NIMCO DEGAN ADAA DUNIDABA SHIDAY HEES KALA KACSAN 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024
  • เพลง

ความคิดเห็น • 194

  • @AmiiraAbdalla-j7c
    @AmiiraAbdalla-j7c 21 วันที่ผ่านมา +3

    2024 dhagesanoyaa😂😂

  • @AmiinDaroogoOfficiall
    @AmiinDaroogoOfficiall 6 ปีที่แล้ว +24

    Heeestan caaadi mahan runtiii codka
    Miraha.laxanka .music ga 🔥🔥🔥❤️ meel walba wey ka dhameystiran tahy

    • @jamalfarax6472
      @jamalfarax6472 6 ปีที่แล้ว +2

      Cumar dhuule ayaa iska leh

  • @LakiJama-eu6bh
    @LakiJama-eu6bh 9 หลายเดือนก่อน +10

    Insha alah ninkyga hestaa u qadi doona insha alah alle nin wacan calaf ha igu daro oo naxariis badan oo jacylka yaqana oo.aqoon yahana oo qalpi vcn oo i jecel waxa balana ana inan daryelo oo jacyl siiyo allaw igu sin mar uuun imanka inan yar ahey ardayad ahey

    • @MuuseBootaan-d7h
      @MuuseBootaan-d7h 6 หลายเดือนก่อน

      Insha Allah waad heli

    • @sudansaid4657
      @sudansaid4657 3 หลายเดือนก่อน +1

      Gobaaad

    • @LakiJama-eu6bh
      @LakiJama-eu6bh 2 หลายเดือนก่อน

      Wllkey mcn noloshu kuma xumayso melkasta o ad jogt0

    • @QuruxsanInaahmed
      @QuruxsanInaahmed 21 วันที่ผ่านมา

      Insha allah

  • @Hamdamowlid5
    @Hamdamowlid5 6 ปีที่แล้ว +19

    Sawtan kugu idhi daraad
    Intan isku duubanahy
    Miyaan dal shisheeyiyo
    Dibada ka aaday
    Halkad qalpiyow rabtiyo
    Hargeisan kula joogaya
    Nimco degan ❤💘💚💙👏✌

    • @XqqezaTaqfg
      @XqqezaTaqfg 2 หลายเดือนก่อน

      hadda malagu qabaa ina abti🫡😊

  • @Kqueen_bellla
    @Kqueen_bellla 5 ปีที่แล้ว +9

    heestii cumar dhuule cali Allah unaxariistee

  • @abdiazizbarkhad2028
    @abdiazizbarkhad2028 11 หลายเดือนก่อน

    "Haday ina kala dilaan
    Daraadaa kuwaan u nacay
    Denbiga meesha ka dhaca
    Deeqay ma anaa iska le". Xusuustii hore ee Cumar Dhuule Cali Alla yarxumu😢

  • @Junwa12
    @Junwa12 6 ปีที่แล้ว +118

    Walal hada nabiga jeceshahay igula sali scw💗💔👄

  • @khaalidyuusufcusmaan7344
    @khaalidyuusufcusmaan7344 4 ปีที่แล้ว +5

    Hadalka kii dabacsanbaa jacaylka ku diirsadaa
    Farxad laga daalin iyo duxbay
    Qof aan ogahay wlhi waan ku xasuustaa
    Dulqaad baan kaa rabaaa

  • @abdizamethomer1477
    @abdizamethomer1477 4 ปีที่แล้ว +2

    Hestan bajajban kasoo maqlay hadana youtube ayaan kasoo raadshaY waanan helaay🤘🤘🤘🤘🤘

  • @MohamedHussein-oi2ub
    @MohamedHussein-oi2ub 28 วันที่ผ่านมา

    Hala hala! Yaa salaam, Xusuustii cumar dhuule cali AUN, War qoftan fanka Maka baxdey?

  • @WEELEEMAHADHADA
    @WEELEEMAHADHADA 3 ปีที่แล้ว

    Si aad u fiican ayay ugu luuqaynaysaa yartani heesta aad iyo aad bravo. Heestan hore waxa ugu luuqayn jiray Cumar Mahdi Dhuule Cali Rabbi qabriga ha u nooree...

