GABDHİİ SHAYDAANKA OO LASOO QABTAY QAYBTA 1AAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 81

  • @xamdasahal9031
    @xamdasahal9031 3 ปีที่แล้ว +22

    Aynu u ducayno walalahena falastiin الهم انصر اخوان مسامين في فلستين 🇵🇸🇵🇸

    • @emeryryan2415
      @emeryryan2415 3 ปีที่แล้ว

      a tip : you can watch movies at Flixzone. I've been using it for watching all kinds of movies lately.

    • @albertolucca8187
      @albertolucca8187 3 ปีที่แล้ว

      @Emery Ryan Definitely, have been using flixzone} for since december myself :D

    • @stetsontrent2615
      @stetsontrent2615 3 ปีที่แล้ว

      @Emery Ryan yea, been using flixzone} for years myself =)

  • @kaltuunali7597
    @kaltuunali7597 3 ปีที่แล้ว +8

    Mahadsanid ustaad

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 ปีที่แล้ว +16

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين

  • @nimconashaad8910
    @nimconashaad8910 3 ปีที่แล้ว +3

    mahadsanid wll horey u soco

  • @zukaynaabdizelm4270
    @zukaynaabdizelm4270 3 ปีที่แล้ว +1

    Shaydaan sharkiisu maqarsamo waan kahelay ♥️♥️♥️♥️♥️😍😍😍

  • @rpgkay2192
    @rpgkay2192 3 ปีที่แล้ว +12

    Thank you for you about video we love you ❤️

  • @yasinmacalin6860
    @yasinmacalin6860 3 ปีที่แล้ว +14

    Keep going my brother 💯💯💯 frist comment

  • @SalaadAli-s2u
    @SalaadAli-s2u 3 ปีที่แล้ว +12

    Keep going my brother

  • @hoodoabdal1505
    @hoodoabdal1505 3 ปีที่แล้ว +4

    Mash Allah

  • @hodanfarhan946
    @hodanfarhan946 3 ปีที่แล้ว +6

    Alle wanaag ha kugu abaal mariyo keep going

  • @abdiraxmaanbuteeyo1269
    @abdiraxmaanbuteeyo1269 3 ปีที่แล้ว +7

    Keep goin legn

  • @zubeyrcllaahixasan7545
    @zubeyrcllaahixasan7545 3 ปีที่แล้ว +16

    Sxb xaalada falastiin nooka soo waran waxaan Ahay qofka kowaad ee daawaday fiidiyoonkaan

  • @rameelyaare2086
    @rameelyaare2086 3 ปีที่แล้ว +3

    Wn kahelay 👍💖

  • @badalmaxamuud5197
    @badalmaxamuud5197 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going teacher

  • @ogsoshow4053
    @ogsoshow4053 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid

  • @Mustafeindho879
    @Mustafeindho879 3 ปีที่แล้ว +4

    Thankz wll

  • @mustafejaamac6035
    @mustafejaamac6035 3 ปีที่แล้ว +2

    Maalintii 1 mid soo gali

  • @cadecade3308
    @cadecade3308 3 ปีที่แล้ว +12

    Keep going legend💙💙💙

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว +5

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 😙💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @axmedsomali4809
    @axmedsomali4809 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks

  • @zaraaahmed8683
    @zaraaahmed8683 3 ปีที่แล้ว +8

    Waa naag walan😳😐💔💔

  • @khadaradan4322
    @khadaradan4322 3 ปีที่แล้ว +9

    Wll adigo rali ah waxad barnamij kaso diyarisa falastin iyo masjidul aqsa wll waa iga coodsi insha allh wana ka sugi jawab anku farxo

  • @zaanikchannelapdiwaly5496
    @zaanikchannelapdiwaly5496 3 ปีที่แล้ว +6

    Saad mahADsantahaY wll
    Kazuo HaDal cilmiga nafZiga dadka KhuZeeYa
    Eg islahadalka maskaxda

  • @kaltun1152
    @kaltun1152 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah

  • @naimaali2501
    @naimaali2501 3 ปีที่แล้ว +4

    Inta ku faraxsan in chanalka uu dhacdooyin isku bedelo I Love ❤️ it Bro keep going bro 🥰

