xun hayla dhafin👍

  • @sadiqhersi5968
    @sadiqhersi5968 4 ปีที่แล้ว +6

    Manshallah my favorite singer nimco Dagan.. Love you all the way from Minnesota ♥️

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 4 ปีที่แล้ว +4

    Wooow goobti baa isku aragtaye Mansha allah nimco degen quruuxey Nice voice ayuu allah siyeey

  • @mahuraanmedia7303
    @mahuraanmedia7303 4 ปีที่แล้ว +5

    Nimco Maxamed Cabdi ( Nimco daggan ) iyo heestii beerqaad Maasha allah si fiican bay u qaadey

  • @abdirahmaanmelbourne5782
    @abdirahmaanmelbourne5782 4 ปีที่แล้ว +18

    Nimco degen inta ila aaminsan inay hargeysa shiday siday uga soo noqotay UK like hayla dhaafina

    • @blacklyricsfm330
      @blacklyricsfm330 4 ปีที่แล้ว

      IlahaY dartii iGu cumaamaDaH subscribe
      ⚫️
      ⚫️
      ⚫️
      ⚫️
      ⚫️
      ⚫️
      ⚫️
      ⚫️
      ⚫️

    • @blacklyricsfm330
      @blacklyricsfm330 4 ปีที่แล้ว

      IlahaY dartii iGu cumaamaDaH subscribe
      ⚫️
      ⚫️
      ⚫️
      ⚫️
      ⚫️
      ⚫️
      ⚫️
      ⚫️
      ⚫️

    • @blacklyricsfm330
      @blacklyricsfm330 4 ปีที่แล้ว

      IlahaY dartii iGu cumaamaDaH subscribe
      ⚫️
      ⚫️
      ⚫️
      ⚫️
      ⚫️
      ⚫️
      ⚫️
      ⚫️
      ⚫️

  • @idontcare6856
    @idontcare6856 4 ปีที่แล้ว +7

    Habo #Nimco Dagan Barteeda Ayaad dhigyay Heesta AllaaH hanokadayo Habo qaali 😍😘AllaaH Ha U Naxariisto Sahra Axmed Qabriga AllaaH ha U nooro Janatul Fardowsa Aclaa AllaaH haku casuumo 😟😔

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah, Asma Saban hambalyo Allah hakuu barakeeyo reerkaaga cusub, il cadowna Allah idinma tuso 🙏🙏🙏🙏🙏❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 4 ปีที่แล้ว +21

    Nimco degan
    Edo waad dhigtay halkeedii

    • @Sumaya_iran
      @Sumaya_iran 4 ปีที่แล้ว

      Hussein suudi ceeb Edo ha dihin gabarta abooyo deeh

    • @husseinalihassan5121
      @husseinalihassan5121 4 ปีที่แล้ว +2

      @@Sumaya_iran kas yari weedho qaldan iyo qumanaan reer koonfurbaan unacey
      Haddey eedo ii tahay sideen abaayo u gu oran🤔

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 4 ปีที่แล้ว +2

    Nimca Degan sidii ay Somalia u naceysay waa dilaaci rabtaa Maasha Allaah is bar qabo cunsiriyad ayaa tahaye Soomaali waa mid 💙💙💙

    • @hibolucky5523
      @hibolucky5523 4 ปีที่แล้ว +1

      Faceed Karoon folxumadaas nagala maqantahay hday aqli ledahay saas haisku dhaanto

    • @aryanali6527
      @aryanali6527 4 ปีที่แล้ว

      Ma khasabaa 😂😂😂

  • @cabdikariin_offacial9003
    @cabdikariin_offacial9003 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah wlhy halkeedey dhigtay alle haku xafido wllshy nimco degan ❤

  • @jirfe
    @jirfe 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaakhii reer sland ilaahay dartii waan Iska jeclahay dhinacwalba markaad eegto fanka horumarka nabadgelyada soomaali jeceelka waa number one. .Ethiopia ereteria ayaay dawladnimadooda siisay. .Sudan.... south Sudan baay xorimadooda siisay ..why baan inaga ugu dheganahay sland

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 4 ปีที่แล้ว

      Xasidnimo intad adigu garatay madaxdinu ma garanayso lakin Somaliland waligeed ma ku noqonayso midnimo dhimatay markaa iyagaa dali oo dan u hadhi adiguna waad mahadsantay.

