Qaab Sir ah oo Guul lagu gaaro | Xeelada Pareto 80/20 |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 562

  • @mohameddeeq5416
    @mohameddeeq5416 2 ปีที่แล้ว +107

    Cilmiga iga maqan
    Halkaan ka bartay
    Halkaan rukunteee
    Mudoba joogaay
    Bartii cilmigiyo
    Aqoonta lahayd
    Bartii garashadiyo
    Ogaalka lahayd
    Ogaanshoy weligaa jir
    Oo jooog
    Zhp omer inshr wax badan noo faaiideysay💯👏

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว +1

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah…
      Mahadsanid…

  • @guliedamoud9998
    @guliedamoud9998 2 ปีที่แล้ว +279

    السلام عليكم يا اخي انا احبك واحب كل برنامج و لك نصيحه من اخيك عندما تبدا برنامج اذا كانت الصلاه قائمه يجب ان تقول كل من شاهدك ا صلي بعدين ابدا البرنامج السلام عليكم ورحمه الله وبركاته

    • @aishamaxamad9663
      @aishamaxamad9663 2 ปีที่แล้ว +7

      نصيحه قيمه اثابك الله

    • @mohamedaadanwarsame3766
      @mohamedaadanwarsame3766 2 ปีที่แล้ว +9

      sxb maba loo baahno waayo marka barnaamijka dadka soo gaarayo iyo waqtiga laduubey farqi weyn ayaa udhaxeeyo marka xiliga salaada iyo xili kale iney kusoo beegmeyso makala ogaan karo sxb

    • @barodiintaada7790
      @barodiintaada7790 2 ปีที่แล้ว +5

      @@mohamedaadanwarsame3766 looma baahna maxay tahay salaanta waa sunna aad uwanagsan in dadka aad lahadlaysid aad salaantid waa arin fiican
      Inad dhahdo salaaad ayaa lagu jiri karaaa wa jahli aad uweyn " dadka dhan maa 1mar salaad wada gala "waa maya" marka hadiidin khayrka

    • @ABC-or6fg
      @ABC-or6fg 2 ปีที่แล้ว +3

      Adoo afsomali kusoo qori karo mxaa carabi kuu kysty jaahil yhw aanan krnyn qiimihiisa

    • @guliedamoud9998
      @guliedamoud9998 2 ปีที่แล้ว +2

      @@mohamedaadanwarsame3766 افهم بعدين تكلم يا اخي

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 2 ปีที่แล้ว +103

    وَمَنْ يَتَّقِ اللَّهَ يَجْعَلْ لَهُ مَخْرَجًا * وَيَرْزُقْهُ مِنْ حَيْثُ لَا يَحْتَسِبُ وَمَنْ يَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ فَهُوَ حَسْبُهُ إِنَّ اللَّهَ بَالِغُ أَمْرِهِ قَدْ جَعَلَ اللَّهُ لِكُلِّ شَيْءٍ قَدْرًا
    Ilaahay Wax Kaste waa Noo Iftiimiyay Lkn Insaanka Isagaa Iska dhaga adag Oo Nasteexooyinka Eebe Iska Indho Tira .

  • @caydaruusdaahir1792
    @caydaruusdaahir1792 2 ปีที่แล้ว +14

    Xeerkani waxaabad moodaa inuu fasirayo xadiithkii rasuulka NNKH
    احرص على ما ينفعك واستعن بالله ولا تعجز
    ku dedaal waxa ku anfacaya
    ilaahay kaalmayso
    hana caajisin

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah
      Mahadsanid….