    • @khadarmango6062
      @khadarmango6062 3 ปีที่แล้ว

      Waxaasu waa iiman la,aanta naagaha iyo lacag jacelkooda

  • @mursalcali4133
    @mursalcali4133 3 ปีที่แล้ว +5

    Sxb muqalkan hore ma udawanay mise anaa umaleyo

  • @xoogsademussa898
    @xoogsademussa898 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks macalin

  • @abdulahiMohamed2023
    @abdulahiMohamed2023 ปีที่แล้ว

    Ilma aderayalow fariintan Iga garsiya Abokor Ciise iyo Muuse Ciise siiba reer yonis iyo axmed kheyr aniga iyo walalkey Abdulahi waan xanuunsanahay wadankan idinka ka taliye na masafuriya oo xooga lacag na siiya😢😢😢😢

  • @abdullahimahamud2487
    @abdullahimahamud2487 3 ปีที่แล้ว +12

    Ustaad cabdi rashiid waxan kaacodsanayaa in aad dar alle ucaawisid masjid kuyaala italia oo dayn lagu leeyahay in aad muqaalkiisa umada islamka ee somalida ah usodhigtid yutubkaada si alle uu inoogu naxariisto waxa lagu leeyahay lacag dhan 46 kun oo euro maskadkaas

    • @kaltuunali7597
      @kaltuunali7597 3 ปีที่แล้ว

      Wall facebooga dad badan oo caana baa Ku jira si aan. Ugu share gareyo
      Wax cadaynaba maad soo dhigine sida linki oo kle markaa xogta soo dhamaystir adoo raaliya
      Mahadsanid wllll

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 3 ปีที่แล้ว +4

    Barnaamijyada xidhiidhka ah eed beryahan soo daysid
    Gabadh ninkeedi dishay wiil aabihii dilay iyo waxyaalo kale oo la mid ah
    Ma mushkilado somali ka dhex jiraa mise waxaad uga jeeda dambi baadhis iyo kiisaska dhaca

  • @Wabar613
    @Wabar613 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc zxp barnaamijyo muhiim ah waad noosoo gudbisaa oo xiisana leh laakiin kan waxaa ku jira muuqalo xoogaa aad moodo anshax xumo iyadoo bil ramadaan lagu jiro hadana kuwo ayaa dareenkaaga kicinkara taasna waxay caqabad ku noqoneysaa soonka qofka Muslimka ah

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 3 ปีที่แล้ว +9

    *Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍✍️👨‍🏫👩‍🎓👍👨‍🎓 👍 kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*

  • @abdulahiMohamed2023
    @abdulahiMohamed2023 ปีที่แล้ว

    Aniga hada tibishada caloosha leyga helay oo lafaha leyga haya cabdulahina gaas xun bu qaba sakaraad baan nahay dhowr kun nasiya oo noso qarama😢😢😢😢

  • @mmc72023
    @mmc72023 3 ปีที่แล้ว +2

    Abeeyso waaye

  • @xasanjamac2896
    @xasanjamac2896 3 ปีที่แล้ว +6

    Sawirada qawan kasaar muqaalka si loo dawado

  • @ridwaanismaaciil7458
    @ridwaanismaaciil7458 3 ปีที่แล้ว +2

    Pro kasohadal waxa malmahan lahadalhayo farastin codsi

  • @abdihakimmohamed9469
    @abdihakimmohamed9469 3 ปีที่แล้ว

    Waad wanaagsantahay wll laakiin Sawirada Dhaqan xumada ah ee is jaqaya ka reeb

  • @mustafejaamac6035
    @mustafejaamac6035 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlle video yada yaree si loogu xiiso video yada badan ileen cid madaawan kartee

  • @tixsaa962
    @tixsaa962 3 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @yahyeupdiwali3608
    @yahyeupdiwali3608 3 ปีที่แล้ว

    Hore uscoc bro

  • @mozance2483
    @mozance2483 3 ปีที่แล้ว +6

    Shekadaan waa kacaadi dalkaan joogno wlh qisadaan dadbey layaab latahay Lkn aniga Maya waa iska caadi wax dhaca

