Waraysi Abwaan Shube Awooda Afkeena Hooyo & Dhaqanka Isbedelay Xog Badan | Dhulmar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 515

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 4 ปีที่แล้ว +62

    Maashallaah allow DAL iyo DIIN iyo dadka aankala duwneen adaa noogu deeqday madaxda iyo dadka noohagaaji AAMIIN AAMIIN AAMIIN 😍🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴

    • @dinaarisalaad5287
      @dinaarisalaad5287 4 ปีที่แล้ว +3

      Mulki Siyad amen Amen wll Qalia Wnkula Qabnaa wlHi

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 4 ปีที่แล้ว +32

    Viva H'M media hormuudkii media ha soomaaliyed horey usoco mr xaashi guuleesta 👍🇸🇴❤😍🇸🇴

  • @shakuurmohamed6350
    @shakuurmohamed6350 4 ปีที่แล้ว +82

    Somali hada tol tihiiin books 📚 📖 Halaga qoro ninkaan 🥰❤️📚

    • @elmikamil9487
      @elmikamil9487 4 ปีที่แล้ว

      Shakuur Mohamed salaahay waa run

    • @ahmedabdilahi9706
      @ahmedabdilahi9706 4 ปีที่แล้ว

      Shakuur Mohamed y

    • @faadumoyaasiinamuhamed606
      @faadumoyaasiinamuhamed606 4 ปีที่แล้ว +4

      Shakuur Mohamed masha allah adiga ka qora sababto aha ma qoraya waa adiga oo kale aniga daabcaada ayaan ka qabqadanayaa ye maanay ahana somaaliyey ileena cidana nooma maqane afsomaaliguna wuxuu marti uyahy qofkata oo somaaliaha

    • @Qacqaac101
      @Qacqaac101 4 ปีที่แล้ว

      100qol buug waa qoray Abwanku malaha hadaa kuugu Horaysa

    • @biledaahir7420
      @biledaahir7420 3 ปีที่แล้ว

      @@ahmedabdilahi9706 and

  • @Jamaahiirta-Tv
    @Jamaahiirta-Tv 4 ปีที่แล้ว +42

    Masha allah Waa Abwaanku was dadka Fara kutiriska ee inoo nool Halaga Reebo Buug Dhaxal Gala.
    Murti Dhaxal Gala Waxdhaama Lawaa

    • @faadumoyaasiinamuhamed606
      @faadumoyaasiinamuhamed606 4 ปีที่แล้ว

      MohaBoy Media Pro waa adiga iyo aniga iyo inta kale ee famasana qiima afkeenu leeyahy aan kacano dhalinayaro oo aan su qabino ka qoraalka ku fiicana iyo ka jeeka ku roona aan iskaashana aniga xaga qoraalka kuma ficini laakiina booska kale ee iku soo aad in sha allaha waan ka qayaba qaadana doona in sha allaha wiilaka u istaaag abwaankani itu hayo

    • @kalimohamed1100
      @kalimohamed1100 3 ปีที่แล้ว

      @@faadumoyaasiinamuhamed606 bpbbbbpp88bb8bbbbbbbbbbbbbbbbbbbkbbb8bppbbbbbkbp89cu631obcx

  • @geelqaad6840
    @geelqaad6840 4 ปีที่แล้ว +11

    Maa shaa allah
    Abwaan shube & wariyaha wadaniga Ah ee soomaaliyeed saleban xashi
    Allah ha inoo xafido aamiin yaa allah.

  • @Diidnay
    @Diidnay 4 ปีที่แล้ว +4

    Waaw waxbaa ka dhacay thanks horufadhi media noosoo badiya dhulmar

  • @sacadcabdi9808
    @sacadcabdi9808 4 ปีที่แล้ว +38

    Muuqaalada inoo soo badi afka somaliga ka waramaya!
    Hantida kaliya een haysanaana waa isaga waliba ereyada afkeena walibana xididka ereyada.

