Rabbigaa wuu ku siindoonaa waadna raali noqon.
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
- Aayad qalbiga dejisa dhibkastana looga gudbi karo. Waa aayad aan aad u jeclahay oo aan marwalba ku farxo. Allaahu Akbar.
Rabbigaa wuxuu leeyahay.
وَلَسَوْفَ يُعْطِيكَ رَبُّكَ فَتَرْضَىٰ
Rabbigaa uu ku siindoona (wanaag) waadna raalli noqon.
Allaah Akbar. Siismo kaliya
ma ahan waxaa kuu dheer in aad raali noqotid.
Wallaahi ilaahay waxaad uga baahato oo dhan uu ku siin, bes aamin oo yaqiinso.
Mnsha allah.. Shiikh
Masha Allah
Masha allah nasir cadceed dar alla ayan ku jeclahay wllo