  • @cusmanabdi5254
    @cusmanabdi5254 3 ปีที่แล้ว +2

    YAHAASKA WAX MAHANBEYO WAA WADA LEQAA

  • @abdinoormahamed8320
    @abdinoormahamed8320 3 ปีที่แล้ว +5

    Sxb abdirashid videoyashan Dilka ah wanku cajisnay nagabedel waxad nogubedesha dhirigelin iyo hormarka nolosha iyo wixi lAmid ah.mhsnid

  • @abdialiyarow
    @abdialiyarow 3 ปีที่แล้ว +2

    *sanadkaan yaa aaminaa naagaha*

  • @waabarifilmis3488
    @waabarifilmis3488 3 ปีที่แล้ว +6

    Ustaad taarikhda xxxtantecn noso qabo

  • @khalidhusein7171
    @khalidhusein7171 3 ปีที่แล้ว +2

    Wooow man sha allah kanaalkaan aadban markahore u salaamaya ramadan kariim marka xigta waxaan ahay qof aad iyo aad an u tageero mahadsanidiin

  • @calicige4197
    @calicige4197 3 ปีที่แล้ว

    Wllo muuaalka kadaa pllz dumarka qaawan waa codsi

  • @mohamednuur3607
    @mohamednuur3607 3 ปีที่แล้ว

    shekadan iyadoo film ah bn dawady sxb

  • @yoonismaxamadsalax8948
    @yoonismaxamadsalax8948 3 ปีที่แล้ว +5

    Inta lasocota taxanahan ismuujiya

  • @hoodoabdiraxman9515
    @hoodoabdiraxman9515 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @abdiqanilyrics9793
    @abdiqanilyrics9793 3 ปีที่แล้ว +1

    Warya sawiranta qawan mesha ka sar nio

  • @libaaxafrika9290
    @libaaxafrika9290 3 ปีที่แล้ว

    Sawieada qaaqaawan sxb maad kadaysid video yada

  • @shukriaxasan1443
    @shukriaxasan1443 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan marunaa🤔

  • @keyfabdinasir3188
    @keyfabdinasir3188 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going ustad😍
    Lkn ustad books intee ka heli karnaa.

  • @anasirdiniswitzerland8314
    @anasirdiniswitzerland8314 3 ปีที่แล้ว +4

    1 asc

  • @shabcanyare2108
    @shabcanyare2108 3 ปีที่แล้ว +3

    6

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214 3 ปีที่แล้ว +4

    waar ninyahaw barnamijyadan waad nagu daalise wax kabedel mida kale sawiradan qaawan kajooji ciwanada

  • @AbdulAli-od9ti
    @AbdulAli-od9ti 3 ปีที่แล้ว +2

    Black widow

  • @mohamedcumer4904
    @mohamedcumer4904 3 ปีที่แล้ว

    WLL MCN KU SALIYA XABIIBKEENA MUXAMED SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @guuleedguuleed1718
    @guuleedguuleed1718 3 ปีที่แล้ว +3

    Boolo boolo wamaxay tolow,🤔🤔🤔🤔

  • @safiinatulkhayr435
    @safiinatulkhayr435 3 ปีที่แล้ว +1

    Boolo boolo wxy talow

  • @Salmanspeaks1
    @Salmanspeaks1 3 ปีที่แล้ว +3

    wall

  • @haruunalrashiidhero8515
    @haruunalrashiidhero8515 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @nasapohmalapoh6664
    @nasapohmalapoh6664 3 ปีที่แล้ว +1

    Bolobolo wxy ??

  • @nasracabdi2054
    @nasracabdi2054 3 ปีที่แล้ว

    Keep going my brother

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @waabarifilmis3488
    @waabarifilmis3488 3 ปีที่แล้ว +7

    Ustaad taarikhda xxxtantecn noso qabo

    • @3pia3
      @3pia3 3 ปีที่แล้ว

      Hodon Online ka soo daawo way soo galise qisada fanaankaase

  • @adanibrahim1121
    @adanibrahim1121 2 ปีที่แล้ว

    Thanks