    • @queenluula2294
      @queenluula2294 4 ปีที่แล้ว

      Somalidu wa miskiimo dhintay dhamantod s/lan 30yr bey nabad heysta hadana hormar kama aragno, Lamiyada ma dhisna Madaarka magaaloyinka Ma shaqeeyaan kan Cigaal bis aha shaqeeya Internetkaa ugu yar jabuuti bey kaso jiitaa ayagoo xeebta weyn ee berbera heysta, Soomaaliyada kale ayaduna nabad maleh marka wa dad dhimtay. Adunyada 100yr bey naga horeysa aqligeena show iyo hees buu noqday

  • @ahmedsadiq6333
    @ahmedsadiq6333 4 ปีที่แล้ว

    Very good Qoftaan waa inay Heesihii sahra Ahmed oo dhan Dib u wada qaaddaa. Waayo Codkedo way koobiday Guulayso Ader .

  • @abdiragemuhumedkhalif9543
    @abdiragemuhumedkhalif9543 4 ปีที่แล้ว

    waaaw hees iyo badh iga dheeh wa ruwayadi alifaay aun abwan sangub Adunyadu wa madeeys daadkuna way matalayan xasusti aun sahra ahmed jamaac

  • @فتوشمنورة
    @فتوشمنورة 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤️😍😂👊🙏waqal i like the way you make videos thnks for the beautiful clips arooskygana hora kagaso yeedhya hhhhh hore u soco wllkyow ❤️🙏

    • @فتوشمنورة
      @فتوشمنورة 4 ปีที่แล้ว

      AZIIZOO OFFICIAL CHANNEL Channel hye wllkyow❤️

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 4 ปีที่แล้ว +3

    Xusuuus aun sahra ahmed iyo mohamed ahmed dhabarlow aun asagana👍🌹🌹

  • @ciisecolowofficialpage2276
    @ciisecolowofficialpage2276 4 ปีที่แล้ว +1

    Heestan shaadiyo sharaf marke qade kuheesta but i love fanaanintena dhamaantod 😍😍

  • @hassansayid130
    @hassansayid130 4 ปีที่แล้ว +7

    Waqal studio 💪

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxaan, nimcoy inader sidani si maahee ma dad indho la' baad wax la cuntaa??

    • @abadirodawa74
      @abadirodawa74 4 ปีที่แล้ว

      Hhhh ilahay baa siyay huno indhole waxboo lama cunto😂😂😂😂😩🤔😠😠💯💯💯

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 3 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan xasuusee igu leedahay nin aan jeclaa ban udiray anoo waayadas arag qorax dhac beey eheed galabtaa maqrib lasii gali rabo asna wuuba inacay wuxuuba rabaa inu uu xariirkeeyga jaro😭😭😭😭 mid aan kuu sheego dhahay xariirkeeena intaas uu ku egyahay inaa kuu sheego baa rabay balse caawo jaanis uhelay ee walaal iska keey iloow😭😭😭 waa ooyay waa baryay waxkasto waa sameeyay block buu meel walba iga saaray walaashey oo saaxiibteey eheed baa isoowacday aana waxba ka qarin jarin maxaa kugu dhacay idhahday saas igu dhacday anaa la hadlaa ee dhahday markee la hadashay uu dhahay walaashaa ha iska keey iloowdo qof dhintaba waa laga samraaye 💔💔💔
    Waxaa igu adkaatay inaan iloobo waqti faro badan kadib waa iloobay 😢😭💔 lkn waa igu adkaatay inaan qof danbe qalbigeeyga ufuro

  • @naasirhirsi5044
    @naasirhirsi5044 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimco dagan waa qof qalbi fiican oo xariirtii hargeisa ka soo jeeda oof caleeg

  • @dallas5609
    @dallas5609 2 ปีที่แล้ว +1

    "Ilaah waxaan baryayaa aduunyada baraariyo barqad inaad kuwaartoo.
    Aaqirano bishaariyo janada inaad inaad kubaridaan"

