Riwaayadii Shabeel Nagood🔥majaajilo iyo heeso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2019
  • Riwaayada waxa lugu qabtey muqdisho 1968
    Curinteedana waxa laha abwaan xasan shiikh muumin (aun)

ความคิดเห็น • 160

  • @abdinurise6991
    @abdinurise6991 3 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah ruwaayad aad uqiimo badan
    Allaha unaxariisto maskaxdii ruwaayad abwaan xasan sheekh muumin

  • @abdifatahmohamed9118
    @abdifatahmohamed9118 3 ปีที่แล้ว +19

    Allaha haw naxariito abwaankii wayna ee Somaliyeed Xasan sheekh muumin isaga iyo inta dhimay ee kujirta ruwayadan qiimaha badan

  • @galaydhyare7501
    @galaydhyare7501 2 ปีที่แล้ว +20

    28/4/2022 ramadaan
    Ayaan daawanayaa cidii iladaawanaysa
    2022 ama iga danbaysa like iisaara

  • @mohamudaliabi5890
    @mohamudaliabi5890 2 ปีที่แล้ว +7

    waayo waayo ragii hal abuurka Ku caanbaxay rabiha unaxariisto xasan sheekh muumin

  • @musse143theboy4
    @musse143theboy4 ปีที่แล้ว +2

    Allah yaa raxma. Mu alifkii ruwaayadaha abwaan xasan shekh muumin.
    Hablaha
    Hibo nuura waa qof wanagsan( towbad nasuuza)
    Xareedo duniyo( dhimatay allah yaa rxma)5
    Maryan mursal way nozhahay allah ha udenbidhaafo

  • @teamcanaad5579
    @teamcanaad5579 4 หลายเดือนก่อน +4

    Yaa ila daawanaya 2024 bests ruwayadii

  • @user-vb8uv2cz5z
    @user-vb8uv2cz5z 3 หลายเดือนก่อน +6

    Inta 2024 dawnysa oo manhjka somaliland kasoo tixraacdy❤❤❤

  • @hassanluckysky6643
    @hassanluckysky6643 3 ปีที่แล้ว +9

    form three inti ah ismuuji
    Aniga Macalin baa isoo direy 18/4/2021

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 3 ปีที่แล้ว +18

    Waaw riwaayad wacan bay ahayd inkastoo aanan gelin oon iskuul gelin xataa, waxaanse akhriyey berigii waddanku fiicnaa buuggii laga qoray oo aan filaayo inuu ahaa riwaayaddii ugu horeysay ee buugg ( Novel ) ah laga qoro. Ma aqaan in iminka buuggaas ciduun hayso. Mahadsanid Waayo Waayihii Wacnaa

    • @axmed_deeq
      @axmed_deeq 2 ปีที่แล้ว +2

      @@muhsinmohamed8214 Magaca riwaayadaa lagu magacaabi jiray " Riwaayadii Shabeel Naagood" baa la odhan jiray.

    • @gozde21334
      @gozde21334 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waa uu yalaa welipo faslka from3 lagu dhigaa

  • @abdiladifabdikarin
    @abdiladifabdikarin ปีที่แล้ว +3

    Soo qabo fanaaniinta qaybta heesaha maryan murrsal hibo maxamed cabdi muxumed aamiin cigaal magool iyada waa ay diiday oo booskeedii waxaa galay maryan mursal abwaanka xasan sh muumin alle ha u naxariisto

  • @hassanluckysky6643
    @hassanluckysky6643 3 ปีที่แล้ว +11

    2021 haddii Ad dhaqeysanayso
    riwayadi shabeel nagood like

  • @mustafeudqalanpaawih5487
    @mustafeudqalanpaawih5487 3 ปีที่แล้ว +24

    Hadii ad dawanayso 2021 mnhjka cusub somaliland kasotixracay like isaar

  • @mustafeudqalanpaawih5487
    @mustafeudqalanpaawih5487 3 ปีที่แล้ว +7

    Alle hakunaxariisto abwaan xazan mumin🤲😫😔❤

  • @axmedaysar8027
    @axmedaysar8027 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a waa riwayad Aad uqiima badan
    Allaha unxristo dhaman jilayasha .

