DEG DEG; Puntland oo Ku Dhawaaqday War Lama Filaan Ku Noqday Xasan Sheekh iyo Hanjabaad Culus oo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 114

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah ❤❤❤❤❤ waa runta sax alla hakuxafido❤❤❤❤❤❤

  • @Hakiimblocktradeshunter
    @Hakiimblocktradeshunter 2 หลายเดือนก่อน +1

    Inaga. Mxaa qaran Somaliyed inogu jira dhul inagu filan dhamaan dadka dhulka puntland waxay rali kayihin dowlada puntland cid si xooga puntland loogu maamulo majirto somaliland waa gumaysi iyo dad si xoog laysgu hayo lkn Puntland waa Hal qomiyad oo dowladnimadooda iskugu raaliya isnabahaystay, puntland waaa dhulka kuliya ee madaxbananida sharci u leh buuxiyeyna dhamaan wixii qaran u baahna caqliyan

  • @emeryfinanceinc9752
    @emeryfinanceinc9752 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xildhibaanada Puntland ayaa Xassan Sheikh doortay. Markii hore ayey habboneyd in ay ka fiirsadaan qofka mas'uul ka noqonaya Ummadda.

  • @awaabcqaaliq2244
    @awaabcqaaliq2244 2 หลายเดือนก่อน +3

    Dadka xildhibaanada ah ha iskaga noqdeen goboladoodii Gurguurte iyo caruurtiisa ayay deeqi-wayday dawlad-nimadiiye

  • @saladsaidmuse-xc4wj
    @saladsaidmuse-xc4wj 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwi xamar la joogay ayuu boobay xasan oo barakiciye dhiig miirtay iskabadaa dawlad goboleed ninkani waa tuug🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FatimaHassanHeylo
    @FatimaHassanHeylo 2 หลายเดือนก่อน +2

    Excellence but discussions is the best member of somali

  • @malikadam95
    @malikadam95 2 หลายเดือนก่อน +8

    Pontland ban u hadlaya oo laiga so dortay mana tagi karo 😁

  • @AliAbdirahman-sr7kp
    @AliAbdirahman-sr7kp 2 หลายเดือนก่อน +1

    Saxweeye

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od 2 หลายเดือนก่อน +3

    Maaxaad uhoos fadhiiden 2 Sano
    Xasan marku idiin istiicmaaley aayuu idiintuurey😂😂😂😂😢

    • @abdulqadircali3672
      @abdulqadircali3672 2 หลายเดือนก่อน

      Butland dowlada matagersano
      Adna matagi kartid marka had matasha meshada edeb kujoog hadii kale butland adon tagi Karin xamar haka dhex qeylin

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waa xaqiiq hadalka xildhibaannada 100%, Xasan Guurguurte ayaa eedi doona taas.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน

      Waxba ma Eedi doono
      Beenti Deni uu Ka sheegi jiray Farmaajo ayaa Ku dhaboobay

  • @MaxamudOlkacase
    @MaxamudOlkacase 2 หลายเดือนก่อน +1

    xaqiiqa

  • @abdulkadirmohamud4627
    @abdulkadirmohamud4627 2 หลายเดือนก่อน +2

    Great job

  • @mjabdi1904
    @mjabdi1904 2 หลายเดือนก่อน +2

    Adeer Beesha caalamka iyo Urur samaale waxay go,aan ku gareen si somaliya loo qabsado,waa in Daarood laga takhalusaa.nin Rag ahina waa ogyahay doqona loo sheegi maayo.
    Tankale aaway xildhibaanadii Daarood.
    Hadal jilicsani waa liid.walaahay dagaal maantuu kow yahay,Niic looma baahna ee is keen siiya.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน

      Axmed Madoobe iyo Deni ayaa u salaxay

    • @prosl11
      @prosl11 2 หลายเดือนก่อน

      Waar isaaq waxba idin kama rabo orod hawiye aad calanka wadaagtan wada hadla

  • @SamatarXassan
    @SamatarXassan 2 หลายเดือนก่อน +4

    War hada durdadiika tosteen masha Allah tolkay

  • @anabhersi4031
    @anabhersi4031 2 หลายเดือนก่อน +1

    War isku filnaada dalkiina khayraad kiisa la soo baxa dad kii xoola dhaqatada ahaa maal gaiya, kauumaysatadii iyo beeqalaydii muaawimada dibada dadkaasi ma haystaan waxaad haysataan tuugsi waa uf Allow iimaanka nagu sug

