SHAYDAANKA WALAALKİİSA OO İS QARİN JİRAY QAYBTA 2AAAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • Si aad qayb uga noqoto ardayda sidda qaaska casharadena u hesha fadlan riix halkaan:
    / annaga productİon
    Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)
    Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
    Arimahasayniska@gmail.com
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

ความคิดเห็น • 100

  •  3 ปีที่แล้ว +62

    Halkaan ka daawo qaybtii koowaad th-cam.com/play/PL5gB-5KT4tArMcTUS_KYO-Gudof01MqWw.html

    • @TURKK-JR
      @TURKK-JR 3 ปีที่แล้ว +6

      Ok wll qaaliya

    • @premierleague2582
      @premierleague2582 3 ปีที่แล้ว +3

      Ok wll mcn 💕

    • @abdimaalik4401
      @abdimaalik4401 3 ปีที่แล้ว +1

      😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

    • @mukhtarahmed2104
      @mukhtarahmed2104 3 ปีที่แล้ว

      Marsha allaah

    • @almaxidigtachanel8103
      @almaxidigtachanel8103 3 ปีที่แล้ว +1

      Sh. Abubakar isku cod egtihin

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 ปีที่แล้ว +20

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين

  • @caynicadeey3839
    @caynicadeey3839 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha allh wall allaah kuxafido

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 3 ปีที่แล้ว +10

    THANK YOU HABARYAR MACAANE WAXAAN MALIN WALBA KU XIRANAHAY EPISODE KASTA OOD SOODHIGTO

  • @mubarakroble
    @mubarakroble 3 ปีที่แล้ว +12

    I'm the first today 5 seconds ku soo. Galay🙏 respect anaga production

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 ปีที่แล้ว +13

    Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allah idiin saqiro Amiin 🤲 yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin 🙏🙏

  • @muniirrj8280
    @muniirrj8280 3 ปีที่แล้ว +14

    waanu kugu fanna bro. keep going bro

  • @xasanofficial8944
    @xasanofficial8944 3 ปีที่แล้ว +21

    Asc wll sythy wan ku salamay dhaman musliminta wan idiin salamay ciid mubarag ayan idiin leyahy 🙏🙏🙏

  • @cabdaleaxmed6509
    @cabdaleaxmed6509 3 ปีที่แล้ว +3

    Ma shaa Allaah

  • @Mustafeindho879
    @Mustafeindho879 3 ปีที่แล้ว +4

    Afurkii nus saac aya iga dhiman
    Annagah hore u soco

  • @aklyrics9614
    @aklyrics9614 3 ปีที่แล้ว +5

    Annaga production niyahow wax cabsi inoo soo badi niyahow

  • @ikraanhibo4545
    @ikraanhibo4545 3 ปีที่แล้ว +10

    Horay usoco Wll qali 😍😍😍😍😍😎👋😋

  • @mohammedabdinasir8365
    @mohammedabdinasir8365 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah horey usoco wllkay

  • @faysalali8282
    @faysalali8282 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallh ilaah haku barakeeyo cilmigaaga

  • @ibraahimmohamed4448
    @ibraahimmohamed4448 3 ปีที่แล้ว +2

    Runtii aad baan ku tageera , hore u soco masuul.

  • @dahraanyuusuf4114
    @dahraanyuusuf4114 3 ปีที่แล้ว +19

    Saan ku sugaye wan dalay 👍🏻😀

  • @mohamedsiraj5879
    @mohamedsiraj5879 3 ปีที่แล้ว +9

    Walal ishaa sayanska sobadhii please

  • @fadxiyaqali1894
    @fadxiyaqali1894 3 ปีที่แล้ว +14

    Qofki uu horeyey ayan ahay

  • @mohamedcade5841
    @mohamedcade5841 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah

  • @abdihakintahlilfarah4749
    @abdihakintahlilfarah4749 3 ปีที่แล้ว +3

    Maansha Allah

  • @ahmedjnb7526
    @ahmedjnb7526 3 ปีที่แล้ว +4

    I love you Annaga products

  • @idirisak7134
    @idirisak7134 3 ปีที่แล้ว +6

    Video yadan aad soo qaadanaysid naga daa zxb oo dhulan iyo bado soo qaado zxb

  • @macalindhame9475
    @macalindhame9475 3 ปีที่แล้ว +3

    Waamaxay abaartimanti?
    Iiga soo jawaab. Macalin.
    Mahadsanid.