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 4 ปีที่แล้ว +18

    Xasan sheekh muumin abwaankii waynaa ee soomaaliyeed kasoo jeeda gobolka awal boorame

    • @Mahuraan979
      @Mahuraan979 4 ปีที่แล้ว

      Reer boorama
      Xasan sh mumin
      Xabdi muxumed amiin
      Hibo nuur

    • @Mahuraan979
      @Mahuraan979 4 ปีที่แล้ว +1

      Inta riyaayadan kujirtee boorama kasoo jeeda waa
      Xasan sh mumin
      Cabdi muxumed amin
      Hibo nuura

    • @faysacise693
      @faysacise693 3 ปีที่แล้ว +2

      @@Mahuraan979 abwaan cali gaab iyo xasan sheekh mumin waxay kukala dhasheen cali gaab wuxuu ku dhashay magalada cali xaydh xasan sheekh mumina agagaarka saylac

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Mahuraan979
      Walalo Cabdi muxumed amiin waa reer arabsiyood qabuilkiisuna waa dir gurgure

    • @Mahuraan979
      @Mahuraan979 3 ปีที่แล้ว

      @@nasyadeuanyeong8707 thanks bro sidaa uma ogeyn
      Arabsiyo meel awdal kamid ah miyaa
      Mise

  • @ruqiyomaxamuudcismaan3383
    @ruqiyomaxamuudcismaan3383 7 หลายเดือนก่อน +2

    Form three ,caawa so raadiyay riwaayadan😂😂❤

  • @khaliil1407
    @khaliil1407 3 ปีที่แล้ว +11

    F4 ismuujiya ✌

  • @nimcomaxamad424
    @nimcomaxamad424 ปีที่แล้ว +8

    School 🏫 kaa layga soo direy saaka oo arbaca 15 March 2023 💥

  • @adullaahimohamed4074
    @adullaahimohamed4074 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilaahow intii djimatay u naxariiso inta joogtana khaatumo fiican

  • @geediwarfaa350
    @geediwarfaa350 3 ปีที่แล้ว +13

    Hadii aad 2020 bisha November daawanaso like iisaar waliba manhajka cusub ee dowladda

  • @yusufmaxamednur4664
    @yusufmaxamednur4664 2 ปีที่แล้ว +3

    Aad & aad bad umahadsantihiin
    Hadaadba shabeel naagood namaqashiiseen
    Awowgeey ayaa iiga sheekeeyn jiray

  • @HolaFarh
    @HolaFarh 3 ปีที่แล้ว +7

    Hassan Muumin Legend. Ilaahow ku Naxariisto

  • @farihaseyit7940
    @farihaseyit7940 2 ปีที่แล้ว +5

    Mclin baaa isoo direy wllhi 😂
    Intii form 3 ah 16/2/2022

  • @hassanaddow8218
    @hassanaddow8218 2 ปีที่แล้ว +5

    F/3 😁 ruwayadaan school ka leyga Soo diray wllhi

  • @ahmedjama3992
    @ahmedjama3992 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaah ha naxariisto abwaan Hassan sh mumin

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas 12 วันที่ผ่านมา

    Ujeedo...🐾🐾🐾🐾

  • @osmankulane1525
    @osmankulane1525 3 ปีที่แล้ว +4

    54 sano kahor, ilaahay hawnaxariisto dhamaan intii kulugta lahayd.

