AQOONTA CİRKA HALKA AY KA BİLAABATAY?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • ''Growth investments are more suitable for long term investors that are willing and able to withstand market ups and downs."
    #investing #stock_market #robinhood #credit_card
    Si aad qayb uga noqoto ardayda sidda qaaska casharadena u hesha fadlan riix halkaan:
    / annaga productİon
    Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)
    Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
    Arimahasayniska@gmail.com
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

ความคิดเห็น • 178

  • @calakasomalia
    @calakasomalia 3 ปีที่แล้ว +8

    17:26 Subxana alaah ilaahbaa wax waliba og waana runtaa in uu bani aadmku ku frkero waa wax ka weyn koonka.. waana wax u baahan in la sajuudo markii la ogaado cilmiga cirka intii lagaa gaaro ... waa wax cajiib ah sida uu ilaahay u abuuray koonka xidigaha waxba luguma jeedo dhulka marka aad aragtid cirka suu u samaysan yhy.. waad ku mahadsan thy aqonta aad nala waadtay dadkaada u faaiidey.. wll yaal Waan yaabay oo Waan qashuucay markaan wax ka fahmay citka waxa ku jira ee aaan lahayn dhamaad

  • @xamsebaatir4432
    @xamsebaatir4432 3 ปีที่แล้ว +9

    Waa wakhigii salaada jimcaha loo diyaar garoobayey waxkhtigan mafiicno in Dadka lamashquuliyo jasakalahukhairan.

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +1

      9:00 Subax nimo ayay Noo Tahay hdanba kacnaye Salad Nooma dhawa anaga

    • @zakariyeizmail7734
      @zakariyeizmail7734 3 ปีที่แล้ว

      Africa ayay ugadhay zaladiiH

    • @isabella4676
      @isabella4676 3 ปีที่แล้ว +1

      TH-cam waye wakhtiga rabta dawankarta ee saladada tuko

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 ปีที่แล้ว +20

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا

  • @fatahabdul2621
    @fatahabdul2621 3 ปีที่แล้ว +6

    Mclin c/rashid mhdsanid barnamijkaga teeda kale waxaad noo soo diyaarisaa aqoonyahanadii muslimiinta kuwii soo saarey xisaabta iyo fisikiska iyo kuwo kale oo badan mhdsanid asc🐪🇸🇴🥰

  • @ismailmaryacase3184
    @ismailmaryacase3184 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid ustaad .
    Noosoo badi Cilmi falaga iyo hawada Sare.

  • @carafaadsiciid3458
    @carafaadsiciid3458 3 ปีที่แล้ว +6

    Si wanagsan baad wax noogu soo bandhigty lakin aan mid kugu kordhiyee zxp intad video waday waxad xuseysy aqoonyahano ku waas oo aqoontaas wax ka ogaady lakin maad xusin Allaha sidaas yaabka leh wax u nadaamiyey iyo cadeynta Ayadaha alle wxy ahyd inaad marwalba ka horysiisid mucijasa ayaadka illaaahy si dadkuna diintooda u sii jeclaadan kuwa daaaha ka qaadyna inay wax jiry ogaaden mahe inaad aad u buun buniso mahayn mahadsanid zxp

    • @fatahabdul2621
      @fatahabdul2621 3 ปีที่แล้ว +4

      Carafaad saciid waa sax in rabigii sidaas wax usameyey in laga horeysiiyo aqoonyanada teeda kale waxaa jirey aqoonyahano badan oo muslimiin ahaa oo daaha ka feedey cilmiga xidigiska oo gaalada ka horeyey lakiin buunbiniska ayaa nalaga hormarey lakiin hada waxaa soo baxaya aqoonyahanada turkida oo xawli kusocda ilaahay aqoontooda ha ubarakeeyo dhamaan muslimiinta qasatan somaliya qabiilkan naduleysteyna ilaahay hanaga kor qaado amiin asc🥰🇸🇴🐪

    • @cabdifataaxcabdilaahi5220
      @cabdifataaxcabdilaahi5220 3 ปีที่แล้ว

      ÈE11EA

    • @muuseyuusuf1422
      @muuseyuusuf1422 3 ปีที่แล้ว

      @@fatahabdul2621 aamiin wall

  • @user-dn2cv5gr7j
    @user-dn2cv5gr7j 3 ปีที่แล้ว +8

    Wallal ninkas waxba ma inoo shegin ee allah aya quranka ku shegay sas u ogaw mahadsanid

