Darajo iyo Xil yaa mudan.flv

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ม.ค. 2012
  • Derajo & Xil yaa mudan?. Fannaaniintii hobollada Waaberi, Soomaaliya. Qeybtii 11aad.

ความคิดเห็น • 42

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 4 ปีที่แล้ว +4

    Nimankaa badankoodu waa dhinteen. Dad qiimo badan ayay ahayeen Somalina in badan la hadlay. Ilaahay ha u wada naxariisto.

  • @mahadkhadarmahad-uw1zm
    @mahadkhadarmahad-uw1zm 2 หลายเดือนก่อน +2

    Alla yaa raxma intii dhimatay rag waaa kaas

  • @daahirjaama3258
    @daahirjaama3258 5 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah
    Waa riwaayad aad u qaymo badan
    Laakiin dadka lalala hadlaayo dhego ma lahan

  • @mohamedabdulahi2255
    @mohamedabdulahi2255 2 ปีที่แล้ว +1

    Guntii iyo gabagabadii fankii iyo masraxiyadii somalida waana markii maahmaahdii dad waa dadkii hore hadalna waa intuu yidhi la adeegsan jiray

  • @rasmicookingandbeautychane8583
    @rasmicookingandbeautychane8583 6 ปีที่แล้ว +16

    Ilkacase iyo Jeyte waa laba nin aa ugu jeclaa majaajilisteyaasha Somaliyeed... labada maanta way iga hooseeyaan

  • @CabdishugriMaxamed-lx5oz
    @CabdishugriMaxamed-lx5oz หลายเดือนก่อน +1

    Ninki dilayayba dodaye nabadba ya udonay alle hakunaxaristo abwan sangub adiyo dhaman intidhimatay

  • @mohamedamin737
    @mohamedamin737 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilahayy Ha Unaxariisto "" Ilka"" Case"" Iyo Abtigay Abwan M" C"C"" Sangub Ala maxa Rag Naga Baxay Wa" Lawada" Dhibann""" Allhu Agbar "" Hadalka"" Abwsnka"" Manta Ayey Tagantahay" Kala dadsanida" An Manta Dadsanhay

  • @abdihakimwarsame8728
    @abdihakimwarsame8728 6 ปีที่แล้ว +3

    Allah unaxaristo Ilkacase’

  • @maxamedcalinuur6269
    @maxamedcalinuur6269 4 ปีที่แล้ว +2

    Werwerkaaduunka

  • @zakixaafuuni4067
    @zakixaafuuni4067 5 ปีที่แล้ว +1

    Sangub jayte iyo ilkacase ilahay ha unaxariisto kuli

  • @zakiirali577
    @zakiirali577 5 ปีที่แล้ว +1

    Mohamud abdulaahi sangub abwanada abwaankooda

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 4 ปีที่แล้ว +3

    Aduunkan waxaa Xal loo helay kuwa Indhaha la' & Kuwa dhegaha la',haddana xal looma helin qofkii labadaa isku darsada,Soomaalidana labadaa àyay isku Darsadeen!!!?Axyaa-wadani.

  • @cabdiwelicalidhimbilabwaan8341
    @cabdiwelicalidhimbilabwaan8341 4 ปีที่แล้ว +3

    harako oo abwaan jawaan si kulul ula hadashay ayaa tiri adiga dadku way kaa nabadgaaan balse dadka aad ka nabadgalweyday tusaale hees ah hada samee oo abwaan jawaan ogolaaday waxaa luuqada iska leh isaga iyo harako
    j, waxaa jira arimo la yaab leh harakooy
    h. maxaa ka mid ah abwaan
    j, waa nin la dilo iyo guri nin kale la siiyo iyo maqaayad cusub oo cuno ah oo la furo iyo ciwaal aabahood laga dilo oo xarun agoon ah lugu xareeyo
    h, ii tilmaan dadka waxaas wada
    j. waa qeyb saxaafada ka mid ah iyo qeyb ganacsato ah oo habeenkii maqaayada iyo maalintii ku caytama oo maalin walba qoysas soomaaliyeed magaca ka dhisha
    h..waxaa taas kasii daran nin fulay ah oo ehelkiisa mooyee cid kale aan geesi u ahayn oo u xiniinyo weyn
    j.waa dhaqan aan horay loo arag iyo nin iyo xaaskiisu isku si colaad u qaataan
    h.waxaa taas kasii daran rag waaweyn iyo dhaliinyaro ku qanacsan in been la qaato ama lugu shaqeeyo oo aan wax kale ka shaqayn in ciwaano shaqsi leeyahay in aay wixiisa ku qaataan
    j.dowladaha aay arintaasi ka jirto ii sheeg
    h. dowlado ma aha ee waa qeyb dadka soomaaliyeed ka mid ah
    h, abwaan maxaa xal ah
    j. waxaa xal ah in dadka nidaamkaas ku shaqeeya runta loo sheego aoo aanan laga ogolaan inaay qataan wax aaysan lahayn
    h, waa xal iyo talo fiican
    waa eradii abwaan jawaan from nairobi kenya 2.00pm date 21/12/2019
    Like
    Comment