  • @aliroby780
    @aliroby780 3 ปีที่แล้ว +6

    Cabdulle raage tarawiil allaha unaxariisto

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 2 ปีที่แล้ว +1

    Suldan gelinsoor galmudug# state# Somalia #Dr Abuukar Abdi warsame gaaray

  • @carabcabdilaahi5110
    @carabcabdilaahi5110 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan odhan karaa ma jiro ama kama dhalan soomali Abwaan xasan sh muumin Gorod wuxuu Ahaa Abwaan Qaaliya Isaga iyo musliminta Intii dhimatayba Allahaw Naxariisto

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 11 หลายเดือนก่อน +1

    Riwaayad xusid mudan alle yarxama intii dhimatay

  • @shukriahmed754
    @shukriahmed754 3 ปีที่แล้ว +19

    Schoolka la iga so diry 😂😂2021

  • @yusufileyeh1288
    @yusufileyeh1288 2 ปีที่แล้ว +3

    SHABEEL NAAGOOD Waxaa Curiyey Abwaan Xasan Sh Muun Ahun 1964 Hargeysa ,Waxay ka hadleeysay Midowgii Somaliyeed oo laga Xanaaqsan yahay ayuu maqlay reer woqooyiga Wuxuu ku Metalay Inan Garcatay reer koonfureedkuna ay ka caqli badan yihiin woqooyiga.

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxb muu maqline isaga indhihiisa wax ku soo arkay, ka soo qancay oo iskaga soo noqday, kadib markuu suaalihii dadkiisa iyo maxaa ku soo celiyay khaatiyaan ka noqday, isagaana ka sheekeeyay inuu riwaayaddan dadkiisa wax ku dareensii is lahaa iyo inay shalaw dheer ka dheceen,,, thanks

  • @mushtaaqhassanmohamed1867
    @mushtaaqhassanmohamed1867 6 หลายเดือนก่อน

    Riwaayada ugu xikmada badan riwaayadaha Soomaalida 🙏🙏👍👍👍

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 ปีที่แล้ว +3

    Shabeel naagood caadi ma ahayn

  • @ibrahimhassan1748
    @ibrahimhassan1748 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta dhimatay ilaahay ha u naxriisto
    Waxan qiraya in dadkii hore
    Dad ahaayeen runtii

  • @hudayfiahmed9499
    @hudayfiahmed9499 4 ปีที่แล้ว +2

    Waayo waayo bariisamaadkii

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 ปีที่แล้ว +5

    Riwaayad Cilmi Lagu Dhisay iga Dheh.... AUN Abwaan Xasan Sheikh Muumin

  • @user-py3jz5er8i
    @user-py3jz5er8i 7 หลายเดือนก่อน +1

    assignment jaamacad la igaga soo diray ayaan jawaabihii la isoo diray ka dhex helay❤ The mind body question❤ psychology

    • @nimcowarsame6890
      @nimcowarsame6890 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ana school la igaso diry f4😂

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 4 ปีที่แล้ว +4

    Faataxo Ma Gabar Ayeey Iidhaleee kkkkkkkkk Allow Kuu Naxariisto Adeerkay Cabdulle Raage .

  • @AhmedHassan-bq9zz
    @AhmedHassan-bq9zz ปีที่แล้ว

    Shabeel naagood 🤩🤩🤩🤩🤩

  • @sharmaboy_1
    @sharmaboy_1 3 ปีที่แล้ว +5

    Macalin baa isoo diray kitabka😂😂😂 2020

  • @farxiyohasanabdulle1795
    @farxiyohasanabdulle1795 2 ปีที่แล้ว

    Walee qarqmi weeye

  • @maxamedbaaruud6753
    @maxamedbaaruud6753 4 ปีที่แล้ว +2

    Xasan sheekh mumin

  • @qaraami_
    @qaraami_ ปีที่แล้ว +1

    2022 Schoolka ba leeygaga so diray

  • @usaamemacalin1066
    @usaamemacalin1066 3 หลายเดือนก่อน

    9/4/2024
    Arbacada iid waaye

  • @AbdirahmanShiikhow
    @AbdirahmanShiikhow 11 หลายเดือนก่อน +1

    kkk m.a ruwaayad iga dheh

  • @mustafeudqalanpaawih5487
    @mustafeudqalanpaawih5487 3 ปีที่แล้ว +2

    25/January/2020
    Mclin ba isodiry

  • @mahamedalliabdulahi4277
    @mahamedalliabdulahi4277 2 ปีที่แล้ว

    Ha la soo celiyo si loo arko wada joog waddanka.

