NIMCO DAGAN OO HEES CUSUB KA QAADEY SHOWGII FISKA HARGEISA 201 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2018
  • NIMCO DAGAN
    HEES: Hadalka Kii Dabacsan
    XUSUUSTII: Cumar Dhuule
    MUSIC REMIX: Mohamed Bulshaawi
    SHOWGII FISKA HARGEISA 201 HD
  • เพลง

ความคิดเห็น • 2K

  • @ramlarowda466
    @ramlarowda466 5 ปีที่แล้ว +1182

    Inta jecel inay heesa iska dayan insha allah illahy haynaga madobeyo amiin like sara

  • @nawaalaadan7478
    @nawaalaadan7478 5 ปีที่แล้ว +39

    Hesti cumar dhuule inta fahmsan like😅😘😘😘

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 5 ปีที่แล้ว +310

    INTA HEESAHA NCDAY EE NEBIGA JCL SCW
    LIKE
    isaar

    • @hadiyahaldhaa460
      @hadiyahaldhaa460 4 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤🔥🔥🔥🔥🔥❤❤❤❤💚💚💚💚💚💋💋💋💋💋🔥🔐❤❤❤

    • @husseinhandule
      @husseinhandule 4 ปีที่แล้ว +2

      ummad kasta oo illahay abuurey dhaqan ayay leeyihiin 52 dal ee muslimka
      ah waa laga heesa hadad adigu dhaqankaga nacdey anaku manan nicin
      dad muslim ahna waan nahay,,,bal noo sheeg suurada ka hadlasa heesaha

    • @mohamedibnuciise5468
      @mohamedibnuciise5468 4 ปีที่แล้ว

      366r Ģ ģ I can't wait until 34777R

    • @mohamedibnuciise5468
      @mohamedibnuciise5468 4 ปีที่แล้ว

      Ģ ģ I can't wait until rrr Ģ ģ I can't wait until t88r46 ģ I can't wait until t88r46 ģ I can't wait until t88r46 ģ I can't wait until t88r46 ģ I can't wait 5

    • @mohamedibnuciise5468
      @mohamedibnuciise5468 4 ปีที่แล้ว

      @@hadiyahaldhaa460 ARW

  • @wacanali3595
    @wacanali3595 5 ปีที่แล้ว +34

    Cumar dhuule the Somali legend. Aloow kuu naxariiso heestan inta aanan ogeyn cumar dhuule ayaa Iska leh

  • @ahmedabdirahman3658
    @ahmedabdirahman3658 5 ปีที่แล้ว +968

    Walaahi bilaahi comentigan markaan akhriyo like ayaan saaraya.
    Waadba dhaaratye liketii halaaga helo

    • @samiryareh6755
      @samiryareh6755 5 ปีที่แล้ว

      😅😅😅😅😅

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 5 ปีที่แล้ว +1

      AHMED ABDIRAHMAN 😂😂😂😂😂

    • @bilana7028
      @bilana7028 5 ปีที่แล้ว +1

      Waanigaa like ku saaraye ee bal noo sheeg waxaad ka heshid

    • @maxamedmire3650
      @maxamedmire3650 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @ahmed-rvpofficial7449
      @ahmed-rvpofficial7449 5 ปีที่แล้ว

      Waad isku camirtay lkn ku siiyay 😂😂😂

  • @ahmedharir5863
    @ahmedharir5863 4 ปีที่แล้ว +3

    Xasuusti cumar dhuulle cali raxmatulahi calayhi way keentay nimca dagan walow eryada qaar badashay anyhow halkeda ayay dhigtay.
    Waxkale o xusid mudan inanay hesta nimca lahayn sida halkan ku qorana sax maha e wax hesta hore u qaaday cumar mahdi😍.

  • @alinorhassan8519
    @alinorhassan8519 3 ปีที่แล้ว +48

    heestaan aad beey umacaan tahay laakin fanaanki lahaa in lagu xuso ayeey ku wacneed cumar dhuule cali ❤💯