  • @nalasocooffcialmuxumed9773
    @nalasocooffcialmuxumed9773 3 ปีที่แล้ว +2

    Welcome

  • @cilmibaare6968
    @cilmibaare6968 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhulku waa fidsanyahay
    Waana taaganyahay
    Quraxda iyo dayaxa
    Habaynka iyo maalinta way socdaan

    • @nimcaanbashiir6467
      @nimcaanbashiir6467 3 ปีที่แล้ว +1

      Sawirka kuu saaran fiiri🤫🤫🤫ma.dhulakaa.fidsan
      Dhulka waa sidan🌍
      Ee ma.aha🟧wax fidasan

  • @raysmahadraage8059
    @raysmahadraage8059 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walaal cabdi rashiid

  • @ilyaas-baaka
    @ilyaas-baaka 3 ปีที่แล้ว +22

    wll waxan wadnaa faafinta diinta islaamka ee nagu taageer subscribe mhdsnid.

    • @xogsoor7755
      @xogsoor7755 3 ปีที่แล้ว

      Soomaaliyey wllo I caawiya waxaan doonaya inaan TH-cam sameeyo oo aan soo galiyo quranka iyo axaadiithta iyo siirada nabiga scw marka khayrka ka fa.idayso wllo inoona subscribe insha Allah mahadsanidin Asc

  • @mustafa-oz8fg
    @mustafa-oz8fg 3 ปีที่แล้ว

    Nio walhi ma arag qof saado kale wax usoo gudbiya INTAY NOLOLI JIRTO JOOG. PRO ABDIRASHIID 🤗😊✨✨😍😍

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +4

    MahadsaniT Huno

  • @aayahajiilkaproduction4612
    @aayahajiilkaproduction4612 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah sxb

  • @xoogsademussa898
    @xoogsademussa898 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks macalin

  • @garadfaqow5448
    @garadfaqow5448 3 ปีที่แล้ว +5

    annaga production wllhi hadii adiga wax lagaa faa idi waayo cidna wax laga faa idi maayo

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 3 ปีที่แล้ว +2

    Cajiib "

  • @khadaraadan7533
    @khadaraadan7533 2 ปีที่แล้ว +2

    Good job My brother keep going

  • @khadargr1652
    @khadargr1652 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha ,alla ❤

  • @yamaniyare-dn1uf
    @yamaniyare-dn1uf ปีที่แล้ว

    Mansha allh ilahay cilmiga hakuu siyaadiyo bri

  • @jagnaa_boy2325
    @jagnaa_boy2325 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa awoodaha Allah Alxamdulilah, Allihii abuurey inuu jiro ayey kutusinayan arimahan

  • @ninqariibah676
    @ninqariibah676 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad flat earthers waa huu haa dhulka waa kubad oo kale

  • @ilwaadqurux5011
    @ilwaadqurux5011 3 ปีที่แล้ว +4

    Wll kasoo hadal Christopher Columbus🙏💞

  • @shiremohmedshire5318
    @shiremohmedshire5318 3 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha Allah wllky si maalinle ah ayaan kula socdaa

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy 3 ปีที่แล้ว +2

    Maxaad culuumta oo idil uga bilawdaan gaalada mise iney islaamku wax walba ogaanshaheeda bilaabey ma ogidiin?

    • @Ama-ob1cx
      @Ama-ob1cx 3 ปีที่แล้ว

      Dadkii hore oo muslim ka ahaa dadbay ahaayeen balse dadkeenan danbe waxbaanu ahaan jirnay baa laga soo tagay. Waa run kuwan galada waynu ka horeynay barigi hore balse imika madamoy technologyadu horu martay dadkeeni na ay noqdeen waxba. Tariikhaheeni hore sida loo babiyaayi way fududaatey oo dadki waaba la ilawsiiyey. Oo tarikhahooda ayay inagu wareeriyen. Marka inaga uunbaa badali karna oo cilmiga kula tartami karna.

