Heesta Wahad iyo Xaawo Deggan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 234

  • @5.3.7
    @5.3.7 2 ปีที่แล้ว +56

    Im a Kikuyu guy living in Canada and has been listening to this song from back in 2007 when living in Malindi Kenya.....its timeless, ageless, soothing.

    • @lasqoraymedia8196
      @lasqoraymedia8196 2 ปีที่แล้ว

      You probably have listened to the Dur Dur version . That was original and so captivating.

    • @ibrahimdhere
      @ibrahimdhere 2 ปีที่แล้ว +1

      I bet you were listening to the rendition done by the Ethiopian female singer. I lived in Nairobi back in 2007 and that song took over the airwaves. Karibu Arizona!

    • @baladomar7798
      @baladomar7798 2 ปีที่แล้ว +1

      Eric karibu iam living malindi Kenya came back home

  • @ZakariaSunni
    @ZakariaSunni 8 หลายเดือนก่อน +9

    Wof calaylk!
    Heeskan inay dib u qaaddo in loo abuuraad mooddaa❤

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya 2 หลายเดือนก่อน +2

      Jaalle Zakariye waan ku salaamay, intaan fan si uun u arkaayey ama aan si uun shaqo uga qabanayey weli shaqo aan qayb ka ahaa oo aan sidaan tan ugu faraxsanahay ugu farxay ma jirto duubista heestan tacab badan, waqti badan iyo daal badan waa galay duubisteeda Laakiin runtii intaan dhagayso heestan weli hees ma dhagaysan Xaawa iyo qofkasta oo teamkan ka mid ahaa oo lagu daray saaxiibadii ila duubay iyo kuwii farsameeyeyba markasta waan u mahadceliyaa qof qof. Xaawa Rabbi raalli haka noqdo. markasta waan u sheegaa inaan jaceyl weyn u qaaday heestan iyo codkeedaba. Mustafe Sheekh Cilmi oo erayada qoray Sahra Dawo oo ay ahayd heesteedii u horreysay iyo Marxuum Maxamed Cabdi Safaari dhammaan rabbi ha abaalmariyo.

    • @Farm_With_Suhaib
      @Farm_With_Suhaib 2 หลายเดือนก่อน

      @@CSeerbiyau did such great work, keep it up

    • @ZakariaSunni
      @ZakariaSunni 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@CSeerbiya tacab badan baad gelisay suugaantii iyo dhaxalkii ummadda. Kayd badan oo lumi lahaana waad kaydisay. Mar uun abaalkaaga in aannu ummad ahaan u gudno ayaan rajaynayaa. Guulayso ustaad

    • @NimcoYussufNimcokubra
      @NimcoYussufNimcokubra 2 วันที่ผ่านมา

  • @ismacilmuse5785
    @ismacilmuse5785 2 ปีที่แล้ว +27

    Full lyrics
    Anigoon wax badan jirin
    Walbahaar kalgacalbaa
    Igu waabariistee
    Wahaadaye naftaydii
    Waxa haysta la yaabee
    Wadad iyo gaadhiga
    Kama weecanaysee
    Wiilyahaw ku waayee
    War miyaadan iga hayn
    Mise warranka caashaqu
    Kaligeey wareeyoo
    Igu wiirsadaa tahay
    Wacdaraha aduunkaa
    I wareerinaayee
    Wadnahayga inanbaa
    Looga waab sameeyee
    Waanada iyo sheekadu
    Waxba iima tarayaanee
    Naftanaa wehel ku moodee
    Kuu wisiisiyaysee
    Ka wanaaja maad noqon
    Mise warranka caashaqu
    Kaligeey wareeyoo
    Igu wiirsadaa tahay

  • @mariamismail993
    @mariamismail993 2 ปีที่แล้ว +63

    This song is special for me🌹. I used to listen to it with my late friend Ayan when we were not displaced from Somalia to Ethiopia..This is the third independence day of Somaliland that passes without it..May Allah have mercy on her and forgive her and make her abode heaven and have mercy on all the dead Muslims..
    May Allah bring us together in a better place than this world🌺🍃Thanks alot Astaan ..

