Qiso Cajiib ah: Wiil Bangi ka shaqeeya oo xaaskii laga furay iyo nin boolis baadhe ah oo ka yaabiyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ม.ค. 2021

ความคิดเห็น • 138

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa qiso wanaagsan jazakallah macalin

  • @dr.mohamoudfarahsahil6085
    @dr.mohamoudfarahsahil6085 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah ilahay ha ku barakeyo amen amen amen amen amen. Runti markan dhagaysto qisoyiinka ruunti naftayda aad ayeey uu badashay . Wayo shayga xaqiiq ah ayaa adunka ugu wanagsan . Qofka ilahay uu gar garayo ileyn wax rux dhiban oo ilahay tala sartay Manshalla Allah .keep going plz

  • @abdikafarmohamed4685
    @abdikafarmohamed4685 3 ปีที่แล้ว +14

    Allaha ku xifdiyo macalin
    Videoskagi dariiqa guusha baan dawadsiya qoyskayga qaybti 7 baan cawa dhagaysanayna
    Alle hakubarakeyo
    Waliga hanaga cajisin

  • @engmohamedamiin9543
    @engmohamedamiin9543 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah professor allah ku xifdiyo. Cadaalada allah na waafajiyo

  • @ibrahimm9301
    @ibrahimm9301 2 ปีที่แล้ว +1

    Love this guy for the seek of Allah. He is very eloquent; excellent public speaker, very knowledgeable and I assume a research expert. I can watch him all day without getting bored. Thank you for all you do.

  • @markahorealaah8793
    @markahorealaah8793 3 ปีที่แล้ว +7

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد

  • @abdiasiisxikmaawi4570
    @abdiasiisxikmaawi4570 ปีที่แล้ว

    Masha aallha macalin mubaarak ale haku barakeeyo

  • @heyfaiyohelan9865
    @heyfaiyohelan9865 3 ปีที่แล้ว +1

    Alh wiilkan wan ka hela shekadi sa mashalh

  • @Abwaanwehliye
    @Abwaanwehliye 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a ustaad alle haku xafido

  • @abdinur9475
    @abdinur9475 3 ปีที่แล้ว

    Your channel one of the best as of now good story

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

  • @xurmo4031
    @xurmo4031 ปีที่แล้ว

    waad mahadsantahay macalin qiso macquul

  • @roodacabdilahi5428
    @roodacabdilahi5428 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle hakuu siyaadiyo

  • @umaaxabsaumaaxabsa4005
    @umaaxabsaumaaxabsa4005 3 ปีที่แล้ว

    Masha.allh askari iinsana

  • @shakurismacil6967
    @shakurismacil6967 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustaad, Allah yacisak

  • @cabdikariinshariifali5746
    @cabdikariinshariifali5746 ปีที่แล้ว +1

    Tnx macalin

  • @dekhaali4289
    @dekhaali4289 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah hore u soco

  • @abdilahinor7414
    @abdilahinor7414 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah dr. Mubaarak aar alle hakaa abaal mariyo sida wacn aad barnaamijyada inoogu soo diyaarisid

  • @umudalxa7374
    @umudalxa7374 3 ปีที่แล้ว

    Maansha allh tabara kallah
    Qiso cajiiba
    ILLahay hakaa abaal mariyo

  • @abdulfatah4359
    @abdulfatah4359 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah walahi waa macalin sare. Waa kiis cajiiba

  • @ahmeddalmarmh
    @ahmeddalmarmh 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Salam sare.
    Qiyadani ma qarnigu 18 mise 19aad
    Hada sida Baananka adunka loo sameeyo deposit oo aan 1 shilling aanu lumi karin
    For my experience
    Formka deposit slip ka ah Hadi uu lacagta uu doono ku qorto waxa jirta electronic numbers shegaya intaa la dhigtay. Tusale Hadi uu lacag dhigto waxa electronic ku qoraya lacagta xadiga uu dhigtay iyo notes uu dhigtay tusale 5000$ dhigtay lacagta notes la dhigtayna waxa lagu qoraya electronic tusale 500*10:5000
    Secondly bank waxa uu leeyey check out balance daily ah qofka cashier's ah uu malinti sameyo balance si uu khasnada ugu shubo.
    Thirdly bank gigu statement bu u dira every transaction la dhigto xisaabta. Mar walba oo lacag la dhigto ama lagala baxo.
    Marka wakhti gan aanu taagabay 2021 hal shilling laguma Khaldi karo bank iyo staffs kiisaba.
    Hore u soco Macalin big respect baan ku haya