  • @jamaalcali7707
    @jamaalcali7707 4 ปีที่แล้ว

    waqalka shaqalka sxb horay usoco from muqdisho caday

  • @abdisaiid5132
    @abdisaiid5132 4 ปีที่แล้ว +3

    First one ✍

    • @abdisaiid5132
      @abdisaiid5132 4 ปีที่แล้ว

      @AZIIZOO OFFICIAL CHANNEL Channel waa ku saray wall hormar wacan🤷‍♂️

  • @zusanm8213
    @zusanm8213 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Masha Allah Duriiyaadi Baraakeysneed I' Miss you Hageisa 💚💭♥️☕🍿💯💯💯🔥🔥

  • @aden309
    @aden309 3 ปีที่แล้ว

    Kaaraha cod ba ku jira. Way ag dhigtey sahra ahmef

  • @marshmellbh6976
    @marshmellbh6976 4 ปีที่แล้ว +19

    Hadad Like saarto wll ducada Alle Haku aqbalo 🙇‍♂️ilaahay waxn baryaaya Aduunyada baraariyo barkhad inad ku waartood Aakhirana Bishaariyo Janada inad ku Baridaaa 💖

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 4 ปีที่แล้ว +6

    Alla nimco ma saan baa u danbeysey gabar qurxoon bey ahayd hada maxaa bararshey ma kaniiniga powerka la dhaho miyey cuntaa hada ka hor waxa saan u barartey princess istaahil acuudkow

    • @zanammadrid4195
      @zanammadrid4195 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @sweetheartinaadem8436
      @sweetheartinaadem8436 4 ปีที่แล้ว

      Princess istaahil cudur ayey ahayd wllo haku danbabin

    • @idontcare6856
      @idontcare6856 4 ปีที่แล้ว +1

      Qosol waynaa 😂😂Maya Kinin Ma Cunin eeh Cuntada Saa"id U Cuntay Oo Badsatay 😂😂

    • @amriya3587
      @amriya3587 4 ปีที่แล้ว

      Maye Cuntada bisinka uqabaty

  • @lamahuraanchannel521
    @lamahuraanchannel521 4 ปีที่แล้ว

    Erayada iyo codka laxanka music kadii
    Hore ee sahro axmed waykeeni waysay nimco dagan

  • @djmunirmofaarax9526
    @djmunirmofaarax9526 4 ปีที่แล้ว

    Ax ax fanaanada qarniga halkeedii aya dhigaysaa waqalka waad nagaga waashay brother 🙏🙏🙏🤘🤘🤘

  • @haniofficial1352
    @haniofficial1352 4 ปีที่แล้ว +52

    ifka lagu yahay walaaa plzzzz like hee SUBSCRIBED isaaaaaar 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @mustafecawl6470
      @mustafecawl6470 4 ปีที่แล้ว +1

      Hani Official maxay so kordhinaysa!
      Kharash miyaa

    • @xudayfiqayliyenuur8324
      @xudayfiqayliyenuur8324 4 ปีที่แล้ว +1

      Wan kusary ukhti adiguna isaar thks

    • @husseinhandule
      @husseinhandule 4 ปีที่แล้ว +1

      hani official
      mar qudhn ku saari kara like ,,million times ayan saari laa
      if it,s possible

    • @mubarakismaacil8296
      @mubarakismaacil8296 4 ปีที่แล้ว

      Maxaad ka helaysaa hadii aan ku saaro

  • @Abwaandagaal
    @Abwaandagaal 4 ปีที่แล้ว +4

    Nimco Dagan fananad qaran ❤️

  • @guuusha3699
    @guuusha3699 4 ปีที่แล้ว

    Hargeisa waan ka guuraya hees ayuun ba la qaadaya.