  • @Bloxfruot
    @Bloxfruot 3 ปีที่แล้ว

    Thanks for anwer

  • @maxamedcabdi6972
    @maxamedcabdi6972 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sxb alle haku barakeeyo faseexada aad lee dhahay maa shaa allaah

  • @abasmohomedfilms6993
    @abasmohomedfilms6993 3 ปีที่แล้ว +9

    Walaalaheyga somaliyed aan iscaawino ilahay dartisa subscribe iku saraa adiga iyo walidiintada ilahay janutul fordoso haku sugo

  • @abdirahmanmohamed324
    @abdirahmanmohamed324 11 หลายเดือนก่อน

    Adee aad dawaneeso 2023 waan kusalaamay ❤❤❤❤😂😂

  • @BaafoOfficial
    @BaafoOfficial 3 ปีที่แล้ว +2

    ustad abdirashid barnamijki halxiraalaha noo so celi fadlan

  • @stepstojannah
    @stepstojannah 3 ปีที่แล้ว

    Asc walaalayaal I soo booqda channelkeyga waa channel Quran iyotafsiir iyo ducoyin sii gudbi kheerka si qofkii dhageysto ajarka ugu heshid jazakalaahu kheer

  • @abaganaabagana5828
    @abaganaabagana5828 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc.
    Maashaa Allah.
    Broo.
    Oraah. Ayaa Oranaysa.
    (Aqoontu waxay ku tustaa. Wadada Dhaqaalaha.
    Balse Dhaqaaluhu. Kuma tuso.
    Wadadda Aqoonta).
    Fiiro Gaar ah.
    Ustaad iGa Raali Noqo.
    Oraahdaan. Waxaan ula Jeedaa.
    Bulshadda ku soo kortay.
    Burburkii Dagaaladda Sokeeye..
    ( Mhdsnid).

  • @abdikarimomaribrahim7100
    @abdikarimomaribrahim7100 2 ปีที่แล้ว

    وَءَايَةٌ لَّهُمُ ٱلَّيْلُ نَسْلَخُ مِنْهُ ٱلنَّهَارَ فَإِذَا هُم مُّظْلِمُونَ
    وَٱلشَّمْسُ تَجْرِى لِمُسْتَقَرٍّ لَّهَا ۚ ذَٰلِكَ تَقْدِيرُ ٱلْعَزِيزِ ٱلْعَلِيمِ
    وَٱلْقَمَرَ قَدَّرْنَٰهُ مَنَازِلَ حَتَّىٰ عَادَ كَٱلْعُرْجُونِ ٱلْقَدِيمِ
    لَا ٱلشَّمْسُ يَنۢبَغِى لَهَآ أَن تُدْرِكَ ٱلْقَمَرَ وَلَا ٱلَّيْلُ سَابِقُ ٱلنَّهَارِ ۚ وَكُلٌّ فِى فَلَكٍ يَسْبَحُونَ

  • @abdikarimomaribrahim7100
    @abdikarimomaribrahim7100 2 ปีที่แล้ว

    أَلَمْ نَجْعَلِ ٱلْأَرْضَ مِهَٰدًا
    وَٱلْجِبَالَ أَوْتَادًا

  • @SumaayoSumeeyah
    @SumaayoSumeeyah 25 วันที่ผ่านมา

    😢jazakallah wll

  • @abwaanbulchinaofficial3638
    @abwaanbulchinaofficial3638 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanallaah 👍

  • @zamirstudiohd810
    @zamirstudiohd810 3 ปีที่แล้ว +2

    m. a Hor mar wacn Ustaat

  • @abdallah_142
    @abdallah_142 3 ปีที่แล้ว

    Inoo soo badi Culuumta Ciraka mcln🙏🙏🙌

  • @maryoleydr5841
    @maryoleydr5841 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc wr wb camo wx wad no so gudbise bal ka wxd no shegta in 1000000y ama 10000y bal ma no shegi karta xaqiiqada camo ilyn histori bad no shegtaye

  • @abdikarinmukatar4533
    @abdikarinmukatar4533 3 ปีที่แล้ว

    bismilah wlh wa cajiib

  • @amincumar2990
    @amincumar2990 3 ปีที่แล้ว +3

    Sxb waan ku saalmaay

  • @iamaworrier3649
    @iamaworrier3649 3 ปีที่แล้ว +1

    I love it astronomy and astrophysics ,

  • @sharmakeaxmad4803
    @sharmakeaxmad4803 3 ปีที่แล้ว

    Sxb sare adban ugu xiranahay maclumadyada adso diyariso Waka fa'iiday runtii cilmi anan horey u ogeyn ayanka ogaday thank you

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 7 หลายเดือนก่อน

    nin dadaaley iga dheh sxb hore u soco

  • @maxamedmataanka9059
    @maxamedmataanka9059 3 ปีที่แล้ว

    Walaal nosoo badi aqoonta casriga ah

  • @mohamedmuse369
    @mohamedmuse369 3 ปีที่แล้ว +2

    yaab mid kutuugsana fj xabib iyo mid dhaho agoona ahay imaanki aya katahay war iska daaya beenta

