Labo arrin oo fudud oo jannada lagu galo lakiin inta samaysa ay yaryihiin.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Labo arrin oo fudud oo jannada lagu galo lakiin inta samaysa ay yaryihiin!!
    Ma jiro qof muslim ah oo joogteeye labadan arrin illaa jannada ayuu galagaa. Allaahu Akbar.
    Midda kowaad:
    Markasta aad salaad faral ah ka baxdid dheh:
    Subxanallaah 10 jeer
    Alxamdulillaahi 10 jeer
    Allaahu Akbar 10 jeer
    Tirada guud waa 30 waxaad ku dhufataa 5 waayo salaadaha faralka waa 5 markaa salaad walbaa isku dar waxaad tidhi 150 miizaanka aakhiro waxay kuu noqon 1500.
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
    Midda labaad.
    Marka aad seexanaysid oo aad tagtid sariirtaada dheh:
    Allaahu akbar 34 jeer
    Alxamdulillaah 33 jeer
    Subxaanallaah 33 jeer.
    isku dar waa 100 miizaanka aakhiro waxay kuu noqon 1000.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 10

  • @Layla6793
    @Layla6793 5 หลายเดือนก่อน

    Wallaaahi, hadeyntu waa Mina Allah, Rabiyoow naga yeel kuwaad mar walba khayr ka u fududeyso

  • @axmadyre6323
    @axmadyre6323 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah
    allaah hanaga dhigo kuwa ku camal falaq🥰🥰🤲🤲💯

  • @sabirindahir8457
    @sabirindahir8457 2 ปีที่แล้ว

    صلى الله عليه وسلم

  • @Layla6793
    @Layla6793 5 หลายเดือนก่อน

    Salalaahu caleyhi wasalam
    Salalaahu caleyhi wasalam
    Salalaahu caleyhi wasalam

  • @mohamedbashi1622
    @mohamedbashi1622 2 ปีที่แล้ว

    Jazzakallah walal

  • @abbdullahimuhamed372
    @abbdullahimuhamed372 2 ปีที่แล้ว

    Jazallakahu qeyr sheekh Allah haku barakeeyo

  • @fatimaahmed4226
    @fatimaahmed4226 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh naasir salaad kasta saw ma ahay 33 subxaanallh 33 walxamdullillaah 33 walaahu akbar , boqolna loogama dhigo lee, ilaaha waxdahu laashariikalah lahul mulku walhul xamdu wahuwa calaa kulishayin qadiir

    • @NasirCadceed
      @NasirCadceed  2 ปีที่แล้ว

      Sax, taasna waa jirtaa, tanna waa qaab kale oo la xidhiidha Midda habeenkii.

    • @fatimaahmed4226
      @fatimaahmed4226 2 ปีที่แล้ว

      Maaasha,allh jazaakallahu qayr.

  • @umuumahir7171
    @umuumahir7171 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haku barakeeyo wll