Ducada laga Akhristo musiibooyinka
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
- Ducadan Qofkii ka akhristaa musiibo/dhib ama intixaan aduun ama mid diin dhibkaas kuma dhaco.
Ma qofka oo ku maqlaya ayaad ku duceysan mise hoos baad u akhrisan?
Dheh:
Alxamdulilaahi Aladii caafaanii mim mabtalaaka bih
Wa faddalanii Calaa katiirin min man khalaqa tafdiilaa.
الحمد لله الذي عافاني مما ابتلاك به وفضلني على كثير ممن خلق تفضيلاً
macnaha ducada:
Mahad oo dhan waxay u sugnaatay Allaah iga badbaadiyay musiibada uu kuugu imtixaanay, sidoo kale iga koryeelay in badan uu abuuray koryeelid.
NABIGA WUXUU DHAHAY:
Qofka saas dhahaa dhibkaas kuma dhaco.
الحَمْدُ لله الَّذِيْ عَاْفَانٍيْ مِمَّا ابْتَلَاكَ بِهِ وَفَضَّلَنِيْ عَلَى كَثِيْرٍ مِمَّنْ خَلَقَ تَفْضِيْلاٍwalaal ka faaidayso ducadii waa tan iyadoo carabi ku qorane
Maashalah tabaarkalaah
ماشاءالله
Carabi ku soo qor zxb
Hoos ka eeg wey ku qorantahay. Ama halkan ka akhriso
الحمد لله الذي عافاني مما ابتلاك به وفضلني على كثير ممن خلق تفضيلاً
@@NasirCadceed thanks ustaad alleh haku sharfo
Mashalahaa