🥺 shalay oo Kay ku beegnayd 18/08/2022 Maalin khamiisa ayey tiisii noqotay rabbina oofsatay Alle ku dhaafi suaal qabrigiiye janooyinkiisa Alle ha kugu deeqo 🤲 Ammiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Abwaan Hadrawi waa professionally macallin ah. Middani waa schooling u rabo inu dhalinta baro xaqa waalidka iyo doorashada jidka toosan, lagu kordhiyey inu runtii qaab dhaqan ah uu muxaadaro diin ah dhigayo. Waan oran karaa inta Sheikh Mustafa H. Nour inoo sheego oo qaab kale ah ayuu si fican u dhigdhigay. Waxana dheer xigmadda suugaaned ee Allah ugu deeqay garashada Allah iyadana u sahlay oo u si sahlan u gudbin karo. (أن يكون قادرًا على الوصول إلى المستمع بطريقة يسهل فهمها) He demonstrates a great deal of ability and talent to deliver his messages toward audience clearly as well as easily. Waa Shakhsi Somali u dhexeye ah. Dadkii u Cadan macallinka u noqday waxa ugu badan qoyska aan ka soo jeeday oo wax badan iiga sheekeye Macallin Hadrawi, haddise ee Somalia u soo wareegay muddo fog ka hor in badan oo raggaas oo wax oo bartay waxay noqon jireen roommates. Allah haku xafido nin Somali ah oo aan kala dhinayn iga dheh.
wlhi ani kuma dilmaamo Hadraawi abwaan kaliya lkn qof wax lagu tilmaamo wuu ka qaalisanyahay alle cimriga ha kuu dheereeyo. Raxmaanku ha ku xiftiyo aktayada cisi iyo sharaf ayaad naga mudan tahay wlhi aan yareeyn ♥️♥️♥️♥️❤💋💋💋❤❤❤💝💝💝💝💝💝💝💯💯💯💯💯💯✅✅✅✅✅
@@hamseibrahim7840 wllo qabyaaladiste ma wuxuu ku noqday in u siyaad barre la dagalamay iyo dulmigiisi Hadaba an su'al ku waydiiye cabdilahi yusuf isna ma qabyaladista ilayn waki isba kaso hor jestay afweyne mise daroodku qabyaladiste ma noqdaan o isaaq unba qabyaladiste ah
maxamed s tubeec ayaa ku luuqayey hooyoy la aantaa hadraawi abwaaankii abwaanada Fartuun balbalarka iyo mursal faladagan ayaa fankii somalida ku ciyaaray war bal like ta igusiii dhufta nacalaa shaydan ku yaale waad ii jeedaye❤
24.11.2019 macalin hadraawi baraha noloahayda... Hadii aadan noo noqon macalin nolosha waan lumin lahayn runtii aad baan suganta u dhuuxa u fahmaa waana wadada keliya ee aan ku dabakho diintayda suuban si aan u xakameeyo nolosha.. Ilahay janada ha kugu bishaareeyo cimri dheer iyo caafimaad ku noolow adiga iyo inta na noolaysa
Hadraawow,can you tell us what kind perfumes you received from the Jews,through so-called friends,same as the clothes they used to sent you periodically. Nice Yiddish perfume
Sida Sheekh Caalim ah oo diinta ka hadlaya ayuu XAQA ay hooyadu leedahay afkeennii Soomaaliyeed oo badhax-tiran inagu xusuusiyay, waa xikmad iyo waano iyo wacdi iyo usluub wanaagsan siduu u soo bandhigay iyo siduu u sharxayba, adduunka Ilaahay kuguma hoojiyo, JANNATUL FIRDOWS Allah ha ku siiyo, Hooyo ayaad ina xusuusisay waad naga ilmaysiisay
M
M
Hadraawi is my favorite poet. God bless you adeer. Xurmaan kuu hayaa!