    • @nuursalmani
      @nuursalmani 4 ปีที่แล้ว

      Masha allah waa sidaaas wll

  • @axmedmohamud3802
    @axmedmohamud3802 4 ปีที่แล้ว +11

    Aad baad u mahad santihin horufadhi media. sii laba laaba shaqada wanaagsan ee aad umada uhaysaan.
    Abwaankana cimri dheer iyo cibaado suuban baan alle u waydiin.

    • @mubeoffline
      @mubeoffline 4 ปีที่แล้ว

      AXMED MOHAMUD Amiin sxb

  • @AbdoAhmed-ee3mo
    @AbdoAhmed-ee3mo 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa sax abwaanka waxaa nhy hooyada afka ee dunida maasha allaah waan jecelhy abwaan shube Waa wadani dhab ah iloow noo xafid...

  • @alahmed1897
    @alahmed1897 4 ปีที่แล้ว +4

    barnaamijkaan aad baan ugu raaxaystay bahda Horufadhi waxaan ka codsanayaa in Abwaan shube tobaneeyo wareysi oo dhaqanka iyo hiddaha ku saabsan in aad ka qaadaan oo taariikhda gala.

  • @harbiboy4375
    @harbiboy4375 4 ปีที่แล้ว +15

    Wareysiga igu qiimaha badnaa ee Muddo dhagaysto Abwaan Shube Halyeey waaye 😍😃🙌💪 Mahadsanid Haashi (Horfadhi Media) ✨🌳🙌

  • @dhamme0
    @dhamme0 4 ปีที่แล้ว +18

    Allah ha xafido abwaanka ka wayn
    Dhamaana umada muslimka ah Allah ha ugargaaro

  • @Kobcis
    @Kobcis 4 ปีที่แล้ว +7

    Maasha Allh
    Runtii waa wadani dhab ah runtii dareenka ayaa i kacay markuu i xasuusiyay dhaqanka iyo hodontinimada Afkeenu leeyahay🇸🇴💯

  • @mohamedhussein990
    @mohamedhussein990 4 ปีที่แล้ว +20

    Masha allah Guuuuulaysta Hanbalyo Somalia guuuuul 💙 Somalia guuuuul 💙

  • @mos1954
    @mos1954 4 ปีที่แล้ว +16

    Allahayoow cimridheer kusii Abdulqadir Shube Taariiqdaada kuxusidoonta.

  • @abdisalaamyounis2777
    @abdisalaamyounis2777 4 ปีที่แล้ว +5

    Illaahay cimrigaaga hadheereeyo abwaan ilaahayna hakuu dhibyareeyo shaqadan muhiimka ah ee aad u hayso dhamaan umada soomaaliyeed,Amiin.

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 ปีที่แล้ว +8

    I love 5 somaliyeed and abwan kaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @shirshooreaadan7368
    @shirshooreaadan7368 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha alllh Abwaaan Shube Hore umaaan aqoon 37 daqiiqo wxbadan baaa ka faaiday alle caqliga hawbarakeeeyo Abwaanka

  • @cabdinasirofficial1247
    @cabdinasirofficial1247 4 ปีที่แล้ว +28

    Kulahaa waa gorof laxooleeyay gurimaran kasooqaatay hadaad taqaano heestaa waxaloogu heeso *like* noosaar

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 ปีที่แล้ว +15

    Man sha allah hashi nin wadan ah we love u iyo abwaanka Qaali ah

    • @kinghindiholish1016
      @kinghindiholish1016 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh wlaahi bro garan maayo kuwo dhukuran waxay leeyehiin

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 4 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah tabarakAllah Guul Guul viva Somalia Allahumma Amiin🤲🤲🤲❤❤❤wlyaal qhair Allah idin siyey iso boqdo isara like plz wlshin Somaliyeed🙏

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAH Suleyman Haashi 🎤 iyo Abwaan Shube 🎤
    Allaha idin Xafido Dhaman