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 ปีที่แล้ว +30

    Anaga production Keep going

  • @jeceelwanaajiintaadjirtid6920
    @jeceelwanaajiintaadjirtid6920 3 ปีที่แล้ว +11

    ❤❤

  • @Xoogsade-n6v
    @Xoogsade-n6v 3 ปีที่แล้ว +3

    Adoo mahadsan sawirada iyo muuqaalada qaa qqawan naga reeb

  • @deeqocumar2439
    @deeqocumar2439 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a Allaha ku dhoowro wll mcn 🥰

  • @hoodoabdal1505
    @hoodoabdal1505 3 ปีที่แล้ว +15

    Waligay like kulma dhafin inta daawan video kahor baan saaraa like guulyso walalo 😍😍💥💥

  • @shifaasheq9699
    @shifaasheq9699 3 ปีที่แล้ว +5

    Plz naagaha qaaqawan nagadaa muqalada an daawane mse mp3 ban kadhigana👍

  • @mohamednasser5674
    @mohamednasser5674 3 ปีที่แล้ว +10

    War nio nin kan sawir kisa Ee ad ka dhigatey profile photograph ka waa body builder Ee dadka bahasha kadaa pls

  • @muxzin_official
    @muxzin_official 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going

  • @xoogsademussa898
    @xoogsademussa898 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks macalin

  • @sitoosahchannel6344
    @sitoosahchannel6344 3 ปีที่แล้ว +21

    Baqaylku ha iska maqnaaado waxaa iga badan adiga qalbiga iyo gacanta furan ee qoraaalkeyga akhrinaya fadlan subscriber ii saaaa

  • @abdifatahbaabaa6863
    @abdifatahbaabaa6863 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan dumarkan qaqawan wax kale ku badaL

  • @chalseatv2888
    @chalseatv2888 3 ปีที่แล้ว +4

    Charmingly maxa laga wda ustad

  • @Abuumascuud2020
    @Abuumascuud2020 3 ปีที่แล้ว +4

    Muuqaallada dadka aan asturnayn ka saar

  • @abdirisaqabdullahi9933
    @abdirisaqabdullahi9933 3 ปีที่แล้ว +4

    🇰🇼 free palestine

  • @sharmaboy-jz8sl
    @sharmaboy-jz8sl 3 ปีที่แล้ว +3

    Ok

  • @hassanmuktar9151
    @hassanmuktar9151 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going brother

  • @saacidahmedtoosane8428
    @saacidahmedtoosane8428 3 ปีที่แล้ว +6

    Sxp codkaaga waxaa kujira hergab🤧😷 ma umaleesaa

  • @salmaxirsi965
    @salmaxirsi965 3 ปีที่แล้ว +5

    first comment 😜

    • @mjama1256
      @mjama1256 3 ปีที่แล้ว

      Cadaayn mahaysaa

    • @salmaxirsi965
      @salmaxirsi965 3 ปีที่แล้ว

      @@mjama1256 hhh anaga production vedio kasta oo soo dhigo first comennt baan ahay🤣🤣

    • @شهابالمتحمس-غ4ع
      @شهابالمتحمس-غ4ع 3 ปีที่แล้ว

      11 qof ka horeysay

  • @sofiahussein4572
    @sofiahussein4572 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabadha sjegtay aan layabay
    Asgartii aragtay ayaga indho malaheyn miyaaa maxaa wareysi loga qadiyaye ninkii irida kafuray ee lahadlay uma arkin miyaa dinbile

  • @libanabdi3762
    @libanabdi3762 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc
    Al ustaad
    Gazza
    Qudus
    Al aqsa
    Runtii aqoon fiican uma lihi wxay kala yihin
    Ee ino so fahafaahi waa codsi

  • @kanaalkashacabka4841
    @kanaalkashacabka4841 3 ปีที่แล้ว +4

    gacantaada barakeysan igu saar like

  • @liibancade2318
    @liibancade2318 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going pro

  • @kalatuuraaye.7106
    @kalatuuraaye.7106 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa waxa aan rabo in aan sameeyo , gabdhaha soomaalida kibirka ka batay ayaan rabaa in aan ku jabiyo kibirkooda. Hadalkeyguna waa dhab..

    • @fardosoahmed1258
      @fardosoahmed1258 2 ปีที่แล้ว

      Anigana waxaan raba inaan tilaabadii caraweelo oo kale inaan qaado oo dhimanka aduunka ka dhabar jaro sida diisoorada oo kale

  • @hoygabulshada9193
    @hoygabulshada9193 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan Allaah hku sharfee wll qli xogahaaga waa kuwa heer sare ah lkn Music ka reeb madma muslimin nahay waa naga xaaran music

  • @adnanishqitagerayashakingc1764
    @adnanishqitagerayashakingc1764 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaw arin yaable

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 3 ปีที่แล้ว +1

    Waba nin cudur hayo thank you bro

  • @mozance2483
    @mozance2483 3 ปีที่แล้ว +6

    Video gaaga maalmahaan nux maleh waa beerta naag iyo min
    Ama dambiile Lee nagu waashay
    Fadlan wax faa iido leh keen
    Anaga gabdho manihin shekada jecel

  • @oraah1094
    @oraah1094 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a

  • @faysalali8282
    @faysalali8282 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxad thy macalinkeeni

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah 😭😭😰😰

  • @isxaaqakram6735
    @isxaaqakram6735 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxa iga su'aal ah markii gabadhii ugu dambeeyse la dilaaye policeka soo meesha Wicitaan kuma imaan kadibna isla gacan kudhiiglaha soo kama furin albaabka.
    Marka sidey kudhici weyse in 2 maalin kadib marki dilka la ogaaday in policeku kashakin waayaan waxa hbnkaas askarigaas uu halkaas ka qabanayay?...🙏🙏