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waad iibsateen puntland wax danbe idin waaydiin mayno hanagu soo noqonin la jooga qofka idin iibsaday sheekada beer laxowsiga hadeer ee puntland cidna idin mayso

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน

      Deni ayaa iibsaday Putland

  • @Xalane-i7w
    @Xalane-i7w 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kuwani ma hada ayay hurdo kasoo keceen? Puntland hadeer idiinma baahna

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน

      Putland Deni ayaa iibsaday

  • @IkraanMaxamad-m4j
    @IkraanMaxamad-m4j หลายเดือนก่อน

    xildhibaankaan mawaxaa lafiican hubkii ey iskud budlaan oo itoobiya aysiisay

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 29 วันที่ผ่านมา

    Puntland waa gobol Somalia ka mid ah labp gobol iyo badhna maaha Sool, Sanaag iyo Cayn marka laga reebo huuro

  • @xaawomohamuud218
    @xaawomohamuud218 2 หลายเดือนก่อน

    😊😊😊

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 2 หลายเดือนก่อน +1

    HSN SHEIKH mesha guri uu isaga leyahay ayuu kadhigay

  • @The-informed
    @The-informed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Orda guryihini aada mesha dowladi kama jirte Xassan iyo mooriyan shaatiga dowlada kuqaraabta wanaag lagama sugaye puntland haka tashato

  • @mohamedsheililla7353
    @mohamedsheililla7353 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaaric iyo mucaawamo waxa ka weyn oo ka horreya in laga wada tashado. Haddii wada tashi la waayo sidee wax loo qeybsadaa.

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน +3

    Somalih gudeh iyo dibadbah mah waxan ku jirnah baryoh waxan waa moryan iyo Argagixisoh waxaa idin wanagsan in aad kah baxdan xamar waxan idinkah dortay moryantah magacah somaliyah ku qarabtah

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 2 หลายเดือนก่อน

    ILLEN AF ADANLEHEYN LAMA QABTO QOFKAAN ISA MAQLO MIYA SUBX

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 2 หลายเดือนก่อน

    Marka hore buntìlana dowlada xa.uxogaansamo been ayaad heysaan dani ayaa kàdanbèyo ŵaana sheydaanka buntiland xiligii farmaaǰo mucaarad ayuu ku ahaa xadàna mucàarad ayuu kuyahay xasan sheekh maxamuud sababtaas waxaa kadanbeeyo dani asiga iyo xasan sheekh waxay iskudegaalsanyihiin dani ayaa waxaa uu sojeediye in wiilkisa lagadhigo taliyaxa ciidanka somalia marka lagadiidey buur ayuu is saarey xidhibanadan ayagana been ayey hayaan guuleyso madaxweyne ❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @lovely-e3r
    @lovely-e3r 2 หลายเดือนก่อน

    Pontland caaaac wax waa uga qadi waysay Hassan shiiq malin walaba niic ayay mediaha la tagin yihiin 😂😂😂

  • @ibrahimfiqi4578
    @ibrahimfiqi4578 2 หลายเดือนก่อน

    Cadaadda aad dooneynsii waa in aad lamid noqotaan goboladda kale awalba dawladda walba waa ishortaagtiin sidaad dalka uma fiicna.

  • @ahmedjama4414
    @ahmedjama4414 2 หลายเดือนก่อน

    Puntland ha ka cayriso deeganadeeda World Bank iyo IMF iyo wixii la mid ah

  • @MohamedIsmail-gf7mv
    @MohamedIsmail-gf7mv 2 หลายเดือนก่อน

    Farmajo waa maarexan

  • @taaloogyare11
    @taaloogyare11 2 หลายเดือนก่อน

    world bank iyo IMF ayaa gumeesi loogu wadda jiraa, dhalinta waa inee halmeel kasoo wadda jeestaan, nimankan xildhibaanada isku sheegaya iyo kuwa madaxda ah meelkasta ay ka taliyaan waa wadda tuuko, Asal iyo dhakhan gurus ayaa Gobolkasta ka socda.. allow ummada Qalbigooda ku mide diinta iyi somalinimada Taas ayaa nawadda deeqda.. amiin