  • @gurey-ology
    @gurey-ology 2 ปีที่แล้ว +52

    Mansha llh; waqtiga aan galiyo daawashada muuqaalkaaga weli kama shalaaynin wxanan jeclaadaa in uuna dhamaanba 👏❤🔥

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว +1

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah…
      Mahadsanid…

    • @zakibingolden6717
      @zakibingolden6717 2 ปีที่แล้ว

      @@taabagal7220 tmm

    • @nadiifamohamed8470
      @nadiifamohamed8470 ปีที่แล้ว

      ظهورها ثظىذظىوذ شيبودن Jaramillo NANCY ncangabdgd

  • @mohamedabdihakiin1061
    @mohamedabdihakiin1061 2 ปีที่แล้ว +4

    Mid ka mida youtubarada wax wayn noloshayda ka badalay ogaansho alle haku abaal mariyo shp waad ku mahadsan tahay mowduucyada faaidada leh aad mar walba nala wadaagto

  • @crisaqsaalah7009
    @crisaqsaalah7009 2 ปีที่แล้ว +36

    هذا موضوع عظيم بارك الله فيك

  • @hudayuusuf111
    @hudayuusuf111 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha alah walaalo aleh hakaa abaal mariyo marwalba wan kuu soo ducaynayaa ilaahay waxaad jeceshay hakuu sakhiro hargaysa ayaan kaasoo salaamayaa🥰👐

  • @Lander6656
    @Lander6656 2 ปีที่แล้ว +31

    Omar inshar you tough us what our schools doesn’t, I wish u good luck every were 😊

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah…
      Mahadsanid…

    • @AhmedIbrahim-j9w
      @AhmedIbrahim-j9w 2 ปีที่แล้ว

      *Omar inshar you thought us what our schools don't.

    • @Peaceloverschannel3716
      @Peaceloverschannel3716 2 ปีที่แล้ว

      Englishka iska sax 😂😂

    • @AhmedIbrahim-j9w
      @AhmedIbrahim-j9w 2 ปีที่แล้ว

      *I wish you good luck every where

  • @ahmedomar9804
    @ahmedomar9804 2 ปีที่แล้ว +27

    intaan videogaan aan daawashadiisa billaabin, waxaan daawanayey ''Time-management'' video ah oo soconaayo 26 daqiiqo, waxaana kujiray mawduucaan oo ah ''Pareto 80/20'' rule. mahadsanid Cumar

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah…
      Mahadsanid…

  • @shukriinabintucabdalla940
    @shukriinabintucabdalla940 2 ปีที่แล้ว +20

    Manta waxaan noqday qofkii ugu horeeyay maxaa uqalmaa 🥰😍

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah…
      Mahadsanid…

  • @abdirahmanadamsiad442
    @abdirahmanadamsiad442 2 ปีที่แล้ว +9

    Walaalkeen cumar inshaar
    جزاك الله خيراً
    Muuqaaladaada waxaan u sugaa sida nin sooman oo afurka u soo dhawaaday sida uu cuntada u sugo
    بارك الله فيك ونورالله قلبك .

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah…
      Mahadsanid…

  • @abdifataxmohamad6686
    @abdifataxmohamad6686 2 ปีที่แล้ว +25

    I appreciate 🙏masha Allah Keep going Omer inshar

  • @apdiwazacbashir4527
    @apdiwazacbashir4527 2 ปีที่แล้ว +30

    Marakan forex trader ahaan uhadlo qaacidada nootaala ayaa ah in 80% aan sugno suuqa intu jaanis nasinaya 20%aankaga faa idaysano🖤

  • @mrherro4521
    @mrherro4521 2 ปีที่แล้ว +6

    Hada kadib waxan isku dayaa in aan waqtigayga ka faai'iideysto 100% insha allaah

  • @abdiazizali1043
    @abdiazizali1043 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid muuqaalkaan meel fiican ayuu iiga soo baxey. Waxaa ahey ardey wax barta, buug ayaa rabey in aa aqriyo waqtigana wuu igu yaryahey la iiga rabo in aa buuga dhan ku aqriyo laakiin allah ayaa mahad iska leh muuqaalkaan ayaa fikir fiican igu soo biiriyay

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +6

    Ma sha Allah mawdooc nagu cusub oo qiimo badan,
    Baaraka Allahu fiyk Akhuuna📚🤍🖤

