ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Shan Riyo Kuu Til Maameyso in Alle Sida Ugu Deg Deg Badan Faraj Kuugu Furaayo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ย. 2023
  • #sheekh #riimi #channel

ความคิดเห็น • 97

  • @user-jq7et9gf7w
    @user-jq7et9gf7w 8 หลายเดือนก่อน +8

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤اللهم امين يارب العالمين

  • @Izelseok
    @Izelseok 8 หลายเดือนก่อน +7

    4 faataxo ayan umaray muradkoda mid qeyrle Allah kadhigo

  • @khayrhesho4463
    @khayrhesho4463 8 หลายเดือนก่อน +4

    8:59 halkaa ayuu ka bilaabmayaa calaamadaha aad dartood clipkan u furtay

  • @user-jq7et9gf7w
    @user-jq7et9gf7w 8 หลายเดือนก่อน +3

    ماشاء الله لا قوة إلا بالله
    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا شيخ الله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم ❤❤❤❤❤❤❤
    اللهم انصر إخواننا الفلسطين يارب العالمين

  • @zalmazaalaxwarsame6399
    @zalmazaalaxwarsame6399 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan KU riyooday habaryartay oo dhimatay alle haw naxariisto oo aroos galaysa iisoo fasir shiikh alle haku xafido

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs sheikh Jazakallahu khaira, Amin ya rabbi

  • @ayanhussein4164
    @ayanhussein4164 8 หลายเดือนก่อน +2

    Msha alah

  • @abdisamedmohamoud146
    @abdisamedmohamoud146 8 หลายเดือนก่อน +3

    ALAAHU akbar ❤ alaahu Akbar ❤ Allahu akbar ❤❤❤

  • @umujamal7905
    @umujamal7905 8 หลายเดือนก่อน +2

    Manshallah Sh Riimi jazklahukheer allah ha na wada xifdiyo 🙏🥰🥰

  • @riyanshafi8704
    @riyanshafi8704 8 หลายเดือนก่อน +2

    Amin🤲🤲🤲🤲🤲

  • @babahamzaofficial
    @babahamzaofficial 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah Sheikh Riimi❤

  • @user-wz2cj6ez7z
    @user-wz2cj6ez7z 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah sheet riimi ❤❤❤❤

  • @SihaamAbdullahi-wn1dp
    @SihaamAbdullahi-wn1dp 8 หลายเดือนก่อน +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @abdiwaliabdiwaeis486
    @abdiwaliabdiwaeis486 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alle kuwa uu jecelyahay hanagawadadhigo anaga iyo intii muslim ah aamiin ya allah

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi 8 หลายเดือนก่อน +2

    AAMIN AAMIN YAA ALLAH MURAAD KOODA ALLAH siiyo

  • @aaminasaalax5087
    @aaminasaalax5087 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc shekhow ani waxan mar walba ku riyood anigo imtixaan ku jira iskuul aan ka baxay anigo natiijad imtixaanka sugay oo ardaydi qaar ila jogan iyo maclimiinti iso fasir Alle ha ku barkeeyo

  • @user-yj2fb4it2h
    @user-yj2fb4it2h 8 หลายเดือนก่อน +2

    Jasaa jala khayr

  • @layloxaaji2569
    @layloxaaji2569 8 หลายเดือนก่อน +6

    Asc sheikh waxa aan ka mid ahay asxaabta kugu xiran marwalbo adiga allaha ku xafiido wax badan oo kheeyr ah ayaad nasogarsiisa marwalbo misanka xasanaad ka allaha kuu saaro yaa sheikh waxa aan ku riyooday riiyo fasirka riyooyin ka madaama adiga allaah kubaray inteen kaala soo xiriira please isoqor mahadsanid

  • @NasrudiinIpraahim
    @NasrudiinIpraahim 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah sheikh riimi my fov sheikh in Baidoa❤

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 8 หลายเดือนก่อน +1

    guur xalala in ilahay isiyo iso duceya walalayal

  • @Hani-eh4ye
    @Hani-eh4ye 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waa muray fatixada muraadkooda allaha u sahlo

  • @ahmethmahamuth143
    @ahmethmahamuth143 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah allo sadqad illahy hakaqblo nishaallh