  • @ibrahimabdighani9184
    @ibrahimabdighani9184 2 หลายเดือนก่อน

    Puntland waa inay go ,daa

  • @IkraanMaxamad-m4j
    @IkraanMaxamad-m4j หลายเดือนก่อน

    waxeey kudaboolaayaan warkaan ay kudhawaaqaayaan hubka ey itoobiya geysay buntilaan qeylada iyo hubka maxaa iskubeegay

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 2 หลายเดือนก่อน

    Wadan la xanaaneeyo aan nahay kulahaa , masaanaa xanaano ah in inta talada heysa ay Ku dul tuntaan shacabka oo boobaan haddana in ay cabtaan u diidaan .

  • @maxamedshiikh-p3n
    @maxamedshiikh-p3n หลายเดือนก่อน

    Waxaa tihiinn 329 xildhibaan shisheeya ushaqeeyo soo adiga ma burburini Doowladii dhexe ee soomaaliya nabsivi aadkagasheen umada soomaaliyed ayaa idihaayso

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 2 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaano hadaan degdeg loo soo deyn xaquuqda reer puthland isaga soo dareera war kale maleh

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 2 หลายเดือนก่อน

    Baryo iyo puntland waa walaalo. Wax noqda oo meel istaaga.

    • @bashirjama1835
      @bashirjama1835 2 หลายเดือนก่อน +4

      Miskiin yahoow puntlaan waa dowlqd isku filan.Waxa ay doonaysana ma aha wax uu leeyahay Xassan Shiikh ee waa wax ka wada dhaxeeya soomaaliweeyn.Saas darteed Reer puntlaan waxay rabaan qeybtooda.Mana aha baryo ee waa sandulle.

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wax uu HSH leeyahy miyad moodey. Magca Somalia waxii lagu sooqaado , mamul kasta qeybtiisu leeyhy. Waxadan lahen la iskuma dhadhajiyo.

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 หลายเดือนก่อน

      MADAXDA BUNTLAND AYAA DHIBKA MASUUL KA AH EE DOWLADDA DHEXE WAX KHALAD AH MA SAMEYN MANA SAMEYN DOONTO. TUSAALE.
      PUNLAND WAXAA MADAX KA AH NIN KU DHAWAAQAY DOWLADDU DEEGAANKEYGA MA IMAAN KARTO, RAEISUL WASAARUHU NOOMA IMAAN KARO, MADAXWEYNE NOOMA IMAAN KARO, NINKA SIDAAS UDHAQMAYA MUCAANIDA SHACABKA MALUGU AAMINI KARAA? MAXEY TAHAY SABABTA UU SHACABKA PUNTLAND XERADA UGU OODAY? FADLAN CAQLIGU HA SHAQEEEYO OO RUNTA ISKU SHEEGA OO UMADDA WAX LA QEYBSADA

  • @huseinnur5961
    @huseinnur5961 2 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaanoo waxba uguma manikin putlaan . Waxaan faraynaa reer putlaan shacabka lagu jiheeyo in ay dhulka wax kala soo baxaan iyo badaha . Si ay uga kaaftoomaan aduunka qudintiisa .fadaarasku ha kuu danbeeyo dhulka beerta bada ks kaluumsysta . U jeedta reer putaano. Ka tashada macaawino

  • @AminamahamedIbrahim
    @AminamahamedIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

    Day ka go no maxa ku jaban meeshan faaiido ka ma soo socoto somaliweeyn dhamatay aan wali fiirinayna

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 2 หลายเดือนก่อน

    ILAYAHOW ADIGA AWOODA LEH SOMALIWEYN OODHAN ISKU WADA KEEN QABIIL KA XUN KANA SAAR QABIILKU WA KANSAR XUN ALLOW SOMALIWEYN ISKU KEEN AAMIN AAMIN YAA RABI

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan waa qabyaaliiste warlord ah dagaalkii laascaanoodba waxa uu si toos ah u taageeray muuse biixi waana gaashaanbuur qabiil.