Isku luuqad kuma hadashaan
الله ير حمه و يد خله فسيح جناته ته .انه قد كا ن شا عر صو ما لي اسلا مي
1
🥺 shalay oo Kay ku beegnayd 18/08/2022
Maalin khamiisa ayey tiisii noqotay rabbina oofsatay Alle ku dhaafi suaal qabrigiiye janooyinkiisa Alle ha kugu deeqo 🤲 Ammiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Ilaahay ha u naxariisto
Ehelu khayrbuu ahaaa alle hawnaxariisto
Abwaan Hadrawi waa professionally macallin ah. Middani waa schooling u rabo inu dhalinta baro xaqa waalidka iyo doorashada jidka toosan, lagu kordhiyey inu runtii qaab dhaqan ah uu muxaadaro diin ah dhigayo. Waan oran karaa inta Sheikh Mustafa H. Nour inoo sheego oo qaab kale ah ayuu si fican u dhigdhigay. Waxana dheer xigmadda suugaaned ee Allah ugu deeqay garashada Allah iyadana u sahlay oo u si sahlan u gudbin karo.
(أن يكون قادرًا على الوصول إلى المستمع بطريقة يسهل فهمها)
He demonstrates a great deal of ability and talent to deliver his messages toward audience clearly as well as easily.
Waa Shakhsi Somali u dhexeye ah. Dadkii u Cadan macallinka u noqday waxa ugu badan qoyska aan ka soo jeeday oo wax badan iiga sheekeye Macallin Hadrawi, haddise ee Somalia u soo wareegay muddo fog ka hor in badan oo raggaas oo wax oo bartay waxay noqon jireen roommates. Allah haku xafido nin Somali ah oo aan kala dhinayn iga dheh.
Illhy ha unaxariisto abwaankeeni cajiibka ahaa abwaan hadraawi ❤
Ilaahay abwaankeena weyn Muxamed Ibrahim Warsame Hadraawi caafimad ha siiyo Macallinka khayrka amiin
abwaan hadraawi alle cimriga caqliga Iyo caafimaadka hakuu siyàadiyo
Macha Allah Mohamed Ibraahim Warsame Hadraawi Alle Cimriga Iyo Caafimadka Kuu Barakee
Allah nolol raaxo leh hakugu deeqo awoowo
wlhi ani kuma dilmaamo Hadraawi abwaan kaliya lkn qof wax lagu tilmaamo wuu ka qaalisanyahay alle cimriga ha kuu dheereeyo. Raxmaanku ha ku xiftiyo aktayada cisi iyo sharaf ayaad naga mudan tahay wlhi aan yareeyn ♥️♥️♥️♥️❤💋💋💋❤❤❤💝💝💝💝💝💝💝💯💯💯💯💯💯✅✅✅✅✅
Sharafbuu mudanyhay
Alle hawnaxariisto 😢😢😢😢
الله يحفظك ويسترك في الدنيا والآخرة
آآآآإميييييييييييين
Amiin amiin
Masha Allaah Rabbiyow ubadka noo hadee oo xubbi iyo jacayl laabtooda noo geli amiin yaa Allaah 😥🤲
Masha Allah Allow Cimri dheer Cibaada Suuban iyo Cafimaad ku sii? Maalinta aad geeriyootana Jannada Firdowsa Alle ha ku geeyo. Amiin
Abdullahi Gabow
امييين
Abdullahi
Amiin
Aamiin aamiin
الله يعافيك يا محمد هادروي نفتخر فيك ذايما من بلادنا أرض الصومال 💕 الحبيبه الغاليه
Ader somali wayn baynu isku ognahay land socon waydaye
masha a llaah allaw ku xafid cimrigana kuu barakee aakhirana janatul fardawsa ku geee
Mansha allah adero alow cafimadka iyo cibadadaba kubarakee akhirana jano fardowsa hooygagu noqoy adero ❤❤💖💖💖💖👏
@@zayddmohomed4787 thnks wllo adna xayakallah
@@ifrahmaxamud1619 thanks ifrah
ilaahay ha u denbi dhaafo labadeeni waalid.iyo waalidiintoodba Aamiin .