  • @hamdixarago8009
    @hamdixarago8009 8 หลายเดือนก่อน +1

    MAASHALAHA ❤❤❤❤

  • @fathamamohammad3229
    @fathamamohammad3229 8 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم وبارك عليه وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @jikalosCade-vy7pi
    @jikalosCade-vy7pi 8 หลายเดือนก่อน +2

    Miradka AllAH sahlo anaga iyo adinka bi idnillAlAH AllAH idin xifdiyo AllAH idin barakeyo wixi shareada oodhami bi idnillAlAH

  • @hassanibra746
    @hassanibra746 8 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد ❤❤

  • @user-vs4jn7zt1t
    @user-vs4jn7zt1t 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh alaah haku barakeyo waxaan rawaa inaad iifasirto riyo igu soo laalaawatay waxaan marar bdn riyada ku arkay anoo duulaayo oo meelo kala duwana maraayo mararka qaarna dadka qaar oo I cerinaayaan oo rawaan inay dhulka isoo dajiyaan baarakallaahu fiika

  • @farhiyohasan8473
    @farhiyohasan8473 7 หลายเดือนก่อน

    Allahuma aamiin

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 8 หลายเดือนก่อน +3

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshaallah .

  • @afifabeauty6226
    @afifabeauty6226 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabaraka laah❤🎉

  • @Hooyosomaliyeed
    @Hooyosomaliyeed 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sheqooow waxaan ku riyooday ninkeeyga oo naag kale kula galmoonaayo sariirteeyda ana aan jiifo aygoo galamada wado kusoo toosay

  • @HodanMohamed-gc2ev
    @HodanMohamed-gc2ev 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allha

  • @maizah8545
    @maizah8545 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc wrwb sheekh riyo ayan rabay in la,I fasiro shukrn

  • @abdisamedmohamoud146
    @abdisamedmohamoud146 8 หลายเดือนก่อน

    Amiin Amiin Amiin ❤ ilaahay amuurahooda haw fududeeyo

  • @hawahakima6497
    @hawahakima6497 8 หลายเดือนก่อน

    Mashllh mashllh shiikh❤❤

  • @user-qd4cj4mw8m
    @user-qd4cj4mw8m 8 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah

  • @user-yf5tt4jc7r
    @user-yf5tt4jc7r 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allh

  • @mohahilowle8898
    @mohahilowle8898 8 หลายเดือนก่อน +3

    Shiiqow alaha ku is waxaan ku riyooday anoo lay dhahaayo aqri ayatul kursi ana aan aqrinaayo seeq isoo fasir alaha ku barakeeyo

    • @safiabdilahi
      @safiabdilahi 8 หลายเดือนก่อน +1

      Followback isii wallal zasakallah kheyr

  • @zahrazuhuur9002
    @zahrazuhuur9002 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheekh in aan kula hadlo ayaa rabaa intee kala xarira@shiikh Riimi

  • @abdiwaliabdiwaeis486
    @abdiwaliabdiwaeis486 8 หลายเดือนก่อน

    Allaahu akbar

  • @aishahennaharts9394
    @aishahennaharts9394 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah wll,Allah ha ku barakeeyo

  • @AbdirahimMAhamed-uw2tc
    @AbdirahimMAhamed-uw2tc 3 หลายเดือนก่อน +1

    riyo iifasir

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 8 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @Minalove5529
    @Minalove5529 8 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah

  • @user-pj3eh3cm6x
    @user-pj3eh3cm6x 8 หลายเดือนก่อน +3

    Alle dartiis Sheikhow meel aan kala soo xariirno noo sheeg❤

  • @caashoabdi368
    @caashoabdi368 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shiekh xagee kal soo xariiiraah

  • @user-bz9no6lq5j
    @user-bz9no6lq5j 8 หลายเดือนก่อน +2

    Se bien

  • @abshiromohamed8799
    @abshiromohamed8799 8 หลายเดือนก่อน +2

    Sheqow anigo tell kuhadlaya aya waxn dremay in madaxa bud liga garacayo waliba si caadi madaxa uqabsaday wana wax nan iska celin karin kadib adkaar ayan aqrisaday budki madaxa liga garacayeyna wais tagay 😢 sheikh ilahey dartiis igu sojawab