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 2 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaano waad ka daahdeen inaad raadisaan xaquuqdii dadkaad mataleyseen aad masuulka ka thn

  • @suadahmed9126
    @suadahmed9126 หลายเดือนก่อน

    lacag la soo tuugsaday maad u qaylineysa

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 หลายเดือนก่อน

    X munaafaq Alaah ifka kugu cadaab intaan aakhiro la gaadhin!

  • @majid2968
    @majid2968 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyey isla yaaba reer hebel iyo gobol hebel waxba idintari mayso dadka adunka ugu ceeb badan baa tihiine

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 หลายเดือนก่อน

    Yaahuu khasaara Walaahi soomaali waa nacay maxaa iga dhigay Shaka stoma ma fiicnee😢😢😢😢😢

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 หลายเดือนก่อน

    Butland.dani.halaga.qabto.waa.tuug.lacag.uruursi.jeebadiisa.kashaqeeya.dakada.boosaaso.ayuu.sheekula.galaynin.caraba.cashuurta.reerbutland.dulsaarka.ku.ah.jeebadadiisa.ayay.kudhacdaa.marksssuu.dibiro.dhasi.lasoohor.istaagas.fakada.garacad.tuugta.halayska.qabto

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 2 หลายเดือนก่อน

    Does puntland member of the United nations ( as it often uses the term "government"). It would be an ideal if puntland uses the right term without showing egoistic differences to their fellow Somalis otherwise it will create missunderstandings with federal government.

  • @majid2968
    @majid2968 2 หลายเดือนก่อน

    Waxad ka hadalaysid maanta looma joogo wadankii khatar buu ku jiraa ee meesha halaga kaco hays qayb qaybinina e midooba oodalka difaacda turkigii xataa markuu idin arkay buu dantiisa idinka raacayoo itoobiya xageeda kasoo jeestay goorman garanaynaa

  • @mohamedmuktar3883
    @mohamedmuktar3883 2 หลายเดือนก่อน

    Puntland mahey ogi gorgortimeysa dowlinimada sidhanraba halieyelo hagey kuqorantahay wadanki waxburburinay WA mamul gobiled e hadii larabo dowlad nimo wa in mamaul gobilediyada mesha lagasaro laki

    • @mohamedmuktar3883
      @mohamedmuktar3883 2 หลายเดือนก่อน

      Lakin lama yelayo e Allah hanogergaro intan dowlinimadu robin Allah hakaqabtu wadanki iyo umadiba aamiin alfatiha

    • @mohamedmuktar3883
      @mohamedmuktar3883 2 หลายเดือนก่อน

      بِسم اللّه الرّحمن الرّحيم الحمد للّه ربّ العالمين الرّحمن الرّحيم ملك يوم الدين إيٌاك نعبد وإيّاك نستعين اهدنا الصّراط المستقيم صراط الّذين أنعمت عليهم غير المغضوب عليهم ولا الضّآلّين. آمين ياربّ العالمين

  • @abdiomer9214
    @abdiomer9214 2 หลายเดือนก่อน

    xaq daraa lagu doortay kuwaa ,iyana xaqdaray kudoorteen gurguurte ee cadaalada darada aad kutimaadeen halkaa iyo saldhigyadii milatari ee la,idinku dhaxdoortay ha,idin deeqdo saaxiibayaal.

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 2 หลายเดือนก่อน

    butlan sow tan tiri dawlada dhexe ma aqoonsanin oo waliba ay tiri itoobiyaan raacsahay hadii aad wax ka tihiin butilaan maa ka qabataan qaladka wll

  • @MohamudMuse-x4k
    @MohamudMuse-x4k 2 หลายเดือนก่อน

    Nimanka mala sixir furay mise xamarbay ciriiri ku dareemen oo xaalkoodu waa " Dib baa loo noqonayaa"

  • @reermiyi1fi
    @reermiyi1fi 2 หลายเดือนก่อน

    Caydhbaa loo ooyayaa. Mucaawimo iyo hoog iyo jab

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 2 หลายเดือนก่อน

    Itopian ba wadanki qatay

  • @abdirahmanahmed6084
    @abdirahmanahmed6084 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne ! mooto bajaaj wadankii ugu soo horsaarey ee hagaajiyay waa kee? Muqdisho bajaaj majoogto markii loo eego mombasa iyo adisababa iyo new delhi. Ee warka cadeey...previledgeka dowlada dalinta usameysay ma muqdisho kagashaqeeya bajaaj baa?