  • @naimanalka4458
    @naimanalka4458 2 ปีที่แล้ว +3

    Wxaan qaybayay Accounting Anoo isku Taxalujinayey inaan xifdiyo wx kastoo buuga kuyaala iyo baxsi kalaba laakiin muuqalkan markaa dawaday wxaan u qaybay si Smart ah
    جزاك الله أستاااااااااااااذ😍

  • @abdisalanmohamud
    @abdisalanmohamud 2 ปีที่แล้ว +5

    arrinta imtaxaanada la xariirta waa waxa aan ku dhaqmo maadooyinka qaar tusaale waxaan bartaa degree IT ah maalinbaa anigoo imtaxaan galaya xanuunsada habaynki waa iska seexda subixii markaan soo kacay salaadda subax baan bilaaba aqriskii 11am baan imtaxaanka galaya lkn 9:30am markay ahayd inti aan ugu tala galay waa boga ugu danbayn maadadii waxa aan ka dhibca sarreeya kuwa aan aad u aqriyay
    buugta markaan aqrinayo wax yaalaha qaar waa ka boodi jira waana isku dhaliili jira haddanse fahma wax tarka aan ka helay
    waxaa dhacdo mawduuca aan baarayo inaan dhawr buug oo kala duwan midba in kasoo qaado isu geeyo markaa aqriyo oo aan ka helo wax badan oo buug kasta haddan geetiisa u aqriyo aanan heleen
    waxaa dhacdo courses online lagu barto si aan topic usoo fahmo inaan course dhan bilaabo ka dib markaan ka bartana aan ka tago ayadana waa isku dhaliili jira haddaanse fahma
    mahadsanid walaal cumar inshaar in badan

  • @elmilyrics7345
    @elmilyrics7345 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid 1000&1jer Ustad Omar Inshar 💥✔️

  • @plmari3236
    @plmari3236 2 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid ustaad cumar inshaar wall waxyaabaha qaar waad noo sii faah faahisay wax badanna waan kaa faai'dnay

  • @amincano9255
    @amincano9255 2 ปีที่แล้ว +29

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 ปีที่แล้ว +49

    The one N only Legend omar izhaar keep going ❤ 🙏

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 ปีที่แล้ว

      Horufadhi media also

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 ปีที่แล้ว

      I saw halland in qeysr TH-cam 😅😂

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah…
      Mahadsanid…

  • @kaltuunhaybe7558
    @kaltuunhaybe7558 2 ปีที่แล้ว +8

    mashaallah omar jazakalah

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah
      Mahadsanid…

  • @hon-xalane8334
    @hon-xalane8334 2 ปีที่แล้ว +4

    Arintan waxa mooda anigoo an ka war hayn inan ku dhaqmi jirey gaar ahaan xagga wax barashada subaxa imtixaanka habeenkeda kaliya bn akhriya casharada waligayna buug wax kama akhrin ee warqad iyo qalin ii gaar ah ban nuxurka buuga ku qorta dibna uguma laabto buugas intan exam galayay 2 mar uun ban Grade B iyo C keenay inta kale A+ ban ahay alxamdulilaah faan iyo ka badbadin igama ahan.🖐

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah
      Mahadsanid….

  • @abdisalamibrahim3173
    @abdisalamibrahim3173 2 ปีที่แล้ว +8

    ماشاء الله برنامجك عجيب لك شكر مني بعد شكرالله

  • @AhmedMohamed-qe3gs
    @AhmedMohamed-qe3gs 2 ปีที่แล้ว +11

    It’s like the book of 80/20 principles who wrote by Richard Koch.

  • @mascuudfeysal1838
    @mascuudfeysal1838 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah waa mowduuc iso jiitay cumar inshar mahadsanid wll

  • @hassan_nune
    @hassan_nune 2 ปีที่แล้ว +13

    600k coming soon Insha Allah💯💥

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah…
      Mahadsanid…

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 หลายเดือนก่อน

    Cumar inshaar Allah ha Ku barakeeyo runtii wax wayn oo iga maqnaa baan muuqaalka ka helay laakiin waxaan is waydiiya dadkeena somaliyeed intooda ugu caan san oo aad adigu ka mid tahay caalamka lama hadashaan kaliya af-somali baad ku hadashaan maxay ku duacday😢

  • @Mohmed_luqman004
    @Mohmed_luqman004 2 ปีที่แล้ว +14

    muqaalkaan xitaa 20% kala baxay thanks 🥰❤️❤️

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah…
      Mahadsanid…

  • @sirahanolosha
    @sirahanolosha 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa muuqaal qiimo badan, mahadsanid cumar inshaar.