    • @hothoyousuf9489
      @hothoyousuf9489 2 ปีที่แล้ว +1

      Iyada uum baa horey u qaaday remix ayey ku sameeysey wll

    • @araksanyacinadaweh4121
      @araksanyacinadaweh4121 2 ปีที่แล้ว

      Qurux

    • @ibnuazaan2723
      @ibnuazaan2723 ปีที่แล้ว

      @@hothoyousuf9489ma qaadin heestan omar dhuule ba leh wll

  • @ayanahmed9483
    @ayanahmed9483 3 ปีที่แล้ว +31

    Inta 2021 ila dhagaysanayso like

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 5 ปีที่แล้ว +1350

    Inta cadabta neceb like isiya walaalaayaal jannada orod ku gala insha allah

    • @fatimaalihajisafiya7329
      @fatimaalihajisafiya7329 5 ปีที่แล้ว +14

      Hhhh ma qof cadabta jecel baa jira

    • @adnamo9091
      @adnamo9091 5 ปีที่แล้ว +4

      dahabo luul lol 😂

    • @mustafaahmed257
      @mustafaahmed257 5 ปีที่แล้ว +4

      Kkkkkjkkkkkk waad iga qoslisay

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 5 ปีที่แล้ว +2

      @@adnamo9091 😃

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 5 ปีที่แล้ว +3

      @@mustafaahmed257 like ma isisay horta qosolku haa ku danbeyey kkkkk

  • @mustafereigal2149
    @mustafereigal2149 5 ปีที่แล้ว +70

    waligay like ma codsan wlhi bal ii saara , aan arkee waxay tarto lol

  • @alnaimi4035
    @alnaimi4035 5 ปีที่แล้ว +73

    رووووعة 😅😅 احلي تحيا الشعب الصومالي اخوكم من اليمن

  • @exiledprince2107
    @exiledprince2107 4 ปีที่แล้ว +65

    من المغرب تحية حب وتقدير للصومال الحبيبة

  • @somalilanderdhaba6133
    @somalilanderdhaba6133 5 ปีที่แล้ว +535

    nimco degan hadad ka hesho like hayla dhafin😂

    • @jirfe
      @jirfe 5 ปีที่แล้ว +3

      Aniguna aadan kaa helaa sister you are so cute sister

    • @somalilanderdhaba6133
      @somalilanderdhaba6133 5 ปีที่แล้ว +1

      @@jirfe tnxz pro

    • @asiahussein8712
      @asiahussein8712 5 ปีที่แล้ว +1

      Waan raacsanahay nimco nooloow

    • @somalilanderdhaba6133
      @somalilanderdhaba6133 5 ปีที่แล้ว +1

      @@asiahussein8712 nimco fananad jirta😘

    • @umalkhyremohamed5308
      @umalkhyremohamed5308 5 ปีที่แล้ว +1

      rayan mohamed allah nimco degen laanta abaar weeyan walaaal hestan markan dhagaysto xasuus baan galaa walaahi muudhee 😴😴😴

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 ปีที่แล้ว +21

    Dulqad baan krapaa still I'm watching 2022🥺❤🙏

  • @samatarismail1718
    @samatarismail1718 5 ปีที่แล้ว +47

    heestan wa xusuustii Ahn cumar dhuule. qaar ba moodaya iney iyadu leedey. lkn si cajiibey u qadey congrats 👏🏼👏🏼👏🏼

    • @bushrabbe.
      @bushrabbe. 2 ปีที่แล้ว

      Wala ogyahay zxb

  • @sadehajiyow6701
    @sadehajiyow6701 4 ปีที่แล้ว +25

    Heeskani Waa dhameeystiranyahay erayo,cod,laxan iyo music❤

  • @Aduunyofarxad
    @Aduunyofarxad 5 ปีที่แล้ว +21

    Nimco Dagan iyo hees Dagan caadi maaha kujecliyaa Nimco😘😘

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 5 ปีที่แล้ว +62

    laxanka codka sida lo tumey the best waay wadaa socdaan si fican oo dagan waa sidii loo heesi jirey long time music bal u fiirso kalamdaa ka daba leyeye foodhidaa iyo noocyada musica ba best

    • @qaradd4265
      @qaradd4265 5 ปีที่แล้ว +4

      waa hees hore sidaa ayey u qurxoontahey yaaba hees ceynkaas ah sameeya cumar dhuule ayaa qaadey

    • @khalidali4780
      @khalidali4780 5 ปีที่แล้ว

      Waa fajac waaban la yaabay

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 5 ปีที่แล้ว +3

      Heesta waxa hore uu qadey cumar dhule illahay haw naxariste ka dibna iyada iyo raas oo qabi jirey ayaa wada qadey

    • @laylasharafahmed175
      @laylasharafahmed175 5 ปีที่แล้ว

      3244

    • @mohamedabdullahi224
      @mohamedabdullahi224 5 ปีที่แล้ว +4

      Waa mid kamida xasuusihii cumar dhuule cali originally lahaa heesta

  • @DrmukhtaarYousuf
    @DrmukhtaarYousuf 12 วันที่ผ่านมา +1

    Absolutely nimco degan has the golden voice Absolutely an amazing and ever green nimco degan

  • @staystrong787
    @staystrong787 2 ปีที่แล้ว +16

    سماع الاغنية ياخدني إلى ذكرى حي الرياض... الخرطوم - السودان...

