RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII LABAAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 53

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa riwaayad weeyee tani
    Ninkastaa hayska hadlee♥️

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 3 ปีที่แล้ว +3

    Hibadiina dhaladka ah
    Dhaxalkiina weeyee
    Dhowrta idinkaa lee
    Xasan x. Cabdillahi xasan ganey cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban Allah la kuugu deeqo

  • @Gashaamo99
    @Gashaamo99 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka inta badani riwaayadan ma fahmikaraan. Xassan ganay ilahi cimriga iyo cafimaad ha ugu deeqo, aamiin

  • @Nabiil47
    @Nabiil47 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed shikh cumar sayidka riwaayada wa ninka qurxinaaya alle yarxamak

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 10 ปีที่แล้ว +3

    Jubba Walee waa fanaan aad u masrixiyad wanaagsan

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 ปีที่แล้ว +3

    Labada susofanka tumaya waa ismaciol yare iyo cabdi axmed aamito ismaciil yare ala ha u naxariisto

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 9 ปีที่แล้ว +3

    Waxay maalinta(1984 ama86)maantan i dhahayga ku arka Allow noo miciin aamiin.

  • @maxamuudaxmed2098
    @maxamuudaxmed2098 6 ปีที่แล้ว +7

    Inaan AF hodan ah haysano intaas oo qof xarafka "S" bu wax kasta Ku sheegay

  • @AhmedAli-ii4kq
    @AhmedAli-ii4kq 10 ปีที่แล้ว +12

    Sidey Cadarba ay tidhi:
    Hidaheena suubanee dhaqankeena saxardiid,murtida iyo sarbeebtiyo suugaantatinii way salguuri doontaa.maah-maahi sula sibiq bay uu wada lumi,sadaala maqanaha saqiirkiina aan dhalan ayagana sedkoodii kuma simi karaysaan waana seejinaysaan
    BEENA MAAHA

  • @xyssinkeydiid6555
    @xyssinkeydiid6555 9 ปีที่แล้ว +2

    Ruwaayadan XIKMAD WEEN ayay xanbaarsan tahay...Jilayaashuna aad bay u Sareeyaan'''Yslaam WAA XUL '''FANAANIINTU

  • @gaaleefyare6988
    @gaaleefyare6988 3 ปีที่แล้ว +2

    Hirkaa qaawanida dhalay
    In lagu hoobtaan ogahay
    Habawdaye waxaan Ku iri
    Hugaagiyo kaan xirnahay
    Labada kee haybad waxan
    Hilbana keenee asturan

  • @ahmedadan060
    @ahmedadan060 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxay kahadlayeen hadayjoogtaa maanta

  • @cabdirisaaqmaxamed4650
    @cabdirisaaqmaxamed4650 7 ปีที่แล้ว +10

    walee ninka riwaayadan sameeyay baan abwaan u aqaan.xasan xaaji cabdilahi ganey

  • @nazdalaan
    @nazdalaan ปีที่แล้ว +1

    Somali waa DUGAAG, waa bini’aadanka aduunka ugu liita .. riwaayadani waa 80th, maanta oo ay tahay 2023 madaxweyneheedu waa Xassan Shiikh, awoodooda ciidanina waa AL-SHABAAB. Masiibaa ku dhacday… Illahow na Daba-qabo..

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 ปีที่แล้ว +1

    Masiibadu iyadoo aduunyayda musuul ka,ah

  • @bedersameey2976
    @bedersameey2976 7 ปีที่แล้ว +1

    wiil afar qooble.kkkk isgeeda saar

  • @عدنانالصومالي-ظ1غ
    @عدنانالصومالي-ظ1غ 4 ปีที่แล้ว +2

    riwayadu waa kuwii hore dadna waa kuwii jilay

  • @diinkaab
    @diinkaab 4 ปีที่แล้ว +1

    dhiin dhiin yartu dhiin dhiin😂😂😂2020

  • @fuadadam4357
    @fuadadam4357 4 ปีที่แล้ว +3

    Wale murtida somalidu waxay taala waqooyi abwaano iyo halabuuba

  • @deeqjaamac4930
    @deeqjaamac4930 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw xigmad oo dhan halkaan bay ku idishahay.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว +1

    Axmed tifoo Mustafa kiiko aways Abukar goobe ismaaciil yare cabdi axmed Aamito

  • @hapeepahmedpuuh9614
    @hapeepahmedpuuh9614 4 ปีที่แล้ว +2

    Miyan dhacayaa
    Mise waan gafayaa
    Leyla jeesto wlhi waxkle weeye halkaasey ku dalacanaysa😁

  • @mohameddheeg1849
    @mohameddheeg1849 ปีที่แล้ว

    Waa goormay ahayd

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 ปีที่แล้ว

    AAMINAXC/LAAHI ILAAHEEY HAW UNAXARIISTO SHALAY AYERY DHIMATAY

  • @Cartan7
    @Cartan7 7 ปีที่แล้ว +4

    waqooyi hal abuurka laacib murtidii xasan cabdulahi gannay

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 ปีที่แล้ว

      Way isku jiraan hobolada iyo abwaaniinta waqooyi uun maahayn jaalle.

  • @ikhlaaxasan4315
    @ikhlaaxasan4315 7 ปีที่แล้ว +2

    dad iyo murti waa dadkii hore soomali maanta wax mayaalan runtii

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 ปีที่แล้ว +1

    Kalmadha lagu geeraarayo hal xarafbay ku wada bilaabmayaan sida S/D

  • @farahsos
    @farahsos 2 ปีที่แล้ว +1

    1983 ruwayadan la sameyay

  • @raqiyaguunje9412
    @raqiyaguunje9412 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @omerabiib1422
    @omerabiib1422 2 ปีที่แล้ว

    wallahi waaruwaayad iyobadh waayowaayo

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue ปีที่แล้ว

    Hanyari waa loo dhintaa

  • @bedersameey2976
    @bedersameey2976 7 ปีที่แล้ว +1

    maxaynu la soconay awal kk xasan ganey

  • @afrisaliaircargollc7061
    @afrisaliaircargollc7061 5 ปีที่แล้ว

    Wa murti

  • @ilyaasgamiye1845
    @ilyaasgamiye1845 ปีที่แล้ว

    eesh calaa fannaan

  • @mohamedsheikhdon8852
    @mohamedsheikhdon8852 2 ปีที่แล้ว

    Waa hore

  • @awilmohamed2682
    @awilmohamed2682 4 ปีที่แล้ว

    Wakhti
    Guwuso
    Cda

  • @saynabayeyo1115
    @saynabayeyo1115 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan jubba weeye

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 ปีที่แล้ว

    Mustafa kiiko waa ka boongada tumaya

  • @bedersameey2976
    @bedersameey2976 7 ปีที่แล้ว +1

    kk dhukuro

  • @saidahmed8531
    @saidahmed8531 9 ปีที่แล้ว +1

    Sumar qaran yaa kugu idhi juba aya masrixiyad wanaagsan

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว

    Siidhi

  • @maxamedcabdi9843
    @maxamedcabdi9843 3 ปีที่แล้ว

    ..bbb

  • @hindaciise3080
    @hindaciise3080 8 ปีที่แล้ว

    hidixxxl

  • @jaamacyuusufcali7097
    @jaamacyuusufcali7097 8 ปีที่แล้ว

    mw