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah…
      Mahadsanid…

  • @xamsemahdi3861
    @xamsemahdi3861 2 ปีที่แล้ว +1

    saaxiib cumarow waaa my salamaa. codsi ayaan wataaa waxaan rajanyaa in aad ii soo jawaabto iga rali noqo walal. horta ilahay rali hakaa noqo do walal wax aad ka soo hadashaa buuga la dhaho ( the 12 weeks ) waaa buuga runtiii cajiiba oo aan la dhacay anigu waan akhriyay lkns walal adigu dada badan ayaa kugu xidhi markaa dadkaa usoofaaiidee walal. Asc wanaag ayaan kuu rajanyaa walalo 💯

  • @fardawsabashi757
    @fardawsabashi757 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa maallintii iigu horeysay aan video qadka yaalo aan noqdo qofka ugu horeeye

  • @AhmedAli-mo4ji
    @AhmedAli-mo4ji 2 ปีที่แล้ว +1

    Realy moduuc loo baahnaa baa isha ka tuurty , thnks a alot

  • @obdosisomarrooble9753
    @obdosisomarrooble9753 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا الله حفظك
    Moodhucaan Aad Ayu ii Anfacay شكرا(C.C.R.R Boodhari KSA Riyadh Rooble Raaf )

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah
      Mahadsanid…

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad omar inshaar cashar qiimo badan ayaa nosoo gudbisey maanta aad ayaa umahadsan tahay qeyr Allaha kusiiyo.

  • @abdullahinoor1724
    @abdullahinoor1724 2 ปีที่แล้ว +3

    Omar Inshar
    MASHA ALLAH
    Dhiiragalin wanaagsan.
    Horey usoco baro bro👏✌👌👍👈

  • @jabracadeofficial
    @jabracadeofficial 2 ปีที่แล้ว +3

    Omar inshaar Inta taageerto ismuujiya ☝️☝️ 🙋🙋💚❤️💜🖤

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah
      Mahadsanid….

  • @adnaanawil7456
    @adnaanawil7456 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wllo

  • @هيابنا...نحوالأمل
    @هيابنا...نحوالأمل 2 ปีที่แล้ว +2

    جزاك ربي خيرا يا عمر

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah
      Mahadsanid…

  • @WAAHEENTV
    @WAAHEENTV 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku karaameeyo macalin omar markasta dhiig cusub baad nagu shubtaa oo na dhaqaajiya

  • @wardanasir8240
    @wardanasir8240 2 ปีที่แล้ว +1

    Anoo form one ahbaan bartay chanelkaaga 2016 videoyadaada qaar ka mida obsessive baanku ahay I mean wxbadan baan ka faaidaa heer aan umaleeyo inaad aniga iga hadleysid any way thank you so much nd keep going badanaa ma ahi dadka comentyda bixiya lkn video wxan comentiga uga bixiyay imtixaan diyarinayey plane kayguna wuxu ahaa inaan madooyin awood saaro qarna hdan wakhti uwaayo aanan akhrin ba aad buu ii anfacay runtii thanks✋

  • @mytime6237
    @mytime6237 2 ปีที่แล้ว +6

    Legend ogaansho keep going pro 💪 🙌 👏

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah…
      Mahadsanid…

  • @yasiinabdilahi1472
    @yasiinabdilahi1472 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahad sanid wll cumar kolay wax waad igu soo biirisay tusaale ahaan nafsatayda sida inaan dhar aaanan xidhanayn shandadayda ka buuxan.
    Su'asha ayaan is waydiiyey lkin cawa laga bilaabo wax tayo leh ayaad igu ogtahy inaan ku dadaalo oo macno wayn isamaynaya