  • @MaxamedCali-m2e
    @MaxamedCali-m2e 2 หลายเดือนก่อน

    war putlaaneey xasan shiikh mabaratiin miyaa war xasan shiikh warkiina marabo idiimana xayirna howshiisa ayow iskawataa wax dhaqaalo ama xukun aw inkuqabay oo kaxayirana majiraan ee yaan qayladu inkadhamaan ee qoraxdaan aad makarooofanada lataagantihiin iskadaaya garowe 1 garowe 2 garowe 3 ayaad raadeydiin waxaasi waadgamaadeen walaalayaal

  • @akabdi9732
    @akabdi9732 2 หลายเดือนก่อน

    Ethopia waa shaqeysanaysaa bal meey la hadlaan kan xukuma putland shalay waxuu ku hadlayay hadey sheeganayaan in ay dowlada ku matalaan maxey ugu hadli waayeen hadalkii saciid dani maxaana isku soo aadiyay dagaalka Ethopia iyo arontaan adeer waanalagu dhaxjiraaye hala feejignaado

  • @abdikarimhassan2954
    @abdikarimhassan2954 2 หลายเดือนก่อน

    Guta waajibaaka idin saaran, si aad xuquuqdiina u heshaan

  • @AbdikadirOmer-sc7ec
    @AbdikadirOmer-sc7ec 2 หลายเดือนก่อน

    Waa beenaale wuxuu Isla maslaxayaa Danay hore AYAY uga chadli lahaayeen was goorma.

  • @xoriyoabdiali3264
    @xoriyoabdiali3264 2 หลายเดือนก่อน

    Geesiyaal rag sare waa runtiin u sheega dhegihiisa maqashiiya dhegaha xasan dhukane qabyaaladiiste shame on you you and inta dhareer leefayaasha damiirkoodu dhintay.

  • @casiloGedi
    @casiloGedi 2 หลายเดือนก่อน

    Beenta iska daa puntland waa xaasidka soomaali loo soo adeegsaday si Susan kor ugu kicin ayagoon dawlada dhexe aqoonsanayn in la dhaqaaleeyo miyaad rabtiin

  • @ibrahimmahmoud8860
    @ibrahimmahmoud8860 2 หลายเดือนก่อน

    Warya Kan madoow hadal mataqaanid hadalka ninkii ka horeeya ka hadal wanaagsana adigu arsaaqad meel gashay ayaad ka hadlaysa dantada uun ka hadal

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน

    Beenti Deni uu Ka sheegi jiray Farmaajo ayaa Ku dhabowday

  • @FutoXar
    @FutoXar 2 หลายเดือนก่อน

    Dhibku idinka maaha bad kaa badan iyo biyo kaa badanba waa ku harqiyaan haawiye meeluu joogaba baangad buu idinla korjooga halaga shaqeeyo sidii xamar loo cractar assasination loogu Samayn lahaa xamar ma soconayso

  • @fowziya9536
    @fowziya9536 2 หลายเดือนก่อน

    Waayab see qeyrad kula soobixikaran afartansano sanbey lugaha iskugu dhaganyihin maxalgu siidaya in cadawgu sisahlan cadawgu uqaato kuwan san uhadlaya waa kuwii aqli iyo ilalinta wadanka loodortay illahow adaa wadankan umaqan yaaarabi

  • @Waryaa1234
    @Waryaa1234 2 หลายเดือนก่อน

    Dowlada Somaliland iyaga oo aan qori qaadan ama cabaadin ayey qasab dowlada Somalia ka qaataan xaqooda.