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 3 ปีที่แล้ว +11

    form 3yada noradin is muujiya 😂

    • @iadashbarkhad
      @iadashbarkhad 3 ปีที่แล้ว +1

      Teacher dhamcc😂🔥

    • @Unique_girl77
      @Unique_girl77 3 ปีที่แล้ว +1

      @@iadashbarkhad yeah yeah😂💉
      3f morning

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 2 ปีที่แล้ว

      Waan dhameeyay

    • @Unique_girl77
      @Unique_girl77 2 ปีที่แล้ว

      @@caashaqalbi882 me too f4 right now

    • @asiyaosame6865
      @asiyaosame6865 2 ปีที่แล้ว

      @@iadashbarkhad 😆😆

  • @nasirosmanali2576
    @nasirosmanali2576 ปีที่แล้ว

    Woow

  • @mohamedesse8692
    @mohamedesse8692 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalidu riwaayadaha ma in ay ku qoslaan oo afka kala waaxaan, mise in ay qasdiga riwaayada ay fahmaan oo ogaadaan message ka ay gudbinayso, intooda badani waa iska qosle miidhan.

  • @ANNA-vh3pi
    @ANNA-vh3pi 2 ปีที่แล้ว +1

    Ruwayadan waxay kujirtaa af soomaliga Fasalada F4 iyo F3

  • @yaasmiincabdi6457
    @yaasmiincabdi6457 ปีที่แล้ว

    Ardayda f3yada noradin 2023/ 3/11 macalinka noso diray malin sabti ah macalin ibraahim dhamac

  • @mohmmedtahliil-eu5qy
    @mohmmedtahliil-eu5qy 24 วันที่ผ่านมา

    2024 /6/15 7:15 hda ayaa soo diraaa 😮😂❤

  • @nimcowarsame6890
    @nimcowarsame6890 4 หลายเดือนก่อน +1

    Schoolka la igaso diry intii lagaso diry ismuujiya😂

  • @hapiapdi4773
    @hapiapdi4773 2 ปีที่แล้ว +1

    14-FEB-2022 Mclin iiso direy😩😃👋

  • @AliHussein-jt4zj
    @AliHussein-jt4zj ปีที่แล้ว

    Abwaan Hassan Sheikh Mumin Allaha NAXARISTA JANNO HASIYO AMIIN
    Farbaa ku godan Abwaanka Habmamuska noloshiisa,geeridiisa iyo arrurinta sugaantiisa?

  • @mustafeudqalanpaawih5487
    @mustafeudqalanpaawih5487 3 ปีที่แล้ว +1

    Isniin

  • @mohamednorafrah9813
    @mohamednorafrah9813 ปีที่แล้ว

    2023❤yaadawanaya

  • @farxiyaalukealuke9627
    @farxiyaalukealuke9627 2 ปีที่แล้ว +1

    Riwayda wan jeclahay waxan dhagaysan jiiray iyada oo cajiladah oo raydiyo lagu shagastoh

    • @xasanmaxamed7872
      @xasanmaxamed7872 2 ปีที่แล้ว

      Wlh iskumidbaan nahay cajalbaan kudhagaysan jiray 2003dii ilaa 2006

  • @soulehassan
    @soulehassan 4 ปีที่แล้ว +1

    Sawirada ama wada saar jilayaasha, ama kabadaa oo magac-dhab, salaam ch ww,cabdalleh Rageh,duniyo iwl yaa kaa maqan.