  • @faadumobashiir9303
    @faadumobashiir9303 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad Omar

  • @abdyabdullahiadam4974
    @abdyabdullahiadam4974 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a wllky wlhi xld adag an kujira 20 jirna wn ahay lkn markan arko muqaladada marpa marka kasi danpeysa hamigygu wu si ziyada Allah janada ha ku geyo nini xalmar kudapto wxn ba umaleyaa inu so donty meshi mustaqbalkusa sidu u dhiso u kuparan lahaa wakusalamayaa

  • @rayaahmed6319
    @rayaahmed6319 2 ปีที่แล้ว +1

    Thnkz macalin cumar ishaaa

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wacalaykum wa salaam my dear brother❤ welcome back thank you very much❤ good news💯💯❣❣❤🌺

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah
      Mahadsanid…

  • @keyseqaasim820
    @keyseqaasim820 2 ปีที่แล้ว +4

    Jazakalahu kheyr

  • @ayaanmxmed4540
    @ayaanmxmed4540 2 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsantahay wll Cumar Allaha ku barakeeyo wax badan baan ka faa'iiday Jasaakallaah

  • @axmadsaciid241
    @axmadsaciid241 2 ปีที่แล้ว +8

    Insha Allah AnaaAqrin Doono Jaldiga Ugu Horreyo Ilaa Kan Ugu Danbeeyo Sanadks Soo Socdo I.A Waxana Aqrindoonaa Wax Kabadan 12 Buug💯👀

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 ปีที่แล้ว +3

    I appreciated Pareto principle.🧡🧡

  • @fahamchannel6797
    @fahamchannel6797 2 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid wll omar wax badan ayaan kaa faaidnay horay u soco

  • @updihakiimcllahi790
    @updihakiimcllahi790 2 ปีที่แล้ว +4

    Muhiimada Muqaalkaan Wa in Aad Ahmiyada Siisa Wax Naftaada Anfacaayo👋❤️

  • @ibrahimguedi2305
    @ibrahimguedi2305 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakalahu khayr akhii.

  • @maanka305
    @maanka305 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqdaجزاكم الله خيرا 💯

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah…
      Mahadsanid…

  • @ummucayn2474
    @ummucayn2474 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah .. waxaaba xadiiskii suubanaheena s.c.w إحرص على ما ىنفعك وإستعن بالله..

  • @mahatmustaf4882
    @mahatmustaf4882 2 ปีที่แล้ว +3

    Wcs wllo shukran marwalba wan kaa faaidnaa 💯🙏🏿

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah…
      Mahadsanid…

  • @waxkaogawdunida1104
    @waxkaogawdunida1104 2 ปีที่แล้ว +3

    Ogaansho legend 🙌 waan ku salamay

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah…
      Mahadsanid…

  • @daawoshow3541
    @daawoshow3541 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wax badan kaa faa idey wll illaaheey haku deesto

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah
      Mahadsanid

  • @GaBal_DaYe
    @GaBal_DaYe 2 ปีที่แล้ว +2

    Pereto principle io cumar inshaar we must to make change wlhi 💯😍🙏

  • @mohamedhomar9508
    @mohamedhomar9508 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi waxbaan ka faa’iiday maanta alxamdu lilaah mahadsanid cumar

  • @cxakiinfarxan6586
    @cxakiinfarxan6586 2 ปีที่แล้ว

    Omar inshar inta aan kugu xidhnaa waxbadan baan kaa faa,iday hore usoco sxb khayr baan kuu rajaynayaa

