Nimco Degan | Heesta Ayaamaha Jaceylka | Xasuustii Maandeeq Qaaci Show AStaan HD 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 70

  • @iissa7685
    @iissa7685 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimco degan..xaqiiqdii waa fananad qaaliya.
    Ilaahay ha dhowro. Mansha Allah.

  • @ABDULLAFJ
    @ABDULLAFJ 4 ปีที่แล้ว +6

    Muusikada waaba kahelay like you

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa salaam. Si fiican ayay u keentay codkii maamo Faadumo Cabdillahi Kaahin Maandeeq.

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 4 ปีที่แล้ว +10

    Maandeeq way adagtahay in heesaheeda la keeno, balse fannaanadani waa cajaa'ib. Nimco deggan way ka baxsatay wallee.
    Boqortooyo

  • @muktarcapitano9513
    @muktarcapitano9513 4 ปีที่แล้ว +5

    Waxaan garan waayay dadka hada heesaha dhagaystaa xagee ku noolaan jireen waxayba garan la,yihiin al ustaad cabdinaasir macalin caydiid . Gacanta alle kuma gooyo macalin

  • @xaajishiineaxmednuur
    @xaajishiineaxmednuur 4 ปีที่แล้ว +5

    Maandeeq looma dhawaado heesaheda cokeeda cidkeenaysa majirto ogow nimcoy Lkn adigu wan kutageera hore usoceo

  • @ahmedadamhero3697
    @ahmedadamhero3697 4 ปีที่แล้ว +2

    Walee nimco degen weydhigtay meshi mandeeq hore usoco wlshay

  • @Sumaya_iran
    @Sumaya_iran 4 ปีที่แล้ว +4

    Maandeq wa ka cod mcnthay ba 😍iska hadle ha iska hadlo

    • @jonasmk8231
      @jonasmk8231 4 ปีที่แล้ว

      Dumarland Tv ha waalin inanta Maandeeq cid keeni karta maleh

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 4 ปีที่แล้ว +1

      👋👋👋👋🙏🙏🙏🙏🙏

    • @farook2498
      @farook2498 4 ปีที่แล้ว +1

      Labaduba way cod wanaagsan yihiin. Sidaas baa xaqiiqa ah. Maandeeq ilaahay cumri dheer iyo caafimaad iyo camal suuban ha isugu daro.

    • @Sumaya_iran
      @Sumaya_iran 4 ปีที่แล้ว +1

      Farook wllo mandeeq aniga maqani 22 jira Europe ku dashay dadki hoore magarnayi

    • @farook2498
      @farook2498 4 ปีที่แล้ว

      @@Sumaya_iran adigaa ku haboon qof codka kala saara waayo you don't know who's Maandeeq. Sidaa darteed waan kugu raacsanahay Nimco ayaa yara cod wanaagsan.

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 4 ปีที่แล้ว +2

    Xusuustii fanaanadi quruxda badneyd Maandeeq 🌺💕💕

    • @jonasmk8231
      @jonasmk8231 4 ปีที่แล้ว +1

      safiya mohamud Maandeeq cod khafiifa ayay leeday

    • @CawoiyoAyaan
      @CawoiyoAyaan 4 ปีที่แล้ว

      @@jonasmk8231 saax

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 4 ปีที่แล้ว +6

    Musigada ayanba wax loo Digo laheyn wlh💯
    Walaal subscribe ii Saar wanku jeclahay ee😭❤✌

  • @nimanabdi7032
    @nimanabdi7032 4 ปีที่แล้ว +4

    Fadumo Abdilaahi kaahin maandeeq
    Quruxdii fanka codkeeda cidi keeni karimayso any way isku dayday

    • @abdirahmanfarah7268
      @abdirahmanfarah7268 4 ปีที่แล้ว

      Nimcaan Abdi hassan waaryaa way keentay inanta lasaair
      Edo maandeeq

  • @adenabdikarin4131
    @adenabdikarin4131 4 ปีที่แล้ว +5

    Nimco si fiican baaad uqaaday,
    lkn Maandeeq ma keeni karti ee hays dhibin wll

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 4 ปีที่แล้ว

      Ma keeni karto mana dhawayn karto waabay ku ciyaartay heesta

  • @moqalaz9369
    @moqalaz9369 4 ปีที่แล้ว +2

    Kooxda tumaysada music ga ayaaba ka yaabay! Halkeeday dhigeen

  • @mouradsaameh226
    @mouradsaameh226 4 ปีที่แล้ว

    Cood ayuu Allah siyaay maanchalah hore u soco

  • @adnaaydiidabdirahman6249
    @adnaaydiidabdirahman6249 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimco qurux fanaanadii fanaaniinta

  • @enggalaydh1
    @enggalaydh1 4 ปีที่แล้ว +1

    nimco qaali wooow fanaanad jirta

  • @mankasoora521
    @mankasoora521 2 ปีที่แล้ว

    Ayaamah jacalika i baqaaya Illahwo hanaga dhamen oo qof xunu mar nasoo maray hanaga racin

  • @siciidsare4900
    @siciidsare4900 3 ปีที่แล้ว

    Waynin badana o xod xumaa heestii maandeeq wayba i nacsiisay

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 4 ปีที่แล้ว

    Xasuusti fadumo abdilhi Kahin mandeeq wad soo dhawysay nimco deganay

  • @SuperLuisnani17
    @SuperLuisnani17 2 ปีที่แล้ว

    Inaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.
    Qoftii aan islahaa waa saxafiyad oo waa fannaanad wayn laaxin badanaa oo laxan ku ciyaar badanaa.
    Iga tag walahi wa dhagaysan waayay.