  • @zarkaalojama403
    @zarkaalojama403 4 ปีที่แล้ว +15

    Juhalooy Wixii Laga Helaa Subscribe iyo Like La Saara iska Saar Maaha Somaliyey Shaqo Kale Yeesha Waxan Heblaa Sidaa Tiri ahayn Mahaysaane

    • @abdishakourawale8298
      @abdishakourawale8298 4 ปีที่แล้ว +1

      The best rational response to these stupid beggars so far. Runtaad u sheegtay allaylehe

    • @zarkaalojama403
      @zarkaalojama403 4 ปีที่แล้ว

      @@abdishakourawale8298 way ina waalyn xgee lgu arkay subscribe iyo like lgu doonyo macno la'aan mhdsnd wll

    • @neeramalhotra7965
      @neeramalhotra7965 4 ปีที่แล้ว

      @@abdishakourawale8298
      !ahgan

  • @qawlqurux200
    @qawlqurux200 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah nimco dagan ilahay hano ka xafido 😘 boqorada dadka iyo dalka

  • @Maasal123
    @Maasal123 4 ปีที่แล้ว +4

    MachallaaH nimcO dagaN cOdpaa ku dHan❤❤❤❤

  • @4bdibased
    @4bdibased 4 ปีที่แล้ว +1

    Hadda Hargeeysaaaaaay.😍

  • @khadarguun524
    @khadarguun524 4 ปีที่แล้ว +2

    Nimcooy waxaad tahay fanaanad ka soo mudh tidhi fanaaniintii kale aadna u soo noolaysihii heesihii hore, kuwo cusubna intaa ooda ka soo rogaysa. Halkaa ka sii hay huuno

  • @ahmedyasin8996
    @ahmedyasin8996 2 ปีที่แล้ว

    Big remember when I was young with ridow Hargeisa 2001-2021

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan 4 ปีที่แล้ว +7

    Caawa aadbaan u faraxsanahay
    Ilaaahay ba mahadle.
    2:00AM
    Hargeisa

    • @sadiamohamed2683
      @sadiamohamed2683 4 ปีที่แล้ว +3

      Adam abowe msha allah Ana iso ducey wxn haminayaaa rabi Irumeyo agoon bn ahay😭😭😭😭

    • @TruthTellerMan
      @TruthTellerMan 4 ปีที่แล้ว

      @@sadiamohamed2683 walal ilaaahay waxaad jeceshahay haku siiyo...wan kuso duceeyey..amiin abaayo

    • @wafdi_alqa6986
      @wafdi_alqa6986 4 ปีที่แล้ว +1

      Sadia Mohamed abayo ilahey haku sahlo

  • @hodanf2829
    @hodanf2829 4 ปีที่แล้ว

    Acuudu billaah war maxaa kudhacay Nimca Dagan soo tan jeerta noqotay walaal isdaba qabo plz saan caafimaad maahane

  • @istahilabdi3402
    @istahilabdi3402 4 ปีที่แล้ว

    Nimco dagan horay u soco

  • @Fariid
    @Fariid 4 ปีที่แล้ว +21

    ❤💗💕hadii aad eegtaan oo aad ka heshaan youtube kayga Wlo waxan si sharaf leh iinka codsanayaa inaad subscribe ii saarto 🔔 👈hadii aad haleeli kartan mahadsanid. ❤💗💕

    • @ahmedofficial637
      @ahmedofficial637 4 ปีที่แล้ว

      Fariid kuu saaray adna iisaar pls iisaar

    • @Fariid
      @Fariid 4 ปีที่แล้ว

      @Ahmet waad iga haysaa

    • @ahmedofficial637
      @ahmedofficial637 4 ปีที่แล้ว

      AZIIZOO OFFICIAL CHANNEL Channel anna iga haysaa mttn

    • @ahmedofficial637
      @ahmedofficial637 4 ปีที่แล้ว

      AZIIZOO OFFICIAL CHANNEL Channel thanks

    • @xamdaqaaliofficiall6777
      @xamdaqaaliofficiall6777 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Fariid kuu saaray adna ii saar

  • @naimabarre8370
    @naimabarre8370 4 ปีที่แล้ว

    Baruur BADANAA naagtaan ILAAHOOW intaan hanaga dhigin YAA RABII AAMIIN

  • @filsanqaali7005
    @filsanqaali7005 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimco dagan my dhiig cadawga hajabo😍😍😍😍😍😍