    • @hamze8948
      @hamze8948 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin

    • @orpheus1662
      @orpheus1662 2 ปีที่แล้ว +7

      Ameen
      But it’d not independence it’s secessionism
      Illegal breakaway state of Somalia

    • @mubarikaar2131
      @mubarikaar2131 2 ปีที่แล้ว

      Ameen wll

    • @munajama4208
      @munajama4208 2 ปีที่แล้ว +1

      Sorry sis for your loss , allahuma Amiin

    • @nca4440
      @nca4440 2 ปีที่แล้ว

      @@orpheus1662 Alle haku caafio

  • @ahmmedisse
    @ahmmedisse 2 ปีที่แล้ว +15

    la isma xaqiree Cod dahabiya iyo aqoon faneed oo heer Sara ah ayaa iiga muuqda Marwo Xaawo Dagan ❤ . Astaan TV 📺 Nooleyayaasha Fankii Dhaxe iyo Hore ❤
    Fan-Ku-Nool Team 🎵 ❤

  • @shuaibdahirfarah7752
    @shuaibdahirfarah7752 2 ปีที่แล้ว +12

    Dareenka goonidaa ay heestu leedahay codka aadka u mcn farshaxanada gacmaha fudud ayaa igu kalifay inaan more than ten times ku ceshado heesta cajiib 💯💯

  • @zamyabdullahi6075
    @zamyabdullahi6075 2 ปีที่แล้ว +15

    Woof cod iyo Badh ♥️Argti ahaan Ifarax Hargeisa ayey isku eegiyihin Manchallah Taparkallah ♥️

    • @ismailomar2004
      @ismailomar2004 2 ปีที่แล้ว

      Somalidu soomaaha dad wada dhashay

  • @noahD1636
    @noahD1636 2 ปีที่แล้ว +10

    👍 Cod, Qurux iyo deganaan, ✌️beauty, voice, and modesty 👌all in one

  • @abdikadirdhamac4181
    @abdikadirdhamac4181 2 ปีที่แล้ว +5

    Gabadhaan gabar aan jeclhy oo iga dhuntay 15sano kahor bay u egtahay oo Hawo Degan la dhaho.😥😥
    Still i love U🥰😥😭

    • @hibo2584
      @hibo2584 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @noahD1636
      @noahD1636 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk

  • @abdishakourosmanmouse
    @abdishakourosmanmouse 2 ปีที่แล้ว +23

    Hees aad u qiimo badan 🥰
    Heestan wa hees ay codsatay fananadi heestan qaadi jirtay sahra dawo , abwaanka heesta leh ayay u tagtay iyado ka tidhi isame hees jacyl ah markasu ka yidhi wabad yartahe hees jcyl mxa ku fali markasay ka tidhi dadka yaryar jacyl ma galo miyaa🤣🥰 isaganu wka leh
    Anigoo waxbadan jirin♥️♥️

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว

      Sahro dawo ma noishahay sxb

    • @MrAbshir98
      @MrAbshir98 2 ปีที่แล้ว

      @@jamalskp7280 Haa Walaal Sahra Dawa nolol baan ku ogahey oo halkaas Yurubta bay joogtaa.

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว

      @@MrAbshir98 maansha Alaah thnx bro

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 2 ปีที่แล้ว +9

    Wooof eesh calaa Sawd wa Suura qurux iyo cod ayaad isku darsatay masha allaah

  • @karti-soor
    @karti-soor 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah tabarallah.. Xawo Degan🌷🌷🌹🌹❤️❤️❤️ Heego muuqdheer quruux dumar.. Mash Allah tabarallah.. Hablaha quruuxdaas lihii cabaayad iyo Niqab kusoo baxan.... 👏👌👌

  • @AwaysElmi
    @AwaysElmi 2 ปีที่แล้ว +5

    mirihii Abwaan Mustafe Shiikh Cilmi iyo xusuustii Zahra Abuukar Cabdi (Dawo)

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestii Sahra Dawo. Alloow xafid oo caafimaad dheer, cimri wanaagsan iyo cibaado suuban sii.