  • @abdinasirabdirahman5478
    @abdinasirabdirahman5478 5 ปีที่แล้ว +1

    heestani waa heestii cumar dhuule alle ha unaxariisto
    wll hees cusub manad noo keenine mahdzanid

  • @InaAhmedolmm
    @InaAhmedolmm 3 หลายเดือนก่อน +2

    😢😂 saxibkey oo tahriib iyo dibada ii ogoleen aya mar walbo aan iska joogno iidari hiray dabaded marku baaxy waa iso diray dabeded ano Rabin ina baxo aya baaxy hada wax ku suganahy 🇩🇪 wuuna igu rali noqday markii danbe

  • @sucaadnur5100
    @sucaadnur5100 6 ปีที่แล้ว +4

    Wow abdikarim raaz iyo nimo degan ba xasuys tay bari ay wada jireen

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว +7

    queen Tasha inay sun cabTaad moodaa😂😂😂 naag waaaLan😚

  • @muniirkingoff317
    @muniirkingoff317 6 ปีที่แล้ว +5

    Kkk waah waah cadi ma ahaan heestan 😍😍❤️🌹👍👌🎶🎶🎶🤟🤟🤟🤟

  • @yartiireergalmudug5835
    @yartiireergalmudug5835 6 ปีที่แล้ว +19

    Adaa dunidaba shidee...Maxaan kugu diidayaa🔥💯😍 I loved the lyrics!

    • @ALWADAN1
      @ALWADAN1 2 ปีที่แล้ว

      Hell yeah this song has great feelings

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 11 หลายเดือนก่อน

    Yaa salaam Axsan caleeg Old is gold
    Xasuustii Cumar Dhuule Ali AHUN.

  • @ALWADAN1
    @ALWADAN1 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahey amarkiis gabdhaha somaliyed quruxdoda daawo markaan iraahdaba tan sirwaalka xiran uunbaa fag soo tiraa Adoomeey miyaa ma ogi maxaa u geeyay surwaalka ileen ebtalo waa Tanoo kale

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 6 หลายเดือนก่อน +1

    Fav song 😍

  • @liilanaz2439
    @liilanaz2439 ปีที่แล้ว +3

    Memories cumar dhule

  • @hooleeycumar4674
    @hooleeycumar4674 5 ปีที่แล้ว +3

    Cumar Dhuule Alla ya raxma

  • @najibwerar6117
    @najibwerar6117 3 ปีที่แล้ว

    AHUN cumar heeskisa ma ma hees lagu jaasay umooday tayaree sarwalka xidhan

  • @khadarmaxamed474
    @khadarmaxamed474 ปีที่แล้ว

    Qalbigii adkaa adigaa jilciyay

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 6 ปีที่แล้ว +6

    Qofta Waaba magaalo guurayso maasha Allah 😂😂😂😂

    • @dheymanluul8072
      @dheymanluul8072 6 ปีที่แล้ว

      Zizu kaabaha Falaq Falaq Team hhhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂

    • @abdiazizabdille2711
      @abdiazizabdille2711 6 ปีที่แล้ว

      @@dheymanluul8072 hahahahahahahahahahaha runta MA ila argtaaa horta 😂😂😂😂😂

  • @NuuraniDc
    @NuuraniDc 6 ปีที่แล้ว +3

    firts aahay inanta indr nahayo ka dhisayah 😂😂

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว +1

      Ciidagle😂😂😂👋👋

    • @NuuraniDc
      @NuuraniDc 6 ปีที่แล้ว +1

      Sagal Yartii somaliland 😂😂 saldanadi saw mha indr😂😂

    • @NuuraniDc
      @NuuraniDc 6 ปีที่แล้ว +1

      Sagal Yartii somaliland 😘😘 de hdah hablaha saldana tgerayeh luqa ina ge nh

  • @NAJiiBowww
    @NAJiiBowww 2 หลายเดือนก่อน

    HEESTAN❤😢😢

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 6 ปีที่แล้ว +8

    CODKII IYO LAXANKII CUMAR DHUULLE WAABERI XAMAR INANTANI WAAA KOOBBI WAYSOOXADDAY

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 5 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂Xamaar kuteh adeer waabari wada somalilndder ayay ahayeen 100%94 Inta Kalana somalida lake ayay ahayeen hoyga fankuna hargeisu ahaa marka lays layayna lagu Kala yaac ee iska amus xamar waxay ledhy Ku faan cumar dhuulena wuxu ahaa somalilndder reer burca ah

  • @cabdallaharon5088
    @cabdallaharon5088 ปีที่แล้ว

    Walle cod way haysa masha allah😌

  • @shariif3040
    @shariif3040 2 ปีที่แล้ว

    goorgoyo waxan ko waydiyaay geela stareliya ma ii sheegi karta in girismo waxa u odhofiyaay ee