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 4 ปีที่แล้ว +2

    Kuuleey cali banjar 🤣🤣🤣🤣🤣🤚🤚🤚🤚🤚🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @AbdinasirboqoreaydarullahBin
    @AbdinasirboqoreaydarullahBin 4 ปีที่แล้ว

    axyaa hees wakhtigeda leh ahu sahra axmed nimcana aLLe cimriga ha udheereyo

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว

    nimco degan gabadh wadaniyad ah oo fanaanad ah waan ku salamay somaliland inta jecel way ku jecel yihin noolow

  • @shaaficimaxamuud6759
    @shaaficimaxamuud6759 3 ปีที่แล้ว

    Bismilaahi naagtu weynaa acudu minag ilaahow kucaateey

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah WARHAM FANANDIWEYNE Zahra AHMED ALLAH ACCUEILLE AU JARDIN JANNADII FIRDAWS AMINE ALLAH SCW SCWSCW SCW ALLAH AKBAAR SCW SCWSCW SCW

  • @aqoonqaate8109
    @aqoonqaate8109 3 ปีที่แล้ว

    Music yaa garaacay ninkaasaa wax kale ah

  • @Mgl22-p2h
    @Mgl22-p2h 4 ปีที่แล้ว +7

    *ugbaad* *aragsan* looma yeedhan niyow xuma naagahan *asmooyinku* ee sanka xunle umadi ilahay ba nacday
    Madaxa xasarada aduunka

    • @samriyegaraad5376
      @samriyegaraad5376 4 ปีที่แล้ว +2

      Waa laba wecel Asma niic iyo Asma doqon

    • @Mgl22-p2h
      @Mgl22-p2h 4 ปีที่แล้ว +2

      @@samriyegaraad5376 hahaha madaxa xasarada aduunka

    • @samriyegaraad5376
      @samriyegaraad5376 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Mgl22-p2h hhhhhhhh balaha laga rifaa wixii kibra

    • @Mgl22-p2h
      @Mgl22-p2h 4 ปีที่แล้ว +1

      @@samriyegaraad5376 hahaha haa sxb waynu ka rifayna

  • @Ardo270
    @Ardo270 4 ปีที่แล้ว +1

    Walalshay nimco dagan hanti qaran mansh allah 😘

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 4 ปีที่แล้ว +7

    wllshy nimco dagan like ii sar saar

  • @abdirahmansolar7323
    @abdirahmansolar7323 4 ปีที่แล้ว +3

    Nimca dagan hadad kula talinayso inay gym aado like ii saar,

  • @nololiyojaceylchannel4799
    @nololiyojaceylchannel4799 4 ปีที่แล้ว +8

    Minyaro maseertay party ee ku waalataa cunsuriyad taageero waaysayna copy ee ku waalataaa 😂😏😏😏

    • @abdifitahkalif7462
      @abdifitahkalif7462 4 ปีที่แล้ว +1

      😅😅😅😅wlH HalkediYa dhigtaY kaL io lapa iga qozlizaY😅😅😂😂

    • @qawlqurux200
      @qawlqurux200 4 ปีที่แล้ว +1

      Qof aan xasid lahay waxba ka siya
      Kuwasha dagan Queen somaliland weeye 🔥🔥🔥🔥💝💝💝💄👡👠🏎🛍👸🥳💎💝💝💝😘😘😘😘

    • @abdielmilibaan3970
      @abdielmilibaan3970 4 ปีที่แล้ว

      Akhlaaq yeelo Adeero

    • @saadoali5930
      @saadoali5930 4 ปีที่แล้ว

      Hanaga cawryiin inaanta

  • @sacadmahamed5757
    @sacadmahamed5757 4 ปีที่แล้ว +5

    Nimco Dagan fiifaa 👍

  • @sucaadnur5100
    @sucaadnur5100 4 ปีที่แล้ว +12

    Qurux hunayal💕

  • @mohamedabbey5088
    @mohamedabbey5088 4 ปีที่แล้ว +1

    My siz Asma saban Congratulations congratulations but i need the one of Abdi yarey

  • @kasimahmed2835
    @kasimahmed2835 4 ปีที่แล้ว +2

    Naagti nimco degan sowta bac la afuufay noqtay maaha😂😂🤣❣👈

  • @maxamecusman4804
    @maxamecusman4804 4 ปีที่แล้ว +1

    Asma saban inay ciyaal Arsenal ahaan jirtay inta taqaan like isaara.

