Dood 12 Sano ka hor dhexmartay Cadaani Hiirmooge Iyo Cabdi Iley 10-6-2008

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @fuaadfuaad7459
    @fuaadfuaad7459 3 ปีที่แล้ว +4

    2008waxaan joogay moqor iyo calayn wayne oo ah duleedka duleedka dhagax madaw waana maqlaynay dhawaaqa hubka

  • @1khight
    @1khight ปีที่แล้ว +1

    wallahi daba kesa wa wane

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 4 ปีที่แล้ว +2

    Mr Abdow maxad haysa cawa? Ethiopian ban ahay hakasarto malez ma dhiman!

  • @abdikhadarmohamed1762
    @abdikhadarmohamed1762 4 ปีที่แล้ว +4

    Cadaani Hirmooge waa Nin cajiib ah hadalkiisa ayaaba Nuclear ah

  • @ahmedabdullahi4697
    @ahmedabdullahi4697 4 ปีที่แล้ว +2

    Xaqa fiiraha ayuu ka dilaacay, Mujrim Iley maanta xabsi ayuu ku jiraa Mujaahidkiina deegaankiisa ayuu ku raaxaysanayaa

  • @user-wg6cz9dz6s
    @user-wg6cz9dz6s ปีที่แล้ว

    how are you brother

  • @nurap3027
    @nurap3027 4 ปีที่แล้ว +4

    TUUGII INA ILAY MAXAA QABSADAY JEELKA AYAA LUGU FUULAY BAAN MAQLAY 🤣🤣🤣🤣

  • @nimcaanwalicali5702
    @nimcaanwalicali5702 4 ปีที่แล้ว +2

    Jecliya jabka Cabdi iley waxa manta haysta malaha wuu ka shalaysan yahay

  • @cumarahmed134
    @cumarahmed134 3 ปีที่แล้ว +1

    Ina ilay somaali ma ahaym

  • @heeganm
    @heeganm 4 ปีที่แล้ว +2

    Illahay amarkiis wakhtigu waa cajiib maalinkaas waxaan makhraati ka ahaa dagaalkaas Cadaani uu kawaramay.

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      Ya isdagalayay ithopion maku jiren

    • @mohamudhirsi250
      @mohamudhirsi250 ปีที่แล้ว

      ha walee adeerkay gulaysay axmuqina wala xiray

  • @muxumedahmed6305
    @muxumedahmed6305 4 ปีที่แล้ว +1

    Mustafe xagee jiray markaa

  • @hassanahmed1712
    @hassanahmed1712 4 ปีที่แล้ว +1

    Taariikhdu marwalba iyadaa isqorta, inta caqliga u saaxiibka ahna, cashar iyo caqli ayay ka qaataan.
    Gumayste kalkaaliye iyo kaligii taliye waxa uu mar walba ku danbeeyaa meel XUN.
    Abdi waa tagay meelihii aya taariikhdu na bartay ayuuna maray.
    Kuwa iminka booskiisa ku fadhiyana, hadii aysan taariikhda wax ka baran, meshii uu maray ayay uun marayaan.

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 4 ปีที่แล้ว +1

    Wariyaha xayawaan xaraaraa?

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed5455 4 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi ilay saw ahan ninkii lahaa malaz ma dhiman wale aduun Weeye hada caano kadhan dhe

  • @abwaanshucaybyarexasan5383
    @abwaanshucaybyarexasan5383 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk aftahaan caadaani taageerada ugu badan cadowga kahelna ayuu dhahay micnahaa hubka caadowga kaafuraanaa waa hadal xikmad leh

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 4 ปีที่แล้ว +2

    Viva Abdi iley

  • @nuurxuseen5169
    @nuurxuseen5169 2 ปีที่แล้ว

    Dagalki fiq iyo babili yaa haya tariqdisa

  • @anab9951
    @anab9951 4 ปีที่แล้ว +1

    Axmaqiiyow adiga iyo wayaanaba nacladi ha ku dhacdo

  • @abdullahisuudi3083
    @abdullahisuudi3083 4 ปีที่แล้ว +1

    Wax walba oo uu shalay kudoodo
    Maanta wuu helay abaal kiisa
    Tblf iyo axmaar ushaqeyntooda
    Marna laguma liibaano bal EEG ina iley