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 2 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi wx bdn ka faaidy muqlkan onar mhdnsid
    Chanlkygan wxa furay 1 iyo 6 bilood kahor in ku dhawaad 100 muqal so galiyy
    Wxa chanlka fury mdmo tarikhaha xiseeyo ina ka shekeyo oo so alhri la nolado umadihi hore
    Fikrad ah chanel fur xgaas ad muqalo so dhigtid is dhahay wa sameeyy maalinka bilaabay ila hadda
    Hada joogteeyo iyo hdi kleba somalidu maba jecla tarikhaha iyo wxs
    Wlhi ani uun inta youtube ku jira wx aad u badan faaidy alhamdullah lkn chanelkygu malinka bilaby ila hdda views ku wa sidiii uun 😂😂😂
    Inshlh hda mid kle qorshayna ina furo lkn kano kle ma noqonyo
    Aad u mhdsnthy wx bdn ka faaidy runtii wkhti u baahna so glisy muqalkaas

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc ugu horayn wllky wan ku salamay kuman bararagusanayn inan 20% inan adegsan jiray xiligi dugsiga hoose ila jamacada dhiganayay walahi ehel kubad aha hadana waxan qiyasi jiray melaha lagu so qadi karo imtixanada mar kastana safka ugu horeya 3aad ila 2aad ayan ahan jiray
    Hadana diyar garawgi sanadkan ayan galayay hadan gaadho 20% waa inan ku dhaqma 5 bil kadib an natiijada eega insha alla
    Wllky mahadsanid alle haku barakeyo

  • @suhaylaimaan1798
    @suhaylaimaan1798 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan akhriyay sanadkan oo kaliya 10 buug ka badan manan ahayan mid wada dhameeyaa buugtaa kaliya wax aan ka akhrinjiray tusmada buuga inta i qancisa oo kaliya lakin nafdayda waan kula yaabi jiray oo wax aan odhan jiray maxaad buugtan u soo gadanaysaa hadii aanad wada akhrinayan lakin ma moodayan in aan qacidadan 80% 20 % ku dhaqamayo lakin manta ayaan dareemay
    Allaha kaa jazaaisiiyo wllo vedio gan

  • @BarreAhmedCali
    @BarreAhmedCali 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks sxb waxan ku rajeynayaa inaad ku biirto dhanka wangsan

  • @Adanizza
    @Adanizza 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcslm ustad mahadsanid wan kafaiday mowducan

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah jazaakalaa kheer Wll cumar ishaar

  • @sumayamohamed9240
    @sumayamohamed9240 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah midka mida mawduucyada ugu muhimsan baad ka hadashay thanks cumar🙏

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah…
      Mahadsanid…

  • @amaanahow9150
    @amaanahow9150 2 ปีที่แล้ว +1

    و علىكم سلام ورحمة الله و بركاته

  • @awaalefarey7485
    @awaalefarey7485 2 ปีที่แล้ว

    بارَكَ اللهُ لَكَ في أَهْلِكَ وَمالِك zhp cumar alle ayaan ku waydiayya caqli wanaagsan 🤲💜💜

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah…
      Mahadsanid…

  • @hasenmahamudapdi7516
    @hasenmahamudapdi7516 2 ปีที่แล้ว

    Mnzha allh wax badn baan kafaaidnay ustaad

  • @abdihafid7750
    @abdihafid7750 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going brother omar inshaar ilhy haku sharfo

  • @قناةبهجةالحياة-س9خ
    @قناةبهجةالحياة-س9خ 2 ปีที่แล้ว +1

    شكرا لكم

  • @israibraahim6805
    @israibraahim6805 2 ปีที่แล้ว

    Wll inshaar illahay ciilmigaad baratay alle haku siiyadiyo adiga iyo iinta kulamid ka

  • @alinorabdullahi1000
    @alinorabdullahi1000 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc cumar ishaar 20/80 runtii waan ku dhaqmay anigow ogeyn innee jirto fikirkan lknse marwalba aan exam ka diyaarin jiray waxaa xooga saari jiray meelaha badanaa su'aalaha ka imaan karaan ee maadada dhan ma xifdin jirin saas ee thy natiijo fcn ayaan keeni jiray

  • @barkhad21
    @barkhad21 2 ปีที่แล้ว

    Waa wax aan fahmi waayay run ahaantii, mawduucyadaan oo kale aad bay noo anfacaayaan aad baad umahadsantahay.

