Riwaayadii quud aan jirin uqoryo guro iyo kooxdii waaberi (qaybti koobaad)
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
- Quud aan jirin uqoryo guro waxa lagu mataley abu Dhabi 1986 waxaana curiyey
Axmed saleeban bide waxaana kala qayb galay riwaayada kooxdii waaberi sida
Xaliima khaliif magool
Saynab cige
Maxamed nuur giriig
Cabdi jibaar al khaliiji
1985 iyo abu dubai waaw waa waayo waayo aduunyo ugu xasuus
Alle sw haw naxariisto intii dhimatay🤲
Waayihii wacnaa
Alla Dawladnimadu wacnaydaa oo dadku wada quruxbadnaayaa
Saynab cige iyo Waayihii wacnaa
Waa emerita-ka meeshu
BERISAMAAD = THE GOLDEN AGE
Ninkan a/jibaar x/cali al khaliiji ma gaboobin weli maan Sha Allah
VIVA CABDALRAXMAAN CABDALJIBAAR JOYSOPH
Saynab Cige ways kala dayaamisay ❤
#waayowaayihii wacnaa sxb heesta seynab cige ee ee laxanka xaafuun maad gooni ayadoo kaligeeda noogu soo jartaan codsi ahaan
Allaw qarnigaa maxaan u noolaan waayey !!!!
Ahmed cawad rabsho waatagera❤👏
Heestan luul jaylaani ee calaf fanankaan qadayo magaciisa plesea cidii garanayso ha ii shegto
CIIDKUM SACIID 10TH APRIL 2024
FIIRAKEYD = FIIDIYOO= VEDOU
Asc
dawo tana rune