Sabarka iyo Salaadda waa hormarka noolasha.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Barnaamijka dhadhansiga Aayadaha Quraanka kariimka: Sirta noolashu waa Sabarka iyo Salaadda. Allaahu Akbar.
    Raxmaanka wuxuu leeyahay:
    وَٱسۡتَعِینُوا۟ بِٱلصَّبۡرِ وَٱلصَّلَوٰةِۚ
    Muxuu yahay Sabarka uu ilaahay naga rabo? Saddax arrin hadaad sameeysid waxaad ka mid noqon kuwa Sabra.
    Salaadda maxaa kuu fududeyn kara? Sidee qof saladda joogteeya u noqon kartaa?

ความคิดเห็น • 5