    • @HassanAhmed-yf7vm
      @HassanAhmed-yf7vm 9 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤ we love you Sudan

  • @moulidisaid977
    @moulidisaid977 5 ปีที่แล้ว +916

    Adoo fiirsanaaya hadana hadaad commentiga aqrineesid like ha ila dhaafin

  • @RiyaaqcaLi
    @RiyaaqcaLi ปีที่แล้ว +5

    2023❤ heestaan dhagaysan❤Wxaan arkay inta ah hdaan dar alee ku iri adigaan dadba kuu jeclahay❤Statuska soo dhigtay wiilka jeclahay igu yiri mcnei erayadaan wan ka helay saan ku iri adigaan kugu tala galay gcliye ma cid kle jeclahy❤Runtii aad baan ujeclahay hdaan sii wda joogno sidaan jeclhy i.a heestan uqaadi doonaa i.a😢❤Hdii klana qof kle sidaas cmal uma jeclaan doono💔😰

  • @Amuula
    @Amuula 5 ปีที่แล้ว +20

    2019 hadaad dhageystay liketa ha iga bakhiilin janada af ganbi halaguugu tuuree😂😂

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm21 5 ปีที่แล้ว +11

    War dulqaad ban ka rabaa
    Markeey ledaahy codkedaa
    Labta kaa dareemaaya💞🎧💕🥰

  • @amalabdullahiafhayeenkadum4765
    @amalabdullahiafhayeenkadum4765 5 ปีที่แล้ว +17

    Hablaha Somaliyeed waa gob wadaniyiin ah❤❤❤❤

  • @abdixakiinncnc2962
    @abdixakiinncnc2962 5 ปีที่แล้ว +369

    Heestani ma. Cusba hore ayey u qaaaday waliba Abdikariin Raas ayey u qaaday cidii hore u daawatay like iigu qabo

    • @warwacaaltv7503
      @warwacaaltv7503 5 ปีที่แล้ว +24

      Heesta cumar dhuule ayaa lahaa waa copy lol youtube way ku jirtaa

    • @DH-yi5dx
      @DH-yi5dx 5 ปีที่แล้ว +7

      Originally Omer dhuulaa lahaa

    • @mohamedabdiqadir4933
      @mohamedabdiqadir4933 5 ปีที่แล้ว +10

      Heestani waa xasuusihii Cumar Dhuule AHUN.

    • @MOHAMEDOMER2383
      @MOHAMEDOMER2383 5 ปีที่แล้ว

      Yes you right

    • @maryanali2606
      @maryanali2606 5 ปีที่แล้ว +4

      Heesta Cumar Dhuule Ayaa Leh

  • @moneyboyofficial5654
    @moneyboyofficial5654 5 ปีที่แล้ว +23

    Inta dawaneyso 2019 like ii siiyaa hee asxbtaa

  • @oomanesaw5566
    @oomanesaw5566 5 ปีที่แล้ว +9

    Qofkii heestan oo bila music ah ku seexan jiray like isar iyado cod kaliya oo aad mcn ayan qoftayda kuwada seexan jirnay 🌹😘 ada dunidaba shide bal maxan kugu diidaya 😎

  • @TheTotal8
    @TheTotal8 5 ปีที่แล้ว +132

    Fanaaninta Hergeysa Weyshidanyihin Siiba, Hablaha Allow noo dhowre inta Qaranka #Somalilandjecel✔

  • @faysalsugaal7104
    @faysalsugaal7104 5 ปีที่แล้ว +100

    Maamo Nimco Degan Ex Birmingham❤ glad to met you in Hargeysa again 👈

    • @somalimedicineexpert3296
      @somalimedicineexpert3296 5 ปีที่แล้ว

      Faysal Sugaal ma ninku ila xidhay baa ma reer small heath baa ahayd mise Handsworth mise sparkbrook. Nabar gardaro rabi ha kaga dhigo

    • @faysalsugaal7104
      @faysalsugaal7104 5 ปีที่แล้ว +1

      @@somalimedicineexpert3296 Small heath sxb waad salaamantay Allah haku sharfo

    • @mohamoudali6830
      @mohamoudali6830 5 ปีที่แล้ว +3

      Are you released from Fucking jeegan prison

    • @mohamoudali6830
      @mohamoudali6830 5 ปีที่แล้ว +1

      So bro
      waad kusoo shaac baxday Intii aad liinta xabsiga jeeganta kusoo dhex cabtay

    • @faysalsugaal7104
      @faysalsugaal7104 5 ปีที่แล้ว

      @@mohamoudali6830 hhahhh salaan sare inder

  • @abdirizakbashirahmed1294
    @abdirizakbashirahmed1294 5 ปีที่แล้ว +41

    Abwaanadda Ku sugan Hargaysa waa rag suugaan yaqaan ah .
    Heestani waa qiso dad Ku wada nool hal dal balse u kala shakisan inuu mid uun baxayo.
    Gabadha heestan qaaday hore usoco ayaan leeyahay.

