ASTAAMAHA HOGGAAMIYAHA WANAAGSAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 เม.ย. 2024
  • "Masuulka aan go'aan lahayni waa middi LOXOOXEED, masuuliyadduna go'aan kama soo hadho" Dhiirrigaliye Mudane. Muxyadiin Cabdi Faarax, Wasiir kuxigeenka xafiiska Maaliyadda DDS
    Maxay yihiin Astaamaha laga rabo hoggaamiyaha wanaagsan.
    Maxaa hoggaamiyaha ka dhiga mid liita ama lagu gartaa hoggaamiyaha liita aan wanaagsanayn

ความคิดเห็น • 60

  • @JamacFanax
    @JamacFanax หลายเดือนก่อน +11

    Mnshaa llah

  • @DeeqCraxmaan
    @DeeqCraxmaan วันที่ผ่านมา

    ماشاءاللہ usdaad

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 หลายเดือนก่อน +10

    اللهم أصلح حالنا وحال مسلمين والمسليمات 🤲🇸🇴🫂🤍

  • @abdigharqolocow
    @abdigharqolocow หลายเดือนก่อน +18

    Ustaad muxuyadiin qeer alle ha siiyo

    • @eazrayiylmohammed9743
      @eazrayiylmohammed9743 2 วันที่ผ่านมา +1

      @@abdigharqolocow اللهم آمين 🤲😇

  • @AhmedmohamedFarah
    @AhmedmohamedFarah หลายเดือนก่อน +4

    Msh allah ustaad muxiyadiin allahkuxafido❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @uniquegirl-pv8mp
    @uniquegirl-pv8mp หลายเดือนก่อน +7

    Waaaba cilmigiiyo lugaynaya mnsha allah❤

  • @KhalidAbdi-lc2os
    @KhalidAbdi-lc2os 4 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah

  • @beautiful417
    @beautiful417 หลายเดือนก่อน +4

    Mash Allah ilahay cilmiga ha ubarakeeyo ustaadkan ❤

  • @YuusufXasan-dp2du
    @YuusufXasan-dp2du 12 วันที่ผ่านมา +1

    Shukran ustad muxdin

  • @saacadanbeofficiall9595
    @saacadanbeofficiall9595 13 วันที่ผ่านมา +1

    Manshllh allha cilmiga hakuul barakeeyo

  • @XiinFiniin2021-pk8fo
    @XiinFiniin2021-pk8fo หลายเดือนก่อน +2

    Mnsh allah waaba cilmigiiyoo lugaynaya❤

  • @user-ws6hn8wl7z
    @user-ws6hn8wl7z หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah sheik macalim

  • @AadanMaxamed-gh7ki
    @AadanMaxamed-gh7ki หลายเดือนก่อน +2

    M.a ustaad macno.wayn.uleh.umada❤

  • @yaasmiinclaahi321
    @yaasmiinclaahi321 15 วันที่ผ่านมา +1

    My fav teacher ❤

  • @faadumosharmaarke170
    @faadumosharmaarke170 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaadku wa ayo horta

  • @KadarMaax
    @KadarMaax 4 วันที่ผ่านมา

    Mashallah

  • @cawilciise4822
    @cawilciise4822 7 วันที่ผ่านมา +1

    ALLAH KU SHARFO USTAAD

  • @queensaajida4918
    @queensaajida4918 20 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkaan aad ban utageera❤

  • @AbdiAnsaari
    @AbdiAnsaari หลายเดือนก่อน +2

    Ninkani waaa adke

  • @ustadshuayb12
    @ustadshuayb12 หลายเดือนก่อน +2

    mansha allah ustaad ka alle ha barakeeyo daadk reer dds afsoomaliga ay ku hadlaan iyo dhaqanka soomaaliga aad bay ugu sarreeyaan . halka deegaanada kale aad moodo inay la fal galeen xadaaradaha soo galay ee qalaad

  • @AyaanleMaxamed-en9ex
    @AyaanleMaxamed-en9ex 13 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allaha ❤

  • @KingugeTube
    @KingugeTube 3 วันที่ผ่านมา

    Ma❤❤

  • @ZuuzanaZuu
    @ZuuzanaZuu 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤

  • @AbdiladiifXabiib
    @AbdiladiifXabiib หลายเดือนก่อน +3

    Haa waan wada garanaynaa balse waxba nagamuu badalin

  • @khubaybcabdirisaaq4196
    @khubaybcabdirisaaq4196 หลายเดือนก่อน +6

    13:11 😮

  • @user-ml3eg3wo7k
    @user-ml3eg3wo7k 12 วันที่ผ่านมา

    Masha allah ❤❤❤

  • @SurprisedCardGame-pc2uv
    @SurprisedCardGame-pc2uv หลายเดือนก่อน +3

    Bro muhyadiin waxa ficnan lahayd in adigo kale masuliyintu yihiin
    Garaadka allaha ku siyaadiyo