  • @habibdahir2592
    @habibdahir2592 2 ปีที่แล้ว +3

    One of the best songbirds I’ve known for the last 10 years.
    Amazing character,restful activity,deep heart touching voice which makes everything balance cool,calm and carefully Hormonized🤩

  • @AbdiwaliOmarJAMAAL
    @AbdiwaliOmarJAMAAL 2 ปีที่แล้ว +15

    Kaalay iska arak 😍🥰

    • @fowsiyachannel9034
      @fowsiyachannel9034 2 ปีที่แล้ว +4

      Xaaskada waa isku so baxesaan Allah isku kii. Barakeeyo abowe mcn

  • @moabdivevo2152
    @moabdivevo2152 2 ปีที่แล้ว +14

    Axyaa Sawd 100%. Barteedii bay dhigtay nabee Hadaad sideyda ka heshay like dhac kusii

    • @abdibasirmohamed9650
      @abdibasirmohamed9650 2 ปีที่แล้ว

      Gitaarka Cismaan AFGOOYE ex Danan, Organka ( key board ) Cali BUULE ex Xusuus.

  • @NophaZ253
    @NophaZ253 2 ปีที่แล้ว +8

    We are taking back our song from our neighbors 😀. Qaraami hits the right spot always!

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 ปีที่แล้ว +2

    Heesaha sahro dawo. Waxa gabar isku dayday surqa yareey qof uga cod macan ma hayo.
    Xaawa degan. Waa fanaanad qiima weyn u hayo. Absolutely 💯 💯.

  • @libananjalo6186
    @libananjalo6186 ปีที่แล้ว

    Musiga qaasitan ridanka codka sida uuw uqaaday iyo muuqaalka waa 100% waa ok astan Thank you ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow Xaawo kiin Cod iyo qurux illhay aya ku siiyey Abayo heesaha qadro Dahir no so qaad Codkada Amazing waaye

  • @mohamedomarahmed2918
    @mohamedomarahmed2918 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan anoo youtube ku dhax jira muuqaalka hore isoo bxe muuqaalka diyaarsan darteyd ayaan usoo gale weli heest ma dhageysan inta qoraalkaan qoroooyo music ayaa socoto🤩.................................war miyaanan Idin Heyn Mise waranka Caashaqa Keligee😭😭😭Axyaa Cod Hawa Degan🤩🤩👏👏

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji2909 2 ปีที่แล้ว

    Erayadii adeerkeey abwaan mustafe sh cilmi. Iyo codkii dumaashideey daggan, waa hees dhadhan gaar ah ii leh

  • @mubarikaar2131
    @mubarikaar2131 2 ปีที่แล้ว +6

    The song is fire🔥.
    Inanta iyo heestuba waa heersare

  • @tayoadvertisementprintingb2422
    @tayoadvertisementprintingb2422 2 ปีที่แล้ว +4

    The band(guys) who playing for her are so stunning by all wearing suit code dress, they look good.

  • @maddarderia4527
    @maddarderia4527 2 ปีที่แล้ว +1

    Yazalaam. Yzalaam walhi inanta codkeedu waa iga gadan yahay. Mansha allah

  • @ayaanleshire9907
    @ayaanleshire9907 หลายเดือนก่อน +1

    Woofa calayka xaawa dagan xayaa fanan waa gabadha kaliy ee iyada iyo yurub geeyo dadkii hore ku xasuusto

  • @najaxnayruoz4335
    @najaxnayruoz4335 2 ปีที่แล้ว +2

    m.a top cod walhi keep going ❤🥀🌹💪💪💪 hees xasuus mudan 😥

  • @somalia6633
    @somalia6633 2 ปีที่แล้ว

    Wow astaan tv sidii looga bartay wuxuu soo bandhigay cod iyo muqaal isku dheeli tiran.

  • @yasminhoussein1898
    @yasminhoussein1898 2 ปีที่แล้ว +3

    Caadi maha hawa daagan qurux cod daganasho ayu alle siyey mashallah

  • @boodaayeboy4987
    @boodaayeboy4987 2 ปีที่แล้ว

    Inantu cod macaanaa waxaasa fankii hore ah🔥🔥

  • @hassanmatan9269
    @hassanmatan9269 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw waaw waaw hambalyo masha alah waa fanaanad buuxda

  • @xafsanimo8302
    @xafsanimo8302 2 ปีที่แล้ว

    Xaawo degen cod baa leedahay masha allah ee heeso aad adiga leedahay kaga faaideyso.

