Hibo-nuura oo si waafi ah uga warramaysa riwaayaddii Shabeel Naagood

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 10

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 4 ปีที่แล้ว +3

    Waligaay waraaysi nocana ma araag ma waydinaayo abwaanka heesaha iska leh ama abwaninta leh maay heseen hadaanay abwaan jiriin far baa ku godaan xaqiraadu waa tii xasuuqi wili waay wadaan salamaad

    • @shuceybmuhammedshuceybmuha8671
      @shuceybmuhammedshuceybmuha8671 2 ปีที่แล้ว

      Rubaayada shabeel naagod waxa qoray ama alifay abwaan xasan sheikh mumin wll ninkaas lahaay fikrada ruwaayada

  • @abdullahihersi3692
    @abdullahihersi3692 6 ปีที่แล้ว +5

    SCW Saaxiib wax wanaagsan baad wadaa laakiin waxaa fiicnaan lahayd inaadan marka qof aad waraysananayso aadan hadalka ka dhexgelin. Tusaale, waraysigaaan kii ka horeeyey waxaad dhowr goor tiri bal abwaan halkaaas iigu joojo baad lahayd oo warka ayaad ka dhexgahsay mana ficneyn aniga aragti ahaanteyda iyo daawadayaasha kaleba. Bal arintaas ha u daymo la'aaan.

  • @zakariyeyuusuf3080
    @zakariyeyuusuf3080 3 ปีที่แล้ว +3

    Abti maryan mursal soo qabo mahad sanid

  • @jamayusuf542
    @jamayusuf542 4 ปีที่แล้ว +1

    waxaan kaa codsanayaah walaal in aad numberka hibo aad iigusoo gudbiso waa hooyo qaali ah waxna waanu isku nahnay

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 4 ปีที่แล้ว +2

    Hibo sotii hada lahaayd umaan dhalaan xamaar hadana ku laha xamaar baan udhashaay midke raacna cajiib

  • @abdulahimahamudnuur3110
    @abdulahimahamudnuur3110 ปีที่แล้ว +1

    Dulucda laga lahaa dabdhaxmooday maxay aheyd

    • @ENTERTAINMENT-hh6pi
      @ENTERTAINMENT-hh6pi 4 หลายเดือนก่อน +2

      Ruux hadii la doorta
      Darajadii lasaariyo
      Xilkii daryeeli waayey
      Dab dhaxmooday weeye