  • @bilicdumar7403
    @bilicdumar7403 4 ปีที่แล้ว +2

    Nimco dagan waa laga badalaya from now on waxa lagugu wacaya Nimco balbalarka🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 walaley xoga is qabo waadba is ilowdey😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SarahthMohamed
    @SarahthMohamed 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha heesayso aad eey u cod macaan tahay. Mashalah. Laakiin xaasidnimo iyo qabiil.iyo cey. Lee waaye. Hadii reer xamar joogin iyaka xaasid isku eh . Meeshina xasad ka la jooga.

  • @FOOTY277
    @FOOTY277 4 ปีที่แล้ว +1

    Comments ka waxbaa lagu kala fa idaysan jiray imika imika waxa weeyi Allah kugu dhaafshee like isii Waar waxan dugaaga ahi xagay ka yimaadeen

    • @barwakamohamed471
      @barwakamohamed471 4 ปีที่แล้ว

      Waan yaabay wax walba way sii qiimo beelayaan

    • @aliabdule8387
      @aliabdule8387 3 ปีที่แล้ว

      @@barwakamohamed471 dadkiba dawasibay ku mashqulen

  • @shimbashibaza2093
    @shimbashibaza2093 3 ปีที่แล้ว

    2021 hadad dageysatay like sar

  • @mohamethjojo5890
    @mohamethjojo5890 4 ปีที่แล้ว +3

    First one me 👊🏼

  • @muminali7208
    @muminali7208 4 ปีที่แล้ว +6

    Wow

  • @rowdamohamoud4677
    @rowdamohamoud4677 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa Allah balbalarkani Maxay ahay 😂😂😂😂😂😂

  • @queendeeqo5117
    @queendeeqo5117 4 ปีที่แล้ว +3

    diinta islamka hadi hasato sabiskarab i sara iyo like ples

  • @qandojama2663
    @qandojama2663 4 ปีที่แล้ว

    Xaa danbi waxaa la moodaa buur Naa iscaatee waxani waa dhimasho inta hadaan le ekaan lahaa waan is Dili lahaa dadka ma soo hor is taageen

  • @abdishakurjabiri3599
    @abdishakurjabiri3599 4 ปีที่แล้ว

    Very nice nimco

  • @hafsahusein8634
    @hafsahusein8634 4 ปีที่แล้ว

    Waa mashalaa Asma saban 🥰🥰🥰Nimco dagantayda day mashalaa 🥰🥰🥰sotaa Asma love ❤️ waar meshawaa waa loo dhanyahay

  • @Cadeey
    @Cadeey 4 ปีที่แล้ว

    Nimco mexey sidaan ugu naxdaay

  • @poqoradanolosha3732
    @poqoradanolosha3732 4 ปีที่แล้ว +2

    Nimco Degan 😍😍

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 4 ปีที่แล้ว +6

    Barigaa Soomalidu may ogayn inuu beerku qaybsamo lkin wuu qaybsamaa laba qof waalookala qaybinkaraa

    • @samriyegaraad5376
      @samriyegaraad5376 4 ปีที่แล้ว

      Beenta dhaaf niyahaw orod kaaga bar qof sii xoolaha tahay maxan dhahaa heesta ma adab dhuuxin miyaa Abwaankii Sameeyay wuxu leeyahay haduu beerku qaybsamo barban adi ku siin lahaa oo uu ula jeeday hadiiba beerka laba qeyb laga dhigi kari lahaa oo ay suurto gal noqon leheed kaaga ayaan ani qaadan lahaa kaygana waan ku siin lahaa