  • @libaanfarhaan120
    @libaanfarhaan120 2 ปีที่แล้ว +1

    Anigoon Wax badan Jirin,
    Walbahaar kalgacalbaa,
    Igu waa bariistee,
    Guhaadaye Nafteydii,
    Waxa heysta layaabaye,
    Wadada iyo gaadhiga,
    Kama weecaneysee,
    Wiilyahoow kuwaayee,
    War miyaanad iga heyn,
    Mise Waranku caashaqu,
    Kaligay wareeyooo,
    Igu wiirsadaad tahay...🤍
    Hakis-bila,19-August-2022.

  • @farhanaden9629
    @farhanaden9629 2 ปีที่แล้ว

    Heestaan Ana LA iga so xadaaay adega kuleh wllo❤ 5 moth ago

  • @mahmoudkhalile4087
    @mahmoudkhalile4087 2 ปีที่แล้ว

    Wimbo ni mzuriii
    Good song
    Hexta macaaan

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 ปีที่แล้ว

    Waaw ❤ 👌 👏🏽 ishcala hees ishcala qurux sidi dayax academy unureesa Love ❤ you ♥ sister

  • @najmaahmed1781
    @najmaahmed1781 2 ปีที่แล้ว +4

    😪😪😪😪😪😪😪😪heestan wxy isoo xasuusisay wakhti adag oonka soo baxay

  • @MesutOzil-ks7lu
    @MesutOzil-ks7lu 16 วันที่ผ่านมา

    Waaw waxasaa cod kaa ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @garrewarrior
    @garrewarrior หลายเดือนก่อน

    It hits just in the right place. ❤️

  • @ashwaaqabdiada
    @ashwaaqabdiada 5 หลายเดือนก่อน

    Midbaa iisoo diri jiray aneh markaas wuu ilasahlana lkn anigaa maantay udiry anoo dib ujeclaaday❤

  • @nimcohodanmohamed247
    @nimcohodanmohamed247 4 หลายเดือนก่อน

    Anigoon waxbadan jirin
    Walbahaar kalgacal baa
    Igu waabariisteee 😢
    Wahaadayee naftydii
    Waxa haystaan layaabee
    Wadada iyo gaadhigaa kama
    Weecanayseee 😢
    Wiilyahow kuwaayee war miyaadan igahayn 😢

  • @AbdoulghaniHoussein
    @AbdoulghaniHoussein 9 หลายเดือนก่อน +1

    La plus belle chanson au monde

  • @abusameeribrahim2847
    @abusameeribrahim2847 2 ปีที่แล้ว +2

    Yaasalaam cod iyo badh
    from abu dhabi to dubai
    17/05/2022
    AM 8 , 45

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 2 ปีที่แล้ว

    Farxuya qaraan abyo love your voice ♥

  • @maguled
    @maguled 2 ปีที่แล้ว +3

    Yaa salaam yaa Xaawo, Sawtu Raxma ❤❤❤

  • @Mohamed_Hassan_Daaha
    @Mohamed_Hassan_Daaha 2 ปีที่แล้ว +3

    Heesta wahad meesheedii bay dhigtay.

  • @MubYus
    @MubYus 2 ปีที่แล้ว

    Waa heees maaan,, xusuuus gaar ah igu leh..

  • @caliosmaanmaxamuud5128
    @caliosmaanmaxamuud5128 2 ปีที่แล้ว +1

    wlhi caadi mahin xaawo codka iyo quruxda isha lagma jedin karo wwww

  • @fowsakheyre2593
    @fowsakheyre2593 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah gabadhu qurux badana😘

  • @rudwaansaleeban4360
    @rudwaansaleeban4360 2 ปีที่แล้ว

    Hesta iyo codka is leh ax so funny wlhi i like xge ka hela tolow ax msha allah

  • @RiyolehBouk
    @RiyolehBouk 3 หลายเดือนก่อน

    Masha ALLAH
    BEAUTIFUUL AND ...