  • @kayhass2510
    @kayhass2510 3 ปีที่แล้ว

    Thanks horufadhi

  • @ashajimale2265
    @ashajimale2265 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc mansha Allah Abwaan Abdullahi Abdi shube Somali dhab ah jecelahay qalbi wanaagiisa Somalinimadiisa Allaha ku daayo wax garad ah runtii waxaan joogga yurub muddo badan,waxaan tegay Aduunka meello badan ,runtii somaliya meel ka fiican, hawada ,,dhulka, , marka Somaliyay waddankiina Aamina oo oo abwaanka murtidiisa maqla (Tala!ayay yaa qaranna)
    Waa hadal murti xamaarsan
    Thanks Hashi

  • @mohamedkulmiye8523
    @mohamedkulmiye8523 4 ปีที่แล้ว +6

    Maanshaallah horfadhi m waa iney cidaacadaha somaliyed kudadaan alaha xafido wiilasha horfadhi m horay usocda inshaallah aamiin

  • @kassimalasrar
    @kassimalasrar 4 ปีที่แล้ว +5

    Best best horfadhi media hambalyo hambalyo download

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 ปีที่แล้ว +31

    *Suleiman Hashi mahadsanis masuul💙🙏💝*

  • @aminamusse6442
    @aminamusse6442 4 ปีที่แล้ว +5

    Maansha allaah abawanka waaxabada baana ka barataye marabadana noosocsuna somali hadana ma aqano iga ralihada waane mahadasinthiin🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 4 ปีที่แล้ว +2

    Horfadi media war bahinta kaliye o wx adunka kajidha no iftimiya had io jer waye keep going guy's

  • @LiiLaGiusta
    @LiiLaGiusta 4 ปีที่แล้ว +9

    Bravo Hashi, wareeysi qiimo badan leh! Mahadsanid

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse 4 ปีที่แล้ว +2

    Somalia guul iyo gobanimo Soomaaliya Soomaali baleh Soomaali hamidowdo oo ha isracdo cadowgeda hajabo🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴👈♥️💪🦁🦁🥰🌹💞✊✊✊✊✊💯🙏🙏

  • @safiay9530
    @safiay9530 4 ปีที่แล้ว +7

    Shube hooyo qaali ah ayaa dhashay Allah u naxariito

  • @awkodahir2019
    @awkodahir2019 4 ปีที่แล้ว +3

    MAANSHA ALLAAH HORUFADHI MEDIA GUULAYSTA DHANWALBA WAAD NAGA DHISTEEN ALLAHA IDIN DHISO DHANWALBA

  • @khadarjohar4784
    @khadarjohar4784 4 ปีที่แล้ว +35

    😁😁😁reer xamarku markay "HABARTAY" dhahaan waan layaaci jiray oo "habar" waxay ila ahayd eray aan haboonayn lkn mnta waan ogaaday micnaheeda 👍👍👍

    • @abdimohamed956
      @abdimohamed956 4 ปีที่แล้ว

      Anigaaba siidoo kale mantaa fahmay

    • @fursohussein2421
      @fursohussein2421 4 ปีที่แล้ว

      Ila koonfur ila gobalka bari waa isku mid habartay Bay dhahan

    • @taartog
      @taartog 3 ปีที่แล้ว +1

      Habar Af Somali weeye .....habaryar miyaanay ahayn hooyo inanta la dhalatay ... Faisal Cali Waraabe iyo SNM haddii aad dhagaysato Somali oo dhan waad nicin .

    • @sahil-hadi
      @sahil-hadi 3 ปีที่แล้ว

      @@taartog
      ka dhaaf halkaa haka siinine

    • @abdullahiali6093
      @abdullahiali6093 10 หลายเดือนก่อน

      Waryaa beenta jooji annagu reer gaalkacyo ma dhahno habartey waxaan dhahnaa hooyo

  • @dantadadka3366
    @dantadadka3366 4 ปีที่แล้ว +3

    Aaax aax walaahi jidhiidhicooday markaan maqlay afkeyga hooyo oo live ah.
    Horufadhi Media jazakalah

  • @zahrujamarkaawi5927
    @zahrujamarkaawi5927 4 ปีที่แล้ว +4

    Adeer masha alaah tabarakalah haashi waad ku mahadsan tahay lawadagaga marwalbo aad nola dabatagan tahay aqii alaha ku xifdiyo

  • @ahmedcilmicali2370
    @ahmedcilmicali2370 4 ปีที่แล้ว +4

    Horufadhi media waxan si naxaris leh idinkaga. Codsanaya inad badisan barnamijyada nuucan oo kale ah.oo kor u qadaya hanka qofka somaliga ah.

