RIWAAYADII SHABEEL NAAGOOD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 มิ.ย. 2018
  • SUBSCRIBETANA HAKA ILAAWIN

ความคิดเห็น • 22

  • @mosman2916
    @mosman2916 3 ปีที่แล้ว +18

    Reer form 4 hada tahay like iis saar

  • @MawlidCabdilaahi-zj5ge
    @MawlidCabdilaahi-zj5ge 6 หลายเดือนก่อน

    Alaahu naxariisto janatul firdawsa allh haka waraabiyo

  • @nastexofarax7380
    @nastexofarax7380 ปีที่แล้ว +5

    Reer from 3👋🤣

  • @dahirsheikhabdi3776
    @dahirsheikhabdi3776 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaaw waa riwaayad iyo badh
    Riwaayaddaan cilmi badan ayey xambaarsan tahay

  • @cumarsaciid3722
    @cumarsaciid3722 3 ปีที่แล้ว +10

    wlhi tan ruwayad weedhaf tay muqaalkeda noraadi plz
    🙏🏻🖤✨♥️

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED 7 หลายเดือนก่อน

    AMAZING

  • @abdirahmanmuqter6190
    @abdirahmanmuqter6190 ปีที่แล้ว +4

    Form 3 iyo Form4 ayay ku taalaa Seeba F4

  • @MawlidCabdilaahi-zj5ge
    @MawlidCabdilaahi-zj5ge 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @cabdishakuurmukhtaar3102
    @cabdishakuurmukhtaar3102 4 ปีที่แล้ว +5

    Ruwaayadaan muuqaal lagama hayo sorry wlhi

  • @afyaremedia1079
    @afyaremedia1079 2 ปีที่แล้ว

    Ouom
    Sali calaa muxamad

  • @axmedkalluun2243
    @axmedkalluun2243 3 ปีที่แล้ว

    riwaayada oo muuqaala doon
    sxpyaal

  • @maalinmaali8833
    @maalinmaali8833 5 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhh beexani isku maqiiq
    Waaw

  • @munomaxamegd6915
    @munomaxamegd6915 5 ปีที่แล้ว +2

    war intaad ibalesay oo bahdii aan ka dhashay iyo beradii iga tuurtay miyaa balan balkiyo ciilka yaad badad igu cayii

  • @Bariise1983
    @Bariise1983 ปีที่แล้ว +1

    Dhalinta dhalatay 2000 waxii ka danbeeyay hadaawadan Afsomali iyo IQ BAA ka faaideysaan.

  • @raaxoraaxo7009
    @raaxoraaxo7009 5 ปีที่แล้ว +2

    Riwayadan muuqaalkeeda malaha miyaane

  • @asma-ahmedabdi2935
    @asma-ahmedabdi2935 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll ruwaayad muqqalkeeda noo raadi

  • @aminofarayare9233
    @aminofarayare9233 2 ปีที่แล้ว

    Faldan igu caawiya yaa alifay riwayadaan

    • @shuceybmuhammedshuceybmuha8671
      @shuceybmuhammedshuceybmuha8671 2 ปีที่แล้ว

      Waxaa u malayhaa abwaan xasan sheikh mumin

    • @shuceybmuhammedshuceybmuha8671
      @shuceybmuhammedshuceybmuha8671 2 ปีที่แล้ว

      Waa soo ogaaday wll waxaa alifay oo qoray abwaan xasan sheikh mumin wll school da waalagu dhigaaa abwaanka waxa uu dhashay 1931 gobada owdal ku dhashay wll saas ogow abwaan wayn waye

    • @user-cf8tu7di2t
      @user-cf8tu7di2t 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@shuceybmuhammedshuceybmuha8671 sanadkeebaa la dhigay riwayadaas