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed1287 ปีที่แล้ว +1

    Adigan dadka kugu jecelahay qalbigana ada dawo u Ah ❤️

  • @aktv8179
    @aktv8179 5 ปีที่แล้ว +2

    pl walal heesta hadaada halkeeda dhigi karin hsoo qadin
    waano

  • @shariif3040
    @shariif3040 2 ปีที่แล้ว

    kama sogayo in Aad igu jawaabto sidebase lo arki kara ma istirahden

  • @nazeerarale3639
    @nazeerarale3639 5 ปีที่แล้ว +1

    Queen taasha lacib waaye walee. Heesta iyada shiday

  • @amalabdiali5918
    @amalabdiali5918 5 ปีที่แล้ว +2

    Nagtan ck ma arag miya kaba la aanta ku dhelaysa 😁😁😁👌

  • @lindaadam6139
    @lindaadam6139 3 ปีที่แล้ว +3

    Daaka oo dhan wey jilboben love love 💘❤cml daremayan Anigaa oo love iyobafarahs Kala xanaqno xitaa waa lay dhaxsaqey

    • @daadirm2669
      @daadirm2669 2 ปีที่แล้ว +1

      Wixii kudhex saaqay sagaal bilod kahor hadeee anigana idhex ordoyaaan😂😂😂

    • @Mariaaa.000.0
      @Mariaaa.000.0 2 ปีที่แล้ว +1

      @@daadirm2669 adna wixii 2bilood ka hor ku dhex orday hadday idhex yaacayaan🤣🤣

    • @daadirm2669
      @daadirm2669 ปีที่แล้ว

      @@Mariaaa.000.0 waaa la ina wada dhex rooorayaaa inagoo dhan yaaabay anigu😂😂😂

    • @Mariaaa.000.0
      @Mariaaa.000.0 ปีที่แล้ว +1

      @@daadirm2669 😂😂😂😂😂

    • @Mamaboy5906
      @Mamaboy5906 ปีที่แล้ว

      ​@@Mariaaa.000.0aidkykyykkkkkkkkkmm😊

  • @shariif3040
    @shariif3040 2 ปีที่แล้ว

    madamo uyiri milkilaha guud waxan ahay
    يحول بينا المرء وقلبه

  • @shariif3040
    @shariif3040 2 ปีที่แล้ว

    waxan u jeeda kowa jira ee layiraahdo suuni iyo shiica ee isago u sameyaay ma aha ee waati ilaahay u dodajiyaay yu dhamastiraya

  • @hamdihajiibrahim635
    @hamdihajiibrahim635 6 ปีที่แล้ว +1

    Nimco dagan fanan cod mcn lkn social media ku badneynin heesaheyda love u yaaqee

  • @shariif3040
    @shariif3040 2 ปีที่แล้ว

    mase Lagayaba in ayjiran daad arinta quudaraynaya

  • @shariif3040
    @shariif3040 2 ปีที่แล้ว

    wana arbaca ee ma akhriyi kartan 11 suratu ikhlaas

  • @XamdiDaauud-t5i
    @XamdiDaauud-t5i 5 หลายเดือนก่อน

    Heestan❤😂

  • @vanismachannel2335
    @vanismachannel2335 6 ปีที่แล้ว +5

    First

  • @hassanjibril1380
    @hassanjibril1380 5 ปีที่แล้ว +2

    Cumar dhuule cali waa heestiisi alhn

  • @almaasmohamuud5266
    @almaasmohamuud5266 4 ปีที่แล้ว +1

    Queen tasha Shiday ciyarteda kahele

  • @ahmedhassan8526
    @ahmedhassan8526 4 ปีที่แล้ว +2

    HEez kLa KAcZaN

  • @dawladnuurcawaale6138
    @dawladnuurcawaale6138 4 ปีที่แล้ว +2

    Caawa oo ay taariikhdu tahay 18 ramadaan 2020 cidii ila daawanaysa like hay saarto

  • @kowsarilyas4778
    @kowsarilyas4778 ปีที่แล้ว +2

    Soo tan kugu iri darad inta isku dobanahay miyaa qof kale kaa racaya halka deeqow rabtiyo adaan ku lajogaya ☝️😥💍

  • @faxdimahad1239
    @faxdimahad1239 ปีที่แล้ว

    Keep going 💪 nimco dagan

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled ปีที่แล้ว

    Ada dunidaba shide maxan ku gu diidaya❤😍

  • @farax7005
    @farax7005 ปีที่แล้ว +1

    Maanta tariikhdu thy 9/2/2023/😭

  • @shariif3040
    @shariif3040 2 ปีที่แล้ว +1

    waxi kadhiman waxa u kodhaqma mooye

  • @abdiyussuf1048
    @abdiyussuf1048 5 ปีที่แล้ว +1

    Codka, musiga, laxanka iyo madashuba waa heer sare, lkn Queen Tasha yaa 50% lumisey heestan oo awalba bililiqo aheyd...