  • @umaymamoh1667
    @umaymamoh1667 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku sharfo macalin ! Illaahaw aakhiriyo aduunba ku barakeeeee

  • @c.majiidmahamed2766
    @c.majiidmahamed2766 3 ปีที่แล้ว

    Hore usoco macalin

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 3 ปีที่แล้ว +1

    mashaallah hadu saldhig kistaba ninka sida uwanagsano daacada ah jogi laha adunyada wax halabilaha majiren

  • @shamsomuse7572
    @shamsomuse7572 3 ปีที่แล้ว +4

    Maansha allaah Ilaahow inta wanaag noo badi ilaahey waa caadil cadaaladuu jecel yahey

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks professor 😀

  • @mubaaraksaney4812
    @mubaaraksaney4812 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll.

  • @jagnaa_boy2325
    @jagnaa_boy2325 3 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar wa muqal aad uanfacaya dadka aan cadalada kudhaqmin Mshllh Allow Ajar kasii maclin

  • @hooyomacan.mashaalah5220
    @hooyomacan.mashaalah5220 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah.mashalh.malin farid

  • @madinamuxudina123
    @madinamuxudina123 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah walahi waa qiso cajiib ah

  • @shamsomuse7572
    @shamsomuse7572 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin jazaa kalaahu khayr

  • @muhamedelmi1903
    @muhamedelmi1903 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله جزاك الله خيرا

  • @dekaltoss1129
    @dekaltoss1129 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa qisad han aad uga yaabay

  • @nuroweheleye6097
    @nuroweheleye6097 3 ปีที่แล้ว

    masha alaah waa qiso layab leh ilahow xaqwalba

  • @maxamuudabshir4527
    @maxamuudabshir4527 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaaaah Allaa yabaarik.

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 3 ปีที่แล้ว

    ASC Mansha Allah Thanks walaal

  • @ridwanburgalmedia7051
    @ridwanburgalmedia7051 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin igadheh

  • @kafiyom8492
    @kafiyom8492 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah jazakallahu kheyr macalin

  • @asmahasan1731
    @asmahasan1731 3 ปีที่แล้ว +2

    Xaqa hadii la qariyo feedhuhuu ka dilaacaa daacadina ma hungawdoooooooooooooooo

  • @moreadyofficial3063
    @moreadyofficial3063 3 ปีที่แล้ว

    Asc waa markii iigu horaysay ee is ticmaalo ama daawado TH-cam kaaga mashaa allah nin faaido badan

  • @ahmed-nourchanel8136
    @ahmed-nourchanel8136 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha aalh

  • @musabmoalimabdulaahi3830
    @musabmoalimabdulaahi3830 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah culmi Badan ayaan kaa faa idney

  • @amalali5060
    @amalali5060 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah very interesting story

  • @craxmandaacad1180
    @craxmandaacad1180 2 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله

  • @myusuf6667
    @myusuf6667 3 ปีที่แล้ว

    Thanks mubaarik

  • @adanmuhumed7790
    @adanmuhumed7790 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @vlogingwithhamdi4462
    @vlogingwithhamdi4462 3 ปีที่แล้ว

    Macali Shukran wallo

  • @rodaabdi3450
    @rodaabdi3450 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walaal

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 3 ปีที่แล้ว

    Wow sub xaana laah thanks brother 👍💞💞💞💞🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @osmangain7669
    @osmangain7669 3 ปีที่แล้ว +2

    qiso cajiib ah

  • @abdilahiadam1273
    @abdilahiadam1273 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah casar aad u qiimo badan weeyi insha allah wan ku cusubahay chanel halka ka wad dadaalka

  • @xalimomaxedapdilaahi2131
    @xalimomaxedapdilaahi2131 3 ปีที่แล้ว

    M alhhh ilahay hakugu anfaco casharda aad wado aad bay mihiim uyihiin

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 3 ปีที่แล้ว

    Like waan kuu saaray

  • @abdihafidahmed3244
    @abdihafidahmed3244 3 ปีที่แล้ว

    Scw
    man.sha.Allah cadalada ayay tabatee runtii

  • @alihamud322
    @alihamud322 3 ปีที่แล้ว

    Thank you.