    • @nihaalmoha1902
      @nihaalmoha1902 3 ปีที่แล้ว +1

      😊😊😊 plz wll SIRbaare u noqo wadankena🙏 kiiis kaan ayaaba dood ka qabtaaye hadii mid laguu dhiibi lahaa dhuuxa kala bixi laheed adiga cml u bahanyhy poliskena

    • @isxaaqakram6735
      @isxaaqakram6735 3 ปีที่แล้ว

      @@nihaalmoha1902
      Dambi baare inaan noqdo kaliya igama dhigeyso inaan waddankeeyga wax kusoo kordhiye, policekeenna su'aalahan oo kale way kufikiraan balse howsha kadib waad ogthy waxa udambeeyn doona baaritaankaas....🙏

    • @nihaalmoha1902
      @nihaalmoha1902 3 ปีที่แล้ว +1

      @@isxaaqakram6735 runta waaye lkn qofwalba wax ayu ku ficanyhy is ok kaftane iska aheed pro

    • @isxaaqakram6735
      @isxaaqakram6735 3 ปีที่แล้ว

      @@nihaalmoha1902 walaashey qaali ah si fcn u fahmay kaftankaaga balse aragtideyda ayaa sidaas aheyd kaliya...😍

  • @musekanaan628
    @musekanaan628 3 ปีที่แล้ว +2

    DADKA COD SIGOODA TIX GALII PEASE. FADLAN. HENRIETA LACKS INMORTAL CELL SIDEY KU DHACDEY?

  • @ruweydaali149
    @ruweydaali149 3 ปีที่แล้ว +3

    🙀🙀🙀🙀

  • @Cabdirashiid944
    @Cabdirashiid944 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc walalkey waxan ku weydinaa su,aal adiga oo raali ah fadlan iga soo jawaab waxan ku weydinaa adiga intee ku noshahay somali maa jogtaa xageesa ka jogtaa mise qurbaha ayaad ku noshahay aad ayaan ku tageeraa

  • @norct8468
    @norct8468 3 ปีที่แล้ว +2

    🥰M.A

  • @yusufxasan6847
    @yusufxasan6847 3 ปีที่แล้ว +1

    Washeko qayali ah waye waben

  • @yoonisqalbi
    @yoonisqalbi 3 ปีที่แล้ว +2

    Kiiska maxa inta geeyey haduba albaabka boliska ka furay mise washeeko qiyaali ah
    Maxa looweydiyey askarti aragtay markuu alababka furay

  • @guuleedguuleed1718
    @guuleedguuleed1718 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninwalan baadtahay waxan sugayay shaydaanka walaalkii balse nin wax waxkufsadayhhhhh muuqaal danbe ood leedahay no fiirsi

  • @salmanyusuf7646
    @salmanyusuf7646 3 ปีที่แล้ว +2

    War waa maxey kufsi

  • @suriyaayoung8087
    @suriyaayoung8087 3 ปีที่แล้ว +2

    Allow gabdhaha no ilaali

  • @calafkagacune5217
    @calafkagacune5217 3 ปีที่แล้ว +3

    Lakin saxib TH-camrada dhan waxay kubilaban asc lkn adiga mabo nasalantidi sabab?

  • @ahmedabdiyasin5037
    @ahmedabdiyasin5037 3 ปีที่แล้ว +2

    Laakiinboliskabaritankoduwaqaldanyahay,habeenkiiqaylada,ninkadariskusoowacay,wayarkeen,danbiilahawunalahaslay,islagurigiimaydkalagahelay,2habenkadib,okuadanhabenkii sababmarka

  • @maryamamohamed3897
    @maryamamohamed3897 3 ปีที่แล้ว +2

    boliska ayaba ninka albabka ka furay ma dhihino
    side nagta kale ugu til ma mee

  • @rashkaabdirahim3987
    @rashkaabdirahim3987 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi xariif ayuu ahaa ninkaan

  • @mariyahuseen8083
    @mariyahuseen8083 3 ปีที่แล้ว +2

    Free falastin

  • @roobleamed3421
    @roobleamed3421 3 ปีที่แล้ว +2

    Xayaysiis baan waxba ka daawan kari laa'ahy too much

  • @rammohamett5168
    @rammohamett5168 3 ปีที่แล้ว +3

    Inta igu raacsan iN Lazii wado qizooyinkan

  • @siraliyoonsiraliyoon6611
    @siraliyoonsiraliyoon6611 3 ปีที่แล้ว +1

    Arimaha o kle wan jeclahay wana wax yalaha an ka helo

  • @sudaysbadri1571
    @sudaysbadri1571 3 ปีที่แล้ว

    Annaga

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallah 😭😭😰😰

  • @liibancade2318
    @liibancade2318 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going pro