  • @kamalabdi5900
    @kamalabdi5900 4 ปีที่แล้ว +13

    Horufadhi media 👏👏 shaqo ay kagaabiyeen TV yadii Somaliyeed ayad haysan. Kashaqaynta dib udhiska wadanka. dadka dhalan yarada ay ubaahan tahay inay dhagaysato waa waxgaradkan. ma'ahan waxan social media wareegaya.

  • @ayaansiciid9490
    @ayaansiciid9490 4 ปีที่แล้ว +9

    Wallahi abwaan qaliya iga dheh waan soo dhaweynay naa aabaha xilka lawareegay

  • @kadraali9180
    @kadraali9180 3 ปีที่แล้ว

    kama daalo inaan daawado barnaminkaan abwaan shube wax badan ayaan ka faaiday wlh . thank you

  • @DJavaALi
    @DJavaALi 4 ปีที่แล้ว +2

    Maashallaah thank Hurufadhi Media

  • @maxamedadan7062
    @maxamedadan7062 3 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah abwaanka runto ka haley waxa nahay dhalinyaro dayacan

  • @salaxhashim9046
    @salaxhashim9046 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah abwaan Shube Iyo Tiyaatir kii oo la isku helay
    Mahadsanid Suleyman Hashi

    • @zakimoha892
      @zakimoha892 4 ปีที่แล้ว +1

      Tiyatarka somali ku yaalo miyaa

    • @salaxhashim9046
      @salaxhashim9046 4 ปีที่แล้ว

      @@zakimoha892 haa wll waa Tiyaartirkii Qaranka oo dib loodhisay

    • @zakimoha892
      @zakimoha892 4 ปีที่แล้ว

      Waw amazing waaye allow barakee
      Mahadsanid wll

    • @salaxhashim9046
      @salaxhashim9046 4 ปีที่แล้ว

      @@zakimoha892 ada muda wll

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah abwaan
    af tahan
    Adeer shube yaa buuhoodle noo keena

  • @foossamatar7855
    @foossamatar7855 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc wwb maasha Allah aad iyo aad ayaan idiinko hambayeynayaa borogaraamadiina kheyr badan Allah ha idin siiyo aamiin

  • @abdifatahabdirahmanhajiadu254
    @abdifatahabdirahmanhajiadu254 4 ปีที่แล้ว +17

    Hanti qaran weeye abwaan shube

  • @abdallaosmanabbi5644
    @abdallaosmanabbi5644 3 ปีที่แล้ว

    Horufadhi media HM waa ku mahadsan yihiin sida ay ugu soo bandhigayaan asxaabteeda ku xidhan
    Wararka iyo xogaha kala duwan iyo weliba barmaamijyada aadka ugu muhiimka ah dhalinyarada
    Sida kuwa dhaqanka iyo hidaha

  • @sadiyaali1607
    @sadiyaali1607 4 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah guul guul guul soomaaliya habalyo wlh

  • @muxiyadiinxalane6302
    @muxiyadiinxalane6302 4 ปีที่แล้ว

    Wwwwwww rag aan kala dhicin waan qiirooday wlhi ilin ayaa isoo dhaaftay abwaan shube siduu dhaqanka iyo suuganta iyo afka noogu kala dhigay hor fadhi waligaa horay umar guulaysta taageero Number one ayaan idiin ahay waxaa iimuuqda ififaalo sonoqosho dib isoo kabasho wadankeenii somalia wariye wadaniya alaha janadii kugeeyo 👏👏👏👏👏👏🙏🙏🙏🙏🙏👋