  • @user-xr4yx5fp1j
    @user-xr4yx5fp1j 8 หลายเดือนก่อน +2

    Shiqow waxan ku riyoday abahey oo dhintay oo ivimid waxa ayu idhibay uxuna igu yiri adiga iyo walalha qebsada wixi wan turay anigo kuqelinayo abe haiga tagin adiga ayan ku raba waxan marabou wixi dadkale aya qaten

    • @user-xr4yx5fp1j
      @user-xr4yx5fp1j 8 หลายเดือนก่อน +1

      Shiqwo qeer allaha ku siye iga soo jawab

  • @user-yo2ng3tf4f
    @user-yo2ng3tf4f 8 หลายเดือนก่อน

    Sheeiqeygi wax badana ka faaidey fadlan isooduceey in ilaahy irumeeyo riya ayan leyahay waana dhoof isooducey xata haduukher I aheen in ilaahy kher iga dhigo 😢

  • @abdiwaliabdiwaeis486
    @abdiwaliabdiwaeis486 8 หลายเดือนก่อน

    Salallaahu calayhi wasalam

  • @hassancadeinasiyat7915
    @hassancadeinasiyat7915 8 หลายเดือนก่อน +1

    M.a

  • @user-kz9mn1ro3n
    @user-kz9mn1ro3n 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh waxa aan ku riyooday inagoo dhintay oo 3 su,aalood qabriga kajawaabay hadana aan sugayo dhaaga loo dhawaaqi jiray qofka kajawaaba iga soo waab

  • @Nastehamohamed0
    @Nastehamohamed0 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheikh xageed Kala soo xiriiraa

  • @stephensharertwin574
    @stephensharertwin574 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc... aniga oo lagaha laigatobayo ee diig madhow igaimanayo ayan kuriyodhay please ifisir

  • @HodanmaxamadAbiib
    @HodanmaxamadAbiib 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shekh waxan raba inad iga jawabatid sual anigo la I qabo ayan ku royoday anigo ninkle gabdh u Dhalay will yar on edo u hayna sidas okle ayu ku riyoday plz iga so jawab shekh jasakumulaaah

  • @minamahud3936
    @minamahud3936 8 หลายเดือนก่อน

    Asc shiekh illahay ha ku xifadiyo waxan ku riyodaya mas daqada igaga so boday oo gacanta bidixa igaga dhaya aniguna waxan ku dhagay qorta wan iska fujiyaya gacanti suulki ayan ka dhexe saaray wuu dhintaya maski shiekh wan dhacaya wllkay ayaa dhakhatarka isa yidhi gee intu garbaha iqabtay inti uu isi wayaday halaka rubada ixanunutay waan matayaga waxa madow dadki waxay leyhin suunti ayaad so matagtay shiekh anigu waxan laha wan dhimanaya hadan marki danbe waan bogasaday shiekh illahay khayr

  • @SacdiyaDaganAbdi
    @SacdiyaDaganAbdi 8 หลายเดือนก่อน

    🎉❤❤❤❤

  • @fatushabdi8532
    @fatushabdi8532 8 หลายเดือนก่อน

    Asc wa hoyo xasa kheyra allahuki siiyo waxan ku riiyoodye anigo waxan afaka la igaliinyo hadan anigo cuuniin waliga ceeliiyayi sheikh tiimr Ayan umaleenyay ❤ iso jawb inshllh

  • @QolanAbdulla
    @QolanAbdulla หลายเดือนก่อน

    Asc shiikhow xagan kalahadlaa

  • @samirasiman9855
    @samirasiman9855 8 หลายเดือนก่อน

    Sheeqoow ani waxaan ku riyooday anoo ayad quraan aqrinaayo mar bdn ayadoo kala duwaan meela kala duwan ku jira xita surataha ku jiraan ma aqaano hadana anoo aqrinaaya ku riyooda kwrn

  • @nafisaabdimohamed8883
    @nafisaabdimohamed8883 8 หลายเดือนก่อน

    Asc Shekh Riimi Allah kubarakeyo wxaan rabaa riyo in aan kula wadaago oo aad iso fasirto waxaan kuriyoodey anigo heysto cunug wecel ah aan ogeyn qofii iga dhaley riyadaas mar welbana waa kuriyodaa marka iso fasir plz