  • @abdidjibril6612
    @abdidjibril6612 4 ปีที่แล้ว

    Mandeq 1 dheh
    Nimcana 2 dheh

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA 4 ปีที่แล้ว

    Maandeeq cidi ma keeni karto codkeedii laakiin way soo dhawaysay nimco degan

    • @mokhoibro5035
      @mokhoibro5035 4 ปีที่แล้ว

      Nimco ayaaba ka cod macaan

  • @jonasmk8231
    @jonasmk8231 4 ปีที่แล้ว +2

    Fadumo Cabdilahi Kaahin (Maandeeq)

  • @abdiayjeex2343
    @abdiayjeex2343 ปีที่แล้ว

    Waw cadmacana

  • @craxmaanmuuse510
    @craxmaanmuuse510 3 ปีที่แล้ว

    Daganeeeeeey funkaas baa soo celinaya duntiii xariirta ahayd. Khadra daahir baa noo sheegtay.

  • @raashiduudocumentary6728
    @raashiduudocumentary6728 2 ปีที่แล้ว

    ileen ma leh ilow miyaa mise eed maleh

    • @happymedia8499
      @happymedia8499 ปีที่แล้ว

      Wey qaladay heesta Ileen male iloow waaye

  • @siradm
    @siradm 4 ปีที่แล้ว

    Wallee shalmaddi bad ku qurux badnayd

  • @zamzamhassan9792
    @zamzamhassan9792 4 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkk war kursigii ay kufadhiday aaway

    • @jamalfaras5063
      @jamalfaras5063 4 ปีที่แล้ว +2

      Kiki caadi ma tihid, maxaa meelahaa ku tusay

    • @jamalfaras5063
      @jamalfaras5063 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkk armaa adigaba markad fadhisato,kursiga la waayaa

    • @fawzihadjiahmed8905
      @fawzihadjiahmed8905 4 ปีที่แล้ว +2

      Kursigaasuun pn daawaneyey iyo mussikada😂

    • @yusufali4929
      @yusufali4929 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂👍 ciduu Galay

  • @mankasoora521
    @mankasoora521 2 ปีที่แล้ว

    😍😍😍🥰😘❤😇😊🤗

  • @awoahmed7215
    @awoahmed7215 4 ปีที่แล้ว +1

    Wana wreeriseeende🤪😂😂😂

  • @abdiyusufusuf7823
    @abdiyusufusuf7823 4 ปีที่แล้ว

    Waaaw

  • @yusufali4929
    @yusufali4929 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabadh oroma Kagaga Fiicnaayd Sorry degan Markan kaa Baaydhay 😁

  • @abdiyusufusuf7823
    @abdiyusufusuf7823 4 ปีที่แล้ว

    Waaaaw

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk tan fanaanad maaha way ku soo lo goday caalamka fanka iska hees cid uum baa kaa heliye heestiina ka dishay fanaanadii boqorada codka iyo masraxa ahayd maandeeq

  • @iissa7685
    @iissa7685 4 ปีที่แล้ว

    2❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdikaremhussein8833
    @abdikaremhussein8833 4 ปีที่แล้ว

    Heestaas maandeeq nour giraash wax ay ku dhaanto maleh ee ha qaadin

  • @alumtally3211
    @alumtally3211 4 ปีที่แล้ว +1

    Odaygaa koofiyada sitaa kitaarka cadi buu ula goo ga ay

    • @muktarcapitano9513
      @muktarcapitano9513 4 ปีที่แล้ว

      Macalin wayn oo noloshiisa ku qaatay kaban.. al ustaad cabdinaasir macalin caydiid

  • @zamzamhassan9792
    @zamzamhassan9792 4 ปีที่แล้ว

    Jamal waad habaar tamasaa ee edada cuntada ka qabo🤣🤣🤣🤣🤣

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 4 ปีที่แล้ว

    💯%

  • @husseinabdille
    @husseinabdille 3 ปีที่แล้ว

    Nimco afwayn war waxu maxay bari bari la noqotey

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk jeertii wabigaad moodaa aragtiidii bini aadamkaba way ka tagtay acuudo bilaah

    • @iissa7685
      @iissa7685 4 ปีที่แล้ว

      Qof dumara oo somaliliyeed inaad jeer ugu yeedhaa walaal waa gef...
      Ee istaaq furanlayso...instead say Mansha Allah.

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 4 ปีที่แล้ว

      @@iissa7685 maasha allah waa qofka qoroxda badan ee istaqfurulaah jasaakallaahu khayr kasiira walaal ilaahay ha iga danbigeeda

  • @craxmaanmuuse510
    @craxmaanmuuse510 3 ปีที่แล้ว

    Sawtal raxma iga dheh adiga iyo barwaqo cod laxaad xambaarsan.

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 ปีที่แล้ว

    Waxaba kama rabe adigan kubadbadinay walle hadad imaqli waaydana laba kaladh iska eeg cagaar ama doog iyo casaan sidi geed magoolay lagama yaqaane bilowga waxad dareemi inay sakiin kugu dhacday ama irbadi 📍kugu taagantay ama tiin🌵..🌳🙊🌵kama danbaysta dhawr bilood kadib waxay isku badalaysa goobo fadhisimed waanay bururaysa oo kaladhki waay luminaysa waxanay isu badalaysa goobo jidhifa ah dadka yaan lalugaynin oo been losheegin heer laga baqo ayaad gadhaysa sida imika jirta dabadeed farbaad raadin ilay kacsigi waajooga lakiin jidhkiiba dhintay oo laga baqaya👉🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abdirahmanfarah7268
      @abdirahmanfarah7268 4 ปีที่แล้ว

      layla maxamed xoolo nimada meel lafadhiiso

    • @zundusmaxamed7556
      @zundusmaxamed7556 4 ปีที่แล้ว

      Maxad ka hadli ma fahmin warkaagee faahfaahi bal.