    • @sharmaanish3561
      @sharmaanish3561 5 ปีที่แล้ว +2

      Cumar dhuule baa lahaa allaha unaxariiste

    • @happyahmed1257
      @happyahmed1257 5 ปีที่แล้ว +1

      saad sheegtat ja gadlaysa lkn ma cusba waa heesti cumr dhuul alla yarxma

    • @saadomohamedabdulle3597
      @saadomohamedabdulle3597 4 ปีที่แล้ว

      Hore ayaa loo qaaday waxa cusub meesha ma yaalan

    • @abwaanileeyemohamed6799
      @abwaanileeyemohamed6799 4 ปีที่แล้ว

      sowmaaha abwaan hhhhhhh

    • @catarcabdi5423
      @catarcabdi5423 4 ปีที่แล้ว

      Afartan sano kahor aya laqaaday heestan cumardhule ayana qaaday

  • @fartunhirsi5344
    @fartunhirsi5344 5 ปีที่แล้ว +5

    Wow! Music ayaaba i cajabiyay esh calaa 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @Hooda36
    @Hooda36 5 ปีที่แล้ว +7

    Waatan nimco degan nimco Somalilander 💚💭❤👏💖

  • @laylaabdirahman2016
    @laylaabdirahman2016 5 ปีที่แล้ว +63

    Midhaayari agtaagan fanaanada sawirka wayla gaadhiladahay🤣🤣🤣🤣🤣viva inta gaagaaban wlhi silicbaa haysta 🤣
    Alx inta sidayda dhaadheer 🙌🙌

    • @aishaaisha9511
      @aishaaisha9511 5 ปีที่แล้ว +3

      😂😂o kabo dhaadher maxirato laqaada

    • @zakaria8123
      @zakaria8123 5 ปีที่แล้ว +2

      Dhaadheerka qaarkii dhaameel kululan maynee kaayaga dhalookhiya olalaaay kkkkkkkkkkk viva inta gaaagaban

    • @gabadhalugtakahadashamoham4222
      @gabadhalugtakahadashamoham4222 5 ปีที่แล้ว +1

      @@zakaria8123viva intayada gaagaban IGA dheh 😂😂😂😂

    • @zakaria8123
      @zakaria8123 5 ปีที่แล้ว

      @@gabadhalugtakahadashamoham4222 alaylehe viva hhhhh sawmaha walal

    • @gabadhalugtakahadashamoham4222
      @gabadhalugtakahadashamoham4222 5 ปีที่แล้ว +1

      @@zakaria8123 waa sidaas walashayeey😍

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +8

    Nimco degan what a lovely singer she's got a lot of vibe very entertaing

  • @luckyfagase394
    @luckyfagase394 5 ปีที่แล้ว +4

    Cod macaan 😊mnshllh Hadaan dar alle ku iri Adiga dadka kuu jeclahay qalbiga adaa u dawaa doquna ruux kale marape❤️😍🔥

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 5 ปีที่แล้ว +5

    Nimco dagan fanaanad qaaliya oo aan taageero buuxda u ahay heestii laxan wacan baad soo saartee ❤❤❤❤❤

  • @ikkyyikkyy5520
    @ikkyyikkyy5520 5 ปีที่แล้ว +5

    Wow nimco dagan wallee kii cod ahaa Alle waa siiyay❤️❤️❤️✌️

  • @cusmannaasir9033
    @cusmannaasir9033 ปีที่แล้ว +6

    heestan inta tiktok markey kuso aragtay TH-cam kaso raadisay love like 2023💓💝🌷🌷

  • @Wallowstudio
    @Wallowstudio ปีที่แล้ว +7

    I can't stop le
    Iistining of this Song❤🙏

  • @filsanali6508
    @filsanali6508 5 ปีที่แล้ว +5

    Denbiga meesha ka dhaca deeqow mana iskaleh 😍😘

  • @abdirisaaqyousuf9236
    @abdirisaaqyousuf9236 5 ปีที่แล้ว +229

    Alle hasoo hadeeyo inantaas surwalka xidhan inta ka naxday inantas like igu qabta

  • @ugaaska1801
    @ugaaska1801 ปีที่แล้ว +3

    Heestan cumar dhuule ayadaaba kaga qurux badan cumar adeer ilaahay jantul fardowsa ku gee ❤️

  • @xaashisky7350
    @xaashisky7350 5 ปีที่แล้ว +119

    Intii Ilaahaygii Abuuray ka Baqeyzo like Ii zara💜💗✔✔👈

    • @mohamedburhan8147
      @mohamedburhan8147 5 ปีที่แล้ว +1

      Inta ayeyday madaxey kabaqayan deeh hhhhh😆😅

  • @heegoheego9503
    @heegoheego9503 5 ปีที่แล้ว +6

    Wow hees macaan fanaaniita Reer hargeisa way u hagar baxeen farxiya fiska

  • @naruraahmed2369
    @naruraahmed2369 5 ปีที่แล้ว +6

    Allaa masha allaah saan dhan intee uu fideesay intee jirtay macbuudkow 😰intaa baruurta neceb like igu sharfaa 🤪