  • @mkhmahamud2394
    @mkhmahamud2394 2 ปีที่แล้ว +4

    Gabar hg cayr maxamed ah❤❤

  • @aishatha1st486
    @aishatha1st486 ปีที่แล้ว

    This is stunning !!!!!!!❤

  • @aliadensaeedaden7289
    @aliadensaeedaden7289 2 ปีที่แล้ว +5

    wllee waa inan iyo badh codkeeda allow u barakee🥰😍

  • @Genelia_
    @Genelia_ 2 ปีที่แล้ว

    15 years ago ilaa imika fov song 🎵 ♥️

  • @kausaradan6616
    @kausaradan6616 2 ปีที่แล้ว +4

    Classic and soothing

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 2 ปีที่แล้ว

    Wow thanks abyo

  • @MohamedHassan-qd1wj
    @MohamedHassan-qd1wj 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah hno cod macaan bad lee dahay

  • @MrWadaniboy1
    @MrWadaniboy1 2 ปีที่แล้ว +1

    one of my favorite songs..

  • @queenjasmine7250
    @queenjasmine7250 2 ปีที่แล้ว +2

    😂😂 damn xasuus hore ayan galay back in the days marki gabarti oromada qadi jirtay 😥 wlhy waa xasuus

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว +2

    Cod qurux leh iyo gabadh qurux badan

  • @ahmedmohamed-rw1ku
    @ahmedmohamed-rw1ku 2 ปีที่แล้ว +1

    Axsan fanaan

  • @omarahmad5053
    @omarahmad5053 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alaah abaayo waa ikana wana gu imanaya goordhow 💞💞💖💖💖❤❤❤

  • @mohamudfirin1259
    @mohamudfirin1259 2 ปีที่แล้ว +1

    ADERO QOFTAN WAAY KANTAY HEESTAN WAXA QADI JIRREY SAHARO DAWO .
    QUEEN SONG MUSIC VOICE SMOOTH
    ULOOKING PICTURE GREAT SWEET.
    FRIST CLASS LADY NEW LADY SONG
    TOP WINNER LADY FACE BEAUTIFUL
    NO. 1. LADY SOMALIA 🇸🇴 SONG MUSIC VOICE QUEEN SMOOTH .
    BY. COMPUTER OF THE WORLD SOMALIA = UNITED STATE 🇺🇸 AMERICAN.
    TH

  • @abdul-majiidabdinasir
    @abdul-majiidabdinasir 2 ปีที่แล้ว

    aad iyo aad wllhi, waad naqiiro galaysay xaawo dagan iyo kooxda music ga. arinyarbaan rabaa inaan si kaftan ah u dhoho,:

  • @maizaqulqul9060
    @maizaqulqul9060 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw dagnn iyo cod anther level 🥰🥰

    • @filsanc.risaaq5174
      @filsanc.risaaq5174 2 ปีที่แล้ว +1

      Waaaw codaka iyo quruxdaba alle hakusiyaadsho

  • @MubYus
    @MubYus 2 ปีที่แล้ว

    Wanaag iyo sheeko.. waa waxa laga waayay af Soomilga.

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 2 ปีที่แล้ว +2

    Another one astan TV 📺 ❤❤❤❤🙏

  • @seadhuad2445
    @seadhuad2445 9 หลายเดือนก่อน

    Xawa daran wan jecelahy walahi wllo xagen kalaxidhiidha

  • @saadsamatar3002
    @saadsamatar3002 2 ปีที่แล้ว +1

    Talented & cute💜

  • @nalkanuurnalka4447
    @nalkanuurnalka4447 2 ปีที่แล้ว

    Xawa Dagan oof caleek💯❤🔥

  • @maxamedmacallin1
    @maxamedmacallin1 2 ปีที่แล้ว

    One of my favourite song ❤

  • @salmaancismaan2463
    @salmaancismaan2463 2 ปีที่แล้ว

    Xaawa dagan hormodka inta af soomaliga ku heesta hargesan kasoo salamaya fananada

  • @Nafiso059
    @Nafiso059 2 ปีที่แล้ว +2

    My mood 😔

  • @muqtaarfaroole269
    @muqtaarfaroole269 2 ปีที่แล้ว +3

    Filimkii haboon intuu kudambeeyey

  • @abdibasirmohamed9650
    @abdibasirmohamed9650 2 ปีที่แล้ว +1

    Gitaarka waxa garaacaya Cismaan AFGOOYE oo u tumi jirey kooxdii DANAN, Oorganka ama Keyboard waa Cali BUULE oo isna ahaa kooxdii XUSUUS.