Ilaahay naxariistii janno hakawaraabiyo hawna nuuro qabriga aamiin yarabi
MashaAlah Illahay cimro dheer cafimad iyo camal suuban hasiyo Abwankena qaliga wax lagu qimeyo laheen af somaliga aan jecladaa marka dhagestoo Ilaahay dambi dhaaf bdn hakusiyo
awbaan hadraawi alle cimriga ha kuu dheereyo
asad axmed
waa abwaan qaliy illaahay cafimaad sii
masha alah
ilahay cimirgag hadheeryo
Q]
From puntlnd wllhi abwaan hadraawi waa abwaanka abwaanada waana abwaan soomaaliyeed alloow cimriga kudheree
Wa been ta abwaan wa abwan qabyaladiiata ninkan gl hooyadasdi wayo hooyadi yaman I
@@abdiguled4766 waan ogahey inuu qabyaladeste yahay dawadii somaliya ragii burburiyay kamid ahaa lkn markan sugaantiisa eego inaba caadi maaha waayo abwanadii hore somalida waxyaabo badan bu kaga duwan yahay sida aqoonta maadiga ah garyaqaan ama loyar ama macalin jamacaded waxan odhankaraa waa qof iq aad usareeyo ama philosophers lkn intaasba isagoo og buu hadana qabyaalad ku jirtey kala saar waligaa qofka wax qabadkiisa iyo fikradiisa runtii anigu nin darooda oo ssc ah ban ahay mana jecli isaga lkn taasi iga hor istaagi mayso inaan sheego wuxu yahay
@@hamseibrahim7840 wllo qabyaaladiste ma wuxuu ku noqday in u siyaad barre la dagalamay iyo dulmigiisi
Hadaba an su'al ku waydiiye cabdilahi yusuf isna ma qabyaladista ilayn waki isba kaso hor jestay afweyne mise daroodku qabyaladiste ma noqdaan o isaaq unba qabyaladiste ah
Hadraaawi intaaan darsay oo wax badan ka baadi doonay baan hadana dhan u qaado garan waayey sifaadkiisa cajiibka ah
Illah janooyinkiisa hakugu casuumo
Ma dhihi karo wuxuu ahaa Nebi ama Rasuul waxaanse hubaa inaanu aheyn Insaan Caadi ah.
Allaha kaa Raalli Noqdo Cilmi Badane Maxamed Ibraahim Warsame Hadrawi.
29/12/2019 maansha Allaha
Maxamed Ibraahim Warsame
Allah ha ku sharfo
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته وجميع اموات المسلمين والمسلمات الأحياء منهم والأموات
ياحي ياقيوم برحمتك أستغيث اصلحلي شأني كله ولآ تكلني نفسي الا طرفه عيني 😢
Habaaska inaad cantuugto,
Adoo Hanadaan ka doortay.😢
Xaggayga hibaan ku saaray,
Anigu ku habaari maayo,
Huqq- baa se lu raadinaysa.😢
Waa Mujaahid waa abwaan waa mu alif waa qaryaan... Waa somali philosopher cimri dheer iyo caafimaad
maxamed s tubeec ayaa ku luuqayey hooyoy la aantaa hadraawi abwaaankii abwaanada
Fartuun balbalarka iyo mursal faladagan ayaa fankii somalida ku ciyaaray war bal like ta igusiii dhufta nacalaa shaydan ku yaale waad ii jeedaye❤
mashalah
abwaan hadraawi illahay cimriga hakuu barakeeyo
masha allah ilahay cafimaad ku sii cimrigan ku dheere cabtan astur amiiin. ilahay nagaa yeel kuwii ku jano gala waaalidkood amiiin amiiin yaa rabo
Hadraawi noolaw waligaa oo janada ku waar aamiin ❤🗯💚❤🗯💚❤🗯💚❤🗯💚❤❤❤❤❤❤❤❤❤
illahay hau naxriisto abwaan hadraawi Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Rabi waxaan u waydiinayaaa inuu naxariistii janatul firdawsa aclaa ka waraabiyo oo dambigiisii dhammaan u dhaafo wanaagiisii iyo camalkiisii samaana ku abaal mariyo aamin aamin aamin
Thnks
Allah raali ha kaa ahado Mahmed Ibrahim warsame
Gadhyare abdi Gadhyare nimco yasiin
Google
Jamal Carbone sc
ماشاءالله الله يحفطك ويطول عمرك انا من اكثر الاشخاص الدين يحبون قصاءدك
ALLE ha u naxariisto oo ha u nuur ❤ xagaasha, iilka neecaw qabaw iyo ha ku siiyo, Naruto badan. Aamiin... yaa ALLAAH.