  • @akramcabdala5093
    @akramcabdala5093 6 ปีที่แล้ว

    Wow waar gabadhaa waan jeclahay

  • @techplanet2007
    @techplanet2007 5 ปีที่แล้ว

    nimco dagan wili xaaska c/kariim raas ma tahay mse wax baa is badalay?
    asxaaabey intaa iisheego

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 5 ปีที่แล้ว

      Maya maaha wllo😂😂

  • @yartakufaantasomaliland524
    @yartakufaantasomaliland524 6 ปีที่แล้ว +5

    Niyaw queen taashadu qul uuxiyay rabtaade Aaway qolooyinkii haplaha jinka ka saari jiray tan ibliis baa soo furee aynu isu qabanee😂😂

    • @sayiid798
      @sayiid798 5 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣😂😂😂

  • @moulidisaid977
    @moulidisaid977 6 ปีที่แล้ว +1

    Wooow nimco fanaanad shidan cod iyo qurux isku darsatay

  • @MohamedAbdi-yk3ub
    @MohamedAbdi-yk3ub ปีที่แล้ว +2

    Best song all ever

  • @topmix270
    @topmix270 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad kuwata abayo

  • @shariif3040
    @shariif3040 2 ปีที่แล้ว

    maarxaba sayidi ii nolaada

  • @shariif3040
    @shariif3040 2 ปีที่แล้ว

    ilaahay u soodajiyaay

  • @elmoshinos7970
    @elmoshinos7970 2 ปีที่แล้ว

    Dhilo am Reer matan oo Reer Nooor ah baan ahay

  • @LakiJama-eu6bh
    @LakiJama-eu6bh 9 หลายเดือนก่อน

    Heestan xalay tiktoka ku arkey lamane iska dubey debedna iska so badhey 20 /1/20 24 amintu waa 12 :42 duhurnimo waxii iga danbeya rebelyy

  • @mohamedaminali6594
    @mohamedaminali6594 หลายเดือนก่อน

    OGAADEEN faqash ibnul faqash. Iga wale tani dhaanto way dhaaftay . Dhaqankii somali oo dhan ayagaa qaatay . VIVA somali land .

  • @najibwerar6117
    @najibwerar6117 3 ปีที่แล้ว

    AHUN cumar dhule ali (cumar mahdi) inantana way dedaashay hala xusto heeska ninkii lahaa

  • @abdirizakhal-door7293
    @abdirizakhal-door7293 4 ปีที่แล้ว

    Hadalka Kii Dabacsanbaa...

  • @shariif3040
    @shariif3040 2 ปีที่แล้ว

    daadka Aad duunyadodi hayn kaari wayday daadki lahana makaraysid ee abti Aad ha u wadadaali

  • @shariif3040
    @shariif3040 2 ปีที่แล้ว

    sikaale diinta Aad dunyadedi la kari waayay ii yana lama daminkarayo ee haa iga wadadaalin

  • @ilhammohamedmoalim8980
    @ilhammohamedmoalim8980 4 ปีที่แล้ว

    hestan waba ka helay runtii

  • @biletaakuleeye6493
    @biletaakuleeye6493 6 ปีที่แล้ว +5

    Nimco degan waxay kamidtahay tiiraraka fanka somalida Ku taaganyahay
    Intaa waxa dheer waa muwaadinad dhab ah oo jecel ciideeda iyo calankeeda ilaahay ha Ku ciseeyo

  • @cashamalin4072
    @cashamalin4072 2 ปีที่แล้ว

    Masha alh

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 4 ปีที่แล้ว +3

    Duriyadii weeye fanla dagayasha haloo Waco 🤣🤣mmmm
    Like saar halkan here
    👇😂😂😂🤣🤣

  • @iqraabdinuurmohamedinaabdi3033
    @iqraabdinuurmohamedinaabdi3033 ปีที่แล้ว

    Sotaan kugu darad 🥺🥰

  • @nuurabdullaahi331
    @nuurabdullaahi331 5 ปีที่แล้ว +1

    good song

  • @Siciidiimaan
    @Siciidiimaan 2 ปีที่แล้ว

    "Daraadaa kuwaan u nacay".