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia ปีที่แล้ว +1

    Heeskan Cumar dhuule lahaa alla unaxariisto
    Hees cusub maahan

  • @dakhalaxmed4011
    @dakhalaxmed4011 2 ปีที่แล้ว +1

    Meelna ugama jeedo xusida fanaankii lhaa heesta AHUN cumar dhuula
    Markii aad dhegeystid cumar dhuule misana dhegeysatid heestan wxaad ogaaneysaa ineysan fanaanadan dhigin heestu meeshii ay lhyd
    F.G cumar dhuule AHUN cod lagu gaari maayo

  • @ikrannur8086
    @ikrannur8086 5 ปีที่แล้ว +13

    Kama xiiso dhaco hestan cid hada igu tagan oon daremayana ma jirto 😃😃 bal adba 2018❣❣❣👒

    • @alibaas623
      @alibaas623 5 ปีที่แล้ว +1

      Isku dookh ayaynu nahayba ee ma isku qabsana

    • @ikrannur8086
      @ikrannur8086 5 ปีที่แล้ว +2

      @@alibaas623 CV soo gudbi markas😃

    • @faaraxtaajir454
      @faaraxtaajir454 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ikrannur8086odaygu bilaa cv buu ahaa kayga xageen ku soo diraa halkani waa public e 😁😁😁😁

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 5 ปีที่แล้ว

      @@faaraxtaajir454. Waan qoslay walaahi, halkeey jini jaqaafo aan garan inoo keeni laheyd adigaa SOMALI ah ee ku xalxaluulo.

  • @jannodoonccn6915
    @jannodoonccn6915 5 ปีที่แล้ว +14

    Waa La isku arkey showGa

  • @mohanh1454
    @mohanh1454 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadka isaaq waa dad tashaday anan waan iscunay naa soo duceeya in aan sidaa Muqdisho uga baashlo

  • @SHIDANE30
    @SHIDANE30 5 ปีที่แล้ว +5

    ar qoftaa cadi mahan ma buufin labuufiyaa waa noocii layidhi halaku ducaysto👍🌧🌧

  • @garaadilkacase8621
    @garaadilkacase8621 5 ปีที่แล้ว +3

    Heeestan waxaa iska lahaa Cumar dhuule Ilhy haw naxariiiste lkn Nimco Waa ay ku Raaaxaysatay Excellent 😎😎😎

  • @hassanawdahir2284
    @hassanawdahir2284 5 ปีที่แล้ว +11

    Allow Dhowr Hablaheena somaliyeed
    😍😘🤩

  • @clqaniaxmed723
    @clqaniaxmed723 ปีที่แล้ว +1

    Nimco deggan waad la keentay walaal heesta nice voice keep going.

  • @mowliidoffiac693
    @mowliidoffiac693 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaa igu dara ana waxan oo like ah

  • @charmakemohamed4247
    @charmakemohamed4247 5 ปีที่แล้ว +13

    War waa hees hore originalki waxaa qaadi jiray fanaanki wayn
    Cumar dhuule alle ha u naxariisto yaa igu raacsan farta taag

    • @owlaadjacayl4290
      @owlaadjacayl4290 5 ปีที่แล้ว

      Ma aqaan wax qaday lkn ayado no music ah baan arkay o gabadh qaado
      TH-cam na way taal
      Ma cusba midhahaan

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 5 ปีที่แล้ว +1

      Maahee way isu laxan eeg yihiin inuu cumar dhuule aun laxanka saaraad moodaa

    • @charmakemohamed4247
      @charmakemohamed4247 5 ปีที่แล้ว

      @@owlaadjacayl4290 waarun gabadh baa qaadi jirtay waa ayada gabadhu
      Laakin cumar dhuule ku arkay heestan

    • @charmakemohamed4247
      @charmakemohamed4247 5 ปีที่แล้ว

      @@asalhargeisa3668 saw maahe laakin waa ayadii biyo is Marin looolz

    • @apdyrahmannahwe8591
      @apdyrahmannahwe8591 5 ปีที่แล้ว

      Oyadoo yar bey qAdi jirtey hada waa gabodey

  • @ibrahimbariyow2045
    @ibrahimbariyow2045 4 ปีที่แล้ว +51

    2020 hadad ila dhageysaneyso like isaar pls😉

  • @FaratoonAcademy
    @FaratoonAcademy 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa heesti cumar dhuule intee taqanay like Ta isaara

  • @football-somali6954
    @football-somali6954 5 ปีที่แล้ว +5

    Eeshcalaa hees the best Somali channel Hawraar go forward🔥🔥

  • @AhmedAhmed-us3ll
    @AhmedAhmed-us3ll 4 ปีที่แล้ว +9

    Sacad muse hanolado . ANIGA WAXAAN AHAY HAWIYE sacad muse walahi isaaqa lashegayo waa ayaga . Walahi waa dad nabadeed oo garqato oo meel loraco leh 👈 . 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 nolada sacad musae isaaq. Walahi isaaqa lashegayo waaayaga aniga qurbo baan jogaa lakiin isaaq halkaas baan kubar tay. isaaq kuwa ugu gobsan waa sacad muse🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @mahamudmahamed9893
      @mahamudmahamed9893 6 วันที่ผ่านมา