  • @abdoulkarimdaher7390
    @abdoulkarimdaher7390 10 หลายเดือนก่อน

    Maacha allah afkaaga cano qabow luguqabey

  • @samatarzizou9479
    @samatarzizou9479 2 หลายเดือนก่อน

    Fiqulubina ❤

  • @apdirizackmohamed3437
    @apdirizackmohamed3437 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa salaam

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 11 หลายเดือนก่อน

    Waa saxdiii❤❤❤

  • @mktarcali1212
    @mktarcali1212 2 ปีที่แล้ว +2

    صوت وصوره جميله ،

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 2 ปีที่แล้ว

    Taageero wayn baan kuu hayaa xaawa

  • @MubYus
    @MubYus ปีที่แล้ว

    Hees aad u macaan xusuus gaar ah igu leh.

  • @mr.aosman3054
    @mr.aosman3054 2 ปีที่แล้ว

    Hawa Degan iftiinka Fanka Somalia🇸🇴

  • @abdisamedmire2955
    @abdisamedmire2955 9 หลายเดือนก่อน

    Qurux iyo cod masha allah

  • @MubYus
    @MubYus ปีที่แล้ว

    Sahra dawo ayay u egtahay... Cod macaanka iyo Quruxda.

  • @MK-th1xd
    @MK-th1xd 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhan ma la qabaaa waan Ka helay halayla baadi doono toloow

    • @Abdifatahyussuf21
      @Abdifatahyussuf21 2 ปีที่แล้ว

      Wa hoyo

    • @MK-th1xd
      @MK-th1xd 2 ปีที่แล้ว

      @@Abdifatahyussuf21 mansha alaah Allah how baraakeyo wll

    • @firririqmediaproduction7514
      @firririqmediaproduction7514 2 ปีที่แล้ว

      Actor ka filimka Filimka Habboon ee Astaan TV 📺 ka baxa ayaa qaba ee C/weli

    • @noahD1636
      @noahD1636 2 ปีที่แล้ว

      Saaxiibkay baa kaa daran oo ka helay. Halkay joogta

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว +10

    Top mansha Allah

    • @SleepyCaptainHat-tc4tr
      @SleepyCaptainHat-tc4tr 5 หลายเดือนก่อน

      🎉🎉❤❤

    • @user-Adish45
      @user-Adish45 26 วันที่ผ่านมา

      Masha Allah is what Allah like it's wrong to say that to song

  • @osmanmohamed1537
    @osmanmohamed1537 8 หลายเดือนก่อน

    Xabadan waan jeclahay tolow carmal matahay walaqabay marki igu danbayse

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว

    Inantan qaabka masrixiyada ayaa ka khaldan oo qaribaya codkeeda. Isdeji please.

  • @timocadecade9781
    @timocadecade9781 2 ปีที่แล้ว

    XAAWO DAGAN ESH CALAA COD IYO QURUX ALLA KU MANEYSTEY TOLOW MAQABAA WAAN ISKA CAASHAQEY RUNTII JACEYL AYAAM I QAADEY

  • @MubYus
    @MubYus 10 หลายเดือนก่อน

    Cod macaanaa.. waaaaaw

  • @MubYus
    @MubYus 2 ปีที่แล้ว

    Xaawo degan, ayaa ugu cod maaan.

  • @WAAYOARAGMEDIA204
    @WAAYOARAGMEDIA204 2 ปีที่แล้ว

    woooow waan ka helay

  • @bulxantube4086
    @bulxantube4086 2 ปีที่แล้ว +3

    Xaawo dagan fananeydah

  • @socdaal46
    @socdaal46 2 ปีที่แล้ว +2

    Nice song

  • @rashidyusuf9801
    @rashidyusuf9801 ปีที่แล้ว

    Beautiful beautiful sister

  • @tifowahmed7057
    @tifowahmed7057 2 ปีที่แล้ว

    Dumashiii ilmaha adeer uu ahy hoyadood mahad saniid wana ku wataaa

  • @Somtiktok252
    @Somtiktok252 2 ปีที่แล้ว +4

    Sweet voice ❤❤