  • @abdirashidhared8219
    @abdirashidhared8219 2 หลายเดือนก่อน

    War mesha kataga oo iscadeya

  • @saidohassan8376
    @saidohassan8376 2 หลายเดือนก่อน

    hashu ayadaa geela cunta cabaadana

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 2 หลายเดือนก่อน

    Dawladu midnimadu mihiim Uma aha dagaalka qabiilka ayaa uga daran

  • @abdinterprisejustdoit6961
    @abdinterprisejustdoit6961 2 หลายเดือนก่อน

    Hadaa cabaadaysiin antaa xasan qabyaalah keenteen meesha wax aa namatashiin ma jirto

  • @Cadejanaal-cx8yi
    @Cadejanaal-cx8yi 2 หลายเดือนก่อน

    Inta ad shegeysid adiga oo puntland ah aya masuul ka ah iyo somaliland in isiirka somalinimo in 40 Sano lagu tirtiiro wayo waxad la safateen oo ad u kala dumaneysìin qilaaf awgeed ethiopia iyo emaratka ee madaxda dowlada federalka nacabka ad u qaabtaan iska daaya, midna ogaada madaxweyne xasan iyo xamze kursiga waay ka dagidoonan ee qaranka iyo jiritanka somalinimo ha ka daayan jajuus nimada rer puntland iyo rer somaliland

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 2 หลายเดือนก่อน

    Puntland sida Somaliland haka baxaan

    • @SomaliLandViews
      @SomaliLandViews 2 หลายเดือนก่อน

      Somaliland dawlad gooni ayey ahayd oo 26 June 1960 xoriyadeeda qaadatay. Puntland xagay u bixi. Weligoodba failed state of Somalia ayey ka mid ahaayeene.

    • @ahmedabdi0
      @ahmedabdi0 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@SomaliLandViewshhh werarkii morgan ayay somali oga baxen somaliland
      puntalnd somali iyada dhistay calankana iyaga sameyay adu lafahaga wado adeer

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 หลายเดือนก่อน

      MADAXDA BUNTLAND AYAA DHIBKA MASUUL KA AH EE DOWLADDA DHEXE WAX KHALAD AH MA SAMEYN MANA SAMEYN DOONTO. TUSAALE.
      PUNLAND WAXAA MADAX KA AH NIN KU DHAWAAQAY DOWLADDU DEEGAANKEYGA MA IMAAN KARTO, RAEISUL WASAARUHU NOOMA IMAAN KARO, MADAXWEYNE NOOMA IMAAN KARO, NINKA SIDAAS UDHAQMAYA MUCAANIDA SHACABKA MALUGU AAMINI KARAA? MAXEY TAHAY SABABTA UU SHACABKA PUNTLAND XERADA UGU OODAY? FADLAN CAQLIGU HA SHAQEEEYO OO RUNTA ISKU SHEEGA OO UMADDA WAX LA QEYBSADA

    • @abdihakimibrahim9506
      @abdihakimibrahim9506 2 หลายเดือนก่อน

      @@ahmedabdi0moorgan kii madaxtoyada somaland ka oraday saw maaha isago googarad sita adeer dawladii darood anaga afka dhulka udarnay xaroodna qaxoonti bu noqday dibna uma tanaadin
      Halka aad Adigu maanta ku faanayso hj ayaan afar buurood dhexdooda ka saaray o aad meel walba la taagantahy hj ka xoroobey
      Adeer snm siyaad ba suuli dartood ugu dhintay dalkana uga cararay
      Idina somaland ba lascanood ka baxaday o aanu duminey
      Hanka iyo himiladaa lugu kala tegey
      E 4buurood dhexdooda ku jira wa xorowdeene hoyadiini aanu gumaysaney waqti umadu xor tahay wasee
      Me degaanadii darood hj waydii
      Faysal ayanu haynaa 😂😂
      50magalo ayaad faysal ku ilowdey o hj kaa hayso
      Xoolo ilaa xoolo gumaysigii waa so noqonayaa taa ogoow

    • @ahmedabdi0
      @ahmedabdi0 2 หลายเดือนก่อน

      @@abdihakimibrahim9506 waxas oo qoral ah oohinta inta leg wxn ka le yahay ader morgan idinka isku cayn jiray inad nagaha ukentan | marna uu idin xasuqay

  • @caliqarshe4170
    @caliqarshe4170 2 หลายเดือนก่อน

    Sacid dani kalahadla marka hore hasi adtihin xilshibano qaran

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia dowlad malaha, wa states qabail kudisan oo isku imaan karin. Somalia kenya iyo Ethiopia kala qeebsan doontaa. Banana republic waxaa kadige states oo dowlad mid aan rabin