      Hana kala gurin wllo isaaq 😅 qabyaalad wey tuureen😅

  • @abdulkadirmohamedyusuf
    @abdulkadirmohamedyusuf 4 ปีที่แล้ว +8

    Hees Qiimo Badan Iyo Cod Qurux Badan❣👌

  • @onlinemedia6693
    @onlinemedia6693 5 ปีที่แล้ว +2

    Dunidu waa giraanee
    Duckasta kunooshahay
    Dadku rabi waa u simanyahay
    Wakhtigaynu joognana
    Dunida calankaa u taaganee
    intaan wadku inala darsin
    inaynu cabsano Alle kabiqnaa
    Waa lamahuraan inaynu
    Ducada badino dariiQay jeexday
    Shalay xamda Quen raacno
    Xumaanta kaxorowno rabi I
    Nooga beryee aamiin aamiin Dhaha
    Qalbiga macaasida kaxoree
    👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆

  • @caddekacadde3034
    @caddekacadde3034 5 ปีที่แล้ว +3

    Heesta.nimanka u daa ha uga ciyaarine legend cumar dhuule father of love cumar mahdi
    Inta markii uu cumar qaadaayo ku heesataa koow ka ahay

  • @nasraayaan7711
    @nasraayaan7711 5 ปีที่แล้ว +8

    Waaw my inaadero nimco Dagan ❤️❤️❤️❤️

  • @muniira-doodi
    @muniira-doodi ปีที่แล้ว +6

    Halkaad deeqoow rabtiyo
    Dalkaan kula joogayaa❤️
    Still I'm watching 2023

    • @mudanedeeq2734
      @mudanedeeq2734 ปีที่แล้ว

      Muniira doodi kawaran hadaan u beddelno heestaan quruxeey "halkaad muniiray dunida aad rabtiyo halkaad doontaan dawooy kula aadaya caashaqana daacad iyo dareen duntaan kula haynayaa dooquna ruux kale ma rabo" xaax maahinoo sis lol?!

    • @muniira-doodi
      @muniira-doodi ปีที่แล้ว

      @@mudanedeeq2734 hhhh kaba sii fiican

  • @salmanpalle1632
    @salmanpalle1632 2 ปีที่แล้ว

    Eesh qiyaasak heestii Eebe ha u naxariistee Cumar Dhuule Cali laakiin codka Nimco waa nice from Canada 🇨🇦

  • @togavlog9526
    @togavlog9526 5 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxa hore u qaaday dhaqtarkii jacalka Alle ha unaxaristo ee Cumar dhuule

  • @sahramohamed6151
    @sahramohamed6151 5 ปีที่แล้ว +33

    shawgii farxiya fiska xalay wuu shidnaa laysku arag

    • @abdiali3134
      @abdiali3134 5 ปีที่แล้ว

      Heesti Omar dhuule

  • @abdirisak_buskulaawi
    @abdirisak_buskulaawi 9 หลายเดือนก่อน +2

    Golden voice Nimo dagan i lesting_9/10/2023 1:56am you after me like

  • @cnsirjama2217
    @cnsirjama2217 5 ปีที่แล้ว

    Heeskan waxa Leh oo qaaday ilaahay naxariistiisa hawgu deeqee cumar dhuule Cali ,fanaankii ,mulaxankii ,qosliyaagii cumar mahdi

  • @abdiazizghahnug9224
    @abdiazizghahnug9224 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa eesh calaa hees nimco dagan yaa fananad somalilander ah

  • @osmanmohamoud143
    @osmanmohamoud143 5 ปีที่แล้ว +27

    Hesstan Originalkeeda waxa lahaa AHUN Cumar Dhuule Cali (Omer Mahdi)

    • @abdulkarimademabdi5945
      @abdulkarimademabdi5945 5 ปีที่แล้ว +1

      Heesta Cumar dhuule magaceeda ii sheeg sxb

    • @osmanmohamoud143
      @osmanmohamoud143 5 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/y3x-xwK_aOs/w-d-xo.html Wataas libaaxeyga

  • @Savapiye125
    @Savapiye125 5 ปีที่แล้ว +4

    Beautiful voice MASHAALLAH BT the gal wit the jeans, she should wear the gorgeous clothes that her sisters ave for real jst sayin👆👌

  • @dj_diini
    @dj_diini ปีที่แล้ว

    20/10/2021. 11:57pm
    Xasuus ii gaara 😫🔐❣
    Me... qadiroh... dhagoh... rahma...hana ....fadxi...
    Dadkeygiih🥺❣