Masha Allah abwaan hadraawi illahay caafimad Tama haku ziiiyo asxapeey uzoo duceya abwaankeena inillahay caafimad ziiyo aaaaaaaaaaamin aaaaaaaaamiiin aaaaaamiiin aaaaaamiiin aaaaaaaaamiiin
Apwaan hadraawi Alle cimriga haku barakeeyo
Maansha allaah ,ilaahay caafimaad taama hasiyo Abwaan Hadraawi walee haddal waa dhameeyey.
Masha allah,allow wayeelkeena sidaa wax ufahsii.
Alle naxariistii jano haka waraabiyo 😢
abwaan hadraawi waa philosopher ka soomalida, wuu yaraa dad la garaadi waqtigiisi, alle ha shaafiyo
Geesiga dadkiisa ❤garaadkiyo xigmadiyo❤garashada uban dhiga ❤ee goloyaasha kubara ❤gobonimo waxay tahy❤geerida dishaay❤geedkaa haba.o❤❤aheey ah❤waxaan la.la arkynbaa isaguun umuuqda❤alle haw naxriisto ❤abwaanka halagu Barto❤manhajyada schoolka ❤si loo ilaaliyo xigmadaha iyo dhaqanka suubanee soomalinimo❤❤❤
Abwaan hadraawi alle swt caafimaad dagdaga haku siiyo
ALLE NAXARIISTA AABE HA KU SIIYO ILAAHOW QABRIGA U WAASICI😢
Rabi naxariiistii jano hawaraabiyo abawaan hadraawi
Illahow waalintyada naxaristi jaano
Haa geeyo danbigodan haa dhaafo
Allow caruurtoda iyo kuuw Islamka
Noo soo haadye
24.11.2019 macalin hadraawi baraha noloahayda... Hadii aadan noo noqon macalin nolosha waan lumin lahayn runtii aad baan suganta u dhuuxa u fahmaa waana wadada keliya ee aan ku dabakho diintayda suuban si aan u xakameeyo nolosha.. Ilahay janada ha kugu bishaareeyo cimri dheer iyo caafimaad ku noolow adiga iyo inta na noolaysa
Abwaan Mahamad ibraahim xaaji warsme Hadraawi Cafimadka deg-dega Allah haku siiyo iyo Cimiri dherer Cibaado suubna iyo camal saalixa
اللهم اشف أنت الشافي لا شفاء إلا شفاؤك شفاء لا يغادر سقما
ABWAAN Hadraawi wuxu ka hadalay xaga walidki welibi Hooyada ledahay ayu sheegay ILAHAY HAA UNAXARISTO JANOTA FARDOWAS HAA GEEYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Somali’s Most Decorated and World’s Fewer talented Legends In the poetry recorded the world.
“Hadalna Sii Dhehbaa Dilley” Waa Heestii Awoowahay Ducaale Dhagaxay. Waxaa Ii Farxad’ah Inuu Hadiyo Jeer Kusoo Halqabsado Heestii Awoowgayee “Toban, Toban Halbaa Dilley”
Awoowahaa waxan ku arkay sheekadiisa Buugga Hadraawi, Safxadda 28, Alle ha u naxariisto Labadoodabee aad ayan ula dhacay buu hadraawi odhanayaa ninkaa murtidiisa.
Waan jeclahay hadraawi!!!!! Ilaahow caafimaadka iyo Cimrigaba u siyaadi
Abwaan hadraawi allaha xafido
Wa abwan tiir u ah umada somaliyed
Abwaan maxamed Ibrahim Warsame hadraawi Alle cimriga iyo cafimadka haku dheereyo Abwan
Alleh ha u naxariisto qabrigana ha u nuuro macalim hadraawi😢❤
I cried listening to you Hadrawi 👌
Allah(swt) ha u naxariisto Hadrawi
abwaanka abwaanada alle caqliga hakuu siyaadiyo
Khadar Hajji Ahmed
Allow hooyooy nookada beryo lyshelimayee inta dhimtyna unaxariiso angana noogadaba naxriiso. Aamii
Abwaanka soomaaliyeed mohamed ibrahim warsame Hadraawi.waa runsheeg
Alow kuu naxariiiso mudo badan ayaan noloshada raadiyay inaan adoo caafimad qaba kula kulmo lk ilahay wuxuu qadaray inaan maydkaagii ku kulano hargysa😓😓
Masha Allah alle cimriga iyo caafimaadka haku barakeeyo
Misha Allah alle cimriga iyo cafimadkaba haiku barakeeyo
Aamiin Akhii
Alle cimriga haku barakeeyo cidhib khayr qabtana haka reebo Amen Amen
Abwaankeena qaaliga ah hadraawi allow naxariistaada sii
ماشاء الله عليه قول و حكمة
AHN Aabahay & Aabihiibee Waxaa Ii Farxad Ah In Abwaankii Abwaanadda Geesku Marwalba Kusoo Halqabsado Ama UTaageeroo Xigmadii Awoohay Ducaale-Dhagaxay Especially Heestii Toban’hal Toban’halbaa Dilley ,,,,,, Hadalna Sii Dhehbaa Dilley,,,,”
Waligeen maynan maqalee, ma sankaad naga galin??
Mida kle, ma hees in Aabaha lagu xasuusto ba ku sharaf ah??
Naar haisla daba istaagin adeer
Ali hamud, Ducaale dhagaxay ma awowgaabuu Ahaa.
Abdulhalim_Qodaxoow; Ma Sheeganayee Laakiin Waxay Farxad Iigu Tahay Sidaada In Aanad Nasiib’u’yeelan Dhaxal Awoowgaa Kaaga Tagay Ood Kamasayrtay, Kkkkkk.... Kee, Kamaan Maqaline Hasheegan!
Teeda-Kale; Jaahilnimadu Waa Waxa Iikaa Keenaye, Shaacirbuu Ahaa Ma Ahayn Fanaan Music Tuntay.
@@alisuul Waxaa lagu waydiiyay Ducaale-Dhagaxay qolomuu ahaa siduuse awoowe kuugu noqday Toban Toban Hal Baa Dilay - waa caan oraahdaasiye
Abwaan kolay wixii qoraal lagu Dhigay kolnaba kuma seegaan
Se illaahay caafimaad sareeca Ha siiyo adiga$Cid kastoo Xanuusanaysa
Alle cimriga haku barkeyo
Subxaanallaah allow adaa xaqa u waliya yaarabi 😭 Allaahu ac lam ‼️👎💐💎🇸🇴🕋💞💎🌴🇸🇴❣️💐💕💞🕋
Alaw abwaanka unaxariiso waalidkayonaifka barakee akhirona unaxariiso alaw ana qoodana naga gud
Alle ha ku naxariisto abwaan
Abwan Mohammed Ibrahim
Abbu hadra waa fariid allaha
cimri dheer Rabbow iiiii
Adun iyo Aqiro Wanag La Kulan In Shaa Allah.
Adero allah Haku naxriiso
❤❤❤❤❤
2024-09-05❤❤. Xigmad baan ka faaidey caawa.
Allaah hakuu naxariisto aabe 😭😭😭😭
Aabihii suugaanta Alle haku caafiyo adeer
Ilahay caafimaad iyo cimri dheer hasiiyo abwaanka
Allah haw naxariisto qofkuu dhigma umaleen maayo in aanu heli😢😢😢😢😢
Hadraawow,can you tell us what kind perfumes you received from the Jews,through so-called friends,same as the clothes they used to sent you periodically.
Nice Yiddish perfume
Mohamed Ismail what is your point? Pathetic
Cimri dheer iyo cibaado suban alle haku siiyo
Abwaan abwaan delay
Allow Naxriista ha ku siYO
Allah haw naxariisto hadraawi
الله يرحمه راحمين هدراوي امين يارب
Alleh ha unaxariisto abwaan hadraawi
Ilaha ku naxariisto
Alleh cimrigah hakuu dhereeyo aabo aalleh hakuu naxariisto
ilaahay cimriga hakuu barakeeyo
iyo caqligaba abwaan hadraawi
wlee abwaan qaaliya
Dhalin Yaro Please Waalidiiinteen Aaan Ka War hayno aaan ka ducaysano ❤❤
Allaah hawnaxariisto abwaankii
Gudkeeday biyo ugu galeen sharaxaan xeeldher
Masha alaah Abwaan Qaaliya
Alla hakuu naxariisto
جزاك الله خير الجزاء
Ale ha unaxariisto abwaan qiimo badan ayuu ahaa
Ale haku naxariizto apwn
mnsh Allah
Mansha allah alle haku xiftiyo
hodan Allah hawdenbidhafo