  • @mustafahmed1690
    @mustafahmed1690 2 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkk

  • @fuaadfuaad7459
    @fuaadfuaad7459 3 ปีที่แล้ว +1

    Beenbadanaa Ina ilay anaaba joogay

  • @cabdicadeaxmad5588
    @cabdicadeaxmad5588 2 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 5 หลายเดือนก่อน

    Murtadkii waynaa ee insiga iyo jinka wuxuu ahaaba la kala garanwaayay caawa xabsiga ayuu liinta ku cabayaa waxaana xidhay kuwii dadkooda ku laayay ee uu dabada u leefleefayay, ilmo xalaalna ma hayn ee wuxuu ahaa waladu xaaraan waa cabdi ilaye

  • @Nimco.nashaad
    @Nimco.nashaad ปีที่แล้ว

    INA.iley.waa.gaal.raac.uf

  • @Zaksam744
    @Zaksam744 ปีที่แล้ว

    Xaarka ka daadanaya Ina ilay gabooye

  • @maxamedcabdidaahir1146
    @maxamedcabdidaahir1146 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhh
    Cadani Wuxuu ku badbaadey Jilbaab

  • @hasssangaaciye5489
    @hasssangaaciye5489 4 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi iley waa damiirlawo aan diin iyo dadnimo midna lahayn oo wayanaha uun difaaci jiray balse maanta ayuuu garwaqsadey inuu maalintaas cadaani kasaxna

  • @naciimacqadir8114
    @naciimacqadir8114 ปีที่แล้ว

    Ay ay dhaly ina ily o munafaq ah itobiya wax haku tarto wadiga jelka lagu dhige ilhy idanki haka sobixin

  • @naciimacqadir8114
    @naciimacqadir8114 ปีที่แล้ว

    Halkama cadani nolw inty nolali jirto

  • @Nimco.nashaad
    @Nimco.nashaad ปีที่แล้ว

    Cadaani.halyeey.qaran

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 4 ปีที่แล้ว +2

    Beenaale ina Iley marka uu hadlaayo waxa la moodaa in saraakiisha ONLF Agtiisa ku soo jiraan oo uu ka baqaayo,ta kale si fiican uma hadlo wuu isku dhex buuqayaa
    Nio maanta Halkaa maa ad gasheen oo baaba'aa kuma aad noqoteen gidkaas
    Adduun iyo aakhiraba waa ad hoogtey ina ilayaaw

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      Ins ilay hal qof bu aha e muxu qaban kara nuyu bolis o inkar qaba iyo mamula somali o dhan ba cawinayay waxan arkay qoral nin tigre ah inti ay xukunka haysten wuxu dhahay o n l f haday nala heshin lahayd geska afrika ban qabsan lahayn

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 4 ปีที่แล้ว

    Voa wariyiheeda waa cadaw soomaliyeed

  • @omarhusseen9859
    @omarhusseen9859 ปีที่แล้ว

    HALGAME CADAANI HIRMOOGE

  • @tamaanfani9520
    @tamaanfani9520 3 ปีที่แล้ว +1

    Been badanaa cadaani intaan Deegaanka joogay waligay ma maqal xataa tuulo ay qabsadeen inay reero hurda miraan mooyee

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 ปีที่แล้ว

    Jilbaabuu xidhay kulahaa 😂😂

  • @feisalmohamud8481
    @feisalmohamud8481 4 ปีที่แล้ว

    Ree godey mxu dad xasuuqay

  • @abdiboss719
    @abdiboss719 11 หลายเดือนก่อน

    Dhiig yacab cadaani

    • @omerovali4725
      @omerovali4725 11 หลายเดือนก่อน

      yuu dhiigoooda cabay

  • @beckyyzbeez4887
    @beckyyzbeez4887 4 ปีที่แล้ว

    Rag imo ader ah o hosta iska oga imada kalen riwayad u dhigi jiray wad qaraxden cadan sow adigi xanaqay marki ina ilay la riday kk war anag hano xayaysinina ragan umad riwayada u dhigi jiray