  • @faadumomaxamed3280
    @faadumomaxamed3280 3 ปีที่แล้ว

    Shinbar waaln qeen taash

  • @somalipirate8577
    @somalipirate8577 6 ปีที่แล้ว

    Wa Heesti Cumar dhuule
    Yartani wy ku niikisy

  • @xanancumar2786
    @xanancumar2786 ปีที่แล้ว

    Jecliyaaa

  • @MohamedAli-yl8in
    @MohamedAli-yl8in 3 ปีที่แล้ว

    Wowe southern Sudan

  • @shariif3040
    @shariif3040 2 ปีที่แล้ว

    suradasi way ino dhaxaysa ee

  • @kuulman9240
    @kuulman9240 6 ปีที่แล้ว +1

    Fanki meelbay kaga dhacday may ahayiin hees niin inay qaado

  • @hamdanuura1660
    @hamdanuura1660 4 ปีที่แล้ว +2

    Nimco Say u eegayso Quen Tasha😂😂😂

  • @ayanyassin9154
    @ayanyassin9154 3 ปีที่แล้ว

    hadalka ki dabacsana ba jecelka kudirsada

  • @quruxleymohamed8385
    @quruxleymohamed8385 5 ปีที่แล้ว +1

    Waw

  • @kuulman9240
    @kuulman9240 6 ปีที่แล้ว +1

    Heeski AHN Cumar dhuule cali

  • @cumarabdi7470
    @cumarabdi7470 4 ปีที่แล้ว +1

    Doodii badatiyo ileen muranku waa uga daa

  • @updulldiriye2689
    @updulldiriye2689 2 ปีที่แล้ว

    Halkaaad deqow rabtiyo dunida kulajogayaa

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว +3

    Hargeisa hadhwanag 🔥
    Habeen xazuuz LeH 😚 😚😘

  • @Kamayste2324
    @Kamayste2324 ปีที่แล้ว

    Cumar dhule

  • @ahmedabdirahman6955
    @ahmedabdirahman6955 5 ปีที่แล้ว

    esha cala hees

  • @mahiradan2061
    @mahiradan2061 5 ปีที่แล้ว

    Cumar dhule aun Aya hestan horay uqaday

  • @CabdiladiifMursal
    @CabdiladiifMursal 10 หลายเดือนก่อน

    Gabdhaha soomaaliyeed quruxdooda waxaa fadareeya kuwa saraawiisha qaba maaqaan waxay ku falaane markaasay iskoobayaal u ekaadaan 😂

  • @abdiasishubse996
    @abdiasishubse996 5 ปีที่แล้ว +1

    Heesta iyo muuqaalka waa ok balse urdufta surwaalka xiran ayaaa meesha ku ciyaartay
    Balo wasaq badan

  • @somalimanintheworld1849
    @somalimanintheworld1849 5 ปีที่แล้ว +5

    War fanka xuquuqdiisa ilaaliya heeskan waxa leh fanaan ka weyn AHUN cumar dhuule

    • @Kqueen_bellla
      @Kqueen_bellla 5 ปีที่แล้ว

      exactly ciyaal 2000 maxay ogyihiin waxayba moodan in islaantanu leedahay yahuuu 😂😂😂

    • @hamdamusa5036
      @hamdamusa5036 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi maanta so ogadey inu cumar dhuule qadey yadu iney qadan modayey

  • @shariif3040
    @shariif3040 2 ปีที่แล้ว

    sikaale malaga yaaba in girisko in unoqdo islaam nimadi ilaah sodajay in u kodhaqmo waxi iminka ka dhimaan

  • @abdixakiinncnc2962
    @abdixakiinncnc2962 6 ปีที่แล้ว

    Fanaanad cod macaan oo degan weeye

  • @jamalfarax6472
    @jamalfarax6472 6 ปีที่แล้ว

    Heestii cumar dhuule ayay kufsatay yaa ka qabta dhakhdaan wada baruurta

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 ปีที่แล้ว

      War gabadha cayda kadaa habaar bad qabtaye

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 2 ปีที่แล้ว

    Cumar Dhuule

  • @akaralle148
    @akaralle148 6 ปีที่แล้ว

    Halki Cumar dhuule mey dhigin

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 6 ปีที่แล้ว

    Nimco dagan heesta wey xaday aun cumar dhuule cali ayaa Leh heeska