  • @sahraahmed2695
    @sahraahmed2695 8 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikh barakeeyo duun iyo akhiroba, wax ku riyooday anigoo joogo meel bad ah oo ku dabalanaya Hal Mar bay gudhay hadana roob baa soo buuxsamay cirkii, daad baa hadana badii buuxiyey, Ana Waan fiirinaayey😮 waxaan dhahayey ilaahay awood badanaa

  • @user-xi4ub2og2x
    @user-xi4ub2og2x 8 หลายเดือนก่อน

    Asc shikh riimi tajribo wanaagsan oo aad inala soo wadaagtay oo aan sax u sameeyey ayaa si deedee iigu soo baxday waxaan rabay inaan kula wadaago wixii aan arkay

  • @HanadCabdi-gv6vm
    @HanadCabdi-gv6vm 8 หลายเดือนก่อน

    Sheeq waxaan tabaa inaad ifasirto riyadaan fadlan adigoo mahadsan sheeq waxaan kuriyodey wiilkeyga oo hanti leh bosas badan gadanaayo dhorjeer ayee igu solabatey waxaan rabaa inaad micneyso fadlan

  • @ayeshaabdi9026
    @ayeshaabdi9026 8 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxan ku riyoode anigoo mas daashka iga soo bursanaayo ilaa qolka aan jifto waxana qolka ku jiray hoyadey iyo 2gabdho ila dhashay wexena idhahayan mas uma jeedno maskuna qolkena gees ila iyo ka gees candhuuf buu ku tufaya 😢sheekh iiso fasir qeer alle haku siyeee😊

  • @ramlayerow1035
    @ramlayerow1035 8 หลายเดือนก่อน

    Sheikh wxn rabbaa inad ifasirto riyadan. wxn kuriyody anigoo malab cunaayo anigana waxn ahay qof xanunka macanka qabo plz isofasir mhadsanid

  • @sawdaabdullhi5677
    @sawdaabdullhi5677 8 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikh riyaa rabay inaad isoo fasirtee xagee kuugu soo diraana i.n jawaba ka sugaaya

  • @abshiromohamed8799
    @abshiromohamed8799 8 หลายเดือนก่อน

    Sheqow waxn 3haben oo isku xiga kuriyoday wiil dariskena ah marna waa aniga io asigo ad ikugudhow mrrna waa aniga io asigo xirir naga dhexeyo marrna waa asigo laleyhy nag aya lagu daraya oo didan anigana an radinayo asigna uu iso jedin sheqow farimo bdan ayan kuso diray imana so jawabi 🙏

  • @UbahApdiqadir-uj6gv
    @UbahApdiqadir-uj6gv 8 หลายเดือนก่อน

    Sheqow waxan ku riyooday nabi yuusuf oo ii dhola cadaynaya si qurux badan ii sheg plz

  • @shakirahhassan2525
    @shakirahhassan2525 8 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin aniga waxa ii fasirta markasta waxa ku riyoda anigo dhar rabo ina gato hadana waxagato aan weynayo dharkas dhan wax iga qanciyo weynaya marar badan ku riyoday

    • @barooaflax
      @barooaflax 8 หลายเดือนก่อน +1

      riyadaas waxay sheegeysaa in guurka aad ka wareersan tahay , oo midkastaba aad ka tagto oo guur ku soo bandhigo.

    • @shakirahhassan2525
      @shakirahhassan2525 8 หลายเดือนก่อน

      @@barooaflax waa ley qaba 2 caruur haysta ma aqaan

    • @barooaflax
      @barooaflax 8 หลายเดือนก่อน

      @@shakirahhassan2525 adi wax miyaa iibisaa?

  • @shurealiim9996
    @shurealiim9996 8 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh,waxan ahay gabar laqabo,balse waxan kuriyooday anigoo lai aroosayo oo dad badhan cidanadha jogaan aroskeyga kaqebgalayan,anigana marka waxan isleyahay sidhee anigoo laiqabo hadana laiaroosi

  • @hoodomukhtaar4599
    @hoodomukhtaar4599 8 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh waxaan kuriyooday aniga oo gurileh oo uu daad dhanka dambe kasoo galay,markii uu joogsadayna waxaan idhi waa guri cusube xaguu daadku kasoo galay, dabadeed waxa igu hordaloolisay labojeer eedaday.sheekh allaha kaa abaalmariyo ee iisoo fasir