  • @kaliahmed3195
    @kaliahmed3195 4 ปีที่แล้ว +6

    Maashaallaah Abwaanka iyo Horufadhi Aadban idiin Salamay Run Tii Waafarxad Wayn ilaahay Hanosoceliyo Wanaagenii Amin

  • @mubarakmohahamud3284
    @mubarakmohahamud3284 2 ปีที่แล้ว

    Rabbi cimri dheer iyo cafimaad iyo cibaado suban haku siyo

  • @Abshir_Naaji
    @Abshir_Naaji 4 ปีที่แล้ว +5

    فجزاك الله خيرا أخي حانشي ومن معك من الأُدباء وفريق العمل ، طبت وطاب سعيك، شكرا .

  • @mohadaacad3849
    @mohadaacad3849 4 ปีที่แล้ว +13

    Nin xikmadlaad waraysatay sxb allow idin dhowr

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadka yar ee waxgaradka soomaaliyeed ka harsan buu ku jiraa ninkan🇸🇴👍 maalinki aadaanka soo galay isagoo micarafhon k haysta oo hadlaya baan ku xasuusataa oo with RESPECT uu aamusay. War soomaaliyeey aan is daba qabanno... Odaygaan iyo in yar baa dadki wax garadka ahaa ka harsan.... 👍🇸🇴🐪👏❤️

  • @abdisalamahmed2581
    @abdisalamahmed2581 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alah aadbaan ugu helay abwaan oi jale

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 4 ปีที่แล้ว +11

    ALLAHU AKBAR
    WALEE AFKA SOMAALIYEED WAA MACAANYAHAY

    • @abdihakiimmuuse9300
      @abdihakiimmuuse9300 4 ปีที่แล้ว +2

      M.a abwaankan dhaqanka halaga haro bookgag halaga qoro

  • @a.ibrahim1689
    @a.ibrahim1689 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah golaha murtida iyo wacgainta ilaahayow nabdii inoosooceli aamiin yaarabi horfadhi miidiya wey mahad sanyiihiin❤👍

  • @khadarcadeofficial714
    @khadarcadeofficial714 4 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah waa abwaan qaaliya
    abwaan shube
    mahadsanid sulaymaan
    walal waa in aad qaybo kale aad ka soo duubtan insha allaah

  • @sadia_844
    @sadia_844 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah. Faramaajo & Khayre wax badan bay qabteen intii yarayd eyxukunka hayeen.

  • @somaliwayn123
    @somaliwayn123 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi masha allh alla yaanoo soobadiyo wareesigiisa allow ku dhawr abaane mahadsanidiin horufadhi media

  • @ahmedwali3274
    @ahmedwali3274 4 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan shube iyo dadka la midka ah isku daya inaad wax weyn inooga reebtaan.
    Mahadsanidin Hm.

  • @abdiazizcumeyr5491
    @abdiazizcumeyr5491 4 ปีที่แล้ว

    Wareysigii ugu qiimaha badnaa iyo wariyihii ugu qiimaha badnaa qarnigaan masha Allah hore ufadhi guuleysta

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 4 ปีที่แล้ว +1

    Laysma xaasidee wixii runaa lasheegayee Kii Hargaysa 8 Sanaa ladhisaya Kii xamarna 8 bilood ayaa lagu dhameeyey waar anigu Suugaan badan ayaa leeyahay xamarna hadan imaado waaxadhig Markan soo noqdo lkin Fanaaniinta lasoo saaro Abwaan Shube ayaan Suugaantayda Insha Allah soomarindoona

  • @musemohamud2251
    @musemohamud2251 4 ปีที่แล้ว +7

    Dhur-waa wlhi manta ka hor mafahansanayn masha allah abwaan

  • @abdisomalimahamed9902
    @abdisomalimahamed9902 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wlhi wax yabo badan baan kaa faidaysanay jasakalah

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 5 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso ilaah haku xifdiyo abwaanken sharfta badan amiin yaa allaha 🤲🤲🤲❤️❤️❤️👏

  • @susankhayr3918
    @susankhayr3918 3 ปีที่แล้ว +2

    Cimrigiisa Allah ha dheereeyo Shube

  • @Myhalimaworld
    @Myhalimaworld 4 ปีที่แล้ว +7

    Horfadhi news maanta soo saartay abwaan soomaaliyeed oo af-tahan ah waxaan jecelahay Inaan maanta dhan dhegeysto. Mahadsanid.