    • @azmarzaid9293
      @azmarzaid9293 4 ปีที่แล้ว +1

      Riwaayada. Wanna. Iskalealaunaxariisteeabwaankii. Xasansheekhmuumin

    • @bakaaromarket7830
      @bakaaromarket7830 3 ปีที่แล้ว

      👍🔥🔥🔥⭐

  • @carabcabdilaahi5110
    @carabcabdilaahi5110 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan ka xikmad badani kama dhalan soomaali markaad dhankastaba ka Eegto

  • @riaabdiahmef8924
    @riaabdiahmef8924 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadaa dawaneyso 2022 oo kasoo tixracay manhajka

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalipuplic health care #SOBS hayada# Faya-dhowre

  • @user-db9tc5zd9m
    @user-db9tc5zd9m 6 หลายเดือนก่อน

    49:21

  • @simonita_apdi2710
    @simonita_apdi2710 ปีที่แล้ว

    Team 2022 from f4

  • @shamsocabdulaahi9028
    @shamsocabdulaahi9028 2 ปีที่แล้ว

    Riwaayadan nokula xujeya wee xamaasad badanthy

  • @user-gu6rm8im4z
    @user-gu6rm8im4z 6 หลายเดือนก่อน

    From four manta soo radiyay ruwayadan😂😮😅

  • @hanadapdalla7157
    @hanadapdalla7157 3 ปีที่แล้ว +1

    2021

  • @cabdinaaficcasayr1033
    @cabdinaaficcasayr1033 3 ปีที่แล้ว

    Juun 25 2021.

  • @farxaannuur2371
    @farxaannuur2371 3 ปีที่แล้ว +3

    waa riwaayad xigmad iyo murti kufadhida hadii dawadii bukuuto maxaa lagu dabiibaa

    • @micraajkhalif7231
      @micraajkhalif7231 3 ปีที่แล้ว

      Aboowe wax yar iiga sheeg murtida waalii soo diray riwayadana iskuma fiicnin plse adoo mahdsn

  • @kulmiyemaxamed8699
    @kulmiyemaxamed8699 3 ปีที่แล้ว +3

    wlhi ruwaayad xusuus igu reebtay

  • @abdaleabdiali1021
    @abdaleabdiali1021 3 หลายเดือนก่อน

    23/3/2024
    Ramadan 14/9/1544

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq ปีที่แล้ว

    Sxp yaal ninka giitaarka haysta yaa ii sheegi kara

  • @sabnaacdy-sbn
    @sabnaacdy-sbn หลายเดือนก่อน

    Form three ilaa form four idaba soctaa

  • @sareguudmohaalishiine
    @sareguudmohaalishiine ปีที่แล้ว +2

    I have very smart happens

  • @Haile518
    @Haile518 4 ปีที่แล้ว +6

    Cabdi Muxumed Amin, Hibo Nuuro, Cabdalle Raage AHU, Maryan Mursal iyo Dr sada oon filayo inay tahay Casha Cadaw Malayko.
    Maryan hooyadeed iyo aabbeheed yaa garanaya waa kuwama?

    • @haniahmed3481
      @haniahmed3481 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa duniyo

    • @Mahuraan979
      @Mahuraan979 4 ปีที่แล้ว +3

      Hooyadeed waa xareedo ismaciil duniya
      Aabaheedna waa xasan sh mumin

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 3 ปีที่แล้ว +2

      Axmed Cali Cigaal iyo abwaan Siciid Maxamed Xarawo ayaad ka tagtay kana mid ahaa laxamaystayaashii riwayada kana heesayay waxna kajilaayay.

    • @shirboow
      @shirboow 3 ปีที่แล้ว +1

      Hooyada waa Xareedo Ismaciil Duniya aabahana waa Cabdullahi Yuusuf Fareey ahun

    • @aqawle1545
      @aqawle1545 3 ปีที่แล้ว +1

      xareedo ismacil duniyo iyo aw barakow bulloow

  • @ahmedabdirisaaq7567
    @ahmedabdirisaaq7567 ปีที่แล้ว

    Tiyaatarka lagu furYay 1968

  • @maryanmaxamuudxasan1966
    @maryanmaxamuudxasan1966 2 ปีที่แล้ว +1

    F4 aakuqaadanoonaa sheekadaan mcn waaye

    • @abukarabdi4220
      @abukarabdi4220 2 ปีที่แล้ว

      Hambalyo musharaxa hon Bashir crahman naji gurhan duliga aan ka baxnee Dooro dalyaqan wadataal somaliyeed hon Bashir crahman haji gurxan hope 89#

  • @axmad3705
    @axmad3705 ปีที่แล้ว +1

    Riwaayadaan 1968dii lama dhigin ee kunoqo sxb

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 9 หลายเดือนก่อน

      Wayba ka horaysay oo 1966 dii ayaa la dhigay markii hore.