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaad muddo la aamusnaynden? Xalane yaa jooga

  • @ismailljama2205
    @ismailljama2205 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaan ALAAH
    Ma markaad waxdoonaysaan ayuunbaad soomaali tihiin waar madaxwaynaa is dhinactaaga

  • @issackmoha6636
    @issackmoha6636 2 หลายเดือนก่อน +1

    Puntland and somaliland have the same agenda
    They're behave like independent country
    They're working with Ethiopia

    • @IkranBihi
      @IkranBihi 2 หลายเดือนก่อน

      Don't compare Puntland " state of Somalia " with Somaliland an independent country got its independence on June 26th 1960

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwan ma hade Murfaasha Qaad ka so Kacen Puntland 2sano so ki Puntland qeylineysay

  • @Khad-j1r
    @Khad-j1r 2 หลายเดือนก่อน

    Ninka hore wa hadal ficanahay kan dambe maba yaqano sida lo hadlo pudlan sow ti lahey waxanan ogen ma soconkaran wa maxay cabadka Kkkkkkk

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 2 หลายเดือนก่อน

    Itoobiya u doonta

  • @amed797
    @amed797 2 หลายเดือนก่อน

    Gabar abaal laay ah wax Wala sii karaa wiil abaal laawe ah hadu bahanyahay dabadaa laad laga geliyaa si oo ushaqeeysto😅😅😅

  • @prosl11
    @prosl11 2 หลายเดือนก่อน

    Majeerten horta maxay mar walba ay kuu washaan somaliland nacala gaajada idin kuu yaal somaliland afka kaa qaada

  • @Safethepeople
    @Safethepeople 2 หลายเดือนก่อน

    Boowe ha calaacalin markaa shalay codeeneesayba waad isla saxneedee 😂😂😂😂😂😂

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 หลายเดือนก่อน +1

    Buuqlnd Munafaqiin Ayaa Tihiin
    Duminta Soomaaliya idinkaa ka
    Dabeeya Somalilnd Baaku waalaten
    Wixina Doonta Hadii hawiye wax idinka qaatay

    • @mamaaasiyo7315
      @mamaaasiyo7315 2 หลายเดือนก่อน

      HAWIYE IYO BUNTLAND HAL QUREEY IDIN YIHIIN HADEEY ISHAYSTAANA SOMALINIMEY RABAAN WALAALA ISRAACAY WEEYOO MAKALA RARMAAN ADIGU MARUMAYSANEEYSAA IN CIDI KURABIN

    • @Waryaa1234
      @Waryaa1234 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaan u maleynayaa nimankaa Somaliland in ay kala jecleen qofkii rabo iyo qof kaan rabin maxaa yeelay wey ka tashteen Somalida kale. illaahey ha u saa'idiyo reer Somaliland, waxay mudan yihiin ku dayasho.

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 หลายเดือนก่อน

      MADAXDA BUNTLAND AYAA DHIBKA MASUUL KA AH EE DOWLADDA DHEXE WAX KHALAD AH MA SAMEYN MANA SAMEYN DOONTO. TUSAALE.
      PUNLAND WAXAA MADAX KA AH NIN KU DHAWAAQAY DOWLADDU DEEGAANKEYGA MA IMAAN KARTO, RAEISUL WASAARUHU NOOMA IMAAN KARO, MADAXWEYNE NOOMA IMAAN KARO, NINKA SIDAAS UDHAQMAYA MUCAANIDA SHACABKA MALUGU AAMINI KARAA? MAXEY TAHAY SABABTA UU SHACABKA PUNTLAND XERADA UGU OODAY? FADLAN CAQLIGU HA SHAQEEEYO OO RUNTA ISKU SHEEGA OO UMADDA WAX LA QEYBSADA

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 2 หลายเดือนก่อน

    Waajibaadka iyo xuquuqda diyaar ma utihiin?
    Wax hanalasiiyo kaliya macquul maahee dowlada makamid tihiin?

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia ayaa cayayaankeedii soo😂kicisay