    • @gamerwolf2197
      @gamerwolf2197 3 ปีที่แล้ว

      @@samriyegaraad5376 wuuu qaybsamaa wll beerku wuu baxa marka badh ka jaro

  • @ahlanmaamo6027
    @ahlanmaamo6027 4 ปีที่แล้ว

    guuur laguu faarxo allh ka dhiigo aamiin

  • @cabsalanofficial2704
    @cabsalanofficial2704 4 ปีที่แล้ว +7

    Walal.walalkada cml ayan ahay plz ha ilabaqeylin subscriber & like 😘😘

  • @samriyegaraad5376
    @samriyegaraad5376 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimco dagan heesaha Qaraamiga wee ku fcnthy wlhi caadi maha

  • @hassanhari1081
    @hassanhari1081 4 ปีที่แล้ว +2

    Heeskan waxaa wada qaaday Sahra Ahmed iyo Ahmedyasin

    • @Mudane-
      @Mudane- 4 ปีที่แล้ว

      Bro aan kuu xasuusiyo heestan waxay kuu jirtay riwaayadii madeys aduunyaduu dadkuna wey matalayaan Abwaan maxamud Cabdulahi ciise sangub codka sahra axmed jamac iyo maxamed axmed dhabarloow

  • @sharmarkeshariifmohamud4765
    @sharmarkeshariifmohamud4765 4 ปีที่แล้ว

    We love nimca dagan.

  • @khadarcade7453
    @khadarcade7453 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimco dagan ileen hargysanu wadajoognay yurub inayku nooshay uhaystee fanaanada fanaaninta

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 4 ปีที่แล้ว +4

    Waw Nice ❤️

  • @mustaferoble
    @mustaferoble 4 ปีที่แล้ว

    waa gabadh codwacan wallee

  • @saaramohamed1339
    @saaramohamed1339 4 ปีที่แล้ว

    gabadhaaan markan arko siduu cayil u galay wuxuu ku cayaaray quruxdeedi ax ax wallhi cayil mafiicna illaahow anago caafimaad qabno naga yaree

  • @raxoosman4486
    @raxoosman4486 4 ปีที่แล้ว +8

    Maxaa minyaro duulayo meesha🤣🤣🤣

    • @idontcare6856
      @idontcare6856 4 ปีที่แล้ว +1

      Qosol waynaa 😂😂

    • @mamasudais1403
      @mamasudais1403 4 ปีที่แล้ว +1

      Adunka minyaraa unecbahay suliga lidinsiqaad dheh shuwan haidinkudhoco

  • @ummusuldan3318
    @ummusuldan3318 4 ปีที่แล้ว

    nimco degan heestii sahra ahmed way ka kufsatay

  • @Eng.Qorrane
    @Eng.Qorrane 4 ปีที่แล้ว +6

    Waqalka
    Like ta ❤💯🎤

  • @asmushmoha4964
    @asmushmoha4964 4 ปีที่แล้ว

    WaqaL Studio Keep going
    👏👏

  • @aadancunaaye4762
    @aadancunaaye4762 4 ปีที่แล้ว

    Waaaaw nice song

  • @fardowsoabdulahimuhamud8978
    @fardowsoabdulahimuhamud8978 4 ปีที่แล้ว +12

    Nimco dagan jacaliy hodan abdirahman waxay noqotay bisada yaro biyo lagu dhaxa ridayay

    • @zahraahmed6294
      @zahraahmed6294 4 ปีที่แล้ว +2

      Wlh waa runita 😂😂😂😂😂

    • @maryaniitaabdukhadir9305
      @maryaniitaabdukhadir9305 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa beenta

    • @idontcare6856
      @idontcare6856 4 ปีที่แล้ว +2

      Waa Runtaa 😂😂

    • @---7573
      @---7573 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂 Dee wall ma.dadkoodibay Ku dhex jirta kuwooday baalal kuyeelataye

    • @khaletkhadar2956
      @khaletkhadar2956 4 ปีที่แล้ว

      Lapafanan.dh3xdoodu.kuma.qaado.lknogow.inayhodan.abdirahman..qaadoheeso.badan.iyo.xusuusihii.hoyad3d.paaqiga.sohadhaumabahna😴😴😴😴😴😴😴👊