  • @simplistic9162
    @simplistic9162 4 ปีที่แล้ว

    ABWAANKU WAA CAAQIL FARA KU TIRIS INSHA ALLAAH GUUL IYO GOBANIMO WAA IN LAGA FAAIIDAYSTAA WAA YAR YIHIIN RAG LA MID AH ALLAHA KU XAFIDO AMIIN ALOW AY JIRAAN RAG BADAN HADANA QOFBA WAX BUU KU CAAN BAXAY MASHA ALLAAH WAX BADAN BUU ISKU DARSADAY MASHA ALLAAH ALLAHA KU BARAKEEYO AMIIN YAA RABI

  • @mogtechchannel459
    @mogtechchannel459 4 ปีที่แล้ว +3

    M.A barnaamijka waa barnaamij fiican🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Abwaan weyn
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedhasan8225
    @mohamedhasan8225 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    Waxaan codsan lahaa cida la joogta abwaanka inay buugaag ka qoraan inta lawada jooga aduunka.

  • @barwaaqoali849
    @barwaaqoali849 4 ปีที่แล้ว +8

    Maash allah waaaaaw waaaaaaaw

  • @khd8830
    @khd8830 4 ปีที่แล้ว +5

    HARUFADHI MEDIA AAD BAAD U MAHADSANTIHIIN INBADAN BAAN SUGAYAY BARNAAMIJ NOOCAN OO KALE AH ❤😢😭

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste 4 ปีที่แล้ว +4

    abwaane shube cimri dheer iyo cafimaad suban ku dhameso nolosha aduunka

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi caawa aad ayaan uga helay waxan ogaadey afkayga inaaan aqoonba.
    Mahadansanid xaashi iyo abwaan shube

  • @axmedgaraad8413
    @axmedgaraad8413 4 ปีที่แล้ว +8

    allaha idin dhowro horfadhi imashi hiina walagu dirsaday guul

  • @salmaansaid5712
    @salmaansaid5712 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alh abwaaan shube cilmi baa ku duugan alle habarakeyo

  • @sheikabdinasir7616
    @sheikabdinasir7616 4 ปีที่แล้ว +1

    We love Abwaan Shube. Madaxda Reer Barigu haka bartaan Soomaalinimada iyo Somaliya jacayl

  • @farhiyomohamed4473
    @farhiyomohamed4473 4 ปีที่แล้ว +3

    Markasta oon wakhti helo Waan fiirsada. Ilahay ajar ha idinka siiyo diyaarintan.

  • @taartog
    @taartog 3 ปีที่แล้ว

    Kolkii iigu horaysay een maqlo in meesiga arigu ka fiican yahay geela . Sulaiman good work.

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 ปีที่แล้ว +1

    HORUFADHI MEDIA TV 🎤✔️
    Aad iyo Aad Barnamijka DhulMar SAXAFI 🎤 Suleyman Haashi 🎤 iyo Abwaan Shube 🎤🇸🇴
    Allaha idin Xafido Dhaman

  • @maxamadcumarcabdi2971
    @maxamadcumarcabdi2971 4 ปีที่แล้ว

    M.a horfadhi media aad baan ugu faraxsanahay in aad wareesiyi layeelataan dadka cuqaasha ee wadaniyiinta ee ka mid ah bulshaweynta Soomaaliyeed, barnaamijkaan dhulmar meeshiisa kasiiwada.