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up5924 3 ปีที่แล้ว +1

    Qiyaanoole ma liibaano

  • @youngash6411
    @youngash6411 3 ปีที่แล้ว

    Nice story

  • @axmedbashiir5347
    @axmedbashiir5347 3 ปีที่แล้ว

    Msha allh daacadi ma hungawdo

  • @canabcayuuni4978
    @canabcayuuni4978 3 ปีที่แล้ว

    صلى اللّه عليه وسلم صلى اللّه عليه وسلم صلى اللّه عليه وسلم صلى اللّه عليه وسلم 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @Samayta
    @Samayta 11 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa meesha wax ka qaloodaanba waa qofka qoraha ka ah
    Aniga ayaanay igu dhacday
    Markii aanu isku dhacnay nin Bilaa dirays ah balse Askari ahaa
    Oo gacan dhaaf na dhex maray
    Goobta xero taraafiga hargeisa
    Ku dhawaad 10 Askari ayaa Gacan isaaray
    Ka Dib anigii baaba laygu eedeeyey inaan askar dhaawacay hhhh

  • @abdisalaamabubakar8309
    @abdisalaamabubakar8309 3 ปีที่แล้ว

    mashalah qiso macaan

  • @comandoadan2463
    @comandoadan2463 3 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa wll cadaaladu waawaxa kaliya eed aduun iyo akhiraba ku liibanayso

  • @nasserhoussein9346
    @nasserhoussein9346 3 ปีที่แล้ว

    Sheeko qiimo leh.good investigation

  • @ubaxmaxammedsalad2426
    @ubaxmaxammedsalad2426 3 ปีที่แล้ว

    Asc mahadsanid

  • @79documentary
    @79documentary 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad waxanu uxiisnay sheekooyin noocan oo kale aha ayaan ubaahanahay

  • @qurbotv9447
    @qurbotv9447 3 ปีที่แล้ว

    Shaqo wacan sxb

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 3 ปีที่แล้ว

    Waa qiso cajiib ah

  • @buuqaaycaanooybuuqaay422
    @buuqaaycaanooybuuqaay422 3 ปีที่แล้ว

    Manshallaah thnks

  • @abdiwahaabdybala5894
    @abdiwahaabdybala5894 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going macalin

  • @nimcobeauty2074
    @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @bashiirabdi2403
    @bashiirabdi2403 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah kwrn inaan wx qoro rby mrkn videogan kudul dhuftay lkn wan awoodi wayay wlhi qoralki dhamaystiro ano xiisayna sheekadan wax kuqadasha inga mudan ee walaalken mubarig ino waday

  • @mohametabdilaahi119
    @mohametabdilaahi119 2 ปีที่แล้ว

    M.aaalh

  • @jaamacguuleed7746
    @jaamacguuleed7746 3 ปีที่แล้ว

    Manshaah

  • @iidoahmed3959
    @iidoahmed3959 3 ปีที่แล้ว

    Macalin sharafleH

  • @faysamahamed236
    @faysamahamed236 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allllah

  • @faisahussein1231
    @faisahussein1231 3 ปีที่แล้ว

    👑👑👑👏👏👏👏👏👏👏👏♥️♥️⚘mashalla Mashalla

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 3 ปีที่แล้ว

    Waa qiso xanuun badan police ka ayaa aha nin qibrad badan oo dhahana wijigiisa ka aqristay in owsan danbiga galin

  • @jihaanjiinaahmed6152
    @jihaanjiinaahmed6152 3 ปีที่แล้ว

    صلي عليه وسلم

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @adanmohamedhusein2463
    @adanmohamedhusein2463 3 ปีที่แล้ว

    english kuso fasir please tanks

  • @Qisooyin12797
    @Qisooyin12797 3 ปีที่แล้ว +2

    Subscribe isaara walalhey somaliyeed

  • @mohamedabdikhadar4743
    @mohamedabdikhadar4743 3 ปีที่แล้ว

    Xaqiiqdii waa qiao cajiib ah oo la yaableh

  • @beelo2214
    @beelo2214 3 ปีที่แล้ว

    Qayanole malibaano

  • @dhalintasomalidassouthafri6239
    @dhalintasomalidassouthafri6239 3 ปีที่แล้ว

