Qofka Shakiga ama waswaaska diinta islaamka uga dhaca.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 36

  • @nasiryre144
    @nasiryre144 9 หลายเดือนก่อน +3

    Alx shukri rabil caalamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin❤❤❤ rabiga waxa aan awood u laheyn inoo cafiye ba mahad leh 😊❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 ปีที่แล้ว +7

    Allaahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar allaahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar nebi muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Fatush12
    @Fatush12 17 วันที่ผ่านมา

    Shukran jazakallaah

  • @maxamuudxuseen6092
    @maxamuudxuseen6092 ปีที่แล้ว +2

    M.a best youtuber 💯

  • @maslaxgeelow939
    @maslaxgeelow939 2 ปีที่แล้ว +2

    Shukran sheekh Allah Haku xafido

  • @NacimoXasan-mb2ul
    @NacimoXasan-mb2ul ปีที่แล้ว +2

    Jazaka allh

  • @zirhamsa
    @zirhamsa ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah wlal

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaaha

  • @faizaabdi4916
    @faizaabdi4916 2 ปีที่แล้ว +14

    I have this problem I love my religion lakin waswas aya KA bixii wayay depression aya igu dhacay waa jahwareer AAN caadi ahay ii SOO duceeya walalayaal 💔💔😭

    • @mohamedweli2129
      @mohamedweli2129 2 ปีที่แล้ว

      Ha xanun aad u dhib bdn.Allah haku cafiyo.

    • @zakiyamcabdulahi516
      @zakiyamcabdulahi516 2 ปีที่แล้ว +3

      Ilaahay hakaa qor qaado shakigaas cudur ka xun waligey ma arag inta muslom oo dhibkaas heestana ilaaahay haka kor qaado
      Aamiin
      ربنا إنك سامع الدعاء

    • @nimcoabdihirsi7055
      @nimcoabdihirsi7055 ปีที่แล้ว

      Abyo ani xitaa 1 sano sas ahye madax anoon 1 saac salad tukan 1 waa waseysan

    • @rahmacumar2336
      @rahmacumar2336 ปีที่แล้ว

      Wllo hadda see ka tahay??😢

    • @RahmaMaxamed2
      @RahmaMaxamed2 ปีที่แล้ว

      @@zakiyamcabdulahi516 😢😢😢ana la bukoonya hada

  • @MohamedOmar-fi1ig
    @MohamedOmar-fi1ig หลายเดือนก่อน

    Allah Akbar

  • @zakiyamcabdulahi516
    @zakiyamcabdulahi516 2 ปีที่แล้ว +8

    Asc
    Walaal cabdinasir
    Aniga shubahaad ayaa Facebook iga soo raacay
    Ilaahay kama shakisni nabi muhamadna kama shakisni NNKH
    Laabteyda waxaa kusoo laalaabanayo qadarka iyo ilaahay muxuu inoo cadaabayaa mar marka qaar xitaa ilin ayaa iga imaaato
    Ilaahay muxuu inoo cadaabayaa gaal iyo muslim iyo arimaha qadarka jawaabaha shubahaadkaas la isaga furo waan helay lkn ilaa hadda laabteyda wey kusoo laablaabanayaaan anigoo jawaab uheesto
    Diinta islaamkana kama shakisni ilaa hadda lkn waxaas qalbigeyga waa kasaari la'asanahay marmarka qaar waxaa is dhahaa Sakariye amaa gaalowday ilaahay ayaa ka magan galay gaalnimo wllhi anii daacad iga tahaya ayaan ashahaataaa
    Markaan is dhahao tafsiirka quraanka baro ama siirada nabi muhamad NNKH gaalay waxaas niyedeyda kusoo dhacdhacaayo heer Aanba iska daayo
    Xaaldeyda xitaa ma qiyaasi karo gaal inaan ahay ayaan isu maleeyaaa marmarka qaar
    Please ii soo jawaab

    • @daacadinhodiaz2167
      @daacadinhodiaz2167 2 ปีที่แล้ว

      Zxp sheydaan waa waxaan watsapp ma leedahy

    • @abdisaid621
      @abdisaid621 2 ปีที่แล้ว

      Saxiboow hada sidee tahay

    • @marishsulieman9669
      @marishsulieman9669 ปีที่แล้ว +1

      Wll ale haku caafiyo marka hore ana halay.soo.duceeyo dhibtaaa la mudaaa ihaysta anigu diinta kama shakin alena kama shakin nabigana scw kama shikin lkn wxaaa igu dhacday wx yaabo shydaaanku aad iigu soo celceliyo qalbigayga mar walba oon isdhoho xaga khayrka udhaqaaaq heer wxn gaadhy aan isdhaho adigu munafaq ayaathy who wxaa afka aadka sheegayso iyo niyaadu isumid baaaha merkaa mararka qaaar wxnka carara dhagaysiga khayr si aanan danbi ugalin pls isoo duceya in alle iga caafiyo waa bil baraysan shacbaaan

    • @najaxsiciid3367
      @najaxsiciid3367 ปีที่แล้ว

      ​@@marishsulieman9669😢
      abaayo seetahay hada?? plz iso jawaab

    • @ramloaadan
      @ramloaadan ปีที่แล้ว

      ​@@marishsulieman9669AByo hada seeka tahay 😢 anaaba saas ah

  • @MiskiAadan-u1w
    @MiskiAadan-u1w 11 หลายเดือนก่อน

    Wllyal isoo duceeya

  • @AmiiraAhmed-o2t
    @AmiiraAhmed-o2t 11 หลายเดือนก่อน

    Alx❤

  • @qadroyuusuf8007
    @qadroyuusuf8007 2 ปีที่แล้ว +2

    Baarakulaah fiiykum

  • @ZahroAadan-r2l
    @ZahroAadan-r2l 5 หลายเดือนก่อน

    𝕒𝕝𝕝𝕙𝕦 𝕒𝕜𝕓𝕒𝕣❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyoxasan5032
    @sacdiyoxasan5032 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc wall qayrkanosobadi