  • @khatrasharif7397
    @khatrasharif7397 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah horfadhi iyo abwaan shube horay uwada

  • @ilyaasgeelle6054
    @ilyaasgeelle6054 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah aadbaan idiin salaamay dhammntiin. Muuqaalda noocan ah hadaad fursad u heshaan noo badiya HM mhdsnidiin

  • @yunismohamed7275
    @yunismohamed7275 3 ปีที่แล้ว

    Dal jacayl aabihii
    Cimrigaa ha raago ❤💙

  • @puntishboy1028
    @puntishboy1028 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh waa Abwaankii reer puntland Ee farmaajo naga dhacay

  • @abdijaliilaziiz9721
    @abdijaliilaziiz9721 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal

  • @aadansaalah6268
    @aadansaalah6268 2 ปีที่แล้ว

    Hooyooy adoomuhu
    Halkay maanta joogaan
    Adigaa u horseedee
    Hooyo Alle hadaayee waa hoyga nolosha Alxamdulilah mar haday maanta ii nooshahay igana raali tahay.

  • @maslahrk6616
    @maslahrk6616 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abwan shube walahi afsoomaaliga sidan u istacmalno waa error iyo qalalaad badan ayaa kujira aniga school ayaan macalin ka ahay waxana dhiga English iyo social marka social ama cilmiga bulshada mada loyaqano schoolka hoose & dhaxe waxey kubadaxda afsoomaaliga markan dhigayo waxan ku arka areyo waligey an maqlin midakale aniga waxbarashadeyda upper primary and secondary school waxan kusoqatay dalka kenya marka macaliminta door weyn ayeey kuleyahin afka in laxojiyo

  • @abdullahabaw5725
    @abdullahabaw5725 3 ปีที่แล้ว

    Xoolo dhaqato ayaa dhaqankii la wareegay
    Xoolo dhaqato ayaa siyaasadiii la wareegay
    Xoolo dhaqato ayaa dhaqaalihii la wareegay
    From USA

  • @laylaqadi7409
    @laylaqadi7409 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah alle haydin xafido dhamantiiin adiga iyo abwaankaba hore uu socoda halkans kasii waada horfadhi media saad nogu soo gudbisan wararka

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar7548 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Abwaan Shube Cimri Caafimaad Eebe ku Ziyaadiyo

  • @habibaali9801
    @habibaali9801 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah wow wow👑🏆🌹✊✊💙💯🙏💯🙏

  • @abdiazizmohamed723
    @abdiazizmohamed723 4 ปีที่แล้ว +3

    Somalia 🇸🇴 Mnsha allh hori mar

  • @azkartube9245
    @azkartube9245 2 ปีที่แล้ว

    Mmha Allah abwan dreenka ayaa ikacay....abwan ku hodan ah sugaanta

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse 4 ปีที่แล้ว +2

    Wow Masha Allah xaash adiga iyo abwane shube aad iyo aad ayaa muhadsan tihin Viva Nabad iyo Nolol guul iyo gobanimo Soomaaliya Soomaali baleh qaranks Soomaaliyed hore usoco na insha Allah no more fedarlism and qaran dumis Viva Farmaajo and kheyre guuleysta cadowga Somalia hajabo Amiin yarabi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈💪🦁😍🥰♥️✊💯🙏

  • @umumucaad3529
    @umumucaad3529 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaarakalaah waa halyay soomaaliyed oo micno badan noosameyn kara alla yaa odayaasha soomaliyad saanka dhiga guul ayan gaari leheyn horufadhi guuul wan idiin jecelnahay

  • @abdallejama7086
    @abdallejama7086 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilhow abaan shube cimri dheer iyo caafimaad sii

  • @mohamedhussein990
    @mohamedhussein990 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah Waa halyey somaliyed Guuuuulaysto

  • @mohamedhussein990
    @mohamedhussein990 4 ปีที่แล้ว +7

    Horufadhimediatv.com
    Guuuuulaysta Hanbalyo Hanbalyo Somalia guuuuul