  • @zaiynabsaafi7930
    @zaiynabsaafi7930 3 ปีที่แล้ว +2

    Nimco runtii gabadh aan zi dhapa ujecelahy ❤❤😚😚🤗🤗😍😍

  • @abdijibaar1663
    @abdijibaar1663 ปีที่แล้ว +121

    2023❤❤❤❤😢😢😢😢😢

    • @nawaalkaaba531
      @nawaalkaaba531 ปีที่แล้ว +15

      Sanad khyr badan oo Farxad kugu bilaambo kuguna dhamado adoo guulo badan gaadhay alle ha kaga dhigo Hunno

    • @ilyaazhussein311
      @ilyaazhussein311 ปีที่แล้ว +3

      Sanad khayr leh

    • @amranaxmed4114
      @amranaxmed4114 ปีที่แล้ว +4

      @@nawaalkaaba531 amin ya rabi 🤲🤲 dhamanten wll

    • @nawaalkaaba531
      @nawaalkaaba531 ปีที่แล้ว +2

      @@amranaxmed4114 aamiin wlzhy🤲❤❤

    • @saamiyacabdirahman4825
      @saamiyacabdirahman4825 ปีที่แล้ว +1

  • @AhmedAli-yh5kl
    @AhmedAli-yh5kl 5 ปีที่แล้ว +66

    Nimco Dagan walee waa geesi yadii soomaliland libaaxad noolow

    • @abaluul1683
      @abaluul1683 4 ปีที่แล้ว

      Alla mayeeey libaaxad dhimatay

  • @georgemakar6745
    @georgemakar6745 5 ปีที่แล้ว +4

    I love so much Somalia grils and songs 🇸🇴I'm from 👉👉🇪🇹✔✔✔✔✔🎧🎶🎶🎶🎶🇸🇴♥️🇪🇹

  • @nadaarajs8129
    @nadaarajs8129 5 ปีที่แล้ว +6

    Allow alle wax kle waw war habrtan halyso qabto anaa kuhystee allow hydilin anon mar salamin nax nax leep

  • @jiihanbintuzalmaan4501
    @jiihanbintuzalmaan4501 5 ปีที่แล้ว +6

    viva gabdheheena soomaliyeed😍😘

  • @aminoamiisha6628
    @aminoamiisha6628 2 ปีที่แล้ว +8

    What a Great song and emotional words with naima deggan❤️💯

  • @haykalkhadar8745
    @haykalkhadar8745 5 ปีที่แล้ว +1

    Heestani maah hees cusub ee waxay ka mid tahay heesihi al faanaan cumar dhuule alle ha uu naxariiste yaaa igu raacsan

  • @luckyh4131
    @luckyh4131 5 ปีที่แล้ว

    Heestii ilaahey naxariistii jano ha siiyee cumar dhuule cali💚❣👌👏👏👏❤❤💙💙💛💛💖💖💞💞 somali legend ayay boorkii ka jaftay meesheedii ayay dhigtay

  • @farxiyaaadan8296
    @farxiyaaadan8296 5 ปีที่แล้ว +17

    Waar dulqaadban kaa rabaa eshcalaa hees😍😍😍😍

    • @cabdicasisbarkhad641
      @cabdicasisbarkhad641 3 ปีที่แล้ว +1

      Halkaasi waa hooy dulqaad baan ka rabaa Cumar dhuule cali ayaa horey u qaaday

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdicasisbarkhad641 waana badh heestu cumar dhuule Aun

  • @nugaalabdi3211
    @nugaalabdi3211 5 ปีที่แล้ว +198

    Fananad an tagero hadad kaheshy hestan waad aragtaa indha adaygaga ee like isaar🤓🤓

    • @wardaali5242
      @wardaali5242 5 ปีที่แล้ว +1

      Nice

    • @fomar2137
      @fomar2137 5 ปีที่แล้ว +3

      Bisinka. Nagta Nimaca dagan maxay cuntay. Heestan. Wey sooo xaday. Heestan. Gabar saxiiib nahay. Iska leeeh. 😳😳

    • @sarahussein5872
      @sarahussein5872 5 ปีที่แล้ว +1

      @@fomar2137 naa iskma leh dhulka ayar daaq.reer somaliland dad heeso xada ka wayne heesa somalida dadka ugu badne samayaa wa iyge.

