Baro Ducada lagu helo Shafaacada Nabiga Calayhi salaam

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Halkii Duco ee Nabiga Calayhi salaam naga Codsaday. Qofkii Nabiga ilaahay u weydii darajadan wuxuu heli shafaacada Nabiga sallaahu calyhi wasallam. Aadaanka kadib Ku salli Nabiga calayhu salaam dheh: Allahumma Salli calaa muxammed. kadib dheh ducadan:
    Allaahumma Rabba hadihii Ad-dacwati
    Attaamati wa salaatil qaa'imati aati
    Muxammadanil wasiilata wal fadiilata
    wab cath-hu maqaaman maxmuudan
    al-dii wacatahu.
    Wuxuu nabiga kuu balan qaaday shafaacadiisa. Allow naga yeel kuwii Nabiga Calayhi salaam u shafaaca qaaday.

ความคิดเห็น • 5

  • @hafowLaki1
    @hafowLaki1 23 วันที่ผ่านมา +1

    Maasha ala xafidalah

  • @fatimamohamednuur6008
    @fatimamohamednuur6008 2 ปีที่แล้ว +1

    Zallallaahu calayhi wasalam ❤🤲

  • @shaadoofficial1501
    @shaadoofficial1501 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah C/nasir c/qadir Cadceed Geele
    Alle hakuxafido

  • @ubahali2846
    @ubahali2846 2 ปีที่แล้ว

    Asc allaha ku barakeeyo walaalkey C/naasir cadceed. Allaaah ayaa mahad iska leh social media noogu daray dad badan oo aakhiro iyo adduuun ummadda anfac u leh, waxaana alle ka rajeynayaa in aad ka mid noqoto.

  • @fatimamohamednuur6008
    @fatimamohamednuur6008 2 ปีที่แล้ว

    Jasaakallaah khyr mashaa allaah allaah haku xafido wll