  • @munomaxamegd6915
    @munomaxamegd6915 4 ปีที่แล้ว +1

    walal ruwayadan oo dhamestiran lama helayo miyaa

  • @user-mw7lo5qf7f
    @user-mw7lo5qf7f 5 ปีที่แล้ว +3

    Tolayeey sanguboow tana ma inoo danbeysay

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 7 ปีที่แล้ว +4

    darajo iyo xil yaa mudan
    ruwayadda yaa sameeyay talaw tarikhdu se imisaddibi ahayd ???

    • @saadiaaden3093
      @saadiaaden3093 7 ปีที่แล้ว +1

      Zakariye Abdilahi 1998 in la sameye ban umaleynaya

    • @rasmicookingandbeautychane8583
      @rasmicookingandbeautychane8583 6 ปีที่แล้ว +1

      Zakariye Abdilahi waxay ahayd maalmihii uu socday shirki carta ee c.qasim lagusoo doortay sanadkii 2000

    • @diiriyeahmed6699
      @diiriyeahmed6699 5 ปีที่แล้ว

      @@rasmicookingandbeautychane8583 laakin majaajileytaha Jeyte waxuu dhintay 1999

    • @soomaaliweyn215
      @soomaaliweyn215 5 ปีที่แล้ว

      waa 2000, c/qaasim baa lagu soo doortay

    • @ahmedismail5671
      @ahmedismail5671 4 ปีที่แล้ว

      About November-2001

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 7 ปีที่แล้ว +4

    waxan arka Maxamud abdilahi sangub

  • @cabdiwelicalidhimbilabwaan8341
    @cabdiwelicalidhimbilabwaan8341 5 ปีที่แล้ว +3

    cilmi baaris la sameeyay ayaa lugu ogaaday in dadka ehelkooda neceb aay afar qeybood yihiin tusaale waa dad raba inaay dad kale ku qanciyaa in waxyeelo loo gaysto qeyb ehelkoda ah waa qeybta labaad oo u haysta diin ama nidaam dowladeed in la laayo ama waxyeelo loo gaysto qeyb ehelkooda ah waa qeybta sadexaad waa qeyb dhaqaale aaminsan iyo in dadka la caayo qeybta afraad waa qeyb rag iyo dumar ah oo sidaas isku guursada oo u haysta nolosha iyo guurka iyo jeceylka in dad ama qof la wada xumeeyo ama waxyeelo loo gaysto waa arimo ka jira soomaaliya iyo sadexda wadan ee soomaaliya dariska la ah waana arin sababtay in laysu adeegsado qof kasta oo boqol doolar qof waxyeelo ugu gaysan kara halka qaar aay ku shaqeeyaan faal iyo sixir taas oo ah xaraan marka intaas lasoo dhaafo ama laga soo gudbo abwaanimada iyo fanaanimadu ma aha qabyaalad ama qabiil ma aha qurux iyo foolxumo ma aha siyaasad iyo xisbi ee waa erayo ama tilmaan la bixiyo taas oo looga hadlo marba xaalada qofkaasi tilmaamayo balse xiliyadan danbe waxaa la rabaa in loo badalo wax aaysan ahayn balse waxaa tilmaamaya abwaanka ama fanaanka bulshada aqoonta u leh si aaysan u noqon nidaam is garabyaac ah from ccd nairobi 2.10pm

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 4 ปีที่แล้ว

      War heedhe waa qoraal cajiib ahe ma adaa qorey walaal

  • @hodanadan1273
    @hodanadan1273 8 ปีที่แล้ว +2

    ilahow kunaxariso ilkacase

  • @munomaxamegd6915
    @munomaxamegd6915 4 ปีที่แล้ว +1

    ayadoo hal qeyb isku eh

  • @user-mw7lo5qf7f
    @user-mw7lo5qf7f 5 ปีที่แล้ว

    Sidaas u garaneysaane maad dejisaan wadanka

  • @cabdiqanikaboole1366
    @cabdiqanikaboole1366 6 ปีที่แล้ว +2

    caadi maaha akhiyaartaan

  • @dekaosman9831
    @dekaosman9831 8 ปีที่แล้ว

    waali waxbaa kamaa faahmin guyz

  • @labbadhagaxnindhexdoodkaso2952
    @labbadhagaxnindhexdoodkaso2952 5 ปีที่แล้ว +1

    Zoomalia amisom baa leh 🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪✌✌✌✌✌💣💣💣💣💣