    • @nugaalabdi3211
      @nugaalabdi3211 5 ปีที่แล้ว +1

      F Omar soo sheeg zhptaa

    • @nugaalabdi3211
      @nugaalabdi3211 5 ปีที่แล้ว +1

      Sara Hussein runtaa weyeh

  • @abuukarnuur7321
    @abuukarnuur7321 5 ปีที่แล้ว +2

    walle gabadhu cod lagu raxeysto ayey ledahy horey usoco 👌👌👌

  • @nuredinahmed7041
    @nuredinahmed7041 5 ปีที่แล้ว +2

    Alla naagtani malah siil weynaa oo daba weynaaa xagey joogtaa waan ku dakhranahaye

  • @ninismood123
    @ninismood123 5 ปีที่แล้ว +3

    #Nimca_dagan ma sii cayishay mise indhahayga yaryar anwy Nimca wllo love buuran kuu hayaa ❤️❤️

  • @kayseali8070
    @kayseali8070 5 ปีที่แล้ว +4

    Xaaskii hore ee sxbkay cabdikarin ismail muuse raas marwo qiimo badan waxaan idiinku xasuustaa jacayl waayo waayo

  • @farahali4074
    @farahali4074 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah nimco Dagan I love u

  • @haajihazzan9715
    @haajihazzan9715 5 ปีที่แล้ว

    Heesta Nin Baa Lahaa Qaadayna
    Ma Haboona Inay Gabadh Qaado
    Waxaasi Fanaanimo Maahan lamana Arag Fanaanad Hees Nin Fanaan leeyahay Ay qaado
    Heestan Waxaa iska lahaa
    AHU Legend Cumar Dhuule Cali

  • @muhyadinmdahir3241
    @muhyadinmdahir3241 5 ปีที่แล้ว +5

    Heez murti iyo miizan leh
    Haplaha ha la ilaaliyo
    Ragaw 👑🎧

    • @NOGOBAAWI
      @NOGOBAAWI 2 ปีที่แล้ว

      War heesta cumardhulaa le waa lacopyyyeeyay hallo

  • @asmahassanabdirahman529
    @asmahassanabdirahman529 ปีที่แล้ว +11

    I can't stop listening to this song 😭♥️

    • @kingabdalemaalik5909
      @kingabdalemaalik5909 ปีที่แล้ว +1

      Mentally 😢

    • @mudanedeeq2734
      @mudanedeeq2734 ปีที่แล้ว +1

      waa hees aad u mcn allaha naga cafiyo dambigeedee,lkn asma nooma aadan sheegin sababta aadan u joojin karin dhageysiga heestaan sis,ma jaceyl xunbaa kusoo maray,mise hadda ayuu ku hayaa waliba mid daran,ama just waa iska jeceshahay heestaan dhageysigeeda lol?
      Kawaran Asma qofka sideeydoo kale maxamed deeq la dhaho ee dhageysta heestaan sidee ayuu dareemaa ayaa filee sis?omg what a lovely song and nice voice!❤

    • @user-ru7sz5wr4t
      @user-ru7sz5wr4t 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@kingabdalemaalik5909 ❤❤❤🎉🎉I 😢

    • @asmahassanabdirahman529
      @asmahassanabdirahman529 5 หลายเดือนก่อน

      Amiiin wll allh inaga cafiyo but waxey igu ledhy Daren goni ah hestan that's why anan ujojin Karin adne sideydo kle hadathy bedel kheir qabo

  • @marwadi1247
    @marwadi1247 ปีที่แล้ว +1

    2023/6/4 😭❤️jcylku waa xanuun wlhi

  • @mubaarigrooney1043
    @mubaarigrooney1043 5 หลายเดือนก่อน

    Dulqaad baan kaa rabaa still I am watching this song ❤

  • @sagaladam4186
    @sagaladam4186 5 ปีที่แล้ว +32

    Heestii Cumar Dhuule RIP ayaa musicgii laga bedelay ,lkn codkeedu waa asal.

    • @amiiryare3067
      @amiiryare3067 5 ปีที่แล้ว +5

      Ciyaalkan Waad ka Waynthay Sagaleey hhh heestii Cumar dhuule Weeyaan

    • @sagaladam4186
      @sagaladam4186 5 ปีที่แล้ว +2

      Hhhh haa ayeeydood bn is leegnay

    • @abdilahiqaadi2919
      @abdilahiqaadi2919 5 ปีที่แล้ว

      Sagal Abdullahi heesta magaceeda igu caawi . cumar oo qaadaya aan dhagayste

    • @sagaladam4186
      @sagaladam4186 5 ปีที่แล้ว +1

      Waxaad ku qortaa Cumar Dhuule hadalka kii dabacsanbaa ka dib way kuso baxaysaa.

    • @hassanmohamedadde407
      @hassanmohamedadde407 5 ปีที่แล้ว +1

      Sagal Abdullahi
      Boqorkii codka iyo calaancalka sawtan heestiisii hees ay imaka Nimco dagan qaaday laynooga dhigay , yartu odayga kamay xishoon calal aqali xuquuqdiisa ayay u celin lahayd oo magacisa ayay xusi lahaayeen

  • @ayancadey7985
    @ayancadey7985 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi heestan kama daalo malin walba waa dhageysta from muqdishu

  • @idilmohamed9862
    @idilmohamed9862 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah Nimco Dagan inti hooyo jeceleey like isaar.

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 ปีที่แล้ว +1

    Ramadaan waa 10 cawada illaahey ha inaga aqbalo dhamaan muslimiinta sooman.