ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

TAXANAHA XOG IYO XASUUS Q/4AAD IYO NAFTI HURE CARAB SOOCANE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2023
  • TAXANAHA XOG IYO XASUUS Q/4AAD IYO NAFTI HURE CARAB SOOCANE

ความคิดเห็น • 34

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 5 หลายเดือนก่อน +6

    Waa raggii dadkii ay u halgamayeen dhabarka ka toogteen, wixii shahiiday Alle ha u aqbalo, wixii nool dhibkii soo gadhay Alle ha u boogo dhayo

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia 8 หลายเดือนก่อน +4

    Naftii Huruhu Dhul Taarikh igu Leh Buu Dib Ii Xasuusiyay Runtii, Tarfa waan ka hayaa waxaana Kuwadaa Wadadaa Uu Maray Inay Tahay “Goora Hoog” jiirtaa uu ka dhaadhacayna Malaha Waa sakaarka ama Qoofalay Aakhirna waaka Lamu Ka dhacay Cajaaib weeye Dhul Iyo Taarikh 14sano Kahor uun igu dambaysay inaan dib u xasuusto.

  • @user-bz2qf7vl5o
    @user-bz2qf7vl5o 3 หลายเดือนก่อน +1

    Intii shahiiday ilahay ha unaxariisto inta noola ilahay ha ugargaaro gumaysigana ilahay hanagadulqaado sheekada halgamayaashu way xanuunbadantahay❤❤❤❤❤Allahu Akbar❤❤❤

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 วันที่ผ่านมา +1

    Adiga iyo kuwii shahiiday iyo inta noolba janada iyo xornimo adduun Alle hangu kulmiyo ❤🇸🇴🫶

  • @SulaymanOmarmahamud
    @SulaymanOmarmahamud หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha unaxariisto halyeeyadii muslimiinta

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 4 หลายเดือนก่อน +2

    Rag naftooda huray bay ahaayeen ina ilay meeshuu maraba halagu toogto walalayaaal 😭 subxaanallaah 😭

  • @aasiyacabdilayl4146
    @aasiyacabdilayl4146 8 หลายเดือนก่อน +4

    Abwaan waxaan kacodsanayaa adoo raali ah haduu socdo taxanahan in aad halkan nogasodaa i.n mahadsanid wll qali waana kusalamayaa

  • @user-gj9nr8xb9e
    @user-gj9nr8xb9e 4 หลายเดือนก่อน +1

    Man I love naftihurayasha

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nooso badi wll mahadsanide

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 4 หลายเดือนก่อน +1

    VOICE MUTET ayaay mararka qaar dhici codkuna wuu aamusaa.

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 8 หลายเดือนก่อน +2

    Maxaad ujoojisay wll taxanahan

  • @user-dh6pf4jh1u
    @user-dh6pf4jh1u 2 หลายเดือนก่อน +1

  • @abwaancmc_official6862
    @abwaancmc_official6862 9 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan, Waasidee dee waad nagu daahinaysaaye Maad soo jaftid?

  • @sadiiqal-amiin1135
    @sadiiqal-amiin1135 8 หลายเดือนก่อน +1

    Abwane soo badi taxanaha ragii doorrka ahaana wixii nool soo warayso

  • @user-bz2qf7vl5o
    @user-bz2qf7vl5o 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walee tigray wixii ay noogaysatay iyadana waa lagajaray nabsina waa kudhacay

  • @kayseabdirashidosman3430
    @kayseabdirashidosman3430 9 หลายเดือนก่อน +1

    Qisoonyinkii ONLF xiliyadii Dagaaladii Xumaa eee Gaalada lala Galay ciidamada Ka soo warayso sxb Shilkow

  • @indhodeeqdaadcaafi4356
    @indhodeeqdaadcaafi4356 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan sare mahadsanid❤🎉❤🎉❤

  • @user-ym1cw4gn7m
    @user-ym1cw4gn7m 4 หลายเดือนก่อน +1

    War soo badi nio

  • @nurahmed4276
    @nurahmed4276 6 หลายเดือนก่อน +2

    MUTE baad macnihii kaga qaadday barnaamijka.

  • @Tolmaan21
    @Tolmaan21 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa maxey sababta aah vodka mute u saartay

  • @RobleBarre-xz6kt
    @RobleBarre-xz6kt 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qabyaaladda waa waxa soomali mesha
    Dhigay

  • @Khadarwadani-pf9nw
    @Khadarwadani-pf9nw 9 หลายเดือนก่อน +1

    Macha allh carab soocane

  • @islamyurshidunii
    @islamyurshidunii 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waraysigan iyo midkii coldoon kaa duubay way Kala duwan-yihiin

  • @daarali
    @daarali 5 หลายเดือนก่อน +1

    Halgan aan loo midoobin ma guulaysto

  • @FeisalOsman-yv2jy
    @FeisalOsman-yv2jy 28 วันที่ผ่านมา

    Codadka mute aad galinayso ee sababtana noshegin waad ku khaldantahay abwaan

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 3 หลายเดือนก่อน +1

    MUTE KA MA KASBAA MA WAXBAA LA QARINAAYE SI DHIBAATO NINKAAN U GAARIN MASE CILAD FARSAMO WEEYE

  • @user-zk6nl1gg9c
    @user-zk6nl1gg9c 8 หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭😭

  • @cabdiciisefaarax9326
    @cabdiciisefaarax9326 หลายเดือนก่อน

    Waar waxaagani waa badhaasuq waraysi maaha jooji voice muted ka ama waraysiga marka hore isaga kadaa ha qaadine😡

  • @islamyurshidunii
    @islamyurshidunii 4 หลายเดือนก่อน +1

    Muted maad ka daysid will

  • @Tajirow
    @Tajirow 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaane shaqo loo baahanyahy ayaad haysaa hadana sidii la rabay ugama shaqayn oo aad ayaad ula soo daahdaa
    Maxaa sababay

  • @Abdifatah18324
    @Abdifatah18324 5 หลายเดือนก่อน +1

    War nimanka xabada waxaa uga daran gaajada

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 6 หลายเดือนก่อน +1

    Si sharafle ayaad u halganteeen

  • @Mohamedelmiabdoulah
    @Mohamedelmiabdoulah 9 วันที่ผ่านมา

    Hoyada was garac intey dadkaa nagi layen bu Ku le hay shiiid

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaad ujoojisay wll taxanahan