  • @cabdiitocamuud3507
    @cabdiitocamuud3507 2 ปีที่แล้ว

    M.a jaza akallaahu khayran waad mahadsanthy .
    Runtii waxaad kahadashay wax aan kafikirayry muddo badan

  • @ibrahimhassanbadawi618
    @ibrahimhassanbadawi618 2 ปีที่แล้ว +1

    Cilmi maanan uleheen pareto balse waan ku dhaqmi jirey 😎

  • @aminsheikhassan3901
    @aminsheikhassan3901 2 ปีที่แล้ว

    M.ashaAllhah sh cumar

  • @global.home.solution7372
    @global.home.solution7372 2 ปีที่แล้ว

    Omar inshar. Jazakallahu kheyran. Runtii. barnajiyadada aad ban ugu tixanahy . . Waxan alle kabaryaai. In guusha aan garo qisadeda from A 2Z. Kusoo tebiyo. Sidadka ad ugu gudbiso. Wanan gari Dona insha allahu. Ilaa iyo hada. Weli ma aarag TH-camr. Somaliya oo kugula tar Tami Kara shaqadan dhira gelintaa. Wuxu ahaa mowduuc kamaqan umada somaliyed amase aad uguyaraa.. wakuu hambal yeynaya. Omar inshar. . Wa shukran

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah
      Mahadsanid….

  • @abdimohamed6810
    @abdimohamed6810 2 ปีที่แล้ว

    Siwayn ayay iianfacaysaa fikradani
    MAHADSANID USTAAD

  • @mohamedqasimhussein9150
    @mohamedqasimhussein9150 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay wax weyn igu soo biirisay waan soo tijaabinayaa

  • @MUSCAABHAJJI
    @MUSCAABHAJJI 2 ปีที่แล้ว +2

    MaashaaAllah that's amazing wow

  • @calicadaawe6077
    @calicadaawe6077 ปีที่แล้ว +1

    Who else waching this 2023 and still getting this

  • @dunidapro
    @dunidapro 2 ปีที่แล้ว +1

    Soo dhawAada guys kala soco halkan History iwm

  • @saciidmaxamed2105
    @saciidmaxamed2105 2 ปีที่แล้ว

    Wax fiican ayad igu soo biirisay thanks

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 2 ปีที่แล้ว +2

    جزاكم الله خيرا

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah…
      Mahadsanid…

  • @Maxamed_tarax
    @Maxamed_tarax 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wax badan ayaa ka faaiday ustaad ❤

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah…
      Mahadsanid…

  • @cabdifatax3612
    @cabdifatax3612 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله

  • @abdiwahaabahmed3177
    @abdiwahaabahmed3177 2 ปีที่แล้ว

    ilahay haku xiftiyo wll wax wayn ayaad i iftimisay walahi

  • @ahmedshakuurali989
    @ahmedshakuurali989 2 ปีที่แล้ว +1

    Wanku salaamay ustaad waayahan xaga hawada sare wad u goysay balance kadhig barnaamij yada adoo raali ah

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah
      Mahadsanid….

  • @mustafaabdi3027
    @mustafaabdi3027 ปีที่แล้ว

    Wa mowduc muhim ah jazakallah

  • @gabrielagrest9739
    @gabrielagrest9739 2 ปีที่แล้ว +1

    wll omar tks ardey ayan ahay wax badan wan ka faaida 😍😍

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah
      Mahadsanid…

  • @faaiidaaniidaan9982
    @faaiidaaniidaan9982 2 ปีที่แล้ว

    khayr alle haku siiyo

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal Cumar Inshaar.
    Runtii wax nadan baan iiga baxay mowduuca aad ka hadashay .

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo..
      Waxaad channelkeena ka helaysaa muuqaallo TAABAGAL ah
      Mahadsanid…

  • @Umucumar1
    @Umucumar1 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa video aad u mihiim ah in wax tusaalo ah laga qaato mudan, waat ku mahadsan tahay ustaad Omar inshar

  • @abdikaniabdullahigure3475
    @abdikaniabdullahigure3475 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad