Abwaaan Shube iyo Xigmadda Hees hawleedka dhaqanka Soomaaliyeed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 11

  • @OMARABDIKADIRABDI-d8p
    @OMARABDIKADIRABDI-d8p 17 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah aqoon yahan soomaaliyeed

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 2 หลายเดือนก่อน

    Alla xusuusbuu igeliyey abwaanku, afkaaga caana laguqabay

  • @mohamedabdalla6731
    @mohamedabdalla6731 ปีที่แล้ว +5

    Smile ka qoftaas abwaanka ka dambaysa baa isoo jiidaty

    • @abdisalanabdi9991
      @abdisalanabdi9991 ปีที่แล้ว +1

      Waayo?

    • @Intelgenzverweigerer
      @Intelgenzverweigerer 5 หลายเดือนก่อน

      @@abdisalanabdi9991qabiil iyo qudhun ayaa kaa buuxa, orod meel bixo leh ku qarax

  • @abdiqaniwiilwaal3351
    @abdiqaniwiilwaal3351 2 ปีที่แล้ว +3

    Adeerkey abwaan shube
    Cimriga allaha kuu barakeeyo

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ma Kamba abwaan ah waxba mahan kan

    • @Waankudaalnay
      @Waankudaalnay 3 หลายเดือนก่อน +2

      Ruux aadan Waxba Garaneyn baad tahay oo Qabyaalad dilatay Ee Orodoo Dhaqankaada Soobaro , Waxwalba Muran Hakakeenine.

    • @hulughotv4073
      @hulughotv4073 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Waankudaalnaywaa runtaa wlhi

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 2 หลายเดือนก่อน

    War oraahdaas abwaanku yiri ii qabta oo ii qora
    War muxuu yiri= { Dalna kuhormarinmayo; wanaagna kuheli mayo- Gowskeeyga, Jeebkeeyga, Gurigeeyga } !!!
    Xigmad iga dheh

  • @QaasimCabdifataax
    @QaasimCabdifataax หลายเดือนก่อน

    Somalidu siikeedu sax da ah lamyaqaano