  • @sacdiyoabdulahi28
    @sacdiyoabdulahi28 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid 🌸

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 3 ปีที่แล้ว +1

    13:50 War Nio Taas Aniga Ayaa Mar Hore Arkay xiLi Aan Somalia Joogay Ayaa Arkay Mana Fahmi Lahyn Ee Waxan Ku Fahamay Wiilal Ciidan Ahaa Ayaa Meel Tababar Ku Qaadanaye Maraaa Waxa Ay I Dhaheen Caagadaha Biyaha Caafiga Laga Cabo 1.5 Litre ka Ah Intaa Biyo Ku Shubto Halkaa Inoo Dhig Balantuna Waxa Ay Ahys Qofkii Xabadda Ku Dhuftaa Caagadda Waa Shiishyahan Waa Meel U jirto 15 Mitre Sidii Waan Sameeyey Midkood Ayaa Waxa Uu Sameynaye Markii Caagadda Shiishaaye Mid IL Ayuu Isku Qabnaaye Kadibna waaa Uu Ku Dhuftay Xabadii Halka Kuba Kale Ay Caadi Ahaan Ugu Ridaayeen Ayna Waqti Ku Qaadatay In Ay Ku Dhuftaan Asiga Markii Uu Isha isku Qabtaa Way U Fududeed In Uu Ku Dhuftaa Markaa Baa Tijaabiyey Oo Aan Farta Ku Fiiqay Aniga Oo Iska Dhigayo In Aan Wax Shiishaato Markii Ay Farteyda Iyo Caagadda isku Aadeen Ayaa Waxaa Sameeyey Ishii Aan Isku Qabtay Intaa Kala Qaaday Ahaa Midda Kale Isku Qabtay Caagdii Hadaaye Farteyda Ku Toosneed Kuma Toosna Ee Meel Adiga Hal Tilaab Camal U Jirta Ayey Ku Aaday Markaa Baa Is Dhahay Indhaha Midbaa Shiishka Qaabishan😂 Hadii Ay Macquul Tahy Videos Kasoo Sameey Sabbata Ay Isku Bedelayso

  • @sahalabdalla1640
    @sahalabdalla1640 3 ปีที่แล้ว +1

    Saax qoysaska kasoohadal fadlan

  • @khaalidcali2808
    @khaalidcali2808 ปีที่แล้ว

    13/1/2023 ayaan daawanayaa Republic of soomaaliland

  • @calakasomalia
    @calakasomalia 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan xiiseeya waxyaabaha ku saabsan cirka oo ah wax aan meel ku ekeen

  • @Englishfudud777
    @Englishfudud777 3 ปีที่แล้ว +2

    Music gaa kaa xun maanta bro ee habadalin kii aad calanka ku ahayd hadii kale cidkale qaadan

  • @deeqdarajo8059
    @deeqdarajo8059 3 ปีที่แล้ว +2

    Wan ku salamay sxb

  • @shariifff1346
    @shariifff1346 3 ปีที่แล้ว +3

    Zxp intee kunoo shahay?

  • @shaaficic.raxmaan5909
    @shaaficic.raxmaan5909 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going pro 💟💟💟

  • @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb
    @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb 2 ปีที่แล้ว

    Asc ustaad sual ma dhulka ku wareega qorax iyo dayaxa mise qoraxda iyo dayaxa ayaa ku wareega dhulka ka waran suratul yasin ii macney walal mahadsanid