    Good

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 2 ปีที่แล้ว

    naagtaas inuu guursado ma ahayn waqtiga xun ka tagtay

  • @ascadmohamedsalah1954
    @ascadmohamedsalah1954 3 ปีที่แล้ว

    Xaqa mar ayuu soo daahiraa

  • @wacyigeliyechannel6021
    @wacyigeliyechannel6021 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc soo booqda Wacyigeliye channel wax badan oo idin anfaca ayaad ka heli doontaan

  • @halimamohamedhashi7330
    @halimamohamedhashi7330 3 ปีที่แล้ว

    Hooyo setahay xalda maxaa haysa

  • @mukhtaraxmed2252
    @mukhtaraxmed2252 3 ปีที่แล้ว

    ASC MACALIN TELEFONKAGA SOOQOR AMA TODOBADKI MALIN SOOFADHISO OO TELEFON LAINA KALA XIDHIDNO MAHADSANID

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 3 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @cjabaarabshir8428
    @cjabaarabshir8428 3 ปีที่แล้ว

    M.a ustaad allha ha ku dhowro

  • @adaanbootan5305
    @adaanbootan5305 3 ปีที่แล้ว +1

    Wan kuslmay

  • @fourrehgirreh4179
    @fourrehgirreh4179 3 ปีที่แล้ว

    Cashier ka waxi ugu qoran copy ga ayunba haysta mar hadii i yaalo copy 80 wax kale laguma laha hal maalin lagu fahmayo,, ninkan goormuu dhoofey mar kii la jabibayay guriga muu ka dhoofsansa....

  • @hoodobashir7171
    @hoodobashir7171 3 ปีที่แล้ว

    Dacadi mahongawdo

  • @ummuabdalleh9180
    @ummuabdalleh9180 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallah dadbadan ayaa cadaalad daro loogu dulmiyay ilahayaaw cadalada nagu sug

  • @axmed_jeylaani
    @axmed_jeylaani 3 ปีที่แล้ว

    Dulmiga aad samayso gurigaagu kusoo noqdaa Qisadan nin sxb aanahay aroos ahaa maalin uu nacazuumay ayuu noogu sheekeeyay daacadi mahungowdo

  • @mohammedengabdikarinmohamm5943
    @mohammedengabdikarinmohamm5943 3 ปีที่แล้ว

    lakin imika labada ba waala shaabadeeya sidaan arkay

  • @gedyhildid193
    @gedyhildid193 ปีที่แล้ว

    Nonsense story

  • @adnanfuraat5688
    @adnanfuraat5688 3 ปีที่แล้ว

    Sheekada aad bey u qurxontahay, lkn waa mid la isku hagajiye, ninka bank u shaqeynayey, waxa ino sheegtay in lacagta uu malinkii qabto laga xisabin jire, hadana waxad ino shegte in lacagta waqtiyo kala duwan si xooga ah loo dhacayey, hadey sida sax tahay maxa malinkii u horeye ee lacagta qaldan banka lagu shubay loo arki waye? Jawab aye u bahantahay????

    • @abdirashidkhadar643
      @abdirashidkhadar643 3 ปีที่แล้ว

      sababto ah ninka tuga wuxu kenayay laba form, oo shegaya lacagta shirkadu dhiganayso bangiga oo kala ah mid original usameyay ninka tugi iyo copy kaso baxay shirkada, marka ninka xisabiyaha iyo bangiguba waxa ay qadanayen form ay modayen inu original yahay oo ninka tugi sameyay halka shirkada lacagta dhiganaysay-na uu kunoqonayay form lacagta rasmiga ku qorantahy, lakin ninka xisabiyihi hoos anu u egin. waxn rajaynaya inad fahantay.

  • @abdisalaamabubakar8309
    @abdisalaamabubakar8309 3 ปีที่แล้ว +1

    maxaa kaa qarsoon??!!!
    👇👇👇👇👇👇👇👇
    th-cam.com/video/UVe-ewPVJ8o/w-d-xo.html

    • @bahjahazan5381
      @bahjahazan5381 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allh shaqo wacanbad haysa hore usoco

    • @abdisalaamabubakar8309
      @abdisalaamabubakar8309 3 ปีที่แล้ว

      @@bahjahazan5381 shugran wloo nagusoo biirth-cam.com/video/r1OOJbgldRI/w-d-xo.html