  • @user-lr2lp2km9j
    @user-lr2lp2km9j หลายเดือนก่อน

    M.a wll hore usoco 💯💓

  • @user-cq7vh5wu8e
    @user-cq7vh5wu8e หลายเดือนก่อน +1

    Keep going pro

  • @user-rj6lc6vu7e
    @user-rj6lc6vu7e หลายเดือนก่อน +3

    Walow umada midiyaha
    Jogtaan layaabay 😢waxa
    Wanaagsan masii gudbiyaan
    Ee umada wax tarka uleh
    Heeso iyo baqti usheg

  • @MukhtarSuuleman
    @MukhtarSuuleman 11 วันที่ผ่านมา

    M .a xiirfadlee ❤

  • @abukarsheikh2268
    @abukarsheikh2268 10 วันที่ผ่านมา

    feerfeer❤

  • @abdifatahmohamedhassan1927
    @abdifatahmohamedhassan1927 หลายเดือนก่อน +7

    Please halkeen kala xidhiidhi kara ustaadkan aad baan ugu bahanay

    • @Daabhaye2020
      @Daabhaye2020  หลายเดือนก่อน +2

      Waa wasiir kuxigeenka Xafiiska Maaliyadda DDS walaal xafiiska mooyee meelaha kale ee baraha bulshada lagama heli karo sida uu ii sheegay

  • @CanabMaxamuud-i8c
    @CanabMaxamuud-i8c 12 วันที่ผ่านมา

    Mashallh

  • @user-xp9tk2zz3k
    @user-xp9tk2zz3k หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @user-xl9rw1hz4v
    @user-xl9rw1hz4v 15 วันที่ผ่านมา

    M.a❤❤

  • @farxaanshcabdi
    @farxaanshcabdi หลายเดือนก่อน +1

  • @Gar-sheeg
    @Gar-sheeg หลายเดือนก่อน +1

    Cajiib

  • @AbdifataaxAadan-vy8kf
    @AbdifataaxAadan-vy8kf หลายเดือนก่อน +2

    Ustaadka ufura yuteb

  • @HanaaHanii
    @HanaaHanii หลายเดือนก่อน +1

    Pointga ah cid badan mirta kaga taga wan ka helay baraaarujin ban ku dareemay❤

  • @MuscabAliMaxamed
    @MuscabAliMaxamed หลายเดือนก่อน +2

    Nin wax bartey waaye

  • @MahadMaxamed1234
    @MahadMaxamed1234 หลายเดือนก่อน +1

    Maha

  • @CxakiinMaxamuud-ly4jc
    @CxakiinMaxamuud-ly4jc หลายเดือนก่อน

    Ustaad TH-cam Furo si ay bulshadu kaala socoto wadiyadaada😊

  • @jamesmankey8025
    @jamesmankey8025 หลายเดือนก่อน +1

    Nurst jeyna grobka jogta kamid ahay

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 หลายเดือนก่อน +2

    Somalidu waxay u baahantahay Dad sidaan oo kale ufakaraya

  • @user-wr6nf3vt1n
    @user-wr6nf3vt1n 26 วันที่ผ่านมา +1

    Aqoont waa isha laga haga bulshadad

  • @CabdiraxmaanMaanka-m3w
    @CabdiraxmaanMaanka-m3w 9 วันที่ผ่านมา +1

    M.a

  • @CarafaadNaasir-vj3mw
    @CarafaadNaasir-vj3mw หลายเดือนก่อน +1

    De ninka TH-cam u fura dhalin yaro

  • @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw
    @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw หลายเดือนก่อน +1

    Lacagtu waa tiro uun,Tiraduna dhamaad malahan!
    Lacagta ha u shaqeyni ee lacagta hakuu shaqeyso adiga!

  • @user-ez9ex8je3s
    @user-ez9ex8je3s หลายเดือนก่อน +4

    Waxan is leyahay hadalku ku hadlay waa hadalo cilmiyesan

  • @FaysalCabdi-o3h
    @FaysalCabdi-o3h 3 วันที่ผ่านมา

    Ustat sida wax uso jedinesi Waka helay Lakin adon iga xuman luqada Ethopia aa ku dareso Naga dhaaf dad. An isku ficanahay Mahan sorry ustad👏

  • @Mohadeene
    @Mohadeene 7 วันที่ผ่านมา

    Somalida waxa layabey hitaa midkooda shaganaaya phd holder inuu yahay stil wuxuu istimcalya translation inuu luqadakle noo turjumo instead wax uu isaga soo qoray nooma sheego ku wa dhegeysanaya ayaan layabahy waa labaatan jiro luqad loo fasiraaya weyna ku faraxsan yhiin you guys you've to wake up i am telling you the truth i know it's difficult to take it pleaas sifcn ufikira somaliyeey let me tell you this . I am a young content creater i do take my own words while i am writing something

  • @likegitsin8222
    @likegitsin8222 หลายเดือนก่อน

    ❤x waa sax

  • @AbdifatahHasan-ze2qq
    @AbdifatahHasan-ze2qq 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