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 3 ปีที่แล้ว

    Magacyda meeraasha : Ciir-jiidh, waxaro-xidh,

  • @rahmanahmet8083
    @rahmanahmet8083 3 ปีที่แล้ว

    Badi ZhP arimaha universe

  • @abdirahmanhaji5022
    @abdirahmanhaji5022 3 ปีที่แล้ว +2

    WllkY HaLke jogta ciLmi in an KabaRtO rabaYe

  • @tipicosadaxgool4719
    @tipicosadaxgool4719 3 ปีที่แล้ว

    Thanks brother waa aqoon aad uu jeclahay cilmi falaga

    • @nuucgeedi4977
      @nuucgeedi4977 3 ปีที่แล้ว

      Cilmi falaga maxaa layiraa

    • @mustafeyasiin8789
      @mustafeyasiin8789 2 ปีที่แล้ว

      @@nuucgeedi4977
      Cilmiga Hawada ayaa la Dhahaa

  • @raafidabdi2233
    @raafidabdi2233 3 ปีที่แล้ว +9

    First one ✅✅✅

    • @Gaminghrs0
      @Gaminghrs0 3 ปีที่แล้ว

      Pro subscribe isaar

  • @haiisheegin8222
    @haiisheegin8222 3 ปีที่แล้ว +2

    Wax kale nio pro keep going

  • @jamaljeego2753
    @jamaljeego2753 3 ปีที่แล้ว +1

    Casharada suuqa robinhood wadigan so dhigaye siden ku helaya

  • @ahmedabdikadir5799
    @ahmedabdikadir5799 3 ปีที่แล้ว

    Wahaan kuweydin, niminkaan tagay bisha, mahay u arkin(يا جوج وما جوج)

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 3 ปีที่แล้ว

      Yajuuja iyo majuuj space kuma noola ee waxay ku noolyahiin dhulka

    • @nutural8
      @nutural8 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@promahamedaxmed1274😮😢😮

  • @alibashir8850
    @alibashir8850 3 ปีที่แล้ว

    M.a ustaad thank u so much 🙏💯🙏

    • @ducaysane1765
      @ducaysane1765 2 ปีที่แล้ว +1

      Horay usooco wllo keep gioniog

  • @y.m.a.kochin1200
    @y.m.a.kochin1200 3 ปีที่แล้ว

    Barnabijkan oo kaleh no soo badi

  • @mullerbixi2760
    @mullerbixi2760 3 ปีที่แล้ว +1

    Anu waxana fahmin marka aan kor eegnoh waxa aan arki karnoh oo ah bulooga waxa ay yihiin oo aan ku tilmaannoh cirka cir muxuu yabay

  • @cafalcadecafalcade9684
    @cafalcadecafalcade9684 2 ปีที่แล้ว

    Allaha AaKaween

  • @AsadFanproj
    @AsadFanproj 9 หลายเดือนก่อน

    Waa ka baxsatay merayasha noo soo badi lph

  • @farxiyocabdi3982
    @farxiyocabdi3982 3 ปีที่แล้ว +1

    chanalkan iyo ogalka.dunida wan ku xirahy wana jclhy ya ila mid.ahh

  • @maryoleydr5841
    @maryoleydr5841 3 ปีที่แล้ว +1

    Xata iminka ayd no shegysa lma aqoon bad na ledahy berina wxd na odhanysa faraciinta berina arinkodi cida ma garanyso e xge ku racnaa camo hawshada wado

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 3 ปีที่แล้ว +6

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 15k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲pIs

    • @garashomedia7632
      @garashomedia7632 3 ปีที่แล้ว +1

      Kusoo noqo ilahay bad uga bax dee managad noga bax day

  • @khaalidshiine1200
    @khaalidshiine1200 3 ปีที่แล้ว

    Love iizaar wallo

  • @cabdiraxmaangeedicali1708
    @cabdiraxmaangeedicali1708 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 3 ปีที่แล้ว +1

    Intii reer yurub ayunbaad noo sheegtay meeday aqoonti faraha badnayd ee muslimiintu ku soo kirdhiyeen cilmiga koomka

  • @galaydhkaduula8795
    @galaydhkaduula8795 3 ปีที่แล้ว +1

    dhulku inuu fidsanyhyba anigu aaminsahay taasana xaqiiqa ah 🙏

    • @abdinasirabshir7876
      @abdinasirabshir7876 5 หลายเดือนก่อน

      Cadayn ma haysaa mise anaa ari waye , daliil ama prove ma haysaa

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 ปีที่แล้ว

    Aristotal

  • @calakasomalia
    @calakasomalia 3 ปีที่แล้ว

    Cabirka cisha iyo siilka yaa ila tijaabiyey ???

  • @updurahmanalli4017
    @updurahmanalli4017 3 ปีที่แล้ว +2

    secon

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi5387 3 ปีที่แล้ว

    Teeda kale gaaladu badana waxan ay isku sheegen badankooda islaamkaa soosaaray sida madfaca kamarada chemistryga pyscska qalabka caafimaadka diyaaradaha iyo waxyaabo kale oo badan

  • @dhamackosar8710
    @dhamackosar8710 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaad ii sheegtaa Meerayaasha Lagu arki karo Bilaa Telescope
    Iyo Jihooyinka Aaan Ka Fiiriyo kolkaan Soomaliya Joogo

    •  3 ปีที่แล้ว +2

      Meereyaasha Mercury, Venus, Mars, Saturn and Jupiter, Waxaa lagu arki karaa indhaha caadiga ah ee bani aadamka, Balse qofka sidda telescope-yada oo kale uma uu arkayo sidda xiddig oo kale ayuu u arkayaa, Telescope marka lagu fiiriyo ayaa sawirka guud ee meereyuhu muuqanayaa, Haddii aqoonta xiddigaha wax ay kaaga bilaaban yihiin aadna kala fahmi karo marka aad istaagto meel taag ama buur oo kale way kuu fududaaneysaa habeenkii oo kale si sahal ah in aad ku aragto.