  • @FaatimaAhmedXeyle-kr4xy
    @FaatimaAhmedXeyle-kr4xy 8 หลายเดือนก่อน

    Sheeq labarakisaa ay rawaa saa kuxelaa

  • @anisayusuf751
    @anisayusuf751 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wll suaal baahaysta
    Isowac

  • @iklaascabdi189
    @iklaascabdi189 8 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh qof aan aqaan oo gadashey taagan Oona matageyso qofkana wuxu dhahaa dawadan AA sidan Ii gashay Anne waxana dhahaa dawadan daawo ma ahan ee iska badal ii fasir shiikh jazaakallaahu kheyran

    • @barooaflax
      @barooaflax 8 หลายเดือนก่อน

      qofka magaceed?

  • @najahvani5644
    @najahvani5644 7 หลายเดือนก่อน

    Asc zhekh waxn ku riyoda ano wiil yar o qorux badan hayzta walina man gurzan i fazir ado raliya❤

  • @farxiyoaxmednur4801
    @farxiyoaxmednur4801 8 หลายเดือนก่อน

    Asc sheeikhygii wan ku salamy sheeikh waxa ku riyooday nin daris nahy oo ii bursanayo oo mobelkayg iga qaatay hadan aan ka cararay hadan iisoqabtay oo mobelkaygii ii siiyey iiso jawab fadlin sheeikh

  • @HodanCilmi-sb2qp
    @HodanCilmi-sb2qp 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @sihaam673
    @sihaam673 7 หลายเดือนก่อน

    sheikh hadlka soo koob😢

  • @hassansalat7117
    @hassansalat7117 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wan mareey allah cu sahlu ani siro kali allah igu fodeedyo

  • @maxamedsaciid2355
    @maxamedsaciid2355 8 หลายเดือนก่อน

    Asc Sheekh Riimi, waxaa rabay riyo aan arkay inaa ii fasirto hadey kheyr tahay Insha Allah.
    Waxaa riyo iigu imaaday gabar aan aqaano iyadana i taqaano waliba xilli dugsi qur'aanka isla soo dhiganay, balse wagaas ilaa iyo hadda dad wada sheekeesto maanan ahayn ciyaalnimadeena xitaa, tii oo jirto hadana anigii dalka waa ka maqanahy, waxayna iigu imaaday dalkii aan joogay gurigii aan ka dagna, waxayna ii sheegtay muddo iney iraadineyse, waxay ii sheegtay goob aan ka shaqeenaaye xitaa iney tagtay dadkii i weydiisay balse ee i weesay, sababta ee ii raadineyse waxay ku sheegtay meeshaan joogana u imaaday inay tahay jecel ee aniga ii qabto, gabadhaas markii iigu dambeesay waxaa ku ogaa iyado dalkii joogta.
    Sheekh waxaa ka codsanaa riyadaan haday tahay mid wanagsan inaa ii soo fasirto, haday shar tahayna Alle ayaa ka magan galay Insha Allah.

    • @barooaflax
      @barooaflax 8 หลายเดือนก่อน

      magaceed gabadha

    • @maxamedsaciid2355
      @maxamedsaciid2355 8 หลายเดือนก่อน

      @@barooaflax Nasro la dhahaa.

    • @maxamedsaciid2355
      @maxamedsaciid2355 8 หลายเดือนก่อน

      Shiikh riyadaan weli jawab igama siinin waxa ay tahay, waxaa rajeyna inaa ii soo fasiri doonto.

  • @shurealiim9996
    @shurealiim9996 8 หลายเดือนก่อน

    Sheikh mideeda kale,hadii anigoo sojeedo ay riyo qalbigeyga somarto,islamarkii sidhi an uarke ayey wax udacayiin,ayadhoo shey iskabadalii,maxaa si iga ah sheikhow

  • @zakarieadanomar
    @zakarieadanomar 7 หลายเดือนก่อน

    Hadad wax so gudbinayso War ka kala sar eee eee beri shalay wax so dhafay ha inoga shekeyn hdi kale media iska xer wax kala sameyso wax ad ogthy majiran

  • @HodanmaxamadAbiib
    @HodanmaxamadAbiib 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shekh waxan raba inad iga jawabatid sual anigo la I qabo ayan ku royoday anigo ninkle gabdh u Dhalay will yar on edo u hayna sidas okle ayu ku riyoday plz iga so jawab shekh jasakumulaaah