  • @user-in4ul3cz7d
    @user-in4ul3cz7d 3 หลายเดือนก่อน +2

    Scholkaa la iga so diry Malin isnin ah 25/3/2024😮

  • @makohaaji-vd8jn
    @makohaaji-vd8jn ปีที่แล้ว

    Oma shabeela nagood afka ka maqli jiray iydoo riwayada ma caawa fiirsiya😂😂

  • @nabiihamoha8123
    @nabiihamoha8123 2 ปีที่แล้ว +1

    Sandki hore Form 3 iyo form4 hadda ku qaadanooya riwayada

  • @hanadapdalla7157
    @hanadapdalla7157 3 ปีที่แล้ว +2

    Scholka laiga sodiry

  • @maxameddeeq7647
    @maxameddeeq7647 4 ปีที่แล้ว +4

    Xigmad madanaa yaab wllhi wa yaab waxan is iraahdaa xigmadaas intay hada ka baxday

    • @ceynicabdulahi3214
      @ceynicabdulahi3214 3 ปีที่แล้ว

      xigmadi waa jirta lkiin dad ayana jiriin, wll waax xigmad leeh curii lahaa jiriin

  • @alisalaad4507
    @alisalaad4507 ปีที่แล้ว

    Riwaayadan wexey ka mid eheed riwaayadaha antiga ee kacaanka litka ku ahaa waxaa igu maqaaala ah in lagu xiray abwaan xasan sheekh muumin

  • @thedreamgirl7022
    @thedreamgirl7022 2 ปีที่แล้ว +3

    Sideyda okala yaaa kaso tix raace manhajka somaliya😂🙋‍♀️

    • @asluubweedhsame1945
      @asluubweedhsame1945 2 ปีที่แล้ว

      Anigoo galabta buug F4 aqrinaayo inaan raadiyo igu soo dhacday

  • @osmanjama9556
    @osmanjama9556 4 ปีที่แล้ว +1

    Riwaadan fikraada yaa iska leh

    • @rahmanuur2830
      @rahmanuur2830 4 ปีที่แล้ว +1

      🍓👍👍👍💐💐💐🌹🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌷💚🤴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @user-sc7du8tf9v
      @user-sc7du8tf9v 4 ปีที่แล้ว

      Ninka sawirka ugu horeeya leh xasan sheikh muumin

    • @k6rowntube128
      @k6rowntube128 4 ปีที่แล้ว

      Waaah waaah dad iyo hadl xisoleh kkkk

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 3 ปีที่แล้ว

      Waxaa iska lahaa abwaankii abwaanada Somaaliyeed AUN Xasan Sheekh Muumin Gaafane.

  • @deeqcadedeeqcade8566
    @deeqcadedeeqcade8566 2 ปีที่แล้ว

    Ruwayadan cabsi cabsi waye kkiiikkiikkkkkkkkkaaaaaaaan

  • @axmedcige9202
    @axmedcige9202 ปีที่แล้ว

    Il qosol 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣😂😂🤣

  • @deeqcadedeeqcade8566
    @deeqcadedeeqcade8566 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 2 ปีที่แล้ว +1

    Suldan gelinsoor galmudug# state# Somalia #Dr Abuukar Abdi warsame gaaray

    • @abukarabdi4220
      @abukarabdi4220 2 ปีที่แล้ว

      Suldan gelinsoor

    • @abukarabdi4220
      @abukarabdi4220 2 ปีที่แล้ว

      Somalipuplic health care #SOBS hayada Faya-dhowre

  • @user-db9tc5zd9m
    @user-db9tc5zd9m 6 หลายเดือนก่อน

    49:20