    • @dhamackosar8710
      @dhamackosar8710 3 ปีที่แล้ว +1

      @ mahadsanid wllo waxaa La arkaa Waxaro xidhka iyo kuwo kaleba lkn waxaan Ujeedey kuwan toos loo arki karo jihooyinka aan ka fiiriyo intabadan waa kuwan dhaqaaqa sameeya markaa Xiliyada iyo jihoooyinka

  • @nelsondest622
    @nelsondest622 3 ปีที่แล้ว +2

    Christopher columbus Kaso Hadl walal🖐💔🤞

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 3 ปีที่แล้ว

    *Macalin alstad*

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 3 ปีที่แล้ว

    Maxaa cadaynaya inuu dhulku socdo?

  • @mouhiadinemoumin3959
    @mouhiadinemoumin3959 3 ปีที่แล้ว

    Bisha iyo dayaxa aad sheegaysaa maxay kala yihiin walal???

  • @maryamoruun412
    @maryamoruun412 2 ปีที่แล้ว +1

    Maskaxdada allh ku parakeyo🤴🏼🥺🤚🏻

    • @asiaali5141
      @asiaali5141 2 ปีที่แล้ว +1

      Adnasidookalee

  • @sahalofficial
    @sahalofficial 3 ปีที่แล้ว +4

    Wll gabar walaashada oo kale ayaan ahay alle dartiisa subscribe iigu saar 🙏🙏🙏👍👍👍

  • @abdullahiabdinuur2704
    @abdullahiabdinuur2704 2 ปีที่แล้ว

    ??? Waxaa ah hadii sida aa wax u sharaxday Sax tahay .maxaa keenay 30 maalin kadib bishu ee yaraato micnaha wax dhalanaayo oo hadana wenaaho soo maahin bisha ? Mise ayadana doodbaa kajirta

  • @mohamedabdihalane9139
    @mohamedabdihalane9139 3 ปีที่แล้ว

    Waa mohadsantahy

  • @abdirizakabdiqadir5186
    @abdirizakabdiqadir5186 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah 👍👍💯❤️

  • @maxamuudmaxamad1123
    @maxamuudmaxamad1123 3 ปีที่แล้ว

    Wll waxaad kasoo hadashaa taariikhda tupac

  • @muniirrj8280
    @muniirrj8280 3 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @yasinfarah
    @yasinfarah 2 ปีที่แล้ว

    Daliilka quraanka soo qaado

  • @FaatimaAadan-dn6bv
    @FaatimaAadan-dn6bv 8 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga makufaqasuusty?

  • @hashtagtv9036
    @hashtagtv9036 2 ปีที่แล้ว

    ATHANS DHEH CARAB WEYN

  • @bashirahmedsalah8474
    @bashirahmedsalah8474 3 ปีที่แล้ว

    Bro barnaamuj asxaabadii nebiga ah soo kordhi si shakhsi shakhsiya iyo qaswooyinkii iyo dhacdooyinkii waagaa

  • @akhoonkaab1657
    @akhoonkaab1657 3 ปีที่แล้ว +2

    Asxaabta subscribe iisaara alla ha idiin xafidee.

  • @jagnaa_boy2325
    @jagnaa_boy2325 3 ปีที่แล้ว

    Ustad wankusalmey lkn ayadaha Alle ee kahadla konka qaabka uu Alle usameyey waa inaad kusoodartaa

  • @drmohamedastronomer6597
    @drmohamedastronomer6597 3 ปีที่แล้ว

    Wll waan ku salaamey , habiin wanaagsan
    waxaam ahay ardey barta cilmiga fallaga ,
    waxaa rabaa inaad ka shid cilmiga Xiddigiska ,
    Adoo mahadsan , cilmiga Xiddigiska aad u xiisee yaa ,waana jeclahay ,💫🌌🔭🛰️🚀✅🇸🇴
    ka haddal

  • @ogsoshow4053
    @ogsoshow4053 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid wall cabdi rashiidow